XILDHIBAAN MACALIMUU OO HURDADA U DIIDAY MW XASAN SHEEKH MAXAMUUD (3982)

Пікірлер: 36

  • @user-om9wu9nc7l
    @user-om9wu9nc7l23 күн бұрын

    😂macalimoo wuxu ahaay kooxdi Xasan 👍 ma lacagtii ma ku yaraatay👍mise waa loo diiday Lacagtii 👍

  • @zainabsulman3881
    @zainabsulman388123 күн бұрын

    Thank you abaayo run baad sheegtay

  • @aminaawil784
    @aminaawil78419 күн бұрын

    Hubki shobshutarada ah ee lagu laynlaha waata mr qabtaye uduceeya illahay cadawga haka qabto aamiin yaarabi

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol23 күн бұрын

    Salam macalin macalimo wa aqonya ah somalida ubka aysaata maahoo ee malmahan dhow way dilayan grubka dhagar qabayasha grub hirab 91 allah hakababadiyo umaada somalie

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c23 күн бұрын

    Macalimuuhu calooshiisa ayuu u ordayaa

  • @LibanHassanNor
    @LibanHassanNor23 күн бұрын

    M.a maamadaan telkeeda iisodir ustadow

  • @mahdi-qb9db
    @mahdi-qb9db23 күн бұрын

    I can't imphisesce there's different between reailty & clacrty. Once the wickness imposes, we have rectify this system to change, as Digiil & Mirfle ready whatever request for our existence.

  • @user-gj7fs4to7b
    @user-gj7fs4to7b23 күн бұрын

    Codka waa ok

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR.23 күн бұрын

    4:50. Intaa Oo Gaf Qaran ah. Xasan Shiikh Waa Lagu Xukumi karaa Dil. Ama Xarrig dheer. Waa Hadii Doowlad layahay. Uacii Doowlad. Not tan Somaliya. Doowlad Xalaal ah. Xilkaa laga Qaadi lahaa Xasan. Intaan muusan joogeen.

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv23 күн бұрын

    Asc macalin adan

  • @amiraomar6020
    @amiraomar602023 күн бұрын

    Cood ma jiira

  • @bazeera5520
    @bazeera552023 күн бұрын

    Ar buuqan in badan baan dhagaysa aymay wax la qbtana mana arag illahow maamulo fiican noo keen dadkeenana caqligooda toosi Wadanka shacab ba xukuma laakiin shacabkii waxay ogolaadeen in qabiil loo Kala qaybiyo Ka dibna lagu Dil shaqaysto

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv23 күн бұрын

    Hildhibaanada gof walba godkiisa biyo ugu soo galey dee xasan shekh iyo alshaab hashiish lagalaayo kuwa Alshabaab ayaa hildhibaanada Badalaayo taasi ayey ogyihiin Hildhibaanada macanodaro uma hor istaagin dee goobta waa lasoo galey hee Hildhibaanada dhuuntooda ayaa udaraneyd lkn booskooda Amiirada ayaa badali doonto Hadha hadh weye dee 😂😂😂😂😂 xada waa noo farhad

  • @FartunK
    @FartunK23 күн бұрын

    WAXAAN XILDHIBAANO MA AHA BALAN QAADYADII UU XASAN U SAMEEYAY BEEYKA WAYEEN WAA DADKII LA SOO OLAL EYAY WAANA LOOGA BAXAY EE YAAN WAX WEYN LAGA DHiGIN TUUGTAAN MORIYANTA AH

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    23 күн бұрын

    👍 runta 👍

  • @shaafiissackismail8060
    @shaafiissackismail806023 күн бұрын

    Allaahu akbar allow ku dhawr run badne.

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757815 күн бұрын

    Namiimnimada daawo aan naar aheeyn maleh somali in aan iskudiro waagii baryo waaakhli 6saac nimo

  • @user-mo2mg5io8q
    @user-mo2mg5io8q23 күн бұрын

    hiraab ashin guruub

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah993923 күн бұрын

    Xayen bini adamka laguma timamamo af soomali ga iska sax

  • @cabdicarab9504
    @cabdicarab950423 күн бұрын

    Kkkkk kolay waa la iibsane maxay la qaylyayaan caloshaad ushaqystayaashan moryaanta ah aaway dastuurkii dalka yaa waydiiya way iibsadeen kkkkkk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali659623 күн бұрын

    Madaxnimada tiro wax ma tarto..kwaliteit la rabaa.eedo islaanyahan wareersan

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757815 күн бұрын

    DABAAL KASTO HADAL AYAA LAYIRI AQLILOWGA ADEGSADAYNA WUU DHUUNTAA

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m23 күн бұрын

    kkkkķkktuug dalka idinkaa halkaa dhigay oo tuugaan doortay nacalada ah

  • @abdigah5364
    @abdigah536423 күн бұрын

    KKKKKKK Somalifaqash waa isku dhexyaacday . Waxa is-haysta waa dameer iyo labadiisa dhegood

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac172423 күн бұрын

    War dilaagii habraha layn jiray ee habar afqadhmuun markuu arkay in xamar laga rarayo xamar buu qaylo ka yeedhay

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid23 күн бұрын

    Horta, Ethiopia presidentkeda mala arko miya, islaanta maxey isgu kharisa? Somalia na muxu president ku meelkasta isagu uu aada? War inta noso baadh bal

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c23 күн бұрын

    Idinka yaa idila xisaabtamaya xildhibaanadiina. Maanta yaa qaylo idinka yeelaya dalka idinkaa sidaa u galay. Caloooshiina. Ayaad u qaylinaysaan Marna dadka soomaaliyed garawshiiyo idin siin mayso Dhib aan idinka ahayni meesha kama jiro

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757815 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklaflaabe warkaa buur inkadheegay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdigah5364
    @abdigah536423 күн бұрын

    Adeero Ismail Omer Ghuelle ayaa kabatiisa idinku buquujinaya ilaa aad si buuxda u bakhtitaysaan Somalifaqashey

  • @Som-Hanoolaato

    @Som-Hanoolaato

    23 күн бұрын

    😅😅😅😅 lol

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos757815 күн бұрын

    Kuwa caaytama ayaa shuban ku fadhiyo xamarna waa lamahuraan kuwa tuugsiga nagu dhibay na naga qaata muq haimaanin hadey taagan tahay tan mala furay

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed595623 күн бұрын

    Beentood waaye ujeedada ay la qaylinayaan waa lacag raadis iyo xilal doon Run haday sheegayaan waa u joognaa

  • @user-om9wu9nc7l

    @user-om9wu9nc7l

    23 күн бұрын

    👍😅 runta 👍

  • @mohamedabdishire4356
    @mohamedabdishire435618 күн бұрын

    Wa kuwi rufyaanada u aha e xoogaagi u siin jiray bu waayay maxa yeelay dakhligi ba yaraaday inta hadda u hayo isaga iyo ciyaalkisa Aden madobe Xamse iyo wasiiradisa bayba ku yaraatay marka sidaas bay hadda laso kaceen

  • @Hugeii-sr4iv
    @Hugeii-sr4iv23 күн бұрын

    Asc macalin adan