Xafadaha somalida hamilton

iNAAD IGU SOBIIRTA DHIIRA GALINBEY iTAHAY SHARE LIKE & COMMENT YOUTBE adaani Abdala ❤️🙏MAHAD SANID🙏❤️

Пікірлер: 60

  • @benmohamed7763
    @benmohamed776311 ай бұрын

    ilaahay wallkey ha ufududeeyo uganda jooga inoo canada imaado sdkle anigane riyadeda allaha iirumeyo iyo qofkastoodhaha aamiin

  • @Mooo24
    @Mooo24 Жыл бұрын

    Adaani saaxibow hadaan reer kampala nahay adigaa meesha noosii joogee badi booqashada xaafadaha soomaalida aan aragti fiican kasii haysannee inshallah hadday macquul tahayna edmonton booqo fadlan, mahadsanid saaxib.

  • @samiranur384
    @samiranur38410 ай бұрын

    Hamilton Mansha Alla wan dagnan jire

  • @yuusufsalaad7148
    @yuusufsalaad7148 Жыл бұрын

    Insha allah mar uun waan imaan doonaa walaashey mar alle ha u fududeeyo 😞 insha allah 😭 2 Sano Joogtaa Uganda

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    Aamin

  • @ciwanechris1428
    @ciwanechris1428 Жыл бұрын

    Good video men ! Thank you for sharing your video ! Hamilton is a beautiful city ! I watched your video from Ottawa 😁👍

  • @user-nn8pc1ul9l
    @user-nn8pc1ul9l Жыл бұрын

    somali allha ku xafido mesha waa imaan doona maalin insha allah

  • @anjalii5005
    @anjalii5005 Жыл бұрын

    Insha Allah malin un wan imandoona Canada 🇨🇦 ❤ Ilahy ha isahlo

  • @mohacker_7
    @mohacker_7 Жыл бұрын

    Zxb Adaani intee aadey welcome back vlogyada inoo soo badi zxb 🤩

  • @anisamedia6625
    @anisamedia6625 Жыл бұрын

    Mashallaah wll hore usoco

  • @umucuzeyr1412
    @umucuzeyr1412 Жыл бұрын

    Masha allah wll horay usoco 👍

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 Жыл бұрын

    Waxaan jeclaanlahaa hees ama music la'aan adoo Somali waxtusaya maxaad soo kordhinaysaa inaad hees gaalaad saarto naga yarer dhaqan xumida ninyahow

  • @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667
    @shaaficimaxamedaxmedshaafi9667 Жыл бұрын

    Amazing vedio ❤️♥️

  • @omarobaid2526
    @omarobaid2526 Жыл бұрын

    It's nice vlogs

  • @homesports8346
    @homesports8346 Жыл бұрын

    Walalo canada bosaso ayaa ka fican walahi. Malay fresh ah iayan ka helaa iyo jawi fresh ah

  • @mohaa10

    @mohaa10

    Жыл бұрын

    adbo bada kasoo daban kkarta aso fresh ah canada

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    @@mohaa10 lol

  • @saraturk1914

    @saraturk1914

    Жыл бұрын

    Runtaaa😂😂😂😂

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen3694 Жыл бұрын

    My dream canada inshalh🇨🇦

  • @sadammuminahmed3833
    @sadammuminahmed3833 Жыл бұрын

    I like the view

  • @yahyeabdi5516
    @yahyeabdi5516 Жыл бұрын

    InshaAllah bisha 8 aad ayn diyarada kuqoranhy, Mr.Adaan wxn jclahy inan meshas isku argno bro

  • @cabdicumar4906

    @cabdicumar4906

    Жыл бұрын

    Zxp xagee joogtaa

  • @kingkorNel77
    @kingkorNel77 Жыл бұрын

    From Kamal Abdul

  • @zakiabdiaziz4517
    @zakiabdiaziz4517 Жыл бұрын

    Welcom back

  • @cabdikhaliifjimale7551
    @cabdikhaliifjimale7551 Жыл бұрын

    Waa waxkale

  • @cabapoi9170
    @cabapoi9170 Жыл бұрын

    I.n if Allah say wn imandonaa coming soon🥺🤲

  • @anisamedia6625
    @anisamedia6625 Жыл бұрын

    Wll wan xiseynaya inan imado Canada 🇨🇦 ❤

  • @mohamedjama41
    @mohamedjama41 Жыл бұрын

    Sun. 4 sep 2022 8:12 pm

  • @Bube-dx1oe
    @Bube-dx1oe Жыл бұрын

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @LST25
    @LST258 ай бұрын

    WAa khafiifte😂😂😂

  • @zakiabdiaziz4517
    @zakiabdiaziz4517 Жыл бұрын

    Taliye you tube ka haka cajisin

  • @hibaaqzalwe8442
    @hibaaqzalwe84429 ай бұрын

    It's my dream to go canada one day InshaAllah ❤🎉😢

  • @ikranbashi2977
    @ikranbashi297711 ай бұрын

    Hamilton waa meel wada gangster buuxa iyo police wardiyo aan caadi eheen iskahaayaan 😂😂

  • @idhoquruux5537
    @idhoquruux5537 Жыл бұрын

    illaahoow igee Canada aamiin yaarabi

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    Aamiin

  • @manitbaacy3413
    @manitbaacy34138 ай бұрын

    Canada waa dhul gaalo sowma ogid sxp ?

  • @fadumaabdullahi6605
    @fadumaabdullahi6605 Жыл бұрын

    Asc walaalkey wanku salaamay

  • @CABDIJIBAAR811
    @CABDIJIBAAR811 Жыл бұрын

    Home Hamilton

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 Жыл бұрын

    It's my dream to go Canada one day insha allah

  • @asmoqurux9475

    @asmoqurux9475

    Жыл бұрын

    Where are you now?

  • @zakigoldenboi6

    @zakigoldenboi6

    Жыл бұрын

    @@asmoqurux9475 I'm in somalia but one day I.a I wanna to come canada 🇨🇦

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    @@asmoqurux9475 Kenya

  • @CharanKhan-ub9qq

    @CharanKhan-ub9qq

    9 ай бұрын

    Sxp mataktay hada Canada

  • @butterflyha1889

    @butterflyha1889

    9 ай бұрын

    @@CharanKhan-ub9qq maya wllhi ila hada africa ayan ku dhex xayiranahy xata wax rajo ah oon haysto ma jirto wax alle Wayne ii ogyahy moyane iso duce wll waxn maraya xaladaha ugu adag ee uu qofka dhalinyarada ahi marro

  • @khadarsiciid7278
    @khadarsiciid7278 Жыл бұрын

    Shp adaani vloga nosoH padi 🙏

  • @abshircade1931
    @abshircade19318 ай бұрын

    Saxibow Soo baddi please 🙏

  • @maslah345
    @maslah345 Жыл бұрын

    Wadankaan dadkii lahaa ayaa awoowayaashoodii dhistaye anagiina intii aan haysanay baan dib uburburinaa waa ayaandaro

  • @Facts_Asmr_

    @Facts_Asmr_

    Жыл бұрын

    Lol

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    @@Facts_Asmr_ lmao

  • @badbodewarzul9805
    @badbodewarzul9805 Жыл бұрын

    Bro meqee sano mise biloyin kugu qadatee inte Kampalaa dacwadaa kusocotee sxp Fanskagaa ahy iga soo jawab plz

  • @tomandjerry6262
    @tomandjerry6262 Жыл бұрын

    Waar sxp Halkeen Kaala Soo Xidhiidhaa

  • @kingsmart.b1146
    @kingsmart.b1146 Жыл бұрын

    AYy Justin Bieber Ku darane fanan kaas saxip ma arktay neh bro 🥺👍

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    Ina aragto ma rabte

  • @brodulqaad1214
    @brodulqaad1214 Жыл бұрын

    aboowe halmar natus guryaha dhaxdood

  • @Sahuuramed123
    @Sahuuramed123 Жыл бұрын

    Canada joga waa naca lkn marka wadamada qaar arka waa jeclada 😂

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    Maxa u nacdaane 😁

  • @Sahuuramed123

    @Sahuuramed123

    Жыл бұрын

    @@kamal-hassan mel somali jogina joga guurna waa raba sasa ku nacay 😂

  • @kamal-hassan

    @kamal-hassan

    Жыл бұрын

    @@Sahuuramed123 😂 markas dhibwayo cid lala haasaawo ma joogto ma ileedahay

  • @nimcomohamed2732
    @nimcomohamed2732 Жыл бұрын

    Inshalh mar uun waan iimna miss you more canda 🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦🇨🇦