YABKII XALFADA AMIRA QURUX QOSOLKA ADUUNKA 🤣🤣 SUNDUS.SALAXJJ

Пікірлер: 414

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen6 күн бұрын

    Team walbah Boqoradiina xalay wa u Hagar baxdeen M.a waligiin saas isku Garab Taagnaada❤🤍

  • @ashaomar6719
    @ashaomar67195 күн бұрын

    Saalax anaga waa ku jecel nahay caafimaad taam ah Allah SWT ha ku siiyo Ameen yaa Rabb. Lakinse adiga waad habaar badantahay ee duco ku bedel. ❤❤❤❤

  • @user-su1bc9gp7n
    @user-su1bc9gp7n6 күн бұрын

    Kusali nabigeena muxamad scw scw scw

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd6 күн бұрын

    Salax Ceeb kadhaca Wiilka yarka maskiin Qalbi Wanag san weyan Caawa Xanun kamuuq da wlhy Daal illahy hano Cafiyo wiilka insha allah❤

  • @Hazzaani44
    @Hazzaani446 күн бұрын

    War Allah ka cabsada wiilkaan xanuunsaneh ka dhaca wajigiisa😢😢😢

  • @hanadkingmd3758

    @hanadkingmd3758

    6 күн бұрын

    haa sxp weeyi lkn isaguna dumarka ma ixtiraamo salaax wlhi

  • @ghst4487

    @ghst4487

    6 күн бұрын

    Maxaa kudhacay

  • @queenruun9709

    @queenruun9709

    6 күн бұрын

    Asagaba kaftankaas cml ku caayaa waa wax ka dhaxeeyo

  • @Qa.70

    @Qa.70

    6 күн бұрын

    Wah wah wah waxas caadi waaye salax yaa ka dhib badan

  • @ladiifoahmed5612

    @ladiifoahmed5612

    6 күн бұрын

    Asgaba wu ceynoyaa

  • @Adnaanmuuze
    @Adnaanmuuze6 күн бұрын

    TEAM HALISTA ONE LIKE ❤😊

  • @yahyeajab8841

    @yahyeajab8841

    6 күн бұрын

    Cadnaan meelwalpa majogta😂 team halista tehe😂

  • @AbdiRhmAbdow

    @AbdiRhmAbdow

    6 күн бұрын

    Ani xita wan layawe team 27 Chanel kotha odan wujoga😂😅🤣

  • @usherbrookecakader5504

    @usherbrookecakader5504

    6 күн бұрын

    Qu'est-ce qu'il y a😂

  • @SeynabAli-rb3cx

    @SeynabAli-rb3cx

    5 күн бұрын

    Team cadnaana one like 👍

  • @usherbrookecakader5504

    @usherbrookecakader5504

    5 күн бұрын

    @@SeynabAli-rb3cx Qoui est

  • @HaboonHaboon-hv5sf
    @HaboonHaboon-hv5sf6 күн бұрын

    Waryaada wiilka maxaa uga goobateyn fikir ayo galaye uf waxyabo qaar kaftan magalan iska daaya😢

  • @kaafisoyarey8844
    @kaafisoyarey88446 күн бұрын

    wiilka wajigisa kaftanka haka dhigina😢

  • @FarahahmedCiilmoge
    @FarahahmedCiilmoge5 күн бұрын

    Mansha Allah Salax Sowtu rahma Rabbi haku cafiyo wllo

  • @hanidagan6033
    @hanidagan60336 күн бұрын

    Ayyy team walpa wxa rapna inay teamka kuso biirto sundus 😂😂😂😂

  • @Mineyyyyyyy

    @Mineyyyyyyy

    6 күн бұрын

    Ma rabnooo😂😂teamka amiro kliya bapqprad u arkaan 3daas wil

  • @user-bc7ts3jy8b

    @user-bc7ts3jy8b

    6 күн бұрын

    Macalimoo saas hadhihin anagaarabno naguxushmeey😂😂​@@Mineyyyyyyy

  • @user-ku3lk9th9v

    @user-ku3lk9th9v

    6 күн бұрын

    Sundus wa team 27 asada dhalay 😂

  • @user-vg3tc5bq2b

    @user-vg3tc5bq2b

    3 күн бұрын

    Did ama yel mar hore kubietay channelka amiiro qurux kadawo​@@Mineyyyyyyy

  • @unknowncall3r
    @unknowncall3r6 күн бұрын

    Sidaan waa ceeb 😢 please wiilka xanuunsan ka dhaca 🥵🙏🏼 Inkastoo aa dad team ah tihiin oo anaga na iska keen dhawdihiin hadane waxyaabaha qaar ceeb wye sidaan oo kale ma ahan wax wanaagsan waxa laga yaabaa inoo qosol iyo dhoola cadeyn niyada jirin idin muujinaayo balse oo dhibsanaayo hadalada ku dhaheysaan 😢💔

  • @deqsannuraofficial2783
    @deqsannuraofficial27836 күн бұрын

    Salax wllhi waa wiil wanagsan illhy wax wlba uu jclhy hasiyo 😢

  • @CaashoCarab

    @CaashoCarab

    5 күн бұрын

    amiin aamin aamin ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan6 күн бұрын

    Team sundus and amiira one like 👍

  • @nishapep1517
    @nishapep15175 күн бұрын

    Salax wlhi calosha oo iga ihuriyy allha subxaanlah wa tacaal ha cafiyo 🤲🤲😢😢😢😢😢

  • @Fatimamohamed-li4cx
    @Fatimamohamed-li4cx6 күн бұрын

    Saalax ka dhaca wa ni sidee hablo wlhi qosol been ah buu qosolayaa emotional ba u dhaawacaysin sidaa miyaa sxb kula tihiin wiilka xanuunsanaya wajigiisa waxba ha ka sheegin

  • @ghst4487

    @ghst4487

    6 күн бұрын

    Maxaa kudhacay wll

  • @ladiifoahmed5612

    @ladiifoahmed5612

    6 күн бұрын

    Asgba amira weji mlay udhahaa wa cdi

  • @princesmalyuun1768

    @princesmalyuun1768

    5 күн бұрын

    Ayaga hadda kaftan bay Ka thy balse qof xanunsan haddaa Ku ceysid wuxuu la xanunsan yahy runti qofkas qalbiguu Ka xanuunsanayaa😢 kaftan Ka qaarkii waa ceeb

  • @xamdacali606
    @xamdacali6066 күн бұрын

    Wiilkan marki hore wuu cfmd qabay walina wuu idin garab tagan yahay ceeb xanunka haku cayinina please

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy53285 күн бұрын

    Amira adi 1m maraysa video iyo wxbadan wad la kulntey eee macalimow wuu cusub yahay wu babaniya wuna xisaynaya video kadhca wilsha

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille6 күн бұрын

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @najmacabdixaafid6224
    @najmacabdixaafid62246 күн бұрын

    Hal mar Wllhy reer comment wxn idin ka Codsanayaa Wllkeen Saalax Jjj inaad subscribeusoo saartaan Qisadiisana soo fiirsataan Oo Dhiiri galisaan😢

  • @amirakasim6167
    @amirakasim61676 күн бұрын

    Tankle macalimo iyo sundusey dheshoda xalayto macalimo inuu ceel qodayo cml bay ahyd sunduseyna kolba nooc mar qof dhul fiqaya mar dixri cml 😂😂😂 warada waa kaftamayaa xala gidigiin mac jug bad ahaydeen❤

  • @-ikraam5872
    @-ikraam58726 күн бұрын

    Macalimow adile dabalaneyse sundus na sida maska bey islab labeyse waji malihiden dancegii la iden baraya qasara ka dhigteen😭😂😂

  • @hanihassen6686

    @hanihassen6686

    6 күн бұрын

    😂😂😂

  • @SucdiDaahir-xo2ry

    @SucdiDaahir-xo2ry

    6 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @user-jo1gy8xg4k
    @user-jo1gy8xg4k6 күн бұрын

    Masha allah farxada iyo isfahanka dadba ka dhimanaya illahahow team 27 cadawgoda qabo

  • @XamseNiino
    @XamseNiino6 күн бұрын

    TEAM WALBAH ONE LIKE ❤😊

  • @abdiwalimustaphe
    @abdiwalimustaphe6 күн бұрын

    war hadaa aragtay team walpa oo meel wada fadhiya haka shakin inaad qosashid☺🤣waan kutashtaa teamka

  • @Msskavya9139
    @Msskavya91396 күн бұрын

    Saalax caawa sundus miyu ka helay😂😂

  • @maryanahmed8502
    @maryanahmed85026 күн бұрын

    Sundus iyo maclimo muqalkooda jecalahyi❤😂

  • @Abdijabarofficial
    @Abdijabarofficial6 күн бұрын

    Team sundus iyo amira❤🎉😊

  • @FaadumoCabdi-hf3kb

    @FaadumoCabdi-hf3kb

    6 күн бұрын

    ❤❤❤amira

  • @quruxbilan2708
    @quruxbilan27086 күн бұрын

    so funny wlhi salax baa iga qosliyey siduu uga xarabaysanyo sundus😂😂😂

  • @SaaraHaji
    @SaaraHaji6 күн бұрын

    Murad Ban Leeyahay Iiso Duceeya Wllyal plz🤲

  • @ghst4487

    @ghst4487

    6 күн бұрын

    Allaha kuusahlo muraadkaaga asigoo xalaal eh

  • @user-dk5iw6rk7q
    @user-dk5iw6rk7q6 күн бұрын

    Team maclimoo and sundus one like 😂

  • @XamdiCusmaan-ju7xe
    @XamdiCusmaan-ju7xe6 күн бұрын

    aroos wacan macalimow sundus ayaanle arooskaaga waa bari waaye 🎉🎉🎉🎉🎉hambaliyo labadiina

  • @CaashoCarab

    @CaashoCarab

    5 күн бұрын

    hambalyo hambalyo macalimow iyo sundus

  • @MssFaraxsan2898
    @MssFaraxsan28986 күн бұрын

    Team walbah keep going kabax Amiiradeena sundustena Salaxjj Nin Culus Mocalimo

  • @user-bk8ny3wh2u
    @user-bk8ny3wh2u6 күн бұрын

    War wiil ka hadlkin uu ka xun yahay ka dayay❤

  • @AliyoAli-rj4cr
    @AliyoAli-rj4cr6 күн бұрын

    ASC aboowe macalimow Blz amira iyo cayda wareesi kasooqaad❤❤❤😢🎉

  • @Queen-m.j
    @Queen-m.j6 күн бұрын

    Saalax iyo sunduz Tom iyo Jerry isku yihin 😂😂

  • @Taliso269
    @Taliso2696 күн бұрын

    Teamkan wey na waalen🥰 Salah iyo gabdhaha Tom and jerry isku yihin. Qosolkey iga dhameyen😂😂😂

  • @ajwaabdulqaadirajwa1648
    @ajwaabdulqaadirajwa16486 күн бұрын

    Sundus funny wye wlhi kulhaaa naa ugbad ku dhag😂😂😂😂

  • @mohamedmohamud8453
    @mohamedmohamud84536 күн бұрын

    Team walba cawa actarkeena ayaa idenka maqan 😂😂😂😂😅😮

  • @SiciidZomali

    @SiciidZomali

    5 күн бұрын

    Wuu xanuunsan yahy

  • @KhalidDahirMohamed-et5ks
    @KhalidDahirMohamed-et5ks6 күн бұрын

    Pro editka baro kaftanka qaar inaad jarto ama aad codka ka cencel-sho ayey eheed

  • @ruweidaahmedosman4062
    @ruweidaahmedosman40626 күн бұрын

    Gys plz sidiina kle noga qaraxeya ushactresta lkn wiilka salax xanuunkisa haku forjeenina wllhi maficna adiba mad jecltn ado melyar lgahya in lgu so qad qado mnto idil alihii sas kadhigy adna kuma moga xumn idinka ma ahn lkn qlbigisa ilaaliya plz isgana cimri dher io cafimd illhy hku siyo ayn ku leyhy wll guul idin rajyna dhmntiin🙏😫✊️🔥🦁🫶

  • @Sundus_3377
    @Sundus_33776 күн бұрын

    Video yaashan camal wallahi waa jeclahay ❤😂😂

  • @yousra52

    @yousra52

    6 күн бұрын

    Anba qosolka iga dhamadey😂😂

  • @Inayusuf-of3dl
    @Inayusuf-of3dl6 күн бұрын

    Team sundus only like

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl6 күн бұрын

    Team walbah wan idiin wataa keep going ❤❤wada jirga ayad kuficntihin ee hakala tagina❤

  • @sumayosusu1546
    @sumayosusu15466 күн бұрын

    Macalimow adaa saaid udabaalanese xalay😂😂😂😂😂😂

  • @faysalmaxamud9305

    @faysalmaxamud9305

    6 күн бұрын

    Team maclimoow😂😂😂😂😂❤❤❤

  • @CaashoCarab

    @CaashoCarab

    5 күн бұрын

    Team macalimow❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziiza2official210
    @abdiaziiza2official2106 күн бұрын

    Team 27 all one love , my brother macalimoww keep it going forward bruvv❤❤🎉

  • @HanaIbraahim-kz7up
    @HanaIbraahim-kz7up6 күн бұрын

    M.a tiiima an ada u tagero wlhi waxa kale ma dawado idinkun iga qosliya wlhi fanii tahina m.a❤️❤️❤️❤️

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy6 күн бұрын

    Mclimoww😂hortaa marbo ciyartii u goyse aso nin bad ku jiro cml u dawshte😂😂

  • @HodanMaxamadHodanMaxamad
    @HodanMaxamadHodanMaxamad6 күн бұрын

    team walba wn idin Wataa lkn cayda ❤idinka maqan

  • @XamdiCusmaan-ju7xe
    @XamdiCusmaan-ju7xe6 күн бұрын

    bari ayaa i maanayaa maleysia 🎉🎉 wll i soo dhaweeya team27

  • @nimcosheekh6959
    @nimcosheekh69596 күн бұрын

    Teem macalimow iyo sundus ❤❤

  • @KhaderXasan-os7zh
    @KhaderXasan-os7zh6 күн бұрын

    Macalimo landhere 😂😂😂😂 qosolkaad nagadhamayseen walaahi 🎉🎉 horay usoco waakuwadana bro

  • @FowziaMaxamed-fz3go
    @FowziaMaxamed-fz3go6 күн бұрын

    Maclimow abowe tagerahaagi koowaad waa aniga wlhi ani waan ku jeclahay adi hadaa ijeceshahay replay iso gal ok❤

  • @IbraBoy-rs1lr
    @IbraBoy-rs1lr6 күн бұрын

    Keep going pro Mar walba wxan nahey garab kaaga keep going pro ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ShadaAbdi-b8t
    @ShadaAbdi-b8t6 күн бұрын

    Ala sundus kulaha maclin pink 😂😂😂😂

  • @iqrahassan6529
    @iqrahassan65295 күн бұрын

    Sundus wiilkan xanusan ilahay ha cafiye amaan sii hadi kle wllhi washamsi isku diyaari

  • @RidwanAbdi-rq7hd
    @RidwanAbdi-rq7hd6 күн бұрын

    Macalimow cadimaha waooy kulaha😂😂😂 Sundusna weykaadarantahay😂😂

  • @SalmaanREERxmar
    @SalmaanREERxmar6 күн бұрын

    Qofka xa nuunkiisa lugu macaayo😢 sorry salax sxb😢

  • @QueenNajmita
    @QueenNajmita5 күн бұрын

    Team sundus one like 😊❤

  • @mumtii___moh2819
    @mumtii___moh28196 күн бұрын

    First saalax jj igu salan macalimo

  • @zahruujadeey4083
    @zahruujadeey40836 күн бұрын

    Amiradena ❤❤❤

  • @user-iw3mf3ob4c
    @user-iw3mf3ob4c6 күн бұрын

    Wlhi xaflad markay jirto amira wan ku tasta ❤❤😂

  • @Nemitoh3145
    @Nemitoh31456 күн бұрын

    MAXA ka Qaldan Sundus Wiilka Maxa Wajigiisa Wax uga sheegi🥺

  • @Fatimamohamed-li4cx

    @Fatimamohamed-li4cx

    6 күн бұрын

    Kaligeed maahin sadexdooduba way ka sheegeen wna ceeb waxaasi

  • @ayaansalad1062

    @ayaansalad1062

    6 күн бұрын

    Asaa dhaha waji kaluun iyo waji hebel way iskuyaqanan 😂😂

  • @Nemitoh3145

    @Nemitoh3145

    6 күн бұрын

    @@ayaansalad1062 Zx lkn waxsi waa Qalad Wiilku wuu Xanuusanyahay Hadaa Ma ogi si loo Qabtay lkn wuu ka Muqdaa inuu sidiisi Hore ahayn eerayo uu Dhibsanaya Jira

  • @user-rg5sh7is8p

    @user-rg5sh7is8p

    6 күн бұрын

    Sundus mxey thy sadexdaba wey caynayan wiiLka

  • @ghst4487

    @ghst4487

    6 күн бұрын

    Sundus maxaa ugu walacday 3 dooda weey dhaheen sundus bis ha aadin

  • @SagalciiseSagal
    @SagalciiseSagal6 күн бұрын

    Macalimoow wakusalamay 😊❤

  • @bishaarocrixmaanbishaaro-md7nl
    @bishaarocrixmaanbishaaro-md7nl5 күн бұрын

    Uff Wa Qaldan Tihiiin Wilka Saa Wajigisa wax Oga sheegeyseen Wuu Aamusey 😭😭Dadka iLhy Amaan usiiya 😭😭😭

  • @user-mf3tq9dp3e
    @user-mf3tq9dp3e5 күн бұрын

    Ilaahay haku caafiyo

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh6 күн бұрын

    Team Sundus and Amiradena Masha Allah ❤❤❤

  • @hibonuura5555
    @hibonuura55556 күн бұрын

    Maskiinka xanuunk haku caayina

  • @asmomohamett8330
    @asmomohamett83306 күн бұрын

    Macalimo wuudaabalanyy xalay wlhi😂😂😂

  • @Hjgjxchgfre2tdgf
    @Hjgjxchgfre2tdgf6 күн бұрын

    3:52

  • @HanadHussein-xn3jw
    @HanadHussein-xn3jw6 күн бұрын

    Isoo duceeya Exam glyaa zxpayaal❤

  • @sagalaragsan6442
    @sagalaragsan64426 күн бұрын

    M.a macalumow 2000k come soon

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz6 күн бұрын

    Team Macalimow is muujiya 200k subscribers coming soon 🎉❤iinashaallah ❤❤

  • @Elias14-vl6wd
    @Elias14-vl6wd6 күн бұрын

    Saalax!!! Caafio jaanis baa lugu hely.😂😂😂😮

  • @CaaishoMaxamad-rz4dn
    @CaaishoMaxamad-rz4dn6 күн бұрын

    Walhi sundus shactirro socoto wayo runti😂😊

  • @SumeyaGelle
    @SumeyaGelle6 күн бұрын

    Team walba one like❤❤❤

  • @FihiimaIbrahim672
    @FihiimaIbrahim6726 күн бұрын

    Reer comment sundus iyo macalimow kawarama😂😂

  • @zakizaki3464

    @zakizaki3464

    6 күн бұрын

    Dhag wye😂

  • @FaadumoCabdi-hf3kb

    @FaadumoCabdi-hf3kb

    6 күн бұрын

    Bilaaba hee asxpta😂😂

  • @munizaali248
    @munizaali2486 күн бұрын

    Isku xishooda wiilka wu xanunsanyahay ka dhaca sidena kla qaraxeysta lkn wiilka xanunsan wajigis u dhafa bisinka 😢

  • @AsmaaAbdimahaad15
    @AsmaaAbdimahaad156 күн бұрын

    Sundus funny 😁 😂

  • @ÇÀẞD-i5l
    @ÇÀẞD-i5l5 күн бұрын

    Haadaad. Ujeedo maga ca Allah ,,, اللہ ۔۔؟۔ from🇩🇰

  • @gudonibrahim535
    @gudonibrahim5355 күн бұрын

    Plz abuurka ilahy haku cayina dadka mcalimow

  • @nusaibamohamed
    @nusaibamohamed6 күн бұрын

    Keep going ❤❤

  • @hananXasan
    @hananXasan5 күн бұрын

    Salax wila qurux badn kosan buu ahy maqan waxa ku dhacy lkn alle ha cafiyo yarbi😢

  • @MuniiraAadan
    @MuniiraAadan5 күн бұрын

    Fariid macalimow keep going

  • @user-zk6tm6vq1n
    @user-zk6tm6vq1n6 күн бұрын

    Walal Waxaa kaa bariyaa inaad soo boo qato you tobe kayga gacmaha lugaha alaha kuu barageeyo plz plz plz plz ❤❤

  • @Fatimaosman56
    @Fatimaosman565 күн бұрын

    War wan idin wadana but wiilka yarka ee xanunsan amaan no siiya llah ha cavie🤲

  • @AmiiradaT27
    @AmiiradaT276 күн бұрын

    Ceyda Illahey ha caafiyo 😢❤

  • @munamaanka8020

    @munamaanka8020

    5 күн бұрын

    Maxaa kudhacay

  • @AmiiradaT27

    @AmiiradaT27

    5 күн бұрын

    @@munamaanka8020 Hargab xun hayo Illahey ha cafiyo 🤲

  • @Muslimsomali152
    @Muslimsomali1525 күн бұрын

    Imtaxanka shadiga iso duceya😢 please please

  • @AmirahYusuf-ge1op
    @AmirahYusuf-ge1op6 күн бұрын

    Wallhi Ben maha sundus iyo macalimow mar mar way bodbodayen 😂😂😂😂

  • @queen___miski228
    @queen___miski2286 күн бұрын

    Alle sunduseey beerkah😂😂😂😂😂

  • @NajahCumar
    @NajahCumar6 күн бұрын

    Hambalyo amiira qurux❤❤❤

  • @MaidaMohanett
    @MaidaMohanett6 күн бұрын

    First ❤

  • @user-bv1qb9gx4b
    @user-bv1qb9gx4b5 күн бұрын

    Alle xanunka u keenay ee inaad ku caysaan maha hada wajiigisa farxad ayuu iidiinka muujiinaya lkn calooshu ka guubanayaaa ee qapiga u iilaliya wiilka tem walpah

  • @abdihamiidismailaliseed6110
    @abdihamiidismailaliseed61106 күн бұрын

    Salax xanuunka haku cayinina sidakale u kaftama xanuunka cay ma ahaan

  • @MarcossBC-ml5ln
    @MarcossBC-ml5ln6 күн бұрын

    Macalimow wakusalamy😂

  • @hayatabdi1488
    @hayatabdi14886 күн бұрын

    Salax aaba calosha ixanujiyay abowe fikirka iska dhaaf ilhy culayskana hka kor qaado cafimd dag dagna hku siiyo🥹🙏

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to6 күн бұрын

    Team Amiiro ONE like 👍

  • @Hjgjxchgfre2tdgf
    @Hjgjxchgfre2tdgf6 күн бұрын

    0:52

  • @sowda2506
    @sowda25066 күн бұрын

    Macalimow legend😂😂😂

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun17685 күн бұрын

    11:50😭blz saalax xanuunkiisa hakula kaftamina Waxas waa wax laga xumaado asagana wuu qalbigiisa dhaawac baa soo gaarayo

  • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
    @Suzyuser-gs9cm2vx2i6 күн бұрын

    Saalax cawa sundus maxaa daba dhigay😂😂

Келесі