Baraarug Media

Baraarug Media

Warbaahinta Baraarug Media waa warbaahin islaami ah oo si mutadawacnimo ah ugu adeegta guud ahaan umadda ku hadasha Af-Soomaaliga. Baraarug Media waxa ay si joogta ah u soo gudbisaa Quraan, Duruus, Muxaadarooyin Iyo Barnaamijyo Diini oo ay soo jeedinayaan Culimada Soomaalidu meel kasta oo ay Dunida ka joogaan inta aanu awoodno.

Howlaha Baraarug Media kuma koobna oo kaliya KZread, laakiin waxa facebook ku leenahay Page Iyo Website-ka Baraarug.net oo isagana laga helayo dhamaan Quraan, Duruus Iyo Muxaadarooyin Dhegeysi ah, kaas oo aan Illaahay mahadii aanu ku guulaysanay wakhti dheer ka dib in aanu dib u habayn balaadhan ku samayno website Baraarug.net, yeelatana Baraarug Media Apps U Gaar Ah.

Howlaha Warbaahinta Baraarug Media waxaa socodsiiya dad mutadawiciin ah oo waqtigooda, hantidooda iyo xoogooda u bixiya Allah dartiis.

Abdifatah Hassan Hargeisa
Mobile:+ 25263-4426636
Email: [email protected] or [email protected]
Website: www.baraarug.net

Пікірлер

  • @ARDAYSAME
    @ARDAYSAME16 минут бұрын

    ala yaraxma

  • @user-dh7fp4ep8q
    @user-dh7fp4ep8q4 сағат бұрын

    😮😮😮

  • @faadumocali5574
    @faadumocali55745 сағат бұрын

    Muuse io koox Diisa Allah soo hadeyo shacabka weey qalden Ithobiya walalo nahy xasbiyalaah

  • @faadumocali5574
    @faadumocali55745 сағат бұрын

    Mansha Allah Sheikh musdaf Haji ismaciil haarun xafido Allaah ❤

  • @faadumocali5574
    @faadumocali55745 сағат бұрын

    SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤

  • @AminaAxmed-eo7tg
    @AminaAxmed-eo7tg6 сағат бұрын

    M.a

  • @user-nb3tz5pr5l
    @user-nb3tz5pr5l6 сағат бұрын

    شيخنا هل يوجد ها اولاء في هدا الزمن مستحيل

  • @kingmo9457
    @kingmo945712 сағат бұрын

    ❤❤❤ALlaahuAkbar

  • @AbdiSahaL-os3qc
    @AbdiSahaL-os3qc20 сағат бұрын

    Sheekha alahakuxafido

  • @AbdiSahaL-os3qc
    @AbdiSahaL-os3qc20 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤😢😮

  • @MukhtarAlimaxamed
    @MukhtarAlimaxamed23 сағат бұрын

    Masha Allah Allaha kuxafido

  • @abdirahman7183
    @abdirahman718323 сағат бұрын

    After 7 years

  • @suhuur8625
    @suhuur862523 сағат бұрын

    Mashalh❤❤❤❤

  • @suhuur8625
    @suhuur862523 сағат бұрын

    Mashalh❤❤❤❤

  • @suhuur8625
    @suhuur862523 сағат бұрын

    Mashalh❤❤❤❤

  • @MaaidamihumedMaaidamuhum-dt5iw
    @MaaidamihumedMaaidamuhum-dt5iwКүн бұрын

    𝙸𝚗𝚝𝚊𝚍𝚊𝚊𝚠𝚊𝚝𝚊𝚢 2024😂😂😂

  • @RaxmaRaxma-ym9uv
    @RaxmaRaxma-ym9uvКүн бұрын

    Scw❤

  • @user-nx4ir6tl3j
    @user-nx4ir6tl3jКүн бұрын

    Ilaahey ha nagu wada anfaco dhammenteen aamin

  • @user-ml7wq9dj9c
    @user-ml7wq9dj9cКүн бұрын

    Mansha allh

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582Күн бұрын

    رحمه الله رحمة واسعة واسكنه فسيح جناته أللهم امين يارب العالمين

  • @ardowarsame5351
    @ardowarsame5351Күн бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @Salebanibrahin-zn3cp
    @Salebanibrahin-zn3cpКүн бұрын

    Yaa arka kuwa la doorto

  • @saamisomalilovepartnerexpe1857
    @saamisomalilovepartnerexpe1857Күн бұрын

    1994kii ayuu fiqiga na baray sheekh maxamed

  • @ShukriKhaliif-s1s
    @ShukriKhaliif-s1s2 күн бұрын

    Masha allaha iyo kaa jarsiyo @

  • @ShukriKhaliif-s1s
    @ShukriKhaliif-s1s2 күн бұрын

    Masha allaha iyo kaa jarsiyo

  • @ShukriKhaliif-s1s
    @ShukriKhaliif-s1s2 күн бұрын

    Masha allaha iyo kaa jarsiyo

  • @ShukriKhaliif-s1s
    @ShukriKhaliif-s1s2 күн бұрын

    Masha allaha iyo kaa jarsiyo

  • @nuuracisman6746
    @nuuracisman67462 күн бұрын

    Alle ha kxifdiyo❤

  • @sihaamabdi2920
    @sihaamabdi29202 күн бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

  • @maymounhmohammed651
    @maymounhmohammed6512 күн бұрын

    Ilaahay kuu naxariisay shiiqow

  • @aminamusa5517
    @aminamusa55172 күн бұрын

    Sheikh so warayso madaxda inta anad ka hadlin haa madaxwayne muse wu qoray markii u xilka qabtay inta u xoolo leeyahay hadaba si ay sax kugu noqoto waxaad sheegaysaa kuwii hore qaarna waxba may hayn qarna sida aad sheegayso ayay ka dhaqdeen waxaan sheikh codsanaya warka waan maqlaye bal Madaxwaynaha so warayso si aad uga sheekayso sida cumar oo kale

  • @MouniraARAHMAN-ng9zn
    @MouniraARAHMAN-ng9zn2 күн бұрын

    imika maad waraysatay marku xilka qabtaybaad ka waranaysaa

  • @laztboy0173
    @laztboy01732 күн бұрын

    Masha alah

  • @user-qu4ml8lj3j
    @user-qu4ml8lj3j2 күн бұрын

    Mshllh ilaahay hakaa jasaa ad siiyo❤❤❤

  • @adanmohammed9369
    @adanmohammed93693 күн бұрын

    Masha Allah. Shekh Allah haa xafido. Waa Ruuntiisa 100%. Marka waa in aan qaadana waanada dhabta ee ina canfacaayo aduun iyo aqeero. Allah haa na ilaaliyo Cadoowga Diinta islaamka ayaa aad iyo aad ubatay. Cadoowgaas dhinaac walba ayuu ku dhaxjiraa. Waxbadan oo naga qarsoon ayaa jira lakiin Allah waxba kama qarsono. Allah haa badbaadiyo umaada islaamka.

  • @halimohamed4683
    @halimohamed46833 күн бұрын

    Scw scw scw scw scw mansha’allah

  • @ZakarieMohamed-cq9zs
    @ZakarieMohamed-cq9zs3 күн бұрын

    Xaqiiq buu ka hadlay Alle qabriga hakuu waasiciyo

  • @ilwadmoustapha192
    @ilwadmoustapha1923 күн бұрын

    ❤mashallah xafadaka allh Madaxda musliminta allaha fahamsiyo

  • @UmuCimran
    @UmuCimran3 күн бұрын

    Scw❤❤scw❤❤

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka76973 күн бұрын

    Allah akbar Allah ha unaxariisto sheekh 🤲🏻🤲🏻🤲🏻☝

  • @ardowarsame5351
    @ardowarsame53513 күн бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤

  • @IssackBirik
    @IssackBirik3 күн бұрын

    Jazakallah

  • @user-qe3oh7mh9e
    @user-qe3oh7mh9e3 күн бұрын

    Masha allah sh maxamed aadan cod wanaag san ❤❤❤❤❤

  • @AbdirizaqMaxamed-hi9fk
    @AbdirizaqMaxamed-hi9fk3 күн бұрын

  • @AbdirizaqMaxamed-hi9fk
    @AbdirizaqMaxamed-hi9fk2 күн бұрын

  • @naciimamaxamuud
    @naciimamaxamuud3 күн бұрын

    Shekha lanbarkiisan raba iso sheega qof haya majira su,aalban waydiinayaye

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl4 күн бұрын

    Rabi aqfirhu wa arhamhu 🇸🇩 ilahaow qabriga u nuur

  • @user-ux4vd6lw4n
    @user-ux4vd6lw4n4 күн бұрын

    جزاك الله خيرا الجزاء شخيناعن بلاغك الحق

  • @xayaath62.
    @xayaath62.4 күн бұрын

    Mahadsanid sheekhow

  • @user-dx7oy1iu4h
    @user-dx7oy1iu4h4 күн бұрын

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-.....

  • @maryanahmed9538
    @maryanahmed95384 күн бұрын

    Masha allaha allaha akaba

  • @dekonoor5069
    @dekonoor50694 күн бұрын

    Mashaa Allah jsklh sheq