Пікірлер

  • @user-nt1lf7qm4h
    @user-nt1lf7qm4h5 сағат бұрын

    Mawliid wanaajiya niyow 😊😊

  • @user-nt1lf7qm4h
    @user-nt1lf7qm4h5 сағат бұрын

    Safa wuu dilayaa cid ka qabataana ma jirto😂😂

  • @jibrilabdiahmed196
    @jibrilabdiahmed19614 сағат бұрын

    War ninkaan yaa naga qabtooy, Heblaay ayaa dhar u gaday kulaha. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @jamilaali5536
    @jamilaali553617 сағат бұрын

    Oo meesha miyaanay dad ıslama ah joogin

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein302919 сағат бұрын

    WAXAN DAMBE ED SHIIKHA GALISEY ISKA DHAAFE NINKI HOYADIS IYO WALASHIIS CUNAY XAGE KUDAMBEYAY.

  • @musemuse417
    @musemuse417Күн бұрын

    Su'aalo badan ayaa la iska weydiin karaa hadalada Sh. Ibrahim. 1. Soomaalidu maaha dad isku fiirsada dayaca, baahida,aradka iwm. xataa hadaysan isku beel ahayn waxtarka waa isugu hiiliyaan. 2. Wadaadku inooma sheegin cid ay deris ama qaraabo ahaayee oo meesha ka dhoweyd. Callaakuli xaal xaqiiqda Allah SWT uun baa og.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548Күн бұрын

    Acuudu billaahi Mina Shaydhaani Rajiim !!!!!

  • @bulohus8548
    @bulohus8548Күн бұрын

    Xanuun badanaa !! Somali ma - Dadsaan Ah baa ku dhex noolaa ? Maxaa loo yiri Somalidu way is - Caawisaa?

  • @fartunolkow2035
    @fartunolkow2035Күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @goojacade4325
    @goojacade4325Күн бұрын

    Vaarta 3aad qof af Englisch ku hadla amaba turjumaan ayaa ley waayey amase aan USA 🇺🇸 jooginba oo xarumaha immigrantska joogin amaba dawladaba adigu qof uun ku hadla Englisch maba joogin ma wax aan qaadan karaa sheekhaw ayadoo aan wada ognahay somaalidu iyadoon 6 jirba gaadhin luuqadaha ugu horeeya afkooda ku xiga ey bartaan si fiicana ugu hadlaan inay Englisch tahay nagadaa beenta anaga hanoo gadh casaane

  • @goojacade4325
    @goojacade4325Күн бұрын

    Kadib markaad dadkii reer kismaayo usheektey sheekadii xumeyd iyo hooyadaadii la diley isla markaasna meesha dawladi joogtey sidaad sheegeyso dadkiina warkii la wadaagtey ma waxaad noo sheegeysaa inaan qofkii in ladilo iska daaye xataa aan la xidhin sheekhaw anagaa qac naga yeedhsiisey laakiin waan ku fahanay soomaaliduna maaha dad xun xataa haday qabiil qabiil isu sudhan yihiine waa dad aan dulmiga yeelin cidna lagu dhex duliyin nagadaa sheekhaw taayadiibaa nahaysatee adna mid kale hanuugu sii darine😅

  • @goojacade4325
    @goojacade4325Күн бұрын

    😢 meesha miyaanay dad islaam ahi joogin xataa hadii aad ahaydeen dadka la takooro dadka soomaliyeed ma ahan dad sidaas odhan usii xun xun oo eegan kara waxan aad ka sheekeyneyso ma waxaa la waayey xataa nin socoto ah oo mar uun meesha soo mara oo waxan arka dabeetana dadkii kale gaadhsiiya oo keenta in cida qoyskiina dulmiga ku haysey oo si uun ileyn waa laydhaahdaaye idiinka dhicisa daalimkaa aad sheegeyso ma aqbali karo sheekhaw waxan inaad qalbada na jabiso uun ayaad sheekadan noogu soo aliftey amaba waa sheekadii interviegaagii America 🇺🇸 ee aad sharciga iyo deganaanshaha ku heshey xariif baa tahay sheekada abuura

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420Күн бұрын

    Xasbanallaah hanicmal wakiila

  • @halimohmohamed420
    @halimohmohamed420Күн бұрын

    Hoyo mcn illaah jantu firdowsa ha ku risaaqo aamiin

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8tКүн бұрын

    Aax Aax waa murugo 😭😭😭😭

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2vКүн бұрын

    Inalilahi wainna ilaahi rajucuun Allow walidinten unaxariiso yarabi 😭😭😭😭😭.

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111Күн бұрын

    Ilahay in gajisan ka baxa dibta haysh

  • @HassanIbrahim-z8f
    @HassanIbrahim-z8fКүн бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @SacdiYoAbdi-ql3tl
    @SacdiYoAbdi-ql3tl5 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamudmohamed9049
    @mohamudmohamed904918 күн бұрын

    Cadibay ugudayaysaa qoftu maxay ahayd?

  • @AbduRahman-kx8bs
    @AbduRahman-kx8bs23 күн бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاة

  • @CabdiraxmanMaxamed-oy5yl
    @CabdiraxmanMaxamed-oy5yl23 күн бұрын

    Hooyo

  • @mandeeqyarey1478
    @mandeeqyarey147825 күн бұрын

    Masha allah ❤😂

  • @user-xe6jd3ij8q
    @user-xe6jd3ij8q26 күн бұрын

    Heesta ogow ogow nin hore ayaa lahaa

  • @Nimco-ej5hd
    @Nimco-ej5hd26 күн бұрын

    Kkkkkkk mashallah barnar cadi maha waanka helay

  • @user-xe6jd3ij8q
    @user-xe6jd3ij8q26 күн бұрын

    Wixii daran iyagaa is doorta

  • @user-dr9xh3cu6z
    @user-dr9xh3cu6z28 күн бұрын

    Oomaar barbar kaptan caadiyah😂🎉

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935229 күн бұрын

    Hhhhhhhhh omar waa iska farxan mashalah

  • @axmedsalaad5934
    @axmedsalaad593429 күн бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @user-xe6jd3ij8q
    @user-xe6jd3ij8q29 күн бұрын

    Mj ereyga naag waa dhaqankooda

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed28 күн бұрын

    Mj isma yaqaniiiin mid walaba lahjad buuu leeyahay Bari nugaaal mudug dooollo kismaaayo Kuli ma wada dhahaan naaag Bari Iyo nugaaal gabar baan dhahaan Mudug Iyo dollo naaag Bay dhahaaan Kismaaayo gabar Bay dhahaaan Kala baro dadka ninkaan wa mudug

  • @abdiwalimohamed7143
    @abdiwalimohamed7143Ай бұрын

    OOMAAR WAA NIN BARQIYE AH 😅 BAHASHA BEENTA AH LAMBAR 10 AYUU KA CIYAARAA

  • @abdinaasirabdiqaadir-qo2jj
    @abdinaasirabdiqaadir-qo2jjАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aliabdi5590
    @aliabdi5590Ай бұрын

    Barbar waa nin adag bro hori usoco

  • @AbdiAwdal
    @AbdiAwdalАй бұрын

    Barbar yaysan ku dhaafin khadra qurx

  • @sabahibrahim1285
    @sabahibrahim1285Ай бұрын

    Naagtan werinimada wayku cusub thy

  • @dualegaphane8583
    @dualegaphane8583Ай бұрын

    Roda kayf is mine dude stop it

  • @deqasheikh5396
    @deqasheikh5396Ай бұрын

    Kkkkkkkkkkkk

  • @CawoKhadar-pw6vo
    @CawoKhadar-pw6voАй бұрын

    Rkrkrirseriweieooreowiwiwjk ejejiwwiieeieieirirorieoeoooewwiwwwii it eirujeieei it to i o wo oekekeowkowoo❤😮😂😂😅🎉🎉🎉🎉🎉😮😮😮😊😊😊😊

  • @hogsade
    @hogsadeАй бұрын

    He is comedian

  • @ashacali4340
    @ashacali4340Ай бұрын

    U

  • @ashacali4340
    @ashacali4340Ай бұрын

    Hooyo

  • @ashacali4340
    @ashacali4340Ай бұрын

    Masha Allah

  • @NimcoSagal-hh6lk
    @NimcoSagal-hh6lk26 күн бұрын

    ❤❤❤

  • @user-kx6lt6dh3e
    @user-kx6lt6dh3eАй бұрын

    Waa xaliyihii oo qof ah, fob weeyn waaye kan, $600 ma lacag baa laga shalaayo

  • @user-ke4jn5wq8p
    @user-ke4jn5wq8pАй бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @user-ni4go2ng8l
    @user-ni4go2ng8lАй бұрын

    🎉❤

  • @user-mk4fy7di1z
    @user-mk4fy7di1zАй бұрын

    ❤❤❤

  • @user-rp1te7qm9b
    @user-rp1te7qm9bАй бұрын

    Aduunyadu waa wateegtu😢

  • @SawdaAden
    @SawdaAdenАй бұрын

    Scw

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zcАй бұрын

    Maanshallaah, barbar❤

  • @supeiromar4654
    @supeiromar4654Ай бұрын

    Masha allah legend 🙏