YURUB GEENYO | DAREEN KALA MAAN | BARNAAMIJKA FANKA IYO FAGAARAHA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022

Музыка

ereyada cabdi ismacil biso
laxanka khaald kamil
music ilyaas idiris
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 466

  • @usameqays4681
    @usameqays4681 Жыл бұрын

    QoraaLkaN Qof walba oo ArkaY ilaaHaY Muraadka uu LeeYahaY Ha u FududeeYo🤲🤲

  • @shankaroonmohamed14

    @shankaroonmohamed14

    Жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi

  • @xidigtareercadaani2932

    @xidigtareercadaani2932

    Жыл бұрын

    Aaamin wllo

  • @nuuranur5645

    @nuuranur5645

    Жыл бұрын

    Aamen

  • @aliyaaahmadali4474

    @aliyaaahmadali4474

    Жыл бұрын

    Amiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @kawsarcumar7513

    @kawsarcumar7513

    Жыл бұрын

    @usaame Qays amiin wlll

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni2025 ай бұрын

    Qof walba oo heeskan Miraha macaan, Dib ugu soo noqday like isaar 😢🎉

  • @SalmaIsaxaaq-dw1kf
    @SalmaIsaxaaq-dw1kf7 ай бұрын

    Qof walba waxan kula talinaya inuu Naftiisa wax Walba ka horaysiyo uuna noqodo mid naftiisa kareemeya oo sharfa.❤ Haku karama seegina waxyaabo dhamanaya

  • @Yourstrulyyybabe

    @Yourstrulyyybabe

    4 күн бұрын

    welll said 🤩

  • @daganmomo
    @daganmomo2 жыл бұрын

    Nolosha jacaylkeeda Manan Lay Qorin Mxa. Niyad jabka io Heesaha Qiirada Leh Laygu Dow galay 💔😭 Allow igu Arsaq jacayl Daacada io Sowj Wngsan Aamin ya Allah🙏🏻😭💔

  • @samiiracumar1408

    @samiiracumar1408

    2 жыл бұрын

    Sorry mar un nolosha gulo Bdn waka gaari donta samiirka baadi xbbti🥺🥺😿💔🙏

  • @azmarabdilahi7765

    @azmarabdilahi7765

    2 жыл бұрын

    Waan ka xumahy perrty waaad heli isha allh

  • @werdaahmed3834

    @werdaahmed3834

    2 жыл бұрын

    Ameen 🥺

  • @fatxahassan3765

    @fatxahassan3765

    2 жыл бұрын

    Allaha kugu beego inta fcn qli❤️🔐

  • @munaaden4972

    @munaaden4972

    2 жыл бұрын

    🥺🥺🥺srry walalay illahay badal khayre qaba Oo dagdaga Ha Ku siiyo😢

  • @ruuxaani6868
    @ruuxaani68682 жыл бұрын

    Ilmaadeerrayaal iigu soo duceeya inan aan aad u jeclahay balse aan ii ogayn in Ilaahay igu guuleeyo. Waa qof aan mirir iyo maalin ka bixin maankayga balse masaafo fogi noo dhaxayso. Oh my alone is ilness!

  • @suusan3770

    @suusan3770

    2 жыл бұрын

    I.a wllo allha ku sahlo guulo iyo farxad bdn ku rajena

  • @aishacali607

    @aishacali607

    Жыл бұрын

    Jah aniga kula mida inta stuats marku wax sosarta kuceliya si cabaar ula hadlo mudo dheer jeclaa

  • @tishiqureishi4419

    @tishiqureishi4419

    Жыл бұрын

    😭😭

  • @tishiqureishi4419

    @tishiqureishi4419

    Жыл бұрын

    Allh ku sahlo wll sabar in bdn 🙏😔

  • @ayaanadan8680

    @ayaanadan8680

    Жыл бұрын

    Allah haysku keenkeeno idinka oo isjecel walipa wllo mcn❤😢

  • @khadarapdirahman9763
    @khadarapdirahman97632 жыл бұрын

    IntaH yurb jecel ismuujiya👍👍

  • @zimanaathanhassan1920

    @zimanaathanhassan1920

    2 жыл бұрын

    Emotional song 💔💔💔😥

  • @khadarapdirahman9763

    @khadarapdirahman9763

    2 жыл бұрын

    ❤👍🥰

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    9 ай бұрын

    Sawtu raxma ma qof nicib 😢❤ba jirana isma lihi ale hano daayo boqorada codka

  • @ugbaadshanle
    @ugbaadshanle2 жыл бұрын

    Way Dareen kalamaan ku beermay Kaaf iyo kala dheeri keenay Kalsoonidii kaabi wayday🤕 Kashay Calmashadu ku baahday Qofkay ka Sugaysay hiilka Karaamo markay ka wayday Kaskeedu waxuu ka baajay Inay Kaligeed kurbooto🤒 Waxaan kaligay Kabaayey Kolkaad kasban weyday dookha Kadeedkana ila jecelaatay Kaskii kuu Qabay kamuunta Ka goyey Xasuusahaagi ❤️‍🩹 Oheey oh Yurub geenyo qofka dhagaysta Jacayl baa ku dhacay Ilaahow meelahaa hana joojin❤️‍🔥

  • @salmanyare1

    @salmanyare1

    2 жыл бұрын

    Jacayl kala damac ku beermay⚘ Nafiba ruuxkale kulaaday⚘ Anigu isukeeni waayay ⚘ Anaa isukeeni waayay ⚘ Qalbiga kaakalaa udaaran⚘ Hilaac kalguyaad uyeelan⚘ Laabtuna kadabaa layeedhay⚘ Intaan adi kuu kadeedmay⚘ Kashaydaan kasiiyay xaale⚘ Waxaan kaligay kabaayey⚘ Kolkad kasban wayday dookha⚘ kadeedkana ila jeclaatay ⚘ kaskii kuuqabay kamuumta ⚘ kagooyay xasuusahaaga ⚘ waar gooyay xasuusahaga🌷💔🌷

  • @rahmatays6662

    @rahmatays6662

    Жыл бұрын

    Really waa Emotional heestani😰😥😥😰😰😰

  • @shankaroonmohamed14

    @shankaroonmohamed14

    Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mumtasyusuf3924

    @mumtasyusuf3924

    Жыл бұрын

    oh yurub geenyo 💔😭

  • @nawalhayir7446

    @nawalhayir7446

    Жыл бұрын

    Wey Dareen kalamaan ku beermay kaaf iyo kala dheeri keenay kalsoonidii kaabi weyday 😐 Kashay calmashadu ku baahday qofkay ka sugaysay hiilka karaamo makey ka weyday kasheedu waxuu ku baajay iney kaligeed kurbooto ☺️

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 Жыл бұрын

    Jacayl kala damac ku Beermay nafiba ruux kale Kulaashay anigu isku keeni Waayay 😔 Qalbiga kaar kale ba udaaran Hilaac Kal guyaad uyeelan Laabtuna kadaba la yeedhay Intaan adi kuu kadeedmay Kashayda ka siiyay xaale 😩 Waxan kaligay kabayay Kolkad kasban wayday Dookha kadeedkana Ila jeclaatay kaskii ku qabay Kamunta ka gooyay xasuusahaga 😭😭😭😭😭😭

  • @AxmadCabdi-iv9lz

    @AxmadCabdi-iv9lz

    5 ай бұрын

    Waxaan kaligay kabaayay Kolkaad kasban wayday dookha Kadeed kana ila jeclaatay Kaskii kuqabay xumanta Ka gooyay xasuusa haaga

  • @queenisro3707
    @queenisro37072 ай бұрын

    isoo duceya in ilhay i ilowsiyo xasustisa hadii ann calaf isu lahyn hadan calaf isku lenhyna ilhy qalpigisa naxariis ha ii galiyO love u ab💔🥺

  • @HawaOmar-mi2nu

    @HawaOmar-mi2nu

    Ай бұрын

    Inshalah ilahy qalbigisa naxaris ha kugu beero abay😢😢

  • @Keynaan7win
    @Keynaan7win2 ай бұрын

    Heesta waxay iguleedahy saamayn wayn ❤❤❤

  • @kawtharabdulahi3871
    @kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын

    😭😭Waxan ku bartay bil gudeheed waxan ku kaftanay bil gudeheed wuxuu qalbigeyga hantay bil gudeheed talow ma anaa layso diray college aaan ku cusbaa ayuu sadex bil igagaso horeeyay 🥺laysma xaqiree Waa wiil aad u wanagsan aan arkayba qalbiguu usii gudbay 🥺xataa igamu fasax qaadan maadama aan aad u kaftan badanaa kun hadal aan hoos ugu dhigay wuu iga aamini waayay Ilaa aan hooyaday ugu dhaartay oo aan aduunka ugu jeclahay wa wiil yar meel dheer hiigsanaya intaan wakhtigiisa ka hor istaagi lahaa 🥺😭ducaan ku kabay qalbiga ale hayga reebo 🥺Iso duceya

  • @haniilkacaz7164

    @haniilkacaz7164

    Жыл бұрын

    😂 sister wiilku wax ha Iska dhigtee dhaafI jcYlka Adna wax barashadada wado Alleh Qalpiga haku qaboojyo 🥴❤️🥰👏

  • @Inna_mohamet

    @Inna_mohamet

    Жыл бұрын

    Sorry 💔😭

  • @mumtasyusuf3924

    @mumtasyusuf3924

    Жыл бұрын

    alleh hakaga reebo😭

  • @lulabdullahi5668

    @lulabdullahi5668

    Жыл бұрын

    Wan hilmami qaali

  • @kawtharabdulahi3871

    @kawtharabdulahi3871

    Жыл бұрын

    @@haniilkacaz7164 😂😂Abaayo isagaa iga darnaaday hada saaid ii jeclaaday 🥺anuuba iga darnaaday

  • @zeinabhussein8741
    @zeinabhussein8741 Жыл бұрын

    Yurub geenyo heesaheda oo dhan Waxey ka hadalayen Dhawaaca Qalbi gaara💔💔💔💔💔😥

  • @HawaOmar-mi2nu

    @HawaOmar-mi2nu

    Ай бұрын

    Wa tan la yabay wlhi 🤔

  • @zeinabhussein8741

    @zeinabhussein8741

    Ай бұрын

    HAA😢​@@HawaOmar-mi2nu

  • @bisharabdiraxman1361
    @bisharabdiraxman1361 Жыл бұрын

    Meeshan Mucashaqinta Unba Loogu Tala galay Inta Kale DhXdenu Ma Qaado Wani Salamay 💔

  • @HawaOmar-mi2nu

    @HawaOmar-mi2nu

    Ай бұрын

    Yeah

  • @user-wi1su9rl5n
    @user-wi1su9rl5n10 күн бұрын

    Hestan waxey soo baxdy last year anoo mar xalad adag ku jira alhamdulilah this year 2024 August anoo ka ka bogsady Alhamdulilah every day every minute 🙏🙏

  • @nolashawaasamir9849
    @nolashawaasamir98492 жыл бұрын

    Yurubey waa bogsanay oo ciiltire ayaan Helnay alxmdlh dib xasuusaha hanogu celin alxmdlh

  • @Dangarad.01
    @Dangarad.0122 күн бұрын

    "Kaskeedu wuxuu ka baajay In ay kaligeed kurbooto" Kaligii gidaar ha ka ooyin ee sida lagaaga tashaday u tasho! Oo u soo kabo. Voice of magic!

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t10 ай бұрын

    Still my favorite song 2023 and all song's yurub geenyo wa wada macaan ❤❤ codkedana waka daranyahay 💯 mid badali donta fanka masoo mari donto sawtu raxma 😢

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh777 ай бұрын

    Boqoradii Qarniaga 21ad ee Codka Yurub M. A. Geenyo ❤❤❤

  • @xogtaqarsoonchanell3840
    @xogtaqarsoonchanell38402 жыл бұрын

    the best person ever the most knowledgebale and the most shine all created prophet muhamed صلي الله عليه وسلم🕋❤❤

  • @xanaanmaxamuud4062

    @xanaanmaxamuud4062

    2 жыл бұрын

    Inta is ledahay like ku hel melaha fisiqa iyo musica lamakeno dambi bad kujirta qofkanow ilhy unoqo

  • @omermige3182
    @omermige3182 Жыл бұрын

    my only really queen another hit mush up on emotional song marwo yurub 🥲🥲😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭 qalpiga ka kala uu daran hilac kal ku yal uyelan laptuna kadabalo yedhay inta adi ku kadeedmay kashaydan ka siiyay xalin kashaydan ka siiyay xalin 😭😭😪😪🥲🥲

  • @gulleidfj8826
    @gulleidfj8826 Жыл бұрын

    Dulmigu ma ficna iska ilaaliya dadoow Gabadh ayan dulmiyay weli wan ka qoomameeyay waanan ka shaleeeya wallahi waanan jeclahay😭😭😍❤

  • @nimcoxasan5427

    @nimcoxasan5427

    Жыл бұрын

    Cafis ka dalbo wllo

  • @MarwoDagen

    @MarwoDagen

    Жыл бұрын

    😢

  • @abdiazizali5681
    @abdiazizali5681 Жыл бұрын

    Adoo taada layaaban ayaad commentsga eegeysa mise dadkuba waa kula mid ilahaw dhalinyarada ugargaar wakhtigan daacadiibaa yaraatey 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @umalkhair6399

    @umalkhair6399

    Жыл бұрын

    😢😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @vr7619

    @vr7619

    Жыл бұрын

    😭😭😭💔💔Aaamin wlhi anaa ooyin ceshn wayay mrkn akhristy commentyda xnuunkii baba igusii siyaadu😭

  • @zeinabhussein8741

    @zeinabhussein8741

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭

  • @mumtasyusuf3924

    @mumtasyusuf3924

    Жыл бұрын

    aamiin yaa allh 💔😭

  • @hannamaxmuut

    @hannamaxmuut

    Жыл бұрын

    Amiin😭💔

  • @Dr.Mohamed-Amin
    @Dr.Mohamed-Amin2 жыл бұрын

    Boqoradi fanka way soo laabatay .. ❤️.. ❤️.. 😘..

  • @asmaahmek8133
    @asmaahmek8133 Жыл бұрын

    Emotional heestan way igu socotaa walahi incha alh one I forget every pain feeling 😭😩

  • @nuuranur5645

    @nuuranur5645

    Жыл бұрын

    Maalin maalmaha ka mida waad ilaawi doonta xasuus aad kasheekaysay noqonayasa insha alle a

  • @hamzekozar6316

    @hamzekozar6316

    Жыл бұрын

    Insha allah wlshy

  • @ssdaamcaafiyusuf-tb6qf

    @ssdaamcaafiyusuf-tb6qf

    9 ай бұрын

    ​@@nuuranur5645ok

  • @shuriali485

    @shuriali485

    9 ай бұрын

    Hada sidee dareeme ma ilowday wixii berrigaas kugu taagna

  • @neamaabdullahi6441
    @neamaabdullahi644110 ай бұрын

    9 months sugaya Maxad sidan dhan qalbigeyga ugu degtey ee aad deganata iigu diidey ee aan 1second ee qalbigeyga uga bixi ladahey Wali kaama rajo dhigin lkn ❤😢 17/10/2023

  • @dekasaeed654

    @dekasaeed654

    7 ай бұрын

    iska samir wll badel khyr qaba ❤😢

  • @NajmaAxmed-vb3lx

    @NajmaAxmed-vb3lx

    4 ай бұрын

    😢

  • @NajmaAxmed-vb3lx

    @NajmaAxmed-vb3lx

    4 ай бұрын

    😢😢

  • @user-lm5kf6uk6z

    @user-lm5kf6uk6z

    Ай бұрын

    31/8/2023 💔😭

  • @NajmaAxmed-vb3lx

    @NajmaAxmed-vb3lx

    Ай бұрын

    @@neamaabdullahi6441 lakin wllo iska ilow 🥹

  • @umumaryan6536
    @umumaryan653610 ай бұрын

    Xanuun badanaa markuu kufahmi waayo qofaad dunida ka calmatay😢yarabii isoo jedii😢😢

  • @user-xy4vy3mt5k

    @user-xy4vy3mt5k

    6 ай бұрын

    Amiin

  • @hamzeabdi7971

    @hamzeabdi7971

    5 ай бұрын

    ‘Nj

  • @adnaadem
    @adnaadem Жыл бұрын

    Heestan wxaan bartay ano safar ah bay gaadhigi aanu saarneyn nalooga daareyy 😢wey i taabatay mrku safarkygi so dhamadyna heestan baan so raadiyeyy😢😊

  • @hamzeabdi7971

    @hamzeabdi7971

    5 ай бұрын

    -

  • @bilyandhaan2894
    @bilyandhaan2894 Жыл бұрын

    Anigo isleh qof kaa daranba ma jiro aynba comntiga idhnba ku Arkya dad igasii daran 🥺Labo isbuuc gudahoodba ku jcldy nafteydina ugu dhiiby heer an gaadho inan waasho Jcyl aan u qabo 😭Rabow Calaf igu kaaa dar Noloshiyoow 2023/3/31mrch hbeen jimco sabti so galyso O Ramadaana🥺♥️

  • @suleekhasaleban649

    @suleekhasaleban649

    Жыл бұрын

    ani hal pilpaaan wada zocony isku kaftan paranay lkn wan is fahmi wayneyy ilahow isoo jeedi oo calaf igu dar 4/13/2023 hpen jimcaa rapadan 10kii danpe

  • @umalkhayrfarxan1879

    @umalkhayrfarxan1879

    9 ай бұрын

    Ameen mcney alle ha isu kiin calfo❤😢

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux28722 жыл бұрын

    Aad ayey ii taabatay heestan caawa 24/8/2022 waxan jeclaaday wiil isaga wuxu i dhihi jirey wan ku jeclahay lkn dan ayuu igu watay wuuna iga tagay xata farimahayga kama jawaabo heer waxaan gaadhey safar shaqo oo bil ah key diro waxan ka tagay somalia kenya ayaan tagay shaqadas mid iga xun imaso marin waayo waxan daremayey xanuun xata hospital ayaan galay waxa keliya aan qalbiga ku degsan jirey waxaa jirey nin aad ugu eg oo dareewal noo ahaa intaan shaqada wadney oo somalia ilaahay wuxu ogyahay inanan ka jeesan jirin 😭😭😭 waxaa ku mahadsan allah i ilowsiiyey dhibaato badan ka dib

  • @umalkhair6399

    @umalkhair6399

    Жыл бұрын

    waan kudareemaya wll wlhi ilmo igu igatimid waaankula dareemay dareenkaas rabbi hayna ilawsiiyo dareenkaa dahsoon ee quluubteena kuduugan 🥲 sokle mid taadaasoo kale u eeg ayaan daris la ahay saacadan😭🥺

  • @faatimabile6826
    @faatimabile6826 Жыл бұрын

    Waa hees dareen gaara wadata runtii waxaan dareemin niyad jab xun iyo dhibaatiyin badan oo jacalka iga soo maray iminka xanuuno isoo maray baan ka kaban illahay waxaan ka rajayn qalbi saafiya oo cidna u cuqdadoobin😢 rabi nasiibka iyo calafka ha noo hagaajiyo aniga iyo intii ila mida 💔😢😢 Kampalan ku dhagaysan heestan 26/10/2022

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre7572 жыл бұрын

    Ka gooyay xasuusaha Hees iyo badh😍

  • @hamzaabdiillahidjama8680
    @hamzaabdiillahidjama868013 күн бұрын

    Wa hes daren leh ❤boqorada codka yurup maxamed abdi genyo❤

  • @beer-lula_22
    @beer-lula_22 Жыл бұрын

    Yurub geenyo heeseheeda Aad ban ujeclhy qalbiga qofkey taabtaan Alx xanuun badan wan kabaxay waqtigii adkaa Weey Dareen kalamaan ku beermay Kaaaf iyo kala dheeri keenay Kalsoonidii kaaba wdyday Kalsoonidii kaabi weydey Kasheey calmashadu ku baahdey Qofkey ka sugeysay hiilka Karaamo markey ka weyday Kaskeedu wuxuu ka baaajey iney kaligeed kurbooto Iney kaligeed kurbooto Waxan kaligey ka baaayay Kolkaad ikasban weyday dookha Kadeedkana ila jeclaatay Kaskiii kuu qabay kamuunta Ka gooyay xasuusahaga War gooyay xasuusahaga Jacayl kala damac ku beermay Nafiba ruux kale kulaashay Anigu isu keeni wayay Anaaaa isu keeni wayay Qalbiga kaad kala udaaran Hilaaac kal gu'yaaad uyeelan Laabtuna kadab baad la yeedhay Intaan adi kuu kadeedmay kasheyda kasiiiyey xaaleee"😭😭😭 Kun mar Bay iga qabata inan u gogal dhigto meel cidlaa buu igaga dhaqaqay Hadana wa qof aan ilaaway oo jacylkiisi Iga dhamaaday xaq umalihi inan waxaan tabanayo la wadaago iyo waxa iga guuxayo Saan ka filayay iyo siduuu noqdey isma lahayn Waliba uu guursaday markii gabadhii kala tageen buu iguso noqdey Anoo nolal wngsn sameystay iyo jacyl Cusub bashar ka wngsn ban hadiyad uhelay 😭❤ asagaan wax walbe ku ilaaway Aad ban uga xumahay inan wxba u qaban karin majecli murugadiisa Dar ilaahy bn ucafiyay intaan dariis umurugooday Lkn wali wuu ijecel yahy asagaana idayacay Calafku mar labaad hakuu hagaaago Wan ku cafiyay "intaan adi kuu kadeedmay Kasheyda kasiiiyey xaaleee" 💝 Waxan kaligey kabaaayay Kolkaaad ikasban weyday dookha Kadeedkana ila jeclaaatay Kaskiii kuu qabay hamuunta Ka gooyay xasuusahaga

  • @Nabaddoon.

    @Nabaddoon.

    Жыл бұрын

    inadeer ebbeh haku barakeeyo adiga iyooo xaajigaaga. dhaqma oo isku waara. wlh aad baan ula dhacay sheekadaada iyo qaaabka aad ku cabirtay. mashaAllah. salaan sareh from caasimada faransiiska 😉

  • @beer-lula_22

    @beer-lula_22

    Жыл бұрын

    @@Nabaddoon. Salaamulaahi ina adeer mcn Waqtigu hakuu samaado❤

  • @asmahasan6428
    @asmahasan6428 Жыл бұрын

    Qalbi jabka nafta soo gaadha marna Kama dawaysano 😢😢😢😢❤

  • @abdulwiitalfanan7947
    @abdulwiitalfanan79474 ай бұрын

    Wey dareen kala maan Voice of magic💥😮

  • @nafisoabdulahi7393
    @nafisoabdulahi7393 Жыл бұрын

    January 14 2023💔😭😭😭kaskii ku qabay hamuunta ka goyey xasuusahaaga .........sanado bdn kadib wn ku faraxsanhy inan noloshiisa dhamaad ka yeshay ...sometimes you have to be strong 💪...

  • @AsmaAbiib-ie6nv
    @AsmaAbiib-ie6nv11 ай бұрын

    Intaan adi kuu kadeedmay Kashayda kasìyey xaale🥺💔 Isnin 12/09/2023 01:45 habeenimo🥺💔

  • @somalisame2416
    @somalisame24162 жыл бұрын

    hadii fanka lagu jano tagi lahaa fardawsa kamaad sokoyseen yurubeey 😭

  • @aishodaud4046

    @aishodaud4046

    Жыл бұрын

    Manoli

  • @Nabaddoon.

    @Nabaddoon.

    Жыл бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂 waan iga qoslisay wlh inadeer hh balse waa runtaa oo waan kula qabaa sidaas

  • @SALMAANN-m2t

    @SALMAANN-m2t

    9 ай бұрын

    Realy ❤ axya cod sawtu raxma

  • @fatouma-zahra1884
    @fatouma-zahra18842 жыл бұрын

    Kashay calmashadu ku baahday💔 Qofkay kaa sugaysay hiilka💔 Karamo markay kaa wayday💔 Kaskedu wuxu kaa bajaay💔 Iney kaligeed kurboto💔 Xanun badna markad waydo qofkan dunida kaa calmatay Rabiyow 🤲 aday waxba kugu adkeen ee raxmadada igu sii qofkan naftu raacday 🤲

  • @umalkhair6399

    @umalkhair6399

    Жыл бұрын

    aamin aamin aamin wl 🤲🏻 rabbi hakusiiyo waxaad jeceshahay

  • @barkhadbiibiile8150
    @barkhadbiibiile81502 жыл бұрын

    Saalan sare howraar yurub geenyo mahadsanid ee sooda heesah jacalka

  • @cawoismail2892

    @cawoismail2892

    2 жыл бұрын

    Heestani waxaa ay ka hadlaysa daren dhaba waxad mooda inay aniga iga dhex hadlayso yurub genyo💔😭😭😭😭

  • @aishacali607
    @aishacali607 Жыл бұрын

    Noloshu waa jacayl beryhy waa iga dhex guuxayo midkan goobayan wali iman maad soo dhakhsato🥰🥰🥰😏😏😏😏😏

  • @abdiqanimohaamed1679

    @abdiqanimohaamed1679

    Жыл бұрын

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine760111 ай бұрын

    Dareen kalama maan ku beermay Kaaf iyo kala dheeri keenay Kalsoonidu kaabi wayday😢 Kashay calmashadu ku baahday Qofkay ka sugaysay hiilka😢 Karaamo markay ka wayday Kaskeedu waxuu ka baajay Inay kaligeed kurbooto😢 Waxan kaligay kabaayay Kolkaad kasban wayday Dookha kadeedkana ila jcltay Kaskii kuu qabay kamuunta Ka gooyay xasuusahaaga 😢😢 Jcl kala damac ku beermay Nafiba ruux kale kulaasha Anigu isku keeni waayay Qalbiga kaar kalaa u daran Hilaac kal guyaal u yeelan Laabtuna kadabad u yeelan Intaan adi kuu kadeedmay Kashayda ka siiyay xaale😢 15September 2023 Friday time 8pm😢❤

  • @ayaanupdirahmncali3145
    @ayaanupdirahmncali3145 Жыл бұрын

    wllhi waa hees dareen leh waxaan xasuusuta wiil aan wada hadali jirnay aan jecela hada wllhi dadka kama Aqano sabab Qofku marku iska nacsiiyo waad Ilaawaysaa 🥲💔

  • @mumtasyusuf3924

    @mumtasyusuf3924

    Жыл бұрын

    xaqiiq wlhi💔😭

  • @hibomohamed3532

    @hibomohamed3532

    10 ай бұрын

    Sorry mcneey😢😢😢😢 Ana taas way isoo martay ax dadka qaar

  • @hassanallaalechannel155
    @hassanallaalechannel155 Жыл бұрын

    Wa hees aad u cajiib ah wad mahadsanthy fananda yurub geenyo mahadsanid sawtu raxama alle ha kuu siyaadiyo cimriga iyo caafimaadkaba Wa hees xusuus mudan runtii

  • @asmayuusuf2764
    @asmayuusuf2764 Жыл бұрын

    Waligy qof si dhapa uma jeclaan laygumana laydhin hadana si niyada ayn udhageystaa heestan in imika laygu soo jirana garanmayoh

  • @bareabdi3333

    @bareabdi3333

    2 ай бұрын

    Waan kula dareemayaa xubiga

  • @deeqa445
    @deeqa4452 жыл бұрын

    Ax Xasuus gooniyah ayey igu ledahy heestan runtii 😭💔

  • @muqdishochannel3040
    @muqdishochannel30402 ай бұрын

    Heestan kaligey ayey Ila hadlesa Ayaan is iri Aad ayey ii taabatay😢😢😢 Intaan adi kuu kadeed may Kasheyda ka siiyay xaalle 5:25 🎉🎉🎉🎉🎉 6:08 Waxan kaligey kabayay Kolkad kasban weyday dooqa Kadeed kana ila jeclatay Kaskii kuu qabay kamunta Ka gooyay xasuusahaga ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @khadraciise2044
    @khadraciise20442 жыл бұрын

    Wow Zawtu raxmo My favourite Singer Amazing❤️😍🙏

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t10 ай бұрын

    Sawtu raxma mid ado kale ah fanka maso Mari donto boqorada codka 💯 ❤❤

  • @SamiiraCabdifataax
    @SamiiraCabdifataax8 күн бұрын

    Ax heestan walhi waku oya xasusu😭💝

  • @Fargeeto7hrs
    @Fargeeto7hrs Жыл бұрын

    ALLA yurub miyaa waxaas sowtul raxma 💋❤️🤜🤛

  • @queenaraweelo6322
    @queenaraweelo6322 Жыл бұрын

    Kashay Calmashadu ku baahday Qofkay ka sugaysay hiilka Karaamo markay ka wayday Kaskeedu wuxuu ka baajay Inay kaligeed kurbooto💔 Sawtul Rahma Yurup Mahamed Abdi💞

  • @hassanallaalechannel155
    @hassanallaalechannel155 Жыл бұрын

    Gaar ahaan wa hees si qoto dheer samay u leh dhamaan dhacdooyinka malilaha ha ee ka dhaca degaankeena somaliyeed

  • @hamdieidmohamed1780
    @hamdieidmohamed1780Ай бұрын

    Mararka Qaarkood waxad is Odhanaysaa In aad la tacaasho Dhibatada Adunka Waxa Kugu Horseedaa Waa Qof Binu Aadan Ah Lkn Wax wlba Waxa ka wanagsan Intaad qof isu duleyneyso Inaad Rabbigaa Jeclaato Waayo Waligii ma Qasaaro jcylka Rabbigaa Idinka Dhexeyaaaa😢🥺

  • @hudaapdirahman7561
    @hudaapdirahman75612 жыл бұрын

    Qof intuu heeso waad heestay😥💔

  • @ifraxmaxamuud2492
    @ifraxmaxamuud2492 Жыл бұрын

    Sowtu Raxma Yurub Mohamed Abdi Geenyo Waan Ku Wataa

  • @abdihafidduale5741
    @abdihafidduale5741 Жыл бұрын

    Oheey oh qofka dhagaysta heesa yurub geenyo waxaa kudhacaya jacayl ilaahayow hana joojin meelahaas

  • @mostafahassantv6600
    @mostafahassantv66002 жыл бұрын

    Ma anigaaa la iisooo qaaday heesta 😥

  • @abdirizakosmanabdullahi5595
    @abdirizakosmanabdullahi55952 жыл бұрын

    Waxaan kaligey kabaayey 😟 Kolkad kasban wayday Dooqa 💔 Kadedkana ila jeclaatey 😥 Kaskii ku qabey humuunta 😍 Ka gooyey xasuusahaga💔🥵 💔Bar Goyey xasuusahaga💔

  • @mumtasyusuf3924

    @mumtasyusuf3924

    Жыл бұрын

    💔😭

  • @nasramahamed718
    @nasramahamed7182 жыл бұрын

    Ka gooyay xasuusahaaga 💔🥺

  • @nadiraosman6726
    @nadiraosman6726 Жыл бұрын

    Machalla beautiful Yurub genyo and good voice 👌 😍 ❤️ ♥️ 💕 ✨️ 👌 😍 ❤️ ♥️ 💕 ✨️ 👌 😍 ❤️ ♥️ 💕

  • @itsamouna1548
    @itsamouna15487 ай бұрын

    30/12/2023 sannad wanaagsan heestan waan Jeclahay oo waan dareen dhagaystaa☺️

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t7 ай бұрын

    Still 2024 ❤ sawtu raxma boqorada codka axya cod

  • @AhmedClaahixirsi-wy2st
    @AhmedClaahixirsi-wy2st Жыл бұрын

    Yurub geenyo heestii Darren kalmaan

  • @haykalyre932
    @haykalyre932 Жыл бұрын

    Way Dareen kalamaan ku beermay Kaaf iyo kala dheeri keenay Kalsoonidii kaabi wayday🤕 Kashay Calmashadu ku baahday Qofkay ka Sugaysay hiilka Karaamo markay ka wayday Kaskeedu waxuu ka baajay Inay Kaligeed kurbooto🤒 Waxaan kaligay Kabaayey Kolkaad kasban weyday dookha Kadeedkana ila jecelaatay Kaskii kuu Qabay kamuunta Ka goyey Xasuusahaagi ❤️‍🩹 Heestan anigey igu socota wllHy waayo qofan jecelhy ba saas igu aha maxan sameya 💔

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын

    Ma mooda 😢 inaay yurub geeyo heestaba usoqado markas dareen ka nafyda

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Жыл бұрын

    Yurub geenyo best song

  • @user-gy9hg7lp2b
    @user-gy9hg7lp2b Жыл бұрын

    Jah yurub mahamed abdi ❤❤❤❤

  • @apdizhakuraadan789
    @apdizhakuraadan789Ай бұрын

    Waxan kaligay kapayay kolkaad Kasban wayday Dookha kadeekana ila jeclaatay kaski ku qabay Kamuunta ka Gooyay Xasuusahaga 💔😊

  • @NajaxMaxmed-lf6ew
    @NajaxMaxmed-lf6ew11 ай бұрын

    6/9/2023 Cawa waxan qaaty go,aanki ugu adka noloshyda 😢😢 Waxan kaligay kabayay Kolkaad kasban wayday Dookha kadeedkana Ila jeclay Kaski ku qabay kamuunta Ka gooyay xasuusahaga 💔💔💔💔😭😭

  • @Sabna123

    @Sabna123

    8 ай бұрын

    Qalbiga😢😢

  • @user-di2uq6wr2i
    @user-di2uq6wr2i2 ай бұрын

    Heestan waxan dhegystay 25/5/2024malin sabti ah 12:44 waxan soo galay exm Culeysa far badan anoh dareemay wlhei kalsooni daro far badan 🥲🥺

  • @Baabkasool
    @BaabkasoolАй бұрын

    Hada Kahor 2021 Lascanod Anigu joga Ayaa Gabar isjeclaa Nay Gabadhi waxaY ibarTy dhaman famllygedi Runti nolol qurux badan ayan kuwada jirnaY Dhamaan Gabadhan jeclaa wlsheed Oka wayn Ayaa sidaan Wlsheed ujeeclaa Yaduna wiiL aan ilmaader nahay ujec layaD kadib 4tayaduma intan sameecad soo qada no Ayaan wada dhagaysan jirnay hestan runti heestani waxaY noloshayda kuleedahay samayn Ad ubala dhan Wakhtiga kadib Gabadhi wan Kala tagnay Hada Isku magalo ayaan jogna yaduna xirir kale Ayaylee dahay Ana xirir kale Ayan lee yahay Marka noloshu waa Halki Bk ulaha Giraan weye Mal muhu 😢

  • @khadromuuse2156
    @khadromuuse2156 Жыл бұрын

    Ka goyey xasuusahaaaga. Isha alllh never gibe up.😢😢😢😢

  • @cabdiraxmaankhaliif6825
    @cabdiraxmaankhaliif6825Ай бұрын

    4:30 29_jun_2024😮🎉❤❤ Yurub heesehedu ruuxday la hadlaan😢

  • @boodaayeboy4987
    @boodaayeboy49872 жыл бұрын

    Hees dareenkeda wadata❤❤

  • @user-vf3rp2vx3h
    @user-vf3rp2vx3hАй бұрын

    Jacyl ay yurub genyo wayday ban dondonayna ka shege war yan lays warerin😢

  • @user-ni1mx6fl1f
    @user-ni1mx6fl1f2 ай бұрын

    Intan adikukadedmay kashayda kasiyay xaale💝💔

  • @rajoonline3712
    @rajoonline3712 Жыл бұрын

    Ax ax Alle qalbiga hanoo qaboojiyo aniga iyo qof kasta oo niyad jabsan

  • @abdiazizali5681
    @abdiazizali5681 Жыл бұрын

    Roodo maxamed Cabdiraxman 2021 2022 emotional damage 💔 😢

  • @raxmaaxmed199
    @raxmaaxmed1992 жыл бұрын

    War Gooyaya Xazuuzahaaga😭💔

  • @user-lh2ui3dj5m
    @user-lh2ui3dj5m3 ай бұрын

    17/05/2024 😢😢 xanunka aan daremayo iyoh niyad jabka ihaya inuh kla igah soo furfuro iso duceeya wlloyal😢😢

  • @khaaliddaacad224
    @khaaliddaacad2242 жыл бұрын

    Yurub❤

  • @mowlidmuhidin9608
    @mowlidmuhidin9608 Жыл бұрын

    Boqorada somaliyed💕💕💕💯

  • @fadiaabdi2607
    @fadiaabdi26072 ай бұрын

    Jaceylka sibiqda kgu gala ee bilaa kafiirsiga xnunkisu wataa

  • @filsansaed5359
    @filsansaed5359 Жыл бұрын

    Dadku wa wada buukan o booga ku wada yaala sow 🥺💔😭

  • @xiinfinin
    @xiinfinin Жыл бұрын

    caadi maaha waa fanaaniinta yartaan uugu jeclahay codka day mansha allah inaabti

  • @IqraMahamuud-ve1gs
    @IqraMahamuud-ve1gs10 ай бұрын

    Allow igu irsaaq jecel Dacad ah oo daneysi la an ah Allow wad ii Jeda 😭💔

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Жыл бұрын

    Yurub Geenyo🔥❤️🔥❤️🔥❤️🔥❤️

  • @libanbodhari8726
    @libanbodhari8726 Жыл бұрын

    ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️ waxaan kaligay kaabayey kolkaad kasban wayday dookh kadeedkan ila jecelaatay 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aamiinsaadiq2425
    @aamiinsaadiq2425 Жыл бұрын

    waxan layab ah qofku intuu agtada joogo ma dareemaysid darajada uu agtada ku leyey balse markad kala dhaqadan walhi waxad oganaysa wanigaasi sida darteed waxan jeclaystay inan marwalba heesaha emotinalka dhagysto ❤

  • @MahadBonbo-eg6ii
    @MahadBonbo-eg6ii4 ай бұрын

    HA ILA. WIN. IN. .AN AHAY WANA BIIHOM CAN. DAYFI IBRAHIM YOKh

  • @mumtaasmohamed7071
    @mumtaasmohamed70712 жыл бұрын

    M.a Sowtu Raxma ❤❤❤

  • @hayaankanoloshapro1377
    @hayaankanoloshapro1377Ай бұрын

    wlhi waan kaa gooyay xasuusahaygii oo dhan

  • @cayniabdulahi4130
    @cayniabdulahi4130 Жыл бұрын

    Time aan kabasho ku jirey heestani isoo gaartey bogsiimo degdeg ah Ameen😪🤲🤦

  • @kaahiyeabdi892
    @kaahiyeabdi892 Жыл бұрын

    This song very emotional and amazing fantastic big respect yurub geenyo ❤❤❤❤

  • @wardinuur7352
    @wardinuur73523 ай бұрын

    Markasta oon is idhaaa waad kasoo kabanaysaa dhaawacii ku gaadhay maxay abwaanadu dib iiigu celiyaan xasuusihii murugada lahaa 💔💔💔💔💔💔

  • @ayaanbadan8414
    @ayaanbadan84142 жыл бұрын

    Xasuus ban galayaa😗😭😢😥😥😥 inay iga hadlyso heestan mooda

  • @hodanjamac3041
    @hodanjamac30412 жыл бұрын

    Heestan mA aniga la iqady 😪kashy calmshadu kubahday qofkay kasugysay hiilka karamo marky kawydy kaskedu waxukabjay inY kaliged kurboto💆💔😰

  • @aaminamuuse3646
    @aaminamuuse36462 жыл бұрын

    Maanaa kaygu daw galay jcyl ka xisa qadhaadh allaw igu arsaaq jcyl aan dhamad layn allaw kurbada iga fayd Iguna arsaaq sawj bariya kalinta iga maqana iibuuxsha

  • @khadiraclaahi5797
    @khadiraclaahi57972 жыл бұрын

    Sawtu raxma yurub

Келесі