Abdirizak Abdullah

Abdirizak Abdullah

Dugsi maleh qabyaaladi waxay, dumiso mooyaane

Hadaynaan xumaanta iyo dilkiyo, daynin kala qaadka
Dibaddaan ka joognaa sharciga,
Danbarkeedu waa Jahannamiyo dogobkii naareede
Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane
Dir dir la isu laayiyo intaan, weerar daba joogno
Ooy dumarku weerkii sitaan, danabadii waayey
Uu sida dureemada u yaal, meydku dibaddiinna
Wallee doogsan maysaan haddaad, dunida joogtaane
Dugsi male qabyaaladi waxay dumiso mooyaane.

Пікірлер

  • @daadirhero2438
    @daadirhero24386 сағат бұрын

    2014 upto now Waa dhageeesta Kama daalo wllh❤

  • @maxamedjeego9992
    @maxamedjeego99928 сағат бұрын

    ❤❤❤❤

  • @user-cg4jj2sh4c
    @user-cg4jj2sh4c10 сағат бұрын

    2009 isbartiibada ayuu ka tiriyay xasuus waxaa ii ah inan maalintas taagnaa

  • @HodonMaxamed-pu8ln
    @HodonMaxamed-pu8ln13 сағат бұрын

    Scw😢

  • @Nimcomaxamed-j5n
    @Nimcomaxamed-j5n18 сағат бұрын

    ❤❤❤❤m.a

  • @Nimcomaxamed-j5n
    @Nimcomaxamed-j5n18 сағат бұрын

    ❤❤❤❤m.a

  • @Nimcomaxamed-j5n
    @Nimcomaxamed-j5n18 сағат бұрын

    M.a❤❤❤❤❤

  • @Abdulazizmohmedabdulhi
    @AbdulazizmohmedabdulhiКүн бұрын

    Allah ha ku naxaristo abo

  • @maryancabdule7144
    @maryancabdule7144Күн бұрын

    Alaahuakba 0

  • @maryancabdule7144
    @maryancabdule7144Күн бұрын

    😊

  • @user-qh4ow8cj8c
    @user-qh4ow8cj8c2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Fartuun-wn5sx
    @Fartuun-wn5sx3 күн бұрын

    M Anu kudadaalno salaada waqtigeeda salaad walba kutuko waqtigeeda

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas5 күн бұрын

    Sideee.cilmi.nuur...nauseam.kasiii.d 26:10 heer

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas5 күн бұрын

    Maaha.in.aad.da.daaa..!!!!!!!!!.wet.suurowdaa.danbina.maaaha 26:10

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas5 күн бұрын

    Y.m.j.aburaas....maqaaxida.inanta

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas5 күн бұрын

    👉🌥🌤⛅🌩🌦🌦.cilmi.gaara...qeyb.weyn.kaleymat....???

  • @Yaasiin.aburaas
    @Yaasiin.aburaas5 күн бұрын

    Seynis.hargeysa👉🏹📊📊💔🏹♨️🌩🌩🌦🌥🌥🌤🎵

  • @ShucaybAbdullahi
    @ShucaybAbdullahi5 күн бұрын

    Qiso aa U cajiib ah😢

  • @user-yq3fd4sr2j
    @user-yq3fd4sr2j5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khalid5225
    @khalid52256 күн бұрын

    WAAN KAA QAADNAY SALAAANTA ABWAAN, allah yarxamuh

  • @Anabhaji-up2zj
    @Anabhaji-up2zj6 күн бұрын

    Ilhay haku karameyo my shekh cimri iyo cafimad alha kugu ar zaqo❤❤❤❤

  • @user-ld8jy6dl3d
    @user-ld8jy6dl3d6 күн бұрын

    2024❤🥺🙌

  • @KhadarCabdilaahi-mt3ft
    @KhadarCabdilaahi-mt3ft6 күн бұрын

    Sunday 28 July 7 year 2024

  • @mahir-ub1ir
    @mahir-ub1ir6 күн бұрын

    Mashaalaha

  • @CnaasirXuseen-w6s
    @CnaasirXuseen-w6s6 күн бұрын

    M.a ilaahoow nagali janada yaaa Rabi

  • @nasteexoyasiin2538
    @nasteexoyasiin25388 күн бұрын

    Mash allah allow i wafaji towfiiqda iyo towxiid ka aamin 🤲🤲🤲🤲❤️❤️

  • @osmanabduqadir3947
    @osmanabduqadir39478 күн бұрын

    Masha Allah

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal8 күн бұрын

    Ninka boqorkaa ee markii uhorreysay soomaali laga maqlay waa “lij iyasu”.

  • @aqoonbileacademy
    @aqoonbileacademy8 күн бұрын

    Gabaygaan dartiis ninaa uxeran hada 😢😢😢😢😢

  • @user-cg6nv4ti5w
    @user-cg6nv4ti5w8 күн бұрын

    Waa maalin jimca 26 jully 2024

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla81338 күн бұрын

    Ilahow kunaxariso❤❤❤

  • @CumarSalad-sw1xf
    @CumarSalad-sw1xf8 күн бұрын

    M,a😭😭😭😭😭😭 ilahow nonaxariiso

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane18409 күн бұрын

    Allow kuu naxariiso abshiroow wlhi towxiidka waa u hiilisay

  • @arturo9495
    @arturo94959 күн бұрын

    Allahu Akbar wlhi dunidan rag ba so maray

  • @FatxiMacalin-f2e
    @FatxiMacalin-f2e9 күн бұрын

    Illahaw unaxariiso Abaan jaamac kadiye Aamiin yaarabi

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER9 күн бұрын

    Allah janadii Firdawza Hoygiisa hakayeelo ❤

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..229 күн бұрын

    "Adkeeyoo ayaantaynu leeniyo wuu iman waqtuguye samir ila ogoow" Axyaa riwaayad🤦‍♂️ Dad waa dadkii Hore Hadalla waa intay yidhaahdeen💯✋

  • @SacdiyoMuusenuur
    @SacdiyoMuusenuur10 күн бұрын

    Alow nasoo hanuuni😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @omarhilowle853
    @omarhilowle85311 күн бұрын

    Scw 🕋❤️

  • @SahrodawoDawo
    @SahrodawoDawo12 күн бұрын

    Ilahaw no danbi dhaaf dhamanteenba

  • @Halooyelo-kh9kh
    @Halooyelo-kh9kh13 күн бұрын

    🕋💗

  • @AMIINCADE-l8y
    @AMIINCADE-l8y13 күн бұрын

    Scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @barwaaqoahmed3168
    @barwaaqoahmed316814 күн бұрын

    Waaw❤

  • @Talasame.
    @Talasame.14 күн бұрын

    Habayn axad soo galaso 22:40 21/07/2024

  • @user-ht1wb2ii2v
    @user-ht1wb2ii2v14 күн бұрын

    Masha allah

  • @dekzmustavaupdy1240
    @dekzmustavaupdy124014 күн бұрын

    7years Alow sheikh mustavaa kaa abaal mariii Alow janadaa kawarabiiii ilhyow cimriga udheray cafimad taam ah siii🤲🤍

  • @idrokader
    @idrokader14 күн бұрын

    Sheik salax ilahay cafimad iyo ciimridharar haku siio ❤

  • @NazreinMohamuth
    @NazreinMohamuth15 күн бұрын

    Sheikha sida uu uso tabiyay ka hely

  • @HassanUgas-xm1pv
    @HassanUgas-xm1pv15 күн бұрын

    Scw scw scw allow islanimada nagu dil

  • @HassanUgas-xm1pv
    @HassanUgas-xm1pv15 күн бұрын

    Scw scw scw allow islanimada nagu dil