XOGTA WARARKA

XOGTA WARARKA

Xogta Wararka waa Warbaahin ka madax banaan siyaasadaha is diidan ee dalka waxaa la aas-aasay sanadkii 2017 sababta ugu weyn ayaana ah in Dadka Soomaaliyeed helaan Warar ku saleysan Xaqiiqda.

“Hadafkeenna waa Wargelin iyo Waxbarid”.

_________________________________________________________
#WAR #DEG #DEG #AH #KALA SOCO #MAR WALBA
__________________________________________________
Aragtidaada noogu soo dir: [email protected]
Fadlan✔Subscribe ✔Share ✔Comments ✔Like ✔.
__________________________________________________

Пікірлер

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiasporaАй бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkk.. fataal foqal fataal

  • @MohamedShabaan-fn3hs
    @MohamedShabaan-fn3hsАй бұрын

    Wariye catosh haqiqtiii wa aftaxan ninkaaa dhiqaa ayu lugaha ugiliyay 😂😂😂😂kulaha takeye iyo cali dhere mxay kala ixin😂😂😂

  • @user-es1jv2iq1s
    @user-es1jv2iq1s2 ай бұрын

    kkkkkkkk lacala hadii ladhaho wa lagu waayay cadalad miyaa lagu xakumay

  • @MohamedAli-rt2lw
    @MohamedAli-rt2lw2 ай бұрын

    Bud bud iyo bood wa dhul ilaahey qurux ku ma neystay qofki yaqaan lee yaqaano

  • @rashiidsaleban2559
    @rashiidsaleban25592 ай бұрын

    Al shabaab xogtooda ma haysid, waa muslimiin dagaallansan, dawladdana waa dimuquradiyiin waana gaalo, xaggeee ku mid ku agootay midna ku agoonwayday hhhhh

  • @Nasiroma
    @Nasiroma2 ай бұрын

    Waxaan Xoolo waye ha la Dilo

  • @mohamedmooto-kl2du
    @mohamedmooto-kl2du2 ай бұрын

    Been maa han ee waa ka gaal san yihiin yahuuda

  • @CarabXuseen-kj6dz
    @CarabXuseen-kj6dz2 ай бұрын

    Asc

  • @boqorkashinida
    @boqorkashinida2 ай бұрын

    ninkaan warkiisa waa cadyahay jilacoow toos

  • @boqorkashinida
    @boqorkashinida2 ай бұрын

    qufka qalad culus hadow galo waa inloociqaabaa lkn walasooqabanaa hadane waladeeynaa kkkkkkkkkkkkkk

  • @moussamomed3890
    @moussamomed38903 ай бұрын

    ❤❤❤❤ Cali jeyte guul geesi

  • @SacdiyaMuuse-vw8zm
    @SacdiyaMuuse-vw8zm4 ай бұрын

    Ilmaxaaraan ayaadtahay

  • @someditins
    @someditins4 ай бұрын

    Waa runtii xoriyadiisa alaha siiyo😢

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare90454 ай бұрын

    😂😂😂

  • @someditins
    @someditins4 ай бұрын

    @@cadaaweyare9045 🤣🤣🤣🤣

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare90454 ай бұрын

    bakhtigan manta maxkabada qalabka sida shuute aya lahorkeenay😂💔

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78225 ай бұрын

    Ethiopia ha ka baxdo waddankeena xasan dhiiqo hoosaasiska aad nagu hayso naga daa ka saar safiirka ethiopia naga jooji diyaaradahooda xiriirkana u jarr wa haddii aad tahay muwaadin dalkiisa daacad u ah. Haddii kale mooshin ayaan kaa diyaarineeynaa.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78225 ай бұрын

    Hubka ha la qaato. Diaspraha maanta ayaa loo baahanyahay ha la gado baabuurta qoryaha saaranyihiin. Waxa 3 degmo ee ciise dds looga qaatay waa gaadiid la,aan qori AK 47 maxuu soo kordhinayaa.

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78225 ай бұрын

    Uuuuuus beenaale fahad yaasiin waa siyaasi ruug caddaa ah. Adna caadifad ayaa ku wadda xasan muu u jawaabo isagaa xoog lagu heeystaaye. Xasan dhiiqo waxaa xoog ku heysta ismaaciil horor iyo emaratka waxba ha difaacin C.c.shakuur somaalina weey ogtahay mana na marin habaabin kartid.

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m5 ай бұрын

    Maxaa ka jira in dalal shisheeye qaban qaabinayaan shir Soomaaliya iyo ITOBIYA lagu wada hadal siinayo. Rajada Soomaalida ka qabto iney difaacato badeeda ayaa sareysa inkastoo weli su'aalaad ka taagan yihiin ficilo la qaban karo oo dawladu weli dib u dhigeyso. Haddase waxaa soo baxaysa warar sheegaya in ITOBIYA dooneyso dhexdhexaadin iyadoo damac kaga jiro heshiis ay ku xalaaleysato qaadashada bada Somaliya. Kenya ayaa kal hore waxay u adeegsatay isfahamkii madaxda Somaliya la galeen documenti ku caawiya damaca bada Somaliya ay ku dooneysay Maantana ITOBIYA wadadii ayaad moodaa iney dooneyso. ITOBIYA iyo Kenya waxay ka mideysan yihiin xaqiraada madaxda Somalida iyagoo ula dhaqma kuwa garasho hooseeya afafka qalaadna aan fahmin oo hadalka iyo qoraaladaba lagu khiyaamo. Sidaa awgeed ayey ku jecel yihiin iney shirar wax walba kaga dhamaystaan. Waqtigii MW Sheikh Shariif ayey dhacday maantana Waqtiga MW Xasan Sheikh ayey soo laabatey. Shirarka la sheegayo waxaa ku jira mid Talyaanigu martigeliyay oo madaxda Soomaalida iyo ITOBIYA ka qayb galeen, IGAD iyo Shirar kale. Markaan Talyaani, English iyo Faransiis maqlo waxaan soo xasuustaa gumaystayaashii Somaliya kala googooyay waxaanan ka shakiyaa maxay Somaliya la damacsan yihiin. Haddii Soomaalidu Dacwad u gudbisay Qaramada Midoobey iyo Golaha Amaanka ku diideyso gardarada iyo damaca ITOBIYA ee bada Soomaaliyeed miyaaney mudnayn in lagu adkeysto. Waa golahaas guud halka lagu ogaan karaa dalalka daacada ka ah midnimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya iyo kuwa weli raali ka ah in Soomaaliya badeeda cagaha lala galo. Waxay ila tahay Waxaa loo baahan yahay in dadaalka lagu daro Qorshe difaac oo Xaduudaha amnigooda lagu xoojinayo laguna kordhinayo Ciidan difaaca ee Soomaaliya wixii la heli karo iyadoo la abaabuli karo ciidamo wadajir ah oo deegaamada ku aadan, Ciidamo Qaran oo tababaran iyo macawisley. Dadka ku xeel dheer heshiisyada dalalku isku khiyaamaan sida midka ITOBIYA ku dooneyso iney bada Somaliya ku qaadato waxay xaqiijiyeen inaan dal weligiis ka Noqon isku daygaas oo kale in xoog looga hor istaago ma ahane. Sidaa awgeed in Cadaadis caalami ah iyo diplomansiyad kaliya lagu fakaro in ITOBIYA dalka looga difaaco waa waqti dhumis. Waxay ila tahay Wada hadal ay Mukhalasiin Maafiyo ku soo dhex dhuuman karto inaan lagu soo kordhin oo kala shaki iyo dabac ku abuuri kara mowqifka Soomaalida ee hadda ku mideysan in sutida loo qabto burinta damaca iyo Is afgaradka sharci darada ah ee ITOBIYA ku gorgorisay iney gadato qayb bada Soomaaliya ka mid ah. ITOBIYA waa dal Kiristan ah oo facweyn, Xarun u ah midowga Afrika islamarkaasna gumaystayaashii la qaraaban jiray oo laga yaabo heshiisyadii ka dhexeeyay iney qaar weli ku haminayaan iney ku danaystaan, sidaa awgeed inaan waanwaan iyo wada xaajood damaceeda bada iyo dhulka Soomaaliya lala gelin.. Waxaa kaloo mudnaan leh si damaceeda hoos loogu dhigo in Safaarada iyo Ciidanka ITOBIYA siddii dalka looga saari lahaa la dedejiyo. Waxay aheyd mar horeba in xiriirada Ganacsiga, iskaashiga, heshiisyada iyo diyaaradaha ITOBIYANKA ee qaadka Soomaaliya geeya meesha laga saaro. Xaalada labada dal oo caadi iska sii ahaataa waxay dhiirigelineysaa iney fududeysato kartida iyo awooda Somaliya leedahay. Waxay kaloo kala shaki ku abuureysaa madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed. Waxaa haboon in dawladdu qawaaniin ka soo saarto ay ku mamnuucayso maraakiibta bada Somaliya fasax la aan kheyraadkii dalka baylahda ku helay kuna doodaya in Somaliliya fasax ka haystaan. Dalal badan ayaa kaluumaysi adduunka laga mamnuucay ee nooca jariifada loo yaqaan la sheegay iney ka wadaan. Waana Nasiib xumo in aanu jirin qaanuun Somaliyeed oo reebaya intaan ficilba la gaarin. Dalal kale waxay baaritaan ku wadaan kheyraadka badda, halka qaar falal xad gudub ku ah amaanka ka samaynayaan bada Somaliya oo u gacan haadinayaan dalalka deriska ah sida ITOBIYA iyo Kenya. Waxaa xad gudub la mid ah ka jiraa beriga Somaliya, cirka iyo dhulkaba. Dagaalka al-shabaab wuxuu noqday mashruuc lagu xalaalaysto ku xadgudubka Xoriyada Somaliya ee dalka gudihiisa ee dhul, bad iyo cir. Waxaa nasiib xumo ah in ITOBIYA ku dooday in Fasax ka haysato dawlada Somaliya in dalka markay doonto iyo meeshay doonto ay ciidamadeedu ka soo galaan. RW ITOBIYA ABII Ahmed ayaa aaminsan innuu wuxuu doono ka fushan karo Madax Somalida qaarkeed sida Ismaciil Cumar Geele, Hassan Sheikh iyo Muuse Biixi oo uu ku gaari karo danihiisa iney is arkaan oo kaliya. OROMOHAAN oo lagu tilmaamo nin maskax badan horeyna loo siiyay bilada Adduunka ee Nabada ayaa doonaya inuu sasabto Madaxdii Soomaaliyeed ee Muqdisho, Hargeysa iyo Jabuuti. Arrintaas waxay abuurtay khatar iyo shaki weyn maadaama ABII horey u sheegay in xoog ama xeelad uu dalkiisa ugu doonayo bad. Soomaaliya ... Soomaali baa leh. Soomaaliya waxaa la gudboon wadajir ahaan in ay madaxbanaanidooda kudifaacataa. Waxaa soo baxaysa maalin kasta in madax banaanida dalka ee bad dhul iyo cir cida dayacay ay dawlada Federalka iyo maamulada dalka ka jira sabab u yihiin. Waxaan maqalnaa xeerar doorasho ayaa la isku hayaa laakiin maanta ayaa ugu horeysay in laga hadlo madax banaanida dalka oo maamul soomaaliyeed dal shisheeye ka gorgoriyey. ITOBIYA oo xeebaha Somaliya ee ku dhow dhow bada Cas saldhig Milatery ku yeelata oo kaliya ayaa qiimo dhac ku ah maqaamka dhuleed ee Somaliya Aduunka ku leedahay ee maanta iyo Mustaqbalka ( undermining Strategic location of Somaliya in the world). Sidoo kale dal aad dhul isku haysataan inaad mas'uul uga dhigato amnigaaga dhuleed, Cireed iyo badeed ee dalkaaga waxay la mid tahay adoo isu dhiibay. Waana Sababta khasbeysa in laga celceliyo ITOBIYA badda Somaliya iney Cagaha geliso, Sidoo kalena laga saaro ciidamada ka jooga Soomaaliya si deg deg ah. Waxaa soo baxaya tusaalayaal ka horeeyay oo la mid ah talaabada Muuse biixi qaaday oo badan iyo heshiisyo qaab daran oo dawlado lala galay loona baahan yahay si isku mid ah wixii xoriyada khatar ku ah lagu wada buriyo. Heshiisyada qaarkood marka hore waa in qaanuun ahaan lagu buriyo kadibna ficil marba intii wax looga qaban karo la qorsheeyaa. Waxaa intaas dheer muhimadda la xisaabtanka madaxda ka qaraabata dayaca ka jira madax banaanida Soomaaliya oo shisheeyaha u fududeeya iney ka faa'iideystaan. Dad badan waxay ku doodayaan in ficilka Muuse Biixi uusan keligiis ahayn ee waa tusaale banaanka u soo baxay oo ay jiraan in ka badan oo qarsoon loona baahan yahay in Somalidu ku baraarugaan. Waa suuragal in qaarkood khatartoodu muddo kadib soo bixi doonto oo aaney dadka caadiga ah hadda wada arki karin. Waa in qaanuun jiraa dalka ka difaacaya wixii ficil ah ee Madax banaanida dalka meel uga dhacaya. Hadda kadib xaalada dalku siddii hore ee caadiga ahayd kuma sii socon karto. Wabillaahi Towfiiq.

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m5 ай бұрын

    Maxaa laga filan karaa gogosha arrimaha Soomaaliya ee Puntland ku baaqday. Xafladdii Caleemasaarka ee Pùntland ayaa waxaa ka dhashey baaq wadahadal iyo gogol la dhigayo Garoowe waqti kale, si dib loogu eego xaaladaha amni, siyaasadeed iyo dawlaɗ dhiska ee Soomaaliya. Gogosha waxaa loo malaynayaa iney sababtay markii Xaflada Caleemo saarka Såid Deni maalin kahor ay baarlamaanka Federalku Muqdisho ku ansixiyeen habraaca wax ka badalka dastuurka. Wax ka badalka Dastuurka Soomaaliya waxaa ku jira Qodobo xudun u ahaa khilaafyada Siyaasadeed ee taagnaa. Sidaas awgeed habraaca la ansixiyey ayaa abuuray kalsooni daro iyo in rajadii laga qabay in Xaflada Caleemo saarka lagu gaaro heshiis buuxa ee khilaafyada Jiray ay meesha ka baxdo. Markaas . Kadib ayaa loo arkay in loo baahan yahay waqti dheeraad ah oo mar kale la isu yimaado si looga tashado arrimaha Soomaaliya ee horey la isku khilaafsanaa iyo kuwo cusub oo soo kordhay lana xiriiri Damaca bada Somaliya ee ITOBIYA. Taas oo keentay in Puntland oo Marti loo ahaa taageerana ka haysatey xubno siyaasiyiin ah oo isku magacaabay hormuudka Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ay ku baaqdo gogoshaas oo ah fursad kale oo dib loogu fariisto Garoowe si looga heshiiyo arrimaha muhimka u ah Amniga, DIFAACA, Midnimada Wada shaqeynta Madaxda Soomaaliya. Waxaana soo baxaya warar sheegaya in lagu heshiiyay Qabsoomida shirkaas kale ee Garoowe lagaga baaqay oo MW Federalka iyo MW maamul goboleedyada kale aqbaleen. Waxaa muhim ah Saddex arrimood ee la xiriira gogosha arrimaha Somaliya ee Puntland ku baaqday. 1. Waqtiga la qabanayo 2. Dadka ka qayb gelaya 3. Mowduucyada lagaga hadlayo iyo mudada ay soconeyso. 1. Waqtiga ku haboon in la qabto. Mar haddii lagu heshiiyey waxaa haboon in la dedejiyo oo bisha February gudaheeda ama ugu danbayn bisha March la qabto. 2. Ka qayb galayaasha. Waxaa toos uga qayb galaya madaxda maamul goboleedyada iyo DFS oo ay ku jiraan maamulada SSC Khaatumo iyo Gobolka Banaadir. Waxaa kaloo muhim ah iney ka qayb galaan Xubno xilal waaweyn dalka ka soo qabtay sida MW, RW iyo Guddoomiye Baarlamaan. Sidoo kale Siyaasi loo arko muhim innuu shirka ka qayb galo. Tusaale ahaan Wakiil maamulka Awdal oo aan weli si buuxda loo dhisin. Shirka qiyaas ahaan waxaa laga yaabaa in ay ka qayb galaan 36 mudane, Waxaa kaloo dhici kara in ay gaaraan ilaa 70 haddii lagu magacaabo shirweyne oo ay ku jiraan shir guddoon, Xoghayn iyo gole guud. Mar kasta oo tiradu badato waxaa dhib badnaanaya sida lagu xulayo ka qayb galayaasha. Sidoo kale tirada oo badata waxay kordhineysaa maalmaha uu shirku socon doono. Si kastaba ha ahaatee waxaa laga yaabaa bulshada rayidka ah oo ay ku jiraan Culumadda waaweyn iyo Isimada dhaqanka ee soo jireenka ah iney damaaciyaan iney wakiilo ku yeeshaa shirweynaha. Ujeedada ugu weyn oo badineysa tirada ka qayb galayaasha oo shirka ka dib sii yaraan doonta shirarka danbe waa miisaanka la siinayo dastuurka la isku maan dhaafay oo aan afti qaran lagu jaangoyn karin. Waxaa kaloo culayskeeda leh khalkhalka soo galay Midnimada iyo Madax banaanida dalka ee ka dhashay damaca ITOBIYA ee xaaladaha badda Soomaaliya oo u badan iney dagaal gaari doonto Somali iyo ITOBIYA mar kale. 3. Maxaa lagaga hadlayaa shirweynaha Somalida ee Garoowe. A. Arrimo dastuurka iyo khilaafka ku gadaaman oo laga heshiiyo si loo dhammeystiro. B. Arrimo Nabadgelyo, difaaca ee bad, dhul iyo Cir C. Arrimo dhaqaalaha Kheyraad dalka iyo Nidaamka heshiisyada dalalka shisheeye lala gelayo. D. Arrimo xoojinta Iskaashiga iyo wadashaqeynta DFS iyo Maamul goboleedyada E. Aragti ku saabsan mideynta dalka iyo xiriirka Somaliland iyo Somaliya Muuse Biixi kadib. F. Qaabka & qabanqaabada doorashooyinka Soomaaliya ee 2025/2026. - Guddiga doorashada Qof & Cod -Tirakoobka dalka, - Diiwaangelinta iyo deegaan doorashooyinka Xildhibaanada. G. Sida lagu dooran doono Madaxweynaha 2026 Mudada oo Shirku socon doono ayaa waxaa laga heshiin karaa marka Ajendayaasha laga heshiiyo. Shirka oo laga yaabo innuu qaato 3, 5 ilaa 7 beri. Soomaaliya waxay leedahay dawlad Federal ah oo la aqoonsan yahay sidaa awgeed shirweynayaashu waxay ku koobnaanayaan wadatashi ee lama filan karo shirweynayaashii dibu heshiisiinta hore oo kale. Dibu-heshiisiintu waxay u furan tahay beelaha si gaar ah u qabsadaan ama dawlada Federalka iyo maamuladu ku dhexdhexaadiyaan. Natiijooyinka ugu waaweyn ee gogosha laga filan Karo waxaa ka mid ah. 1. HESHIIS Dastuurka lagu dhammaystirayo si heshiis lagu yahay. 2. Sameynta Qorshe difaac oo lagu ilaalinayo bada, dhulka iyo Cirka iyo sidii ITOBIYA damaceeda wadajir looga hortagi lahaa. Difaaca Dalka oo maanta Noqday baahida ugu weyn ee maanta Soomaalidu qabto si dalkeedu uga badbaado ITOBIYA ayaa u muuqata iney adag tahay marka la eego khudbadihii Lafta-gareen iyo Salax Ahmed Jamac ka akhriyeen Caleemasaarkii Deni ee Garowe. I. Lafta gareen ayaa sheegay in Ciidamo ITOBIYAN haystaan Baidoa sidaa awgeed aanu doonayn Colaad ka dhex abuuranta Somaliya iyo ITOBIYA ee loo baahan yahay in heshiis lagu wada noolaado. II. RW xigeenka oo sheegay inuusan ku hadlayn magaca Jagada uu dalka ka hayo ayaa Codsadey in Calanka Soomaaliya la geeyo Hargeysa. Taas oo uu ula jeeday in hogaanka dalka lagu wareejiyo Somaliland. Haseyeeshee ma sheegin sida lagu xalinayo baddii iyo dhulkii Muuse Biixi sheegay inuu ka kireynayo ITOBIYA. III. Waxaa la mid ahaa MW Xassan Sheikh oo afka ka dagaalama oo sheegay in ITOBIYA tahay cadowga koowaad ee Somaliya ayaa ku dhici waayey wax ficil ah oo uu kaga jawaabayo xadgudubka ITOBIYA ku damacday bada Somaliya inuu kaga Jawaabo Waxaa loo soo jeediyey: A. Ganacsiga Qaadka ITOBIYA in la joojiyo B. Duulimaadka diyaaradaha ITOBIYA ee Somaliya oo la Joojiyo C. Heshiisyada Amni iyo Iskaashi ee ka dhexeya Somaliya iyo ITOBIYA oo la joojiyo D. Ciidamada ITOBIYA oo dalka Somaliya laga saaro E. Safaarada ITOBIYA oo dalka laga saaro. V. Waxaa Sidoo kale aan ka duwanayn MW Qoor qoor oo sheegay in arrimaha Difaaca dalku yihiin Shaqada Dawlada Federalka. Sidaa awgeed ay heshiis ku yihiin hawlaha Dawlada Federalku Wado. Wuxuu ka jawaabayey markii dawlad Goboleedyada lagu eedeeyay ineysan qaban dibad baxyo lagaga soo horjeedo damaca ITOBIYA. 3. Wada hadal laga yeesho qorshaha doorashooyinka dalka ee 2026 4. Aragti mideysan oo laga yeesho Somaliland Muuse Biixi kadib iyo dhiirigelinta dhismaha maamulka Awdal. 5. Isfaham laga gaaro qaybsiga deeqaha Caalamiga ah iyo kaalmada bani-aadamnimo ee dalka soo gala. 6. Is-afgarad laga gaaro heshiisyada dalalka shisheeye sida amniga, horumarinta iyo dibudhiska dekedaha iyo Airporada. 7. Qorsheynta iyo fulinta wax lagaga qabanayo xaaladaha degdega ah iyo waxyeelada ka dhalata abaaraha, daadadka iyo Cudurada faafa. Wabillaahi Towfiiq

  • @aaminan7255
    @aaminan72555 ай бұрын

    kkkkkkk tolow goorma ayay hurdada ka kacayaan soomaaliya ilayn 33sano ayay soomaalilan dowlad madax banaantahay wr ilaahay caqliga iyo maskaxda haydiinka reebo soomaalilan wr bal gobalka banadir oo kalia ayaydaan xukumi karine maxaydin qabankartaan xoogiinii waa hadal uune

  • @MrMaaweel69
    @MrMaaweel695 ай бұрын

    War Aad u fiican waaye❤

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78225 ай бұрын

    Ethiopia wan ka xoog badanahay wana iska celin karnaa. Waxaan u maleeynayaa ethiopia ineey noqon doonto waraabihii wasmada doontay oo isaga la soo wasay. Fursad waxaa muuqato aan kuso ceshaneeyno dhulka naga maqan ee illaa iyo hawasa.

  • @ashheart9761
    @ashheart97615 ай бұрын

    Xasan Sheekh haduu daacad yahay wuxuu xiriirkooda soo celin lahaa Dawladaha jecel inay Soomaaliyo cagaheeda isku taagto ee ah Khadar iyo Turkiga, Laskiin Xasan Sheekh wuxuu ku dhex meereystay libaaxyo Baahan ee waliba is bahaystay, isuna bahaystay sidey falkeena qeyb qeyb u iibsadaan, Madaxda dalkana waxaad moodaa haween laysla qabo oo wax wadaniyad ah malaha, Halka Caqligoodu dhaafsaney cad la cuno iyo cajar haween.

  • @ashheart9761
    @ashheart97615 ай бұрын

    Waa cadawgii Soomaaliyeed oo dhan Illaahoow Quwadaada Soomaali wax wanaagsan noogu qabo yaa Rabi 🤲

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi74235 ай бұрын

    Waar waad edab darantihiin ee shirka ku noqda Ethiopia marabto dadkiina al shababku ka buuxo Kkkkkkkkk

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk5 ай бұрын

    MAXAA KEENAY IN AAN XUTA AFRIKANKI QIIMEY SOMALIYA? WAR MA JRAN IN KAGA WADA HADLO BADDENA SOMALIYA PERIOD. RAGGA SOMALIYEED JOOJI JILJILAACA IYO NACIIFKA JIRA DALJA DIFFACA AMA U BANNEYA DADKA U DIYAARKA AH SHAQADAAS 😢

  • @oogdhugee_3072
    @oogdhugee_30725 ай бұрын

    Somalia arinkeedu waa: - ii fakara - ii taliya - ii shukaaniya - ii dhisa - ii gogla - ii uureeya - ii didaaca - laakiin aan wax cuno - laakiin aan ismoodo - laakiin aan dhaliilo - laakiin ii daaya beentayda

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed20865 ай бұрын

    Ama aqbal ama ha aqbalin go,aankaa, Go,aanka waxaa iskale shacbiwaynaha barakaysan ee jam barakaysan ee somaliland ee qof iyo codka nidaamkoodu yahay, Somalia waatee, Sowtii goblantay ee gadoontay, ee gabanadeedu gabagabeeyeen 01 dii july dhegamale god dheerbay kudhacday,

  • @aliabdi8347
    @aliabdi83475 ай бұрын

    Soomaaliya waxba lama qabsan karto adduunka, mana jaanqaadi karto

  • @aliabdi8347
    @aliabdi83475 ай бұрын

    Marka horeba maxaa geliyay ururka bariga afrika. Soomaaliya ha iskaga baxdo ururka

  • @user-ed3ho9hm8u
    @user-ed3ho9hm8u5 ай бұрын

    Na taageera.maxaa la idnku taageeraa.somaliland ayaa itobiya naga dhacday .halkan ajandahaa loogama hadlayo.shirka waan qaadacaynaa . Ka baxa oo taga oo gurguurte utaga

  • @muhanadcade618
    @muhanadcade6185 ай бұрын

    Hi

  • @muhanadcade618
    @muhanadcade6185 ай бұрын

    🎉😊

  • @ENGmuxumadaxmedCali
    @ENGmuxumadaxmedCali5 ай бұрын

    Waa laba miduun wakhtiga soo socda in nala waayo iyo in idinka la idinwaayo waxka dhexeeyaa na jirto hadaad aduunka u yeedhato waa loo yeedhan keena xaqa ahna wiu raaci

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj5 ай бұрын

    Somalia ayaa la waayi haday walalahooda wanaag kula noolaan wasyaan

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg5 ай бұрын

    Waxaa laysu haystas waa qaranimadd dawladnimada waxaa xaq u leh somaliland waxaad noqdoontaan sidii china iyo Taiwan kursiga aaf ku fadhidaan waa kii somaliland

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78225 ай бұрын

    IGAD. OAU. Guddiga amaanka weey diideen ineey wax ka yiraahdaan xadgudubka ethiopia aay kula kacday somalia iyadoo sheegatay baddeena zeylac iyo lughaya inuu xoog iyo xeeladba ku qaadanayaan eeyna ka go,antay. Marka haddii labadii ururba aay ka aamuseen xad gudubka ethiopia .1.sharci iyo kala dambeyn hadeey jirin. 2.wixii sharciyo ah oo aay africa sameeysteen haddii hal dowlad aay burburineeyso. 3.somalia waxaa la gudboon in aay usaga baxaan IGAD. iyo OAU.

  • @amnoali8348
    @amnoali83485 ай бұрын

    Somaliland is not Somalila 😂😂😂😂so stop drama and crying

  • @mohammedhassanademadem
    @mohammedhassanademadem5 ай бұрын

    Fake news ... Zoomalia failed state

  • @elmoelmo6091
    @elmoelmo60916 ай бұрын

    Kkk prf Cali m geedi yaahuu goormee ayuu gaaray darajadaas

  • @18maychannel23
    @18maychannel236 ай бұрын

    Beenaale wax kadhacay majiro maanta waar camal doono been bad nafmoodeene indhihiinoo Shana ayaad arkidontaan iyadoo la aqoonsaday qarankan ethopiana saldhigeeda soo dagtay Tani waxay lamid tahay Malgashigii DP World aad kudidanaydeen tusaale nool weeye oo somaliland ka faidaysatay

  • @muuseyuusuf2557
    @muuseyuusuf25579 ай бұрын

    talakunol darbimiyeykunoqotay waxatahay qawrij cade hadafkaga

  • @cabdibihi7920
    @cabdibihi79209 ай бұрын

    Warkisu wucadyahay

  • @cabdibihi7920
    @cabdibihi79209 ай бұрын

    Qarxi masaajida

  • @user-mm6yw2ml8h
    @user-mm6yw2ml8h9 ай бұрын

    Wariyahan yari waa fariid dhagarqabe taakeeye waad ka aqlibadanthy

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe9 ай бұрын

    Qofkii yidhaa kitaabka hala igu xukumo ma gaalbaa. Kitaab iyo wixii ilaahay yidhi marka ay meesha timaado wa in aynu hoganaa soomaalay.❤

  • @someditins
    @someditins4 ай бұрын

    Really 😞

  • @AH-iu2nj
    @AH-iu2nj9 ай бұрын

    A professional interviewer who prepares more than wonderful questions, Chapo

  • @theamericanmilitrytroopsin3022
    @theamericanmilitrytroopsin30229 ай бұрын

    Insha alh cadaalada ayaa lahor geyn doona xukunka shabab lagu xakumo ayaana dushada lagu ridi doona

  • @cabdiyaregurhan3659
    @cabdiyaregurhan36599 ай бұрын

    Hhhhh manta kwrn godha jilocow kasoo fiiri dulika

  • @AbdiAbdi-lb7ou
    @AbdiAbdi-lb7ou5 ай бұрын

    @@cabdiyaregurhan3659 niyow zxp ma dadka tageera tahay Mise xisbigiisa ku jiirta waan wataye

  • @rocky4066
    @rocky406610 ай бұрын

    Qoraalka iska saxa waa idinku ceeb Inaad qalad qortaan

  • @rocky4066
    @rocky406610 ай бұрын

    Prof. Maxamed C. Jawaari xafiduhu allaah waa qabiir soomaaliya qiima u leh oo dhif iyo naadir ah sidiisa oo kale waa in laga faaiideeystaa inta uu nool yahay cimri dheer iyo caafimaad allaah hasiiyo

  • @abdiwahabnadhi4756
    @abdiwahabnadhi475611 ай бұрын

    Cali jeete ka hara nooh

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Жыл бұрын

    Xildhimaanka inta badan hadalkkooda waxay dhex gelinayaan erayo Ingiriisi ah Dadka ay xilka u hayaana waa Soomaali luuqad ay ku hadasho ayey leedahay. Ee Ku soo gudbiya Hadalkiina Afka Soomaaliga ah ahb Aan dhamaysto Waa nasiibdaro Dad Masuuliin ah in ay