Xildhibaan Barkhad Batuun oo Ka hadlay Arimaha ka dhex taagan Jabuuti iyo Somaliland

Пікірлер: 231

  • @YahyeBouh-gg6kx
    @YahyeBouh-gg6kxАй бұрын

    Bila caleyk wlhi waligay ma arag qof rer somaliland aha oo sidan ninkan o kale u hadlaaa geesi somalied waye from Djibouti

  • @Aboubakerahmed95
    @Aboubakerahmed95Ай бұрын

    Tu as bien parlé et clarifié certains points cruciaux. Tu mérites d'être président de cette nation où le tribalisme concerne la politique. Tu es un politicien qui comprend la réalité, contrairement à Moussa qui ne sait pas avec qui jouer ou ne pas jouer.

  • @asmamohamed205
    @asmamohamed205Ай бұрын

    Runtu waa lama huraan shukran geesi

  • @libandarar976
    @libandarar976Ай бұрын

    Somaliland's politicians seen to be so naive as they don't know how dangerous Guelleh is.

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobayАй бұрын

    M a alle haku dhawro xildhibaan

  • @husseinahmed4116
    @husseinahmed4116Ай бұрын

    Jabuuti madax wey aheedu waa cadowga sonalilabd iyo cadowga Soomalia

  • @neimadjama7125

    @neimadjama7125

    Ай бұрын

    Ha kuwalane Djibouti awowo 😂😂😂😂 Djibouti 🇩🇯 wa Qaran maha mamul 😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    Ай бұрын

    Oromo aya afka nogo bartay wayo somaliy iska digan wayo jabuuti waa dolad weyn somaliya waa dolad weyn adiga wxa mamul gowled laga xa kumo xamar

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9heАй бұрын

    ❤❤❤❤ Maasha ALLAH fariid caqliga Alle hakuu barakeeyo.

  • @xabadkeysed9998
    @xabadkeysed9998Ай бұрын

    Wallahi waa caaqiil una qalmo madaxweyne

  • @amiirkhalid4888
    @amiirkhalid4888Ай бұрын

    Ninkan wuxuu ugu yeedhay Haa haa..☝️ nin ragi waa ogyahay nacase loo sheegi maayo wuxuu siiyay baasboos wuxuu rabay barlamaanka SOMALILAND inuu gacanta ku dhigo oo basaboro iyo lacag siiyo si ugu halka Somaliland iga burburiyo oo talada reer SOMALILAND si fudud uga maamulo hadana wuxuu gacanta ku haya xisbiga wadani iyo qayb ka mid ah barlamaanka SOMALILAND waar madax iyo minjo reer SOMALILAND waa inay ogadaan cadow reer Somaliland waa ina cumar geele number one iyo madaxda dalka jabuuti barkhad batuun raad la arkaayo ayuu asaya xisbiga wadni waa isku raacsanyahay cadowga SOMALILAND in raadadkooda la aaso wax aan aqbalayno maaha.. iska hadlow xoolo yaa wadani.. inta xalasha ah viva SOMALILAND guul iyo gobanimo cadowgeenu ha jabbo ha burburo insha allaah ina cumar geele sanadka maanta ayaa jabuuti ugu dambaysa midkaa iga qora waan arka inuu gacantiisa si fiican isugu gawracay 👌👌👌

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    Ай бұрын

    Geesi ha u baqan taa iyagoo shalay Muuse ku caayaya dhalasho Djibouti buu leeyahay ilaa xirsigii bapportkiisiivu horeeyay Jamac Xayd Allah ha u naxariistee soo baryay haloo soo qufo nijaasta wadani iyagoo ku caayaya Djibouti Muuse biixi iyo reerkiisa

  • @saidahmed7450
    @saidahmed7450Ай бұрын

    Masha allah allah hakuxafido xil

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7ykАй бұрын

    WAXA UU ISKA INDHATIRAYA KUWA KASO DHAXHADLAYA EE LEH SOMALILAND AYANU KUDUULAYNAA

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496Ай бұрын

    Adiga waa lagugu qasaarey dameer malab la saarey

  • @Brobrosissismama
    @BrobrosissismamaАй бұрын

    Af wax cunay xishoo 😅

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hgАй бұрын

    Barkgadow xisbigiinu waxa uu rabaa kursiga ugu sareeya marka Hore inta aydaan hadal horta soo badha waxan la sheegayo inuu jiro inaanu jirin waxaanu kuu sheegan haddii aad cadeyn aad dooneyso soo baadh degaanada rer somaliland dhilinti reer somaliland ee dageyned ma joogan maanta jabuuti baa lagu shubay hadalkiinu waa dibdaabyo dalka aad ku haysaan idink oo soo taagan baa galbeed lagaa soo gelayaa ku biyo cabtaa habuuti Baan ku heelan 😊

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014Ай бұрын

    MashaAllaah tabarakallah Allaahumma Baarik

  • @saalaxy
    @saalaxyАй бұрын

    Djibouti Waa walaal ❤

  • @AbdiFaatax-ph8ly
    @AbdiFaatax-ph8lyАй бұрын

    Walaal allaha kubarakeeyo❤

  • @mohamedeid7573
    @mohamedeid7573Ай бұрын

    Tuuug Laga dhex hadlayo

  • @faysalmohamed1975
    @faysalmohamed1975Ай бұрын

    Maalin buu Ismaaciil Cumar Geele iqadaysiiyey Mooyaane wax kale oo aanu kaa qorno kumaad hadal.

  • @dojimohammed7796

    @dojimohammed7796

    Ай бұрын

    Hhhh qacbaad ka yeedhay 😅😅😅

  • @abdalemaxamed3675

    @abdalemaxamed3675

    Ай бұрын

    Maxaad doonaysay walal? Xildhibaanku waxa somalind u Dana buu ka hadlee.

  • @anwarismailgedu5409

    @anwarismailgedu5409

    Ай бұрын

    Qada maalin ah wadan siisan mayno

  • @hawashraybadka7088

    @hawashraybadka7088

    Ай бұрын

    Waa mash ruucii in ina gaale ooQaawan

  • @faysalmohamed1975

    @faysalmohamed1975

    Ай бұрын

    @@abdalemaxamed3675 danda uu am hadlay waaaxay wll? Jabhadii aynu arkaynay ee jabuuti ka soo hanjabaysaba kamuu hadale oo indhihuu ka meer meeriyey e dandu ka hadlay waa maxay

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595Ай бұрын

    Barkhadaw naga xishood please Jabuti waa cadawga Somaliland hada dhaqdhaqaaq jabhadeedna way wada please 21000 oo cod waxaanu ku siinay inaad noo hiiliso

  • @yasminnur4955
    @yasminnur4955Ай бұрын

    Fariid Qaran baad tahay!!! From Shaqo Tilmaan.

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460Ай бұрын

    Bal midgaan ka eega wuxuu difaacaya jabuuti oon aragno jabhadey hubeyneyso iyo coladey ka wado awdal kan waa in la xiro waa khaayin wadan walhi dhabar ka laga so taabtey reer somaliland cadow ga gudaha iska qabta

  • @MubarikMohamed-fu2rg
    @MubarikMohamed-fu2rgАй бұрын

    Ilayn midgaani kama soo reeyo

  • @Aaron28999

    @Aaron28999

    Ай бұрын

    Midgaan aan adiga aheyn meeshan ma joogo, nafsiyan baad ubahdilan tahay sxp ee is daawee

  • @mahamoudhassan2012

    @mahamoudhassan2012

    29 күн бұрын

    Ilahay midgan langab kamou digine,ee adaa langaba sida uu hadlaya.nin siyaasiya oo chacab soo dorteen ayad sida uu lahadlayssa.sidaa baad koudoneysaa inaad aqoonsid kouheshid.

  • @abdullahiahmed5903

    @abdullahiahmed5903

    24 күн бұрын

    Ka xishoo seedigaa gabadh buu idinka qabaa

  • @HussinAbdi
    @HussinAbdiАй бұрын

    Waa sax inaad difaacato passport jabouti ku siisay lkn kamaad hadlin jabhada ka soo dhex hadashey jabouti.

  • @user-zb7gh3rd7t
    @user-zb7gh3rd7t26 күн бұрын

    Wa madxwyne dhab ah🎉🎉🎉🎉 Félicitations

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501Ай бұрын

    Taasii waatii wanaaga somaliland. Hadase waa lagugu shaqeystaa. Ismaciil ayaa dimiqraati ku farxaaye halka sidii afweyne uu 40 sano cabudhinaayo dadkiisa.

  • @asmamohamed205

    @asmamohamed205

    Ай бұрын

    Waxaas laguuma dirsan cabudhin iyo waxaad kasheekaynayaso anagu waxaba nagama galin abty qabiil iyo buuq somali meel haaku gaadho

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    Ай бұрын

    Adiga hada somali eheyn amxaro oromo miya tahay

  • @umalkheiromarnour4944
    @umalkheiromarnour4944Ай бұрын

    Merci infiniment Barkhad 🎉

  • @adangudhane336
    @adangudhane336Ай бұрын

    Sifiican u hadal runtana sheeg

  • @muktarcapitano9513
    @muktarcapitano9513Ай бұрын

    Mudane anigoo ku ixtiraamaya xildhibaanada aad sheegtay ma jabuuti ayay matalaan mise waa xildhibaano somaliland ah oo deegaanadii laga soo doortay matala?

  • @ismahancali6643
    @ismahancali6643Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Mahadsanid Xildhibaan Barkhadow ilaahay Qalbada ha inoo Caafiyo Dhamanteen Inaynu Danteena Garano Rabi ha Inawaafajiyo aamiin yaarab insha Allah ❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdulrahmanali101
    @abdulrahmanali101Ай бұрын

    Kani waa dabadhilif lagu khasaaray, huwan foqool huwan

  • @AnissaOsman
    @AnissaOsman25 күн бұрын

    Félicitation libaax an gaban. Geesi geesi dhalay 100%

  • @abdirazakwaid7271
    @abdirazakwaid7271Ай бұрын

    Masha Allah Illahay garaadka haku daayo

  • @FoziaMahamud
    @FoziaMahamudАй бұрын

    Ascwrwbwaa run siyasadi dabada iyo gudaha ceel bay ku dhaday

  • @cumarxuseen1740
    @cumarxuseen1740Ай бұрын

    Xildhiban barkhad muxaafid iyo mucaaradba iyo madax dhaqameedba waxbaa idinka qaldan Ee shacabkiina maatida ah umeeldaya Hadii kale beribaad garan

  • @mukhtarhagar4344
    @mukhtarhagar4344Ай бұрын

    SOOL XABAD BAA TAAL WAX ISKA CELI AMA ISKA AAMUS😂

  • @MustiMa-i9j
    @MustiMa-i9j8 күн бұрын

    Ascwrwb barkhad waan tageera lakiin jabuuti rerkale way nabad Galwayn jirtay no isaaq siyad bare udhiibijirtay dhaliyarada isaaqa

  • @MustiMa-i9j
    @MustiMa-i9j8 күн бұрын

    6:20

  • @abdiahmed2070
    @abdiahmed2070Ай бұрын

    Ma dad xalay dhashay buu u sheekaynayaa! 1988 Jabuuti tii xadkaba xidhatay miyaay ahayn?

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6qАй бұрын

    Waa run ciise buna Ahmed soomaali waa iska xignaa muuse waa tegayaa walaalnimadu way jirasa

  • @hamsamohamed-ot7fi
    @hamsamohamed-ot7fiАй бұрын

    Alxamdulilah mar hadanan codkayga ku sin waxaa cad inaad ka qaybtahay burburinta somaliland

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3oАй бұрын

    Passport 🛂 kii REER Djibouti aya 🗣️xaadlayaa walahi 😅

  • @maxamedrassomaxamedrasso897
    @maxamedrassomaxamedrasso897Ай бұрын

    Kaa gabooye maxaa haya talow war waxa dila ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamoudhassan2012

    @mahamoudhassan2012

    29 күн бұрын

    Kalayoo dil adigou jaahillyahow.sidaa baad doneyssa inad kouheshid aqonsiga.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kАй бұрын

    Hush Gàbooye

  • @mohamedmuose9626
    @mohamedmuose9626Ай бұрын

    Madigaaan

  • @suugaan
    @suugaanАй бұрын

    🇩🇯 madaxwaynaha markii hore jeclaa imikana wuu nacay waa inaynu inaguna nacnaa cdaw ku sheegnaa

  • @Hurre33
    @Hurre33Ай бұрын

    Alleylee barteeduu dhigay

  • @adangudhane336
    @adangudhane336Ай бұрын

    Anagu hadaanu nahay reer sheekh isaxaaq ma jeclin qabyaalada dadka kale ee nala degena waanu soo dhaweynaa weyna nala midyihiin

  • @abassabdillahi726
    @abassabdillahi726Ай бұрын

    Djibouti hanolato 🇩🇯✊

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1oАй бұрын

    Midgaankankan ina dhaafiya indhaha adag hooyadiivbiyo baastatmrnimadiisa mba hawasee dawladu wazan haday wax ka qaban weydo wallaahi anabaa ka adeegananayna khaayinkan

  • @abdullahiahmed5903

    @abdullahiahmed5903

    24 күн бұрын

    Iska daa cunsurinimada ee ra'yi buu la yimid ee adigana ra'yi la imow

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420Ай бұрын

    ADEER DAGAAL MA RABBO WAXAA BARLAMAAN AFHAYEEN HORSEED NOO AH SALEEBAAN CILAAJIYE IYO XIIS BARI

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427Ай бұрын

    Midgaan Midgaan Dhalay, Waanu Iska kaa Qaban Dhawaan

  • @daauudfiin6406
    @daauudfiin6406Ай бұрын

    Geesi Si fiican buu u hadley waa sida ay tahay Kuwa caacda hayaa waa inta xanuunsaney ee aan caqligu ku jirin runta iska dhaga tiraya

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893Ай бұрын

    Waa saaxibul caqli

  • @amalabdi6617
    @amalabdi6617Ай бұрын

    Maaha walaalaheen Jabuuti waa cadow somaliland ka xun Yaahuu

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026Ай бұрын

    Sheeko yare haday taasi run tahay muxuu maanta uu sameeyay waa geele jirjiroole xaasid aan horumarka somaaliland aan jaclayn awdal baanu xoraynaa ayuu yidhi sheeko yare geelaa kaa dhax hadlayaa cidi kas dhagaysan mayso maanta taa wax kale keen cidi kaa dhagaysan mayso

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuul somaliland

  • @dsheikhali
    @dsheikhaliАй бұрын

    Forget Geele, watch out for these snakes!

  • @abdi7612
    @abdi7612Ай бұрын

    Jabuuti shalay Muuse Biixi ayaa looga taagla'aa oo daba ordaayay, halka Faysal Cali-waraabe ka soo horjeeday, hada hadii Xisbiga Wadani iyo Djabuuti isku fiican yihiin maxaa ku jaban. Guul isbadalka iyo rajada shacabka WADDANI 👍

  • @user-lk3jk7rm2o
    @user-lk3jk7rm2oАй бұрын

    Waa ciyaalka cumar geele

  • @principle6930
    @principle6930Ай бұрын

    waa hadalka ugu macqulsanay..an ka maqla siyasi somaliland kaso jeeda

  • @housseinchinemohamed6990
    @housseinchinemohamed6990Ай бұрын

    Reer Somaliland haday lahaan lahaayeen niman isaga oo kale ah waxa aad hore u socon lahaydeen wakhti dheer nasiib daro waxaad ku shaqaysaa qabyaalad iyo maskaxo ciil

  • @omarjama7627
    @omarjama7627Ай бұрын

    Djibouti’ Waa cadow !

  • @asmamohamed205

    @asmamohamed205

    Ай бұрын

    Kartibaa laysku dhaafay

  • @gueylancher1357

    @gueylancher1357

    Ай бұрын

    Dookon assal adda cadow

  • @mahadcena448

    @mahadcena448

    Ай бұрын

    Chien

  • @AbdulAli-ku9he

    @AbdulAli-ku9he

    Ай бұрын

    @@mahadcena448 ❤❤

  • @faysajibriil73
    @faysajibriil73Ай бұрын

    Xildhiban barkhad wad ficantahay si fiican bad u hadashay runtana waad sheegtay lakin wasirada iyo xildhibanada ciise ee somlad waxay dagan u yihin somlan maaha reer jabuuti nolow

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041Ай бұрын

    HAAAA HUWAN BAAAD TAHAY FAQASH U ADEEGE CIRUU TAARIIKH SNM AANU LAHAYN U SAMEEE ISLEH, HUWAN, WAAA HUWAN FAQASH DAQASH KALJAALIYE, WAAR UMADA KA FADHIISTA DHIB AAN UDINKA AHAYN SOMALILAND MALAHA, NIN BUKA.

  • @cabdilaahi6540
    @cabdilaahi6540Ай бұрын

    Umadyahay midnimadaadaa alle ha ku tuso

  • @faysajibriil73
    @faysajibriil73Ай бұрын

    Walee hooyadii ayaa nin dhashay run yaqaan taariikhda ayuu kuu galayaa hadalkaasi noolow

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975Ай бұрын

    Waxan nacaska ah yaa naga aamusiiya codkaan kusiiyaan eeday khasaarW baqal farda la daaqday farasbay ismooday midgaan kaas ayaa kamida waar shaqadaaada ku ekaw nacasaw afar cishaad aamustay waa lagaa shaqayn😂

  • @abdinuur370
    @abdinuur370Ай бұрын

    Khasaare igadheh 27000 ee cod

  • @XuseenMaxamed-sb4op
    @XuseenMaxamed-sb4opАй бұрын

    Mailing.buu.isoodhaweyey.

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiasporaАй бұрын

    Bal fataalkan eega! Ya midgaan wax ka dhigay!! Fataal foqal fataal.. meesha caqli ma yaalo!! Fataal kasta oo xaaraya aya hadlaya!! Diplomacy iyo midgaanimada waas

  • @Heecomusasal
    @HeecomusasalАй бұрын

    Hayee xil dhibaan kuwii jabhadda ahayd jabuuti ka soo dhex hadalay dadgaalka ka dhan ah somaliland ma macaano ayay shubaayeen

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692Ай бұрын

    Maanta kuguma raacsani hadalkaaga xildhibaan

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k29 күн бұрын

    Tuugti anagu iskusi dhisnay cod dabe wa kaxaraan

  • @MahamuudCabdi-nk7yk
    @MahamuudCabdi-nk7ykАй бұрын

    WAA LAXIDHAYA XADKA HUWANAY UDUSIMAYSID JABUUTI.

  • @mehiden
    @mehidenАй бұрын

    All these new parliament members are a complete waste, apart from a few of them who are competent. Hopefully somaliland people will not make same mistake again.

  • @cabdiraxiinkhadar4433
    @cabdiraxiinkhadar4433Ай бұрын

    Dadkan xayawaanka ah ayaan layaabanay ee ciddkasta oo muuse biixi nacaba nacaaya qof xoro noqo oo ayaan ku odhan lahaa oo wax hubso oo baadh.

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416Ай бұрын

    Djibouti Waa Cadowga Somaliland Midagaano Ha Noo Xayeysiin degtatoorka Ismail Caloolay

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174Ай бұрын

    Meel qaldan ayaa joogtaa. Waaa meel ciyaalas suuq iyo uqdad dhaqan u tahay.

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722Ай бұрын

    Jabuuti waxaa uqaxay oo Albabadu ufurnayeen Barkhad ha dhagii faqashta oo qudha cidkale qudhmis ayaa loyaqaney

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606Ай бұрын

    Adiga Djibouti maxaa kaa galay , markii aad Qaxdeyna Qaxooti xun oo aan waxba ka ahayn ayaad ahayd , Anigaa ku dhashay oo kaa aqaan .

  • @khadraosman9892
    @khadraosman9892Ай бұрын

    midgaanka muxuu kibiray oo waliya codkaygii sitaa bal eeg imikay huwantii gudaha wad qaylin

  • @user-st1gi1cv7r
    @user-st1gi1cv7rАй бұрын

    Inaga hubi

  • @qayaad
    @qayaadАй бұрын

    Midgaan cuno madax buu kuso cunay Jabuuti bila asal

  • @Motivation_2k96
    @Motivation_2k96Ай бұрын

    Bilada waxa lagu siyey maanto kale in laga dhex hadlo ood noqoto ul somaliland lagu karbasho

  • @khadramusse6216
    @khadramusse6216Ай бұрын

    Waxaa ka hadalinay bilada laa siya barkhad

  • @AbdirahmanAwliyo
    @AbdirahmanAwliyoАй бұрын

    Xildhibaan ku waxa uu inoo Sheeggay in jabuuti laga gardaranyahay oo soomalilaand qorri dabba la-cararayso ooy-meelwalba ku qabanayso, sida killidhka, jabuuti, iyo gabolka sool, haddaba waxa iswaydiin mu-dan, somaaliland ma-duulaanbaa lagu yahay mise iyaddaa duullaan ku ah jaarkeena, waxan ku soo Gu-naanadayaa nin Raggana loosheegi maayo Doqona yeelkii, islaanbaa Lagahayaa ninkaasi inantayda kamuu dhali Waayine Wuu Hagranayaa, Qaranka loobiqimaayo,

  • @salmanyare9243
    @salmanyare9243Ай бұрын

    Hahahah ninka asagaba dalkisa mucaradka xabsiyada kaa buxiyaay ayuu kuu leyahay bilad sharaf ayuu ii siyaay😅

  • @aiderusahmed4394
    @aiderusahmed439426 күн бұрын

    Waxaad u gaftay dadka reer djibouti barkhadow marka aad leedahay ismail baa nagu amaanay sidaan wax u dooranay

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899Ай бұрын

    ❤ jabuuti waa walaal dhab ah, yaan la dhagaysan labadan nin ee asaasaqay ee ina Kaahin iyo ina biixi ee garxajis u yaqaan cadow, ee mucaaridka u yaqaan cadoW

  • @jamaadnuura10

    @jamaadnuura10

    Ай бұрын

    Shalay markii Ismail cumar geele Muuse uu ku casumay inuu inantiisa bixiyo maxaa u caayayeen? Maxaa wadani Muuse dhslasho Djiboutian ah ugu caayayeen? Munaafaqiin urtay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13Ай бұрын

    Daba socod jabuuti barkhad wax dalka uwacan kumaad hadal weligaa waa laydin ogyahay soo raaca cadaawaha dhamaan

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912Ай бұрын

    Djibouti waa cadow

  • @MustafeIsmacil-fd4kb
    @MustafeIsmacil-fd4kbАй бұрын

    Wuficanyahay lakiin inti xisbiga cadawga gudaha kujira waar heerkad ujoogto adna uhadal dadka dhax ugu hadal wadka baxday xisbigo barlamanba tahaye

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006Ай бұрын

    Markad laangab dooratiid wa noocan. Bal ma jabuuti buu uu sheeqeeya mise dalka cod iyo cuuduud ba ugu hillyey. Timi uu xirii jirey wa inuu dib ugu labtay marka 2 sano ee uu hadhey dhamadan.

  • @dulmar9139
    @dulmar9139Ай бұрын

    Kana majeebka cadawga somaliland buukujiraa 😮marwalba cadawga ayuu lasafataa Waar xanuun yahaw ree awdal uma hadayside iscadee

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10Ай бұрын

    Macsiile ilmahaad gudaafada ku tuurtaa waxaad tahayba sheegay basaas lagu khasaaray. Waa laydin kala dirayaa doorashadu Ha dhacdo.

  • @user-lk3jk7rm2o
    @user-lk3jk7rm2oАй бұрын

    Maalintaa geele casuumay ayaa la soo tashkiileyay

  • @MaxamadYuusuf-g2q
    @MaxamadYuusuf-g2qАй бұрын

    War dogonkastaba ma shalay iyo mantay kala garan la yihin ninkani xidhiban mahee odhiba kubad haciyaree

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501Ай бұрын

    Dikteererka 40 sano sidii afweyne ayaa ku farxaaya dimuqraadiyad??? Kkkk

  • @AxmedMaxamud-zc4ei
    @AxmedMaxamud-zc4eiАй бұрын

    Waaaar warkaaga cadee oo waa hakuu yeedhee ee dadkii ku soo doortey way kugu khasaareene

Келесі