WARSHIIL TV

WARSHIIL TV

Ku Soo Dhawow Channelka WARSHIIL TV waa Bar aad ka helayso wararkii Soomaalida iyo Caalamka, Sidoo kale waxaad ka helaysaa Barnaamijyada Arrimaha Bulshada, Guurka, Talooyinka iyo Hormarinta Nafta.

Fadlan Nagu soo biir oo Channelka WARSHIIL TV Subscribe saar, sidoo kale hadii aad awoodo ama ay kuu fududahay la wadaag Asxaabtaada adoo kaliya samaynaya Inaad muuqaaladeeda sii share-garyso.

Qofkasta hanagu caawiyo: #SUBSCRIBE #SHARE #LIKE #COMMENT. MAHADSANID.

Пікірлер

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w12 сағат бұрын

    JazakaAllah qayr

  • @aniwaaye7759
    @aniwaaye77593 күн бұрын

    Wado = waddo

  • @FarxiyaYuusuf-xp7lt
    @FarxiyaYuusuf-xp7lt15 күн бұрын

    💔💔💔💔💔💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💔💔😍😍

  • @culumoofficial4310
    @culumoofficial431016 күн бұрын

    Waa na qayaantey

  • @Yahyedaahirjeesto
    @Yahyedaahirjeesto18 күн бұрын

    Thanks

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf133221 күн бұрын

    Itoobiyanka idinku soo qolqolaaya iska Celiya ayagaa keeneey waxaan.

  • @NimcoAbdi-bn4mq
    @NimcoAbdi-bn4mq22 күн бұрын

    Masha Allah nabad Allah dhaxdhigo waa lawadadhashay

  • @AhmedAsaeed-x9b
    @AhmedAsaeed-x9b26 күн бұрын

    Hasan dhiiqo dalka halaga qabto hadiikale walhi umada oodhan ayuu iska horgeynaa

  • @koreyekorey100
    @koreyekorey10027 күн бұрын

    Car soomaliyeey soo sheega Wahaabi Dhiig islaam kala badbaadinaya Waxa umada ka danqanayas waa Ahlusuna waljamaaca oo kaliya Waar soomaaliyeey kuwaas ayaa Xaqaii hayee yeela hadlooda iyo wacdigooda

  • @mkaid-lk3gu
    @mkaid-lk3gu27 күн бұрын

    Waa run taa. Ilaahow garashada soo celi. Aamiin. Waa taa soomali. Qabiil Qurux ma leh. Helloooooow somali

  • @mahadcalishirwac
    @mahadcalishirwac27 күн бұрын

    Hoolifta iska xiir

  • @ijabaluul4704
    @ijabaluul470427 күн бұрын

    Ku soco

  • @user-xg5xt3md2q
    @user-xg5xt3md2q27 күн бұрын

    Masha allah shiikh abdirixmaan qoordheer

  • @LaylaOmer-gv4em
    @LaylaOmer-gv4emАй бұрын

    ❤hobo nuura

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Godka ayey ka soo buuyen ragii geesiyada ahaa

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Allaha ku xifdiyo

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Maansha ALLAAH

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Allaahuma aamiin

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Maansha ALLAAH

  • @mursalsiciidmaxamuud4911
    @mursalsiciidmaxamuud4911Ай бұрын

    Cajiib

  • @cnaasirhusein3593
    @cnaasirhusein3593Ай бұрын

    Shiiq waxa dhintay hadii ay hooyo tahay ayaa qasqaastaleh

  • @fathiaabdi747
    @fathiaabdi747Ай бұрын

    .

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896Ай бұрын

    Maryan mursal markay yarayd faantax mabay lahayne imika waamxay faantaxdani islaantu dhalinyara nimadii iyo imikay maamo tahayba wayqurxoontahaye lakin fantaxda ayan garanwayay meshay katimi isna sidookale mafool xumayn.

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503Ай бұрын

    Maansha ALLAAH jazaakallaah kheyr wajizaa

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133Ай бұрын

    Aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @ibrahimmohamed-vh7nx
    @ibrahimmohamed-vh7nxАй бұрын

    Afku kuma go o

  • @user-wh5mr4tr8u
    @user-wh5mr4tr8u2 ай бұрын

    Heestan waxaa qoray xassan qawdhan waxaana loogu digayey reer waqooyi tan maanta taagan ayaa looga digayey😂😂ha i sheegan inanyhy dadka kala dhex bax beenta

  • @user-bs8xu4wy4p
    @user-bs8xu4wy4p2 ай бұрын

    Labo laghn weye❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye49892 ай бұрын

    Fanaan Axmed Cali Cigaal, Masha allah Markay yar yarayaan,isaga iyo Maryan Mursal Ciise Botaan😘iyadaa ka qurxan kana Dhaladsan, Maryan qurux, ❤.

  • @adarsalah2068
    @adarsalah20682 ай бұрын

    6th😊❤

  • @ashheart9761
    @ashheart97612 ай бұрын

    Midgaanta Alle weyne ayaa abuuray waana umad walaalaheenaaye inta necbeey illaahay idin soo hadee Aamiin 🤲, Umad lama habaaree.

  • @user-zw7sj8cv1b
    @user-zw7sj8cv1b2 ай бұрын

    War ninkan isaga African dhalad ah u eg

  • @saidahirsi7500
    @saidahirsi75002 ай бұрын

    Mshallh❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm2 ай бұрын

    war wuxu faan badana Guul soomalilnd 🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮🇨🇮

  • @rafiq5722
    @rafiq57222 ай бұрын

    Bal fiiriya Ninkan Jareerka ah ayaa la leeyahay waa Nasab Gabadhaan Quruxda badana waxaa la yiri waa Boon!!! Majeertoonow maxaad u gooyn weydeen gabadhiina nool Idiris ka Jareerka ah weliba aan la hubin diintiisa

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman35682 ай бұрын

    Waa been soomaalidu ma kala sarayso waa cawaannimo uun waxan an sheeganna

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed152 ай бұрын

    Subxaana Laah been cilad eebe keeney ma jirtee cilad Soomaali keentey weeyaan. Anaasu sawaasiya dadku wey siman yihiin, taqwada Alle mooye. Mida kale waa amar qoomna qoom kale yuu xaqirin dumarna dumar kale. 2 qof Oo isku hooyo iyo aabe ah kkkkkk aqliga foorara midna waa nasab midna waa la yasaa waa gabooye. Mohamed Gorgaarte iyo Mohamud Gorgarte 😱😱

  • @khadracudoon1142
    @khadracudoon11422 ай бұрын

    Caku qabyaalad Hoheey hoh Goormaanu ka gudbaynaa

  • @user-pt3rr4hp6n
    @user-pt3rr4hp6n2 ай бұрын

    Mansalah from Mareexan 🇱🇺🤝🫡❤️

  • @mahmedali1610
    @mahmedali16102 ай бұрын

    Hankooda wusaranyahay goobti yaa uhary

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed56622 ай бұрын

    Harti power full

  • @faadumobilal3963
    @faadumobilal39633 ай бұрын

    Yahuu majeerten Alaah xaqqa ha fahansiiyo

  • @nuurduuble1060
    @nuurduuble10603 ай бұрын

    Hartigu Waa Malaayiin Hub Leh Iyo Halalka Ciideed!! Hartiga Ciideed Ee Abwaanku Hal Halka Ku Sheegay Waxaa Ka Mid Ah Reer Hagar, Iyo Reer Cali Gari. Reer maxamud iyo Reer Bicidyahan. Cumar maxamud Gaar Ahaan "Baho-Cali Yoonis" Khaalid, Barkad, Hayaag, Iyo Qayaad Qaybo Ka Mid Ah Hartiga Dagaalama Waa Reer Ciideed Dhulkoodana Lama Hawaysto. Abwaanku Waa Reer Nugaaleed Meesha laysku Haystayna Nugaal Bay Ahayd "Hartigu Waa Malaayiin Hub Leh Iyo Hodanka Ciideed"✅ Intaas Iga Gaarsiiya Abwaanka Haday Aqoon Xumo Ka Tahayna Waan u Cudur Daaraynaa

  • @user-me1oq7vx4w
    @user-me1oq7vx4w29 күн бұрын

    ❤❤❤ abtiyaday 🩸 ❤❤❤

  • @AbdulaahiMaxamed144
    @AbdulaahiMaxamed1443 ай бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @fadumoashkir2111
    @fadumoashkir21113 ай бұрын

    MaashaAllah

  • @MahadXirsi-xe6nz
    @MahadXirsi-xe6nz4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abshir2010
    @abshir20104 ай бұрын

    Abwaankaanka waa in boqol fardo Laascanood Magaaladiisa lagu soo dhaweeya waa halyeeyga Qarniga.

  • @abshir2010
    @abshir20104 ай бұрын

    MAASHA ALLAH kama dhargo gabaygaan. Waa gabay Tariikhda galay.

  • @user-tr6ei3yb4q
    @user-tr6ei3yb4q4 ай бұрын

    Maala iyero anaa kyabin lahaye😊😂

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe94494 ай бұрын

    Maasha Allah