No video

Xasan Sh Maxamuud - Walaaca doorasho dambe oo dalka ka dhacda

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 848

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE2 жыл бұрын

    thumbnail-ka ayaa aad iisoo jiitay.. Madaxweyne Xasan Dalka meel Fog buu ka keenay, Taasna Soomaali & Caalamkaba Way U Qireen.. Xasan Baa Dhib Soo Maray Wadda Dheerna Soo Marey Meel Ku Gaar Ku Dhaafnoo Xasan Baa Dhameystiri DhabQiyaal Ha Naga Dumin!!

  • @abwaansugun

    @abwaansugun

    2 жыл бұрын

    Madaxwayne xasan sheekh ayaanle cabdi askari waan idinsalaamay

  • @nimoaliaboubakar5341

    @nimoaliaboubakar5341

    2 жыл бұрын

    Waaaaaw Abdi askari nin sare wn ku salaamay

  • @yaxyebashiir1692

    @yaxyebashiir1692

    2 жыл бұрын

    Good

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    Wa inti wax garata o kaliya an qabil aqon ilah mahane raga gushisa u ogol una qiraya guleyso mudane madaxweyne sharaf aya ledahay

  • @ubahhassan2899
    @ubahhassan28992 жыл бұрын

    Qalbi wanaaggaada ilaahey ha kuu qaado

  • @mohamuudsaacid2931
    @mohamuudsaacid29312 жыл бұрын

    Xabiibul malaayiin, xurmadle xassan sh maxamuud waa lagu tabay.

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril58992 жыл бұрын

    Hassan sheekh alle ha Ku barakeeyo cimriga iyo cafimaadka waa nin fican hasan sheekh, Cabdiraxmaan cabdishakuur iyo sheekh shariif

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    2 sano kadib kaaainu wadan casan sheekh wuu khiyaamay Soomaali

  • @dalaisacgibril5899

    @dalaisacgibril5899

    2 ай бұрын

    @@Jaalejaale12 Hassan sheekh barigii hore waan tageersanaa laakin hadda waan nacay waayo Wixii u sheegay been bay aheyd somali heshiis ah, Puntland waa diiday inuu la fadheysto inkastoo Deni nin xun yahay, Somaliya waa u dhamaatay, Farmaajo oo shacabku jeclaa markuu xukunka yimid halkii u dalkiisa u shaqeyn lahaa wuxu awoodiisi ku wareejiyay niman argagixiso ah oo Fahad yaasiin ugu horeeyo dabadeedna Farmaajo wuxuu ka dhuuntay umadii jecleyd, anigu Hassan sheekh waxaan ku taagera waa nin aan jecleyn inuu mucaaridka dilo laakin Farmaajo wuxuu ahaa nin cuqdadaysan oo aaminsan in xukunka xoog lagu joogo oo la dilo cidi ka fikir duwan, Hassan sheekh waa tuug laakin nafta dadka halis kuma aha sidii Farmaajo

  • @yaxyebashiir1692
    @yaxyebashiir16922 жыл бұрын

    Madaxweynhii somaliya ugu dulqaadkabana ee soomaray xasan shiiq maxamuud.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @bahalnimo1381
    @bahalnimo13812 жыл бұрын

    Hassan sh Mohamud the best somali president to ever exist be back marlabaad aabo Hadsan 🥺❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abduladansharif9548

    @abduladansharif9548

    2 жыл бұрын

    He was the most corrupted leader that Somalia has ever seen. The who sold young Somali ladies to the Arabs for money! Better Somalia never comes back as a nation, instead of him being a leader again!

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    2 sano kadib kaaainu wadan casan sheekh wuu khiyaamay Soomaali

  • @halimaisse2163
    @halimaisse21632 жыл бұрын

    Ilaaheey hanoosoo celiyo mudane madaxweyne Hassan shiikh mohamud really waa loo darsadey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️

  • @abdifatahali428

    @abdifatahali428

    2 жыл бұрын

    Bisinka Shargudban shydaan xijaaban Xassan waad ogtahay in aan lagu dooransyn - you are history Naga qalay Turki iyo meel daran aad

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder2 жыл бұрын

    Waraysi sare su’aalo sare jawaabo sare

  • @abdirashidw.....1531
    @abdirashidw.....15312 жыл бұрын

    Masha allah ninkaan aad ayuu u wanaagsanyahay, xataa doorashadi hore ayadoon guul iyo guuldaro gaarin ayuu isaga tagay. Qoslaaye mar kale aan doorano. Runti waa nin qalbi fiican.

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi22542 жыл бұрын

    Professor xasan shiikh maxamud noo soo noqo adoo nabad ah inshaa alaah nin cilme iyo diin iyo asluub leh viva madaxweyne

  • @saybahmed1504
    @saybahmed15042 жыл бұрын

    Professor Xassan Sheekh Maxamuud waa aabaha democratiyada somaliyeed president guuleyso 🥰🥰👍👍❤️💓❤️👍🇸🇴💯

  • @kadijaali3597
    @kadijaali35972 жыл бұрын

    Madaxwayne xasan sheekh Maxamuud waa halyeey Soomaaliyeed Allaaha noo xafido aamiin 💞💕💕💕💘💘💘💘👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedabdullahi2396
    @mohamedabdullahi23962 жыл бұрын

    Thanks mr ayaanle , ii noolow much appreciated ,

  • @faadumoqaboowe204
    @faadumoqaboowe2042 жыл бұрын

    Ayanle wa mahad santahay hadad waresanesid aabihii ugu wanag sanaa guul iyo goba nimo mudane xasan

  • @somalitiktok2207

    @somalitiktok2207

    2 жыл бұрын

    Kan ayaa No noqday madax waa ayan daro beenaale waye inta ku xirane saan aaminsanahay waa dad in dha beela runti waa hantida Aad umada kadhacday waa ino balan in maxkamad mustaqbalka

  • @aweesdanbiil8623

    @aweesdanbiil8623

    2 жыл бұрын

    @@somalitiktok2207 KUFAAR AFWEYNE CUNAGIISA XAWASHI FARMAJEDO ABII AHMED XASKIISA UU DHAMAA OO MUWADIN SOMALI AMXAARO U DHIBAAY ABDIKARIIN QALBI DHAGAX OO KU DHAHAAYO JABUUTI AND TURKEY WA CADOW GENA ITOPIA AND ERITREA WA WALAALO 😭😭😭😭

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    @@somalitiktok2207 waxba haku marsiyon ninkan ceb malahn jahil qabiliste adiga o kale uma bahna somalida kale aya arkan e adiga xasidnimo iyo wax yar o dacayad micno u yeleysa manta ilah no doray hhhhhh

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    @@somalitiktok2207 Wax ma garato an fahan fog lahen aya tagero xarmajo iyo kuwa lacagta xaranta lagu bilo wa tugada ugu wen hantidi qaranka ku ciyaray si fan cila ah logu bunbuniyo iyo wadanimo an waxba ka jirin lkn ilah aya naga waday o wu fashilmay xasan kobki ka qaday rikor cusub hhhhhDhadhan waye farmajo duli ah adna jahil aya tahy wxba ogen e mw sharafta leh afkaga xarka ka lexi xaranti xarmajo kgu bili jiray wey dhamatay 5 sano dib no dhigay orod so fahan sababta mar labad lo dortay FarmaJo laga yaban yahay sidan u rabnay iyo sidu noqday iyo benta iyo wax u qabtay anay jirin dib ina u dhacnay o inti yared e xasan qar hos uga dhacay Xaax ya daremi karo he dadki wax ma garato iyo aqon la an iyo xasidnimo isku darsaden gulaha iyo wax qabadkadi badbadinta somaliya iyo somalidaba e so bilabtay u halgankeda 1992 Ka naxo nafta wa Barlamanka tarinka ayey saran yihin yu ka tagin ma buxsamaye

  • @abdilahicabi

    @abdilahicabi

    Жыл бұрын

    @@somalitiktok2207 ugu yaraan xalaal kumaad dhalan adigu ban filaa

  • @fadminaabdi3163
    @fadminaabdi3163 Жыл бұрын

    Hogaamiye daacada aa dal hogaamin karo waana madaxweye xasan shiiq jir oo joog Illaahay ha ku xafido Aamiin

  • @saafiali3454
    @saafiali34542 жыл бұрын

    Ilahow nooso celi xasan sheekh wa sharaftiyo qof ah 😍👍💐

  • @raghedanan3959
    @raghedanan39592 жыл бұрын

    Hassan Shiekh waa runtii No More Dictator !

  • @khaalidaadan3779
    @khaalidaadan37792 жыл бұрын

    Wuxu bedalay quluubta shacab badan hada waxan kunolay hargeisa wlhi qalbigayga samayn ayey ku yeelatay hadalka madaxwayne xasan sheekh maxamud

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    Walal khaladki lga galay ilah aya so dahiriyay manta wa madaxwene ilah nagu abal mariyay m.a

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay91942 жыл бұрын

    Abti habbi🥰❤mdxweyne xasan sheikh

  • @raghedanan3959
    @raghedanan39592 жыл бұрын

    Mudane Madaxweyne Hassan Shiekh waxaan Kaaga Mahadcelinaynaa Waqtigii aad soo Maamushay Soomaaliya iyo sidii Wanaagsanayd aad Xilka ku wareegisay. Thank you Hanoolaato waraysiga Hassan Shiekh aad inoo soo gudbiseen.

  • @ahmedabdirahman1121
    @ahmedabdirahman11212 жыл бұрын

    Nin wax badan og madaxweyn dulqaad badan

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    ilaay ka cabso niyo ixtiraam umada soomaliyeed , waad qaldantahay

  • @Light-q3r
    @Light-q3r2 жыл бұрын

    This is the next president of Somalia he is the best honest man

  • @MIAden
    @MIAden Жыл бұрын

    Africa needs leaders who believe in democracy,I believe you are a real heroe. I like your vision and how you are expressing your ideas. GOD bless you president Hassan

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey2 жыл бұрын

    Aabaha democracy ga somalia His excellence Hassan Shiekh Nabadoon u dhimanasyo badbaadinta qaranka

  • @maxamedafyare132
    @maxamedafyare1322 жыл бұрын

    Mashaa allah madaxweyne loobahan yahay ayaa tahay mowqiskiisuna cadyahay

  • @marryangaal3516
    @marryangaal35162 жыл бұрын

    The king of Africa President Hassan Sheikh Nooloow weligaa Hogaami Siyaasada wadanka Dowlad Nimo kaama Danbeynin sonoqo Adigoo Nabada president Hassan Sheikh Guuuuuuuuuuuuuuuuul 💯🇸🇴⭐️🏆🥰🙏❤️😍👍💕

  • @hoyolester161
    @hoyolester1612 жыл бұрын

    You are a hero insha Allah you will back up again thank you stay with us thank you

  • @AhmethANJ

    @AhmethANJ

    2 жыл бұрын

    HassaN Sheikh Is Back 😂✊🏾🥰

  • @hassanqorane473
    @hassanqorane4732 жыл бұрын

    Madaxweyne waxgarad ah ee soomaaliya soo marey waa madaxweyne hassan sheekh mahamud nooloow

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk7532 жыл бұрын

    wa madaxda kii oga fiicnaa Prof Hassan shiikh mahamud soonoqo marlabaad 💯💯💯💯💯👍👍👍👍👍👍👍

  • @rooraayecalimurjaan377
    @rooraayecalimurjaan377 Жыл бұрын

    Madaxweyne Xasan Shiikh hambalyo: dhaqankaan teer iyo 1969ki ma arag. In shaa Allaah billow barako e guul qaran!

  • @fnw8688
    @fnw86882 жыл бұрын

    Ayaanle iyo Hanoolaato Ada aya uu mahadsan tahiin

  • @faizamohamed4289
    @faizamohamed42892 жыл бұрын

    Asc. Madaxweyne hore Hassan sheikh maxamuud. Guuul guuul

  • @yussufahmed2984
    @yussufahmed29842 жыл бұрын

    Maansha allah sheikh xasan iyo ayaanle Ramadan mubarak 🌙 Xaqiiqdii Xasan way Garan waayeen Baarlamaankii xiligaas Balse maanta ayey Hayaan khadhaadhka uu wadanku ku jiro

  • @naimalove7368
    @naimalove73682 жыл бұрын

    Gobanimo l like'it wlhi ragedi waye hassan sheekh mahamud alliw markale abiw ku sii xilka🇸🇴❤🙏🤍✌💫

  • @falxadindho5030
    @falxadindho50302 жыл бұрын

    Allah ku xifdiyo mudane madaxweyne xasan sheeq maxamud

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul82972 жыл бұрын

    Ilaahay ha kaa badbaadiyo sharka farmajo iyo fahad yasin

  • @abdikadirhaji6852

    @abdikadirhaji6852

    2 жыл бұрын

    ka xishoo adiga madaxweynaha dalka hada joogo anagaba uma gafeyno ex hasan sheikh

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    adigoo cadaalada samenynaya kawran maanta xaalada dalka ? horumar miyaa la sameeyey mise dib u dhac 2 sano kadib

  • @kingcobra482
    @kingcobra4822 жыл бұрын

    Thank you president hassan sh.. Mahamud, you was the best president I witnessed by my life time, and Somali people are witness for your era of your presidency, they are so grateful for you and remember you mr president, thank you again president, you are in history of somalia 🇸🇴 🙏❤️

  • @abdikarimtiifow4405

    @abdikarimtiifow4405

    2 жыл бұрын

    Great precedent Somalia 🇸🇴 thanks

  • @diinaarixasan5423

    @diinaarixasan5423

    2 жыл бұрын

    i think you were some one his staff those stole somali national property

  • @12Hydrocarbon

    @12Hydrocarbon

    2 жыл бұрын

    You were*

  • @cqaniahmed4831

    @cqaniahmed4831

    2 жыл бұрын

    soomaliga qor taasaa luuqadaa English garan maysid taadiina maad qorrin

  • @diinaarixasan5423

    @diinaarixasan5423

    2 жыл бұрын

    @@cqaniahmed4831 kuwii wax laboobi jiray bd kamid tahaan fili oo dadka ulaynjiray

  • @engmohamedyusuf9222
    @engmohamedyusuf92222 жыл бұрын

    Waa runtiis magaladan aan joogno waa wada cabsi shabaab kama baqno ee waxaan ka baqnaa dowlada wlhi maba hadli karno xasan sheikh maxamuud waan khaldamay runtii fahamkeyga oo yaraa owgiis 2016

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan10592 жыл бұрын

    thanks MD weeyne xasan 2 allaha ku xafido

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.30632 жыл бұрын

    Ayaanle Xuseen Cabdi Guuleeyso nooloow walaallkeey horey usoco 🖐💯🙏💖❤💖❤

  • @taheerhussain3897
    @taheerhussain38972 жыл бұрын

    Masha alaah waa mas'uul isku kalsoon ilaahow mar labaad noo soo celi

  • @canababdikadir7932
    @canababdikadir79322 жыл бұрын

    Waxaan hay gabadha soomaaliyeed oo taageeraa mudane madaxweeyne xasan shiikh maxamuud waxaan kutaageero waxaa kamid ah arimahii badda Marka mudane madaxweeyne Ii nooloow

  • @sahalhuseen1112
    @sahalhuseen11122 жыл бұрын

    Wax fikira kamaan haysan xasan sheikh alxamdulilaa waa msdsxeayne masuula waana ka soomaliya u baahan tahay insha alaah waxsn rajaynayaa inuu presiden xadsn sheikh uu soo noqon doono

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    maanta mala socotaa tareenkii ?

  • @saciidaweys3958
    @saciidaweys39582 жыл бұрын

    maansha allah welcome back madaxweyne hassan

  • @MsLajecel
    @MsLajecel2 жыл бұрын

    Maasha Allaah. He’s the epitome of a democratic leader. I pray he wins the next presidency.

  • @abumo3leam472

    @abumo3leam472

    2 жыл бұрын

    I pray your prayer is not accepted..

  • @HOmar-gq2mv

    @HOmar-gq2mv

    2 жыл бұрын

    @@abumo3leam472 kkkkkkk Amiin.

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    @@abumo3leam472 ilah ka cabso Manta ilah no doray kwrn

  • @Osman-wb4gm
    @Osman-wb4gm2 жыл бұрын

    An excellent interview. I hope he gets another chance to lead the country.

  • @abdiwalimohamud1270

    @abdiwalimohamud1270

    2 жыл бұрын

    True.

  • @JJ-is2we

    @JJ-is2we

    2 жыл бұрын

    Hell no he is a criminal and thief!!

  • @abdirishiidmohaa31

    @abdirishiidmohaa31

    2 жыл бұрын

    Khaa'inka ilaahay nuguma soo celiyo

  • @marryangaal3516

    @marryangaal3516

    2 жыл бұрын

    Our Best Ever be a President in Somalia Professor Hassan Sheikh Guuuuuuuuuuuuuuuuul weligaa Hogaami Siyaasada wadanka Dowlad Nimo kaama Danbeynin sonoqo Adigoo Nabada president Hassan Sheikh Nooloow weligaa 💯🇸🇴⭐️🏆🥰❤️🙏😍💕👍

  • @MrZacharia92

    @MrZacharia92

    2 жыл бұрын

    Thanks home

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.30632 жыл бұрын

    Ilka yar danbe faqash danbe Waa ugu dhamaatey Dee👇

  • @BilaalIbrahimShMahamud
    @BilaalIbrahimShMahamud2 жыл бұрын

    RUNTA MARKI LAGA HADLO MADAXWEYNE WALBA WAX WU LE YAHY IO WAX YABA QALDAN LKN NIN KA RAGA WA KAN Umada somaliyeed 🇸🇴 utura Oo dalka An dagaal galin Hasan sheekh mahamud Somalia 🇸🇴 kuxusi donta I.a ❤ 😍 💖 ❣ 💕 QABIL KUDHAC ADEY KU DHIBEYSA 👍

  • @adamosman4185
    @adamosman41852 жыл бұрын

    Masha allaah, waa masuul qiimo leh allaah noo xafido dadkeena wanaagsan ee culimo & madax ah.

  • @umumohammed6310
    @umumohammed63102 жыл бұрын

    Gob gob dhashay gaajo kumasookorin yaa naga horwado farmaajo aloow naga horwad masiibaga

  • @abdikadirhaji6852

    @abdikadirhaji6852

    2 жыл бұрын

    sister ka xishoo madaxweynaha umadda somaliyed ee hada joogo anagaba uma gafeyno hasan sheikha aad adiga wadatid madama madaxweyne hore usoo noqday

  • @UmmuJabril

    @UmmuJabril

    2 жыл бұрын

    Gaajo kuma soo koriin kulahaa tuug MAA gaajoodo waxoo na Ku soo koray NOLOOL sharafle oo Siyad barre Ka danbeeyay illahey Ka sokko daalimad yahay xaqqa u Hadleyn teeda kale askarta weydi waayo ayaaga Ku sheegaya madaxtinimada waxee yahay

  • @AM-mh9wi
    @AM-mh9wi2 жыл бұрын

    Wa kan madaxweyne sharaf leh. Aqyaar ah intelligent somali isku wadi karo. Waxan rajeyna in aan dib u helno madaxweyne Xasan sheikh.

  • @saciidmohamed4946
    @saciidmohamed49462 жыл бұрын

    Xasan sheekh, waa nooca hogaamiye aay soomaaliya u baahantahay.

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    cadaalad sameey maanta fikirkaaga isii ?

  • @alimaanehassan3823
    @alimaanehassan38232 жыл бұрын

    Maasha Allah waa madaxweeynihii ugu dambeeyay ee si doorasho ah ugategay dalka Allah ayaamahadle

  • @cabdirizaqhiraabe2046
    @cabdirizaqhiraabe20462 жыл бұрын

    Masha-Allah waxaad tahay codkar Allaha ku xafido

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid28702 жыл бұрын

    Dhaba ahaan waa hogaamiye dhaba ah alle ha ku xifdiyo madxweeyen xasan sheekh maxmuud hogaamiyaha tomorrow I can't wait to see you

  • @abdulllahi6161
    @abdulllahi61612 жыл бұрын

    Madaxweyne dulqaad badan dadkiisa mucaarad iyo muxaafad isku wadi karo.guuleyso mudane insha allah umada soomaaliyeed alle xaqa ha tuso siiba kuwa la marin ha baabiye

  • @alshaminabeel3511

    @alshaminabeel3511

    2 жыл бұрын

    Markale yaa aaminaayo... Midakale madaxweenaha qaranka kartoonka kabixi ee Hassan gali taasa run ah inaanka hadalno. Ramdankarim

  • @axmed9577

    @axmed9577

    2 жыл бұрын

    @@alshaminabeel3511 indhahaaga ku arag doorashadan wuu soo laabanaa

  • @naimahussein3911

    @naimahussein3911

    2 жыл бұрын

    @@axmed9577 Insha Allah haduu qeyr noo yhy Allah nosoo celiyo 🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    @@alshaminabeel3511 @Freeman99 Wax ma garato an fahan fog lahen aya tagero xarmajo iyo kuwa lacagta xaranta lagu bilo wa tugada ugu wen hantidi qaranka ku ciyaray si fan cila ah logu bunbuniyo iyo wadanimo an waxba ka jirin lkn ilah aya naga waday o wu fashilmay xasan kobki ka qaday rikor cusub hhhhhDhadhan waye farmajo duli ah adna jahil aya tahy wxba ogen e mw sharafta leh afkaga xarka ka lexi xaranti xarmajo kgu bili jiray wey dhamatay 5 sano dib no dhigay orod so fahan sababta mar labad lo dortay FarmaJo laga yaban yahay sidan u rabnay iyo sidu noqday iyo benta iyo wax u qabtay anay jirin dib ina u dhacnay o inti yared e xasan qar hos uga dhacay Xaax ya daremi karo he dadki wax ma garato iyo aqon la an iyo xasidnimo isku darsaden gulaha iyo wax qabadkadi badbadinta somaliya iyo somalidaba e so bilabtay u halgankeda 1992 Ka naxo nafta wa Barlamanka tarinka ayey saran yihin yu ka tagin ma buxsamaye

  • @mohamedisakahmed2620
    @mohamedisakahmed26202 жыл бұрын

    Madaxwene xasanow ilahay somali hakuu sooceliyo si aad 2 qabyo u dhamaystirto wexii farmajo haleeyey waa kusugee in aad hagaajiso tii hore ee ku dhimaneed waa in aad qabyo tirtaaa

  • @abdulsiad8923
    @abdulsiad89232 жыл бұрын

    Masha Allah madaxweyne xassan shiekh maxamud nolow

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow44052 жыл бұрын

    Madaxweyne xasan shiikh guul gobonimo waa laguu darsaday Somalia 🇸🇴 guul inshallah

  • @abdulkadirainab8098
    @abdulkadirainab80982 жыл бұрын

    Cawa waw guuleystay mudane xasan Sheikh 15:may:2022 guul habeen tarikhi ah farmaajana laga takhalusay alla mahadle

  • @lulali6059
    @lulali60592 жыл бұрын

    It’s very good interview , waa u xiisney hadalkiisa daacadnimada ku dheehan. Waa madaxwyne sharaf leh oo dulqaad badan asigookale Allah inoo badiyo Aamiin oo inoo dhoowr Aamiin yaa rabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼, somali hanoolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍 mudane madaxwyne xasan shiikh Allah inoo soo celiyo oo u sahal in uu qabyadiisa dhameeys tiro we need the country need this kind heart soft leadership who knows the need of the country that just getting up its own feet. Comb back again with open hand mudane madaxwyne xasan shiikh inshaaAllah

  • @sammie1163

    @sammie1163

    2 жыл бұрын

    Waa mooryaan qabyaalad futada ka gashey, waa laga raystey xasan sheekh waxuu baabiyey dad iyo xoolaba waad dhacdey. Yahuu xasan

  • @lulali6059

    @lulali6059

    2 жыл бұрын

    @@sammie1163 mooryan kursi isku dhajis yaahuu farmaajo dhoohane 🤣🤣🤣

  • @akabdi9732
    @akabdi97322 жыл бұрын

    Soomaliyay hadaad dooneysaan madaxweyne dulqaad Kartina u dheertahay waa xassan sheekh

  • @kahinshukri8197
    @kahinshukri81972 жыл бұрын

    Wlh madaxweyne xassan sheikh allah haku dhowro cod kar baa tahay runtii adiga iyo farmaajo waxaad kala tahiin meel buuxdo iyo meel eber ah

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli2 жыл бұрын

    Maanta aniga ugu horeeya miyaa??? Xasan Sheekh Mudane soo dhawow Ayaanle mahadsanid

  • @abukardicey6991
    @abukardicey69912 жыл бұрын

    MASHA ALAH VIVA HASAN SHEIKH MOHAMUD

  • @husseinhirsi1339

    @husseinhirsi1339

    2 жыл бұрын

    HANOOLAATO WAA MUCAARAD

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    @@husseinhirsi1339 @Freeman99 Wax ma garato an fahan fog lahen aya tagero xarmajo iyo kuwa lacagta xaranta lagu bilo wa tugada ugu wen hantidi qaranka ku ciyaray si fan cila ah logu bunbuniyo iyo wadanimo an waxba ka jirin lkn ilah aya naga waday o wu fashilmay xasan kobki ka qaday rikor cusub hhhhhDhadhan waye farmajo duli ah adna jahil aya tahy wxba ogen e mw sharafta leh afkaga xarka ka lexi xaranti xarmajo kgu bili jiray wey dhamatay 5 sano dib no dhigay orod so fahan sababta mar labad lo dortay FarmaJo laga yaban yahay sidan u rabnay iyo sidu noqday iyo benta iyo wax u qabtay anay jirin dib ina u dhacnay o inti yared e xasan qar hos uga dhacay Xaax ya daremi karo he dadki wax ma garato iyo aqon la an iyo xasidnimo isku darsaden gulaha iyo wax qabadkadi badbadinta somaliya iyo somalidaba e so bilabtay u halgankeda 1992 Ka naxo nafta wa Barlamanka tarinka ayey saran yihin yu ka tagin ma buxsamaye

  • @canababdikadir7932
    @canababdikadir79322 жыл бұрын

    Xasan shiikh maxamuud xilka ka sifiican Buu xika u wareejiyey waandawanaayey habeenkii xilwareejintiisii dib markaan ufiirsho wallee waa gob gonna maliicdo walaahay isku heeeybna ma nihin oo soomaali bas ah lkn qofka libintiisa waa laqiraa

  • @luul5654
    @luul56542 жыл бұрын

    Asc hassan sheikh masha Allah

  • @adifakhalaf1699
    @adifakhalaf16992 жыл бұрын

    Guulayso mundane Hassan wareejintadi wanagsanayd taariikhda ku xusi doonto

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh96832 жыл бұрын

    "Maxakamada inaan tagno permission ugama qaadaneyn kenya". Mashallah intaasa i qancisay. Wadani dhe madaxweyne xasan sheekh

  • @maaweel1
    @maaweel12 жыл бұрын

    Mansha Allah Hanoolaato ayaanle. Thanks. That’s why wes we choose your program,

  • @Garigoan
    @Garigoan2 жыл бұрын

    Thank you Ayaanle for this excellent Interview! Compared to the incumbent one, we really miss former President Hassan Sheikh Mohamoud! What a difference!!

  • @abdullahiwarsame2314
    @abdullahiwarsame23142 жыл бұрын

    Xassan shiiq aabaha Dimuqraadiyadda.

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw2 жыл бұрын

    Qalad weyn oo laga galay.dawladnimada ayey Aheyd in laga Diido Mdxweyne xasan sheekh 2017.kii qabyadiisa inuu noo dhamaystiro.in sha Allaah Mar kale soo Noqo. Abshir bacadle. AUN wuxuu Yiri markuu Arkey wixii dalka ka dhacay. duqii dacayda weynaa doona ducana ugu dara. Waad na dilateeene

  • @husseinadar5177
    @husseinadar51772 жыл бұрын

    Mudane Madaxweyne Soo Laabo Mar Labaad Dadka Iyo Dalkaba Adi Ayay Kuu Baahanyihiin. Wareysigaan Waa Kii Lawada Sugaayay, Waxaana Filayaa In Dad Badan Oo Ugefi Jiray Madaxweynaha In Ay Raali Gelin Kabixi Doonaan. INSHA ALLAH. 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @mohamedhajiisseilaak138
    @mohamedhajiisseilaak1382 жыл бұрын

    MW xasan shiikh Naga raali ahaw Nin waalan ba noo dhuntay wadartana ahayd

  • @ayaanali8203
    @ayaanali82032 жыл бұрын

    baba xasan xilka madaxweyne ayan ilaahey kaaga baryayaa inuu kuu dhiibo kuguna asturo ayadoo ay soon tahay in ilaahey aqbalo ayan rajeynayaa

  • @anisoabdi9854
    @anisoabdi98542 жыл бұрын

    Nin rag ah

  • @ahmedkafi360
    @ahmedkafi3602 жыл бұрын

    our president

  • @abdullahishhussein9759
    @abdullahishhussein97592 жыл бұрын

    Allha xifdiyo madaxweyne HSM waa dheyman waa aaabaha dowladnimada somalia waxey rajeynayaa Inuu markale na hogaamiyo

  • @nurahusein8253
    @nurahusein82532 жыл бұрын

    Masha alaah ilah ha xafido mw xasan sheekh maxamuud abihi xoriyada iyo dowladnimada

  • @geellaqchannel8252

    @geellaqchannel8252

    2 жыл бұрын

    S'habille dhexe ,gulmudug madaxweyne weey leeyihiin hirshabelle waxeey leedahay Cadalle , galmudug waxeey leedahay hobyo laakiin waxeey Marka ,iyo Barawe.

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan10592 жыл бұрын

    MD weeyne xasan shiikh allaha ku xafido

  • @Hubsiimo
    @Hubsiimo2 жыл бұрын

    Maasha Allah Mudane Madaxweyne mahadsanid, meeshaan waxaa nooga muuqata in Madaxdii Dal'ka soo hugaamisay Mar labaad la tijaabiyo guuleyso insha allah.

  • @liibanfarah5982
    @liibanfarah59822 жыл бұрын

    Maa shaa allah madaxwayne mar labaad soo noqo, waa lagu tabay,

  • @tg9079
    @tg90792 жыл бұрын

    HSM madexweyne la tabay❤️

  • @vp-fv1eo
    @vp-fv1eo2 жыл бұрын

    Hassan Sheikh is a wise level headed leader! Xaarmaajo could never!

  • @garasfilmsvlogs2136
    @garasfilmsvlogs21362 жыл бұрын

    Allaah haku xafido MadaxWeyne ❤️❤️

  • @xidocali4948
    @xidocali49482 жыл бұрын

    Mash allah good interview

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Ramadan mubarak wan salamaya Mudanay hassan shee Ayaanle iyo Tv gaba 👍❤

  • @dahirabdullahi9041
    @dahirabdullahi90412 жыл бұрын

    Wlhi madaxweyne xassan waa qof ku dayasho mudan Somalida wuxuu ugu dhigan yahay Mandela South Africa sida uu u yahay anagana xassan sheikh ayaan leenahay somali haddaa nahay

  • @somalitiktok2207

    @somalitiktok2207

    2 жыл бұрын

    Nin qabiil waye ma Ah nin ma qaam madaxweyne leh beeeentada horay ayan ubaranay hhh no more

  • @axmed9577

    @axmed9577

    2 жыл бұрын

    @@somalitiktok2207nin qabiil waxaa ah farmaajo oo jubbalabd kala gooye asagoo ku doodayo mareexan ogaaden uma talinaayo xasan shikh qabiilkisa uma roona waxa caden kuugu filan marku joogay talada hirshabele beesha abgaal aa ugu badan inay hogaamiso wuu diiday xawadle oo udhiibay sidoo kake galmudug beeshisa abgaal ee wacesle waa beesha 2 aad ee ugu tirada badan iyo ugu deeganada balaaran galmudug 2 da gobolba wee dagaan galgadud iyo muduughadane xilkee u qalmen masiinin sida madaxweyne ku xigen ama gudoomiye baarlamaan marka hadiba qabil qof lagu taagerayo waa farmaajo waxa taagero oo dhan waa qabiilkisa CBB

  • @circles3381

    @circles3381

    2 жыл бұрын

    @@axmed9577 Miskaxdaada koley kooban. Marka Kula yaabi meyno. Jubaland awal buu xasan sheiskh siiyey kenya Iyo Kukuyio. Asaga ayaa sidi ritigi udabray Soomalia shisheeye Iyo qabiileysteyaal.

  • @mohammedhassen964

    @mohammedhassen964

    2 жыл бұрын

    Kaga dayo musuq maasuq (corruption) Kaga dayo qabyaalad Kaga dayo ka ganacsiga cowrada dumarka Kaga dayo bahdilka soomaalida (is hoos dhig uhuru) Kaga dayo dhul boob Kaga dayo cunida mushaarka ciidanka iyo shaqaalaha Ku dayasho wacan.

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    daahirow.. cadaalad sameey maanta aaway Dawladnimadii Soomalioya ?

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg2 жыл бұрын

    Noosoo noqo mudane madaxweeyne xasan shiiq xafiduhulaah. Ajnabi cuqdadeeysan iyo kuwo ducufaa oo haddane cabaad banaanka la joogaa ku lugu qabtay ee ajnabigaan cusurka maskaxda qabo waa banjaryay ee ilaaheey haku xifdiyo aamiin. Ummadda soomaalida dhaladkaane waa kuu hiloobeen ee insha'allaah waa noo soo noqonee. Cadawha ummadda dhibayne noosoo maxkamadeey insha'allaah.

  • @sultanlife5385
    @sultanlife53852 жыл бұрын

    NABAD IYO NOLOL💪🏾🇸🇴

  • @sabirabdirahman5744
    @sabirabdirahman57442 жыл бұрын

    Ugu horeen waxaa farxad noo aah hadii aan aanahay muwaadiniin somaliyeed in aan fursad u helno oo aan kafahano madaxweynihii hore ee dalka Somalia Prof Hassan Sheikh Mohamed sidha eey wax ujiraan iyo xaalada dalka joogo hada iyo meesha oo usocdo. Mahadaas Alle kasukow waxaa iska leh Ayanle , waxaan fileena kuwii kahoreyay iyo kuwa kadanbeyno in can kamaqalno wey fiicantahy # markale mudane Prof.Hassan Sheikh Mohamud

  • @maankayare1012
    @maankayare10122 жыл бұрын

    Hanoolaato waad ku mahadsan tahay wareysiga aad ka u qiimo badan. HassanShiekhForPresident2022 InshaAllah 🙏🏽❤️

  • @mohamedhasan8673
    @mohamedhasan86732 жыл бұрын

    Waligay hadal ka macaan siyaasi somaliyed kama maqal Waryaa odaygu waa caaqil ileen

  • @jamalshukriabdi4220
    @jamalshukriabdi42202 жыл бұрын

    Maashaa allaah MD Xasan, Ilaahay ha xifdiyo. Waa macalinkayga, waxaynu isku ahayn isku Islaax. Ilaahay Farmaajo iyo Fahad haka badbaadiyo

  • @ismahanmohammed1505
    @ismahanmohammed15052 жыл бұрын

    Xabibul malayiin aba xasan sheekh so noqo adoo nabada

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli96552 жыл бұрын

    madaxweyne leh qibrad hogaamineed gentleman hasan shiikh mahmoud nooloow mudane! nabadeey

  • @nabadoon.jimcaale.xaayoow.3063
    @nabadoon.jimcaale.xaayoow.30632 жыл бұрын

    Madaxweeyne Xasan shiikh maxamuud Guuleeyso nooloow horey usoco Dee 🖐💯🙏❤💖❤💖

  • @abdiraxmanabdulkadir621
    @abdiraxmanabdulkadir6212 жыл бұрын

    Xaqiiqatan marki aad dhageysatid prf madxweyne xasan sheikh maxamud xaqiiqatan qofkasta oo caqli yar uu wax ku cabiro leh ceep kuuma haayo for ever na hogaami ku dhihi lahaa

  • @barkhadmo3733
    @barkhadmo37332 жыл бұрын

    Waa diyaarsayhy md xasan shiikh abaha dimoqraayida Somali a