Mustafe indhotaag

Mustafe indhotaag

Work At News and political,

Пікірлер

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali50564 күн бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa waxad sheegtey oo dhammi waa laga yaabaa inay jirraan. 2.0. Haddaba haddii ay jirraan iyo haddaanay jirrin wixii ay kuwada hadlayeen oocad oo la maqlayey miyey jirtaa. 3.0. Jawaabtu waa maya. Haddaba yaa caddeynayaa waxay kuwada hadlayeen. 4.0. Ciddina ma caddeyn karreyso run iyo been wixii jirraba. 5.0. Kiiskaasi sidaasi ayuu kujabayaa wax cad oo la hayaana ma jirto lama maqli lamana arag. 6.0. Kiiskaasi sidaasi yuu ku noqday mid aanay waxbaba ka caddeyn waanu jabbayaa dhammaantiisba.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer58764 күн бұрын

    ❤ Mansha Allah Hambalyo Boqor tooyada Ciise 😊Noolada Awoowo😊

  • @MabarigAxmed
    @MabarigAxmed4 күн бұрын

    Gobgobidhashay. Guuul guuul guuul

  • @calanleboychannel81
    @calanleboychannel814 күн бұрын

    Still watching in 2024😂

  • @sulaymandjama2651
    @sulaymandjama26515 күн бұрын

    Ilaahay Naarta inigu inigu fogee kuwaas codka beentaa duubay iyo khaa, inkan turjumaaya waan naqaanaa codka geele, iidoorku waa waasheen

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail11135 күн бұрын

    It is about time Mohamed Abiib and his associates should not be given any more salaries. They are working for the enemy of Somaliland. The Government must use the law and bring these people to court. Abiib and his friends are working with the enemy must be prosecuted.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81395 күн бұрын

    Wallee waa sidaa dawlada Jabuti shicibku sida maaha

  • @CismaanAxmed-vb2gi
    @CismaanAxmed-vb2gi6 күн бұрын

    As c

  • @AldenWeber
    @AldenWeber6 күн бұрын

    2018 buried alive

  • @AldenWeber
    @AldenWeber7 күн бұрын

    2018 buried alive

  • @AldenWeber
    @AldenWeber7 күн бұрын

    2012 buried alive The official uk top 40 2012-2017 buried alive

  • @AldenWeber
    @AldenWeber7 күн бұрын

    2011 buried alive

  • @AldenWeber
    @AldenWeber7 күн бұрын

    Katy Perry is alive

  • @user-oz1xd9ix6y
    @user-oz1xd9ix6y7 күн бұрын

    Noocan oo kale la dhagaysto waa cunsiri bukaa oo calooshii u shaqyste hadalka badan ee aan macno lahayn ku garta waa calaamatu munaafaq yaahuu

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney7 күн бұрын

    Wari donbatahay ufirso waxa udiday xdhb abib sitaa itobiya ayay ahayd

  • @user-gd2vf9cl6l
    @user-gd2vf9cl6l8 күн бұрын

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo ilahay ictiraaf khayr qaba hana siiyo

  • @mowliidhassan5862
    @mowliidhassan58628 күн бұрын

    Ina caydiid tolka kadaa hagardaamada aad wado hadii kale adiga ayay ku dambarsan doontaa

  • @AldenWeber
    @AldenWeber8 күн бұрын

    Yes hollyoaks logo 2007-2009

  • @user-mi4wl2fp2f
    @user-mi4wl2fp2f8 күн бұрын

    Walaalo wanakusalamayaa

  • @khadijahussanabdi9591
    @khadijahussanabdi95918 күн бұрын

    💚🤍❤️🤍❤️💚🤍❤️💚🤍🤍❤️🎋🎀

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim85138 күн бұрын

    FAAQASHA DAWARSDE WAAKA WADANI MAANTAN KUURSE XAARYN BUU IDIINK YAAHE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim85138 күн бұрын

    CIIRO IMAN LAANTESE WAA NIIYHOW LABADA GEENE EEN ISGEEYN JAB ISKUGU GEEYE XIIRSE IYO XAASHE SOW ISKUMA GEEYNE

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim85138 күн бұрын

    MAA LACAGTODYE KUU DIILYAN dowlda jaarku maxaye kaa qadi

  • @FarxiyaYuusuf-xp7lt
    @FarxiyaYuusuf-xp7lt8 күн бұрын

    😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Shihaab464
    @Shihaab4648 күн бұрын

    Dhuuso badhanaaa waxaaan

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81398 күн бұрын

    Sland cid an allah ahayn O wax yeli karta majirto

  • @housseindjama4825
    @housseindjama48259 күн бұрын

    A fool can not fool all peuple all the time.

  • @housseindjama4825
    @housseindjama48259 күн бұрын

    A fool can not fool all peuple all the time.

  • @sahalhussien5685
    @sahalhussien56859 күн бұрын

    Wlhi xildhibaan jooga iyo mid tagayba ahmed yasiin nin ka caqli badan oo ka fiiro dheer dib inoo soo mari maayo waa shakhsi an kala jeclayn dadka meel walba ha joogan somaliland waa role model dhalinta maanta

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84049 күн бұрын

    businessku ma yaqaano cidaad tahay waa wax iswaydaarsi iyo dano iyo baahi mulsho ayuu ku salaysan yahay inaad xalisso !!!!!! from saylac sunti gashaan viva

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m9 күн бұрын

    Ina...Awasiciid.... geesi. ..weeyi... ilaahow ...ubarakee...ganacsiga.

  • @user-ku3qt9yi3m
    @user-ku3qt9yi3m9 күн бұрын

    Ibrahim caydiid geesi weeyi ninrageed noolow....

  • @noorjimale9918
    @noorjimale99189 күн бұрын

    Hooyada bay alshaab qabsanayan xaasidyahow caloosha Wayne wax buuran oo foolxun aqli awalba laguma sugayne hhh

  • @user-ks7oc1bz1e
    @user-ks7oc1bz1e9 күн бұрын

    Qofka khaayinka ah wax ka been badan,Waayo ilaahayba kama cabsanayn oo Kitaabkana been buu ku dhaartay,Mar haddii Iimaanku ka tago oo Hungurigu Hogaaminaya Ma Is Ogaba Yaa Allah Aakhiro xagee laga gelayaa Dhaarahan

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n9 күн бұрын

    Wasaarada Warfaafintu Waa IN AY ka Hadashaa Beenta Cadowga Somaliland faafinayaan Ee Ah Ciidankii Somaliland ee Etoobiya Tababarka u Tegey Dagaalka Gobolka Axmaarada Ka Socdaa La Geeyey Dadweynaha Somaliland Wey Dhego Barjoobeen Dadka U Cadeeya In Aanay Jirin taasi

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL9 күн бұрын

    Kalay kan lacag muyu mse siya

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame72189 күн бұрын

    Bah Bah