Hamze Hariir

Hamze Hariir


KUSOO DHAWOOW CHANNELKA HAMZE HARIIR , WAXAAD KA HELI DOONTA MUUQAALO KU XIISO GALIYA MAHADSANID

Dood Adag Yaa Ah Muwaadin Somaliyeed

Dood Adag Yaa Ah Muwaadin Somaliyeed

Пікірлер

  • @hashimege3467
    @hashimege346711 минут бұрын

    Bal mooryaanka argagixisada ah wuxu dhurayo ega 😂😂😂

  • @hassandarar
    @hassandarar11 минут бұрын

    Reer somaliland waa dad kartile hadaan koonfur nahay waxba ma qabsano wax aan xasad ahayn

  • @saeeddualeh6576
    @saeeddualeh657615 минут бұрын

    Keep on dreaming brother 🦾🦾🦾

  • @mohamedsuleiman5342
    @mohamedsuleiman5342Сағат бұрын

    Xamse xariir madaxa haw ruxin noocan aad buunbuuninayso ee maalaa yacniga ku hadlayso af noolina wuu hadlaa eyna wuu ciyaa

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945Сағат бұрын

    Gobolka awdal waa Somalia

  • @muawiyeawil8430
    @muawiyeawil8430Сағат бұрын

    Arimaha Soomaalida ma dhex gali karaan gaaladu.

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod6945Сағат бұрын

    MOU waa prank, reer awdal ma rabaan

  • @ahmedalin
    @ahmedalin2 сағат бұрын

    SOMALI-LAND IMINKA AEYEY NOO SHEEGAAN IN SI FUDUD SOMALIA UGU BIIREEN, LAAKIIN IMINKA AYEY SI FUDUD ETHIOPIA UGU BIIRAYAAN. 30 SANO KADIB AYAAN ODHAN DOONAA SI FUDUD AYAA UGU BIIRNAY ETHIOPIA. MUUSE CAGLIGA HA LOO SO OCELIYO.

  • @HassanAhmed-yf7vm
    @HassanAhmed-yf7vm2 сағат бұрын

    Anuu Muqdisho iyo Addis ababa waxaan jeclahay Addis ababa sababtoo ah Addis ababa waa magaalo nabad aad ku seexan karto lkn Muqdisho waa meel dadka lagu qasho waana khatar nololina kama jirto, walaalahayo Ethiopia waa soo dhawaynaynaa inaa wada noolaano oo wada ganacsano muse bihi waxaan kula talinayaa inuu 100KM oo bad ah siiyo Ethiopia 20KM waa ku yartahay Ethiopia

  • @khadraahmed3940
    @khadraahmed39403 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sharifsaleh7167
    @sharifsaleh71674 сағат бұрын

    30%waa kee.

  • @ayaanleg
    @ayaanleg5 сағат бұрын

    mashaAllah. Guul Somaliland ♥️

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v6 сағат бұрын

    Mansha Allaah Allahu Akbar

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f6 сағат бұрын

    MUDNIMO SOMALILAND AYAA WASTA IYO HADLAAYOW HUURO HOOYADAA AYAA FUTADA KAA DHASHAY BEENAALE KURDI BAAD TAHAY

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz6 сағат бұрын

    Masha allah hanbalyo hablahayaga iyo inamadaba waan bogaadinaya adeer halgankii an somaray idiinka dhaxalkiisa leh waa inad midnimadina iyo isku dubnidiina xoga sartan tasii ay guusha idiin horseedi donta isku dubnada halgankii an soo maray xiligii halgankii s n m isku duubniman kugadhnay guusha isku dubniduna waa midho dhalka gushada taa hala ogaado dhalinta reer somaliland wax ad maanta u halgamaysan waa dhaxalkiini ilashada haka see xanina idiinku siine ilashada adeer dhamantiin hanbalyo ayan idiin leeyahay guul iyo gobanimo somaliland isha allah

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy6 сағат бұрын

    Viva

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68596 сағат бұрын

    Dalkaga ka sheke tan cidi wax ka waydin mayso

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68596 сағат бұрын

    Mooryaan iyo ARGAGIXISO

  • @princesshawd6859
    @princesshawd68596 сағат бұрын

    Muse hadu sobaxo maxa jira sow is a rer Somaliland maha caqli moryaan

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse7 сағат бұрын

    Waligay Somalia maan shegan Somaliland ayaan ahay

  • @aygyoutube
    @aygyoutube7 сағат бұрын

    😂😮Ha Ciyaane weligood ha Ciyaane, Caku hayska ciyaane. Caynka Awrka u giija.😢😅

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed718 сағат бұрын

    Calooshood u shaqaystayaal loo xilsaaray hagardaamada somaliyeed dibna usoo noolayaan fekerkii siyaasada gabawday 1960 ee midnimoda shanta gobol waxayna u shaqeeyaan dawlada masar iyo Djibouti, iyo dawlado kale oo farabadan oo dani ugu jirto burburka iyo kala firdhinta soo kabasho la,aanta is aaminaad la,aan baabi'inta xeerarka caalamiga wadamada Somaliland

  • @salmahussein5007
    @salmahussein50078 сағат бұрын

    Badeebaa haaye lahaydeen Somalia waalida la fadhiista

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail11138 сағат бұрын

    Somalilanders should not accept any refrendum, No matter who likes to push Somaliland to accept their political Idea, Somalilanders did not get any financial aid from these countries so, they could park all they demand, but Somaliland will never Join the faild State and the five Presidents who are fighting among themselves day and night. The World has never seen a very poor country like Somalia who five Presidents. They crying now because Somaliland took back it's Independence and Somali Italiano should vacate the United Nations Seat soon, there is no ifs and buts, they should hand over the seet period.

  • @fardowsa6949
    @fardowsa69498 сағат бұрын

    Insha Allah Somaliand guuuuul guuuuul ❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉.

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail11138 сағат бұрын

    Those so Called the eleate 😢of Somalilanders calling a refrendum for Somianders to rejoin Somali Italiano. Those Somalilanders are politicaly deniying the destruction, the bombing and the killing of Tenth of thousands that took place in Somaliland. These so called Intlectuals are thiking about their pockets and do not care the genocide that took place in Somaliland. These people have forgotten how Somaliland's Independece was used , and the failed Stato of Somali Italiano still using the Independence of Somaliland. These people calling for another wastefull refrendum who probably their pockets are filled, should get an other line of work, Somaliland will never go back an other colonazation of those who ripped off Somaliland 31 years, and at the sam time buried alive Tenth of thousads , You are out of your mind to bring that kind of Idea to Somalilanders.

  • @MubYus
    @MubYus8 сағат бұрын

    Heshiiska , MOA, Somaliland & Ethiopa lama joojin karo. ilaa ,,50.0000 Naagood Hawiye ah Amxaar waso..

  • @MubYus
    @MubYus8 сағат бұрын

    Naaagaha Muuqdisho , soo saara Mudaaharaad ha sameeyeen, Heshiiskka MOA , Somaliland & Ethiopia ha ku sameeyaan.

  • @MubYus
    @MubYus8 сағат бұрын

    Muuse Biixi, ayay kaga dhegtay,, markay Itaal kale waayeen.

  • @MubYus
    @MubYus8 сағат бұрын

    Maamulkan Xamar oo dhan aan wada xukumin, Muuse Biixi ayay kaga dhegtay.. Yaaaaab.

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus68159 сағат бұрын

    FAQASH SOMALIA 33 SANADOOD AYAY HOOGAYEEN MASAAKIIN BAROOR BADANAA 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jamalskp7280
    @jamalskp72809 сағат бұрын

    Qofku markuu jaahil yahay wuxuu raboo sheegaa 20,000 oo ciidana ku lahaa hada 3 guuto oo waliba loo diiday in ay hubka waawayn isticmaalaan ayey 9 bilood la dagaalamayeen

  • @aminaali5323
    @aminaali53239 сағат бұрын

    Waa 6biloodo khadaare ah Hamsow waxanoo kale wax ladhegeysan karo maaha

  • @abdiali319
    @abdiali3199 сағат бұрын

    Waar neefkan idinka dhegaysta…

  • @abdiali319
    @abdiali3199 сағат бұрын

    Waxuu ismoodayaa inuu wax iska celin karo. Af nooli hadal madaayo.

  • @fosiali263
    @fosiali26310 сағат бұрын

    Muuse nin maaha nacasnimo qaata sida ciroo kle

  • @art_lto2450
    @art_lto245010 сағат бұрын

    somalia🇸🇴😅 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 nacebaa mar ay Lascnoood mamul u qonsato iyo mar ayay belaha somaliland dagan isku dirtoh kk

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr10 сағат бұрын

    Donald Trump iyo Craxmaan Cirro ayay rajadii idinka gashay balse aan ku xasuusiyo Madax wayne kasta oo maraykani wuxuu u taagan yahay American interest and values, anagana waagii DP world Madax wayne Siilaanyo ayaa keenay sidii aaad uga fal celiseen eeed uga qayliseen waa taynu ogayn Ninkii dhamaystiray na waad garanaysaa oo dabcan waa Mud Muuse biixi. Ok, Craxmaan Cirro haddii uu yimaadana waa kii kan hadda toobada idin seejiyay (MOU)ga iyo qaar kaloo badanba dhamays tira. Anagu dee sxb cod shacab baanu ku nimaadnaa oon ahayn 4 qof iyo Teendho gudaheed. Our record speaks for itself in case you forgot that.

  • @mohamed11376
    @mohamed1137610 сағат бұрын

    Malax baa kaa buuxda u dhimo

  • @abdiali319
    @abdiali31910 сағат бұрын

    Waar beenta aad u sheegaysaan dadkiina masaakiinta ah. Somaliland go’aankeeda iyaga ayaa iska leh. Indian Ocean-ku ha idinku filaado xoolo cirdoon baad tihiin. Haddii aydaan xuduud la lahayn Ethiopia, Somaliland, Somalia, Jibouti iyo Ethiopia xuduud caalami ah ayey leeyihiin kumana murmi kartaan. Idinka iyo Ethiopia ka heshiiya xuduudda idiin dhaxaysa. Somaliland uma baahna aqoonsigiina ee futada Muuska ka dheregtay iska galiya.

  • @mohamedyusuf579
    @mohamedyusuf57910 сағат бұрын

    De Wuuba soo laabanaya ma hadalba ku jirtaa wuuna boobaya

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr10 сағат бұрын

    ISKAA WAX U QABSO. how fascinating kkkkkkkkk. I like this guy. Where's the government officials? How weak kkkk no wonder. Your foreign minster is Mr Fiqi that's why they let the dogs out wooof woooof.

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg10 сағат бұрын

    Hhhhh waar dorshada somlilnd shacabka codeya xisbi kasta muraqiba baa o joga o codka u tiriya ee maha waxa dolwada shisheya waxa kabadali karan ma waxad modena somaliya o waxab lasi kala ibasado

  • @IfrahMaxamed-ui9nr
    @IfrahMaxamed-ui9nr11 сағат бұрын

    Thank you for your wonderfully articulated false claims. One question though, can you tell me wether or not Somaliaa gained full independence from Italy? If yes, when and where all that took place?

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan587511 сағат бұрын

    guul qaranka somasliland

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh605911 сағат бұрын

    DDS waa in loo halgaaa sidii looga xoray lahaa Itoobia.

  • @elhanweera2435
    @elhanweera243511 сағат бұрын

    Mw biixi inshaallaahu wu so baxayaa❤❤❤❤ intuu dhamystirayo somaalilaan mida aduunka kubiirta wu jogaya inshaallaahu aamin aamin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed590311 сағат бұрын

    Ethopiankii waabey soo galeen halkii au doonayeen inay ka samystaan saldhiga ciidan iidnku caaaacdii baa iidnka dhamaatay

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight12311 сағат бұрын

    Waar. Waxaasi. Haadal. Maha. Waxaan. Nadhaafiiya. Niicidoida. Iyo Bilaadhiiga. Dana. Caararaay. Haana. Dhaafaan. Waxaani

  • @roobjama6865
    @roobjama686512 сағат бұрын

    Waa hadaltiro iyo aragti liidata inla aamino in Ethiopia wax faragelina kusamaynkarto cida loodooranayo hogaanka Somaliland.