YOUTUBE KAYGA WAXA JABSADAY YASMIN NALEYE

Ойын-сауық

welcome dhaman azxpta 🤝
fadlan subscrib nagu cawi 🙏
tik tok: suhayb cazka 🥰
instagram: suhayb_cazka❤️

Пікірлер: 129

  • @Rragaxchanel123
    @Rragaxchanel1233 жыл бұрын

    Qof walba oo caana qof noloshisa Ka xun lama waayo brother wan Kula daremaya dhibatada balse hada every thing is alxm dulilaah tageero buuxda kuu ahay keep going proo ❤️

  • @suhayb.cazka.official

    @suhayb.cazka.official

    3 жыл бұрын

    Wll wan oghy shugran

  • @bahjamahamed7044

    @bahjamahamed7044

    3 жыл бұрын

    wan kula daremaya wll keep giong

  • @Rragaxchanel123

    @Rragaxchanel123

    3 жыл бұрын

    @@suhayb.cazka.official alle haku sharfo bro

  • @hamdacismanhooyomacaan5241
    @hamdacismanhooyomacaan52413 жыл бұрын

    ax wllhy waa dhibato Wayn qof wllky oo ku Aminy in ad khiyanto oo KZreadkisa dhibtaysid ama horumarkisa ka xumata waa laga fiicanyahy wllky suhayb hore usoco 👍👍👍👍👍👍👍

  • @arliyo7506
    @arliyo75063 жыл бұрын

    Ar nio prank weye ciyarta nga daya🤣🤣

  • @hamdaeprahim1856
    @hamdaeprahim18563 жыл бұрын

    Prank weyan ban is yidhi anigu 🤣🤣

  • @king-wh5cu
    @king-wh5cu3 жыл бұрын

    Inta Aqliga leh ee garatey in ay prank thy like please

  • @king...3695
    @king...36953 жыл бұрын

    Hala isoo booqdo waa wlaasheen salma la jecleey.,

  • @yahyeclaahiapdi7374

    @yahyeclaahiapdi7374

    3 жыл бұрын

    Wllo magaceda haku qaraban

  • @mouparekahmett9079

    @mouparekahmett9079

    3 жыл бұрын

    DOQONIMO AYAA I MUUJASTA MXN KA SO BUUQAN WX AD LEDAHY MEL KU GAADH WAAD HELYSAAYE WLL

  • @cabdiraasirxuseen8276
    @cabdiraasirxuseen82763 жыл бұрын

    *Brother waxani waa khalad wlhy waxan ku odhan laha joji cabata hablah Somaliland please*

  • @najahfaarah9235
    @najahfaarah92353 жыл бұрын

    Bal xaqiiqada uun baanu sugayna yasmin naaleyan hday arintani jirto wxba kumayeelikarto suhaybow marwalpa Keep going❤♥️

  • @naciimasheekh5741
    @naciimasheekh57413 жыл бұрын

    Subxaana Allah maxaa ku kalifay iyadoo ama gabaha ama caan ah Wlhi waa layaab Taageero buuxan ku ahay hore usoco suhayb ❤🙊😡ish taa kanan filayn wlhi yasmineey

  • @xamdikayse9697
    @xamdikayse96973 жыл бұрын

    Anigu ilahada ma aaminsani wlhi wayo Uma eeka qof waxas damac Ka galikaro lkn sikasta oo ay hato wax kasta Ka fillo ayaa layidhi dadka wayo malinba wax cusub BAAD arkaysa Samir inata sad samiri karto♥️🙏Hadi kale wllo prank igan Naga daaya😒

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo31343 жыл бұрын

    Suhayb Caska keep going prother♥️❤️❤️❤️❤️❣️

  • @zuhaybsaalaxxdayib
    @zuhaybsaalaxxdayib3 жыл бұрын

    Zuhayb nacapku darbiyada ha jiidho

  • @hamzerazhiit5337
    @hamzerazhiit53373 жыл бұрын

    Mar Hadaad Aduunyada Heshay Darajadeed Magac Ogow Halista Cadawgiyo Hantaaqada Dadkuna Badan😪

  • @bahjamahamed7044
    @bahjamahamed70443 жыл бұрын

    wll horumarkaga lagu qudhi wayay ee iska dhaf waa inane calosha waxpa ha ugu hayn keep giong

  • @yasinxussein8979
    @yasinxussein89793 жыл бұрын

    waLaaL suhaYb Taa rumaysan meenee qof kale Dheh yasmiin waa qof Gob ah hadan maskiinad ah walahi taa ka rumaysan maayo zxp

  • @xamdamaxamed1058
    @xamdamaxamed10583 жыл бұрын

    Wllky suhaybow waa xanuun wallhi lkin kaman filayn yaazmiin naaleye qof fiican ayayhayd wll waxay hayd in aad gaar uwada hadashaan wllo 🥰 sorry

  • @juweriamahat3029
    @juweriamahat30293 жыл бұрын

    Wll hadeyba dhacdey xitaa inaad Qof walaal kaya soo ban dhigtid khalad kiisa walaga qurux badna siiba wiil waad la gorgortami karta Lkn gabadh walashaya inaad soo bandhigto mahyn

  • @darkmanali4568
    @darkmanali45683 жыл бұрын

    Masayr baa ku qabtay ragkalay kaa raacday chanalkagu soowtad ka hadlaysid

  • @cabdiraxmanyusuf9388
    @cabdiraxmanyusuf93883 жыл бұрын

    Suhayb ma ciyaal yar yar baad u shekenaysaa🤣🤣

  • @najaxmohamoud9214
    @najaxmohamoud92142 жыл бұрын

    Hore u soco wllo👑👑🥰🥰🥰🥰

  • @maryamacalimaxamed1913
    @maryamacalimaxamed19133 жыл бұрын

    Ax ax ax wall suhyb wallaahi waan kaxumahay

  • @saynabjama5714
    @saynabjama57143 жыл бұрын

    Prk weeye wllee hadalkaa zuhayb czka 🤚😛

  • @cawosakatari7438
    @cawosakatari74383 жыл бұрын

    walaxawla walaquwati yaasmiin naleye maanta way is cebeysay oo sharaftedi bayku ciyarta waxa ay hayd qof bulshada kudhexjirta oo cidwaliba taqan balse nasiib daro waxay noqotay qof hooska xuun ah hura loyidhi qof na waxanu hayn manoqdo

  • @bashiirjarro668
    @bashiirjarro6683 жыл бұрын

    summcada qofka waxa tashuushadeeya ruuxa rabay in uu noqdo sidiisa ee ku fashilmay

  • @hamsejaamac3689
    @hamsejaamac36893 жыл бұрын

    Inan gumeed ayaa tihiin ee hoos hoos udhamaysta

  • @xamzetevez5602
    @xamzetevez56023 жыл бұрын

    Suhayb saanjo iyo furinle ayuu ku dayanayaa prank ayay rabaan inay bilaaban 😂😂😂😂

  • @fardusfarax3744
    @fardusfarax37443 жыл бұрын

    Suhaab wllo ma baraanki bad nagusamenysaa

  • @nuuranlka295
    @nuuranlka2953 жыл бұрын

    Sorry. Sorry marna isma odhan yaasmiin suhayb cadawby unoqonysaa Lkn adunyo 😥😥😥😥😥

  • @hamda2283
    @hamda22833 жыл бұрын

    Prank naga daa hadaad sumcadeeda dhawraysid halkan maad keenten

  • @sawdaamirofficial1884
    @sawdaamirofficial18843 жыл бұрын

    Walalahayga qaliga ah youtube kayga halays sooboqdo

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond64153 жыл бұрын

    War suhayb wllahay waxan prank baan modayey ma runba wllo oo yasmin ma sidney tahay

  • @malbasanfani9001
    @malbasanfani90013 жыл бұрын

    Waa prank wlee suhayb run miyaa taasi oo inanta maxaa qatey wxn ku ogaa wangagee bisnka ma rumeysan karo casako kkkkkkkkk naga so hubiyaa arnkaa ku noqoda noh

  • @ikraanhibo4545
    @ikraanhibo45453 жыл бұрын

    Horay usoco Wllkay 💝💝💝💝💝😘🤩❤💋💋💋

  • @prettyhamda9683
    @prettyhamda96833 жыл бұрын

    Inta ila aragtaY inaY prank tahaY 😂 oo youtupka lagu kala kacsanayoH like ta ha ila dhaafinaH 🥰😋

  • @abdiwalicali5561
    @abdiwalicali55613 жыл бұрын

    War wllhi waxad wadaa wàa wax raganimada ka banaan suhayboow

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays80633 жыл бұрын

    Marka ma waydisay waxa ku kalifay inay jabsato

  • @suhayb.cazka.official

    @suhayb.cazka.official

    3 жыл бұрын

    Wll waa qudhi wa un

  • @cabaaseciiltire1682
    @cabaaseciiltire16823 жыл бұрын

    𝑺𝒖𝒉𝒂𝒚𝒃 𝑪𝒂𝒔𝒌𝒂 𝒁𝒉𝒑 𝑯𝒐𝒓𝒕𝒐 𝒏𝒊𝒏 𝒎𝒂𝒔𝒖𝒖𝒍𝒂 𝒕𝒂𝒉𝒚 𝒁𝒉𝒑 𝒍𝒂𝒂𝒌𝒊𝒏 𝑯𝒂𝒍𝒎𝒊𝒅 𝒁𝒉𝒑 𝑰𝒏𝒂𝒅 𝒔𝒐𝒐 𝑩𝒂𝒏𝒅𝒉𝒊𝒈𝒕𝒐 𝒎𝒂𝒂𝒉𝒂𝒚𝒏 𝒁𝒉𝒑 𝒘𝒂𝒚 𝑫𝒉𝒂𝒄𝒅𝒚𝒏𝒂 𝑬𝒆 𝒁𝒉𝒑 𝑰𝒔𝒂𝒔𝒂𝒂𝒎𝒂𝒙𝒂 𝑼𝒏 𝒁𝒉𝒑 𝒒𝒍𝒊 𝑨𝒍𝒉𝒌𝒖 𝑺𝒉𝒂𝒓𝒇𝒐 𝒛𝒉𝒑 𝒎𝒂𝒓𝒌𝒔𝒕𝒂

  • @hadiyaapdyrahman2242
    @hadiyaapdyrahman22423 жыл бұрын

    WllkY inad so galiso maaha cida kaa jabsty qofka ceebtiisa waa la astura wll ilayn waxa dhici karta inaad dib u heshiisaan oo aad ka qoomamayso

  • @mouparekahmett9079

    @mouparekahmett9079

    3 жыл бұрын

    Wll intii la asturyey wey dhaafTY siduu wllkeen u hdlyo wxyaabo bdn okle aya so gadhY lkn wali wuu ixtiramaya

  • @hadiyaapdyrahman2242

    @hadiyaapdyrahman2242

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid wllkY qli

  • @aishadegan6438
    @aishadegan64383 жыл бұрын

    MA walashaa baa ka jabsatay Nagadaa cayaarta nio Kama rumaysanayno prank dhe

  • @hooyosoomaliyeed6540
    @hooyosoomaliyeed65403 жыл бұрын

    Wlhi waa yaab nimanka reer waqooyiga dad adag bay ahaayeen lknii hadaa wada jilicsan bay noqdeen shilimaadkii youtubeka waaanii waaaley gorma la arki jirey nin naaag waxkaso sheegayah allah maxaa jilicsan buuxdag

  • @nimcoayan1542
    @nimcoayan15423 жыл бұрын

    💋💋💋

  • @Somalia.challenges
    @Somalia.challenges3 жыл бұрын

    Maxeykawadaa wll waayaab jwb kulul sug sxb

  • @afnaanwacys3003
    @afnaanwacys30033 жыл бұрын

    Wll zuhayb cazka runmiyaa meze waa park

  • @rahmamahad682
    @rahmamahad6823 жыл бұрын

    Haday jabsty maxaad kaceebanysaa markaa wllshaa mayna ahyn ilamaha inay jabsty yaasmiin

  • @sakiismacil3393
    @sakiismacil33933 жыл бұрын

    Wllo qoflapa qofaa nolshiisa io horumarkiisa la xul lakiin xaasida ma aflaxo daacadana ma nugoowda wllo xaa ka Manu filyan yaasmiin naaleeye lakiin dhacday maanta wligaana qof pilin adama kama aamin waayo waxa jira qof aad soo dhowaysanyso isma jaanisku kugu raadinaya lakiin Riyadh waxa kugu noqotay inan Gumeed jaanis helga Ha upixin shp suhayb mar Wallace guulayso💯💯

  • @cawosakatari7438
    @cawosakatari74383 жыл бұрын

    wllky suhayb caskow wax waliba waa raganimadada

  • @bahgaahmet8903
    @bahgaahmet89033 жыл бұрын

    wht malaha yasmiin wxz mey sameeen qoftu xuma inalilah

  • @suhayb.cazka.official

    @suhayb.cazka.official

    3 жыл бұрын

    Ha wll

  • @bahgaahmet8903

    @bahgaahmet8903

    3 жыл бұрын

    @@suhayb.cazka.official waa wxa laga xumado asxaabtada qof aad isku dhaweeden oo wxz kugu samynyaaa Ku tusaale qaado wll wayo qof wpa wx kaste ka filo Wxd samesana youtubekana Passworkisa iyo wxisa odhn adkeee Cid dnbe na ha aminin wxd adu duubto adu so gali

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud29633 жыл бұрын

    Alla mayeee waasheeko pranki waxan amaansani caskow gormaa lagaa jabsaday

  • @xamdikayse9697

    @xamdikayse9697

    3 жыл бұрын

    Ani xita ilahada ma aaminsani👎

  • @signorap2304
    @signorap23043 жыл бұрын

    Cadawgaga hal mar iska ilaali lkn saxiibkaga kun mar iska ilaali aa la dhahay😥

  • @hamsehaaji3714
    @hamsehaaji37143 жыл бұрын

    Alla maxaan fahansanahy pranki nagadaa zhp suhayboow

  • @kaafimillano
    @kaafimillano3 жыл бұрын

    Hayaay waar filimkaa aybaa cunee nagadaa prankiga Oo wax kale lakaaley Ta kale ninkan soo dhigay ma diidine kuwan coment ga canaanta ah lasoo yaacayaan diiday Weligiin laba qof oo isu dhow hadhex gelin waa iga talo

  • @wardaxasan5550
    @wardaxasan55503 жыл бұрын

    Waaa prnk sheekadu wlhiy bilaahi 😂😂😂😂😂

  • @rooxanta4237
    @rooxanta42373 жыл бұрын

    Raganimooy ninkaa maxaa nacasnimo baday😣😣😣

  • @hindamaxamuud6647
    @hindamaxamuud66473 жыл бұрын

    Parnki wada nio zuhaYbaw wll Yaasmin ceepta kaDaH

  • @izmacikaize7099
    @izmacikaize70993 жыл бұрын

    Mala kama suurowdo yaasmiin waxaasi

  • @hiponuura3130
    @hiponuura31303 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤

  • @mohakorontawi3766
    @mohakorontawi37663 жыл бұрын

    Zxp inad ka hadasho ma hayn walhi

  • @xamdikayse9697

    @xamdikayse9697

    3 жыл бұрын

    Waayahaga labta Ku haysi ayaa layidhi

  • @axmedbinudalmar3073
    @axmedbinudalmar30733 жыл бұрын

    Nio suhaybaw zxbaw ama dhahda hadhaw waa prank yuotube la jabsaday uma jeedne gbdha ka wareeji zxbaw

  • @xikmoxassan3899
    @xikmoxassan38993 жыл бұрын

    Waa prnk dhaha

  • @signorap2304
    @signorap23043 жыл бұрын

    Suhayb haday dhabta tahay Alle haso hanuniyo iskana cafi lkn inad nooso bandhigto may ahyn aad faafiso ceebaheda wayo diintuba waxay shegaysa hada qofka wallka ah cebahisa asturto Allah ba adna ku asturaya cebahaga hadad fashilisana Allah ba fashilinaya ceebahaga marka inad ka fiirsato ahayd inaso bamdhigto

  • @zuaadzhiino8864
    @zuaadzhiino88643 жыл бұрын

    suhaybi wllo.wlhi maanta.waad ceebowday mxd ka.sheegi mrka mad iska.aamustidid hdyna.wxni prank ahayni wlhi Sharaftidid mel bad kagag dhacdy adu waad cebowday yana waad cebaysay marka.wxn kuguga la taliyan maanta ka dib. adu qof wx kasta kuu geysto bas intdad u dhoola.cadyzoh izka dhraaaf wayo wx daremaya inanad wxbaha u noqonin.lkn suhaybi . never given up

  • @nicwarofficial2570

    @nicwarofficial2570

    3 жыл бұрын

    Wa peren

  • @zuaadzhiino8864

    @zuaadzhiino8864

    3 жыл бұрын

    @@nicwarofficial2570 sowmaah wllo

  • @rooxanta4237
    @rooxanta42373 жыл бұрын

    Nin waynoo kule inanbaan wax u qabtoo xafladeedii ayaan cunto ka qaybiyey😂😂😂😂😂😂

  • @ikraanniitoh4894
    @ikraanniitoh48943 жыл бұрын

    prank weeye🤣🤣🤣

  • @naruuracadey7798
    @naruuracadey77983 жыл бұрын

    Waaryee zubayboow nagadaa prankiga 😂😂😂

  • @jimcalesiyad6290
    @jimcalesiyad62903 жыл бұрын

    Zuhayp caska maxaan kusamaynaa Brother

  • @zaamiyaaragsan6727
    @zaamiyaaragsan67273 жыл бұрын

    Aar wuxu waa prank noi

  • @mohamedbaarud5054
    @mohamedbaarud50543 жыл бұрын

    Yaasmiin waa ayad eee subscribeta kala noqda xaasidada is muujiya team zuhayp cazka ❤

  • @saalaxcismaan3541

    @saalaxcismaan3541

    3 жыл бұрын

    (👆

  • @yonizcali3506
    @yonizcali35063 жыл бұрын

    Ayad waaye bahazha XuuN hs0o dhw3ysaniN Mr dnp3e

  • @nimcojaamac7835
    @nimcojaamac78353 жыл бұрын

    Wllo prankiga naga daa

  • @mohaninaidris5550
    @mohaninaidris55503 жыл бұрын

    War filinkaaga ey baa cuneee car hadhaw waa prank ha Odhan yasmin wxs kama suurawdeee

  • @mohamedmursal1512
    @mohamedmursal15123 жыл бұрын

    Hadhaw armaad tiraahdaaab Prank by ahyd

  • @ikraanabdirahman5604
    @ikraanabdirahman56043 жыл бұрын

    Wall mcn suhaybow anigu kaman filanayn yasmiin sidaad shegayso lkin hadayba dhacday sidaasi maan jeclayn inaad ceepta walaasha yuutubka dhexkeento Waxa fiican inaad iyada iyo ilahy isku dayso plz plz video kan oo kle ah hasoo dubin mrkle waa iga talo

  • @safiyahhurmoh6828
    @safiyahhurmoh68283 жыл бұрын

    Wll dadku ma sina lkn in aad dulqaadato ayaa ficn oo aad si gaara isula hadashaan

  • @karimhasan8967
    @karimhasan89673 жыл бұрын

    Kuwi wxan dadka ujideyey habar bay qaben dadkiba iimanki wuxu ka galay been abuur iyo prank yo

  • @sulaimanhussein2195
    @sulaimanhussein21953 жыл бұрын

    HADHAW YAAN MAQLIN PRANK AYUU AHAA

  • @MIINO-KAISE
    @MIINO-KAISE3 жыл бұрын

    Gaadhi ku qaado kulaha waar cumaamadii baad iska qaaday nio😅

  • @cabdiraxmanyusuf9388
    @cabdiraxmanyusuf93883 жыл бұрын

    Waxan aad ku hadalysaa ma yada is qabata ba🤣🤣

  • @TeamSaadiq
    @TeamSaadiq3 жыл бұрын

    Kolay yaasmiin naleye qof qalpi wanagsan weye beenta kala tah inanta

  • @sakariyecabdilaahi3080
    @sakariyecabdilaahi30803 жыл бұрын

    Pranku waax hhhh

  • @sumayahussein2298
    @sumayahussein22983 жыл бұрын

    Prank heer calamiya

  • @cabdimustafe2706
    @cabdimustafe27063 жыл бұрын

    War riwayad nagda nacda

  • @hareedkaiseOomaar
    @hareedkaiseOomaar3 жыл бұрын

    MARKA MAKA RUNBA INANTI ZHPKA AHEYDEEN KA JABSATAY IYADAY WAX KA RAACI HADDEY BEEN KA TAHAYNA SUBSCRIBE KALA NOQONAYA

  • @cawosakatari7438
    @cawosakatari74383 жыл бұрын

    waxan kulenahay yaasmiin naleye inani wati sharafteda dhowrta balse waad iscebeysay 🤪🤪🤪🤪🤪🤪🤭🤭🤭🤭🤭🤭

  • @apdiaziizofficial6336
    @apdiaziizofficial63362 жыл бұрын

    Prank

  • @mjhilaaciye_official2
    @mjhilaaciye_official23 жыл бұрын

    Pranki baa hadana bilaamay hhhhhh kusoco

  • @adoontialleofficial8581
    @adoontialleofficial85813 жыл бұрын

    Rumaysan mayo matanihii caasidaw zuhaybaw naga daa inder prankiga

  • @abdikarimhassanhajiissa967
    @abdikarimhassanhajiissa9673 жыл бұрын

    Xasid maflax hdu aflxna ma aslax samiir wll

  • @hudapilicsan7700
    @hudapilicsan77003 жыл бұрын

    Al al🥵🥵🥵🥵run miya caskow 😓😓😓

  • @suhayb.cazka.official

    @suhayb.cazka.official

    3 жыл бұрын

    Ha wll

  • @nadafaarah2726

    @nadafaarah2726

    3 жыл бұрын

    @@suhayb.cazka.official wll ceebtaada allaha asture inaadan halkan ka shaacin ceebta walasha ayay ahayd.

  • @asmahassan8091
    @asmahassan80913 жыл бұрын

    Wll wxsi wx dhici kara mhin yasmiin waa gabdh wngsn anigu sidaa kama filyn wllhi😪😭😭😭😭😭

  • @suhayb.cazka.official

    @suhayb.cazka.official

    3 жыл бұрын

    Wll aniguba lakin manta baro

  • @amiiromaxamed9947
    @amiiromaxamed99473 жыл бұрын

    This is prank walaasheen kama suurtowdo say ila thy

  • @qaalidumar8810
    @qaalidumar88103 жыл бұрын

    Kama suurowdo wll ee ma brank baa

  • @muusegaas7222
    @muusegaas72223 жыл бұрын

    Sheeko xumada nagala TaG nio🤨

  • @yasinosman1864
    @yasinosman18643 жыл бұрын

    Ceebta kadaa hablaha

  • @khalidazmar3426
    @khalidazmar34263 жыл бұрын

    Naagan naag yar ka calaacalayaa udaran ragi wad cepaysaypa

  • @mustafeofficial7939
    @mustafeofficial79393 жыл бұрын

    Suhaybow sxp wxu waa gabaro wacawree maad kadaysid walashayo kalee adoo asturaa kaficny shp sory sory

  • @jimcalesiyad6290
    @jimcalesiyad62903 жыл бұрын

    Nacap ayay kukutahay

  • @najaxyaryaronajaxyaryaro6672
    @najaxyaryaronajaxyaryaro66723 жыл бұрын

    uma ekid qof youtube lga jabsade nagada hanaga nixin caskow walalo

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi53013 жыл бұрын

    You tube kajabsaday ba anagu manaan arag nio ee inanta madhaxa kadaa😡🤠🤠🤠

  • @tawakalmohamett8794
    @tawakalmohamett87943 жыл бұрын

    War shp dadka cepahoda wa la asturaa si kuwagana alle u asturo shpow Waxi hadii ay dhacena ma a,hayan inaad so pan dhigto

  • @Fardus-Mohamed
    @Fardus-Mohamed3 жыл бұрын

    Ma runba mize waa prank

Келесі