Xog Turki-ga oo Si lama-filana uga farxiyay DFS, S/land oo waji kale u yeeshay heshikiBadda, Jabuuti

✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
#@suldaankatv.

Пікірлер: 18

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad95795 күн бұрын

    Masha allh sax

  • @user-zo7uj9je1t
    @user-zo7uj9je1t5 күн бұрын

    Waa wanku faraxsnaye❤❤❤❤

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni17255 күн бұрын

    Islaantii xumayd ee adna aaden halaga qaado ha barooratee

  • @ashasalah2835
    @ashasalah28354 күн бұрын

    FEYSAL CALI WARAABO, OO 10 KIISA UBAD IYO HOOYADOOD IYO FRYSAL BA, AY CARUURTOODA KU DHASHEEN FINLAND, FEYSAL CALI WARAABO, SANNAD KASTA CARUURTISA IYO XAASKIISA AYU DHOWR BILOOD FINLAND KU SOO QAATO, HADDABA OGOW FEYSAL WAA NIN YURUPIAN AH.

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed83095 күн бұрын

    Mahaduu ogaadey Waataan marwalba umadasoomaaliyeed U sheegijirtey

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew5 күн бұрын

    Madaxweeymeheenu marma hoos uma dhigin xiriirka turkiga sababtoo turkigu wuxuu degay qaluubta shacabka somaliyeed

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o5 күн бұрын

    Hubkaa turkigu keenay xasan wuxuu u gudbin doonaa argagixisada sidii uu horayba ciidankii iyo hubkoodii uu u loogay

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh60595 күн бұрын

    Nin qairkii loo qowso. Somalia way ka qooma maynaysaa siday u gashay Emaaraatku. Somaliland ayuu maanta xadhigii (Dabin) Emaaraatku qoorta ugu JIRAA!!😢

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y5 күн бұрын

    Hhĥhh Turkish miya miciin idin noqday wale wayab Turki badihii ayay xalufinayan idinma muqanayan wayab wale anigu waxan ogahay itobiya haday sland bad u dido in xasan shikh ama mamulo kale so dhawaynayan marka way idinka horeyen ee haku dalina sland way tagtee

  • @aliabdi5708
    @aliabdi57085 күн бұрын

    Sorry somaliland omaa bahnaa passport Djibouti

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew5 күн бұрын

    Doowlada soomaaliyeed arrinta bada soomaaliyeed iyadaa laga rabaa difaaceeda ninki dayacay badeena oo meese ahaa shir laga qeeyb gelin karo majirto waayo dhibaateeyn umadeed ayuuba ku eedeeysanyahaye maxaa lagala shirayaa

  • @ashasalah2835
    @ashasalah28354 күн бұрын

    MADAXWEYNE FARMAAJO, GOORTU IMARAAD DALKA KA SAARAY SOW SOMAALI UMA MUUQAN.

  • @ahmednur1011
    @ahmednur10115 күн бұрын

    Beenlow faysal passport filand ah buu haystaa

  • @abdirashidshikh3205
    @abdirashidshikh32055 күн бұрын

    Xasan dhataqle ILAAHAY dalka ha ka qabto

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm5 күн бұрын

    Guul soomalilnd 💚🤍❤️ Guul Ethiopia 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 beenale

  • @sahramohmed3409

    @sahramohmed3409

    5 күн бұрын

    N0.m0re..m0r.n m0reeth0pia.and.land.n0

  • @sahramohmed3409

    @sahramohmed3409

    5 күн бұрын

    S0malia.guuuuuuuuuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

Келесі