Somali Free Thinkers

Somali Free Thinkers

Waxaan Doonanynaa in aa hore u marino Nolosha Dadka Soomaliyeed ee in Mudo ah ku Jiray Dhaqan Gumaysi ah. Noloshu waxay Macaanataa Markii La Qiimeeyo. Fakir oo Qiimee Noloshada wixii aan Caqli gal ahayna iska tuur.

Пікірлер

  • @muusecaliaxmad821
    @muusecaliaxmad82114 сағат бұрын

    😂😂wahaabigu diinti bu cebeyey bal waxa dadka hoog haysta

  • @faisalkulane4683
    @faisalkulane46833 күн бұрын

    Cumat qafiifoow Afsoomaaliguussan si fiican u fahmin ama waa munaafaq isqarinaya oo magaca Islaamka inuu ku ciyaaro raba!

  • @Tvyasinshcumer
    @Tvyasinshcumer4 күн бұрын

    Kan mulxidka ah maxa lagaladoodaya

  • @Tvyasinshcumer
    @Tvyasinshcumer5 күн бұрын

    Waxasi wax dad islama ay kudoodan

  • @wllmohaa2401
    @wllmohaa24015 күн бұрын

    Waxaa ku dhex jira Ninkaan Jin Islaaam

  • @sahradahir6959
    @sahradahir69598 күн бұрын

    Waa been

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7p8 күн бұрын

    Ilahay ayaa ina dilayee doodaas risaaq ayaa guulayistay

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl9 күн бұрын

    Garaadna marka ugu yaryahay gaalnimuu qarsanayy

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl9 күн бұрын

    Culumada sharafta leh oo mulimiinta ah kuwaan diinta waxay uga bexeen uguna jeesjeesaayaan kibir iyo islaweynin. Diinta hanaloo cadeeyo oon daacad laga ahayn ayey rabaan dadkana xiijiyaan mana mudna wakhtiga aad gelineysaan

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl10 күн бұрын

    Murtad inuu kibir iyo xaq diid banaanka laistaago islaamka haleygu qanciyo waxkasta ood sheegtaana maqaadanaayo xaq uma laha

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl10 күн бұрын

    Diinta islaamka waxaa loo bayaaniyaa gaalka cusub amaa gaal islaamka karidoobay waa labo farood. ama soo noqo ama mudankaaga

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl10 күн бұрын

    Gaalkaan Alle iyo rasuul scw kukufriyey waa murtad murtadna waad garaneysaan sharcigiisa. Diinta islaamka haley fahamsiiyo xaq umalaha inuu yiraahdo. wixiisu waa jaxdi kibir iyo islawenin. Murtad labo farood ayuu islaamku utaagaa ama gaalnimada kanoqo ama xukunka islaamkaa lagu marsiin. mid sedexaad iyo dood cusub majiri karto

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl10 күн бұрын

    Axadkaan qof kasheydaansan weligeey ma arag

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl12 күн бұрын

    CABDI RISAAQ WAA GAAL AAN ALLE IYO RASUUL RUMEYSNEYN WAX KASTA OO LOO SHEEGANA AAN KUTALO GELIN INUU RUMEEYO. KANOO KALE WAQTI LAGUMA LUMIYO. WAA MURTAD KARIDOOBAY ISLAAMKA

  • @mussaahmed2049
    @mussaahmed204914 күн бұрын

    Aduunka ma waxaad u taqaan inta aad ka joogto ama dhulka keli ah ee inoo muuqda, intee dhul jira inta aadan beenin wax aadan aqoon u lahayn, caqligaaga garashadiisa ayaad ka hadashay dhulka google mapka kuu sheegay maahee dhulal kale ayaa jira.

  • @mahamedafey9144
    @mahamedafey914415 күн бұрын

    Dad badan baa jira oo sida Ninkan oo kale diinta si negative ah uga hadla gaar a haan quraanka Maxey dadkii diinta horboodi jirey ee la lahaa sheekh hebel sheekh hebel eey ugu jawaabi waayeen Ana idiin sheegaya Waxey kuleeyihiin Ninkan oo kale looma jawaab islaweyni Cedla ah nin gurigaagii daldalanaya hadaad tiraahdo kawaran Labaad ninmanka aanu uheysano in eey diin yaqaanaan gaar ahaan quraanka waxba kuma hayaan meesh Walin may fahmin quraanka Quraanka oo lagatagana ama la fahmi waayo waxey keentaa in ka oo kale uu versatile oo quraankii sidii uu ahaa uu usharaxo si kaduwan Quraanka oo laga caraaro oo loocararo kutubo dadkale eey qoreen Waxey somaalida ogeen nimankan maalinwalba u wacdiye waxey u sheegaan kutub eey dadkale qoreen oo fikirkale xambaarsann Haduu jiro nin ninkan ladoodi kar majiro Ninkan waa beenaale aayad badan oo halkan uu sikale usharaxayo Intey 30 sano 40 sano waxey kumashquulsanaayen Bukhaari Muslim shaafici ibnteymiya ina cabsi wahaab ilaa iyo casrigan lagadanbeeyo ibnu bassi ikw Waa yaryahey somaali quraanka sisax ah u fahamsan oo tadabur sameeyey Intabadan xadiithaan qorofaad ah oo nabiga csw lagu beenabuursnayo oo jahuud lagakeeney ayaa mashquul kadhigey Hadii ladoonayo in Ninkan dhirbaaxo uu waligii kasookici kusoo noqda quraanka

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl17 күн бұрын

    gaaal cadeeeystay

  • @michaelelias8264
    @michaelelias826420 күн бұрын

    40 kun sano video gaan fiirsanayaa 😂😂

  • @HG-os8dl
    @HG-os8dl23 күн бұрын

    sh cumar mulxidkan xaq raadis maahee iska daaya inuu diinta duro uunbuu meesha usoo galaye

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516Ай бұрын

    Ilaahoow sheekh cali Raage cimrigiisa Raaji 🙏 100 isagoo kale Ilaahoow bulshadeena ka soo dhex saar 🙏❤❤❤❤❤❤ Aqoonyahan tayadiisu aad u sareyso waaaye 👌

  • @Kassimtechcom
    @KassimtechcomАй бұрын

    Sorry 😞 😔 aqiro Allah ku ciqaabo

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757Ай бұрын

    Walee qof ilaaheey baadiyeeyay cid xaqa tusikarta majiryo

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7pАй бұрын

    Why dhagaha dadka loo ga ilaalinayaa shakiga😂😂😂

  • @user-jx9lg6wz7p
    @user-jx9lg6wz7pАй бұрын

    2 hrs sax sanaanta islamka maa la cadayin kari waayay😂😂

  • @HassanMohamed-jl8ou
    @HassanMohamed-jl8ou2 ай бұрын

    Kan yaa lala hadlin kan wuxuu noo wada ey nimo aan micno maxaa na tusee soco walle kan dadka halaga qabto waa nin la soo buuxiyey waryaada joojiya la murinka mulxid doodiisa micno malahan beenaale waa ey loo soo been sheegey waa xaq la jihaadka adiga iyo eeyaha kula fikirka ah

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee😮 saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/q6SM09OdgNW_gbQ.htmlsi=XgQfz83g4TmWMi2J 9 ka xaqiiqo layaab ka leh ee saysnisku hada uun ogaadey quraankuna sheegay 1445 sano kahor😮

  • @taatikoofficial1223
    @taatikoofficial12232 ай бұрын

    Quraanku waa hadalkii ilaahay oo xaq ah dhab Ilaahay ha ku soo hanuuniyo

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi29492 ай бұрын

    Kani waxba ma oga .qof aan waxba rumeysneen wax tusa ama runta u sheega waxaad tidhaahaan waxaan rumeynay wax asnaam arag

  • @abuuramla
    @abuuramla2 ай бұрын

    Xaq baan u aragnaaa Adeer

  • @mohazat5009
    @mohazat50092 ай бұрын

    Dinta islaamka waxba kama qadaysiid gaal yahow

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy2 ай бұрын

    Sifiican ayuu uhadlay ninka hadalka sodhexgalay, ooyiri: cali raage gaalada waa kadaranyahy, waa runtii cali raage waa mujrim murtad ah ee haladilo, meeshii lagu arko halagu dilo, illaa inuu soo islaamo mooyee.

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy2 ай бұрын

    Cali raage waa murtad diinta islaamka toos uga baxay, shaydaan ayuu caabuday waa hawo raac (hawadiisa raacay) meeshii lagu arko halagu dilo, sikasta oo loodili karo haloodilo, hadii uusan diinta islaamka kusoo noqon . .

  • @Siyadmuhamed
    @Siyadmuhamed2 ай бұрын

    Walaal been ayaa kuhadleysa, muslimiinta neh caqiidada ayaa ughadeleysa. Fadlan waxaan kacodsani lahaa in aad diidta aad barato wax diin aad taqanto malaha musliminta lugo'o kadaf. Muslimiinta fadlan ninkan uniduminin. Waa beenaale.

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir87352 ай бұрын

    Acudubilaah ya rasuululah naga rali noqo waxas iyo wax u dhow toona kama suurtawdo adaa na baray cadaalada hadana in lagugu tilmamo nabi bilaa cadaalad ah subxanalah 😢😢 axadiista daciifka ah ee shaqsiyadada lagu fool xumaynayo iyo qurankii in laysku qabto o qof xun o bilaa caadil ah naloga ka dhigo walahi qalbiyadeena ka daadagi mayso in yrna alle haka dhigee anagoon ku arag ayuu iftinkagi iyo cadaladadi iyo naxaristadi saxda ahyd nasoo gaadhay Cadaalad been ah o diinta lagu dhisayo nabigana loo nisbaynayoh anaga ma liqi karno si kastood cadayn noogu keentid Ya razuululaah wanu ku jecelahy I wish in an ku arki lahaa😢😢😢

  • @hewho7993
    @hewho79932 ай бұрын

    Walaal wax kasto uu risaq sheegay waa nasuus oo ku qoran all islamic sources. All you have to do is a little research on the major tafsirs like Qurtubi, Jalaleyn, Ibn Kathir etc iyo xadith collections such as Bukhari, Muslim, Tirmidi etc. If waxyaabaha ku qoran ee aad ugu aragto kitaabada islaamka disgusts you, then you are a good moral human being. Markaas waa in aad runta naftaada u sheegtaa

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir87358 күн бұрын

    @@hewho7993 war orodoo naga tag run layne axadista been abuurka ah e kutubta islaamka laso galiyey hadad u shidaal qadato in ad nabiga ku ceebayso adaa koly iga liita aniga Ninkan ad difaacaysana hada u so muslimay e hakugu taagnato

  • @hewho7993
    @hewho79938 күн бұрын

    @kaltuunabdinasir8735 War masoo baartay walaal mise wili. Wax diinta lagu darsaday ma jiraan ee runta ka salgaar. Haa waa run Risaq wuu soo laabtay hada laakin imisa jeer ayuu ka baxay diinta.

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir87358 күн бұрын

    @@hewho7993 hadad muslim tahahy alle diintada haku fahansiiyo Hadad gaal tahayna alle diinta ad haysato haku barakeeyo

  • @hewho7993
    @hewho79938 күн бұрын

    @@kaltuunabdinasir8735 haye walaal mahadsanid

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi29493 ай бұрын

    Quraanka qofbaa qoray 😅halkeey ku arkeen illaah hadlaya😅

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi29493 ай бұрын

    Waa fadhi ku dirir buuqbadanaa😅

  • @bulaalebulaale5430
    @bulaalebulaale54303 ай бұрын

    Subxanalaaaah waar ninkan muxuu ku hadlayaaa yaaabay ani

  • @houssein3892
    @houssein38923 ай бұрын

    Islamku waa aminaa waxkastee waa cajiib. 😂

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir87353 ай бұрын

    😂😂😂 wahaabi ii dardaar warin mayo Waxa diinta islaamka foolxumaysinaya wa kuwan o midhan muran iyo cay moyane xujo kle ba ma haystaan waxasa umada wadado u ah akhas Diintu wa nasteexo e maha aflagado

  • @houssein3892
    @houssein38923 ай бұрын

    2 saacadood oo dood ah oo aan la is dhaafsan fikrado dhab ah, waa ceeb dhab ah. Walaalkeen muslimka ah caayaya, caayaya, caayaya, ku jeesjeesay, xumeeyay niinka mulxidka ah iyo martidii oo dhan, muxuu uga baqayaa inuu diintiisa islamka difaaco. taasi waa doqonnimo!

  • @kaltuunabdinasir8735
    @kaltuunabdinasir87353 ай бұрын

    Astaamaha wahabiyinta weyan diinta ayey folxumaysinayan

  • @houssein3892
    @houssein38923 ай бұрын

    Wad mahansatahay ❤💕Rasq Ahmad

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi29493 ай бұрын

    Ustaad noolow

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi29493 ай бұрын

    Salaan sare walaal dadkeenu way baqayaan badankoodu .inta kalena waa jaahiliin oo waxba ma oga.adigu laakiin ku wad Ana waan kula socdaaye illaahay ha kula jiro

  • @kildhikildhi2949
    @kildhikildhi29493 ай бұрын

    Way xanuunsanayaan muslinku .waa beenaale odaygu .addaaba lagugu qisaasaa wuu sinaystay.ama diintuu ka baxay lagugu qisaasaa ee beenta iska daaaa