No video

✔Xalqadii 25aad Su'aalihii facebookga ┇►Dr Sh Mohamud Shibli

FADLAN HALKAN SUBSCRIBE KA DHEH:
/ @sheekhmaxamuudshibli
THANKS FOR WATCHING! :) LIKE & SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS!
-----------------------------------------------------------
FOLLOW US ON:
Facebook:www.facebook.c...
Twitter: / sheekhshibli
visit our website
sh.shshibli.com...

Пікірлер: 44

  • @user-nv9jl3nu4k
    @user-nv9jl3nu4k Жыл бұрын

    JASAKALLAH SHIEKH MAHAMUUD SHIBLI

  • @giddy5611
    @giddy56114 жыл бұрын

    never seen someone age gracefully as much as this sheikh. he looks amazing for his age he looks 30 or 40. mashalah sheikh barakalahu fiik

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar58374 жыл бұрын

    Masha allaah alle dartii baan ku jeclhy alle haku xafido aakhiro iyo aduunba abaal kaagana alle Jano haka dhigi sheekh

  • @khadiijomaxamuudbarre7848
    @khadiijomaxamuudbarre78484 жыл бұрын

    Jazaaka allahu qeyr sheikh

  • @suhuramaxamad2013
    @suhuramaxamad20134 жыл бұрын

    Mash Allah sheikh Allah kuxafido

  • @dunxx2140
    @dunxx21402 жыл бұрын

    Jazaakallah qeyr

  • @shucaybaomar9609
    @shucaybaomar96094 жыл бұрын

    Masha allaah tabarakallah Shukran Sheikh Shibli ❤.

  • @samiiramaxud2879
    @samiiramaxud28794 жыл бұрын

    Masha allah jazakalllah qayr yaa shikhunaa shukran wax badan ayaa ka faaidnaa sualahaga jawaabahoda mahadsanid🙏

  • @adanahmed7856
    @adanahmed78564 жыл бұрын

    Mashallah sh shibli❤❤❤

  • @awaaleali1363
    @awaaleali13634 жыл бұрын

    Alle halu barakeeyo sheikh shibli

  • @queenqurux65
    @queenqurux654 жыл бұрын

    Masha allah sheekh khayr allaha ku siiyo

  • @mulkimusse3823
    @mulkimusse38234 жыл бұрын

    Jasaakallah shiikh shibille

  • @deeqoluulofficialchannel4484
    @deeqoluulofficialchannel44844 жыл бұрын

    Masha Allah sheikh SHIBLI

  • @libanlcr3465
    @libanlcr34654 жыл бұрын

    jasakalahu khyr shikh hlkee lagu soo diri kara sualaha

  • @suhuramaxamad2013
    @suhuramaxamad20134 жыл бұрын

    Mash Allah Allah darti bankujelahay really may Allah bless you

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed60854 жыл бұрын

    Jasaka Allah

  • @farhanwarsame7623
    @farhanwarsame76234 жыл бұрын

    Asc shiikh Allaha ku barakeeyo shiikh bebalka ma akhrinkaraa intaan soo qaado asagoo meel yaala

  • @haliimodoowla6885
    @haliimodoowla68854 жыл бұрын

    Jizaakalaah qeer shiiq sida waqdigaada iyo aqoon taada , iyo waqtigaada noogu hurtay shiiq

  • @haliimodoowla6885
    @haliimodoowla68854 жыл бұрын

    Masha allaah shiiq

  • @fadumoadam5673
    @fadumoadam56734 жыл бұрын

    Mnsh aallh

  • @kafiyom8492
    @kafiyom84924 жыл бұрын

    Jazakallah kheyr sh

  • @suhuramaxamad2013
    @suhuramaxamad20134 жыл бұрын

    Mash Allah

  • @MohamedAmin-fr8xx
    @MohamedAmin-fr8xx4 жыл бұрын

    Walaalayaal haley gudbiyo su,aashaan mahadsanid

  • @halimoSheik
    @halimoSheik3 жыл бұрын

    Shuuush

  • @mandeqmohamed576
    @mandeqmohamed5764 жыл бұрын

    MaanshaAllah

  • @abdimohamed4474
    @abdimohamed44744 жыл бұрын

    masha allah shiikh ilahay haku xiftiyo

  • @zahraomardhiplawe7507
    @zahraomardhiplawe75074 жыл бұрын

    mashaa allah jasakalaahqeer sheekh

  • @xuseenxays7259
    @xuseenxays72594 жыл бұрын

    JAZZAAKALLAH KHEIR SHEIKHANAA

  • @fosiaahmed1322

    @fosiaahmed1322

    4 жыл бұрын

    Jazaaka Allaahu shayr

  • @tahtashajar9205
    @tahtashajar92054 жыл бұрын

    Maasha alh

  • @malyunm5997
    @malyunm59974 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abshiromohammed3094
    @abshiromohammed30944 жыл бұрын

    Asc dar ilaahay ayaan kujejlahay sheekh xageen kugu sodirikara du aalaha barakalahub fi

  • @Fatush360
    @Fatush3604 жыл бұрын

    Sheekhow xayisinta iska xir maxa yelay naago qaawan la so galina waxyar kadiba ❤

  • @abdikadirabdullahi7861
    @abdikadirabdullahi78614 жыл бұрын

    Suaalaha xagee lagu so dira ikhwaani

  • @halimomohamud2207
    @halimomohamud22074 жыл бұрын

    Ilaahow ku xifdi meelkasta aad joogtid

  • @xayaatiicafimaad6745
    @xayaatiicafimaad67454 жыл бұрын

    aadbaad u mahadsantahay ilaahey ajar hakaasiiyo

  • @MohamedAmin-fr8xx
    @MohamedAmin-fr8xx4 жыл бұрын

    Su,aal ayaan qabaa attixiyaadka hore ee salaada halkey lagu simayaa iyo kan dambana halkey la geynaya saliga markaan bago ducadan rabo miyaan ku duceysanaayaa sheikha ha inoo aqriyo saxda ah

  • @quruxqurux1223
    @quruxqurux12234 жыл бұрын

    Xageen ku so diira su”aalah

  • @maxamedbilemb9299
    @maxamedbilemb92994 жыл бұрын

    Sh xage ku soodirikara sualah aan rabo inaan ku waydiyo

  • @abdullahiguure2143
    @abdullahiguure21434 жыл бұрын

    Masha llah dr

  • @ahmedcabdulkadir4069
    @ahmedcabdulkadir40694 жыл бұрын

    SH Shibli Allaha Ku xifdiyo cilmi badan ayaan kaa faa iidnay lkn qolada pagekaga maamusha dacwaan ayaan ka ahay haday fariintaydu kusoo gaarto . mudo 3bilood ku dhow ayaan hal su aal soo dirayaa si public ah iyo si private ah ba lamana soo qaato xalqa kasta waa laga tagaa! aad baan ula yaabay sababta . waxaan filayay dhalinyarada pageka ka shaqaysa dad ku sifaysan tarbiyada wanagsan ee aan shiikha ku baranay lkn waxan u fasirtay in aan su aalaha shiikha loo wada gudbin . si kasta ha ku dhacdo SH Shibli waa shiikayga wana ahaan doonaa waxaad halaysaan cuqdad nugu beeri mayso . Allaha cilmiga u barakeeyo wasalamu calaykum

  • @SheekhMaxamuudShibli

    @SheekhMaxamuudShibli

    4 жыл бұрын

    asc akhii een so ma qurux badnaan lahayn inaad inoo cudur daarto maadama page-ka sida aad adiguba sheegtay uu dadku ka wada dhaxeeyo, xaqiiqdii waa hawl mashquul badan inaadan dareemi karin aya laga yaabaa, dad badan baa su'aalo inoo soo dira dhamman kama wada gaari karno, ama inaaan arki weyno ayaba laga yaaba, ama ma ahee su'aasha aad soo weydiisay in horey loogu jawaabay baa suurto gal ah. marka haddi ay su'aasha weli aya baahideeda taagantahay numberkan igala soo xirir adigo mahadsan +254700903359 mahadsanid

  • @ahmedcabdulkadir4069

    @ahmedcabdulkadir4069

    4 жыл бұрын

    @@SheekhMaxamuudShibli WCS Walal waad mahadsantahay . numberkaan horeyna waad iigu qortay waana kugu soo diray xalqadii 24aad ka hor wan ku waydiiya waxaa i tiri waa ka gaari waynay hadana tii 25aad kuma jirto. marka wll baahideedi wali waa taagantahy mar labaadna whatsapka wan kuso celinayaa. mida kale warka waxaa iga keenay su ashu ma ahan mid an hal mar soo diray waxaan filayaa tiro 10 jeer ku dhow ban kuso celiya oo whataspkan xitaa la igala hadalay. massenger ban ku diray emailkan ku diray , youtubka wn ku diray dhamaan wan garan waayay waxa su aashayda loo arki wayay. hadii horey loo soo maray waxaan codsaday in xalqada ay ku jirto la i sheego saan uga dhagaysto. wixii khaldan oo hadaladayda ku jira ka raahi ahaada. Mahadsanidin

  • @sofiaomarxaywadani8674
    @sofiaomarxaywadani86744 жыл бұрын

    Shiqow waxankuwedinaya dhibaiheesat waxan joga marekanak waxanhesata8carura Abohod waxujogakenaya buruses sugaya waxumalinwalaba yira hadadanhad idhofin waxanunqonaya galakacyo waxanubahanahay nin mane iguxushmeyo wuxu iguamara inanlacagsiyo asagiyoehladisa inaturabo asaganbila iyolaboilamahojogakenaya maraka hada waxanraba inankafasaqdo sababtooah waxuraba lacag qadalagu cuno markasatane denataqadaka kucuno makafasaqankara maogola inow ifuree

Келесі