DAACI TV

DAACI TV

DAACI TV WAA WARBAAHIN ISLAAMIYA OO U TAAGAN FAAFINTA DACWADA ALLE, QAAB XIGMADDI AY KU DHEEHAN TAHAY

Пікірлер

  • @Shucayb_Maxamed
    @Shucayb_Maxamed3 сағат бұрын

    ماشاءالله وما اجمل صوته هذا الشاب ، والله جميل صورته وصوته اللهم اجعل شبابنا مثل هذا الشاب ، بإذن الله تبارك وتعالى ©

  • @FarxiyaMooge
    @FarxiyaMoogeКүн бұрын

    Mashal ala haku xifatiyo

  • @Sahragabow
    @SahragabowКүн бұрын

    Maashaa Allaah sh shabcaan jazaakallaahu khayran ☝️

  • @cabdalehaybe7218
    @cabdalehaybe72182 күн бұрын

    Marka hore toobadkeen waayo waxaad gaalo ku sheegtay dadkii hurinayay ee xaabada u'ahaa jihaadka kasocda bariga dhexe. Anaga noomatihid sheekh raadso umadkale.

  • @Aw-dawlo
    @Aw-dawlo2 күн бұрын

    Maashallah

  • @abualbaanitaysiir1308
    @abualbaanitaysiir13083 күн бұрын

    جزاك الله خير الدكتور

  • @CabdicasiisdeeqHigil-gd5ev
    @CabdicasiisdeeqHigil-gd5ev3 күн бұрын

    احملنا

  • @suhaibabdilahimedia3554
    @suhaibabdilahimedia35543 күн бұрын

    MashaaAllah wllkaa prof Ahmed Mohamed Adaad

  • @TawxiidSalaad
    @TawxiidSalaad4 күн бұрын

    Qofka sxbul cilmiga ah wxaa lagu gartaa maha midka is qadqada ee waa is dhul dhig iyo tawaduc nimo

  • @abdullahiahmedhassan4397
    @abdullahiahmedhassan43974 күн бұрын

    22:00

  • @maryanali6192
    @maryanali61924 күн бұрын

    Shiicada yamen waa kuw u hiilinaya falastiin halka ay ka aamuseen dawladihii muslimka ahaa markaa ka hadal in dhaqaale loo ururiyo,bil walba dadka dhibaataysan ,caruurta ,waayeelka waxa loo dirò Inta guusha la gaarayo loo duceeyo taas ayaa loo baahan yahay in la dhiiri geliyo

  • @abdiqanidaad6465
    @abdiqanidaad64654 күн бұрын

    Khadar muuse xasan oo iisoo diray barnaamijka qiimo badan buu leeyahay. 10/8/2024

  • @KhadijoMohamoud
    @KhadijoMohamoud4 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤ ❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadijoMohamoud
    @KhadijoMohamoud4 күн бұрын

    Masha allaah ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdicasiisdeeqHigil-gd5ev
    @CabdicasiisdeeqHigil-gd5ev4 күн бұрын

    Ragoow dumarka daaya

  • @user-du8si7bf6h
    @user-du8si7bf6h4 күн бұрын

    Sheikow dagaalka xagen ka galnaa ann shahidne

  • @cabdicali8952
    @cabdicali89524 күн бұрын

    Sheekh. .. muslinka shiicada. Ah. Ee. U hiilinaya. Shacabka falastiin . .. Waxad. Wada sheekadii. Carabta. Idku dirka suni iyo shiico.

  • @maxamedcabdillahi8155
    @maxamedcabdillahi81555 күн бұрын

    sheekh xushmad mudan

  • @yaasir1936
    @yaasir19365 күн бұрын

    Kani waa wahaabi munaafaq ah

  • @user-nk7fu2my1w
    @user-nk7fu2my1w5 күн бұрын

    Sheekhanu waa cajiiib wa shekha kaliyate soo qaata gabayada somali narku uu ku jiro wacdiga halka culumada kle ay soo qatan gabayo carbeed

  • @asmayuusuf7501
    @asmayuusuf75015 күн бұрын

    Waxaan Idinku soo Raacey TIK TOk ga Video Gaan dhiiri galin Ayaan udagsanaaya Anigu Horta Gabar Oo Diinta Faafisa Jacel ahay I.n QUduz Way xuroobib🏴☝️😓

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim36 күн бұрын

    Car wakaase Iran israel haka aarasto wa runti sheekha Munafiqiin. Islaamka neceb weeyi shiicadu.

  • @SuldaanMaxamedfod
    @SuldaanMaxamedfod6 күн бұрын

    جزاك الله خير

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim36 күн бұрын

    Ilahay ku badbaadin jira ku ilaalin Sheekh

  • @CabdiraxmaanDaacad-e3h
    @CabdiraxmaanDaacad-e3h6 күн бұрын

    Asc

  • @sidiiqbaashe6688
    @sidiiqbaashe66886 күн бұрын

    Sh masjidka maadaa leh mise ilaahay?

  • @Garasho_1
    @Garasho_15 күн бұрын

    Intaas xumaan raadis miya hadalka sido u socda lasoco salaanka haka dhicin😮

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed18986 күн бұрын

    MIYAY KU AF GARANAYAAN XAMAAS IYO ARAB ...SOOMAALI MAXAAD UGA SHEEGI.....MA ISKA DHAADHICIN BAA TAASI

  • @dhibcahacilmiga119
    @dhibcahacilmiga1196 күн бұрын

    Khadaroow, inaadeer, miyaanay muslimiintu meel kasta oo ay joogaan ba isku jidh ahayn?! Haddaan boogaha islaamka ku dhacay quluubteenna aanay gilgilayn; maxaa islaam lagu noqonayaa iyo walaalnimo. Loollan ka halkaasi ka socdaa waxa uu dhexeeyaa xaq iyo baadil; in la idhaahdo Soomaali kuu fahmi mayso, waxba kama jiraan walaale.

  • @khadarahmed1898
    @khadarahmed18986 күн бұрын

    Haa taasi waa xadiis ..waxaan u jeedaa wadadku maaha inuu ka sheeyo wax ay naan waxba ka qaban karaynin duco mooye

  • @dhibcahacilmiga119
    @dhibcahacilmiga1196 күн бұрын

    @@khadarahmed1898 Waxa ugu weyn ee aynnu maanta ka dheefnay dagaalkaa Qasa ka socdaa baraarugga. Barbilow wax ka bilaabmaanna waa baraarug iyo wacyi. Dad baan weli arrinkaasi aanu uba dhacsanayn, oo madaadalladoodii iska jira. Dareenka ah in hal jidh la noqdo arrimo badan buu keensanayaa, ay kamid tahay garab istaag, taakulayn... sax u arki maayo, markale, walaal gacaliye, inaad tidhaahdo "wax aan waxba laga qaban karayn...".

  • @MaxamadAxmadqaasim
    @MaxamadAxmadqaasim6 күн бұрын

    Haduu run sheegayo sacudika ayuu dhaleecen lahaa 😂

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w6 күн бұрын

    Sheekhoow waxaan kaa soo salaamaa gobolkii aad ka soo tagtay ee Oregon state.USA Intaas ka dib sheekh mohamedoow noo sheekh dowlad suni ah oo xataa u hadli karto suni ah sheekhoow abuu taalib waxuu ahaa gaal waadna ogtahay intoow diinta u soo qabtay nabigana abaal weyn buu ugu haay,shiica ma fiicno lkn wax dhaama ma noosheegi kartaa,shiica meel kastaba ha joogtee iyadoo Gaza falastiin u hiilinayso waxa iraaiil difaacay soow suni ma aheeno,sida imaaraad,urdon,sacuudi oo raashiina u geeynaay gataalkii lagu soo ridana dhexda ku qabaneey, Sheekhoow guul xaq waloow kaana mur,waa ognahay shiica ma fiicno lkn kuwa suniga sheeganaa bay 100% ka fiican tahay,marka laga reebo,turkey,iyo somali.oo afka ka hadlo sida Xamsa rasalwasaaraha somli oo doofaaro ku tilmaamay,iyo ordogan oo aamusin. From Oregon state

  • @MohamudAbdilahi
    @MohamudAbdilahi6 күн бұрын

    شيخي جليل نحن نعلم علما حقيقيا أن حل المشاكل إقامة حدودالله في الكون وإفراد الله تعالى بتوحيد الحاكمية (إن الحكم إلا لله )

  • @abdikaremibrahim472
    @abdikaremibrahim4726 күн бұрын

    فضيلة الشيخ الوالد شيخ مهد عضاد حفظه الله

  • @abdikadirali3451
    @abdikadirali34516 күн бұрын

    Adiga ka xun shiicada wahaabi liita oo Sacuudi u daba dhaqa ayaad tahay.

  • @yaasiincadde1661
    @yaasiincadde16616 күн бұрын

    😂😂😂benaale

  • @YasserAA93
    @YasserAA936 күн бұрын

    Yahud adiga kuwa laga bilaabayo ayaad tahay

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim36 күн бұрын

    Miyad taqana sheekha 😂 Subhanalah

  • @abdirahmanabdilleh8776
    @abdirahmanabdilleh87766 күн бұрын

    اللهم امين يا رب العالمين.🤲

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf7 күн бұрын

    شيخنا جزاك ابله خيرا

  • @user-kd1qo6tq8h
    @user-kd1qo6tq8h7 күн бұрын

    Raafidaa ku dhasnta wahaabiyah

  • @user-wz2od4tr7t
    @user-wz2od4tr7t7 күн бұрын

    Sheikh meel aan umaro mahysa jid jihaadka lagu gaaro janadiiba halkaasy ka dhowdahy ilahy ha inaga dgigo mujaahidiinta xoraynaysa aqsa

  • @historynerd7549
    @historynerd75497 күн бұрын

    Of course

  • @suheebsuu2821
    @suheebsuu28217 күн бұрын

    Ninkan carab ayu dawada udhaqa, hadu run shegayo mu ka hadlo crbto aqoonsatay yahuuda, mareykanka saɔdhigyo wa wayn ayu ku leyahy carabta. Mrka hadi gaal lawalaashaday sunniyinta aya walashaday

  • @observerpetrologyandgemstone
    @observerpetrologyandgemstone7 күн бұрын

    Nin shahaadaynta qiraya ma adigaa gaalaysiinkara sheekhow

  • @cabdallacamay3265
    @cabdallacamay32657 күн бұрын

    Waa run shiico khayr malaha waa ka fogyuhiin gaalada

  • @cabdalehaybe7218
    @cabdalehaybe72187 күн бұрын

    Adaa ka xun yahuuda waxadtahay wahaabi fule ah oo ka xun libinta geesiyaasha shiicada ama diid ama yeel maanta hoogaanka dunida muslimiinta waxa dhufsatay shiico waxana uwada hanwaayn dhamaan shucuubta baraarugsan ee muslimiinta ninkoow waa ladhaafay xiligii sacuudigu indiin soo yeedhinjiray waxad noo sheegaysan

  • @mohamedbare7707
    @mohamedbare77077 күн бұрын

    Sheekha Waxaas malaqikarna anaga

  • @ahmedakram6901
    @ahmedakram69017 күн бұрын

    Maaxa isku soo beegay ka hadalka shiicada iyo dagaalka Yahuuda iyo Iiraan, dadka ayaa waxaa laga leexinayaa qadiyadda falastiin, kan Shiikh iska dhigaya waa hubanti inuu reer galbeedka laaluush ka soo qaatey. Aaway wahaabiyadi? Sudaysigii u waynaa wa kan diiday in xajka falastiin looga duceeyo. Carab oo dhan aaway? Waxa ay si muuqdo ula shaqaynayaan yahuudda.

  • @AlihassanM-dm7qf
    @AlihassanM-dm7qf7 күн бұрын

    Sunni carab is dad today

  • @AlihassanM-dm7qf
    @AlihassanM-dm7qf7 күн бұрын

    Kuwa boqortooyada sheegta ayaa shiico kaxun maanta maxaa yeelay shacab dhibaato ayey .shiico iida iyo rabigoor xisaab ayaa dhaxeey .falastiin allow u gargar oo dhibta kaqaad maanta

  • @AlihassanM-dm7qf
    @AlihassanM-dm7qf7 күн бұрын

    Sxbow kan waxaa ow kadadlaayo waxkajira majiran hal mar kama hadlin reeer falastiin dhibta lagu haayo shiica lee kumashquulay war ude

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed7 күн бұрын

    Waar ilaahay ka baq suni xaguu ku dambeeyay wahaabi Sucuudi mee masar mee imaaradka mee urdun mee soo kuwaa yahuud iyo nasaaro dabada udhaqaya ee laayay falastiin

  • @suheebsuu2821
    @suheebsuu28217 күн бұрын

    Wlh wa xaqiiq culimada somaliyed waxay ka shidal qataan carab maba arkan sharta carabta. Yahuda iyo nasaro ayaa sunni la heshiiyay si ay u ciribtiran iran lkn iran wa dal adag .gaalana ka amar qaadan

  • @Engmawlid
    @Engmawlid7 күн бұрын

    Hooyada was, munaafaq

  • @CabdiCasiis-s6b
    @CabdiCasiis-s6b7 күн бұрын

    SUAAL SXB MAXAD U CAYDAY SHIIKHA?

  • @user-rg1ef2vr1l
    @user-rg1ef2vr1l7 күн бұрын

    Hadalkaa ka fiirso sheekhow