✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily #@suldaankatv.
Жүктеу.....
Пікірлер: 22
@XasanAbukar-v4qАй бұрын
Tv gan dani uguma jirto inuu soogudbiyo warar aan sax ahayn
@CabdullahiDheere-ik5ewАй бұрын
❤Turkiga ❤yaan laga dhuumanin hadii waxa socdaahu wax xalaal ah yihiin ❤maqla warkewyga ❤ ❤igaad mexeey horay wax uga qaban weeyeen 7di bilood ee itoobiya madaxbanaanideena ku xad gudbeeysay ? ❤
@hibo7569Ай бұрын
Pourquoi discuter les affaires de notre pays ❓️❓️❓️le président doit choisir Éthiopie quelle sorte de notre pays où bien qu'on faire la guerre,pourquoi on n'a peureux ❓️❓️nous nous savons faire la guerre et faire la paix ,c’est incroyable même ce affaires 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊👊👊☝️☝️☝️👀👀👀👀⚠️⚠️⚠️⚠️😡😡😡
@alishiiraar2376Ай бұрын
Hadii uu Madaxweyne uu ukuur galaayo wax kasta sida ay u socdaan, lana kulmo masuul kasta waa sax ayaan leenahay hadaan nahay Shacabka Soomaaliyeed.
Ethiopia waa dawlad sikastaba laakiin soomaaliya maha dawlad iyo wax kudhaw meel ay u socdaana lamayaqaano ethiopia baahida ay u qabto badd uun baa yar ridiraya oo meello baddan la jiidhay mararka qaar hadalada ethiopia waad layaabi tusaalle haddii nabad ladooni ethiopia badd ha hesho sidoo kalle ama xoogg ama xeer mid uun baan ku helaynaa ethioia xuduudaha gumaystaha malaha abiye ma bedeli karo waayo afrika oo dhan waxay ku suntanyihiin sidii isticmaarka oo waagii 77 soomaaliya waxaa looga hiiliyay ethiopia hadii dalkan aan dawlada lahayn ee soomaaliya haddii uu dagaal dhexmaro mooyi wax ka soo bixi doona siiba dalkan dawlada leh ee ethiopia waxaan qabaa dagaal kabillawda xoomaali waxaan qabaa wallaw ay ethiopia dawlad xoogan tahay hadana waa ku halis dagaalkaasi waa hadii uuna maraykanku raali ka ahayn
@maxamedbare1247Ай бұрын
Oromadi afka ureysay oo injirta banned ayaaba anaga naked somalia dowlad ma ka jirto
@calihindi25Ай бұрын
Xabsiga dhexe hadda xabad baa kasocodaa
@maxamedbare1247Ай бұрын
Adiga ayaaba sheegaye sidee qarsoodi ku tahay
@user-li7hw1fr9mАй бұрын
Xasan waa ks suuroda wayo xasan nin macquul sh maaha mana aha nin dalka u turaayo
@bashirabdihirsi766Ай бұрын
YUUSUF GARAAD HADUU CABO WAX WAXE RABAAN BUU U SAXIIXI EE QOF AAN BALWAD LAHAYN HA LOO DIRO ARINTAAN MA FUDUDA MAXAA LOO SUGI WAAYEY TURKIGA IGAD ISMAACIIL FEELE AYAA KA DANBEEYA
@abdiali5750Ай бұрын
Maxaad goo gooneysaa hadal.
@ashasalah2835Ай бұрын
DOWLAD LA YIRA SOMALIA MA JIRTO, SABABTO AH, MADAX IYO MIJJO INTA MAAMUSHA DALKENNA WAA JAAJUSIIN CALOSHOOD U SHAQEYSTAYAAL, WADDANKENNA ILAAHEY AY QABA.
@OgolowMaxamedАй бұрын
Asc xaan. Shiiq. Bossneer. Ayuu. Ku dabaalanayaa. Macna. Maleh
@yusufahmed1917Ай бұрын
See wax ujiraan gaalada maa layiraajdo baddayada idin idin Kala hadli mayneo waxay samayn karaan hasameeyeene gobolka soomaali galbeed halagala hadli hadday diidaanna Hala weeraro aragti raqiis ah ayeey istiseene
@adeerknoor4878Ай бұрын
Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was
Пікірлер: 22
Tv gan dani uguma jirto inuu soogudbiyo warar aan sax ahayn
❤Turkiga ❤yaan laga dhuumanin hadii waxa socdaahu wax xalaal ah yihiin ❤maqla warkewyga ❤ ❤igaad mexeey horay wax uga qaban weeyeen 7di bilood ee itoobiya madaxbanaanideena ku xad gudbeeysay ? ❤
Pourquoi discuter les affaires de notre pays ❓️❓️❓️le président doit choisir Éthiopie quelle sorte de notre pays où bien qu'on faire la guerre,pourquoi on n'a peureux ❓️❓️nous nous savons faire la guerre et faire la paix ,c’est incroyable même ce affaires 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👊👊👊☝️☝️☝️👀👀👀👀⚠️⚠️⚠️⚠️😡😡😡
Hadii uu Madaxweyne uu ukuur galaayo wax kasta sida ay u socdaan, lana kulmo masuul kasta waa sax ayaan leenahay hadaan nahay Shacabka Soomaaliyeed.
Wuu waalan yahay be dhakhtar ha la tuso
Soomaaliyeey kooxdan ka kooban dugaagii aduunka Kunolaa heshiisna waxay Ku yihiin dalkii iyo dadkii soomaaliyeed inay hilbahooda feentaan lafahana dhuxaan waxa cadayn idiin ah 2sano iyo43 maalmood wixii dhacy
MD XASSAN SHEIKOW, Turkiga haka dhuuman waad qaldaantahe. Oromo iskadhicii oo Somali baantahay badhada iyo bari ka saar.
Abgaal iyo Xabashi dheh
TZLIYAHA GUUD EE CIIDAMADA WAA ASAGA INUU HAYADSHA DOWLADANA INUU KORMEERO WAA WAX FIICAN INUU LA SOCDO HAWZHA KA SOCOTO 70 JIR WAX WEYN MAAHA ADUUNKA MAJIRO MADAXWEYNE 50 JIRA FAFMAAJO KZMA YARA XASAN EE MADOOBEYSUU MARSADAA
Xasashiikh wuxuu lamidyahay sheekadii bahalka drinks layiraahdo baa waxaa kaga martiqaaday saca samwaadka maadaamaa Susan lahayn ball uu ugu dull baalalsha shibirahoo kale oouuhawada ugu dull buu u yesterday Knox shibori ah wuxuu ku yiri waxaa laynaga casuumay samara hadana San inoo hogaamiyobaalasha wax igawa siiyo oo markiiba haysiiso dhar bal waysiiyeen suu u hogaamiyo markay tageen hawada sastre buu ku yiri Balkan barista waxaan u sheegayaa inaynu inside markalaydiin yimaado waxaad dhakhsaan oollofyuu oo macnahiisu yahay dhamaantayo waa isaga isga markii lawaydiiyana waa oolormii oo macnaheedu yahay dhamaantayo waa aniga saasuu casuunadii keligii ku vinay waana nahal circa wayn meelkastuu tagaba Dali dhaan iyo danladi waa keligii cirwaynina la daren bahalkaas Dali cun
Xassan dhiiqo oo Ayax ah oo Abiye Axmaar Weydiisanaya Ethiopian airline Sheak keeda in familka xassan dhiiqo lagu Qoro isagana uu teked Siiyo