No video

Xaaji Cali Shoocaac oo Sheekh Abdiqaadir Siiro karbaashay.

Пікірлер: 88

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid87862 ай бұрын

    Xaaji Cali Shuuc Wlahi Aadban U Jeclahay Waa Nin Caqligiisu Xor Yahay. Dhaman vedio yadiisa Mid Ima Dhaafto. From Hargeisa.

  • @1mrantheboy151
    @1mrantheboy1512 ай бұрын

    1.” Nin Shucaac ku jiifsaday sidii, xaydha wow shuxiye 2.War shiikhii xaggee lagu ogaa, shiil dabuu galaye 3. Shallaytiyo hadduu kuba jiraa ,yaa shib uun dhaha e “

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad91732 ай бұрын

    Cali shucaac waa geesi aqli iyo karti leh

  • @user-um6hu7el7f
    @user-um6hu7el7f2 ай бұрын

    War aaway hadal ka sheekha lagu heeysto mise wax kaloo qarsoon baa jiro 😊

  • @faaidyusuf1695
    @faaidyusuf16952 ай бұрын

    Halgan kii lasoo maray nin kii heefay waa nacas Amase waa hadur nafluhu aanay hayb garane Amase waa hubani jaahiloo aan hoosti dhaafayne Amase waa heecay liitiyo miskiin hoone aan kicine Amase hunguri raac kufrigu hiinsi siiyeene Amase waa hunuf kufrigu ay heeryo saareene Hala maahanoo waa nijaas amase haawaye Shoocaac halyey weeye iyo geesi hawl karahe Hibaa Eebe siiyoo kufriguu haanka yarayaaye Waa horumar keen wuxu doonayaa kuna hadaaqaaye Haye dhaha oraah duu dhihiyo hadaldiisoo dhan

  • @samatardahir813
    @samatardahir8132 ай бұрын

    Haddii ay dhici lahayd Cumrigayga ayaan dhowr sano u baddali lahaa.

  • @farhiahaile2203
    @farhiahaile22032 ай бұрын

    Ilaahow cimriga kuu dheeree aakhiro janadiisa kugu casun,geesi

  • @abdulkadirmnuur6139

    @abdulkadirmnuur6139

    2 ай бұрын

  • @user-cw8je7le2f
    @user-cw8je7le2f2 ай бұрын

    Woow waa sayd mohamed abdile hassan 😢

  • @user-zk6tu7vy5k
    @user-zk6tu7vy5kАй бұрын

    Mashaa allaah geesi iyo caqli dheeraad ah

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25782 ай бұрын

    Geesi weyn ee reer Ogadenia cali shoocaac

  • @adamabdi5174
    @adamabdi51742 ай бұрын

    Manshaalah camu alhaji Ali

  • @saeedosman3016
    @saeedosman30162 ай бұрын

    O NLF hadii uu yahay wa Mujahid.viva

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 ай бұрын

    Mnsha allah ilaahay adeer cimri dheer iyo caafimaad haku siiyo adiga iyo familkaagaba

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x2 ай бұрын

    masha allaha adeer qacliga hawaayin dad baraarugsan baahelay ha halabaraarujiyo dadkeena wa dadwanaagsan

  • @samatardahir813
    @samatardahir8132 ай бұрын

    Yax, war Odeygan yaa 30 jir ama 40 jir nooga dhiga

  • @camaarsmaxamad9173
    @camaarsmaxamad91732 ай бұрын

    Sheekh cabdi qaadir cimaamada kadhacday

  • @samirr546

    @samirr546

    2 ай бұрын

    Cumaamadii iyo shiikhnimadiiba way ka dhacday!!!!

  • @fatxiaxmadmaxamed995
    @fatxiaxmadmaxamed995Ай бұрын

    Alaha xafido

  • @umm123
    @umm1232 ай бұрын

    Noollo geesi somaligalbeed.

  • @abdiazizhamza5866
    @abdiazizhamza58662 ай бұрын

    Mashallah sheekh Ilahay mujaahidinta hainoo daayo

  • @NaimoIsmail-ek9qn
    @NaimoIsmail-ek9qn2 ай бұрын

    absolutely 💯 ❤ geesi geesi dhalay aderkay cali cabdile fiixi❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma67522 ай бұрын

    Waa sayid Maxamed oo soo nooladay,Ilaahow cimriga u dheeree

  • @UmuJamila
    @UmuJamila2 ай бұрын

    Maa sha alaah alaah cimriga kuu barakeeyo qaatumada khayr hakaaga digo

  • @shuaibdaacad1673
    @shuaibdaacad16732 ай бұрын

    Ilaahay janada ha ku geeyo sheikhoow. Mashallah

  • @mohamednur1696
    @mohamednur16962 ай бұрын

    ARCHER❤❤❤❤CAARSHA DHEERE

  • @MuradMahamed-tv3vc
    @MuradMahamed-tv3vc2 ай бұрын

    Allaha cimrigaa dhereeeyo

  • @user-xq9yg1qx7x
    @user-xq9yg1qx7x2 ай бұрын

    Masha alh cali shucac

  • @waliahmedabdi3186
    @waliahmedabdi31862 ай бұрын

    VSheikh cali Shoocaacow Allow janadii kugee!

  • @user-kh8wl2kd8h
    @user-kh8wl2kd8hАй бұрын

    Intay caliyo noo noolyihiin waan noolnahay

  • @SiciidYare-um9zk
    @SiciidYare-um9zk2 ай бұрын

    Manshaa allh 100❤

  • @MohamudAbdi-tv4md
    @MohamudAbdi-tv4md2 ай бұрын

    Allaah swt Haku xifdiyo hana ku dhawro, geesi guulayso illaahay cimrigaaga ha dheereeyo

  • @MaryanMohamued
    @MaryanMohamued2 ай бұрын

    Maanshaa allaah allaha ha ķu xifdiyo

  • @mustafamuse2904
    @mustafamuse29042 ай бұрын

    Gessi halgamo xaji ali shoocaac.

  • @samireabdi6855
    @samireabdi68552 ай бұрын

    Awoowgey ilaahey haku barakeeyo

  • @user-gx1qs9mz4y
    @user-gx1qs9mz4yАй бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed78142 ай бұрын

    Geesi ❤🎉

  • @PukhaariSheikhcali-pn2gb
    @PukhaariSheikhcali-pn2gb2 ай бұрын

    Masha alah ader alahabarkeyo

  • @I.s_lord
    @I.s_lord2 ай бұрын

    الله اكبر

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14402 ай бұрын

    Mansha allah

  • @abdulkadirmnuur6139
    @abdulkadirmnuur61392 ай бұрын

    Xadiis Saxiixa IYO Xurmadle Xaji C Sh

  • @JawharMohamud
    @JawharMohamud2 ай бұрын

    ❤❤❤❤ allah yacizaka aabo

  • @samatardahir813
    @samatardahir8132 ай бұрын

    Noolow Adeer, geessi geessi dhalay

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    Allah ha ku sharfo adeer Nin rag ah baad tahay!!!!

  • @abdirisaqsaid5865
    @abdirisaqsaid58652 ай бұрын

    As wr wr

  • @mohamednur1696
    @mohamednur16962 ай бұрын

    MUSTASHRIQIIN AYAA ADEEGSADAY CULIMO MUSLIMIIN AH

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad86602 ай бұрын

    geesi weeyi ali shaaciye waa nin rageed

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat40282 ай бұрын

    Wadaadka haladilo waa khayaanolow

  • @fatxiaxmadmaxamed995
    @fatxiaxmadmaxamed995Ай бұрын

    Kuwo culimo sheeganaya ayaan intaas fahansanay

  • @FateCali
    @FateCali2 ай бұрын

    duqu waa ljn😮

  • @user-lr3tw6ev9s
    @user-lr3tw6ev9s2 ай бұрын

    Sheer

  • @user-gx1qs9mz4y
    @user-gx1qs9mz4yАй бұрын

    Hadi Aana cali Ayuu ninkaa Jaarso waxa naga guryo lahaa isaga la jahaad Run baad sheegayaa xaji

  • @najmanajma6752
    @najmanajma67522 ай бұрын

    Cabdiqaadir seero magaciisa saxda baad noo sheegtay

  • @dayibdayr2785
    @dayibdayr27852 ай бұрын

    xaaji shekha hakulatagin

  • @samatardahir813
    @samatardahir8132 ай бұрын

    Cali Shucaac = Cali iftiin, Cali Nuur. Waa iftiinkii Absame iyo Soomaaliyeed.

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed51202 ай бұрын

    Waxa layiraahdaa (salafi zaionist) Yuhuud xaafidiin ah ayaa hogaansha !!.

  • @sulubyarecabdalla2562

    @sulubyarecabdalla2562

    Ай бұрын

    Adeer salafi iyo suufi kalama leh waa nin kastoo dhuuni qaata ah Cali jumca azhar joogo miyaanad arag

  • @user-xq9yg1qx7x
    @user-xq9yg1qx7x2 ай бұрын

    Axmed gurugey nin haalgaama ah oushaqey qabilka balcad absame haala sayidkuna ogaden ushashey will Wal jidwaqa kumade waadagesi weyi

  • @user-gx1qs9mz4y
    @user-gx1qs9mz4yАй бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkk

  • @user-cf5wm9gk4r
    @user-cf5wm9gk4r2 ай бұрын

    Cali shucaac geesi soomali galbeed

  • @abwaanjigjigawi
    @abwaanjigjigawi2 ай бұрын

    Ss

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    War cad iyo nin is huba iga dheh!!!

  • @abdirisaqsaid6081
    @abdirisaqsaid60812 ай бұрын

    As wr wr. Shekha aniga la hadley maanta. Waxuu ii sheegey in lagu been abuurtey

  • @alimahamed9111
    @alimahamed91112 ай бұрын

    Qoodh

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157Ай бұрын

    Nin aan Rabin in uu jahaado muxuuba jahaad kasheegi

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    Duqu Rali galin ha ka bixiyo hadlada gafka ah ee u ku xadlay

  • @samirr546
    @samirr5462 ай бұрын

    Kuwa uu wax u akhriyayo ka dareeriya!!!

  • @husseinaden7560
    @husseinaden75602 ай бұрын

    Nikii jihaadkaas ku tilmaamay ,wax aan jirin waa munaafuq seero,magaciisa ka garo

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    Shek Cabdiqadir Waa lagu been Aburaneya Sheka Aqoon dheer ban u leyaxay Wa shaqsi Xalganka tagersan. Meel u kaga xadlayna lama xayo QOFKII QOF ISLAM AH GAAL KU TILMAAMA ISAGA AYA GAAL AH XAJI Cali Shucca Sharaf ban u xaya Raali Galin ha ka Bixeyo. Xadgudubka u ku Sameyey Sheka.

  • @aidarousabdullahisuleyman5816
    @aidarousabdullahisuleyman58162 ай бұрын

    M.a afkaaga caano lagu qabay daba dhilif hadhaco

  • @abdirisaqsaid6081
    @abdirisaqsaid60812 ай бұрын

    Sheeka waxuu cadeeyey in uu halganka waligii taageeri jirey balse

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    Sheka mel u xalganka ku aflagaadeyey lama xayo

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    QQOFKII QOF ISLAM AH GAAL KU SHEGA ISAGA AYA GAL AH

  • @saeedosman3016
    @saeedosman30162 ай бұрын

    Mujaahid lagama gudbo miyaa

  • @jamasiyaad2877

    @jamasiyaad2877

    2 ай бұрын

    Xaggeed doonaysay in loo gudbo, adeer?!!

  • @hussainabdi6602
    @hussainabdi66022 ай бұрын

    Waa nasiibdaro nin culimo sheeganaya inuu sidaas uhadlo oo jahaadkii uu wax kasheego

  • @Sahal63
    @Sahal632 ай бұрын

    Yaan lagu deg degin culimada, hana layska hubsado, Wadaadkan hadlayana yaan la ijbaarin, in dadka islaamka ah laysku liso, arrin saxah maaha, si sidan ka bedelan ayaa laysugu caqli celiyaa,

  • @maxamedcabdi3355
    @maxamedcabdi33552 ай бұрын

    Maanafah min jihaadka uuka hadlayo aday gani laakin waxaan ogahay odaygan inuu jaahil yahay waaya aragtidiisu yartahay waxaa qalbigiisa kabuuxa qabyaalad aana farsamaysnayn waxan uu ka sheekayn hayo waa been waligii qabiilkooda ayaa gaalajeclaa ilaa iyo hada waaqalad isga ooda daasa in maanta uu iskudiro qa baailka culimadana aflagaadeeyo Walahi isaga ayaa seero aha waxan ku talin lahaa in laxidho ninkan

  • @abdimohamedabdulahi2994

    @abdimohamedabdulahi2994

    Ай бұрын

    afqudhmuune soo cadayo marka hore

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    Sheeka wa lagau been aburaneya

  • @user-gx1qs9mz4y
    @user-gx1qs9mz4yАй бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    Shek Cabdiqadir Waa lagu been Aburaneya Sheka Aqoon dheer ban u leyaxay Wa shaqsi Xalganka tagersan. Meel u kaga xadlayna lama xayo QOFKII QOF ISLAM AH GAAL KU TILMAAMA ISAGA AYA GAAL AH XAJI Cali Shucca Sharaf ban u xaya Raali Galin ha ka Bixeyo. Xadgudubka u ku Sameyey Sheka.

  • @axmedaxmed5455

    @axmedaxmed5455

    2 ай бұрын

    Orod soo daawo muuqaalkiisa marka hore ninkaas sheikh lama odhan karo

  • @abdimohamedabdulahi2994

    @abdimohamedabdulahi2994

    Ай бұрын

    dhakh dhakh meel 1kun oo qof fadhiyaan oo isaga kaligii la dhagaysanaayo oo kitaab akhriyaayo ayuu ka sheegay wax la qarin karo ma aha ??? xaafidul quraan iyo caalimiin diinta la soo baray oo yuhuud ah ayaa maanta muslimiinta hogaanka u haya oo gaaladu keensadeen?????

  • @SHF-zc1to
    @SHF-zc1to2 ай бұрын

    Shek Cabdiqadir Waa lagu been Aburaneya Sheka Aqoon dheer ban u leyaxay Wa shaqsi Xalganka tagersan. Meel u kaga xadlayna lama xayo QOFKII QOF ISLAM AH GAAL KU TILMAAMA ISAGA AYA GAAL AH XAJI Cali Shucca Sharaf ban u xaya Raali Galin ha ka Bixeyo. Xadgudubka u ku Sameyey Sheka.

Келесі