XASUUSTII AUN MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE HORUMARINTA AFKASOOMAALIGA & ERAYGA SUUGAAN QAYBTA 1AAD

Ойын-сауық

XASUUSTII AUN MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE AFKA SOOMAALIGA IYO SUUGAANTA QAYBTA 1AAD

Пікірлер: 99

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle83762 жыл бұрын

    Waa ninka kaliya ee aniga OO aan arag aan waxbadan ka kororsado aqoon badan OO afka ahna ii faa'iideeyey Allah haunaxariisto

  • @user-yt1rj5pm9t
    @user-yt1rj5pm9t2 жыл бұрын

    Gaarriye ilaahoow kuu naxariiso aftahan fasaaxad iyo murti alle ku mannaystay , aadaan ujeclahay run ahaantii , waa abwaannada soomaaliyeed ee aan taageero . From galmudug .

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @abdirazakaden808
    @abdirazakaden8082 жыл бұрын

    Professor abwan alaha ku naxaristo ya rabii

  • @maxamudhirsi8189
    @maxamudhirsi81892 ай бұрын

    Ilaahay ha kuu naxariisto waxa uu ahaa macalin mutacalin abwaan waxaan dhihi karaa waa ragii muga lahaa

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 ай бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo
    @AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo23 күн бұрын

    alle ha u naxariisto Abwaan,cabqari, suugaandhaadhi, macalin.af-maal abwaan maxamed xaashi gaariye dhamac nasiib umaan yeelan in aan marna la kulmo balse waxaan ahay dadka aan ka daalin dhegaysiga suugaantiisa waxaan ku tilmaami karaa (QAAMUUSKII SOMAALIDA) Dictionary, alle waxaan uga baryayaa in alle fadligiisa iyo naxariistiisa janada ku geeyo

  • @mohamedabdiahmmed
    @mohamedabdiahmmed Жыл бұрын

    Gaariye iyo Hadraawi Alle haa u wada naxariistee waa labadayda macalin ee dhanka dhaqanka iyo afka

  • @mohammetothman518
    @mohammetothman5182 ай бұрын

    Mohamed xaashi dhamac gaariye ninkii videogaan ka reebay tariikh ayuu inoo reebay thanks macalin gaariye ❤️🫡

  • @Abdirahman-Barre
    @Abdirahman-Barre3 ай бұрын

    Ilaahay godka ha u nuuriyo oo naxariistii janno ha ka waraabiyo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac(Gaariye). Wuxuu ahaa Abwaan mug iyo miisan leh

  • @saidhussein9037
    @saidhussein90374 ай бұрын

    Kama xiiso gooyo caajaladaha Abwaan Gaariye Raboow ku janadaada ku casuun

  • @hoppy123a
    @hoppy123a2 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto (Maxamed xaashi dhamac gaariye) Waxa iigu horaysay hor istaagiisa iiguna danbaysay sanadii-2019 kii Waxay ahayd subax sabti ah bishii ay ahayd garanmaayo, Waxan ahaa dugsiga Sare, Gobolka:-togdheer Magaalada:-Burco Schoolka:-Dayaxa: Heerka,derejada:-form-2, Fasalka:---------------- 2-A, 25 daqiiqo oo khudbad ah ayuu noogu galay taarabuunka schoolka, Waa maalintii anoo jeclaa aan nacay tahriibta kadib qisooyin kii uu nooga qisooday darteed. Sch

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    @Abdihakim Ahmed Osman Aamiin aamiin yaa rab illaahay qabriga ha u waasiciyo Abwaankaa Qaran Waxaad aheeyd ardey aad u nasiib badan hadaan la kulantey Aun Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac " Gaariye " wax badana ka faa,iidey waa Maasha allah. Abwaan Gaariye waxa uu Geeriyoodey sanadkii 30/9- 2012 kii waxaanu ku Geeriyoodey Wadanka Norwey, waxaana lagu aasey Magaalada Hargeisa biloowgii October. Taariikha aad kor qortey ee 2019 ayuu Gaarite Burco noogu yimi sxb halkaa ku yara noqo waxaad ku khaldeeysa 2009kii Mahadsanid

  • @yooltube6280

    @yooltube6280

    2 жыл бұрын

    Taariikhda sax walaal.... 2012 buu dhintayba e

  • @kahinshukri8197

    @kahinshukri8197

    2 жыл бұрын

    @@SOMALIMUSICCULTURE wlh markaan aqriye qoraalkiisa waan yaabay anigo uso jwbi rabo ayaanba arkay jwbtaada abwaan 2012 ayuu dhinty Allah yarxam

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    @@kahinshukri8197 Sidaa aad u yaabtey ayaan u yaabey 2019 ayuu gaariye burco noogu yimi taariikhda ka khaldantay ayaa laga yaaba brother kaa

  • @axmedaden1655

    @axmedaden1655

    Жыл бұрын

    aan ku saxee 2019kii muu nooleyn 2012kii ayuu dhintay

  • @marwajamac8097
    @marwajamac80972 жыл бұрын

    Msha allh allow ha kuu naxariisto Maxamed xaashi dhamac gariye

  • @MaxamedCadde-ln9ni
    @MaxamedCadde-ln9ni6 ай бұрын

    Allaha unnaxariistee gaariye wuxuu kamid ahaaa Dhaxalkii umadeena. Wax badan oo faaido leh buu nooga tagay

  • @abdifitahiman8165
    @abdifitahiman81652 жыл бұрын

    Allaha unaxarista macalin gaariye

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061Ай бұрын

    Alaah rabulcaalamiin ha ku naxariisto

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    Ай бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @shuunducaale8180
    @shuunducaale81803 жыл бұрын

    ilahay ha u naxariisto 🤲

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 жыл бұрын

    @Shuun Ducaale Aamiin aamiin ya rab

  • @abobasement346

    @abobasement346

    Жыл бұрын

    OMG wuxuu shegay waa run illahay ha ku naxaristoh somalih waxaa kah dhamaday Aqonyahankih

  • @muxudinnur1000
    @muxudinnur1000 Жыл бұрын

    Allah yaa raxma Abwaan gaariye.

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @abdisamadmaxamed7481
    @abdisamadmaxamed74813 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto abwaanka

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @seidabdi751
    @seidabdi7512 жыл бұрын

    GAARIYEH XAASHI DHAMAC ALLAAHU HA U NAXARIISTO AAMIIN

  • @jimicsade
    @jimicsade Жыл бұрын

    Alle haw naxaristo janada fardawsa ha ka warabiyo abwaan gariye

  • @mceeri7238
    @mceeri72384 ай бұрын

    Allah Yarxama Prof Abwaan Gaariye

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061Ай бұрын

    Mansha Alaah

  • @mukhtaarducaale3988
    @mukhtaarducaale3988 Жыл бұрын

    Alle ha u naxariistee wuxu ummadda uga tagay dhaxal aan gaboobayn.

  • @cishqistudio5500
    @cishqistudio55003 ай бұрын

    AUN aqoonyahayn maxamed xashi dhamac gaariye 2024❤

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 ай бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @muniir795
    @muniir7952 жыл бұрын

    Illahay haku naxariiso wuxuu ahaa nin og waxa laysku yahay

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @abwaancilmi8946
    @abwaancilmi89462 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto Abwaanka

  • @understandingoflife4756
    @understandingoflife4756 Жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto abwan gaariye

  • @MAHAD131
    @MAHAD1313 жыл бұрын

    Allow u Naxariso , iinti dalka wax uso tar taay iyo walidayn

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade53272 жыл бұрын

    Mahmed xaashi dhamac Gaariye Allah janno kawarabiyo maclinkii waynaa

  • @ahmedabdi4842
    @ahmedabdi48422 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto Abwaan Gaariye Nin Caqli badan buu ahaa.

  • @safiya0986

    @safiya0986

    Жыл бұрын

    Aad

  • @mustafechanelshawmidhiya7447
    @mustafechanelshawmidhiya74473 ай бұрын

    Alah haunaxariisto maxamad xaashi dhamac gariye nin waxyabo badan an ka faidnay anagoon nolal kusoo gadhin

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 ай бұрын

    MAASHA ALLAH ILLAAHAY QABRIGA HA U WAASICIYO MAXAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE

  • @abdirahiimabdullahi6306
    @abdirahiimabdullahi63069 ай бұрын

    Allah u naxariisto maxamed Xaashi Dhamac Gaariye...

  • @abwaanfarxaanandhi1008
    @abwaanfarxaanandhi10082 жыл бұрын

    Alle hakuu naxariisto maxamed xaashi dhamac gaariye abwaan aad u xigmad badan

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @hibohassan8939
    @hibohassan8939 Жыл бұрын

    Ilaahayi haw naxariisto abwaan qaliya ayuu ahaa

  • @hooyomacaan6004
    @hooyomacaan60043 жыл бұрын

    Alleh naxariistii jano haka waraaabiyo

  • @bashigarad9280

    @bashigarad9280

    3 жыл бұрын

    Amiin

  • @turaabahmedmohamed4930
    @turaabahmedmohamed4930 Жыл бұрын

    ILLAAHAY ha kuu naxariisto xikmad badanaa

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    Жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf28645 ай бұрын

    haddad kun jeer dhageysato lagama xiiso goynayo!! DHAXAL FIICAN AYUU KA TAGAY! ALLE HA NUURO QABRIGA EARLY 90TH AYAAN GARAMAYAA HARGEYSA OO AANU KU RAFAAD SANAYN!!

  • @mustafekilaas4054
    @mustafekilaas40547 ай бұрын

    Ilahay ha u naxariisto abwaanka

  • @ahmedisaak8578
    @ahmedisaak85783 жыл бұрын

    Allah haw naxariisto gaariye

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @S.Bashir
    @S.Bashir8 ай бұрын

    Allow unaxariso abwaankena

  • @user-ok7yy4ou3f
    @user-ok7yy4ou3f6 ай бұрын

    Allah ha u naxariisto

  • @maxamuudwali4209
    @maxamuudwali4209 Жыл бұрын

    Naxariiiistiii jano Alle Hasiiiiyo isaga iyo intiiii dhimatayba

  • @user-nd6dl9gg1l
    @user-nd6dl9gg1l4 ай бұрын

    Alle hawnaxariisto

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 ай бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa67392 жыл бұрын

    Waa abwaan hadalo mcn wlhi , gabaygiiso waa mid adag

  • @HalimoIbrahim-pi1cl
    @HalimoIbrahim-pi1cl Жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari5 ай бұрын

    AHUN

  • @zayidofficial6125
    @zayidofficial61252 жыл бұрын

    alle haku naxariisto abwaan professor

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @alphayassera7570
    @alphayassera75703 жыл бұрын

    Legend Gariye Gold is Old

  • @sandabaylodaybiiqay9691

    @sandabaylodaybiiqay9691

    3 жыл бұрын

    Allaylehe rag garashadu igroow ma gaamudin

  • @husseinyusuf9231
    @husseinyusuf92312 жыл бұрын

    ALLE ha u naxariisto

  • @yaxyeismaaciil8561
    @yaxyeismaaciil85616 ай бұрын

    Alle ha U Naxariisto Amiiin amiin

  • @ccasiisibrahim9664
    @ccasiisibrahim9664 Жыл бұрын

    Ilaahayoow unaxriiso abwaan (gaarriye)

  • @ogaalmedia8513
    @ogaalmedia85133 жыл бұрын

    Allow unaxariiso

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    3 жыл бұрын

    Aamiin aamiin ya rab

  • @suleimansamatar8320

    @suleimansamatar8320

    3 жыл бұрын

    ALLE ha unaxariisto qof qaaliyuu ahaa oo cabqariya oo dadkiisii aysan waxba kadhagaysanayn

  • @user-uu8my6re4y
    @user-uu8my6re4y8 ай бұрын

    Alle hku naxariisto abwn😢

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    8 ай бұрын

    Aamiin aamiin yaa rab

  • @khaalidcabdi7904
    @khaalidcabdi7904 Жыл бұрын

    Eebe kuunaxariisay

  • @WEHELCHANNEL
    @WEHELCHANNEL Жыл бұрын

    ❤️❤️❤️

  • @hanadsayid7081
    @hanadsayid7081 Жыл бұрын

    Maansada boqorka geesaha leh iyo buuga. Beerta xayawaanka alla maxay isku fcn yihiin. Jeclaanlahaya in Abwaanka loo dhiibo si .uu uturjumo

  • @suldaand
    @suldaand Жыл бұрын

    Tayday cuslaysaye maxaan tari nin ii cawday...!

  • @IbrahimAli-hn1ne
    @IbrahimAli-hn1ne2 жыл бұрын

    Ergo

  • @noorabdi6061
    @noorabdi6061 Жыл бұрын

    Boqorkii dhagaha dameerka lahaay waaye sheekada

  • @khadarderie1401

    @khadarderie1401

    5 ай бұрын

    Waa sidii ay ayaydi ugu sheegtay. Waa tiraab masuul

  • @bashkir-10
    @bashkir-1011 ай бұрын

    M.a

  • @KhaalidMuxumad-kw5nx
    @KhaalidMuxumad-kw5nx Жыл бұрын

    Wagariye

  • @SOMALIMUSICCULTURE

    @SOMALIMUSICCULTURE

    Жыл бұрын

    Aun

  • @liibankaraama5916
    @liibankaraama5916 Жыл бұрын

    Aqoonti afkow allow ku naxariiso

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061Ай бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo
    @AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo23 күн бұрын

    alle ha u naxariisto Abwaan,cabqari, suugaandhaadhi, macalin.af-maal abwaan maxamed xaashi gaariye dhamac nasiib umaan yeelan in aan marna la kulmo balse waxaan ahay dadka aan ka daalin dhegaysiga suugaantiisa waxaan ku tilmaami karaa (QAAMUUSKII SOMAALIDA) Dictionary, alle waxaan uga baryayaa in alle fadligiisa iyo naxariistiisa janada ku geeyo

  • @farhanbookh5620
    @farhanbookh5620 Жыл бұрын

    Allow kunaxariiso

  • @AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo
    @AhmedsaidbaafoAhmedsaidbaafo23 күн бұрын

    alle ha u naxariisto Abwaan,cabqari, suugaandhaadhi, macalin.af-maal abwaan maxamed xaashi gaariye dhamac nasiib umaan yeelan in aan marna la kulmo balse waxaan ahay dadka aan ka daalin dhegaysiga suugaantiisa waxaan ku tilmaami karaa (QAAMUUSKII SOMAALIDA) Dictionary, alle waxaan uga baryayaa in alle fadligiisa iyo naxariistiisa janada ku geeyo

Келесі