SO24TV

SO24TV

kusoo dhawaada SO24TV oo aad uga barateen warar iyo warbixino xaqiiqada kusalaysan hadii aad nagu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo taabo SUBSCRIBE si aanay kudhaafin dhacdooyinka dunida hadii aad kahesho muqaalada aan halkan idin kula wadaagno fadlan__LIKE__SHARE__COMMENT
FACEBOOK....facebook.com/profile.php?id=61555966706931

Пікірлер

  • @BisharoBisharo-y7s
    @BisharoBisharo-y7s6 сағат бұрын

    Straight forward ❤❤❤❤❤❤ 31

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm7 сағат бұрын

    SO24 TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚🤍❤️ alle Ha u gargaro shacabka xamar qaruxu Haleelay xalay

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman35688 сағат бұрын

    Kuwa xasuuqaasi gaystay ma muslim bay sheegan cida raacsanise maxay ku sheekayn soomaalidu caadimaha

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh60598 сағат бұрын

    Midowga ciidamada somaliland iyo itoobia waa xarfad iyo khiyaano Abiy ku doonayo Badda Somali land. Madaxweyne Muse indha fur. Ma la socotaa deegaankii Garba Ciise in Abiy somalidii ka saarayo. Si ay u gaadho Saylac. somaliyey Toosa.

  • @iali8540
    @iali854011 сағат бұрын

    Guul somaliland. Ilaahay ha jabiyo cadowga jamhuuriyada Barakaysan ee somaliland.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh19 сағат бұрын

    Talk nice, u are liar.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm21 сағат бұрын

    ViV Guul ciidamada Soomalilnd iyo ciidanka Ethiopia 🇪🇹

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm21 сағат бұрын

    SO24 TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf21 сағат бұрын

    Warkaa inaga hubi

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 сағат бұрын

    Samaroonka itoobiya ogaadeen iyo ciise Ayaa nimankaa dilay❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 сағат бұрын

    Ogaadeen iyo ciisihii dhegaha daloolay ayaa dilay nimanka

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 сағат бұрын

    Beenaale Buu Waa dilay iyo ogaadeen beenaale

  • @siedmeash515
    @siedmeash51522 сағат бұрын

    Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤ Somaliland❤❤ ❤❤❤❤❤somaliland❤❤❤❤❤❤❤ dadka u cadawga ah waa dad liita waxaanu leenay cidii diidan ciil u dhimo somaliland way tagtey waa dal dadleh somali haday jirto waa reer somaliland waxa kalle waa copy runtii

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y22 сағат бұрын

    Cagdheer beenta umada kalatag

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y22 сағат бұрын

    Cadowga sland weyjabe n gullsland❤ 6:39

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y22 сағат бұрын

    Gull sland❤❤

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud163522 сағат бұрын

    😂😂😂😂😂 geelle buqul marabo nin.adag

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k23 сағат бұрын

    insha Alaah jam sland waa at ka guulaysanaysaa cadawgeeda❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saciid_iid
    @saciid_iid23 сағат бұрын

    Itoobiya soomaalind iyo jabuuti waaku filan tahay ee geele calool baaldi wax deeqa yaan jirin

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k23 сағат бұрын

    Canfartu.waa.dad.islaam.ah.oo.dhulkooda.lagu.haysto.Gaal.islaamba.xaq.bay.uleeyihiin.in.loo.hiiliyo❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k23 сағат бұрын

    ViVA Ciidamada itoobiya ❤❤❤❤❤❤

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb23 сағат бұрын

    Somaliland guul iyo gobnimo ❤️🤍💚❤️👏🏽👏🏽🇪🇹

  • @hananloveandcaring
    @hananloveandcaring23 сағат бұрын

    ❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @user-rx9om4mz6e
    @user-rx9om4mz6eКүн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedBashiir-qg2id
    @MaxamedBashiir-qg2id23 сағат бұрын

    Waa sax inlamideeyaa

  • @MaxamedBashiir-qg2id
    @MaxamedBashiir-qg2id23 сағат бұрын

  • @user-rz4fu4mj9n
    @user-rz4fu4mj9nКүн бұрын

    Iidoor quad cuney been badanaa

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Күн бұрын

    Muus biixi geesi guuuuulayso❤❤❤❤❤❤

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Күн бұрын

    Maansha allaah taliska somaliland tagimaayo wuu guuuulaysanayaa❤guuuuul❤❤cadogu ha jabo

  • @NuuxcawilBoodhle
    @NuuxcawilBoodhleКүн бұрын

    walayab 😂😂

  • @NuuxcawilBoodhle
    @NuuxcawilBoodhleКүн бұрын

    soomaliladn mar walba gul ❤❤❤❤❤

  • @Moe_2023
    @Moe_2023Күн бұрын

    Hooyadaa lawas been badanaa Midowga yurub ma iidoorbay dawlad u aqoonsanaysaa Sootii dhulbahante xiniinyihii kasiibey ilkihiina kasoo daadiyey kkk

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335Күн бұрын

    Waxan u sheegayaa umada reer soomaliland muuse waxa lagula caloobay waa somaliland maxay hore ugu maraysaa ee ay wax u qabsatay waayo muuse cidna kumuu duulin manuu fara galin dadkale marka la leeyahay muuse ayaan la col ahay si kale looguma mucaarid ah lkiin waa maxaad soomaliland waxa uga dhigatay ninka reer soomaliland ee mucaaridka ah ee ay raban in ay ku badalaan muuse saw kulamay heshiin in aan la ictiraafin dalkan ama dakadahooda loo baabiiyo dakadahooda

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605Күн бұрын

    guuul guulayso soomaliand i love soomaliand ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605Күн бұрын

    oo geeli waa digaagad xafashtay ma wuxuu soomaliand la rabaa mid isaga hoos seexda waa iyo lama arag 😅 fiqi waa tuug tuug dhalay 😮

  • @subraarm4381
    @subraarm4381Күн бұрын

    Beentu madhamasto miyaa dadka Isaaqa la yidhaahdo waxay isku sawiraan Dawlado Soomaaliya soo mara amarna ka haysta waad waalateen oo lacagtii dadka had ku dul cunayseen ayaa dhamaatay Ilaahay ini Jebi oo sidii Cawsha kala yaaca sheekh male Iibaan male aqli male waa dad waashay oo u baahan in Jeelka dadka waalan lageliyo.

  • @ahmedgaileh
    @ahmedgailehКүн бұрын

    HOOYADAA BAA WAALATAY OO RAGGA DHEX BOODAYSA IYADOO NAASO DHAADHEER. LACNAD BAA KU TAAL FAQASH IYO AABBAHEEDBA.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056Күн бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa dawladda ingiriisku iyadaa samaysatey dawladda dayuusadda ah ee tuugada ah ee UAE/DP World. 2.0. Waana sababta ayvwarbixinta beenta ah uga soo saareen dekedaha dawladda djibouti. 3.0. Warbixintaasi waxay ka timid dawladda ingiriiska waana khiyaamo iyo been been. 4.0. Waxan dhahayaa dawladda tuugada ah ee UAE/DP World waxay dhacdaa tacriifadda dekedda berbera. 5.0. Waxayna qaadataa 100% tacriifadda dekedda berbera. 6.0. Waxa ka taagan somaliland xaaladda dhaqaale xumada ah iyo busaarad joogto ah. 7.0. Waxana sababtey tacriifadda dekedda berbera oo dhammaanteed ay qaadato dawladda dayuusadda ah ee tuugada ah ee UAE/DP World. 8.0. Dawladda UK amaba ingiriisku dhaca dekedaha africa way kula jirta shurkadda tuugada ah ee DP World. 9.0. Waana dawladda gumeysiga iyo boobka dhaqaalaha africa ku takhasustey oo si badheedh ah u dhacda. Weligiiba dawladda UK amaba ingiriisku caqli iyo cilmi iyo xeelad iyo farsamo ayey kula dhaqantaa adduunyada.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056Күн бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxan aad akhrineysaa waa aragtidaada iyo fikraddaada. 2.0. Waxan kuu sheegayaa matnaba kaama dhegeysaneynu. 3.0. Waayo waxad raadineyso woxoogaa fiyuus ah ood ku shubatey kuna hesho khuraafaadka aad akhrineyso.

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hcКүн бұрын

    Mid dantiisa uraaca ayudonaya Walee waxanan kaayeelidoonin Dhumasho dhabarkumuuqdo odambe

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6tКүн бұрын

    Maxaa.laga bartaa Jibuuti waa kudaafad ureysa

  • @SawdaAhmed-lv3kw
    @SawdaAhmed-lv3kwКүн бұрын

    Allow cadawga naga qabo YaaAllaah

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868Күн бұрын

    KKKKKK waa Waasheen Awaland yaa aqoonsanaya hal Jufo....................

  • @saciid_iid
    @saciid_iid23 сағат бұрын

    Ciyaal AMISOM lagaama fujinaayo jacda

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1oКүн бұрын

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hgКүн бұрын

    Dawlad degaanku haddii ay masakax fayow ku eegan dds waa ka ka faaiiday ganacsiga iyo istimaalka dekeda berbera oo waxaa la sameynkaara jid uga sii gudba africada dawladnimadda hoos baa laga soo dhistaa sidaa.ayaa lagu noqda qaran jira

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329Күн бұрын

    Somaliland Ethiopia oo faqri ah iney aqoonsi weydisato kaga badalato dhul iyo bad weliba sharaf uma aha Somaliland

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430Күн бұрын

    HHHHHHH YAA MAXAA KA QUSEEYA ADIGA WAAD AFDHEER TAHAY SOOMALILAND KAMA HADLI KARTID FAQASHEY

  • @AnmTV3329
    @AnmTV3329Күн бұрын

    Hadaan afdheerahay adigane waad af qarmuuntahay waalahadlayaa lin adiga waxba islama haysid sida dumarkad caytameysa aniga waxba iga quseeya lgayaabe adiga inaad faqash tahay car waakaasaye Abiye ha idin aqoonsto ilaahey caqliga ha usooceliyo reer Somaliland aqoonsi dhul bad lagu badasho aduunka meeley lama arko

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1rКүн бұрын

    Beetii 30 sano wali masocotaah

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408Күн бұрын

    Siilkaaga ayaa weli socdo 30 sano😂

  • @KadraAbdillahi-fu1fg
    @KadraAbdillahi-fu1fgКүн бұрын

    La isma didano😊

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim2888Күн бұрын

    Xaasidnimada s,maliland ay uqabaan ayay iswada duqeeyeen,ilaahayow cadawgayaga cadaw kaafiya kubeeg , xaasidka iyo xumahay aad nooqabtaan u dhinta,anaguna waanu guulaysanaynaa inshaa, allaah,

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423Күн бұрын

    Madaxweyne Muuse cid gaadhi kartaa ma jirto Cadowgii somaliland oo dhan ayuu kaga qaylisiiyey

  • @aminasaeed-l9s
    @aminasaeed-l9sКүн бұрын

    masha allla

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690Күн бұрын

    waa maxay somaliland lama dagaalsanin lkn madaxweyne muuse biixi ayaanu la dagaalsanahay marka muuse miyaanu ahayn soomaaliland ninka masuulka ka ah maxaa hadhay haday muuse la dagalamayaan iyagoo donaya inay danahooda mar siiyaan lkn aanay doonayn in danaha soomaaliland meelgaadhin

  • @hassanaden4400
    @hassanaden4400Күн бұрын

    Miskin wad baran djibouti

  • @ahmad6967
    @ahmad6967Күн бұрын

    😂😂😂Maxuu ka baran DJ kulaayl Iyo kanico Iyo biyo la aan DJ waa laxidha yaa malin dhaow 😂😂