Faisal karate

Faisal karate

KAABA IN SIDE

KAABA IN SIDE

Masjid Al Jinn

Masjid Al Jinn

Tawaf   Masjid Al Haram

Tawaf Masjid Al Haram

Allah ayaa Wax badbaadiya

Allah ayaa Wax badbaadiya

SEEL IS NADIIFINAYA

SEEL IS NADIIFINAYA

geel qurux

geel qurux

Пікірлер

  • @user-db5pm4bc8r
    @user-db5pm4bc8rКүн бұрын

    subhanallah

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicostaКүн бұрын

    Old is Gold allow U naxariiso

  • @IntisaarAhmed-up2fl
    @IntisaarAhmed-up2fl7 күн бұрын

    War fanaankan xagee joogaa fanaan qaranbuu ahaaye

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht10 күн бұрын

    Wax lacadesto mahin hilibkeda mabnuuc subukedana hadi qofka qalin dido lafahina jaben lokashada idaha hilibkoda logudaraa hilib beel dadka hacunsiin

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari10 күн бұрын

    Cabdulle yuusuf Hanuuniye, barbaarkii ku dhashay magaalada ceelbuur ee hibaddiisa fanneed ku qabsaday magaalada muqdisho iyo guud ahaan gayiga Soomaalida, Hanuuniye waxa uu ahaa Fan dhameestiran si kale haddaan u dhigno wuxuu ahaa muscijasadii fanka Soomaalida, wuxuu ahaa hal abuur wax kusoo kordhiyay heesaha Soomaalida, wuxuu ahaa Abwaan, mullaxan iyo kabaniiste, marna wuxuu ahaa heesaa cajiiba oo marba halka loo eego waxa uu noqonayaa kuwa ugu sareeya jaadkiisa. Hanuniye waxa uu ahaa nin neceb tartanka iyo wax yaabaha la nooca ah kuwaas oo xaqiiqdii ah wax aan wanaagsanayd qofku hadduu hibo leeyaahay uma baahna in la dhaho waad tartamaysaa ee in isaga laga codsadaa mudan, kolkii uu diiday tartan iyo hawlihii uusan rabin waa ay diiday Kooxdii Waaberi albaabkana way ka soo xidhatay isna uma joojin ee waa uu iska sii watay hawlihiisii oo uu is ogaa in hibadiisa aysan qarinayn koox si gaar ah ugu heshiisay. Waxa ay soo saareen Riwaayadii ugu horeysay isaga iyo koox kale ee anaan caan bixin waana riwaayadii uu ugu baxay magaca " Hanuuniye" Riwaayaddaas waxa ay kaga hadlayeen dhalinyarada miyiga ka yimaada ee magaalada soo gala iyo disa ay u qariso mawjadda magaaladu oo qayba meel galaan kuwa looga bayaqo in ay tareenka malwadda raacaan oo darbiyada ku cabbaan daroogada ayuu ka hanuuninayay waana halka uu ka raacay magacu dhab ahaantiima waaba hanuuniye oo kolka aad dhagaysato "Guri guri ku dumay iyo Dalkii idinkaa qaribay" ayaad ogaanaysaa inuu waligiiba ahaa nin hanuunin iyo wanaag ka shaqeeya. Intaa kadib Hanuuniye wuxuu noqday hiboole aan fankiisa qarsoomin, iyo mucjisa yar oo hooballadii waaweeyna oo jooga qabsaday magaalada muqdisho. Heesihii ugu horeeyay uu qaado, walibana uu gacantiisa ku tunto. Cabdalla Y. Hanuuniye 1978 ayuu soo saaray Album qariyay kooxihii waaweynaa ee kolkii hore diiday waana Album-kii caanka ahaa ee "Baddu laydh qaboobaa" heesihii ku jiray Album-kaa si weyn ayay ugu dhex baaheed suuqa oo kuwo dadku ay aad u xiisaynayaan ayay noqdeen Hanuuniyena waa ay soo shaacbaxday hinadii aan la qarin karahayn ee ku abuurnayd waxa uuna noqday mid ay u kala tartamaan kooxihii jiray oo dhan xitaa Waabaridii kolkii hore diiday. Hanuuniye codka talmoon iyo hibadiisa dabiiciga ah waxaa u dheereyd ruuxaaniyad u gaar ah, iyo in laxamadiisu ahaayeen jaad gooniya oo dareen gaar lagu sameeyo. Waxaa xusid mudan in kooxdii waabeeri uu marka hore diidmada kala kulmay, in ay u baahdaan, laguna amray maamulkii kooxdaas in la keeno kooxda mucjisadaan cusub, waxa aynu u arkayeen haddii ninkani uu koox kale galo inay suuqa ka baxayso Waabari oo ninkaa si ay u keenaanba waa u tafaxayteen. Rag badan oo isku dayay inay Hanuuniye tashkiiliyaan kuwaas oo qaybba koox ka socotay, Cismaan gacanloow oo rabay in uu safar dibadda ah u baxo Hanuuniye ay saaxiib ahaayeen ayaa fasax weydiistay maamulkii kooxdii waaberi, iyagoo xujo uga dhigay in booskiisa uu keeno Hanuuniye si loo fasaxo. Sidaas ayuuna Hanuuniye uga mid noqday kooxdii uu markii hore diidmada kala kulmay ee Waabari.

  • @MaxamedXuseyne
    @MaxamedXuseyne11 күн бұрын

    Viijhj

  • @user-gk5dc7kr2v
    @user-gk5dc7kr2v13 күн бұрын

    Maarkaasaalaleeetah maheeerteen baaalataaartamaane wlhi waaalagu daalaya

  • @LaylaAxmed-wl6hi
    @LaylaAxmed-wl6hi14 күн бұрын

    Allah unaxaristo aamiin aamiin

  • @SOMALIABoss
    @SOMALIABoss14 күн бұрын

    Brhi4j4🎉🎉😮😊😊😅😅

  • @farxiyocalixuseen-j3y
    @farxiyocalixuseen-j3y15 күн бұрын

    Wll waa codsi isheg labarkiisa

  • @user-mp4jv3xq2t
    @user-mp4jv3xq2t16 күн бұрын

    2024😢😢😢

  • @Vodca_alchol
    @Vodca_alchol23 күн бұрын

    Change change change change change... Normal... Camel has belonged to nonsee something do you understand?? Come again... Come again what you need to think about him okay learn more ❤

  • @user-gc4nm4ej6q
    @user-gc4nm4ej6q24 күн бұрын

    Amiin alla 😢

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be28 күн бұрын

    😂😂😂😂 wuukacabsanaya

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be28 күн бұрын

    Meeshani Guricel janno bey u egtahay

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be28 күн бұрын

    Geela somali ugu qurxoon ugu badan galmudug hg baa geela ugu badan iyo ariga wanahadhaqda❤❤❤

  • @abdiabdihasan
    @abdiabdihasan29 күн бұрын

    Sxp gabooye waa Alan dheere somaliyeed lkn Tayo malihdiin waxaad jeceshijiin in Somali Ku hoos gabataan, waa saas waxa la idin yaso, Somali dhulkeedu waa baylah, Socotra idinku daga oo gobol Ka dhigta ,

  • @ubaxyuusuffaarax4605
    @ubaxyuusuffaarax4605Ай бұрын

    Màrshàle allah hakunaxaristo

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdiАй бұрын

    Dad wadadki hore

  • @NimcoIsmaciil-vu3qk
    @NimcoIsmaciil-vu3qkАй бұрын

    Addbbwq

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mcАй бұрын

    😂😂😂

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mcАй бұрын

    😂😂😂😂

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.MuhiyidinАй бұрын

    wallhi nerve xanun baa ila 2014 ki lanolahay insha allah this summer hadi an wadanka iman karo wean imana meshan waba hadi ila hada kusi talo wayo video kan 2 years ago laso dhigay

  • @user-iq5pe1jl9c
    @user-iq5pe1jl9cАй бұрын

    Musliimiin miyaadayn shayn wurasnks maa la saaro lacag la aan aakhiro maxaa la gaysabayaa😢😢😢😢

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875Ай бұрын

    Dadkaan aya ruwayad jili jiray

  • @notgotnameyet
    @notgotnameyetАй бұрын

    bidcah

  • @user-up8cf6ob4q
    @user-up8cf6ob4qАй бұрын

    Alah how naxaristo marxuum madaxweynahi putland madaxweynahii soomaaliyed ilahow janadii geey ma arkayseen ninka ciisaha ah oo ciisahu hilibka bakhtiga cunan ee madaxweynaha jabuuti siduu uga naxay dorashada madaxw claahi yuusuf eeg wajigisa marku xaflada fadhiyo ismaciil cumar geele waa nin necab daarodka ninkaa cisaha ah ee naagta isaaqa qaba ismaciil cumar geele

  • @saadiadiriye2753
    @saadiadiriye2753Ай бұрын

    Ala nasiib xumaa Cabdulaahi yuusuf

  • @IsmaaciilCaliMaxamed-cx2rh
    @IsmaaciilCaliMaxamed-cx2rhАй бұрын

    Yarxamakallaah😢😮

  • @ImanIbrahim-ml8og
    @ImanIbrahim-ml8ogАй бұрын

    Waxan dawanaya malin talada ah tarikh ay tahay 27 05 2024

  • @hodaniitaabdi9013
    @hodaniitaabdi9013Ай бұрын

    Qolka meydka ladhigo qofka ugu gala ee so ega meydka ma waajipba inu kaso meydho ani mafahmin sas aa lashegya ee

  • @ayanyusuf6055
    @ayanyusuf60552 ай бұрын

    😢😢😢

  • @user-lv1yd5js6s
    @user-lv1yd5js6s2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siciidottor9902
    @siciidottor99022 ай бұрын

    Heestaan waa hees qaran wan taageeraaa

  • @XamuudCali
    @XamuudCali2 ай бұрын

    Wanaaga hala dhoowro xumaanta hala waayo

  • @nawaalaxmed5228
    @nawaalaxmed52282 ай бұрын

    Asc Faisal illaahay danbigaaga iyo kawaalidkaaba haa dhaafee xagee kaala soo xidhiidhaa

  • @nawaalaxmed5228
    @nawaalaxmed52282 ай бұрын

    Asc wll Faysal meelan kaala soo xidhiidhaan rabaa

  • @hilowsheikh9133
    @hilowsheikh91332 ай бұрын

    Aalow cafimad si

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim2 ай бұрын

    What about me

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7c2 ай бұрын

    Amiin

  • @dauddahir4170
    @dauddahir41702 ай бұрын

    Allah unaxariisto

  • @Honey_iyo_chocolate
    @Honey_iyo_chocolate2 ай бұрын

    Faisal karate maxaa kasi ah 😮 qaabki dumarka leeyahay ilaahoow na hanuuni

  • @IsaaqIbraahim-gs6wv
    @IsaaqIbraahim-gs6wv2 ай бұрын

    😢😢😢❤❤❤

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale122 ай бұрын

    Mar hadii nin ka mid ah Ragii Dalka Burburiyey uu Qiraayo waqtigaas in Dalku Burburay wale hadlkaasi waa Run Dhab ka ah Dhankiisa

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire84002 ай бұрын

    Quwaddooda waxaa kabaqa qaa'inkiyo cadaawaha.

  • @ahmedmohamud1619
    @ahmedmohamud16192 ай бұрын

    Kuwa magaalida kunool ishooda waa kabilaalinaa Geela waayo faqri iyo jaago, nolal murugo kasamaysan ayay kujiraan marwalliba

  • @Mb00099
    @Mb000992 ай бұрын

    11 sano ka dib yaa mar labaad daawanaya waa ku salaamayaa legendow 👋

  • @Alxuseen
    @Alxuseen3 ай бұрын

    Masha alh

  • @user-bw5gd5jr5l
    @user-bw5gd5jr5l3 ай бұрын

    Allaha unaxariisto

  • @user-bw5gd5jr5l
    @user-bw5gd5jr5l3 ай бұрын

    Allaha unaxariisto