Xariir Axmed | Naxliga Caashaqa Ka Daa | Hees Cusub 2019

Ойын-сауық

#caweyskadalmar
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
somali music

Пікірлер: 426

  • @xidigafilms3483
    @xidigafilms3483Ай бұрын

    Waa hees u dareemayo qof wac jecel sidaa aniga oo kale oo qalbiga holac ka baxayo nolosha lagu cidleyay😢heestan hadad dhegaysanayo 2024 like isaar

  • @user-su1ig1mz3v

    @user-su1ig1mz3v

    15 күн бұрын

    Haa haa walahi..😢

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 Жыл бұрын

    Inta iga danbeysa oo dhageysan donta Heestan si qaas ah ayaan u salamay👋👋

  • @user-lz6bb2ej9w

    @user-lz6bb2ej9w

    Жыл бұрын

    Kaqaday❤

  • @SamiaSaan-nf1rm

    @SamiaSaan-nf1rm

    Жыл бұрын

    Ka qaadey

  • @user-lg7hc6il8e

    @user-lg7hc6il8e

    6 ай бұрын

    Ka qaaday❤

  • @Jamaal.Nour24

    @Jamaal.Nour24

    6 ай бұрын

    @@user-lg7hc6il8e Sharaf corkage ha ahaato ❤️👋

  • @user-xc2ps8lg9m

    @user-xc2ps8lg9m

    6 ай бұрын

    Ka qaday wll😊

  • @teamckfamilyguul7714
    @teamckfamilyguul77145 жыл бұрын

    4 q of kaliya ayaa iga soo horeeyey zxp iigu qabta like hadii kale waan is dilayaa 😱😋😋😋

  • @crahmanmaan2283

    @crahmanmaan2283

    5 жыл бұрын

    Ha is kaaya dilin indero Anagaa si kal iyo laab ah kuugu Hagar baxaynee 💗

  • @teamckfamilyguul7714

    @teamckfamilyguul7714

    5 жыл бұрын

    @@crahmanmaan2283 shugran wllkey qali alle haku dhawro 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @arwamohamed541

    @arwamohamed541

    Жыл бұрын

    4yrs kadib bn arkey farintada 🥺❤

  • @abdirahmanfarhan1777

    @abdirahmanfarhan1777

    5 ай бұрын

    5yr kadib ayaan arkay fariintada sory😢

  • @user-zi5wd8vw7z

    @user-zi5wd8vw7z

    5 ай бұрын

    War ma noshahaY zxpow 6 years ka dib ban arkeY

  • @DaahirNeero
    @DaahirNeero2 ай бұрын

    23-5-2024 Goor amintu 11:47 Habiinimo dhegeysanayaa heestaan cid kasta oo iga danbeysa like ta iyo reply da igu soo xasuusta bal inaa noolahay iga soo war doona aduunyo shharaf leh iyo aakhiro janno leh alle aan weydiisano dar daaran yar kulley halkan cid aan dhalinyaro aheyn sooma booqan doontee ha is xasdina oo is gacan qabsada isna taagera 😢😢

  • @user-ul5qk3om3d
    @user-ul5qk3om3d6 ай бұрын

    Who listens to 2024 this song ❤😓😭

  • @user-gx2vf9sh6o

    @user-gx2vf9sh6o

    6 ай бұрын

    Same😢

  • @sucdihassan4511

    @sucdihassan4511

    6 ай бұрын

    😢

  • @queenamira5722

    @queenamira5722

    5 ай бұрын

    Walipa hbn saq dhexe😢✋️

  • @AbdikhadarXassan

    @AbdikhadarXassan

    3 ай бұрын

    Yes iam listen this 🎵 song 2024

  • @umalkhayr22mustafe82

    @umalkhayr22mustafe82

    2 ай бұрын

    😢

  • @yasirsalah3232
    @yasirsalah3232 Жыл бұрын

    Inta TikTok kaso aragty salaanta iga qaada 👋

  • @user-sg3tq8tr7o

    @user-sg3tq8tr7o

    Жыл бұрын

    Wanka qaday😂

  • @HodanAli-ik2ud

    @HodanAli-ik2ud

    5 ай бұрын

    Waan Kaa Qaaaday 😢 2024 Waaye😂😂

  • @AbdirahmaanMostapha

    @AbdirahmaanMostapha

    4 ай бұрын

    Kaa qaaday😊

  • @najmajaamac7546
    @najmajaamac754624 күн бұрын

    10/7/2024 ayaan dhagaystay ayadoo xaladaydu xunthy walipa alleh wxan ka baryey qof walpa xalad xuni haysato inu badal khayr qaba helo 😢😢

  • @dhool_ahmed
    @dhool_ahmed7 ай бұрын

    naruuradisiyo rajada adaa naafeeya oo adoon inacynin bad Nasteexada iga jarta 💔🥺 •4/1/2024 jimce 00:12 am commentgan xsuus buu ii noqon doona wxn rajaynaya ina markle kuso laabto ano ka bogsady dhamaan boogaha ay waayaha noloshu ii gaysteen nolol tan ka fiicana ku nool i.a 🥺🙌

  • @Hassanshuuriye

    @Hassanshuuriye

    7 ай бұрын

    Maanta Bishu waa 5 maaha 4 abaayo

  • @dhool_ahmed

    @dhool_ahmed

    7 ай бұрын

    ​@@Hassanshuuriyehy wll ma arkyne 4 modayee ❤

  • @fatoomfarrah141

    @fatoomfarrah141

    6 ай бұрын

    In.allh wxwlpa way dhamnyaan wadna bogsane malin abayo

  • @MustalifoMustalifo

    @MustalifoMustalifo

    2 ай бұрын

    Ilhay nolosha hano wada hagajiyo😢

  • @zoolacadeofficial16

    @zoolacadeofficial16

    Ай бұрын

    Alah ku qabojio😊

  • @abdikadirbacle8177
    @abdikadirbacle8177 Жыл бұрын

    Naxliga cashaqa kada asxan hees 2023 cidi dhageysaneyso iso raaca ❤

  • @farxiyaabdi2026

    @farxiyaabdi2026

    Жыл бұрын

    Habeen walba waan dhagaysta walibana anoo ilmyna

  • @abdikadirbacle8177

    @abdikadirbacle8177

    Жыл бұрын

    @@farxiyaabdi2026sorry abyo qalbiga allah ku qabojiyo 😢

  • @faizamoha3419

    @faizamoha3419

    Жыл бұрын

    ​@@farxiyaabdi2026 😢😢😢😢sorry

  • @cawo3787

    @cawo3787

    Жыл бұрын

    🙌🏽

  • @ibrahimindeyofficialchanne9630

    @ibrahimindeyofficialchanne9630

    Жыл бұрын

    @@farxiyaabdi2026😢

  • @crahmanmaan2283
    @crahmanmaan22835 жыл бұрын

    Ana ugu Horeeya Like tu lacag maaha JaalayaaL

  • @Ujgdasgjuythhh

    @Ujgdasgjuythhh

    2 күн бұрын

    5 years 😢😢😢

  • @mahamedahmedofficial8372
    @mahamedahmedofficial83726 ай бұрын

    2024 still loving ❤and listening this song 🎵 Xariir ahmed the Best singer of soomaali ❤

  • @cabdiqadirnuurmaxamed2131
    @cabdiqadirnuurmaxamed2131 Жыл бұрын

    Hees iyo bar adoo inacaynin baad nasteeda iga jartaa 3/3/2023 inta iga dambyso like iisaara

  • @user-yv5bt8uy1u
    @user-yv5bt8uy1u7 ай бұрын

    Who listen 2024 😢

  • @Enzo_gamer_2024

    @Enzo_gamer_2024

    4 ай бұрын

    Me

  • @YazirLeo

    @YazirLeo

    2 ай бұрын

    Me

  • @shekeyeabdi6138

    @shekeyeabdi6138

    2 ай бұрын

    Me😢

  • @abdinasirabdirizakali6617

    @abdinasirabdirizakali6617

    2 ай бұрын

    Me😢

  • @user-rs5wb9rr7t

    @user-rs5wb9rr7t

    2 ай бұрын

    me 18/5/2024 12:54 habeenimo😢😅

  • @crahmanmaan2283
    @crahmanmaan22835 жыл бұрын

    Hadaan ka naqaysan lahaa hablaha Dookhaa igu kaa nabo Niyada kaama jari karre Naxliga caashaqa kaadaa 🙁 💔 Xariir Ahmet 🙏

  • @abdifatahmedia9481

    @abdifatahmedia9481

    2 жыл бұрын

    Eeee

  • @abdifatahmedia9481

    @abdifatahmedia9481

    2 жыл бұрын

    Ee

  • @AbdiHimilo
    @AbdiHimilo8 ай бұрын

    26/11/2023 haben axad so galayso ayaa dhagaystay weliba anoo murugsan murug jacayl inshallah waxan dib udhagaysan dona markan calafkayga hello inshallah weliba habenka arooskayga xasus ayay I haan donta heestan intan heesta dhagaysanay runti ilin ayaa indhahayga ka soco naysay jacaylki sadex sano so socday ayaa wayay wana murugoday 😢😢😢😢❤❤❤❤

  • @miss9248

    @miss9248

    6 ай бұрын

    Sorry 😞abwe lkn kwrn hadaa shukaansi dhanba dayso oo aad alle ka barido inuu kugu irsaaqo qof ku jecel aad jeceshahay waliba ah mid rabi isku kiin dooray sabab too ah shukaansiga aaba xaaraana oo alle raali kama aha inaad isla hadashaan shaqsi ajnaabi kaaa ah hadii aad guur diyaar utahay salaatu layl duko saliga nabiga aqriso waliba adoo alle yaqiin dhaba ku qaba wallhi wabillahi watallahi waxaad heli doontaaa qof aad kasheekaysid intaad noo shahay maxaad u malaynaysaa markaan jabinay xadki rabbi noo sameeyay inaa helaynoo wax aan raali ku noqonaaa mya wallhi shukaansi gana waa xad aan noo banaanayn shar ciyan hadaaa rabto wax aad ku raali noqoto samee waxa rabbi raaliga kayahay insha allah baarna faa iidada saliga nabiga iyo istigfaarta xoowqalada Insha allah waan rajaynaayaa inaad heshid qofkaa kaa dhaya dhib walba oo kusoo maray bi idnilaaah marka aad murugootidna please 🙏 hadhagaysan heesaha ee quraanka dhagayso rabbi haku siiyo wax walba ood jeceshahay

  • @sucdihassan4511

    @sucdihassan4511

    6 ай бұрын

    Dip mlhn bowe walaqeyra ❤

  • @KingHimilo

    @KingHimilo

    4 ай бұрын

    Inshalah wll mahadsanid kun jeer wll qali 🙏❤​@@miss9248

  • @KingHimilo

    @KingHimilo

    4 ай бұрын

    ​@@sucdihassan4511mahadsanid wll qali inshallah waa la qayraya wll 🙏❤

  • @HawaIlkacas

    @HawaIlkacas

    Ай бұрын

    Alla wll badal khayr leh insha alh iyo farxad waarta ayan ku rajaynayaa waayuhu way noo samaan doonan I.n😢❤

  • @ahmedalielmi1457
    @ahmedalielmi14572 ай бұрын

    Naxliga cashaqa kada 😢 heestan 2024 ayan dib uso radshay samen iguma lahan alx qalibigayga way nadif lkn wayska jeclahayba

  • @arwamohamed541
    @arwamohamed541 Жыл бұрын

    Naruuradiisiyo Rajada Adaaa naafeya oo Oo adoon Inaceynin baad Nasteexada iyga jartaaa 😢😭 Hello asxpta 2023 🤚🏻😊❤

  • @SucdiIbrahim

    @SucdiIbrahim

    5 ай бұрын

    😢

  • @Somalisongs388
    @Somalisongs3885 жыл бұрын

    Natiijada Caashaqa iyo Nasriga Kuma Samirtidoo Nacabkaa igu kaadiroo Namiimkaad Weheshataaaa Ax ax ax So EmotionaL

  • @malyuunnuur

    @malyuunnuur

    Жыл бұрын

    😢

  • @user-df6mx7eh1b
    @user-df6mx7eh1bАй бұрын

    Waxan ahay qof dacadnimu Ka tan badantahay oo qofkasta iska aminta 💔😭Ka dib laga dhaqaaqo

  • @Rahma-c8g

    @Rahma-c8g

    Ай бұрын

    Sorry 😭😭😭adunk iska sasa

  • @mariama78
    @mariama785 ай бұрын

    Doooqa igu ka naboo niyada kaama jari karee Naxliga caashaqa ka daa😢1/3/2024 ilahay waxan weydisanaya inu murugta igu badalo farxad i.a ano farxasan ina kuso laabto baan rajeynaya ilahayow maalmaheyga wanaaji 😭

  • @frhasumale

    @frhasumale

    2 ай бұрын

    ilahey murugta farxad ha Kugu badalo abayo🥺🤲😭

  • @zoolacadeofficial16

    @zoolacadeofficial16

    Ай бұрын

    Amiin yrb😊

  • @Anshax_Music
    @Anshax_Music Жыл бұрын

    Hadaan kanaqaysanlaa habalaha dookha igu kaa nabo niyada kaama jari karee naxliga caashaqa ka daaa💔🖤

  • @sadiqabdinasir9135
    @sadiqabdinasir91354 жыл бұрын

    Waaaw heestaan dareen gooniya bay xan baarsantahey kah 👌👌👏👏👏👏👏

  • @SucdiIbrahim

    @SucdiIbrahim

    5 ай бұрын

    Absolutely 💯

  • @worldtoday1331
    @worldtoday13312 жыл бұрын

    Laxanka heestu waa waxkale. Musica iyo codkuba waa cajiib Balse dareenka erayada ayaaba waxwalba kasii daran oheey oh😓😓😓😓

  • @user-lf7gp6ve8c
    @user-lf7gp6ve8c19 күн бұрын

    Walaaahi heeestaaan waligay madhagaysan maaanta dhagayste anoo waligay qalbiga la iga jabin walaaaahi comment aqriyay ilin iga sooodaaadatayyy😭😭😭😭❤Qof walba oo qalbiga ka jabay allaha idin qabooojiyo boowayal io baayoyin😢

  • @farahmoha7277

    @farahmoha7277

    19 күн бұрын

    amiin 😢

  • @sundusmohamedabdi723
    @sundusmohamedabdi723 Жыл бұрын

    Hadaan kanaqaysan lahaa raga Dookhaa igu kaa naboo Niyada kaama jari karee Naxliga caashaqa kadaa😔😢💔

  • @sucdihassan4511

    @sucdihassan4511

    6 ай бұрын

    😢

  • @CabdimajidmuztapheApdibouH

    @CabdimajidmuztapheApdibouH

    Ай бұрын

    😢

  • @thecmc693
    @thecmc6932 жыл бұрын

    Heestan Mar uunbay qarxysa ❤️🥶

  • @hanaahmed8312
    @hanaahmed83125 жыл бұрын

    Xizahan inugleyay ee naftayda naftaada baday markaan niyad zami kalgacal xagayga ku naaxiyapah eezha cala heez xariirkygaH 💋💝

  • @Xaaskawiilbaari
    @Xaaskawiilbaari2 ай бұрын

    Naxliga cashaqa kada ax xanun badana😢😭💔

  • @abdirahmanyarechannel5117
    @abdirahmanyarechannel511716 күн бұрын

    Who listens to 2024 this song 😢😢

  • @salmaanabdi457
    @salmaanabdi4575 жыл бұрын

    Naxli caashaq top song xariiir ahmed only one fanaan aan tageero

  • @naciimadheeg9666
    @naciimadheeg9666 Жыл бұрын

    My favorite song ❤️🥺 6/6/2023

  • @user-zi5wd8vw7z
    @user-zi5wd8vw7z6 ай бұрын

    Who’s listening this 2032’ September 9 ‘ a beautiful Wednesday watching the sunset Coffee some sigar ( ka Naqaysanlaa Nimcada’ adaa I mucaardo ‘ Madaxad I xanujise ‘ masayrka Cashaqa ka Daa ‘ Adan kugu maarmayo’ macan mankayga xadeY’ midigtada idhib 😘❣️bidixdayda Lkn ka dhac Gabdh ma aha waxa haysata 😅

  • @sabirinsabirin6192
    @sabirinsabirin619228 күн бұрын

    Heestaan waxaa dareemi kara qof latusey in la jecelyhy balse aan si dhaba loo jeclayn😭💔

  • @cadodayax8546
    @cadodayax85462 жыл бұрын

    2022 inta dwanysa 👍

  • @Abzsully
    @Abzsully4 жыл бұрын

    2020 ? Yaa Ila Midaaa 😳💕

  • @abdirahmanshekhxusenxasan

    @abdirahmanshekhxusenxasan

    2 жыл бұрын

    2022 ✋

  • @zahraabdi2110

    @zahraabdi2110

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanshekhxusenxasan 😆😆😅🤣👋

  • @SundusDahir79
    @SundusDahir79Ай бұрын

    😢❤jaceylku xuma marku ku naceyn oo ku dhaafeyn hdana uusan dhibta ka ilaalin karin😢💔

  • @mulkimaxamed551

    @mulkimaxamed551

    19 күн бұрын

    Sida hada iheysato waa idhibay Yaa Rabi💔🥹😢

  • @AhmedMohamed-uz2qz
    @AhmedMohamed-uz2qz6 ай бұрын

    2024 hadaad tiktok kaga nasan waysay heestan Ka dib soo raadisay salaamulaah

  • @khaalidbihi85

    @khaalidbihi85

    6 ай бұрын

    hadaan wllhi qof iska duub Facebook ku arkay so radiyey 23/1/2023.

  • @frhasumale

    @frhasumale

    2 ай бұрын

    Qadan wll Cawa baan so radiye

  • @imraanmaxmuudabdi4166
    @imraanmaxmuudabdi41665 жыл бұрын

    Best hees wilks anig waan ku hystaaa hesihiis king rab xariir ahmed

  • @user-mb7zz7zf5z
    @user-mb7zz7zf5z Жыл бұрын

    Oo adon I nacaynin bad ❤ Nasteexda iga jarta😢

  • @lovefact57
    @lovefact57Ай бұрын

    Who listen 1july 2024 🤚🏼

  • @hufaneabdirahman8955

    @hufaneabdirahman8955

    28 күн бұрын

    😢😢

  • @ajmalyarey9725
    @ajmalyarey9725 Жыл бұрын

    Si,Fudud aYuu ku,baxaY isagoo xittaa isheegin wxa keenaYa iNuu iga Fogado waan uxiisaÝ runtiiiH lkn xanuunka uu QalbigaYga ugeYstaY ayaa ah midaan iLaawi karin😢

  • @AsmoMacalin-sb2ft
    @AsmoMacalin-sb2ft4 ай бұрын

    Hestan waxaan soo booqday 2024/04/5 wixi iga dambeeya waa idiin salaamay❤

  • @tuuzheyhazzanmohamuud5450
    @tuuzheyhazzanmohamuud54506 күн бұрын

    Muunan inyarba ha atee uusan ii tureynin💔 It's 2024 and still i listen.

  • @hudaraan658
    @hudaraan658 Жыл бұрын

    adigoon inacayn baad nastexada iga jartaa😏 alaaaaaa 😭

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640

    @ahmedsaedyusufahmednur1640

    6 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @amushofficial5413
    @amushofficial54135 жыл бұрын

    Naxliga caashaqa ka daa Xariir Ahmed keep going bro

  • @iidofaysal8107
    @iidofaysal8107 Жыл бұрын

    Natiijada caashaqiyoo Nasriga uma samirti doo Nacab kaa igu kaa daroo Namiimkaad weheshataa🥲💔

  • @abulowkhan1509
    @abulowkhan15095 жыл бұрын

    👌👌👌👌👌 big fan ✌✌✌xarir Ahmed👑

  • @wll_____key______jey________37
    @wll_____key______jey________3722 күн бұрын

    Waqtigu waa 11:10 Habeenimo ah. Tariikhduna waa 12/7/2024 Jawiguna waa jawi roob.🥰 Ooyaa dabadee dhageesan doona heeskan . Erayada heestan aan kahelay baa waxay tahay.🤔 Hadaan kanaqeysan lahaa hablaha Dooqa igu kaa naboo Niyada kaama jarikaree Naxliga caashaqa kadaa.😢

  • @hamidahasan7488
    @hamidahasan74885 ай бұрын

    Mrkaste qalbiga kaso jabo heestan ayaan soo aadaa😢

  • @ubahcabdi1566
    @ubahcabdi1566 Жыл бұрын

    Hestan gacaliyahayga abdikadir bacle ayan ku xasuusta hada Canada 🇨🇦 ayu ku nolyahay ilahay ha isku keen simo inti laga maqan yahay sido kale

  • @mrbigwin1941
    @mrbigwin19415 ай бұрын

    Heestaan markii igu horeysay 2019 waxaa isoo dirtay gabar aad ii jecleed oo somaliya jogta aniga waxaan ahahy xaasle ayadana aad ayay ii jecleed sorry duniyo iskay cafi abaayo 2024 dhgaysanayaa heeskaadee

  • @SucaadCali-uw1ff

    @SucaadCali-uw1ff

    2 ай бұрын

    Ana hda jcl mid xaasle ah gabadhisana jcl sasan udhigysanaya hda heestan talo an qatana anan garnayn

  • @naphizaahmad1599

    @naphizaahmad1599

    Ай бұрын

    ​@SucaadCali-uw1ff noloshada horay u wado sis wiil yaro sidaas cml ku jecel helee i a reerkas allaha isku barakeyo

  • @Sagal9506
    @Sagal95062 ай бұрын

    2024/5/18 waxan dareemya qalbi jab incha allh heestan waxan kuso noqon aano ka boogsaday qalbi jabka 💔😭

  • @elmimohamedofficiall2748

    @elmimohamedofficiall2748

    Ай бұрын

    Insha allah wad kaso kabanaysa

  • @farahmoha7277

    @farahmoha7277

    Ай бұрын

    insha alhh😢

  • @user-ke9qg4my4w
    @user-ke9qg4my4w5 күн бұрын

    Hamaynimo isniin ah 29 July 2024 sacadu 4:32 waxan u malayna inay I hurudo boqoradaydii Ana aan darted uso jedo kalinimo iyo xasuusahedii oo qalbiga ka buuxa kama raagto naftu xasuusaahaga qlbi adoo I nacayn baad nasteexda iga jartaaa 😭🥲💔

  • @axmeddaad2623
    @axmeddaad26238 ай бұрын

    Laylo ismaaciil nuux 💔💔💔🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺 jacayl dhab ah adigaa ku qaaday adigaana iigu dambeeyo

  • @mss_riyaq9532
    @mss_riyaq9532 Жыл бұрын

    adoon i nacayninbaad nasteexada iga jrtaaa😢❤

  • @Nafizashariff
    @Nafizashariff6 ай бұрын

    This song is touching my heart 😢

  • @Rashka_Cadde

    @Rashka_Cadde

    6 ай бұрын

    Same here

  • @ayanyusuf3332
    @ayanyusuf33326 ай бұрын

    😢😢😢 la aanta wan nolahay rabina qof qalbigayga u qalma wu isiin marun 🥹

  • @xanuunbabiye

    @xanuunbabiye

    6 ай бұрын

    Amiin ayaney

  • @khaliphsirdique623

    @khaliphsirdique623

    6 ай бұрын

    Aamin😢😢

  • @sucdihassan4511

    @sucdihassan4511

    6 ай бұрын

    Amiin xppty

  • @nemoabdi9479
    @nemoabdi94797 күн бұрын

    Dookha igu kaa nabo Niyada kama jari karee Naxligga cashaqa kada 🥹🥲💔💔 27july2024abu cafiifa 😢miss u

  • @mawliiddiyabi8511
    @mawliiddiyabi85116 ай бұрын

    2024 xaqiiq hees macaan . Cidii iga danbaysa liketa igu sharfa❤

  • @xaawaoomar5691
    @xaawaoomar56913 жыл бұрын

    Heeestan 😥💔 bacabka igu kaa diroo jah 😥💍🔗

  • @mariyamukhtargucuuse7849
    @mariyamukhtargucuuse78493 ай бұрын

    2021 jigjiga ayaan ku dhagaysanyay 😢 Haddana 2024 ayuunbaan soo xasuustay

  • @user-su1ig1mz3v
    @user-su1ig1mz3v15 күн бұрын

    Hees walaahi murugu iyo.. calool xanuun wadata..

  • @naimamaxamed4875
    @naimamaxamed4875 Жыл бұрын

    Adoon inacayninbaad Nasteexada iga jarta😭

  • @nasriali6733
    @nasriali67332 жыл бұрын

    2021 XASUS HEESTAN WALIBA ZANYAR🥲🥲👸🏻👸🏻🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿🙏🏿

  • @zeynbshiiq
    @zeynbshiiq Жыл бұрын

    2023 inta ila dawosa

  • @user-bi4bb4mx5u
    @user-bi4bb4mx5u2 күн бұрын

    1/8/2024 xalado adag awgeed😭 inta IGA dambeyso like 💔

  • @siraajimohammad4683
    @siraajimohammad4683 Жыл бұрын

    Still listening 2023 when ever i get sad

  • @sucdihassan4511

    @sucdihassan4511

    6 ай бұрын

    Y sad 😂

  • @nimcoabdi9791
    @nimcoabdi97919 күн бұрын

    Still listening 2024😢❤

  • @user-ii9oy8ci9h
    @user-ii9oy8ci9h2 ай бұрын

    HeesaHa calaacalka maxeyy qalbigeyga utaabtan 😢❤

  • @AxmedSaleban-wp7xg
    @AxmedSaleban-wp7xg2 ай бұрын

    Naxliga cashaqa kadaaa my favorite songs an fovarite singer

  • @ilwaadAbdurashiid4631
    @ilwaadAbdurashiid46316 ай бұрын

    Heesteyda 😢qalbiga maxa marwalba la iga jabiyaa maxa galabsaday 😢 adoo inacen nasteexada iga jirtaa 💔qof dembe ma aminaayo isoo duceeya 😢

  • @nastehcabdullahi850

    @nastehcabdullahi850

    5 ай бұрын

    Sorry abyo😢

  • @suhaybdejeli5741
    @suhaybdejeli5741 Жыл бұрын

    Still lising 2023📎

  • @suhaybsiciid1105
    @suhaybsiciid1105 Жыл бұрын

    NaxLiga caashaqa ka daa hppi qof aan ogahay😭😭👸🖤

  • @RJ22536
    @RJ22536 Жыл бұрын

    2019_2023 hees an kaxiiso dhigin 🎶🔐 naxliga cashaq ka daa 🫣

  • @ismailbouh5452

    @ismailbouh5452

    Жыл бұрын

    Adoon I nacaynin baad nasteexada iga jartaa

  • @haniitaalove8356
    @haniitaalove8356 Жыл бұрын

    Naxliga cashaaq ka d.aa😭😪😓

  • @abdihakimahmed10
    @abdihakimahmed106 ай бұрын

    Nio Jacayl malihi waligayna Jaceyl masamayn Qalbi jabna ma arkin Lkn haddana Heesaha Jacaylka iyo Calaacalka ah waanba kuheystaa

  • @AhmedMohamed-uz2qz

    @AhmedMohamed-uz2qz

    6 ай бұрын

    Sxb isku mid baa nahay kaawaran

  • @abdihakimahmed10

    @abdihakimahmed10

    6 ай бұрын

    @@AhmedMohamed-uz2qz Nio qalbi jab baa noodanbeya umalayn😂😂

  • @sucdihassan4511

    @sucdihassan4511

    6 ай бұрын

    Anaa sas dihi jirey tii igudacdhe😂😂 halkn igasoturtey 😅hayaaay

  • @zapnaamoha7549
    @zapnaamoha75496 ай бұрын

    Who listents 20/01/2024😢😢

  • @Caaqil_lyrics
    @Caaqil_lyrics Жыл бұрын

    My favorite song 🎧

  • @qadarsalad8119
    @qadarsalad81196 ай бұрын

    Still 20/1/2024 qofka iga dabeya o dhageysanayo like ha,ila dhafin huno❤️🙏

  • @muwhipmagol127

    @muwhipmagol127

    6 ай бұрын

    😂😂

  • @fogaanarag7077
    @fogaanarag70775 ай бұрын

    Eesh qiyaasak naxliga cashaqa kadaa 👏👏👏✍️✍️✍️

  • @ayaananfac7452
    @ayaananfac7452 Жыл бұрын

    1/5/2020 Iga Danbeyo Like

  • @maariyocabdiwahaab9152
    @maariyocabdiwahaab91522 ай бұрын

    22/5/20024 ayaan dib uso milicsaday heestan mcn

  • @Yahyeyusuf-hh6qp

    @Yahyeyusuf-hh6qp

    Ай бұрын

    🥹🥹🥹🥹

  • @mulkimaxamed551
    @mulkimaxamed55119 күн бұрын

    15 July 2024 sacad 9:18 ban dhageysanaya qalbiga dab ba ka shidan💔🥹😢

  • @ubahcabdi1566
    @ubahcabdi1566 Жыл бұрын

    Nacabka igu ka diro namimka weheshata 😢😢

  • @aishaibrahim7513
    @aishaibrahim75136 ай бұрын

    Who listens to 2024 this song is on top 🔝

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh69805 жыл бұрын

    nin an iska jeclhy xariir

  • @user-jm5gq9kn5z
    @user-jm5gq9kn5z Жыл бұрын

    Ax qalbi jecel ❤

  • @FarduusJaamac-ed9yh
    @FarduusJaamac-ed9yh7 ай бұрын

    My favorite song ❤😢12/21/2023

  • @Mahad-rw2ev
    @Mahad-rw2evАй бұрын

    17 6 2024 habeen khamiis ah Commentskan waa xasuuso aan reebay Waxan rajaynayaa in anoo bogsaday heestan dib u dhegaysan doono Hadalkaugana heestan ku dhaafay

  • @hamdijamalsalah7747
    @hamdijamalsalah77472 жыл бұрын

    Ax sory adon ina ceynin bad nastexada iga jartaa😭😭😭😭😭😭

  • @abdimaalikwardi2465
    @abdimaalikwardi246511 күн бұрын

    Heestaan waxan markale soo booqdayy 23/07/2024 💔😓

  • @user-pu9bd5or2u
    @user-pu9bd5or2u3 ай бұрын

    14 April 2024😢💔

  • @user-ib7nv1oe9q
    @user-ib7nv1oe9q6 ай бұрын

    25 1 2024 malin khamiis ah naruuro Naruradisiyo rajada Ada nafeeya oo Adon inacaynin baad Nasteexada iga jartaa 😢😢 Xusuuus

  • @user-ib7nv1oe9q

    @user-ib7nv1oe9q

    6 ай бұрын

    Xusuuuus❤

  • @MunaDagen77
    @MunaDagen772 ай бұрын

    Namiimkad weheshata 😢

  • @Yahyeyusuf-hh6qp

    @Yahyeyusuf-hh6qp

    Ай бұрын

    Axyaa hees 🥹

  • @tawakalhassan-1928
    @tawakalhassan-1928 Жыл бұрын

    Heesta qalbigayga ayaad mooda 😢 Inaay Wallahay ka hadlayso runti Cawa wakhtiga an commentiga ka bixinayo 20 jeer kabadan ayaa kuso ceshtay ilmo ayaa indhahayga ku tagan jcylku Waa xanuun kaso ku bahdilaya qalbiga ku xanujinaya walwalna kugu abuuraya 💔😇🥲

  • @halamamed8172

    @halamamed8172

    Жыл бұрын

    Qlbga Allah haku qaboojiyo wl

  • @bemotivated6042

    @bemotivated6042

    Жыл бұрын

    Qalbiga rabi ha inoo wada qaboojiyo wll

  • @malyuunnuur

    @malyuunnuur

    Жыл бұрын

    ​@@halamamed8172😢

  • @user-fr1hd9fd9k

    @user-fr1hd9fd9k

    Жыл бұрын

    Maba Aamin Sani Jacyl Inuu Jiro Waxan Qooq Ka Ahy Sababtu waa Labada Qof Ee Is Jecel Markay is Cunaan Way Miiyirsanayaan maxy thy😂waxaas Habartaa Usheeg

  • @YaxyeCabdiraxman-oo2gs

    @YaxyeCabdiraxman-oo2gs

    Жыл бұрын

    😭

  • @AmalFarah-or1rz
    @AmalFarah-or1rz3 ай бұрын

    Always my fav song❤️😭

  • @ahmedcumar4027
    @ahmedcumar4027Ай бұрын

    Natiijada caashaqa iyo Nasriga uma samirtidoo Nacabka igu kaa dirow Namiibkaad weheshataan

  • @sahramaxamed181
    @sahramaxamed181 Жыл бұрын

    30/06/2023 Friday still iam watching eid adxa

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo12 ай бұрын

    2024 salama sxibayla❤

  • @user-bw9tn7bo6f
    @user-bw9tn7bo6f9 ай бұрын

    Ado ii naceen baa nastexa Iga jarta😢24/07/23

Келесі