ZAKI JUNIOR & HODAN ABDIRAHMAN

ASXAPTA QALIGA AH SI AAD ULA SOCOTAAN BARNAMIJYO IDIN XIISO GALIYA SUBSCRIBE#LIKE#SHARE & COMMENT

Пікірлер: 776

  • @mohameddeeqofficial347
    @mohameddeeqofficial3474 жыл бұрын

    War sakiyw. Zhp noloshada io sida ku bilowdy youtubeka noo so gali mlin Inti igu rcsn Like isra

  • @ILASOCOTV
    @ILASOCOTV4 жыл бұрын

    Mash alah cuniga yara u dhaha ilahey haa xafido

  • @suldaanahmed4268

    @suldaanahmed4268

    3 жыл бұрын

    Masha allh

  • @hodonfaahiye4885
    @hodonfaahiye48854 жыл бұрын

    Jecliyaa hodan cabdrixman❤👑bal eeg walkin sid ay u qadirinayso❤gobanimo

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar34064 жыл бұрын

    Mansha allah hodan Abdirahman waaa qof ixtiram le oo qalbi furan wllhi oo Alle ha barakeeyo❤

  • @hanadhassan807
    @hanadhassan8074 жыл бұрын

    Mnsha alah hodan abdiraxman iney somalinimada kuweyntahay yaila arkay ✌🏾 kujecliyaa hodaney 😘😘

  • @user-es4oo5ef3m
    @user-es4oo5ef3m4 жыл бұрын

    hodan abdirahmaan fanaaniita hadda jira waa lagu khalday dadkii hore bay ka Soo hartay xaqiiq kooxdii wabari ❤️

  • @mohamedgacal7809

    @mohamedgacal7809

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad wlhi

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka4 жыл бұрын

    Zaki Jonior Waa tagtay Horay Usocoo Hormarkaaga Hiigso Hodan Abdirahmana Sharaf & Karaamo Dusheeda Ha Ahaato 💪🙏🙏🙏🥇

  • @cabdicasiismaxamud3560
    @cabdicasiismaxamud35604 жыл бұрын

    WAX WALBA WAXA KA MCN HADALKA ALLE❤

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif4 жыл бұрын

    Hodan abdurahman ❤❤ Boqrdda codka iyo inankan abtiga u ahaa zaki 😇😇wan idin salamayaaa

  • @mohamedfiifa1347
    @mohamedfiifa13474 жыл бұрын

    Hodan clraHman dHeere. Run aHantii waa qof wanaga Lagu tilmaamo oo Fur Furan. Wan ku wata Wlhi . Tageero buuxda.

  • @aishaaadan8905
    @aishaaadan89054 жыл бұрын

    Gabadhan waan iska jeclhy fanka Allah ka madoobeyo

  • @lamahuraanChanel

    @lamahuraanChanel

    4 жыл бұрын

    Aisha abayo quruxay adoo raaliya igu caawi subscribe mahadsanid

  • @ducaysanbintb5464

    @ducaysanbintb5464

    4 жыл бұрын

    Amiin yaa rabi

  • @howieie2081

    @howieie2081

    4 жыл бұрын

    Masiibo nayaa fanku waa sharaf doqoniimada kala tag fananada

  • @ladanm8329

    @ladanm8329

    4 жыл бұрын

    Howie 海鸥为IE macbuudka weyba uduceysaye ma wax xun bey tiri gabdha qof ku jecel baaa kaga duceeyo fanka wax fiican mahan marka walal allihii ku uumtay ka baq fanka sharafi mataalo allaha kasoo wada hanuuniyo intiii islam ah

  • @aishaaadan8905

    @aishaaadan8905

    4 жыл бұрын

    @@ladanm8329 abyo noocas ayaa iska jooga kwrn fanka ayaa sharaf leh kulaha anigana wuu i aflagaadey lkn noocas in loo jwabo xitaa ma mudna xbbti

  • @ahmetshaker131
    @ahmetshaker1314 жыл бұрын

    Azma love in laso qabto dorkan aya igu racsan

  • @huzka4095

    @huzka4095

    4 жыл бұрын

    Isku mid nahay

  • @sucaadmuhudiinmohamed5137
    @sucaadmuhudiinmohamed51374 жыл бұрын

    Wcs zaki yare habo mcn cimriga iyo caqliga allaha kuu daayo mantana hodan abdirahman dheeri marti qliya❣❣❣🔥🔥🔥✌✌✌🔥❣❣❣❣❣💋💋💋❣❣❣

  • @abdirahemomer5136

    @abdirahemomer5136

    4 жыл бұрын

    Mid walpa habo hakula soo cararto waabad leegtaye 😂😂

  • @fahadhusein8033
    @fahadhusein80334 жыл бұрын

    Tolow ma abtiban ku idha mise ader masha allaah labadaba adigiyo waalidintaab waan idin salaamayaa

  • @susum9099
    @susum90994 жыл бұрын

    Marka kowaad waad mahadsantahay Hodan Abdirahman sidaad uga soo muuqatay Zaki yare agtiisa, Mar labaad waan kaga mahadcelinya sida wanaagsan ee degan ee aad su,aal walba u fahansiisay Zaki yar❤❤❤❤

  • @NastexoNastexo-kq9gu
    @NastexoNastexo-kq9gu4 жыл бұрын

    ❤Hodan c.raxman wan ku jeclahay wllo❤❤

  • @nabiiladaahir3482
    @nabiiladaahir34824 жыл бұрын

    masha allah wiil yar fiican ayaa thy habo form muqdisho wlh waa jclyahay hadalka reer somalind horay u soco zaki ❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏

  • @akae5153
    @akae51534 жыл бұрын

    Waa Walad Xalaal Zaki Yare habo ayuu ku celcelinayaa waan ku wataa Abti Masha’alaah

  • @ENG_Mowlid_Hagiaden
    @ENG_Mowlid_Hagiaden4 жыл бұрын

    ilahy cimriga hakuu barakeeyo Hodan abdirahmn Waa Qof qlpi wngsn Mana ahn Qof izla wayn ♥️♥️♥️zaki apt keep GoinG

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule714 жыл бұрын

    Hodan cabdirixman fananad an tagero 🎤❤️

  • @hadiaibrahim6170
    @hadiaibrahim61704 жыл бұрын

    Hodan A, Rhmn Alle hkaso reepo fanka qofLa jecelyy Tahee💕💘

  • @nema2647
    @nema26474 жыл бұрын

    HODAN Quruxleey😍❤❤❤✌🏽🤞😻👸🏽Fanand aad uu COOD MACAN WEYAN ❤

  • @jaamacabdi489
    @jaamacabdi4894 жыл бұрын

    Hodan cabdiraxmaan dheere Allah haku dhawro wllo waxd tahay qof wanaagu biyo dhigay

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi4 жыл бұрын

    #Hodan_AbdiraHman inanta uGu Codka Mcn HabLaHa SomaLiEt 🖤🥀🌍

  • @somaliilaqosol2885
    @somaliilaqosol28854 жыл бұрын

    markaa arkay hodan aankuduftay waanjaclahay hodan ❤❤🌻🌻 waafanaanada kaliya aanaadkaujaclaha maanshaaalaah🌻🌻☝️

  • @ilhanbintusamatar2247
    @ilhanbintusamatar22474 жыл бұрын

    Zaki habo mcan asma love noso qabo pls habo waa iga codsi hore uu soco inclh mamo

  • @saamiyacumar4770

    @saamiyacumar4770

    4 жыл бұрын

    Anigan

  • @saamiyacumar4770

    @saamiyacumar4770

    4 жыл бұрын

    Isoo

  • @saamiyacumar4770

    @saamiyacumar4770

    4 жыл бұрын

    Qabo

  • @anwarmukhtar4929

    @anwarmukhtar4929

    4 жыл бұрын

    asmolove ma ayaydaaba😅😅😅

  • @c.fataaxjacfar3634

    @c.fataaxjacfar3634

    4 жыл бұрын

    QAMAR IYO DEEQSAN BAA HADHAY

  • @rahmamahamoud9257
    @rahmamahamoud92574 жыл бұрын

    Hodan --Soomaliyi hlkee dganahay Zaki---kulhaa hargiesa❤💯

  • @shuaibarablyrics3841
    @shuaibarablyrics38414 жыл бұрын

    Zaki yarow abti keep going abti mcne all vedio oo youtube kaga ku jira waan daawaday keep going abti inta zaki Yare ku xiran like isara illahay abti ha ku ilaalsho ❤️🙏

  • @asuumiibro3846
    @asuumiibro38464 жыл бұрын

    Mnshallah habo guul wacan 😍🌺🥀✨♥️🤗

  • @abdifataax6026
    @abdifataax60264 жыл бұрын

    Mansha AllaH Hodan Clraxmaan Waa Fanaanad Farxada La Dhalatay

  • @adarabdi4931

    @adarabdi4931

    4 жыл бұрын

    Hodan c/rahmaan mashallah naxarista dareenka leh waa loo dhashaa habo soo baraar ski

  • @amirhonest4238
    @amirhonest42384 жыл бұрын

    Maa shaa Allah wa wiil aqli qabo❤️💖

  • @hikmarashid1729
    @hikmarashid17294 жыл бұрын

    I love the way the kids calling you habi mashallah it's a very disciplined kid and he's very talented mashallah will have to raise our children in his way

  • @xilajanoloveyoumomzahra1213
    @xilajanoloveyoumomzahra12134 жыл бұрын

    Mashallah Hodan Àpdirahman hore usoco wlo

  • @khadijagulied879
    @khadijagulied8794 жыл бұрын

    Mansha allah zakariya salana sare Hobo so barabara hore usoco

  • @abdijibarproduction3537
    @abdijibarproduction35374 жыл бұрын

    Hodan Abdirhman Fanaanad buuxda 🔥🙌

  • @yusuftarabi4345
    @yusuftarabi43454 жыл бұрын

    Zaki Yare hal talo walaalo iga qaado fariid yar baad tahy. Walaal suaalaha aad dadka weydiinayso Soo qoro oo soo diyaarso oo dad waaweyn kla soo tasho. Si barnaamijkaagu u sii qurux badto.👏

  • @ducaysanbintb5464
    @ducaysanbintb54644 жыл бұрын

    Maasha Allah tabarakallah hodan abdirahman alle haku xafido qof qaaliya💜😘

  • @amiizahmohamed
    @amiizahmohamed4 жыл бұрын

    mash allah zaki eedo 💓💗keep going

  • @khayriyahassan6871
    @khayriyahassan68714 жыл бұрын

    Hodan abdirahman wa gabadh aad u qalbi wcan😍❤❤❤

  • @hajjikaraama9784
    @hajjikaraama97844 жыл бұрын

    m.a war inanka yar zaki yare cadi maha omg, waa wax lagu farxo inan yRo hormarks garay horay usoco fanaanden qaliya wxan leyahy hodan c/raxman jiroo joog♥️✌️

  • @ahmedxadi7057
    @ahmedxadi70574 жыл бұрын

    Zaki fananad cod macan Hodan Abdirahman aad ayan uu tagera lkn waxad naga ilowaday heesti tageerayashada waxan rabnay inaan ku raxaysano codkeeda mcn

  • @foziafouler8857
    @foziafouler88574 жыл бұрын

    Machallah hooyo jacayl hodan 😍😍😍😍🙋‍♀️🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @ilwaadmustafe5514
    @ilwaadmustafe55144 жыл бұрын

    Zaki junior tupe hore usoco mamo❤

  • @amounmohamed8064
    @amounmohamed80644 жыл бұрын

    kan yar wxn ka heel sidu u yidha habo mash alh 👑👑

  • @karti-soor
    @karti-soor4 жыл бұрын

    Mash Allah tabarakallah #Zaki Waa Saxafi Ama Weriye, genius proper journalist,Future Tv presenter Ilaahay haku xafido. 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 #Hargeysa Waa runti Hoygii fanka #Wabeeri #Soomaali

  • @c.caziizbidixo8946
    @c.caziizbidixo89464 жыл бұрын

    Qamar zugaani zoo qabo next video

  • @shukriebashir7203
    @shukriebashir72034 жыл бұрын

    My favourite artist 😚😍😍🌷thankz zaki yare habo sobar bar

  • @guledneero4014
    @guledneero40144 жыл бұрын

    Zakiyow Walalo barnaamijka xiga Qamar sugaani iyo maftuux cadceed kuso casuum Sido kle wllo Hore usoco best KZreadr yaryarka 💞❤💚

  • @needleyare3973

    @needleyare3973

    4 жыл бұрын

    Nio horta zaki af-soomaaliga ma akhrin karaa ??

  • @fathiamumindahir6898

    @fathiamumindahir6898

    4 жыл бұрын

    Asc mursal

  • @guledneero4014

    @guledneero4014

    4 жыл бұрын

    @@needleyare3973 wloo akhriya dee hooyadii ayaa Chanelka U haysaba Dee

  • @princessayanaragsan4243
    @princessayanaragsan42434 жыл бұрын

    Hodan Abdirhman Boqrda codka♥️❣️

  • @susum9099
    @susum90994 жыл бұрын

    Maasha Allah I0K laba saacadood gudhood ma qiyaasi karo intuu noqon doono laba cisho👍😘❤

  • @ismahanyaray8670
    @ismahanyaray86704 жыл бұрын

    Masha allah waxan ogaaday Dadku Bulashada Ugu Wayn ay Leeyahin waa Dumarka Waxa Komanataga Bixiya wa Gabdho

  • @bacadbacad428
    @bacadbacad4282 жыл бұрын

    Saki yare waa nin dadiisa iyo hadalkiisu way kala wayn yihiine allle cimri dheer iyo cafimaad u rajaynayaa insha allh Keep going zhp saki

  • @nema2647
    @nema26474 жыл бұрын

    5:04 Hahaha wallhi zaki waa wiil qosol badan😂❤👏🏽

  • @maqdiscabdi7539
    @maqdiscabdi75394 жыл бұрын

    M.a hodan cabdi rixmmaan hotjeeda mcn iska jeclahay walhi love you hodan💞🥰♥️💉🤪🤪🤪✅✅

  • @bildhaanstudio4281
    @bildhaanstudio42814 жыл бұрын

    Masha alah hodan abdirahman iyo zaki yare salamulah

  • @Janno190
    @Janno1904 жыл бұрын

    Maasha Allah qiilka yar illahay ha barakeeyo masked ayuu hayaa illahay haku xafido isha axasadka alle hakaa hayo♥️ Hodana cabdiraxmana one ♥️

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e4 жыл бұрын

    ماشاءالله عليه الله يحفظك وخليك اهلك

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye57974 жыл бұрын

    Masha allaah zaki habo soo dhawoow🌺❤️❤️🌺🥰🥰🥰❤️🌺🌺 maanta iigu horeyso from muqdisho👋👋👋👋

  • @nasrinmustafe3791
    @nasrinmustafe37914 жыл бұрын

    Hodan abdarxman waan jecelahy aleh ha xafido adiga iyo zaki waan idin jecelahy

  • @XAQSOORMEDIA
    @XAQSOORMEDIA4 жыл бұрын

    Hore u soco zaki aad ayaad u dadaashay

  • @Become_Skiller_Technology
    @Become_Skiller_Technology4 жыл бұрын

    La soco technologyda oo kusoo biir channlkega

  • @onkodgdchannel7492

    @onkodgdchannel7492

    4 жыл бұрын

    Isaar hnku saaree

  • @marwanabdirahman3738
    @marwanabdirahman37384 жыл бұрын

    He is amazing boy keep going 🔥✋

  • @yahyeilkacaze8583
    @yahyeilkacaze85833 жыл бұрын

    Hodan waa qof qalbi nadiifa arageeda i deeqa dumashiday alle haku dhowrO

  • @naanaayare1814
    @naanaayare1814 Жыл бұрын

    Mansh allha zaki keep gown abti lajanadeni hodan clraxmaan dere salana sare

  • @muxamad8022
    @muxamad80222 жыл бұрын

    Wiil iyo habaryartii maasha allah ilmaha in sidaa loola sheekeysto waa arrin aad u wanaagsan

  • @aliyaaabdirizak2185
    @aliyaaabdirizak21854 жыл бұрын

    Habo qali hormar wacan zaki yare iyo Boqorka Codka Hodan Abdirahman 🙏🏻💙💉

  • @lamahuraanChanel

    @lamahuraanChanel

    4 жыл бұрын

    Aliya quruxay adoo raaliya subscribe igu caawi mahadsanid

  • @bootaangamer735
    @bootaangamer7354 жыл бұрын

    Mash Allah hodan Abdirhamaan dhere 💗😘

  • @farahismail5510

    @farahismail5510

    3 жыл бұрын

    Umc

  • @umumaxamedilove5966
    @umumaxamedilove59664 жыл бұрын

    masha allh mohoshada codka wan ku farxasnahay inaan arko hoyo Qaran wan ku salamay wan ku tageraa

  • @ahmed-koris8
    @ahmed-koris84 жыл бұрын

    Saaalax sanaaag noo keen ama qamar suugaaani

  • @iqraabdullahi2904
    @iqraabdullahi29044 жыл бұрын

    Marleey siduyhy hadaan midka kale unoqon miyey wada maalayaan galgacal wada muudsadaan😋❤️ Fanka hada dadkaan ka tageeraa koow katahay queen😍

  • @dhaldaraawish1805
    @dhaldaraawish18054 жыл бұрын

    Najma nashaad so qabo😁😜😍

  • @jamiilacabdi9650

    @jamiilacabdi9650

    4 жыл бұрын

    muuse biixi soo qabo sakiyaw

  • @faraxburcaawiyoadam7643
    @faraxburcaawiyoadam76434 жыл бұрын

    Wlhi waxan yar wa fariiid allh haku daayo xataa su.aala muso qoran maskaxiyan mnsh allh nolow hpo

  • @quman1238
    @quman12383 жыл бұрын

    Mashlh hodon cabdiraxmaan mashlh ilmaha yar toos BAY ugu jawabay

  • @asmaasaid8735
    @asmaasaid87354 жыл бұрын

    Hodon crxmaan mshaa all

  • @bushrasubeerismaciil9436
    @bushrasubeerismaciil94364 жыл бұрын

    hoodan gacmaha galofa ayaa ugu jira inta sidydo kala u yaaban like sar

  • @AhmedSalah-wi4ev

    @AhmedSalah-wi4ev

    4 жыл бұрын

    Maya waa skin keeda quruxda badan ee chocolate 🍫 ka ah yaa helikara midalabad sowdiga arka wejigeeda iyo gacmaheedu inay isleeyihiin bisinka mise kuwa ina diirka iska saaray ayaad tahay oo skinkuu ilahay siiyay inay bedeli weyday waad la yaaban tahay🥺🙈🙈

  • @abdou.x3815
    @abdou.x38154 жыл бұрын

    muze bixi soo qabo zaki junior😜😂

  • @mahamedaliyi4308

    @mahamedaliyi4308

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂wadiga qoslisay

  • @abdirahmannblue4891

    @abdirahmannblue4891

    4 жыл бұрын

    Kayari liin macabi karayee ha wanjalin wlhi daacad iiga qoslisee 😂😅😅

  • @apdifatah1813

    @apdifatah1813

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂wlhi wan qosley

  • @hamsesuldaan1428

    @hamsesuldaan1428

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @rahmamahamoud9257

    @rahmamahamoud9257

    4 жыл бұрын

    😂😂😂😂💯

  • @caynboahmedali338
    @caynboahmedali3384 жыл бұрын

    Balsakiyooow like iigu dhac siin waaa maaanta ileeen 3 ayaan ahaye

  • @lamahuraanChanel

    @lamahuraanChanel

    4 жыл бұрын

    Wll qali adoo raaliya subscribe igu caawi mahadsanid

  • @mumtaasqalanqo4445
    @mumtaasqalanqo44454 жыл бұрын

    Hore usoco habo mcn 😍😍😍🥰🥰🥰

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed38694 жыл бұрын

    Hodon cabdirixmaan fanaanad aan taageero ❤zaki keep going habo😚

  • @nimcoabdi9446
    @nimcoabdi94464 жыл бұрын

    Masha allh Zaki Junior Tube Wllo Qaali 👍👍👍👍

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan30174 жыл бұрын

    Mansha allah waxa yari fariidsanaa 😘❤🔥🔐

  • @ashuniaxmed2261
    @ashuniaxmed22614 жыл бұрын

    Hodan C/rahman Dheere fananada kaliyen tagero Codkedana ku raaxeysto Horey usoco🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @qadrayussuf6912
    @qadrayussuf69124 жыл бұрын

    Wow mushada codka 💕💕💓♥️

  • @kadirrachid8492

    @kadirrachid8492

    4 жыл бұрын

    Macha allah walal inolo

  • @qadrayussuf6912

    @qadrayussuf6912

    4 жыл бұрын

    @@kadirrachid8492 adna sidokle huno

  • @fiihimbashir6986
    @fiihimbashir69863 жыл бұрын

    Mnsh Allah hodan cabdirahman gulayso abyo waliga frm gabar somaliyed 😍😘😘😘 wiilka yarna wan salamaya😘

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka26724 жыл бұрын

    Zaki yare wiil aan tageero buuxda u ahay abti keep going 🙏🙏🙏

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue48914 жыл бұрын

    Masha allah abt horay usoco adiga iyo fanaanadeena HOdan cabdiraxman dheere

  • @munobarako1213
    @munobarako12134 жыл бұрын

    Hodan cabdirixman & saki junior💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @afrahafrah6819
    @afrahafrah68194 жыл бұрын

    Hodan cabdirahaman waa qof kuwanatay Somali nimado alle haku xafiido 🙏👍

  • @habiibmahamedahmed718
    @habiibmahamedahmed7184 жыл бұрын

    Hodan Abdirahman borda fanka hda igu racsanty like hayla dhaaf

  • @sayidapache221
    @sayidapache2214 жыл бұрын

    Zaki jr cadi maha hore usoco adero👏👏

  • @queenqueen1829
    @queenqueen18294 жыл бұрын

    Hodanteyda kujecliyaa allaw kudeyso Hodan abdirahman aad baan kuu tageeraa aad baan kuu jeclahay ilahey ha igaa tuso

  • @Hassan-fm8sz
    @Hassan-fm8sz4 жыл бұрын

    waaar somaliyeey horta yaaa dhalay kan yar ma fanaaan mise wariye guri fanaanin uun buuu wax ku soo duubaaaye fadlan ka so jawaaba cida garanaysa keep going lengend weeeyi kani

  • @hafsanasser2046
    @hafsanasser20464 жыл бұрын

    Mansha allah illahy ha inoo xifdiyo sakaria, hbo horey usoco illahy xumaan ha kaa dhowro.

  • @Nastehaosman12
    @Nastehaosman124 жыл бұрын

    Hodan codkeeda💋🥰🥰🥰🥰

  • @atisardias9622
    @atisardias96224 жыл бұрын

    kadra iyo hodan markay heshiiyen team hodan aya la wada noqday 🤣🤣🤣

  • @rahmarayaan6752

    @rahmarayaan6752

    4 жыл бұрын

    Kkkkkk waa runta waxan ka dhex wayay hal comment oo hodan lagu cayayo Hodan waa qof wngsn oo qalbi fcn imikayse u muuqatay

  • @user-yp9sc8uu4x
    @user-yp9sc8uu4x4 жыл бұрын

    ماشاء لله الله يحفظك يطول بعمرك

  • @cabdilaahihadalsame5456
    @cabdilaahihadalsame54564 жыл бұрын

    dumo hadan N pro seki waan idin watah

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi44864 жыл бұрын

    Hadan dariskeedii baan ahay waan idin salaamayaa ✋

  • @anonymouse2922
    @anonymouse29224 жыл бұрын

    First one

  • @ayaanmaxamed2808
    @ayaanmaxamed28084 жыл бұрын

    Mnshallh hodan wlhi Waa qof qadar in badan zaki yare habo keep going mnshallh

Келесі