SHAROOBADA KHAYRKA

SHAROOBADA KHAYRKA

Waxan channelkani idinla ladaagi khayrka faa'fintiisa wuxu nebigeenu SCW inoo aheegay in ( Qofka Dadka khayrka tusaa, la mid yahay kii Sameeyey oo kale, iyoo hadana ajarkiisii waxba ka dhinmayn) Illaahay Culumada codkoodu ku jiro ajar haka siiyo,adiga soo galay ee dhegeystay ama ka faa'iidaystay & anagaba ajar haynaga siiyo, hana inagu irsaaqo Ikhlaasul- camal.

Wax kasta Khasaar Lakiin Diintaadu waa rasamaal-kaaga meelkastood joogto ku fara adayg.

Khayrka faafi, Sharkana iska ilaali faafintiisa, hadii kale adoo dhintay baad hadana camal xumi kuugu iman qabrigaaga, xili aanadba u baahnayn.

Ad-kaarta Aadaanka

Ad-kaarta Aadaanka

Пікірлер

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil47314 ай бұрын

    Mansha Allah tabaaraka Allah

  • @barwaqoawil
    @barwaqoawil4 ай бұрын

    Mansha allah

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil47314 ай бұрын

    Mansha Allah tabaaraka Allah

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil47314 ай бұрын

    Aadbaan uladhacay janalkan

  • @niciimaawil4731
    @niciimaawil47314 ай бұрын

    Mansha Allah tabaaraka Allah