Xukunka iyo Xogta Dilaayeyaashii Dharka ku wareejin jiray xaafadaha Muqdisho.

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 30

  • @Maftuuxmahdi
    @MaftuuxmahdiАй бұрын

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

  • @abdiomar9509
    @abdiomar9509Ай бұрын

    Si fiican u dhageysta Hadalkooda waxey.ku leeyihiin labo askari oo wada socotaa midna la dilo ayey rayaan midna la badbaadiyo sidee ku dhacatey in mid ay dilaan midka ay badbaadiyaan askariga labaad ayaga ayuu la shaqeysta oo ayagu ka mid yahay baaris dheer ha lagu sameeyo

  • @cadnaaan240

    @cadnaaan240

    Ай бұрын

    Hadii ayaga lashaqen lahaa so isagaba wuu dili karay kan lasocdo fakar sxb

  • @Cadar49
    @Cadar49Ай бұрын

    Wixii hore lee kusoo celcelisaan war nimanka tiirka geeya yeey idiinka fakaninee

  • @nuurgedi

    @nuurgedi

    Ай бұрын

    subax kasto tiirko loo sii wadaa lee . mar dhow waa dhamanayaan khawaarij

  • @yaxye_adenkey

    @yaxye_adenkey

    Ай бұрын

    ShaLay Subaxii Ayey baxsadeeN Howl galkii ismiidaminta xabsiga dhexe 😂😢🥺😓

  • @SaidMohamedElmi-z9l

    @SaidMohamedElmi-z9l

    Ай бұрын

    I HOPE AND PRAY IN NIMANKAAS LA TOOGTEY, SI CAADI AH AYEEYBA U SHEEGAAYAAN DADKEEY DILEEN. KUWAAS WAA LA TOOGTAAN FILAA.😮 , DILA KHAWAARIJTA WEJIYADA XUN KEH, NACALAA SHAYDAAN KU YAALEE , DULLIYIINTA.😮

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454Күн бұрын

    Ciyalka shabaab ma laheyn abo iyo hoyo fiican

  • @juwamahamud9961
    @juwamahamud9961Ай бұрын

    Waxaan beenbeenta umada kala kortaga. Maalinwalbo dad dil kuxukunteen wax lafiliyo ma aragno. Aaway sayid cali mujurimkii xaaskiisa gubay iyo dilaagii qoslaaye. War waxaan waa film caadi ah.

  • @CabdalaAxmed144
    @CabdalaAxmed144Ай бұрын

    Waxaan washaqadii abdiqadir cise oo cidqabsada la

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693Ай бұрын

    Waxaan camal ayaa jeelka lagu haynayaa waa in la toogtaa deg deg ninka askariga dhintay Allah u naxariisto

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1cАй бұрын

    illahay umada islamka iyo Somalida ha ka qabto Cadawga khawarijta e Alshab wa Cadaw shisheye u shaqeya

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud8467Ай бұрын

    Duqda Muxuu Ka, Wadaa Hooyadiis Miyuu duqda Leeyahay?

  • @nurdirowa.3086
    @nurdirowa.3086Ай бұрын

    mar hora daawanee maxaa loogusoo celiyay

  • @SharmanBeek-ej1uz
    @SharmanBeek-ej1uzАй бұрын

    Dowladu ceelasha kama howl gasho miya meeshan waxa ka taliya hogaamiyo kooxedyo 😔

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454Күн бұрын

    Maxu ka haleyay dil ba thy

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454Күн бұрын

    Hoyoyinkooda abayashoda hala qamto

  • @mukhtarhassan4964
    @mukhtarhassan4964Ай бұрын

    Sidii abdulkadir isse u tagay isku dhex yaa miyaa jiro horta

  • @futureboss608
    @futureboss608Ай бұрын

    maxaa dhacay waii horey le sooceliseen war ma wayseen

  • @mohanabdi3715
    @mohanabdi3715Ай бұрын

    Wilasha wax Dila eee lasoo qabta 90% waaaa raxweyn ama digil iyo mirifle TaaS Waxay cadeyneysaaa dhulka alshabab Şi xoogan uga Ka talıya reerahaas Ayaaa dagan ahaan ubadan Allah kadul qaaado

  • @user-pd9bo6tl5s
    @user-pd9bo6tl5sАй бұрын

    Oo hada nin raxaweyn muqdisho dhax waregayo hadaan arako masoshegeyna kubahara ciririga kuhayo dharka gado amey saan camalyihin subxanalaah somali somali an waxbo kagalabsanin dilayo musibo weyn waa ilaahow umudada xaqa tus

  • @IbrahimAbdullah-u4c
    @IbrahimAbdullah-u4cАй бұрын

    cc

  • @user-bm8uy7ut4v
    @user-bm8uy7ut4vАй бұрын

    waa dawlaad ku sheeg madax canbuulo ah leh caruurta khasaab ku qirta lagu yidhi kamarada horteeda inamada yar yarna tiirku taagaya xassan sheeekh gurgurtee isna wuu la shaqaystaa dadka afka duubaan waa isla dowlada taagta taraan

  • @AmeinMahamod
    @AmeinMahamodАй бұрын

    Ala somalia wax waxlba waad ku arki waa meel inkaaran

  • @Wiil_hoog...
    @Wiil_hoog...Ай бұрын

    Aaway xukunka shegeyseen Hoyadiin wase views aya meel xun idinka galay wax bil kahor aad so galiseen aya kuso celineysiin h.wsa

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454Ай бұрын

    Ila hada waxa ka dhexeyo xiriir cabashadooda nothing marki hore ahayd

  • @howareyoudoing5448
    @howareyoudoing5448Ай бұрын

    Waxaan hore udaawane maxaa uguso cel celinesiin mase kuwii shale idin werare ahaayen 😂😂😂

  • @Dhalmagaalo
    @DhalmagaaloАй бұрын

    Wax cusub camal baad kusoo cel celinaysaan. Idaacadi qaran views raadis bay isku badashay

  • @RobleBarre-xz6kt

    @RobleBarre-xz6kt

    Ай бұрын

    Waaaa sax

Келесі