#XASAN #SUUDI #XIRSI- WAAN JOOGAY MAALINTI #JAALLE #SIYAAD KA BAXAY #VILLASOMALIA 17.12.2021

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: kzread.info
Follow us on Twitter: hanoolaatotv
Find us on Facebook: hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 293

  • @trumpppl2024
    @trumpppl20242 жыл бұрын

    Waxbadan ban maqlay dhafoor qiiq baa AFWEYNE ka saartay muqdisho lakiin mareexaan WAY inkiraaan lakin dee runtu ma hungowdo

  • @ismailjama9452

    @ismailjama9452

    2 жыл бұрын

    Dhafoor.qiiq kaliyah ma ahayn.gaas dhagool na waaa ku jiray.leelkase waa cidankii.fadhieyey stadium mugdsho ilaa Vila Somali 600 bay ahayn.waxaa watay cornel.shilimcas.ninla yidhaa.morgan ma wadan. Madaxtooyaday ugu yimaadeen

  • @trumpppl2024

    @trumpppl2024

    2 жыл бұрын

    @@ismailjama9452 SAX FAQASHTA WAA KALA AQAAN WALAWEYNTA WAA KALA AQAAN LEELKASE IYAGOO DHAN BAA ISKA LAANGAAB AH DEE WAXBA HA U DIIDIN DHAFOOR QQIQDA MAJEERTENIA

  • @ayaandaarood

    @ayaandaarood

    Жыл бұрын

    @@ismailjama9452 adigu waggaas waa ogeyd oo odaygan 80 jirka ah wuu iska hadlayaa miyaa mrkaa 🤣

  • @Heloo-b4v
    @Heloo-b4v2 жыл бұрын

    Majeerteen waaa gob walaahi moving forward I will respect dhafooraaa qiiq 😁😁😄😃😀😂😀🙂 mareexan ma badbadiyeen majeerteen waleee taasa nasab ah majeerteen waa waaa gob

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Waa eey lagu shaqaysanaayay, oo diktaatoor bakhtiya ilaa aakhiro saaca aaminsanaa, dalkooda inay u hiiliyaan bay ahayd hadday gob yihiin

  • @ibnrushdaverroes7633

    @ibnrushdaverroes7633

    2 жыл бұрын

    Mujrim in la badbaadiyo gobonimo ma tahay mise in cadaalad horgeeyo?

  • @musea.jimcale2014

    @musea.jimcale2014

    2 жыл бұрын

    Afweyne bare waa ninkii taladiisa ka bilaabay inuu majeerten cirib tiro

  • @Heloo-b4v

    @Heloo-b4v

    2 жыл бұрын

    @@musea.jimcale2014 waaaan ogahay balse waxaaan aaad ula yaabey nin ku diley inaad badbaadiso majeerteen waaa gob walaahi maanta majeerteen 🍀🍀🍁🍁🍀🌵🌴🍂🍃💘💋

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    @@Heloo-b4v adiga magaca iska beddel, waayo maba fahmasid erayga JUSTICE ! Ma in la badbaadiyo ayaa caddaalad ah mise in la qisaaso? Kuwa badbaadiyey isagay la mid yihiin xagga dambiga!

  • @mohomuudabdaleyassin1517
    @mohomuudabdaleyassin1517 Жыл бұрын

    Wilashi reer maxamuud ee dhafoorqiiq 🦁🔥

  • @manoali9112
    @manoali91122 жыл бұрын

    Ayale Salan sare waxan ka so salamay Minneapolis Minnesota USA I am so proud of you keep going you’re doing a good job ❤️💯🙏🇸🇴💯

  • @saidjama4814
    @saidjama48142 жыл бұрын

    Masha Allah majeerten ark ark dhaley

  • @kornaylyare4
    @kornaylyare4 Жыл бұрын

    Mj is mj wa landheere odaga siyaad iyaga belayo ku kiciyey iyaga badbadiyey🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @mohamedholland7768
    @mohamedholland77682 жыл бұрын

    Wagardhac ragga kaliya ee marexaan u dagalaama iney yihiin waa la isla qiray laandheeranimo🦁🤟

  • @abdirahmanosmanibrahim542
    @abdirahmanosmanibrahim5422 жыл бұрын

    Awooowo Hassan suudi xirsi hooyaday abahed mcn

  • @crisaaqaxmed2074

    @crisaaqaxmed2074

    Жыл бұрын

    Waar nin Kani ma qaasin baa

  • @sultanlife5385
    @sultanlife53852 жыл бұрын

    abo siyaad alow kuu naxariso

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye49892 жыл бұрын

    Mashallah Awoowe si sax ah Oo Allaha Weyn la'ogyahay buu u Sheegay Nin Raba Tuugnimo iyo musuq baa wata Qabiil iyo Qabyalad waayo, Dalka iyo Dadku Waxay u baahan Yihiin Dad Cilmiga Diinta, Maadiga wax ka yaqaan iyo Dad leh Aqoon ama waayo Aragnimo Shaqo, waa in Dalka loo Raadsha yaa Aqoon leh yaa wax bartay nin baadiya ka soo Orday iyo mid Qabiil raadaya aan u Garbo Duuban nahay Runti.

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia11 ай бұрын

    Waan ka xumahay waxii inaga dhacay hogaamiyaal lagu wada qasaaray Nin kasta waxuu yiri aniga hadii aanan sidaan rabo kayeelaynin waxba yeesan iga harin qasaaro ilaa Iyo maantay jidkii ayaan ku soconaa ilaahoow caqliga inoo soo celi oo jidka toosan inagutoosi amiin

  • @hiranstate9407
    @hiranstate94072 жыл бұрын

    👍good. Ayaanlow Wareysigii taxanaha ahaa ee Mr Cabdulahi qeybtii 3aad iyo 4aad bulshadu waa u muhiim.

  • @galinsor4925
    @galinsor49257 ай бұрын

    Siyaad bare oo kale ayaa somalia ubahan tahay

  • @haldoor820
    @haldoor8202 жыл бұрын

    Siyaad bare ayaa yiri. Mareexaan ayaa kaa carari. Majeerteen ayaa kuku hari o kubad baadin doono ma aan is laheyn ayuu yeri. Hadalkaas waxa cadeen u ah siyaasigaan.

  • @sooomali9705

    @sooomali9705

    2 жыл бұрын

    Waa been..warhadaca uu sheegayo mareexaan ma ahan miya?

  • @sooomali9705

    @sooomali9705

    2 жыл бұрын

    Wagadaca**

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    2 жыл бұрын

    Caruurtii xarumihii ubaxa kacaanka lagu soo koriyay iyo Indha adagtii Mareexaan yaa ka dhaadhicin doona???

  • @ismailjama9452

    @ismailjama9452

    2 жыл бұрын

    Adam dheere waa kornel wagardhac.ah wanna ninkii body gruad qaas ka ee jaale siyaad haystay. Waxaa kaloo nool.nin layidhaaa. Maxamed ahmed oo ku magac dheer gurxan oo labo xidigle ahaa markaas wana.darawalkii odaga oo nool ku nool magalada Columbus Ohio America isaga xitaa sheegay waxaa ka saaray meesha odaga ciidan mudug ka yimid.oo uu watay in la yidhaa Shilimcas oo cumar maxamuud mj ku dhintey dagaaladii kismaayo watay ahayeen gaas dhagool leelkase iyo dhafoor oo u badnaa dhafoor qiq Morgaana.ma wadan waxay ugu yimaadeen madaxtooyada waxaa kaloo joogay genaral xuseen xasan oo dhulbahante.ahaa oo Soo raacay habeenkaas wanna ciidankii joogay stadium mugdsho isbartiibada. USC oo dhan.way taqaanay waa fact's xaqiiiqo

  • @faisaladam8225

    @faisaladam8225

    2 жыл бұрын

    @@sooomali9705 Hal Nin ayuu ahaa Ciidanka bixiyey Majeerteen ayay ahaayeen

  • @MohamedAhmed-ee2bk
    @MohamedAhmed-ee2bk2 жыл бұрын

    ASCW Ayaanle mahadsanid wareysi muhiim ah Cabdullahi Maxamed Nuur Mahadsanid walaalkiis geesi wayn ayaa tahay MACSALAAMA

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah62882 жыл бұрын

    qofkasta woow ogyahay afweene waxaa kaceeyriye somalia snm iyo usc

  • @Heloo-b4v

    @Heloo-b4v

    2 жыл бұрын

    Kama saarin 4 xisbi la saarey majeerteen baaa ugu horeye , snm, sbm, USC siyaad ooo jilcey tariiqda ha qaldin

  • @madhaafaanmedia6213

    @madhaafaanmedia6213

    2 жыл бұрын

    SSDF 1985-6 ayay burburtay markii c/lahi yusuf la xidhay. SNM ayaa taliska Msbare tamartii uu lahaa Burburisay USC-na ayada ayaa 1989 ila 1990 soo abaabushay oo soo hubaysay. Marka somaliya labada jabhadood aya ka saaray taliskii Msbare.

  • @mohamedhussein3152

    @mohamedhussein3152

    2 жыл бұрын

    Saaristii Siyaad Barre ma wax lagu faanaa mise waa wax laga naxo, maadaama laga dhaxlay burbur iyo halaag oo ilaa iyo hadda taagan.

  • @maryamaibrahim5420

    @maryamaibrahim5420

    2 жыл бұрын

    @@mohamedhussein3152 Burburka ya abuuray xaranta labada Ku hishiiya xalashay kudiriran baa idin haysata

  • @hassanomar5242

    @hassanomar5242

    2 жыл бұрын

    @@Heloo-b4v who are you trying to fool?? you want to compare hero SNM with cowards ssdf?shame on you, they couldn't liberate even toilet size piece of land let alone cities 🤣.

  • @Akhi-Mo
    @Akhi-Mo2 жыл бұрын

    SIYAAD BAREE ILAAHEEY HA U NAXARIISTO , GEESIYII 21 SANO GUNTA IYO GAALKA DALKA KA XOREEYAY

  • @maryamaibrahim5420

    @maryamaibrahim5420

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @seekguidanceb4its2late85

    @seekguidanceb4its2late85

    2 жыл бұрын

    Haddana waad unacamleeyneeysaan hadhowna waad kacarareeysaan fuleynimadiinna majeerteen dambe oo kusoo badbaadinayo maleh

  • @ashaoali8020
    @ashaoali80202 жыл бұрын

    AYAANLOW.MAXAAD NINKAAN QABIIRKA AH WAREEYSIGIISA U GAABISAY MISE CAAFIMAADKIISA AYAAN U SAAMEXEEYN INOOW WAX BADAN HADLO AMA WAREEYSI KU SIIYO .

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 жыл бұрын

    Hanoolato horay usocda waa barnamij fiican

  • @farhiabaryare1238
    @farhiabaryare12382 жыл бұрын

    Waxaan kaasugeynaa qeybta 3 iyo tan 4 ee cabdullahi maxamed nuur

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq756729 күн бұрын

    Xasan suudi xarsi waxaan 1975 waa dani xalal ah waligis xaaran maqaadan darisna waan ahayn guri kahorjeeda madaxtoyada dowladu lahayd buu dagana

  • @ahmedsuleimanahmed3349
    @ahmedsuleimanahmed33492 жыл бұрын

    Mahdsnd hanoolaato

  • @amazingworld1121
    @amazingworld11212 жыл бұрын

    Siyaad barre majeerteen 21 sano xasuuqayey balse kolkii tolkiisa mareexaan ka carareen bay usoo direen dhafoorqiiqii SSDF si ay u daafacaan

  • @abshirmjomba4409
    @abshirmjomba44092 жыл бұрын

    Asc ayaanle walal m.a ilaaheey haku xafido aniga waxaaan ahay wiil somali jooga Mogadishu kuna taxan barnamijyadaada 100% for long time 1 request ayaan wataa oo kaliya fadlan muuqaaladada volume kooda somehow waa low marka please do something about that ofcourse they are very sensitive 100% thank you for your help and God bless you

  • @mohammedbarre6100
    @mohammedbarre61002 жыл бұрын

    Shaqo wacan brother manshallah

  • @mrali3601
    @mrali36012 жыл бұрын

    Qabyalada iyo kursiga siyasada oo la kala saaro walaal nimo iyo Somali la ilaawin

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it2 жыл бұрын

    Somalia Allah dhibka Allah kasaaro dadka Somaliyed ee xun Allah madax noogama dhigo.

  • @hashimmohamedabdi8256
    @hashimmohamedabdi82562 жыл бұрын

    كَذَلِكَ نَفْعَلُ بِالْمُجْرِمِينَ Waxay ayaadan tusaale uu tahay mid kasta oo danbiile ah oo ilaahay iyo adoomisaba dulmiye.

  • @EngYounis

    @EngYounis

    2 жыл бұрын

    Garanay Khaladkuu Galay. adigu Naftaada Xisaabi Niyahaw dadkaas allay Leeyihiine

  • @M.Duran71
    @M.Duran712 жыл бұрын

    Indeed Ilkayar waa ka carareen first 3 days.

  • @bilehonline64
    @bilehonline642 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @waayosocod3691
    @waayosocod36912 жыл бұрын

    Qaybtii 3 aad abdulahi maxamed nuur goormaad soo galinaysaa ayaanle

  • @gmarsharaf3657
    @gmarsharaf36572 жыл бұрын

    Sxb mee qebtii 3xaad ee Mohamed nuur sida dhibtakusoo gaadhay wali maanan daawan inooso gudbi adigoo mahadsan👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @haldoor820

    @haldoor820

    2 жыл бұрын

    Wey okyihiin lkn dee xifaal tan ayaa ka dhaxeeyo labada belood e walaalaha ah Mariixaan iyo majeerteen xifaal danka waqtiguu u bilaawday. Waxey aheyd. Dilkii cabdi rashiid. ayaa layiri madaxweyne aan ka dhigno muse boqor iyadoo lagu dhawaaqi rabo ayuu afgonbi suubiyay siyaad bare dhamaan toodnah waa u xirxiray. E labada beel wey isaga dhowyihiin daroodka kale markey noqoto isku hiilin

  • @cabdicasiisindhacase9922
    @cabdicasiisindhacase99222 жыл бұрын

    Xassn Xasan suudi wadani soomaaliyeed

  • @ramaddanabdi1272
    @ramaddanabdi12722 жыл бұрын

    Muhiimadu waa nabad lagu wada noolaado kuriga kii alle qoray uun baa heli xabshi iyo kenya waa cadowgeena

  • @Somali-One
    @Somali-One2 жыл бұрын

    Allah yarxam siyad barre geesi , Farmajo ♥️ ayaa gadaashiis helney alhamdulilah. Somalia hadeer bau toosaysaa

  • @mohamedyusuf9563

    @mohamedyusuf9563

    2 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabbi taariikhda somaaliya kamana horreyn kamana danveyn

  • @zackdollarchannel2321

    @zackdollarchannel2321

    2 жыл бұрын

    Farmaajo maa hda noo amaanee😡

  • @saidjama4814

    @saidjama4814

    2 жыл бұрын

    @@zackdollarchannel2321 Masha Allah walle majeeranten waa laan dheere ninkii hadlayaba ah iska lee

  • @Somali-One

    @Somali-One

    2 жыл бұрын

    @@zackdollarchannel2321 wll hadii qabyalad kugu jirto, walee waanu ka fayow nahay. Qabiilka madaxwaynaha ma ihi geeleenuna ma wada daaqaan. Siyaasiyiin xun xun oo iiga dhow ayaa jira balse anuu ideology baa ku taageeray halka dad badan qabyaalad ku fogeysteen. Qof ka roon dalka haduu soo maray sida asaga loo jecelyahay baa hore loo jeclaan lahaa lkn nasiib daro geesiyo qarsoon mooyee waxa muuqdaa ee cabaadaya waa kuwii hore dalka u gubey

  • @Somali-One

    @Somali-One

    2 жыл бұрын

    @@saidjama4814 bro laan dheer iyo laan gaab wuxuu ahaadoba Farmajo qabiil waa ka wayn yahay waana hogaamiye quluubta shacabka somaliyeed degey ilahay ha u dheereeyo cimriga iyo deganaashaha vila Somalia

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Dagaalkii 1977 waxaa ku dhamaadey oo ahaa asakrtii iyo shacabkii ku dhintey reer Waqooyi 70% 20% somaligabeed 10% Somaliada kale waa qiyaasteyda

  • @axmedfaarax766

    @axmedfaarax766

    2 жыл бұрын

    Saaxiib taas uma maleenaayo

  • @trumpppl2024

    @trumpppl2024

    2 жыл бұрын

    Sax maahan taasi dib ug noqo somali IYO gaalo dagaalamayey

  • @adoontiialle3162

    @adoontiialle3162

    2 жыл бұрын

    Itobiya baa aad loo xasuuqay marka somalida loo fiiriyo waxaan cadeyn kuugu filan maxaabiistii laga qabtey intey tiro le’ekeyd

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Abdullahi Omar Ali, dadka woqooyi waxay ahaayeen, askar iyo shicibba, Cali baystayn! Looma ooyaha xabadda la iskaga dhigo. Rag baa helay oo isticmaalay

  • @axmedfaarax766

    @axmedfaarax766

    2 жыл бұрын

    @@Gob_gobonimo sidaas ma ahan Dadka dagaalka galay waxaa xitaa ku jirey shaanshi marka haka dhigin dagaal reer waqooy ama qolo gooni gashay

  • @user-pi2xt1ev2q
    @user-pi2xt1ev2q6 ай бұрын

    Siyaad barre daalin wayn aakhirkii duli nimo ayuu kudhintay bakhtigiisii in dalka lagu aaso janaral caydiid ayaa loo beryey

  • @alibaax5346
    @alibaax53462 жыл бұрын

    Nin maskax badan weeyi runtii Somali haday sidaa u wada fikiraso waxba ma xumaadeen

  • @husseinmalinahmed9202
    @husseinmalinahmed92022 жыл бұрын

    Mashallah xaqiiqa Ayu shegay

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman67312 жыл бұрын

    Marexan way jogen awowe

  • @Somaliland-First
    @Somaliland-First2 жыл бұрын

    Waayo arag hadaad maqasho waa ninkan oo kale👍

  • @guleedciise4497
    @guleedciise44972 жыл бұрын

    Dhafoor Qiiq waxay ka baxeen Gaalkacyo jidka waxay kusii jireen muddo bil ah

  • @aaminaxasan978
    @aaminaxasan9782 жыл бұрын

    Aakhiraa.war.jiraaa.almaxaa.xisaab.tasla

  • @bashirqasim7054
    @bashirqasim70546 ай бұрын

    Asc walaal waxaa kaa sugaynaa inaad ka hadasho Cadaalad u helida labadeeni gabdhood oo saan ugu Ooynay aduunka xataa lAyaabay Allah u navariistee Amina iyo Ikraan? Baabuur raacna kuma awoodo wariyahay iga raali noqo.

  • @ciiseileeye4989
    @ciiseileeye49892 жыл бұрын

    Masha Allh Waa kuwaan Dadkii Wargalka Ahaa,Allhu Akbar Dowladayadi Dad Xun Oo Xasad ah Oo Duli Ah baa naga Dumiyey 32 sano ka Dib wax La'haayo Ma'leh Wali Hirig hirig Dil Dhac Kufsi Boob Hunguri Muran Joogto ah Dulmi 4.5 la dhahaayo Oo Umad Dhan lagu Xaqiray Subxanallah Allaha Soo Hadeeyo Shanta Somaaliweyn,Meel Ay ka Jogaan Aduunka Dacaladiisa.

  • @rayanacookingchannel4756

    @rayanacookingchannel4756

    2 жыл бұрын

    Aamin aamin

  • @mukkarahmed3916

    @mukkarahmed3916

    2 жыл бұрын

    Dowlad taas lama dhihi karo dhiig miirato ayey aheed aan diirnax laheyn

  • @ciiseileeye4989

    @ciiseileeye4989

    2 жыл бұрын

    Mukker Axmed, kuwii ka danbeyey ka sheke sxb Casabada,intaan meel iska dhigno 32 maxa soo kordha?

  • @omarmohamed3292

    @omarmohamed3292

    Жыл бұрын

    Haday dowlad fiican aheyd sow adigaa maantaba caanaheeda maaleysid. Allahii Afweyne na dhaafiyey iyo raggii sutiga u qabtay ee qasbay in isaga oo qaxooti uu Nigeria ku dhinto ayaad mahad leh. Haddii aad arki weysaan in xukun xumadii kacaanku ay aheyd masiibo qaran, waxbaa idiin dhimman!

  • @ciiseileeye4989

    @ciiseileeye4989

    Жыл бұрын

    @@omarmohamed3292 kkkkk Maskiin.

  • @adanelmi
    @adanelmi2 жыл бұрын

    Ninkani haduu run sheegayayey Allah ha karameyo haduu been sheegayeyna Allah hakala xisabtamo

  • @maryamaibrahim5420

    @maryamaibrahim5420

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @siciidodahir5640

    @siciidodahir5640

    2 жыл бұрын

    Muxuu been ku falayaa waa run dad ka oo dhan way og yihiin dawladii soomaaliyeed sidaas u duntay

  • @TheAbdullahi305

    @TheAbdullahi305

    2 жыл бұрын

    Everyone know Majeerteen save Said barre. ITS NOT ARE SICRET

  • @adanelmi

    @adanelmi

    2 жыл бұрын

    @@TheAbdullahi305 waan ku salamaya xasanow waa runtaa in Morgan iyo jabhadii ssdf ay badbadisay intaa waan kuu qiraya lkn ninkan hadlaya ma taqaaana waxanu isu nahay miyad ogtahay badbadada siyad bare maan diidin lkn wax kale ayan diiday waan ku salamaya

  • @adanelmi

    @adanelmi

    2 жыл бұрын

    @@siciidodahir5640 aad ban ku salamaya Siciido anigu ninkan isku reer banu nahay wax run ahna wuu sheegay lkn waxan jeclanlahaa inad I weydiso waxan diiday ceebna maan odhan ee duco ayun ban sheegay

  • @aliseedi4247
    @aliseedi42472 жыл бұрын

    Taariiq waaye

  • @abdulkadirfarah6288
    @abdulkadirfarah62882 жыл бұрын

    Caadi ma ahan war kaas runtii

  • @fartunj4196
    @fartunj4196 Жыл бұрын

    WAA LOO DARSADAY AABE SIYAAD TUUG DALKA DIIRATO IYO AL SHABAAB BAA KA DANBEEYSAY

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled22422 жыл бұрын

    Qeybta 3aad Wareysiga Cabdullahi Maxamed Nur Soo Daay

  • @quran..a
    @quran..a2 жыл бұрын

    HADA MADAXTOOYADA SOMALIA CIIDAMO MARAYXAN MIYAA JOOGA VILLA SOMALIA AL AANA????

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan.Ай бұрын

    45 shilin Somali ayaa gurigeyga taalay ayuu yidhi ninkan, dad ka dowlada u shaqeeya qaarkood na 45 milyan baa u taalay. Waa xaq darada ay dowlada ku sheegii waday.

  • @omersulaman9959
    @omersulaman99592 жыл бұрын

    Saamaynta ugu wayn waa jabhadihi

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    snm iyo USC addoommadii Itoobiya ee burburiyay Somaliya

  • @upirashid
    @upirashid2 жыл бұрын

    14sano ayaan jiray waagas meeshuna waa Ceelwaq Kenya magaalo kutaalo xaduuda Kenya iyo Somalia. goor Subax ah 10am barqanimo magaalada waxaa soo galay afweyne oo wata ilaa 2gaari land cruiser ah haraad iyo darxumo darteed ruuxii arkaa wlhi oo bilaahi uu kanaxaaya. ciidamadi military-ga Kenya ee ilaalinayay xaduuda ayuu isku dhiibay hub kadhis ayaa lagu sameeyay kadib waxaa loo sii gudbiyay ilaa wajeer. Saacado yar kadib isla maalintaas duhurkii markay tahay waxaa xaduuda soo gaaray jabhadii USC iyo Caydiid askartii military-kenya way kala carareen. Caydiid iyo ciidankiisi waxay soo istaageen bartamaha magaalada iyo xafiisyada dowlad Kenya. indhahaygu waxay qabteen ninkii magaalada ka ahaa (District commissioner) waa nin madow ah oo dharbaaxsho indha lajaray waan yaraa mana fahmsaneen sida ay wax u socdaan lkn waxaan dadka kamaqlay inuu ahaa Abdi Qaybdiid ninkii DC-ga dharbaaxshada kudhuftay sidee ugu ogaalatay Siyaad Bare inuu halkaan kagudbo cml. Waxaan xasuusanahay abaaro iyo kuleel daran ayaa jiray waagaas. mucaawanadi dowlad Kenya ay soo gaarsiisay dadkii kunoolaa Elwak stoorada dowlada ayay kabuuxeen dadkuna way ka baahnaayeen, waxay USC kuqasbeen ninkii DC-ga ka ahaa magaalada inuu furo bakhaarad dadkii isu soo baxay magaalada raashiinkii kujiray baakharada ayay boobeen. daqiiqada koobaan magaaladi oo dhan waxay isku badeshay quf jawaan raashin ah iyo caag saliid ah la caraarayo 😂

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Taariikh cajiiba ayaad Haysaa! Hanoolaato la xiriir ha faafiyo warkaagee!

  • @mohammedabdi7061

    @mohammedabdi7061

    2 жыл бұрын

    Rashid Gelle Rag bililiqo doonayey ayaad noo sheegtay

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    @@mohammedabdi7061 Rag Afwayne baacsanaya ayay ahaayeen ilaa Kenya dhexdiida. Wuxuu noo sheegay inuu wax yar kaga fakaday. Bakhaaradana waxa loo furay dadka Soomaaliyeed ee abaartu iyo baahida qabay ee DC-ga Kenyaanku meesha uga xirtay. Laakiin adeerkaa aa la baacsanaayay oo adi dadka Soomaaliyeed kuuma muuqdaan. DC-ga waxa loo dhirbaaxay inuu Siyaad Barre oo baahi iyo daranyo la liita hore ka gudbiyey, inuu marti sooro ayay ahayd oo odayga yara nasiyo!!!!!!!!

  • @mohammedabdi7061

    @mohammedabdi7061

    2 жыл бұрын

    @@Gob_gobonimo Odayga dhintay haku sheegin Afwayne. Adigu adhiga ayaa u qali jirtay marku xoogga ahaa. Wallahay iyo Billahay aabahay dalkaba wax yar ayuu arkay inti kacaanku jiray, wuxuna oran jiray hadaan dalka tago in lay dilo waa ka baqaya oo kacan habeen uma shaqayn. Aniga wax yar .ayaan Somalia ku nooladay noloshayda. Dalkaygu inu hagaago oo qof walba sharaf iyo ciz ku noolado waan jeclaan lahaa. Bal ka warran hadaanu ku bixino futo wayne? Guess what waa ceeb, raalina ahow. Sidee qof dhintay sida Caydid, ama Mohammad Siad u caayi karnaa hadaan wax diina haysano. Labada oday Allah ha wada naxaristo labaduba aderaday ayey ahaayeen. Dhashaada ayey sugtaa dembiga kibir loo galo.. Cayda maxaad ka taqaanaa waxa diinteenu ka qabto? Allah wuu mamnuucay in lays caayo, si aan nacaybku ugu fidin bulshada dhexdeeda. وَلَا تَلْمِزُوا أَنْفُسَكُمْ وَلَا تَنَابَزُوا بِالْأَلْقَابِ بِئْسَ الِاسْمُ الْفُسُوقُ بَعْدَ الْإِيمَانِ..) ال حجرات 11 Naftina ha caayina ama ceebaynina, hana isugu yeedhinina magacyada xun ama qof magac faasiq ha ugu yeedhina ka dib marki islaamay. Qofka caytamaya wuxu JAAHIL ka yahay Midka uu caayaya inu yahay midka khair badan isaga xagga Eebbe. Macnaha midkan caytamaya ma aha mid u warhaya Qofka u caayayo inu yahay mid Eebbe uga dhow. (يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لا يَسْخَرْ قَوْمٌ مِّن قَوْمٍ عَسَى أَن يَكُونُوا خَيْرًا مِّنْهُمْ وَلا نِسَاء مِّن نِّسَاء عَسَى أَن يَكُنَّ خَيْرًا مِّنْهُنَّ..) الحجرات 11. Qofka mu'minka ahi wuxu dadka ugu yeedha MAGACYADA FIICAN oo khairku ku jiro. Ma taqaan micnaha aayadan karimka ah مَّا يَلْفِظُ مِن قَوْلٍ إِلَّا لَدَيْهِ رَقِيبٌ عَتِيدٌ

  • @ahmedabdi4842

    @ahmedabdi4842

    2 жыл бұрын

    @ Rashiid Gelle Ma adaa arkayey DC oo la dhirbaaxayo ?

  • @yonisali9841
    @yonisali98412 жыл бұрын

    Qaybtii 3 Nisa fadlan

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf70692 жыл бұрын

    Cajiib

  • @odeyhawiye.xaajiguners.9849
    @odeyhawiye.xaajiguners.98492 жыл бұрын

    Ayaanle guuleeyso walaallkeey nooloow 🖐💯❤💖

  • @mohamedyusuf9563
    @mohamedyusuf95632 жыл бұрын

    UNC sida ay umadda soomaaliyeed u gashay noga diyaari barnamijyo siyaad Barre iyo Farmajo wan ku daallaye haddii aad tahay weriye dhe-dhexaad ah.

  • @abdirisakali6746
    @abdirisakali67462 жыл бұрын

    Very true. Qabiil kursi ama xil qabtaa majiree shaqsi ayaa xilka qabta.

  • @ramla.abdi.5451

    @ramla.abdi.5451

    2 жыл бұрын

    Mashallaah

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Ka dibna, qabiilka difaaca

  • @ramla.abdi.5451

    @ramla.abdi.5451

    2 жыл бұрын

    Taas wa in ay dadkena bartan nin ba la dora nayaa marka la dorto dadkiisa waxey so istagayan boqortoyo ayan nahey umadii ayey dhibateyn ayan ninka siyasiga ah qabiil ma leh

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x9 күн бұрын

    𝕞𝕒𝕩𝕒𝕞𝕖𝕕 siyaad Barre Allah ha naxariisto.Baniadam ayuu aha shar iyo khayr ba waa sameeyey asaga gacmo maran buu ka tagay laakin mxaa hada lahyaa. Please look forward and stop destroying the country. Qabiil will not be the solution.

  • @omarmso1
    @omarmso14 ай бұрын

    Ilka Yar, Afweyne waa ka carareen oo Majeerteen yar yare Moorgan watay ba ka saaray miyaa?

  • @Sakayare10

    @Sakayare10

    4 ай бұрын

    mj yar yar waakuwe😂😂

  • @ahmedmire8838

    @ahmedmire8838

    Ай бұрын

    Ibrahimo miya yar yare ah doqonyhy

  • @mohamudhussein6103
    @mohamudhussein61032 жыл бұрын

    Dhibki aad ka taliseen aya faidoo yinkiisa maanta lacunayaa

  • @abshirsulub4927
    @abshirsulub492710 ай бұрын

    Anba waan ku jiraaye kujir oo macnaheegu yahay somaali ha isla dunto

  • @maxaa.qaldan.
    @maxaa.qaldan.Ай бұрын

    In la qabto oo la toogto sidii uu u toogtay culimadii iyo kuwii uu xaq darada u dilay ayay aheyd. Waa wax laga qoomameeyo inuu baxsaday.

  • @faarahmohamed8694
    @faarahmohamed86942 жыл бұрын

    Cajiib waa taarikh casharo badan xambaarsan.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke37972 жыл бұрын

    SIYAAD BARE GEEDKUU BEEERAY GURO MIDHIIHIISA WAA SOCOTAA 100 SANADOOD

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Жыл бұрын

    Siyaad Barre Afweyne Ayax tag eelna reeb. Somali oo aan hal qof siyaasad loo xirin ama loo dilin ayuu wadanka yimid, wuxuu haleenayay 21 sanno ayaa ilaa iyo hadda la xalin la yahay.

  • @ahmedmayow5830
    @ahmedmayow58302 жыл бұрын

    qeybta sedexaad soo dhaqso

  • @gedefletv6049
    @gedefletv604911 ай бұрын

    Soomaali waxaa halkaa dhigay wasiir manala siiyey

  • @allsomalis9467
    @allsomalis94672 жыл бұрын

    3 ismaa oraan Marixaan baa kacararaya hawiya xukuun kaa qadayaa majerteen baa kubadbadenyaa, "mohamed siyad baree".

  • @bazeera5520
    @bazeera55202 жыл бұрын

    Ninkan waa wax garad ayaanke adna mahasanid

  • @hafsaabdi6857
    @hafsaabdi68572 жыл бұрын

    ayanle masha allah alaha ku xifdiyo is ilaali alaha ku ilaaliye wareysigaga waa wax umada somaliyed uu dan ah

  • @lulaaabdobaset3797
    @lulaaabdobaset37972 жыл бұрын

    kkkk war udigagan dhqan xumad dhulkaa ljugtaa😁

  • @CLAAHI-fe9ly
    @CLAAHI-fe9ly2 жыл бұрын

    Asc H.N NIN walbo ninow kudaysada ninkaan farmaajo dhaqanki adeerkii ayoo wadaa adeerkisaa sheekh noqohaayo tan kale aawey Q3aad tuxanihii

  • @salfarahman4930
    @salfarahman49302 жыл бұрын

    Ayaanle awal waxaan kuuqabay inaa systemka nabad iyo nolal mucaaradka kutahay lkin #mr baad kasoo horjeedaa sida kamuuta waraysi yadaada iyo sida ay kudhisan yihiin

  • @gaadacoahmed2371
    @gaadacoahmed23712 жыл бұрын

    Xasan suudi waan aqaan dersinawaanahyd gurigii dagana madaxtooyadu kahor jeeday waa wadani aan waxaqaadan dowlad jacayl ah taariqda uu kasheekaynayo waa sax burburka waaxa keenay dagaalki 77

  • @trumpppl2024
    @trumpppl20242 жыл бұрын

    AYAANLE HUSSAIN abdi MAHADSANID sxb

  • @masuusow1093
    @masuusow10932 жыл бұрын

    Waxaas wax laga sheekeya ma ahandowladii mila teriga munaafuq bey aheet kuwa soo weerarey munaafiqiin bey ahaayeen burcad ah waayo? Lugmatashanin hdii milateriga laga saaro sideen wax u maamulnaa

  • @saloabdilaahi8050
    @saloabdilaahi80502 жыл бұрын

    Sheekada ninkan waxaan ka fahmey aniguna kumaan jirin dadkii uu jeclaa siyaad lkn anigu waan jeclaa uun anigoon waxba ka faideyn

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    snm iyo USC addoommadii Itoobiya ee burburiyay Somaliya

  • @hasannaaji383
    @hasannaaji3832 жыл бұрын

    Dictor dalku was laduma kaxaxabi maanta somalia wa sida bakhtiga

  • @sooomali9705
    @sooomali97052 жыл бұрын

    Odaygaan wuu wareersanyahay. Wargadac mareexaan mahan miya? Tan kale asaga ma askarta qof qof uu weeydiiyay qabiilkooda?

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar73302 жыл бұрын

    Maansh ALLAAH ayaanle aboowe keeb going ina-adeer shaqo fiican ayaad dadka soomaalida u haysaa waa kugu baraarujinaynaa halkaas ka wad farmaajo iyo guruubkiisa mafiyada waaye reer muqdisho waa kala gaabiyey ninkaan ALLAAH kuma soo celiyo meel daran ALLAAHA ka bixiyo 👏🏽👏🏽🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

  • @abdinuh7383

    @abdinuh7383

    2 жыл бұрын

    ۹۹۹2

  • @mcabdulqadir6264
    @mcabdulqadir62642 жыл бұрын

    Waa runtii wixii xamar kadagaalmayay majeerteen bay ahaateen waxaan sabab u ahaa aydoo aysan USC mabda somaliyeed ma wadin..laakiin majeerteen waxaan jabiayay Morgan oo ku xuray afweyne..wiuna ku guulaystay wuxuna istaahilaa bilad in lasiiyo

  • @foosaxmed1549
    @foosaxmed15492 жыл бұрын

    Sax waye siyàasiga warkiisa kursi nin doonayo yaan qabil loo dhibaateen

  • @mohamedabdalla6731
    @mohamedabdalla6731 Жыл бұрын

    Ilaahay ha dufeeyo siduu u dufeeyey mustaqbalkii waddanka

  • @aa.aftaag3272
    @aa.aftaag32722 жыл бұрын

    Odayga waraysigiisu xigmad badan ma leh

  • @Jibriil571
    @Jibriil5712 жыл бұрын

    Noolow Aeero Xasan suudi, in badan ismaynu arag, waxan filayaa Jabuuti baad joogtaa wali !!

  • @Gob_gobonimo

    @Gob_gobonimo

    2 жыл бұрын

    Ma Dhulbahantaa?

  • @bukharimohamed3828

    @bukharimohamed3828

    2 жыл бұрын

    @@Gob_gobonimo mayee waa siilkii hoyadaa

  • @liibanmumin6582

    @liibanmumin6582

    2 жыл бұрын

    @@bukharimohamed3828 waar ninka maxaad kucayday haduu Ninkan haybtiisa kuwaydiiyay Haybtu madanbibaa waa litacaarafuye

  • @bukharimohamed3828

    @bukharimohamed3828

    2 жыл бұрын

    @@liibanmumin6582 waa danbi maxaaba keenay meesha qabiil uraya

  • @Jibriil571

    @Jibriil571

    2 жыл бұрын

    @@Gob_gobonimo may habar yoonis

  • @alidamey2276
    @alidamey22762 жыл бұрын

    Saaxiib Waa Subiscaripe Gareeyay.

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse2 жыл бұрын

    Hawaba bixiyaane taladii ma ku raageen? iyagii ayaa xukunka ku heshiini waaye; hadana imaan la idoodi qabiil iyo laf isku laayey. Kii ugu badnaa oo villa Somalia ku raago Abdullahi yusuf buu ahaa asna xabad seey ugu wadeen ku go’ay. War nimanku nasiib darnayeena oo hadana talo xumayena. Jabhad Somali waa kuwa ugu liita aduunka; imaanka alla ka qaday

  • @mohamedyusuf9563

    @mohamedyusuf9563

    2 жыл бұрын

    Geeddi runtad shegtay inta waxay leyihiin oo carruuraha xifdisinayan siyad barre nin xun bu ahaa. La isma weydiyo iasgi dhimeye adigu maxad qabaty 21 sano oo mamul milateri ahaa dalku halku gadhey wa la ogyahay 30 sano oo ka danbeysy oo lawada talinayey maxa la qabty?

  • @atishh7332
    @atishh73322 жыл бұрын

    مشاءالله عليك 😍🥰👌👌👌

  • @AHH677
    @AHH6772 жыл бұрын

    Ma Ka saareen Mise way baxsanayeen iyaguna? Su'aashu waa taas Maxamed siyaad iyo dhafoor qiiq may Kala duwanayn marka xaaladdaas lagu jiray

  • @saidmame237
    @saidmame2372 жыл бұрын

    ayaanlow wariye khataraa tahay walahi bbc haday kusoo dalbato ku adkee marabno wariye niikinaya iyo idaacadaha kale hanoolaato baa nagu filay aoowe waa kuslaamay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Жыл бұрын

    10 Wadaad Uu Aayada Ilaah U Dilay, Ma Kula Tahay Inoo Sharaf Ku Joogaayo. Jawaabta Waa Maya Sharaf Xumo Uuku Baxay. Kibirka Waalagu Jabaa.

  • @nahawi1479

    @nahawi1479

    Жыл бұрын

    Waa laguugu sheekeeyey keliya inuu Culimo Dilay,Wixii laguu Sheegana lama Rumeysto ilaa Aad Baadhis Dheer Sameyso. Anigu,Waan joogay Maalinkaa, kooxdaasi Waxay Dadka ku odhan jireen in Gabadha Walaalkeed Salaada ka jebiyo. Waxaan kaloo Aamin sanahay Sababta Dalkii Hooyo u Degi waayey 33 Sano inay tahay Nabsigii Soomaalidu ka Gashay Siyaad barre.

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid1142 жыл бұрын

    Dowladii maxamed siyaad UNC majebine kahor baa lajebiyey ee taas ogoow.

  • @maryanigal3349
    @maryanigal33492 жыл бұрын

    Beenbadanaa odaygaan mawuusan dhimanayn waa lagu sue aali maalita yawmal qiyaamo dhafoorqiiq ayagaaba lagawaardiyeynaayey hadii lamucuraadayo masaasaa loo hadlaayaa

  • @mgulled7974

    @mgulled7974

    2 жыл бұрын

    Mareexaan ka weydi iyaga naftigpoda kusbeegaaya in afweyne ey dhafoorqiiq kasoo saareen villa somalia, waa taariikh jirta aan la dabooli karin, inta hogaankaaga kacarato hadana muran haku darin

  • @ProudAfrican

    @ProudAfrican

    2 жыл бұрын

    @@mgulled7974 War heedhe waa aad dili laheydeen hadii aad meel kuheli lahayd, sidaan kuugu aminaa Ina siyaad bare.Xitaa Kismaayo dhexdeeda looma gali karin meesha uu deganaa.

  • @Easy_way1
    @Easy_way1 Жыл бұрын

    Mj wa fulay Dambi qofkii yiraahdo Kab halagu dilo, MJ meshay galan Ragba galay

  • @Darwiish391

    @Darwiish391

    4 ай бұрын

    Mj taako dhul ah lagama haysto adeer dhulbahatte mareexaan iyo dhamaan daaroodka kale dhulkooda waa laqabsaday

  • @Darwiish391

    @Darwiish391

    4 ай бұрын

    Mj taako dhul ah lagama haysto adeer dhulbahatte mareexaan iyo dhamaan daaroodka kale dhulkooda waa laqabsaday

  • @yusufuk9925
    @yusufuk99252 жыл бұрын

    alla yaa raxma aape siyaad

  • @ducaalemire4132
    @ducaalemire41325 ай бұрын

    Gen GAANI ayuu ahaa ee Morgan ma ahayn. Dhafoor qiiqna aagaas ma joogin. Habeenkaas wan joogay, ciidankii xiligaas Madaxdooyada jooga waxay ahaayeen Mareexaan soocan.

  • @ahmedabdirizak4355

    @ahmedabdirizak4355

    12 күн бұрын

    Markay dawlada dhacaysay Gani woqooyo buu jogay tariikhda way qorantahay

  • @Mohamed-kb8hz
    @Mohamed-kb8hz Жыл бұрын

    Dhafoorqiiq 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @athmadeyjogow1068
    @athmadeyjogow10682 жыл бұрын

    MITUN

Келесі