No video

Xuska Mowliidka Nabiga Soomalida waa Shirki iyo Gaalnimo - sheikh shibli

★ ★Channel-ka Qaanso roobad★ ★ ★
💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 💕
SUBSCRIBE SAAR WALAAL
#mowliidkanabiga
#sheikhshibli

Пікірлер: 397

  • @nimcomaxed2667
    @nimcomaxed26675 жыл бұрын

    قال رسول الله صلي الله عليه وسلم ( تمسكو بسنتي وسنة حلفاء الراشدين) Nabigu wxuu idhi qabsada sunadayda iyo sunada khulafada

  • @ibadoosman837

    @ibadoosman837

    5 жыл бұрын

    Illaahay shartaada ha naga badbaadiyo bidci wayn ayaad tahay

  • @ibadoosman837

    @ibadoosman837

    5 жыл бұрын

    Xoolka gaf maku dhahaa

  • @muzxin

    @muzxin

    5 жыл бұрын

    sunnada rasuulka ayeey ka mid tahay tariiqdiisa laga sheekeeyo xabiinbka scw

  • @muzxin

    @muzxin

    5 жыл бұрын

    sunada nabiga waxaaba ah raacidiisa amaantiisa ka sheekeyn tisa jaceylkiisa

  • @yuusufmaxamuudcali3862

    @yuusufmaxamuudcali3862

    5 жыл бұрын

    عَنْ أَبِي نَجِيحٍ الْعِرْبَاضِ بْنِ سَارِيَةَ قَالَ: "وَعَظَنَا رَسُولُ اللَّهِ ﷺ مَوْعِظَةً وَجِلَتْ مِنْهَا الْقُلُوبُ، وَذَرَفَتْ مِنْهَا الْعُيُونُ، فَقُلْنَا: يَا رَسُولَ اللَّهِ! كَأَنَّهَا مَوْعِظَةُ مُوَدِّعٍ فَأَوْصِنَا، قَالَ: أُوصِيكُمْ بِتَقْوَى اللَّهِ، وَالسَّمْعِ وَالطَّاعَةِ وَإِنْ تَأَمَّرَ عَلَيْكُمْ عَبْدٌ، فَإِنَّهُ مَنْ يَعِشْ مِنْكُمْ فَسَيَرَى اخْتِلَافًا كَثِيرًا، فَعَلَيْكُمْ بِسُنَّتِي وَسُنَّةِ الْخُلَفَاءِ الرَّاشِدِينَ الْمَهْدِيينَ، عَضُّوا عَلَيْهَا بِالنَّوَاجِذِ، وَإِيَّاكُمْ وَمُحْدَثَاتِ الْأُمُورِ؛ فَإِنَّ كُلَّ بِدْعَةٍ ضَلَالَةٌ". رَوَاهُ أَبُو دَاوُدَ [رقم:4607]، وَاَلتِّرْمِذِيُّ [رقم:266] وَقَالَ: حَدِيثٌ حَسَنٌ صَحِيحٌ Ku dhahaya bidci aya tahay bal aqrista xadiithka rasuulka scw

  • @WarbaahintaTubtaToosan
    @WarbaahintaTubtaToosan5 жыл бұрын

    *Mowliidka inuu bidco yahay ma igu raacsantahay*

  • @sayidcali7298

    @sayidcali7298

    5 жыл бұрын

    haa waan kugu raacsanahay

  • @alinoor8322

    @alinoor8322

    5 жыл бұрын

    Xerta Maxico haa

  • @saadiaahmed2538

    @saadiaahmed2538

    5 жыл бұрын

    Haa mawliidku waa bidco bidcona waa shirki shirkina waa naar

  • @cabdiqanialcadala9307

    @cabdiqanialcadala9307

    5 жыл бұрын

    Xerta Maxico Haaaa wakugu raacsanahy

  • @gardhaalechannel3503

    @gardhaalechannel3503

    5 жыл бұрын

    Haaaaa

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel46125 жыл бұрын

    Scw scw dhalashada nabigeena NNKH alle ha barakeeyo dadka taageersan like isaar hda suufiyo thy shibi waa wahaabiyo wahabiyo Alle hanaga qabto shaydaaminta shibili balayo wajiga foosha xun hana waalin

  • @munaofficial1689

    @munaofficial1689

    4 жыл бұрын

    سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله سبحان الله

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay836010 күн бұрын

    Bicdi kasta bisha mawliid waa xiiqsan yahay mana qarsan karaan xiqdiga iyo xaasidnimada.ay u qabaan swcws nabi muxamad, waa la xusi oo la amaani doonaa inta adduunka la rogayo swcws nabi muxamad

  • @cosmicadventure9184
    @cosmicadventure91843 жыл бұрын

    "يا اكرم الخلق مالي سواك الود به عند حلول الحادث العمم" anigu ma ihi suufiyo lkn abyaadan wax shirki ah oo ku jira ma arko anigu waayo nabi maxamed scw qiyaamaha maalinka dhibka wayni jiro isagaa umadoo dhan u shafeco qaadaya abyaadananuna intaasuunbay sheegaysaa

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Жыл бұрын

    Jihaad in laga hortago sow mahaboona maadama inta allaah wakiil ugu yahiin arlada inaga oo nool inaan loogu shirig yeelin sheeg sheeg waxtari maysee gacan halagu difaaci xaquuqda alaah leeyahay ee cidkale lasiinaayo

  • @abdallahabdi7484
    @abdallahabdi74842 жыл бұрын

    دَرَجَ سلفُنا الصالح منذ القرن الرابع والخامس على الاحتفالِ بمولد الرسول الأعظم صلوات الله عليه وسلامه بإحياء ليلة المولد بشتى أنواع القربات من إطعام الطعام، وتلاوة القرآن، والأذكار، وإنشاد الأشعار والمدائح في رسول الله صلى الله عليه وآله وسلم كما نَصَّ على ذلك غيرُ واحدٍ من المؤرخين مثل الحافظَين ابن الجوزي وابن كثير، والحافظ ابن دِحية الأندلسي، والحافظ ابن حجر، وخاتمة الحفاظ جلال الدين السيوطي رحمهم الله تعالى.

  • @kawsarabdikassin2872
    @kawsarabdikassin28724 жыл бұрын

    Waa runtiis! Allow shirkigaga naga fogeey

  • @umuahmedofficial5847
    @umuahmedofficial58475 жыл бұрын

    Nin kan intaa la eg wuxuu la fadhiyo mediaha waxanoo kalaa adunka iska joogo anaga wan xuseyba xabibkena suban scw igula saliya inta jecel rasuulka scw

  • @khatrasharif2972

    @khatrasharif2972

    5 жыл бұрын

    Scw

  • @nimcoshaandi3606

    @nimcoshaandi3606

    4 жыл бұрын

    Abayo horta wuxu shega wxma ka jiraan runtana iisheg

  • @nimcomaxed2667
    @nimcomaxed26675 жыл бұрын

    Dadka qaar ayaa ku doodaya saliga nabiga Ayeyey diidayaan ikhwaanii cidi ma diidayso saliga nabiga lkn waxa la diidayaa w axan lagu ladhayo ee kutalax taga ah ee aan Diinta meelna kaga jirin, hadii khayr inoo leeyhy waxa inooga Horayn lahaa dadkii wangsanaa ee nabiga inaga jeclaa

  • @abdullahimaulimahmed6431

    @abdullahimaulimahmed6431

    5 жыл бұрын

    Waa yay idiinka jecelyihiin nabiga wayo ayago Ma'orannin nabigaynu injir qanjicil cayaan wasaq ayaw leeyahay lkn kawabiyada shikh yadodu waxay shegeen in aw leeya in jir cayan qanjicil iyo wasaq Marka Maxaad kuhaysataan iskunabi mabatihiine. Kiina injirta leh fiirsada koodu waa nadiife

  • @nimcomaxed2667

    @nimcomaxed2667

    5 жыл бұрын

    @@abdullahimaulimahmed6431 wll aduu waxd ka hadlaysoba ma fahmin qawlkaga bayaami

  • @nimcomaxed2667

    @nimcomaxed2667

    5 жыл бұрын

    Midakle injirta iyo waxd kahadlayso lagama hadlynba

  • @zakariyeabdinurelmi3778

    @zakariyeabdinurelmi3778

    5 жыл бұрын

    Nimco max'ed waxaan karabaa waxa ku tarax tagga ah aad sheygyeso inaad cadeyso adoo mhdsn

  • @nimcomaxed2667

    @nimcomaxed2667

    5 жыл бұрын

    @@zakariyeabdinurelmi3778 waxa weeyaan waxa hada la samaynayo ee ayna samayn jirin asxabtii iyo dadkii wangsanaa wll qofka nabiga jecelصلي الله عليه وسلم waa qofka raaca Wixii uu inafary kana taga wixii inaga reebay, kana jeclaada naftiisa ehelkiisa iyo dadka oo dhan

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Shalay baa casharo gaagaaban sacuudi ka soo qaadateen hadana umad diin horey u heesatey baa diintooda qalad ku sheegeysaan subxaanallaah.

  • @ridwansiyad838
    @ridwansiyad8385 жыл бұрын

    illaahay xaqa ha soo waafajiyo inta lunsan illaahay ha xifdiyo sheekha jazaahullaah

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Allahuma Aamiin ya rabi

  • @abul-fadli
    @abul-fadli3 жыл бұрын

    أقسمت بالقلم برب القلم

  • @c.raxmancali6250

    @c.raxmancali6250

    3 жыл бұрын

    متي يجوز حذف الجار؟؟؟؟؟؟؟ برب القمر Kulahaaaaa

  • @hassanabdiwalihassan1605
    @hassanabdiwalihassan16054 жыл бұрын

    ما قاله صحيح وليس كذب ان العلماء الصوفيه يزعمون بانهم اولياء الله... يصرخون الليل كالكلاب .. وياكلون الطعام بلا رحمة .. وحتي ما يعطون الفقراء الرجل الفيلسوف

  • @hassanabdiwalihassan1605

    @hassanabdiwalihassan1605

    4 жыл бұрын

    فقط السلفيون

  • @maxamedburtinle1285
    @maxamedburtinle12855 жыл бұрын

    Xafida yaa Sheikh shibili

  • @mowgayare916
    @mowgayare9165 жыл бұрын

    Shirkiga ma Allah ayey waxla wadaajiyeen nebiga sheekh xusida ay xusaan inuu Allah usoo diray way yaqaanaane Nebigu csw maalin walba wuu xusan yahee maalintuu dhashay hadii la xuso oo siiradiisii iyo wanaagiisii laga sheekeeyo ma shirki baa wixii dadkani ku amaanayaan ee afkale ku qaadayaan hadayna fahmayn micnaha oo ay wanaag u haystaan in laga saxo waa sax waxa la qalayo ee dadku energy ahaan u cunayaan ilayn way og yihiin nebigu scw inaanu sadaqad if iyo aakhiroba uga baahnayne ma shirki baa wadamada islaamku maalinta xoriyadaha dalalkooda way xusaan sanad kastee ma diintay ku taalaa taaba shirki kuma sheegtaane gaaladaaba ka naxda xuska maalintane maalinta xoriyadaha ay ku siiyeena markaad xusto ku farxa ee dadku muxubada nebigeenii muxammed scw ayay muujinayaane shirki ha ku sheegin sheekh micnaha shirkiga way kaa yaqaanaane jaahiliin maahee

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Iska aamus jaahil xafladaha kale iyo dabaaldagyada maxaa naga galay lkn mawliidku bidco wuu dhaafay shirki iyo gaal nimaa ka buuuxda

  • @abdirashidkulan4436
    @abdirashidkulan44363 жыл бұрын

    Yaaahuuuuu

  • @mohayustur718
    @mohayustur7182 жыл бұрын

    Wlhi shaydan baathy

  • @sacdiyosiman971
    @sacdiyosiman9715 жыл бұрын

    Camada ushege shipili god nina aqon ba logalaaye

  • @xaawocali3667
    @xaawocali36673 жыл бұрын

    Sharbadane sheeydaan ah yaa warkagaa yeelaayo bidci wahaabiyo sharteena allha naga xayo

  • @mahadmacalindad3733
    @mahadmacalindad37335 жыл бұрын

    Kan sheihh ma ahan lkn channel ka soo galiyay waxaan kala noqonaya subscriber ka inta nabiga jacel haka baxdo nabiga iyadoon kutaageereno nabiga fartaada ugu hiili

  • @durgufdurguf6976
    @durgufdurguf69763 жыл бұрын

    Sh shibil Allaa hakusoohanuuniyo

  • @Zaam495
    @Zaam4955 жыл бұрын

    Sax Sheikh maxamuud shible waa quraafad shirkiga iyo badil Allah hakasoo hanuunsho cidii dhaxdabalaneyso oo umaleyzo mel fcn Sheikh 👍👍👍Adigana Allah hakaa rali noqdo Amin YA Rabi

  • @sports-lk7ne
    @sports-lk7ne4 жыл бұрын

    Beentaa weeyeh shibilow ee qof Islam ah gaal baa tahay in ladhaho oo ashahaadanayah diintee baneysay bal noo sheeg ama ayadeeh ama xadiiskeeh qof ashahaadanayah inladhaho gaal baa tahay waxdheh bal

  • @abdullahimahamed5231
    @abdullahimahamed52315 жыл бұрын

    Xageee.buu diinteena oga jira mowliidka

  • @Englishtosomaliinstitute
    @Englishtosomaliinstitute5 жыл бұрын

    Sheekha marki hore ayuu ahlu sunna ahaan jiray dadkana wuu kuwaalayaa

  • @abdullahimaulimahmed6431
    @abdullahimaulimahmed64315 жыл бұрын

    Waxad ogaataa in haddaba nabi Muxamed s.C.w awkudhartay Illahay qayrkii waxawna yiri isagaw kahadlayo saxabi Asxabta kamid ah(قدافلح وابيه ان صدق) hadii shirki ay ahaanleheed Allah cid aan ahayn in lagu dhaarto Marnaba Ma'ahaan lehayn mid banaan waayow rusushu shirkiga iskumeel ayay kataagnaayeen Marshirki lafasaxay majirto Marka beenta akhawarijta umada halaga daayo

  • @abdallaabdikariimyusuf9901
    @abdallaabdikariimyusuf99013 жыл бұрын

    Saan ayaa ummada wax looga dhaadhiciyaa Wllhi waa shirki kii ugu darnaa 😆😆

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81935 жыл бұрын

    sh allaah haku daayo in badan allena haku jeclaado baarakallaahu fiik

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Жыл бұрын

    Hada waxaa Laga yabaa inay dadka qaar isdhahaan Aden waa alshabaab waligey mar arkin qof Al shabaab ah ama lama haflin garana garanayo qof aan garani ama reer keena ah ama saxib nahay balse diinta dhuuxeeda iyo fiideeda hadii Laga hadlo qofka waxaa lagu shabadeyni Al shabaab sasad kugarani inay ayaka diinta xaqa ah kutaagan yahiin sh shabiliyow arinkaas iiga soo jawaab fadlan mana ahi mid ku naceb

  • @sahalhussein9503
    @sahalhussein95032 жыл бұрын

    Xaaarre

  • @xabiiburaxmaan5994
    @xabiiburaxmaan59945 жыл бұрын

    Laqbadaa faasidkaa Oo ninkaas dadka u sheegayo maa laga qabto

  • @Fatumo
    @Fatumo3 жыл бұрын

    Waxan ula jeedaa ninmankaan wahabiyadu madhaheeno mushrikiin waaye suufiyada hadana waxay sameeyaa shirki ayagaa isku daree ha iswafajiyaan wax kabeen bdn ma arkin aqoon daranaa allow na hanuuni wahaabiyo diin laga baramaayee

  • @cabdiqanialcadala9307
    @cabdiqanialcadala93075 жыл бұрын

    Mowliidka xagee buu diinta ugu jira??? Waa maya Allow so hanuni umada lunsan

  • @mohamedabdullaahifaarax2081
    @mohamedabdullaahifaarax20812 жыл бұрын

    Alaaaha kabaq oo diina hakufufudaan .wlle islaamka dhirki kudhihin

  • @TopG20fn
    @TopG20fn5 жыл бұрын

    Asc wlly! Diintu wa nasteexo iyo bad baado Islaamkunah wa hal anigu kma hdlyo mawduuca hda tagan iyo mawliidka xabiibkena ilhy nabad glyo iyo naxariis korkisa ha ahatee (scw) wllka Ama wlsha muslimada ah gar iyo gardaraba ugu hiili hdii laga gardaran yahaynh u hiili hdu gardaran yahaynh u hiili oo qabo runtanah u sheeg Walalay caydu wa ceeb ilhy garaad an xumanta iyo wanaga ku kla oganu na siiyay ikhtiyaarnh wu na siiyay wxa nagu filan inn quranka fahano sunaha nabiganah (scw) raacno muhiimda Kowad wa inn fahana wxn aaminsanahay oo an barana

  • @saciidabdulahi4199
    @saciidabdulahi41995 жыл бұрын

    Walaalyaal aan udabaaldagno dhalashada nabigeena calyhi salatu wasalaam alluhu akbar cidii diida waa faasiqiin sheekh waxaas iska daa nabiga ninkii jiclaan waayi waayay hal wado oo kaliya ayaa ufuran oo ah in uu naar galo war naar iska jira

  • @burcadanaagahawalaashod4535

    @burcadanaagahawalaashod4535

    5 жыл бұрын

    sax walalky nabiga xuskiisa wala dhigaa

  • @khatrasharif2972

    @khatrasharif2972

    5 жыл бұрын

    Sidaa waaye

  • @Mass998
    @Mass9985 жыл бұрын

    MashaAllah, Allah ha ku xifdiyo Sheikh Shibile, MashaAllah waa sheikh aan aad u jeclahay. Alooow dhooowr sheeikha

  • @shukriabdi4279
    @shukriabdi42794 жыл бұрын

    shirki sad uledahay ayuu narta lagugu shidi inshaallah tacalaa!

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Жыл бұрын

    Aslama yaaa wakiil ka ah diinta difaaceeda Muslamiinta aaway Dee kii difaacana waa argagixiso culamadiina way kugarab istaagiye maxaa talo ah walaal yaal

  • @calimaxamud9533
    @calimaxamud95332 жыл бұрын

    illaahy kabaq oo diinta benta ka daa iyo khilaafka

  • @Animx185

    @Animx185

    3 ай бұрын

    Micnaha sow ma garaneysid mxa dhacy

  • @zackchanel672
    @zackchanel6725 жыл бұрын

    Walee wahalgsamy niki kujejesay saliga xabibkena scw kamana cabidono darka nabiga scw. Malinta qiyaamaha allah ayn kamagn galnaa wixi uyiri shibli allah hasoohanuuniyee

  • @ummulkheyr1463

    @ummulkheyr1463

    5 жыл бұрын

    Salliga nabiga salallaahu caleyhi wasallam lama diidano sida saxda ah ugu Salli wxan laso dhoodhobay iska dhaafa 👋

  • @zacklavigas1383

    @zacklavigas1383

    5 жыл бұрын

    Jaahil nimada iskadaa oo diinta soo baro bidcada iyo shirkigaa aad wadaan ayaa la idiin cadeeyay ee cidi kumay jeesjeesin saliga nabiga (scw)

  • @zacklavigas1383

    @zacklavigas1383

    5 жыл бұрын

    Xawda khawthar waxaa ka cabaya qiyamaha kuwii jidkii nabiga scw raacay ee sunadiisa waafaqay maaha kuwa bidcoolayaasha ah

  • @alinoor8322

    @alinoor8322

    5 жыл бұрын

    sakariye dj kkkk nabigu scw ayaa shegay dadka lagacayrin doona darka ama xowdka nabiguna wuxuu yiri wa kuwa gadasheey diinta bidcada kusoo daray mowlid kuma jiro miya kkkkkkk

  • @abduladircumar561

    @abduladircumar561

    5 жыл бұрын

    Sakariye ha is adkayn ee xaqa la cadeeyay raac ALLAAH ayaa inagu adoon saday jacaylka nabiga waanan jecelnahay

  • @ashcarisheekh5663
    @ashcarisheekh56633 жыл бұрын

    Daalin bidcoole ah oo ilaahay iyo rasuulkiisiiba kubeen abuur

  • @muzxin
    @muzxin5 жыл бұрын

    ALLAH UMADA ISLAAM KA HA KA QABTO

  • @abdurizakmunye3181
    @abdurizakmunye31815 жыл бұрын

    المرء عدو لما جهل

  • @zackchanel672
    @zackchanel6725 жыл бұрын

    Kani umada soomaliyed ayu dhumina wuxuna isga dhiga shaykh sharafta allah haka qade waba kaqadaye

  • @zacklavigas1383

    @zacklavigas1383

    5 жыл бұрын

    Adigu xujo la imo meesha bilaa daliil qof laguma maago sheeku wuxu akhrinayay hada miyayna shirki ahayn ?

  • @ruqyah4199

    @ruqyah4199

    5 жыл бұрын

    Kkkkkkkk duqa dad badanu diinta kasaaray xita kuwa koxdisa kamid ah

  • @nadiraabdourachid

    @nadiraabdourachid

    5 жыл бұрын

    ما أكثرهم في زماننا لا كثرهم الله وقال سفيان الثوري رحمه الله : " إذا رأيت الشاب يتكلم عند المشايخ ، و إن كان قد بلغ من العلم مبلغاً فآيس من خيره فإنه قليل الحياء " ✍🏿المدخل للسنن للحافظ البيهقي رقم ٥٤٩م

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    afka xun ama hadalka culimada ka daa waa jahli ba kkuu geynaya

  • @newerachannel8844
    @newerachannel88443 жыл бұрын

    Isaga mushrik.ah mjinga nyinyi

  • @fatushbbe689
    @fatushbbe6892 жыл бұрын

    Hhhhh kusco shekh waxaN wax la amino karo 😂😂😂

  • @abdulrabiabdullahimoha740
    @abdulrabiabdullahimoha7405 жыл бұрын

    War mowlid mowlid ma ehee hda dan daliil uhay nin nanugu wareeririnina bid cadaas

  • @abdulazizd
    @abdulazizd5 жыл бұрын

    Haday fahmi lahayeen waxa ay akhriyan macnihisa waxbay ahaan lahayd waayo suufiyadu cilmi male ilahay aya iga qabtay alx

  • @khatrasharif2972

    @khatrasharif2972

    5 жыл бұрын

    Adiguna hadaad fahmi laheyd waad ooyi laheyd

  • @caawiyesadaamsharifahlubayt

    @caawiyesadaamsharifahlubayt

    5 жыл бұрын

    Adiga ayaa aqoon afsomaliga marka wax walbo shirki ayaad ka taqanaan wahaabi dhimo...

  • @qadrodahir7896

    @qadrodahir7896

    4 жыл бұрын

    Amin alaah ka lexiyay

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    Gooni xaaji alx aniga xitaa wll

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    @@nuuryare9982 adiga aya garab maray e ka joog suufinimada

  • @zackchanel672
    @zackchanel6725 жыл бұрын

    Waxan manta kufarxsanahy inaytahy malin uah muslimiinta ciid

  • @ummulkheyr1463

    @ummulkheyr1463

    5 жыл бұрын

    Adeer ciida islaamka waa labbo mid saddexeesa majidho rasuulka salallaahu caleyhi wassalam iyo saxaabadiina xitaa taabiciintii kamay sugnaan mowlid lasameeyo maantuu nabiga dhashay oo xoolo iyo aduunyo liisku keeno mesha lagu cunno marka ciida aad sheegeyso lalaabo قال رسول الله صلى الله عليه وسلم (من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد )

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    @@ummulkheyr1463 afkaaga caaano lagu qabay walshy ilaah hakaka abaal mariyo

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    @@ummulkheyr1463 afkaaga caaano lagu qabay walshy ilaah hakaka abaal mariyo

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    @@abdullahimaulimahmed6431 gabadha hadalkeeda fahan jaahil nimo weyn ba ku heysaa ee cilmi badan baro dadka qaar qiil baa loo yeeli kara iyo inayna luuqada carabiga ah ayna garanayn lakn qiil ma lihid ee wll ilahy ku abjuurtay u tawbad keen adigu seed ugu fikirtay ka soo bilow xiligi nabigu noola iyo dhimashadiisa ka dib ma jirto cid u dabaal dagtay mo;wlidkaan maxad isla haysaa bal wayahee

  • @ashcarisheekh5663
    @ashcarisheekh56633 жыл бұрын

    Waar waxkasoobaro cilmiga diinta ah eed sheegayso jahlibaakaabuuxa

  • @maxamadaxmad2567
    @maxamadaxmad25675 жыл бұрын

    xubxaana laah

  • @mohamedal-farooq6505
    @mohamedal-farooq65055 жыл бұрын

    dadku badankodu waa caamo aan waxba ogayn diina waxaba ka aqoon lakn wey caadifad hadlayan oo jacaylka nabiga aya ka muuqda lkn waxa i muuqda dad aqoon u leh diinta lkn ku madax adag khurafadkaas walhi wa arin la la yaabo dadkaas iyaga jahli aya logu cudur daari lkn kii aqoon u leh ee ku sii adakaysta towbadkeen aya laga rabaa

  • @nimcocabdi8334
    @nimcocabdi83345 жыл бұрын

    شكرا يا شيخ

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar26385 жыл бұрын

    جماعة الصوفية يعتقدون أن النحو دين لذا يلتجؤون دائما إذا غلب وهم أضعف من كل أحد والمناقشة التي كانت معهم ومع شيخ أمل أكثر أخطائهم كانت في النحو وأيضا عدم فرقهم الحديث الصحيح والضعيف .

  • @Fatumo
    @Fatumo3 жыл бұрын

    Horta suufiyadu magalaa mase wa muslimiin hadal iskuma darsanee maantoo dhan war qaleel ah mawadi karnee waxas oo shirki ah ayaad sameenaysa hadana mushrikiin matihiin yaan la isku darin

  • @somaliman8162

    @somaliman8162

    Жыл бұрын

    Marka si fiican loo eego mushrikiin waaye mad habka suufiyada

  • @somaliman8162

    @somaliman8162

    Жыл бұрын

    Marka si fiican loo eego mushrikiin waaye mad habka suufiyada

  • @zackchanel672
    @zackchanel6725 жыл бұрын

    Lkn waxa naxsan amasa murugsan manta waxii kulamida waxn allah idinkaga rajayna inu idin hanuniyo

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Shirki iyo khuraaft ayaa ka buuxa

  • @mohamedservantofalmighty4045
    @mohamedservantofalmighty40455 жыл бұрын

    ALLE BARI MAHA EE WAA AWLIYO LAGU SHEEG BARI CIDII DIIDAN INEY SHIRKI IYO DANBI LAGU DHACO SUUFIYADA BUUGTA UU SHEEKH SHIBLI SHEEGEY MALAHA HATIDHAA

  • @MH-mh2dm
    @MH-mh2dm3 жыл бұрын

    This man either dont know arabic or just following what his sheikhs told. His explanations of al burda totaly wrong

  • @mohamedservantofalmighty4045
    @mohamedservantofalmighty40455 жыл бұрын

    WAA RENTAA SHEEKH ALLAH HAKU XIFDIYO

  • @xalimohusein1441

    @xalimohusein1441

    5 жыл бұрын

    Asc

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Subxaanallaah

  • @shafiesheikhosman6796
    @shafiesheikhosman67965 жыл бұрын

    Ikhsa caleeka qadhaca allahu lisaanak allah iyo rasuulkiisa waxba kaagama baahna .kilaab ahlunaar hadalkiisa buu leeyahay.

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    adoon waxba ogayn dadka afkaaga laguma xukumo

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed89623 жыл бұрын

    War waxaan istihzaa ayuu ku haayaa madxiga nabiga qabri ayuu gali doonaa wahanis takfiir kheer makeenaan❌❌❌❌

  • @abshirabdilahi5992
    @abshirabdilahi59925 жыл бұрын

    Anagu wahaabiyo waanahay suufiyo waa mushkrikiin qux ah

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 Жыл бұрын

    Shirkiga allaah hanaga badbaadiya

  • @WarbaahintaTubtaToosan
    @WarbaahintaTubtaToosan5 жыл бұрын

    *Wllhi oo bilaahi oo talaahi waa shirki cad*

  • @ardoqueen9025

    @ardoqueen9025

    5 жыл бұрын

    Nio bal isa soo zax

  • @Eduruus

    @Eduruus

    5 жыл бұрын

    @@ardoqueen9025 adero maxa qaldan

  • @yuuahmed5581

    @yuuahmed5581

    5 жыл бұрын

    Adiga intaadan dhagesan waxa uu dadka kushubayo shibili did ugu laabo luqada iyo naxwaheeda markaad soo fahanto aqriyoo micnahoda saar adigaa farmi donee intaad dhadhaarato shirki waye hala soo boodinee

  • @WarbaahintaTubtaToosan

    @WarbaahintaTubtaToosan

    5 жыл бұрын

    @@abshiryare8668 Dad in ay wax vunaan u barteen kaaliya mowliidku waa bidco ka dhaadhici

  • @WarbaahintaTubtaToosan

    @WarbaahintaTubtaToosan

    5 жыл бұрын

    @@yuuahmed5581 macnaha anigaa sidii iila saxan u fasiranaa maad wadaa

  • @user-si8nz6pf2k
    @user-si8nz6pf2k4 жыл бұрын

    Niyow abyaatkan goormaad xafiddey mgoormaadna inkirtey bal inoo lala sheeg waa yaabe

  • @user-si8nz6pf2k

    @user-si8nz6pf2k

    4 жыл бұрын

    Ogow haddaba ninkii Madigan nebigeenna ku jees jees cirkuu wax ku og yahay. Ilaah haku hanuuniyo.

  • @nimcoshaandi3606

    @nimcoshaandi3606

    4 жыл бұрын

    Hhhhh kirishtaanka kitaabkoodaba wad xifdin kartaa si aad mrkad xaqa u shegeysid aad ugu shegto wxodu ineysan jirin

  • @user-si8nz6pf2k

    @user-si8nz6pf2k

    4 жыл бұрын

    @@nimcoshaandi3606 walaal sheekhan wuu Dikrin jirey waa la wada ogyahay maxaa maanta beddeley. Waa saddex wajiile.

  • @aadanali4222
    @aadanali42225 жыл бұрын

    Sheikh suaal?. Si qaldan baad u fasirtay burdaha, aaway shafaacadii rasuulka scw?. Ma waxaad leedahay nabiga scw aakhiro shafaaco qaadimaayo?. Waayo imam busairi wuxuu ka hadlayaa waa shafaacada rasuulka scw. Takale waad ogtahay imam busairi inuu yahay ashcari, dhinaca caqiidada Ashcariya iyo wahaabiyo, waxay isku haysaaba waa cadamatu laahi, idinkoo ilahay khalqigiisa ku shabahay,. Yaab, hadii aad shirki ka hadlayso, sidee ku dhacday inaad tidhaahdo ilahay ilahay wuxuu shabahaa khalqigiisa?. Wahaabiyo bal wax i fahansiiya, Ileen Ashcariya waxaa LAGU yaqaanaa inay ilahay Nazahaan Jalajalaaluhu.

  • @abshirabdilahi5992
    @abshirabdilahi59925 жыл бұрын

    Waxa sh shegay ninka qaadaya ee dadka diin uga dhigin kaafir bilaahil cadiim murtada weeye taa kama shakisani

  • @FikradLAhuboOolaogaaday
    @FikradLAhuboOolaogaaday5 жыл бұрын

    War like iyo subscription ayaan idiin ka raab ikhwaanii

  • @ridwansiyad838
    @ridwansiyad8385 жыл бұрын

    sheekhu xaqbuu ka hadlayaa diinbuu illaalinaya oo ka illaalinayaa gabayada

  • @hassanali-yg2dk

    @hassanali-yg2dk

    4 жыл бұрын

    you are goat??

  • @user-cv5qj7hh3t
    @user-cv5qj7hh3t4 жыл бұрын

    بفعلل الفعل ذوا التجريد أو فعل يأتى ومكسور عين أو على فعلا

  • @merinet4425

    @merinet4425

    4 жыл бұрын

    فا الضم من فعل الزم في الضا رع وافتح موضع الكسر في المبني من فعلاء

  • @user-cv5qj7hh3t

    @user-cv5qj7hh3t

    4 жыл бұрын

    صحيح ههههههه

  • @abdullahimoahmedsh1772

    @abdullahimoahmedsh1772

    4 жыл бұрын

    @@merinet4425 وش دخل الفعل المجرد بتهزرو ولا ايه

  • @abul-fadli
    @abul-fadli3 жыл бұрын

    Gal weeyn aad tahy nacada rabbi hakugu dhacdo

  • @c.raxmancali6250

    @c.raxmancali6250

    3 жыл бұрын

    Miskiinooow wxsoo barro

  • @nimcoaxmed1897
    @nimcoaxmed18975 жыл бұрын

    Kkkķkkk shiikh saad utaqaan ayaan layaby

  • @carafaadcabdirisaq7081
    @carafaadcabdirisaq70814 жыл бұрын

    حفظه الله العلامة الجليل

  • @barashotv7338
    @barashotv73383 жыл бұрын

    Chanelka wahaabiyo miyaa iska leh wallhi waa inku sirmi rabay chanel firqo leedahay mabo daawadeen allah baan adinka magan galnay

  • @barodiintaada7790
    @barodiintaada77905 жыл бұрын

    Ogaysiis!!! Ogaysiis!!! Ogaysiis!!! السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. Ma Doonaysaa inad Qur'aanka Alle Xifdisid adigoo gurigaga jooga!!!! Ma Doonaysaa in caruurtada laguu far baro waqti aad uyer. Machadka Daarul Qur'aan waa Machad Online ah oo aad ka baran karto Quraanka iyo Guud ahaan Diinta Islaamka meel walbo oo aad dunida kajoogto, Machadka wuxuu kuu diyaariyey waxbarasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh barida iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah. Waxaa wax laguugu barayaa Qalab casri ah oo aan ka liidan macalin kula jooga; Waxaa wax ka baran kara qof kasta yer iyo waynba. Machadka waxa uu qaadanaya arday isugu jirta bilow dhexdhexaad iyo dhemeestir intaba Si aad isu diiwaangeliso nagala soo xiriir::: Viber/Imo /WhatsApp/Skype:nambarkan:: 00966564103557 Machadka waxa uu kuyaalaa Saudi Arabia gaar ahaan Madinatul Munawarah.

  • @umubarrzakhchannek5000

    @umubarrzakhchannek5000

    5 жыл бұрын

    Haaaaaa

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar26385 жыл бұрын

    اليس من قصائدكم التافهة مدد بالله جيلان بحق الله كن عون ومهما قلت جيلان فبادرلي وكن عون لانت الليث في الدهر ذآب كيف تؤذون

  • @abuukardhaay9948
    @abuukardhaay99484 жыл бұрын

    La sahlanaa gaalaysiinta dadku iyo shirkuga walee allaah waa kula xisaabtami mar aan dheereeyn

  • @cabdiwalidaacad2880
    @cabdiwalidaacad28804 жыл бұрын

    Qof muslimiinta umuurahooda ku mashquulsan shareyntooda see sheekh ugu yeernaa?

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar26385 жыл бұрын

    بأبي القاسم الذي : فيها حلف ولا يخفى على من يعرف حتى باب الكلام من فنون النحو لان الباء ماذا تفيد تفيد القسم

  • @abdullahimoahmedsh1772

    @abdullahimoahmedsh1772

    4 жыл бұрын

    هههههههه الباء والواو من حروف القسم لكن قولك بأبي القاسم ليس قسم ياجاهل

  • @sadamhussein8733
    @sadamhussein87335 жыл бұрын

    kan sheikh ma ahan haduu mowliidka gaalnimo ku Tilmaamay subxanalah. wahaabiyo iyo gaaleysiinta muslimiinta.

  • @zacklavigas1383

    @zacklavigas1383

    5 жыл бұрын

    Si fiican wax udaawo sheekhu mawliidka gaalnimo kuma sheegin lkn kitaabka burdaha la dhaho ee suufiyadu akhriyaan ayuu shirki ka buuxaa lkn mawliidku was bidco saxaabadii iyo dadkii wanaagsanaa midna masamayn.

  • @ummulkheyr1463

    @ummulkheyr1463

    5 жыл бұрын

    @@zacklavigas1383 sxiix👌

  • @sadamhussein8733

    @sadamhussein8733

    5 жыл бұрын

    +ZàçK Làßvigâs waqti ha iska lumin

  • @zacklavigas1383

    @zacklavigas1383

    5 жыл бұрын

    @@sadamhussein8733 hhhhh bidcadaa qalbiga ku madoobaysy كلا بل ران على قلوبهم ما كانوا يكسبون

  • @sadamhussein8733

    @sadamhussein8733

    5 жыл бұрын

    +ZàçK Làßvigâs ana bidci ku aqaan hhh

  • @umuahmedofficial5847
    @umuahmedofficial58475 жыл бұрын

    Xasani xabibka alle kuna tuso maba arki doontide xabibka saligiisa haku ciyaarin nabiga diide dikaac duli

  • @CabulahiXarir

    @CabulahiXarir

    19 күн бұрын

    Nabiga yaa caayay ma shirki iyo gaalnimo ayaa loogu dhawaan Allah rasuulkana scw lagu amaani

  • @cayshacuud9472
    @cayshacuud94725 жыл бұрын

    gaaal gaal dhalay ada ah e dadka jaahilka ah ka da hasi dhumin e ada gaaal diintisi iibsadey ah e 73di fidqo la shegey idinkay idinkaso wada baxen gala yahay ayagu is layneysa imanka beele mal amaanta nabigu waa shirki iyo gaalnimo kulaha baadil ku dhimo ilah kumaso hanuuniyo adiyo inta ku riyaqeysaba

  • @abdirazakahmed8780

    @abdirazakahmed8780

    4 жыл бұрын

    doofaarad yahay afka kala bax shiikh sharafta leh

  • @hassanmohamedmahamuud6793
    @hassanmohamedmahamuud6793 Жыл бұрын

    Asigaba yaqaami dadka xoo kashegaaa

  • @somaliman8162

    @somaliman8162

    Жыл бұрын

    Adigu ilaahay qeyrki in la caabudo waad taqaana maxaa ku baray 😂

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud92325 жыл бұрын

    Taas Qof kaa yeeleeyso ma jirto .waxaa la yiri ahlu Naarkaba waxaa hogaamiyaha dad Aduunka shiiq ku ahaanjiray. Adeer ha daalin iimaanka Allaha kuu sugo ninba qumahiisa AA qoorta u suran waad Isla fiican tahay hada laakiin xaqiiqada Allé ayeey u sugan tahay

  • @cabdallasheikhahmed2435

    @cabdallasheikhahmed2435

    5 жыл бұрын

    hal su'aal ayaan ku weydiinaa: أقسمت بالقمر maxaa laga wadaa? ma shiblibaa dhahay: من أخلف بغير الله فقد أشرك. qofka haduu xaq sheegayo waa laga qaataa, waxyaabo badan ayaa jiray oo naga qaldanaay cilmi darro darteed, hadii uu ilaahey jaanis ku siiyo oo aad hesho qof kuu cadeeya shukri ayey u baahan tahay.

  • @bahsanibrahim3984
    @bahsanibrahim39845 жыл бұрын

    Sheikh atahay maleh wlhi sheydan shibli batahaye dameryahow cadade

  • @hassanabdirahman6804

    @hassanabdirahman6804

    4 жыл бұрын

    Ilaahay ka yaab muslimiintana aflagaadada ka daa

  • @mohamudabdi3611
    @mohamudabdi36115 жыл бұрын

    Waa sheydaan alla iyo nabi kafurtay

  • @saedelmi9481
    @saedelmi94815 жыл бұрын

    Alla maxaa dameer ciyaya jira istaaqfurulaah dameerow xaal qaado dameerkaa dhaama kan

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    ma ila argtay epow jaahil nimo waatana hadaa doonayso wax uuna aqoon iyo xaqiiqdiisa ogayn ayuu iskaga hadlaa

  • @herrochannel2670
    @herrochannel26705 жыл бұрын

    videogu beri hore weye wll

  • @WarbaahintaTubtaToosan

    @WarbaahintaTubtaToosan

    5 жыл бұрын

    *Mid hore iyo mid danbe wuxuu doono ha ahaado xaqiiqda buu ka hadlay*

  • @herrochannel2670

    @herrochannel2670

    5 жыл бұрын

    @@WarbaahintaTubtaToosan haduu ka hadlay anuu ma waxaan ku idhi been ayuu shegayaa nijis ayaad tahee

  • @WarbaahintaTubtaToosan

    @WarbaahintaTubtaToosan

    5 жыл бұрын

    @@herrochannel2670 adaa najas ah garacyahey mowliidku waa bidco wax jira maaha

  • @herrochannel2670

    @herrochannel2670

    5 жыл бұрын

    @@WarbaahintaTubtaToosan aniga waxba igama gelin waaa bilaaa bidco eee ninka so geliyay u sheeg ay ayaad taheee

  • @WarbaahintaTubtaToosan

    @WarbaahintaTubtaToosan

    5 жыл бұрын

    @@herrochannel2670 ok subscribe ii sar

  • @ibadoosman837
    @ibadoosman8375 жыл бұрын

    Wax badan bun waad ku soo cuntay laa kiin hada waxaa ku badalay lacagta yahuuda

  • @macalinaxmed3534
    @macalinaxmed35343 жыл бұрын

    Ascm

  • @abul-fadli
    @abul-fadli3 жыл бұрын

    Digri qosol laga dhigaa Waxkale lashego lawayey

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej4 жыл бұрын

    Allaha ku soo hanuuniyo. Qof Muslim ah gaal laguna tilmaamo

  • @mash6322

    @mash6322

    4 жыл бұрын

    Ismail Hassan waxaan arkaa sxb inaadanba fahmin waxa laga hadlaayo

  • @Sultan-ee3ej

    @Sultan-ee3ej

    4 жыл бұрын

    @@mash6322 jizaaka Allah

  • @zacklavigas1383
    @zacklavigas13835 жыл бұрын

    Kooxaha lunsan ee islamka sheegta waxaa ugu shirki badan suufiyada iyo shiicada

  • @mahamadkhar2638
    @mahamadkhar26385 жыл бұрын

    والله لا يستحيون هذا الكذاب الذي سموه شيخ طكحبور والذي يليه شريف الذي تقهقر من الحق بعد ما ظهره وتعلم هاذين الكاذبين اليس يذكرون بهزيمتهم بالموليد والمناقب اليس هذا الشريف الذي قال (الإله علم غلب) فيا لكم يا أيها الضعفاء .

  • @rajotv2803
    @rajotv28035 жыл бұрын

    Diin maa taqaan qaa'in yahow wajiga sharta leh

  • @farhiabeautychannel4612

    @farhiabeautychannel4612

    5 жыл бұрын

    Hhhh haa wlhi

  • @faatixaxmed8105

    @faatixaxmed8105

    4 жыл бұрын

    Diin maataqaan kuhaay aqoon la imaaw waxa kutubada idinkugu qoran baa la aqrinayaa ama kuma qorna dheh ama waa ku qoran yahay dheh kadood

  • @mohamedosman4677

    @mohamedosman4677

    4 жыл бұрын

    @@faatixaxmed8105 an duceyno wll in allah so hadeeyo anagane xaqa nagu sugo

  • @xasanmuuse4529
    @xasanmuuse45294 жыл бұрын

    War niyohooow dadkaan aad usheekey neeyso madad waalan miyaa maxaaseey kaa dhageesanaayaan walhi midkaan nabiga buu xaqiraayaa sababta nabiga hadaadan jano ku galeeynin maanta cibaadada kaween oo aad ilaah hortii latageeyso waa maxay midkaan sheydaan baa usheekeyyay

  • @sabaadmaxamedsabaadmaxamed8144

    @sabaadmaxamedsabaadmaxamed8144

    4 жыл бұрын

    Allh. Ayaa wax bixiya. Hadiii. Uu ale. Kuku talagalay. Baad tagaysaa. Nabigana waaanu. Jecelnahay. Laaakiin. Cibaado. Intiii. Uuna bogo noosheeekay. Baaanu Ku. Joojin. Sida,Saliga sida maqaamu. Maxamuud. Tusaali. Intaasina. Laakiin. Waxaa ka horeeya. In shirkiki. Laga dhaaraado

  • @qaran-maal1319
    @qaran-maal13195 жыл бұрын

    Nin aan naxwa iyo sarfi iyo baagada iyo mandiqa aqoonin siduu burdo ufasiraaa waa yaabee hadii aadan naxwa aqoonin sheeqna iska dhigeyso xageen ku geeynaa marka

  • @mohamedal-farooq6505

    @mohamedal-farooq6505

    5 жыл бұрын

    ma shekh shibli ayaad leedahy naxwi ma taqaanin war anu waan arkay burdaha iyo barsanjiga khurafaad ba ku qoran bal adu kutubtaas raadi oo isku day hadii aad taqaano inad fahanto

  • @jamacmohamed2274

    @jamacmohamed2274

    4 жыл бұрын

    maadaaa imtixaanay sxv