Xusuusta aasaaskii iyo waayihii Shariikaddii

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 125

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi3187 Жыл бұрын

    Rabbiyoow na cafi marka hore ,sharafteeniina noo soo celi adaa awoodee Nasiib uma yeelan waqtigaas Rabbiyoow Rabbiyoow Rabbiyoow naga aqbal ducada adaa wax walba awoodee . Waad mahadsantihiin Taariikhda weey dheertahay saan aaminsanahay ee waqtiya kale noo balamiya waaya araga kasoo shaqeeyay Somali Airlines .

  • @nimconiahmed2012
    @nimconiahmed2012 Жыл бұрын

    Hooyadey mcn madiino caamir alle cimri dheer iyo cibado suuban hano ka siiyo waan kugu fana Habo mcn strong mom 🤲😘❤️abtiyal alle ha idin xafido 🙏🥰

  • @haania2495
    @haania2495 Жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭 deeqaaay goor mee dalka ku soo noqon oo aad dushayda duuli doontaaaa walaahi walaahi waan ooynoyaaa sali baan ku fadhiyaaa ilinta waan ceshan la ahay alla maxaa dalkayga dembi laga galay Yaa rabi Yaa allah dadkaaan masaakiinta u istaag oo dalkeena noo hagaaaji

  • @zeinabhajiyassin9293

    @zeinabhajiyassin9293

    Жыл бұрын

    Amiin yaa rabbi

  • @ummaisha876
    @ummaisha876 Жыл бұрын

    Ayaanle Eeboow please part 3 soo sameey,si aan uga bogano taariikhda Shirkadii Somali airlines,iyo wajiyo cusub,captanadii iyo shaqaalihii gudaha diyaarada,farsamayaqaanadii iyo enjineeradii,soo raadi .thank you walaalkay

  • @libinyusufismail8408
    @libinyusufismail8408 Жыл бұрын

    Masha Allah Hoyo Allah kudeeto

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 Жыл бұрын

    Khuburaa soomaaliyeed dadkan ayaa sharaf iyo karaamo leeh 🙏❤️❤️. Allah cilmi dheer iyo cafimaad ha ku arzaaqo. Waan jeclahy dadkan cml

  • @user-dt5id2rv4j

    @user-dt5id2rv4j

    Жыл бұрын

    😊😊

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Жыл бұрын

    Masha Allah Allaha maxa waqtiga qurux badan dalka uu soo maray Somalia ha Noolaato Somalia 🇸🇴🇸🇴 🇸🇴 Mahadsanid Wariye ayaanle Hussein abdi shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo

  • @abdiwasachussein4043
    @abdiwasachussein4043 Жыл бұрын

    Waayihii iyo cisigii iyo sharafkii dibbuu usoonoqoni inshaa Allah

  • @abdihassan4382
    @abdihassan43826 ай бұрын

    MASHA ALLAH GUUL IYO GOBANIMO SOMALIA HANOLATO

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed8894 Жыл бұрын

    Maashallah Qubaradii Somali Air Way joogaan waain in dib Loo hool Galiyo " si ay uhool galiyaan Somalia Airlines" ardayna usoo saaraan.

  • @mnn5983
    @mnn5983 Жыл бұрын

    Walaalkaay eng kamil aqoontiisa waa ku yartahay somalida hanti qaran waaye waxaa rjaaynaa inuu qaranka ka faaidrysto

  • @Knowledge025
    @Knowledge025 Жыл бұрын

    Ayaanle waan ku salaamaya adiga iyo dhamaan daawada yaasha Hanoolaato. Salaan gaar ahna iga gaarsii Adeerkey Engineer Kaamil Cabdicaziz Suldaan Olol. Love your program from Canada 🇨🇦

  • @idilaliosman3480
    @idilaliosman3480 Жыл бұрын

    Asc waa laa tebay wax badan Somali airline ALLAW dib u soo noole Madina Caamir iyo Ibrahim waa salaamya shaqo wacan Ayaanle barnimjiyo xiiso badan baad nala wadaagta mar walba masha ALLAH.

  • @mohamedmohamud234
    @mohamedmohamud234 Жыл бұрын

    Number one ❤

  • @abdullahinur5327

    @abdullahinur5327

    Жыл бұрын

    Jahliga ugu Wayne nin dalxiisa oo dalad metelin oo dawlad u doodaaya

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 Жыл бұрын

    Illaahay subxaana watacaalaa Soomaaliya oo sideedii hore iyo ka fiican Allaah Aktiisa Waxba kama aha illahay hana tuso yaa Rabil caalamiin 🤲🤲🤲

  • @mustapharooraaye3522

    @mustapharooraaye3522

    Жыл бұрын

    Laakin sababtii waa in aynu la imanaa.

  • @sadiohagi6370

    @sadiohagi6370

    Жыл бұрын

    Allaahuma Aamiin Yaarabi

  • @dajiscom463

    @dajiscom463

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @BadelFaraholad

    @BadelFaraholad

    8 ай бұрын

    Somali airlines ragii iyo dumarjii raacay waa nasiib badan yihiin

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Жыл бұрын

    Somali airlines adeerkeey Guuleed aa xukumi jiray

  • @mohamedkamaludin2931
    @mohamedkamaludin2931 Жыл бұрын

    Mahadsanid Halyeey Soomaliyeed Mudane Ayasnle Xuseen

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb3975 күн бұрын

    39:06 ilaa Dhamadka Wa Muwadi kasta oo Somalia 🇸🇴 Ah Dhaxalkii Guud u Laha walhi dhaman inta wareysiga Bixisay Allaha idin Xafido❤❤❤

  • @WAMBALAZITV
    @WAMBALAZITV Жыл бұрын

    Ma Shaa Allah Tabaraka Allah Guul Somalia Guul ❤❤❤

  • @yousufhassan8941
    @yousufhassan8941 Жыл бұрын

    Mashaallah 1957 ayaa dhalatay sow maahin

  • @mnn5983
    @mnn5983 Жыл бұрын

    Eng kamil good to see you brother

  • @suadibrahimosman5899
    @suadibrahimosman5899 Жыл бұрын

    Asc diamanten. Medina Camir waan aqaan. Waa qof aad u wanaagsan waa sidi wlaashey oo kale . ❤❤❤❤Allah idiin xafido

  • @hodanshirechannel3418

    @hodanshirechannel3418

    Жыл бұрын

    Suad Ibrahim ma iga caawimo kartaa inaan helo maamadan Waayo Waxaan raadinaayaa gabar ay ilma abti ahaayeen oo maamada soo korsatay oo aan isku fasal ahayn saaxiibna ahayn. Waa kala lunnay runtii

  • @suadibrahimosman5899

    @suadibrahimosman5899

    Жыл бұрын

    @@hodanshirechannel3418 Asc Abaayo Raali iiga noqo Medina camir wlaahey saxiib ahaayeen. Markaan Nairobi joogay waan ahay telefon mobile. Sorry Laakiin hadda mahayo. Laakiin wlaashey kuu weydinayaa. Haddu Allah idmo

  • @hodanshirechannel3418

    @hodanshirechannel3418

    Жыл бұрын

    @@suadibrahimosman5899 Abaayo Safiya Cali dhegey ma taqaanaa waa saaxiibtay oo mediino soo korsatay

  • @suadibrahimosman5899

    @suadibrahimosman5899

    Жыл бұрын

    @@hodanshirechannel3418 Maya abaayo sorry

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Жыл бұрын

    Enjoy your qabyalad rer Somalia

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Жыл бұрын

    Madiino Caamir waaye harti Abgaal

  • @maxamedcabdimaxamedcabdi2868
    @maxamedcabdimaxamedcabdi2868 Жыл бұрын

    Ayaanle mahadsanid iyo martida barnaamijka

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Жыл бұрын

    Madiina caamir waxan bartay oon arkay markii iigu horaysay 1985 ama 86 annagoo imtixaanxu galnay hostes waan badnayn imtixaanka dadka galay si fcn ayaan u galnay lkn sideeda uma nasiib badnayn oo shaqadii waxa qaatay dad ay wataan wasiirro iyo hebelow

  • @quenqadra2788

    @quenqadra2788

    Жыл бұрын

    Waqtigaas xitee reer hebel miyaa shaqda la isku siin jiray😢

  • @saadabogoreh8219
    @saadabogoreh8219 Жыл бұрын

    Waqti wanagsan bay soo martay somaliya wahan uu rajeynayna moustqbal wanagsan inchaallah

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 Жыл бұрын

    Maashaa allah hooyada soomaaliyeed ee noqotay gabadhii ugu horeeysay hostess diyaarada somai airline

  • @abdisamadhussein3924
    @abdisamadhussein3924 Жыл бұрын

    Alle wadankeygow maxaa dayac daradaan ku badey adigoo horumarka nuucas dunida ka gaarey 😢

  • @rhmamoh2959
    @rhmamoh2959 Жыл бұрын

    Mashallah

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 Жыл бұрын

    Mansha allh brother ♥️

  • @nboss8028
    @nboss8028 Жыл бұрын

    Mansha allah xasuus wallahi family gets ayaaba ka dhaweynayaa jireen❤

  • @fnw8688
    @fnw8688 Жыл бұрын

    Hanoolaato ❤

  • @hamdigodane3616
    @hamdigodane3616 Жыл бұрын

    Waa nasiib daro WAYN runtii intaan halkaas gaadhnay baan dhulka hoostiisa ku soo dhacnay walina inaan ka sii darno mooye aysan muuqan wax hore mar ha!

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 Жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdirisaqmohamedahmed9150
    @abdirisaqmohamedahmed9150 Жыл бұрын

    Waxey ahayd shalay OO kale , marvelous obliviously it's a fascinating vedio

  • @mahmoudfarah5533
    @mahmoudfarah5533 Жыл бұрын

    Bug respect all of them all 3

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Alle mahadii ayaanle soda bar namijka one commont nabad galyo

  • @libaanayuub2041

    @libaanayuub2041

    Жыл бұрын

    Ayanle sxb away qebti sedexax ee axmadey shiikh muqtar aad ayaan uxiseynenahe sidi lo inqilabay dowladi dimoqaradiyada

  • @rhmamoh2959

    @rhmamoh2959

    Жыл бұрын

    Mashalah

  • @ahmedjama2090
    @ahmedjama2090 Жыл бұрын

    Waan raacay anoo yar.

  • @cheyyene
    @cheyyene8 ай бұрын

    Engineer Kaamil Cabdicaziz Suldaan waxey isla shaqeeyeen adeyrkay Marxuum Flight Engineer C/llaahi Joon. Madiina Caamirna waan xasuustaa Aabahey (Rahimahu Allah) oo Safar badnaa ayaa dhihi jirey "Tikidhkii aan ka doonto Agaasime Madiina Caamir"

  • @almed21
    @almed21 Жыл бұрын

    Waraysi yar ayuu ahaa... qeybabkale ayaan sugeenaa iyo faahfaahin dheeraada xagga duulimaadka dalkeena 😊

  • @abdishakurabdirahman7255
    @abdishakurabdirahman7255 Жыл бұрын

    sanadkii 88 ayaan billaabay inaan diyaarad raaco nuucyo badan oo diyaarado ahna waan raacay inta aan xusuusto weli ma arag duuliyeyaal la mid ah kuwii soomaalida,xagga kicinta,dejinta iyo isu dheeli tirka kor iyo hoosba.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka Жыл бұрын

    Su’aalihii ugu mujiimsanaa lama weeydiin

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Жыл бұрын

    Maamada Maddiina waxaa la dhashay Mako sidaan maqlay oo iyadana hostess ahayd. Cimriga Allaha idiin dheereeyo

  • @maryanahmed9260
    @maryanahmed9260 Жыл бұрын

    Ascwb dhamaan diyaaradii somalierline 6 janaury waxaa xamar ka soo kaxeeyay kaptan ahmed ismaaciil Jaamac coole Rooma ayuu naga raacay tariikhda yaan la khaldin qofkii raba xaqiiqda ahmed ismaciil khadka ku waraysta telfoonka

  • @yussufhhish9320
    @yussufhhish9320 Жыл бұрын

    Waa wax lagu faano Lagana murugoodo xaalada maanta

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Жыл бұрын

    Asc Waxan xasusta waxan ka raacay Kairo ayadoo ka timid Italia mansha Allah 88 miya 87 miya allow Deeqa dib u soo celi aaliin❤

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow10849 ай бұрын

    Tiiraanyo weyne.Aniga u raacay Savuudiga Dec 1991 ka dib waxay Aaday Geemany USC Ayaa wadankan loo haysta waliba iyaga dhjb ku haya haddana waxaba Villa Soomaliya fariistay isla team kii cabsana USC.Fasira waxaa loo noqona yaa yiri dee wa team Xasan sheekh maxamuud haddana ayaga xafiiski fariistay.Allahu mustacaan Rabbi yasir weeye

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 Жыл бұрын

    MASHA ALLAH AYANLE XUSEN CABDI HANOOLATO TV 🇸🇴🎤✔️👍 AD BAN U XISEYA TAARIIKH DII HORE EE DALKENA SOMALIA 🇸🇴 INAN WAYA ARAGII WALIDINTEENA AH AAN KA DHAGESTO HAMBALYO 💕❤️💕🇸🇴 CONGRATULATIONS #SOMALI_AIRLINES 🇸🇴 1964_2023 CONGRATULATIONS 💕🙏💕🇸🇴

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij Жыл бұрын

    Somali Airlines la' aanteed Abaar. Waxaan Nasiib u helay annoo Mardhoof ah, in aan ka mid noqdo dadkii soo raacay duulitaankii ugu dambeeyey ee ay ku timaado Yurub 3/1/91-4/1/91.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 Жыл бұрын

    masha allaah hadaan saas dhinacwalba uga dhisneen oowax laidinbaray oo magac dawladeed kusoowaxbaraten kushaqaysen maxaa dalka uburburisen? DAlka saas uquruxbadnaa ee lahaa wax dal leeyahay dawlad calan astanugar ah inuu heerkan sogaaro maladhihi karaa waxaa kadanbeyay intii mushaarka qaadanaysay oo dawlad magaceeda wax kusobartay sida jenaralo ,wasiiro ,barfasooro, injineero ,dhakhaatiir, dublamaasiyin, raysalwasaarayal , bayloodo , safiiro,saraakiil ciidan ,noocuuyahay ,bada,beriga, ,taliyayaal ,madaxwayne kuxigeen , intaas oodawlad ahaa ayaa maanta loo haystaa dalkaan , umada ayagaa qoriga udhiibay, umada qoriga qaadatay waadadkii waxsoosaarka lahaa badd iyo beri beeralaydii,xoolodhaqatadi ,kaluumaysatadii,kaawo ledi,luubaanlaydi ,odayaashii kaabaqabiilka ahaa eeisku haysay bulshada waxaa lugooyay oo indhahaas uyeelay waa dadkii mushaarka kaqaadanay eedawladnimada kasaayay, UMADA SOMAALI CAFIS HAWAYDIISTAN , dhibka waybajinkaren madama ay hawlhayen dalkana udharten markan maqalno sasaa somaliya ahaanjireysay wakaxumana

  • @halavewelfareorganization8536
    @halavewelfareorganization853611 ай бұрын

    Barnamijkan wa Ficanyhy balse technical error aya ka jira xaga codka taaso ah inow codka aad u daciif ya hay sababtana codka kaa baahay oo microphone ka na waaka fogyhy

  • @diishlone111
    @diishlone111 Жыл бұрын

    mhadsanid wariye sare ayanle in badan ban raadin jirey taariikhda diyrada caanka ah ee somali airline mar kle mhadsnid

  • @abdiwaligeescade8399
    @abdiwaligeescade8399 Жыл бұрын

    Walalkey aya mar xisabiyo guud kanoqde, ilahow kunaxariso.

  • @fattahk-hashi8260
    @fattahk-hashi8260 Жыл бұрын

    Tirabadnidaa adiga hadii laguu yahey abti waad fiican tahey kuwa kuu ah hadii caasi waalideyn yihiin xagee usoconaa XILGUNTADOW

  • @RomanIsmacil-dl3bq
    @RomanIsmacil-dl3bq Жыл бұрын

    😢

  • @banranadalo-jb5ht
    @banranadalo-jb5ht Жыл бұрын

    Daawo he is the father of somali airlines and aviation

  • @mohamedxaaji1598
    @mohamedxaaji1598 Жыл бұрын

    Wll qli ayaanle qayb kale ka soo samay

  • @AbdinasirMax-vw4uk
    @AbdinasirMax-vw4uk Жыл бұрын

    ASC all

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 Жыл бұрын

    42:23 Waa sax waxaa gadatay Al-Yemenia waliba suunka dushiisa waxaa ku qornaa af-soomaali "Suunka xero", markii danbe ayaa dawlada Yemen ay ka tir-tireen.

  • @inageeljir
    @inageeljir Жыл бұрын

    Meqa diyaarad ayaan heesanay?

  • @shaqlan3296
    @shaqlan3296 Жыл бұрын

    M siyaad bare wadan dhisan oo nidaam leh ayuu afgambi kula wareegay, wadankii oo baabi iyey ayuu ka tagay.

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 Жыл бұрын

    Dhamaan shaqalaha somali airlines ilaah ha u Naxariisto waan salamey pilot ka iyo Abtigey Kamil olol Dini iyo Madino Aamir iyo adiga ayaanle barnamijka quruxda badan aad soo diyaarisey somali airlines waxaa fiicnaan laheyd in hadda lagu dhiso shares ganacsatada iney kafaa iideystan dowlada hadda Madaxweynaha Hassan sheikh Mohamud iney damanad qaado sidii loo howlgelin lahaa mar kale insha Allah.

  • @mohamedfarah1400
    @mohamedfarah1400 Жыл бұрын

    1964 Dadkaan Waa Dadkii Danbe Aaway Taariikhda Saxa .

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 Жыл бұрын

    Waagaas masuuliinta khaaimiin may ahayn laakiin maanta daacad damiir majiro

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Жыл бұрын

    Captain Rodol intuu ka danbeeyay

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 Жыл бұрын

    Duuliyaasha waxaan ka xusuusta xaaji dhagax, duuliya feytaan iyo jaamac coofle

  • @banranadalo-jb5ht
    @banranadalo-jb5ht Жыл бұрын

    Cumar cagacade plz daawo xusuus reeb

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 Жыл бұрын

    Madiino Caamir miyAa tan

  • @aminabashir6592
    @aminabashir6592 Жыл бұрын

    Ascwrwb Hanoolaato waan ku salaamay. Ma salaami karaa Madiino Caamir? xageeyse joogtaa Madiino Caamir?

  • @axmedziyaar5873

    @axmedziyaar5873

    Жыл бұрын

    Muqdisho ayee joogtaa.

  • @nimconiahmed2012

    @nimconiahmed2012

    Жыл бұрын

    Weey ka qaday abayo 🙏🥰

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Жыл бұрын

    Ayaanle fariid

  • @ladanq5197
    @ladanq5197 Жыл бұрын

    ayaanle waa qabliiste wayn laakiinse qof kasta uu keeno afka wuxuu u galiyaa xumaanta dawladii siyaad barre alah yaa raxma muu raadiyo dhibka maanta jooga kitaabka gacanta la saarey ee lagu dhaqmayn ka hadal ,,,,,,, ku wa gatay diyaaradihii dhulkii smaalida wada lahayd.

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad8 ай бұрын

    200 oo qof baa lagarabay

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Жыл бұрын

    Ma fahmaysaane Itoobiya iyo Kenya ayaa lagu naasnuujinayaa bur'burka Soomaaliya.

  • @joblessarts
    @joblessarts Жыл бұрын

    videogan waxa u diraa aabo oo ahaan jiray Radar Engineering

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli Жыл бұрын

    Fican barnamij. Ayanle, ma jiraa barnaamij aad ka diyaariseen Bankigii dhexe ee somaliya tariikhdiisii iyo hawlihiisii

  • @banranadalo-jb5ht
    @banranadalo-jb5ht Жыл бұрын

    Lives in hargaysa

  • @RISINGMACHINES

    @RISINGMACHINES

    Жыл бұрын

    Who

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn Жыл бұрын

    Maxaytaraysaa soo dhaqanka qabiilku duminmaayo

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 Жыл бұрын

    First of all I'm not Habar gidir but that making a false accusation about Habar gidir Mrs caamir was telling truth

  • @Hitthesack94

    @Hitthesack94

    Жыл бұрын

    What did he said about Hb gidir I didn't catch that bro

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt Жыл бұрын

    Wax kasta oo fiicnaa shacabkeena ayaa gacantooda ku bururiyey. Warshadihii, beerihii, guryihii,diyaaradihii, qalabkii milateriga IWM.

  • @abditaallo4217
    @abditaallo4217 Жыл бұрын

    Garowe waxaa jooga Xasan Cismaan Faarax (Bikolo) oo ka mid ahaa 4 tii qof oo Somali ah oo lagu aas aasay hay'ada duulista kadib Somalia Airline.Xama iyo Nairobi baad ku wareegtaa.

  • @mahadjama1481

    @mahadjama1481

    Жыл бұрын

    Waxa xata jiro hostesyasha ugu horey reer Garowe aah sida Faduma Ceegaag.

  • @ahmeddahir6224

    @ahmeddahir6224

    Жыл бұрын

    Kkkkkk noo balami Waa imaaneynaa bro😅

  • @somdhabah6059
    @somdhabah6059 Жыл бұрын

    Kan la leeyahay ayaanle waraysigiisu waa yaraa, su'aalo muhiim ah ooy ka mid tahay cida Somali Airlines gaarsiisay meesha ay gartayna ma waydiin sadexda qof oo uu waraysanayo.amaba ma rabin in uu su'aashaa waydiiyo ayaga..

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Жыл бұрын

    Waa Hadhaagii kacaanka dhagarbayaashii kuwa ugu dambiga badnaa diyaaraha somali arline basaastii hangashta iyo plot diyaaraha dagaalka ee fulin jirey basaasiinta ahaa waa kuwii askarta kacaanka soo daabuli jirey waqtigii dagaalkii 1988 hargeisa iyo berbera ee xasuuqa gaystay hubka iyo askartii xasuuqa geystay daabuli jirey cadow jabay weeye

  • @Sosman2248
    @Sosman2248 Жыл бұрын

    Shirkadaasi hadey ahaan lahayd mid madax banaan ma aysan burburteen. Waxkasta oo ay dawladii jirtey gacanta ku haysay markey burburtey wey la burbureen.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Жыл бұрын

    Dambiilayasha ugu cadowsanaa ee xasuuqa iyo burburka qayb qaatay waa kuwa somali arline iyo plot diyaaraha dagaalka ee kacaanka afweyne u adeega jirey shaqaalaha waa cadowgii ugu xumaa

  • @user-bs7vp4tv7c
    @user-bs7vp4tv7c Жыл бұрын

    Wadanka taariiq uu lahaa lakin rer baadiyo aa ku soo dushay

  • @husseinabdulkadir6707
    @husseinabdulkadir6707 Жыл бұрын

    Ninkaan Ayaanle waa cajiib, haddii dawladdii Siyaad Bare meesha ay ku wanaagsan tahay la sheego isla markiiba xasaasiyo ayaa ku kacayso wuuna bedelaa sheekada (Cajaa'ib waaye)

  • @qaranbileproduction147

    @qaranbileproduction147

    Жыл бұрын

    Ayaanle shaquu qabtee bal adigu wax qabo markaas baa micaarad iyo muxaafid yeelan doontaaye.

  • @husseinabdulkadir6707

    @husseinabdulkadir6707

    Жыл бұрын

    @@qaranbileproduction147Wixii ku salaysan qabyaalad lama oran karo shaqo, haddii qabyaalad aad u taqaanid iney shaqo tahay wax badan ayaa kaa maqan.

  • @hodanshirechannel3418

    @hodanshirechannel3418

    Жыл бұрын

    @@qaranbileproduction147 waa dareemay runtii

  • @ahmedabdi6140
    @ahmedabdi6140 Жыл бұрын

    Ayaanle somali airlines dadki aasaskakeda laha raadi aviation sidi lo training, hada waxad waraysanaysa kuwi baabiyay ,

  • @iskoonaking8665
    @iskoonaking8665 Жыл бұрын

    Ayaanle aad iyo ayaad umahasantahay noo soobadi dadka saan ah oo waxgalka ah taariikhdooda si eey uga faa'ideeataan dadka aan lasocon xaaladihii uu dalka soomaray

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 Жыл бұрын

    Maryooley Aayo maleh Dal gumoomay tribal country Waxaan ka mid nahay qoomiyada wayn ee Abyssinia ama aqbal ama is diidsii Waayo isma xukumi karo dawladna ma hanan karro maba wadi karo ninkastaa haysaga laabta jiqdii iyo erigiisii ama arigii Laakiin hadda xoolihiina waan naga yaaradeen.

  • @cabdicaydiid3320

    @cabdicaydiid3320

    Жыл бұрын

    Caddaalad darada ku dhacday dadkaas Aan hadda leenahay ku soo noqda somalia.

  • @cabdicaydiid3320

    @cabdicaydiid3320

    Жыл бұрын

    Subxaanallah.

  • @farhiasabdulahi9474
    @farhiasabdulahi9474 Жыл бұрын

    leeee tttttttttttttttttttttttttttttttttt aww, tantani matan yartaaaan mabajirinba waayahas waayahanbaan jiraaaaaaaaaaaaa.iyaaaaaaaaah yareydanmarwayadumarooooooooooo lagufarxo. xamarwadajir

  • @marouaneflitti4760
    @marouaneflitti4760 Жыл бұрын

    Alif la kor dhebey Alif la hoos dhebey Alif la godey?!1@

  • @abdisalanmohamed4678
    @abdisalanmohamed4678 Жыл бұрын

    Taariikhdaas Quruxda badan dad ayaa sameeyay, Dadkaasu ma’eheyn kuwa ogol ama kuqanco wax kayar waxeey tiigsahaayeen, dabcan Dadkaan hada lawareeysanaayo waxeey kushaqeynaayeen Siyaasaddi Hogaankii xilligaas jiray, Hogaankaasna waxeey Diidanaayeen waa Tan maanta Soomaali kusugantahay oo ah in 8 mooroo noolaqeybiyo 8 maro oo madaba looyeelay oo matalaan Qurac land, Qansax land Garanwaa land iyo Kuwakaloo lamida eey kajiraan Dalkii ladhihi jiray Jamhuuriyadii Soomaaliya!😱 Dadkaas Sameeyay Taariikhdaas ma’ehyn Kuwo Xalane laga xukumo, Madaxweyne MAGAC’UYAAL ah sidii Xamiid Karazaayna Soomaaliya laguma Bahdili jirin!😢 Mahadsanidiin.

  • @ummaisha876

    @ummaisha876

    Жыл бұрын

    Jzkallhullaahu khayr,Runta ayaad ka hadashay

  • @maryanahmed9260

    @maryanahmed9260

    Жыл бұрын

    Ascwb waxaan idin sheegaya anigoo ahaa xaaski a Kaptan ahmed ismaciil anagoo joogna frankfurt germeny ina aan tarikhda been laga sheegin waxaan waday kaptan ismaciil jamac coole waxuu naga raacay Rooma oo aan taransat ku ahayn waxaase xamar ka soo kaxeeyay captan ahmed ismaciil

  • @BadelFaraholad
    @BadelFaraholad8 ай бұрын

    Waxan xitaa taariiq maahan waste time

  • @fadumahabad1139
    @fadumahabad1139 Жыл бұрын

    Hannookato hambaliyo waxaad heshay shaqo wanaagsan oo thaarikh aasneyd oo aad soo faagtay aadbaad ugu fayideysay jeelkii dambe laakiin Mahad ISMACIIL Cali Obokor waxuu ka warwareegey in uu sheego Abbahiis Cismaciil iyo Jaalle Siyaad waxay iskaga Hor yimaadeen qadiyaddii Jabhaddi SNM iyo tallaabaduu ka qaatay Jaalle Siyaad iyo siduu ISMACIIL uga damqadey oo ay isku Fahmi waayeen Sida loo xalinlaha.

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 Жыл бұрын

    Somali air line was the first air line to land in Abudhabi air port in 1975 while all pilots and staff were somali citizens

Келесі