Welcome to Abu Yussuf's channel ...……………………………….......أهلا وسهلا بكم في قناة أبو يوسف
Channel-ka Abu Yussuf waa channel Islaami ah oo aad ka heli karto: Quran, Tafsiir, Siiro, Muxaadarooyin kaladuwan oo isugu jira maqal iyo muuqaal, Subac Quran iyo waxyaabo kale oo farabadan. Waxaan aad u soo dhowayna ra'yiga iyo komentiga walaalaha oo idil mahadsanid.
قناة أبو يوسف هي قناة إسلامية تقدم كل ما يمكن أن يستفيد منة المرء المسلم، اللغة الأولى للقناة هي اللغة الصومالية، ثم العربية ثم الانجليزية. نرحب بكم وبتعليقاتكم وشكرا
Abu Yussuf channel is an Islamic channel which brings any thing that can benefit Muslims including... Tafsir (Quran translation), Quran recitation, Hadith (sayings of the prophet Muhammad s.a.w), lectures and many more. I always welcome your comments and feedback, thank you.
Пікірлер
Allow unaxariiso shiikhaan ❤☪️☪️
Allha u sahlo qof walba muraadkiisa o macsi e heyn
Alahayow ku naxariso
❤❤❤❤❤ manshallhah
Amiiin yaarabi
Mashal Allah ❤️
Wsh la petit voix qui apparaît pour une seconde pas le 😅 petit qui chante l'autre
In'sha'allah, remember us in your dua's aswell please.
Allah haku barakeyo sheikh
Allah ha unaxriso abwaan abshir noor bacadle ducada alle bariday allow ku aqbal allow malinta abaalmarinta allow noo gargaar amiin
Allaha ku nxrsto shiikh Omer faruq ilahay qabrigada beer beraha janada hakaga dhigi😢🤲🏻
Mansha allh rabi naxariisyaal haysiiyo sheekh cumar faruuq
Ya Allah illahow Sheikh Mustafa wakil iga dhig arooskayga
Allaha hk nxrsto shikh Omer
Sheikh magacisa ishaga please the name of this sheikh
Abdirashid is vois is 👍👍👍
Aamiin inshaallaah Asc shukran
Masha Allah aabo Hassan shaikh Madaxwaynaha Somalia
Allah qabriga ha u nuuro Sheekh Cumar fauuq, dhaxal aan duugoobayn bu ka tagay.
Scw scw scw❤❤❤❤
Mashalah extra ordinary voice feeling goosebump my hair stands i cant sleep without listening SURAH AL BAQARAH ALHAMDULILAH islam is wonderful religion❤
Masha Allah
2024 ✨ who’s here
May Allah have a mercy on our great sheik oumar
Ilaahay haw naxariisto
Ilahay haunaxaristo sheekh cumar faaruq
Illaahow unaxariiso oo janadaadii gee anagana allow kuwuu ay anfacdo akhiro nagayeel
Aamiin
الحمدلله
Salallaahucaleyhiwasalam
masha alaah
A2 2
😅 2
شكرا ياربي شكرا ❤
Aamiin
Waano waan qabanaa
Masha allaah
ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ALLAH ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Sh Omar faruuq 🫶❤️
Sadaqa allaahul acdiim
Raximahulaah
Yaah rab ilaahow nooaqbal
Masha Allah
Alaahu akabar 😢
Allow u naxarriso oo qabriga u nuuri❤
Allaha unaxariisto
اللهم ارحمه رحمة واسعة وتقبل منه
Ilahow ku naxariso
Alow unaxariiso😢
Sheekh AHUN tafsiir faahfaahsan oo xog badan iyo fahan qotodherr leh ..maasha allah
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد ❤