Xamar oo loosinaaday sharciga iyo 4 qabiil oo siyaasi siidow hanjabaad udiray iyo reactionka xildhib

#hanmaal_media_subscribe_like_share_comments

Пікірлер: 41

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed21 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi786321 күн бұрын

    Asc Masha Allaha .Hadalka Waa Sida Aad Uu Sheegtay In Uu Yahay Hadal. ( SAARBEEBEESAN )Guul Abwaan Nur

  • @user-vq2yu8wp5i
    @user-vq2yu8wp5i21 күн бұрын

    Waa sax abwaanow debdemiska habar gidir maa degaano oo waa kamaam qaxoti kuyaala degmaada waadajir ee habar gidir waa logaa badan yahaay ee habar gidir lama xaka galaay waa maya

  • @iskufilan1223
    @iskufilan122321 күн бұрын

    Siidow haye Mabilawday 😂😂😂

  • @iskufilan1223
    @iskufilan122321 күн бұрын

    Boombom so tuuray😂😂😂😂

  • @liibaanwaafle7512
    @liibaanwaafle751221 күн бұрын

    😂😂😂😂😂

  • @majdihassan647
    @majdihassan64721 күн бұрын

    cawaan.caqliga sanka ayuu kaaga jiraa.dowladnimo maahan in maati laga qaylisiiyo.dowlad waa midda ilaalisa marrasteeda.H.G. maalin ay ka xoog badan tahay,ka xoolo badan tahay ,ka tiro badan tahay maanta sooma marin.qalad baa dhacay waana la saxaa.

  • @user-xz2me8he7v
    @user-xz2me8he7v21 күн бұрын

    Xariif mxaa u calaacalee yaaku gaaray dabada gatarbiil lagaa galinaa😂😂😂😂😂😂😂 ar xaafaanteen aaway awoodiina iyo hanjaabadi war iska aamusa😂😂😂😂😂😂

  • @user-kv8rf1yz8p
    @user-kv8rf1yz8p14 күн бұрын

    Wuxu siidow kahadlay wa wax jira sxb maben ba hada arinkas

  • @shukrimohamed1205
    @shukrimohamed120521 күн бұрын

    Eelay aad ilowday

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire82121 күн бұрын

    DAMEROOW WAD KU FARAXSAN TAHEY IN SHACAB LA BARA KICIYO LAKIIN MUUSE SUUDI O BILILIQEYSTEY HUBKI DOWLADA HANTIDI SHACABKA O XOOG KU HEYSTO XERADA MARINAYO KELIGIIS

  • @maxamedabduqadir4112
    @maxamedabduqadir411221 күн бұрын

    Afkaaga weyn xir doqonyahoow

  • @majdihassan647
    @majdihassan64721 күн бұрын

    dhul yaraan ma jirto.dhulka H.G. dagaan waa meesha kaliya ee la dagi karo.wuqooyiga muqdisho waa bahallo galeen.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire82121 күн бұрын

    DOWLADNIMO WAX LA DHAHO MA JIRTO SHACABKA AYA KA WEYN DHULKA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire82121 күн бұрын

    MUUSE SUUDI O XOOG KU HEYSTA XERADA MARINAYO O DHACEY HUBKI DOWLADA

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy21 күн бұрын

    Hawiye kuligod guryo booli ah ayeey dagaan yahiin.

  • @Sucudi862
    @Sucudi86221 күн бұрын

    Murusade dhul dowlad ma dagno mana u imaan kartiin hiraabkina cuqdadaysan wala iska kin dhicinaa

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire82121 күн бұрын

    QABIILADA DEGEN MUQDISHO O LEH HA KALA XIRTAAN HA HEYSTAAN CANSHURTODA

  • @Shankharon
    @Shankharon21 күн бұрын

    shaashi guri islameed ama guri dawlad ma degto yaan lo gefin

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire82121 күн бұрын

    KARAAN O DHAN WA DHUL DOWLO WANA QALAD IN LAGA SARO SHACAB