XAAFADII UGU HORREYSAY HARGEISA MAXA ISKA BADALAY2024

Автокөліктер мен көлік құралдары

XAAFADII UGU HORREYSAY HARGEISA MAXA ISKA BADALAY2024 #ILALUGEE #Saammoo #Dalmar #hargeisa.

Пікірлер: 37

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167Ай бұрын

    Mashallah, Lkn Hargeisa waxa ay bilaabantay halka uu ku yaalo masaajidka jameeco weyn, lkn shacabka iyo downtown ka waxa qorsheeyey ingriiska.👍🏻🍏🌧️🍎

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Manshalah

  • @mr.mukhtarmohamudabdi3762
    @mr.mukhtarmohamudabdi3762Ай бұрын

    Ex Hargeisa Halkani waa Xaafadihii Jajabka Ex Hargeisa ayaa Garanayaa Dalmar iyo Saam waad Mahadsantihin Ex Hargeisa ha ka warhataan Channelkani...❤❤❤

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Waan ku faraxsanay fal celintaada waa noo muhiim wllo mahadsid

  • @user-vh7do5lp8n
    @user-vh7do5lp8nАй бұрын

    Shacabku wa xarunta ugu mihiimsan Hargeisa wana run wa bilowga Hargeisa

  • @princesshawd6859
    @princesshawd6859Ай бұрын

    Shacabki HARGEISA ❤❤❤

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Haa wllo manshalah ku xidhow channel ka mahadsinid

  • @user-wf3si9yk5i
    @user-wf3si9yk5i18 күн бұрын

    Madxaf soomali ahaan waa Mssrax

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmarАй бұрын

    Tan kale dad baabuurta sidaa u wada maxaa ka siya. Dadkaa lugeynaya khatar bay ku jiraan. Waxaa laga yaaba kan inaanu xirfad direewalnino lahyn ama brake aanu lahayn.

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Waa run wllo dhowrida wada iyo sharci marka waa in la ilaaaliyo hada waxa la so wadaa shuuruc badan inshalah WAXAN rajenaya in shacab AHAAN waxa badan aan badalno mahadsinid wllo.

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuseАй бұрын

    🎉🎉🎉

  • @AshaJamac
    @AshaJamacАй бұрын

    Dhakhtarkii waynaa xaafadii gljano

  • @ehludiininaxaji1901
    @ehludiininaxaji1901Ай бұрын

    Shacabka

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Waan ku so dhawaynaynaa wllo goorma HALKAN kugu danbaysay se halkee kale AYAAD JECLAAN LAHEED INAN so duunno

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmarАй бұрын

    Waxaan umalayn Waa wadadii dhakhtarka dabadiisa mareysay waxaa la dhisay horaantii 1970s. Laakin bariga laba haad bay ahayd waxay ka bilaabmaysay iskuulki nurse ilaa suuqa union hotel laakin waxba ka garan maayo dhisma meel walba laga dhisay. Xaafadan Waa meeshay uu deganaa ingriisku iskuul baa ku yaalay marawaxado saqaf ka soo laaladeleh. Waxaan galnay shacab boys oo kan ku xigay kan waxaa la odhan jiray European school wuxuu ahaa elementary school. Waayo waayo

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Manshalah xasuuus wacan Baad Nala wadaaagtay wllo thanks aniga Mamo hooyo Aya shacab girls ka baxday waa waqti hore wllkay waad. Ku mahadsanatay inad ku xidhan channel x hargesia halkeed YAAD JECLAAN laheed INAN Soo duubno mahadsid

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Ай бұрын

    @@XHARGEISA Adiga muddan, shacab girls walashay oo iga weyn baad dhogatay, waxay ku jirtay gabdhihii iskuulka Gacan Dhexe ee Shacab girls la keenay waa ku isla gabdhaha AHUN Khadra Daahir Cige, aniga bu iskuulka Gacan Libaax Hoose baan ku jira standard 4 ka dibna Shcab Boy oo cusub baanu ka bilaabnay standard 5. Adeer soo doob Meeshaan ku dhashay oo lo yaqaanay Laba Nuux oo dhawey Geerishka Aw Cali waxaan umalayn inay meelahasi jirin hada, waxaa ugu dhoweyd meel qaadka loo dhisay iyo iskuulka Xabalaha lagu dhisay ma xasuusto magaciisii wuxuu ahaa islkuul sare. mahadsanid.

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    @@caweyskadalmar adeero inshallah waan kula so wadaagaya vedio waan ka so duubayaa WAXAN jeclay Inan xasuuus reeb u sameeno jiilka naga danbeyay waan ku faraxsanay inad ku xidhantay my channel adeero big respect ana dhankaa fanka kama fogi OO walaha hargesia ayaa familyga ah ama wallaaalaha Sweden si wacan adeero waan kula so wadaagaya codsigaaga waa aqabal adeero many thanks

  • @caweyskadalmar

    @caweyskadalmar

    Ай бұрын

    @@XHARGEISA Adeer mahadsanid waan daawada, laakin waan ku dawaakha waayo magaaladu aad bay isku badashay waxaa igu danbeysay wakhti aad u fog baa igu danbeysay Hargaysa. iyada 6 xafadooda ama degmo, Gacan Libaax, 26 June, Iftin, Hawl Wadaag, Wadajir iyo Guryo Samo. hawl wadaag iyo wadajir waxaa loo raray dadkii ku jiray aqal soomaliyada horaantii 1970s.

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    23 күн бұрын

    @adeero waa tan xafada aan ku dhalayay hada waxa la yidhah sheekh madar ama LABA nuux x HARGEISA wixii ka horeyay 60 Kii ayaaa la odhan jiray saday dadka deenka noo sheegen mahadsinid

  • @apdyezak7479
    @apdyezak7479Ай бұрын

    Pro xafadi hargeysa ugu horeysay maad tagin Jameco weyn is where hargeisa started Waan ka sugayn videogas

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    waad saxantahy jameeca wayn waynu iman insha allah.

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630Ай бұрын

    Waa wadadii dhakhtzrka Wayne ka, dambaysay x Raasun or London shidhka I'm x bro 20 years ago I'm ciyal London x xwadle

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    nice wl , aad baad u garanaysaa so dhawaw

  • @rashiid187
    @rashiid187Ай бұрын

    Gool dowlada hoose

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241Ай бұрын

    Gaadhiga wadada qaldan marya waa in police dawado oo taarkadiisa ka eego ka bacdi ganaax weyn saaro waa qatar wado one way inuu soo galo hubal waan hubaa waa arkyaa iney one way tahey oo baabuurtii oo dhan isga ka hor imanyso

  • @hassanshowle4879
    @hassanshowle4879Ай бұрын

    Spelling ka naga saxa Ex Hargeysa.

  • @saammedia6510
    @saammedia6510Ай бұрын

    X HARGEISA waa shacabka 😮

  • @gacal_m
    @gacal_mАй бұрын

    Waa MUQAALO AAD u Tayo leh waxad na Soo tustaa jigjiga yar

  • @MohamedOmarAbdi-tc9ue
    @MohamedOmarAbdi-tc9ueАй бұрын

    Beerta xoriyadda

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Hee wllo mad kula Soo wadnaa beerta xoriyada

  • @engxaraar109
    @engxaraar109Ай бұрын

    Wadadan isbucii 10 jeer baan maraa 5 siisocod ah iyo 5 soosocod ah😂

  • @XHARGEISA

    @XHARGEISA

    Ай бұрын

    Manshalah waan noo faraxad Inaad ka dawatay channel KAUGA

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358Ай бұрын

    3:51 maxay iisku qariyeen qoladaasi 🤔 c.i.d uu geeya sawiradood waan ba ka shakiyey 4 ta nin.

  • @engxaraar109

    @engxaraar109

    Ай бұрын

    Qof wado maraya inaad muqaal ka duubataa waa sharci daro

  • @Tamsim3358

    @Tamsim3358

    Ай бұрын

    @@engxaraar109 wadadu wa public, dunida sharcigaa majiro, siday uu dhaqmayaan wa very strange 🤔

Келесі