XUBI QALI CUNGTAYDA INAAN KA DHINTO MA RABO NINKAAS XANUUN KA I QARIYAY WAN ILA DHAMANAYA AMA WAA XR

@Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
@ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Пікірлер: 102

  • @hafsayasin6860
    @hafsayasin6860Күн бұрын

    Labo rakacadood oo salaad ah tuko, Alle iskabaro inuu sabarkaa badiyo siday murugta iyo dhibka kuheysta kaaga yarato. wallahi salaadu waameesha qudha aad kunafiseysid walal. masha’Allah Dahir walal siwanagsan uhadlay

  • @saharamohamed4874
    @saharamohamed48742 күн бұрын

    Masha Allah wa Gabar yar oo imaan leh Horta wan uduceynayan ilahay haka dul qaada xanunka Insha Allah geridana wa xaq waqtigeda ayey ku imanee marka haiska samirta 😢

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim44312 күн бұрын

    Habo In’sha’Allah you will be fine

  • @Ohioans1989

    @Ohioans1989

    2 күн бұрын

    First of all Deeq dumped her 1 year ago so, why did she wait that long to come forward?

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur72642 күн бұрын

    Cagaarshow miyaa hada ayaan commantiga ka arkee alle haku caafiyo lkn qofkasta waqtigisa ayuu dhimanaa

  • @user-vl6qv9nt2c

    @user-vl6qv9nt2c

    Күн бұрын

    Cagarshow dawadisa waa fududahye amey tahy HIV IDIS

  • @fadumonuur7264

    @fadumonuur7264

    20 сағат бұрын

    @@user-vl6qv9nt2c cagarshow aan dawo leheen ayaa jira

  • @suadahmedismail439
    @suadahmedismail4392 күн бұрын

    Allah caafimad taama ha ku siiyo walaalo insha Allah

  • @AbikarAlirashid
    @AbikarAlirashid2 күн бұрын

    Waa cagaarshow noocyadiisa mid ka mid ah

  • @Hajar24787
    @Hajar247872 күн бұрын

    Dadkaan ayagaaaba gabadha sii qalqal galinaya wax an dhimasho ahen kama hadlayan teda kle aqoon uma lahan waiska hadlayan yaap.

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed98512 күн бұрын

    Abayo Dawadada Sitoos Ah Haddii aad uqadato Waad la noolaan kartaa inshaa allah

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg2 күн бұрын

    Talada rabi u dhiibo

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow2882 күн бұрын

    War soomaaliyey nimanka iyo naagaha iska baara inta aan lays guursan ka digtoonaada HIV aids iyo HB qatar waa dilaa niyada laga jabaa cudur dad ma dilo mutugada ayaa wax disha oo walwalka ayaa nolosha ku nacsiinayo abaayo samir iska qaado daawadaada hana ka cabsanin cudurka rag badan ayaa la nool waana guursan kartaa taas ogow

  • @adensomali2053

    @adensomali2053

    2 күн бұрын

    Nin cudurkaas qaba ayee guursan kartaa maa dhahday . Lkn ilmaha ee iska dhali doonan soo kuma dhalanaayaan cudurkaas

  • @TruthNeverHurt462

    @TruthNeverHurt462

    2 күн бұрын

    Qof qaba lee haguursato yeeynan qofkale sii galaafanin

  • @Abdihakim-lz6ym
    @Abdihakim-lz6ym2 күн бұрын

    HB Waa laga saari karaa B ga hadii ku cusub yahay

  • @user-zs6md6hf4w
    @user-zs6md6hf4w2 күн бұрын

    War ilaahey ha laga baqo naagtan iney meelo kale ka qaadey ba laga yaaba naag fak fak badan bey aheyd. Hadu ninkan yhy waqtigi uu guirsadey ii waqtigi ay qaadey doctorka shegi karo, ninkaan hadu yhy na waaba denbiile weynadey ilaa muqdisho bu tumasho u tagay dumar badana wuu qaadsiyey subxanalah

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j2 күн бұрын

    Hepatitis B hadii dhaqso la ogaado waa la daweyn karaa ee caadi iska dhiga ummada ha waalilinee.

  • @zamzambeutyhina

    @zamzambeutyhina

    Күн бұрын

    Maxaa waye cudurkas subxanallah ilahow caafi 😢

  • @JEGO.512

    @JEGO.512

    Күн бұрын

    Cagaarshoow waaye wall​@@zamzambeutyhina

  • @Baraka-f9j

    @Baraka-f9j

    Күн бұрын

    @@zamzambeutyhina waa Virus infection oo ninka iyo xaaskiisu kala qaadaan, hooyo iyo cunuga caloosha ka jira, cadeyga iyo wixii la mid ah waa lagu kala qaadaa.

  • @Baraka-f9j

    @Baraka-f9j

    Күн бұрын

    @@zamzambeutyhina waa virus infection oo galmada lagu kala qaado ama cunuga caloosha ku jira hooyadiis ka qaadi karo, cadeyga oo la isla isticmaalo iyo wixii la mid ahna waa lagu kala qaadaa.

  • @fatumahassan8924
    @fatumahassan89242 күн бұрын

    Illahay haku cafiyo dambi dhafna kakaga dhigo

  • @hafsayasin6860
    @hafsayasin6860Күн бұрын

    Walal, waxwalba Alle haya, Alloow xanuun kaaqaad, ninkaasina wax khayr mahelayo haduu kucaasiday xanuun dartiis. sorry walal sabar qaado. Anakoo dhan waynu tagi, Laakiin adiga murug gaar ah ayaa kuheysa waana daremi walal. Markaa Alle waxaan kabaryaa gabadhada yar gacan khayr badan oo wanagsan Alle hasiiyo hadii ay taada noqoto walal. Ogsoonoow ubadkeena Alle naga jecel more.

  • @warsameapdillahi4242
    @warsameapdillahi42422 күн бұрын

    Walalo waxaad sameysaa cibaadada ilahy badi

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy2 күн бұрын

    Allah ha ku cafiyo abayo

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiirayКүн бұрын

    ALLE. HAKU CAAFIYO. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Abdihakim-lz6ym
    @Abdihakim-lz6ym2 күн бұрын

    Haa Walagu daawadaa

  • @Zurich527
    @Zurich527Күн бұрын

    Cagaarsh 2:21 owga ma kii AAN naqaanaa mise waa mid kale. Geeridana mid la ogaankaraa mise waa mid Alle uuun ogyahay

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed98512 күн бұрын

    Nimanka naga gursiga badan qatar waye

  • @nasraabdullahi6554
    @nasraabdullahi6554Күн бұрын

    Yarabi alloow nabad baadi 😢😢

  • @zamarachannel5578
    @zamarachannel55782 күн бұрын

    Wuxu cawansanaa ma qof baa lagu dhahaa ilmhad qof sii hadad dhimaato

  • @Baraka-f9j

    @Baraka-f9j

    2 күн бұрын

    Cawaanimo ma aha. Qofku haduu cudur halis ah qabo weey wanaagsan tahey in uu diyaarsado qof u haayo caruurta haduu qarar galo si dowladu u qaadan.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813Күн бұрын

    Ninka hadii leyska daayo gabar kale ayuu ku ridaa

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim44312 күн бұрын

    war hawalına gabadha Alla kabaqa Subxanallaah H/B = Cagarshow wax dhib ah maleh bi idnillaah waxaan aqaana Hooyo inta lagu sheegay, ninkedi laga wayay ilmahedi laga waayay uukay lahedna markay dhashay laga wayay,

  • @hodanfamillychannel

    @hodanfamillychannel

    2 күн бұрын

    Cagaaarshow waa cudur xun

  • @JEGO.512

    @JEGO.512

    Күн бұрын

    ​@@hodanfamillychannelhaa lkn yurub talaal baa loo qadaaa waana la daaweyn karayaa TB, HB.

  • @hodanfamillychannel

    @hodanfamillychannel

    Күн бұрын

    @@JEGO.512 sax waa haduu yahay beer xanuun

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg2 күн бұрын

    Subxaannallaah

  • @najma8198
    @najma8198Күн бұрын

    Naagta hadi tumasho batahay waxa marka dabi gacta u kalin nin qabo cudurka halista a ha ita guursan soo baar adigan isoo bar marka argto inu cafimada qabo guurso hadu cudur qabo inada guurasado ninka tumashada badan iyo naagta tumashada badan cudur uba ku dhicin

  • @shams2936
    @shams29362 күн бұрын

    Gabadha niyada haka dilinina curkan dawadisa walahalay

  • @user-lc2gh5nz9h

    @user-lc2gh5nz9h

    Күн бұрын

    Xagebu yala wall

  • @feriihadalmar2900
    @feriihadalmar29002 күн бұрын

    Umadii xanuunkaa wuu qaba imikaa wayo aad bu u bty heititis b hotelada cuntad iyo puplic ayaa lgaa qadaa wana tabasho ayaa lgu kl qadaa galamdo wa second sxbyaal wa simple hadii hore loo ogadey ilmaahada wa in ay ka fogtaa am soo sii vaccine ka 3bilood ka ah is dejiya ila tii adaan cade wala hyd somalidu

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow2882 күн бұрын

    Waa latalaalaa waay guursantaa ninkale

  • @yusra2501
    @yusra2501Күн бұрын

    Naagtan iyadaa walayd. Oo nin ku waalatay. Way ogayd

  • @kaboweyne8779
    @kaboweyne87792 күн бұрын

    Su,aasha mahayn in gabadha lawaydiiyo ,dhimasho ,qofka laguma xukumo

  • @SacdiyoHassan-os7sg
    @SacdiyoHassan-os7sg2 күн бұрын

    Allah ha ku caafiyo idim Allah

  • @bashiirfaarax2206

    @bashiirfaarax2206

    2 күн бұрын

    Aniga.ayuu.igudhacay.waalabogsadaa

  • @maryamabdi5551
    @maryamabdi55512 күн бұрын

    😢😢😢

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813Күн бұрын

    Waa talaal

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813Күн бұрын

    Waa cagaarshow

  • @fardowsaali9596
    @fardowsaali95962 күн бұрын

    Hepatitis oo dhan waa halis

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie87222 күн бұрын

    War ninka xira waayo gabdhaha soomaaliyeed buu baabi inaayaa ninka dacweeya oo kashifa suu waxa u joojiya

  • @XaniifaMohamud-s9l
    @XaniifaMohamud-s9l13 сағат бұрын

    War habititic b hqduusan beerka gaarin ow weli dhiiga kujiro wey is ilaalin karta xataa hadow beerka gaaro wey is ilaalin kartaa qasabbma ahan inuu dilaa noqdo dad badan ayaa qaba welina cafimaad heysta maxaad ucabsineysaan gabadhaa ilamaheeda halaga hadlo maxeytahay habititice c ayaa qatara ee b dadbadan ayaa ayoow hayaa dadkana lamida justa 12 biloodba hal bar isbaara

  • @maryanabbas968
    @maryanabbas968Күн бұрын

    Anaba og qof laga daweye c

  • @haladahir
    @haladahir2 күн бұрын

    Waligay ma arkay dad dhan oo europe joogo ignorance ah. Only Hep c you can get by blood and dheecan. Hep c dawadeeda marhora lakeenay edaday of qof 60 jir ah aalagadaweyay. Manaqabto dentist aykaqaday.

  • @hamdimacalin8656

    @hamdimacalin8656

    Күн бұрын

    Dentalka malaga qaadaa HB

  • @saidaabdi5588
    @saidaabdi55882 күн бұрын

    Asc gabdhan yarta waxan kula talinaya xanuun looma dhibto malag baa loo dhintaa habo asagana waa farax san yahay adigana rabi isku xiri dawo qado ma dhiminaysid

  • @yasmiinanas6303
    @yasmiinanas63032 күн бұрын

    Xaaax sorry Allah cafiyo 😢🤲🤲🤲

  • @canabiinadia
    @canabiinadia2 күн бұрын

    Gabadhan waa beented waayo qof xanun qaba oo murugeysan maba aha murug kama muuqato cudur aan ku heynin lama shekto subxanallah 😢

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j2 күн бұрын

    Waa runtii cagaarshowga waa caadi.

  • @Ohioans1989
    @Ohioans19892 күн бұрын

    Dameer calasow iyo Hana tuugo ba dhiladan so kireeyseen, this bum b waited over 1 year to say deeq gave her hiv B plzzzzzz. Deeq is clean so she should go after all the men she's been sleeping with last 9 months. PERIOOOOOOD!

  • @jamilaisaackabdullahi6057
    @jamilaisaackabdullahi60572 күн бұрын

    Cagaarshow waxaa lagu dawooda waxaa lagudaweeyo hilibka ariga caloosha ayaa lagu dawood

  • @saladomar8670
    @saladomar8670Күн бұрын

    HAV maa ku dhacey edhis miya

  • @mimisucdi
    @mimisucdiКүн бұрын

    Aniga waxay ila tahay in ay dowlada u dhiibto sababtoo ah gabadho kale Susan u galafan. Abaayo is astur Allah swt u dhawoow oo xaram ka aad oo sallada iyo astaqfaarta badi iyo saliga nabega scw Allaha ku caafiyo abaayo teeda kalena xalaal ayaa lagugu guursaday teeda kalena abaayo cudurkan millions ayaa la nool waqtigii Allah swt aad dhiman lahayd kamana hormareysid kana denbeyneysid.abaayo aad psychiatrist .Abaayo Alhamdulillaah dheh tani waa imtixaan aad mareysid sabirkaaga Ayaa la fiirinayaa Qeyr macaanto

  • @warsandubbed8456
    @warsandubbed8456Күн бұрын

    Waa maxay axbeey gbdhan yar xanuunka loo qariyay😢

  • @JEGO.512

    @JEGO.512

    Күн бұрын

    H/B cagaarshoow waye wall

  • @ruun139
    @ruun1392 күн бұрын

    Iyanka ka ohiyan ilahay bacafinaya

  • @user-iq8ku2jw3f
    @user-iq8ku2jw3f2 күн бұрын

    Asc

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmeth2 күн бұрын

    Subxnallah 😢

  • @casalasal6466
    @casalasal64662 күн бұрын

    NIMANKA SOMALIYED ISMA BAARAANE SIDEE KU OGAANAYAN INEY JIRAN YIHIIN

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c2 күн бұрын

    WAA BEENTEED CUDURKA HIV MA QABTO EE LABA JEER AYAY ILMAHA ISKA SOO TUURTAY ( ILMAHEEDA CALOOSHA KU JIRAY AYAY DISHAY) WAXAAN IYADA IYO DAAHIR CALASOW AYAA JILAYA ( PRANK)

  • @Abdihakim-lz6ym
    @Abdihakim-lz6ym2 күн бұрын

    Daadir Alasow ay kawaalayan Gabàdha Waa beenteed Daahir Alasow ay Rabta hadhow beentey aheed in tiraahdo ani sidaasay ila tahy

  • @Baraka-f9j
    @Baraka-f9j2 күн бұрын

    B galmo kaliya laguma kala qaadee beenta joojiya.

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813Күн бұрын

    Wuu ku galaaftay waa dacweyn kartaa wadan sharci kajro ayaa joogtaa

  • @nestehamohame
    @nestehamohame2 күн бұрын

    ninka hadu USA 🇺🇸 jogo hala dacaweye Yan laga hari waba xaasid maxa qaldan cudur leysku qarina

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin72502 күн бұрын

    Wll hiv looma dhinto hadeer, waxuu noqday sida hergab oo kale, daawo unbaad joogto uqaadaneysaa,,

  • @rahmaaden672

    @rahmaaden672

    2 күн бұрын

    War is ilali waxa haku shegayn

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x2 күн бұрын

    Haladawcweeyo

  • @user-ew6sn7xz1x
    @user-ew6sn7xz1x2 күн бұрын

    49 ilaaliyo

  • @hawosaid139
    @hawosaid1392 күн бұрын

    Warkaa ma la hubaa

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin72502 күн бұрын

    Somalidu waxeysa ogeen in hiv lafaaweeyo uu noqday sida cudurka sokorta oo kale,,,

  • @user-yy5jm7be5k
    @user-yy5jm7be5k2 күн бұрын

    سحا ن 😢😢😢

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed98512 күн бұрын

    Dhaqatirta waxay dhahen qofka hadduu talalka qato cidna kuma ddarankaro carurtana cafimad ayay kudhalanayaan inshaa allah

  • @user-et8qs8mk6x
    @user-et8qs8mk6x2 күн бұрын

    Ilaheey ha aaminto

  • @user-eu5uw9he3y
    @user-eu5uw9he3y2 күн бұрын

    Hepatitis b waa cagaarshow Somali 80% cagaarshow bay qabaan marka ma maxaad wax way uga dhigaysan

  • @hooyoali8142
    @hooyoali81422 күн бұрын

    Armaad adiga Hiv ga kuriday wiilka oo aad nabsanaysaa

  • @mwalimugulled5533
    @mwalimugulled55332 күн бұрын

    Hypertetisis b wa cagarshow

  • @user-xd1iv9ty9h
    @user-xd1iv9ty9h2 күн бұрын

    Calaamo ale idinka ifi nagta iyo dameerka macacleh wa tuug ku tuugsada cayda dadka damer dameer kale jirin

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96Күн бұрын

    Allaah hakucaafiyo lawo rakac salaad dugu allaah bari inahaa allaah wat caafimaadeysaa

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad94752 күн бұрын

    ragan darood wa xasid cadwad bay idin haayan dirow kii horena waki qadsiyay gabdha is ilalaiya oo iska badha qofkaa amaaba ha guursanina xasidintin idin neceb habalahooa way ka dhowryaan idinkay idinla soo doonayaan

  • @rahmaruun9679

    @rahmaruun9679

    2 күн бұрын

    Adu gorma dir noqotay so adigi Oromo iyo Aamxar ahaa? Waxaas Oromo ka ahoow marka somali wada hadlayan

  • @user-ts6rr7en6c

    @user-ts6rr7en6c

    Күн бұрын

    Alla saas hadhihin somali dhanbaa qof xun laga hela iyo qof fiicanba marka darood hakeenin meesha cudurkana Alla keenay.😢😢

  • @sahrakoow288
    @sahrakoow2882 күн бұрын

    Aniga ha isoo wacdo waa lagu daaweeyaa hilibka idahah oo wanan jabsaday in loo qalo oo la shuban siiyo caano jeelna lasiiyo wax badan waa ka reysanee

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi71852 күн бұрын

    Beenta jooji candhooy somali oodhan ba qabta cagaarssho xata qaar aan is ogeyn baa jira

  • @laylomaxamed1279

    @laylomaxamed1279

    2 күн бұрын

    Haa haduu yahay cagaarshow soomaaliya sida malaryaduuba kayaha qadar Alle lamacelinkaro

  • @shams2936
    @shams29362 күн бұрын

    War cudurku dawo layahay

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi87012 күн бұрын

    Naa deeq geesood kuguma ridin cudur ee inkaar ilaahay aya kugu dhacday . Fusuq iyo xaaran ayad ku caan baxday . Rabiga u toobad keen oo danbi dhaf weydiso

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed98512 күн бұрын

    hala dac weyo

  • @kadramahamud4088
    @kadramahamud40882 күн бұрын

    Wax kale aaad qabataan ayaad waydeen ma hiv miyaaa naaaa xishooda

  • @cabdallayare4554
    @cabdallayare45542 күн бұрын

    Waa sharmuuto naagtaan nin walba oo eey barato wuu WASAA marka kee ku riday 😂😂😂😂

  • @user-hf3zx7nt8l

    @user-hf3zx7nt8l

    Күн бұрын

    Aduunyada intaa jiigto gaber sharmuuto lagumacaayo iskajir waa igawaano

Келесі