DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

KUSOO DHAWOOW HOYGA HEESAHA DHUGMAAL LYRICS, 1950-----------2000

Fadlan Igala Soo Xidhiidh : [email protected]

WAAD KU MAHADSAN TAHAY BOOQASHADAADA


Пікірлер

  • @alisaid2008
    @alisaid200812 минут бұрын

    Mirihii m.c.kaariye laxankii m.s.tubeec codka maandeeq iyo a.c.cigaal

  • @abdullahimohamed16
    @abdullahimohamed164 сағат бұрын

    21 july 2024 heesta hadda TikTok kasoo batay waa fire 🔥

  • @user-hy1fi4um4y
    @user-hy1fi4um4y14 сағат бұрын

    Boon xirsi iyo meecaad baa wada lahaa

  • @saidhussein9037
    @saidhussein903718 сағат бұрын

    Salaam xasuus dheer ayaan ku gallay Aduun. Rabi ha u jeer dhaafo Sahra Axmed Jaamac Taqsiinta markay soo gallayso iyo guuxa ayaa ah mid ruxaya naftaada

  • @maxamedsulaiman
    @maxamedsulaiman23 сағат бұрын

    😮🎵

  • @ayzarahmet1873
    @ayzarahmet1873Күн бұрын

    Cago dhigo bilaashbad Laydha u cabaysa😂

  • @theheba.0
    @theheba.0Күн бұрын

    Heestaan anaa la iiqore lol

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaariКүн бұрын

    Hees xusid mudan AHN Xaliimo Khaliif Cumar

  • @maalik2002
    @maalik2002Күн бұрын

    This song is One of the most famous duels of Mohammed Ahmad and Asha Abdow Maleyka 😅 I believe this song was recorded in the 1960s in Mogadishu, Somalia

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2oКүн бұрын

    Aleh haun haudanbi dhaafo marxuunkaa

  • @maxdar11
    @maxdar11Күн бұрын

    Duhurkii shalaytana dunidaan dhib waayine dibnahaan u furayba soo daaday dhibicii😢

  • @MaxamedAadan-x4k
    @MaxamedAadan-x4kКүн бұрын

    Ilaah haunaxariisto khadro dahir

  • @user-vo7un1ws3y
    @user-vo7un1ws3yКүн бұрын

    😅😊😅😅😮

  • @user-vo7un1ws3y
    @user-vo7un1ws3yКүн бұрын

    Maxamed

  • @MohamedeqAli
    @MohamedeqAli2 күн бұрын

    Manolyahy fanankan

  • @user-zb3jy1ou7k
    @user-zb3jy1ou7k2 күн бұрын

  • @HudaEidxirsi
    @HudaEidxirsi2 күн бұрын

    Micnay ku fadhidaa heestaasi wanna sarpeep kii fahmayo fahan

  • @Ibo.Media.
    @Ibo.Media.2 күн бұрын

    Waa erayadii Sangub Laxankii iyo codki Ahmed Ali cigaal Taariikhdu 1979

  • @RuwaidaAbdiIsse
    @RuwaidaAbdiIsse2 күн бұрын

    18/7/2024 🎉

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 күн бұрын

    Hees xusid mudan Old is gold Riwaayadii Dirqi maaha Jacaylku 1979 Erayadii Mohamed A Dacar Codadkii Rooraaye iyo Khadra AHUN Mahadsanid Dhugmaal Lyrics.🙏

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 күн бұрын

    Mahadsanid Sxb, Ku Mahadsanid Markale Kolanyada Canjiladaha Cudoon ee aad umada u haysid Thanks. Khadra Daahir Cigena Alle haw naxariisto.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 күн бұрын

    QORAALKA HEESTA (LYRICS) Naa ma garan Waxaan gudoo ? Naa ma garan Waxaan galoo ? Ma garwaaqsan tahay ? Gabadh waa la noqon jiray Guudna waa la daban jiray Gayaanna wuu imaan jiray Guurna waa dhexmari jiray Gardarrida ina abteey Miyaan xaalba kugu go'in ? Geenyayahay waxaa tahay Taan gacanta siiyay Geedka aan u waabshay Gacalnimo ha fududeen Garashada ha baal marin Jacaylkana ha kala gadin Guushana ha kala dhimin Gardarrida ina abteey Miyaan xaalba kugu go'in ? Heesta : miyaan xaalba kugu go'in Heesaaga : AUN Cumar Shooli #LYRICS: #DHUGMAAL #LYRICS 🙏

  • @CabdigaashaanXassan-zm7ug
    @CabdigaashaanXassan-zm7ug2 күн бұрын

    Acs

  • @ABDISAMADBACALUUL
    @ABDISAMADBACALUUL2 күн бұрын

    heestan yaraantaydii ayaan dhagaysan jiray hadda 18/7/2024 ayaan dib u dhagaysanayaa.

  • @MukhtaarKilaas
    @MukhtaarKilaas3 күн бұрын

    Alayaa raxma faysal cumar mushteeg

  • @user-lx9cr8oe7w
    @user-lx9cr8oe7w3 күн бұрын

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari3 күн бұрын

    Heestani waxay qayb ka ahayd ama ay ku jirtay masrax riwaayadeedii Jin iyo jacayl ee uu hal abuuray abwaan hassan xaaji cabdilaahi xasan ganey.

  • @muktarbare2000
    @muktarbare20003 күн бұрын

    July 17 2024 hadii aan calaf kugu waayana walaala isu maqano waligoodba kala hela warka aynu noqone luuuley ❤

  • @sahromaxamedfaarax-8231
    @sahromaxamedfaarax-82313 күн бұрын

    Sheikh Xasan aadan samatar io marwo shankaroon ahmed sagal Fan waaa kii hore heeesna waa intii ay qadeeeen alhhh yacizik ❤❤❤❤❤

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys3 күн бұрын

    Gaasiraay inagaa Axmed Mooge🐐

  • @ClqaniAxmed-xu2yb
    @ClqaniAxmed-xu2yb3 күн бұрын

    Wadnaha iyo beerka

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari3 күн бұрын

    Waa lay addimey Axaddii sidaan Kuu eegayee Araggeeda taan Ku il-doogsadaay Ma illawsan tahay Axdigaad martiyo Meeshaad I tidhi Waan imanayaa. Immisaad farriin Ergo soo dirtood Oontiyo biyaha Hurdo aawaday Uga soommanayd Eed layga keeniyo Midna amar Illaahay Kuma aad maqnaanine Adigayska baaqdee Haddaad I tidhaahdo iman maayo Ma aadeen halkaad ogsooneyd Anigaa isla hadloo Mar waxaan idhaahdaa Ku illaawi maysoo Way imanne sii joog Mar waxaan idhaahdaa Axdigaydin dhigateen Kola oofin maysee Samir Eebbe qaadoo Ka fogow agteedaan Uurkayga geliyaa. Arimada jacayl baa I hogaaminaysoo Misna kuma adkaystoo Kama hoydo aydoo Naftu olol ma deysee. Indhaaga habeenkii Ku ilaalinaayoo Dhammideed addunyada Afarteeda waaxood Hadba gees u eegee Aammusnow habeenkii Ug baadka iyo dooggaa Tiiraanyo ooyoo Idilkood xiddigahaa Afar qaaday socodkoo Ubax baan guroo Soo ururiyoo Amranow golii Ooddii madhnayd Ku ag daadiyoon Ku ilaa xidhoon Weheshada idhee Eedaanka diiggoo Oogsadey salaadiyo Waagoo iftiimaan Keligey inaan ahay Asaraar ka saaroon Addimada cuskadayoon Dib u soo arooree Qof ammaano lumiyoo Iibsadey xilkeedii Samo uguma aaye Aan kala war haynaan Ku afgooyey heestee

  • @anwarcashir
    @anwarcashir3 күн бұрын

    4:15

  • @YasirDaahir
    @YasirDaahir3 күн бұрын

    Oh 2024 9:47 xasauus may wife thankis❤

  • @YasirDaahir
    @YasirDaahir3 күн бұрын

    2024 hapin xasuuus ah🎉

  • @ubahmohamed4059
    @ubahmohamed40593 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yaxyecabdiyare
    @yaxyecabdiyare3 күн бұрын

    Waa hees calami ah

  • @MaxamedAsad-je2dl
    @MaxamedAsad-je2dl3 күн бұрын

    P

  • @MohamedDhuux
    @MohamedDhuux4 күн бұрын

    Adì gaan ku sugàyoo sida sabi lalaanaan nafta kugu sasabayee

  • @abdikiin3915
    @abdikiin39154 күн бұрын

    Waa here cajiib ah fanaankii waynaa axmed mooge liibaan baban codkiisa macaana ayuu ku qaadayaa alle haw naxariisto

  • @abdiqadirmuse324
    @abdiqadirmuse3244 күн бұрын

    Markay murtidu maskaxda dadka Miisnayd ee ay macnaha macaan Lahayd weeyi

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh4 күн бұрын

    Anoo.wada jirkeeniyo jecel heshigagee waxyeelada ku gaadha wadanahayga damaqdaa layga kaa wareeje (ina abtidayeey Adigu Eed malihid Asiyaay Nolool waarta😢💔😭)

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 күн бұрын

    Qoraalka ✍️ Heesta (Lyrics) Goodkiyo Abeeskoow 🐉🐍 Gucumaale Aaroow🦁 Wiyishaa Gadooddee🦏 Geeska Rayska Galisaay Gerigiyo Haldhaagoow Galowgiyo Shinbirahoow Garasho Seed U Leedihiin Caashaq Ma idin Galay Wali Labo Gacal Ahaayoo Kala Gooyeen Waayuhu Gargaar Ma U Taraysaan? Ma isu Geyn Karaysaan? Galaan-Goolleey Gef Bay Baratee Siddiri Gam Hadday Gabadh Tahay Anaa geeyee Siddirigam Haddii Aan go'doomoo Gaari Waayay Taan Rabay Gar Bay Noqotay Caashaqa Inaan Dabo Gurguurtee Xagga Gebi Xagguna Gebi Gudcur Daaha Soo Rogay Gaashaan-Qaad Habaabiyo Gulufoow Dhul Kuu Siman Gurmadkaygu Weeyee Geedahaan Ka Baqayaa Goormaan Socdaa Xaggeen Gaari Karayaa? Galaan-goolleey Gef bay baratee siddiri gam Hadday gabadh tahay Anaa gaya ee siddiri gam Erayada: AUN Maxamed Cali kaariye Laxanka: AUN Xasan Sabriye Afrax Kabanka: AUN Daa’uud Cali Masxaf Luuqda: AUN Daa’uud Cali Masxaf , heestan waxaa horay u qaaday ustaad Xasan Aadan Samatar Weeberi Legend Qoraalka heesta waxa Qoray Dhugmaal. Mahadsanid Saaxiib Alle Haku Sharfo.🙏

  • @IsaaqSanweyne
    @IsaaqSanweyne4 күн бұрын

    Saalaxqaasinhargaysa

  • @triplearrowsystem7893
    @triplearrowsystem78934 күн бұрын

    2024 ya dhagaysanaya😢

  • @user-mu4rn2vo7i
    @user-mu4rn2vo7i4 күн бұрын

    Hit song❤.

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac82114 күн бұрын

    Erayada iyo laxanka abwaan maxamad cumar nuur nidaamiye alla yarxam 😢😊

  • @MohamedRaageOsmaan20
    @MohamedRaageOsmaan204 күн бұрын

    Anigo Safar ah u socdo gaalkacyo 2011 saarnaa gaari horay ayaa heeystay dhageeysanayay 10mar ugu yaraan xasuus igu ledahay.

  • @sheekhmaxamadshaafi7563
    @sheekhmaxamadshaafi75634 күн бұрын

    Hbeen uuda.ayo roobyaroo tiix ahi da.ayo ayaan kukala dhaqaaq nay meel aniyo ex taydiii waxaana kula tagnay waxay igu aragtay gabar kale walow aan iyada jecalahau Adna camal haweeniyo yaanu ciilku kula tagin sida laba cadaawa ah lama kala cadgoosteee

  • @barliin01
    @barliin014 күн бұрын

    Woow hees waa dhaafte❤