No video

Xeerarka Akhriska || Sh. Abdourahman Bachir

Пікірлер: 16

  • @user-xk9po8sb2p
    @user-xk9po8sb2p2 жыл бұрын

    جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب المفكر الصومالي شيخ عبد الرحمن بشير سليمان أشكرك أيضا يا صاحب القناة بارك الله فيك وأحسن الله إليك الله يجعل سببا في دخولك الجنة الفردوس الأعلى لمنشوراتك الدينية سلام عليكم

  • @abdulkadirulusow7800
    @abdulkadirulusow78003 жыл бұрын

    Masha Allah waad mahadsan tahay waa barnamij qiimo leh oo nacfi leh

  • @dhaxalkaculimada

    @dhaxalkaculimada

    3 жыл бұрын

    Adaa mudan

  • @uoub
    @uoub Жыл бұрын

    Alaha barakeyo sheikhena cimrigisa alaha dheereyo 💯

  • @abdirazaaqahmed2813
    @abdirazaaqahmed281310 ай бұрын

    Masha ustadi Allah haku barakeeyo Waxbadan baan kaa faaidnay kelmada *xeer* jamac wuxuu ku noqonayaa xeerar

  • @TheElmii
    @TheElmii3 жыл бұрын

    Baraaka fikoum cheick

  • @dhaxalkaculimada

    @dhaxalkaculimada

    3 жыл бұрын

    Aamiin

  • @mohamedadamhussein7413
    @mohamedadamhussein7413 Жыл бұрын

    Wali wan sugeynaa qeybta xigta ee shiikhu Sheegayo oo kitaabta kusoo bandhigayo. Mahadsanidiin.

  • @cumaraxmed9206
    @cumaraxmed9206 Жыл бұрын

    Jazaka Allahu qeyran.. Lkn buugaagta 50 ah ee sheekhu sheegayo xaguu kaga hadlay?? Noo soo dhameystira qeybta labaad..Mahadsanidin.

  • @hamzaabdirahman9703
    @hamzaabdirahman97033 жыл бұрын

    Maansh allah barnaamij aad u waxtar badan oo ku fahansiinaya qaabka wax loo akhriyo. IIaahay hakaa abaalmariyo sheekh. Fadlan cajalada xigtay ee uu sheekhu idhi waxaan kusoo bandhigayaa kutubta ay tahay in la akhriyo, hadii uu duubay ila share gareeya link video.

  • @dhaxalkaculimada

    @dhaxalkaculimada

    3 жыл бұрын

    Insha Allah, weli ma duubin wallaal

  • @sumayaali1561
    @sumayaali15613 жыл бұрын

    Barnamij qimo leh, o qof walba uu ka qaadan karo cilmi nafic leh.

  • @dhaxalkaculimada

    @dhaxalkaculimada

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @dr.omarjibrilabdimohamed8332
    @dr.omarjibrilabdimohamed83325 ай бұрын

    15 qaanun ee Akhriska 1-luqadaada hagaaji (2laba Kala ku dar“Arabic Iyo English) China iyo turkiye ku dara(jabuuti)plus French Talyaani iyo 2 .fikradaha ku celceli (book 3dex iyo kabadan ku celceli) 3.adiga isbadal 4.asaaaska akhriska (waxyiga,kooonka,caqliga) midee 5.qalinka haka tagin (Meelwalbo oo joogto fikrada kugu so dhacdo sida u qorto) 6.qanuunka istaraajiyada (tick-tack) Fikrada ka doood 7.asalka cilmiga akhri (isha iyo asaaska) 8.afkaar Kala. Duwan akhri 9.fikirka fcn oo waxtarka leh ka dooro 10-waxbadan akhri oo Taya leh 11-akhriska(dulmar,tartiibi,si hooso ku akhri 12.xifdi macluumaadka 13.kutub dooro ku dhisaaya asaaaska!

  • @fartunabdiaziz6165
    @fartunabdiaziz61652 жыл бұрын

    Qaybra labaad xage ka helaynaa

  • @dhaxalkaculimada

    @dhaxalkaculimada

    2 жыл бұрын

    Sheekha halkaan qayb ayuu duubay

Келесі