Wixii Na Dhex Maray Sh. Cukaasha ~ Sh. Xassaan Xuseen

Тәжірибелік нұсқаулар және стиль

BOOQO #daarulxadiith​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​

Пікірлер: 66

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith5 жыл бұрын

    Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada... 👇👇👇👇👇👇👇👇👇 t.me/Daarul_Xadiith

  • @twaahirabdulrahman8809
    @twaahirabdulrahman88098 жыл бұрын

    msha allah shiikhena ilahay anodhowro aaaamiiiiiiin

  • @abdullahiwanow1001
    @abdullahiwanow10016 жыл бұрын

    sh xasan Wa calimka somaliyed ilahayow kuxifdi cadowgada hoos

  • @abdiali6704
    @abdiali67046 жыл бұрын

    ماشاءالله شيخ حسان بن حسين بن آدم حفظه الله ورعاه

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey3 жыл бұрын

    1-Sheekh vs sheekh 2-Ganacsade vs Ganacsade 3-Siyaasi vs Siyaasi 4-Doctor vs Doctor

  • @MrNajiibyare
    @MrNajiibyare12 жыл бұрын

    maanshalaah sheekhanaa alaaah haku dhawro akhiinaaaa fillaaaaaaaah

  • @iiddiid2335

    @iiddiid2335

    7 жыл бұрын

    Najib Asad

  • @hhhjmaashaallh1648

    @hhhjmaashaallh1648

    7 жыл бұрын

    masha allh

  • @abdallagullwarsame2464

    @abdallagullwarsame2464

    5 жыл бұрын

    Najib Asad WAR NINKAAN DACWAD BADANAA, ISAGOO WAX KHEYR KA HADLAYA MA ARAG, CALAA CALKIISA IYO DACWADIISAA BADAN,

  • @sucadsheikh7433
    @sucadsheikh74336 жыл бұрын

    Maasha allaah alle ha xafido

  • @ismailarshe9843
    @ismailarshe98435 жыл бұрын

    Mashallah Sheikh Hassan Hasan Hussein ,markasta Xaqa ayu cadeya

  • @MucadCabdi-ne6ww
    @MucadCabdi-ne6ww7 ай бұрын

    حفظه الله شيخ عالم رباني شيخ عكاشي

  • @farahabdulah9833
    @farahabdulah98337 жыл бұрын

    insha allah

  • @adaanisalah7143
    @adaanisalah71438 жыл бұрын

    asadun min asadilaahi

  • @xamsecabdi3762
    @xamsecabdi37625 жыл бұрын

    masha allah

  • @gelleofficial6603
    @gelleofficial66038 жыл бұрын

    xafida hulaah asadun min asadilaah abuu salmaan

  • @abdiali6704
    @abdiali67046 жыл бұрын

    حفظ الله ورعاك

  • @aliguleed5469

    @aliguleed5469

    5 жыл бұрын

    Climadoow kacabdasda Allah nagadaaya safafka faraha badan caamada hadaanahy dhibwayn ayaynootahay isqabqabsigiina

  • @shiraaryare4113
    @shiraaryare41135 жыл бұрын

    mashllh sheeq hasan husen Aaadam Abu SALMA XAFIDAHUL

  • @faysaljamac3357
    @faysaljamac33574 жыл бұрын

    37-23 Kabilaabato illa Dhaqiiqadaha Ka Danbeeyo Cajalka Wuu Ka Tirtiran Yahay, Ree Daaruxadiith Cajaladda Hanaga Soo Dhagaystaan Intay Soo Gudbin, Sheikha Allaha Cumrigiisa Ha Ubarakeeyo, Cibaado Iyo Camal Wanaagsana Allaha Ugu Deeqo, Waana Sheikhayga Xagga Kutubta Caqiidada allaha Nagu Anfaco Cilmigiisa

  • @shiraaryare4113
    @shiraaryare41135 жыл бұрын

    mashllh sheekh HASAN HUSEN AADAM ABU salman ALAHA KU XIFDIYO

  • @omardahraan5364
    @omardahraan53647 жыл бұрын

    xasaan allaha xafido waayo nimanka salaf "murji'ada " ah xasaaan waa faras mashallah

  • @cabdisamadmaxamed2610

    @cabdisamadmaxamed2610

    5 жыл бұрын

    Shekh xassaan wixiiso waa hebal baa is qabsNay mooye warkale mahayo

  • @muxiyadiinabiibakarabiibak4095
    @muxiyadiinabiibakarabiibak40958 жыл бұрын

    sheekh cukaashe cajalada uu kaga jawaabay tan waxa uu ku qirtay waxbadan oo kamid ah waxa uu sheekh xasaan sheegay

  • @sacdiyocabdirizaq3156

    @sacdiyocabdirizaq3156

    6 жыл бұрын

    muxiyadiin abiibakar abiibakar mashaallah waa run wlhi walaal wn arkay

  • @maxamudsheikh2003

    @maxamudsheikh2003

    6 жыл бұрын

    Qalad uu cukaashe galay uu qirty miyaa jira

  • @sacdiyocabdirizaq3156

    @sacdiyocabdirizaq3156

    6 жыл бұрын

    Maxamud Sheikh wuxu xasaaan shegoo idil wow qirtay wax ow dhahay waaa nab iyo been majiraan kulli wow salimay

  • @huseinshakar2643
    @huseinshakar26435 жыл бұрын

    Wllhy fahmaaya ayaa fahmaaaya

  • @shiraaryare4113
    @shiraaryare41135 жыл бұрын

    ALAHA KU XIFDIYO sheyqul islam

  • @hassanm5128
    @hassanm51288 жыл бұрын

    Bismillah runtaa waaye isku mustawe ma aha laakiin sh xasaan ayaa mustawa sareeyo

  • @bestboy619
    @bestboy61912 жыл бұрын

    asalamu caleku aqii wax yaabaha qaar ma fiicna in umadoo dhan ogaato jazakalah qayr

  • @sacdiyocabdirizaq3156

    @sacdiyocabdirizaq3156

    6 жыл бұрын

    bestboy619 dantaa kukaliftay sheikh xasaan ee nin kadagan maleh

  • @dahaboabdulle5744

    @dahaboabdulle5744

    5 жыл бұрын

    @@sacdiyocabdirizaq3156 aààààn

  • @use_996
    @use_9965 жыл бұрын

    Waxan jeclan laha cajalada o saxixa aniga waxba iga masaxan

  • @abdiraxiim4583
    @abdiraxiim45838 жыл бұрын

    sh libaax

  • @farahabdulah9833
    @farahabdulah98337 жыл бұрын

    wxaa diba sh hassan inuu culumada gaalaysiiyo anagana intan 1 uahay wxandiyaar unahay inaan diinta ubarano sidab ahna dadkawaxbarno

  • @abdisahalmohamed6566
    @abdisahalmohamed65662 жыл бұрын

    Join ka in lawaraystaaba ma banana siday culimadu tiri waayo waxaa dhici karta dad ka caamada ah inay rumaystaan oo ay ka dhalan karto in dad ku is ku dhecaan oo jinkaasi isku diro marka sheekhyada leh waa lawaraysan karaan hal kaa culimadu aad haw bayaamiyaan

  • @somalisomali5161
    @somalisomali51615 жыл бұрын

    Kk cilmi baan sugayay jin iyo balo... ayay isku haystaan.

  • @omardahraan5364
    @omardahraan53647 жыл бұрын

    murji'da meel buu saaray wowna tusay inay damiino yihiin

  • @bashirabdiweliabdilahi3108

    @bashirabdiweliabdilahi3108

    5 жыл бұрын

    Iska hadasho Xaqa Raac Ha qalidan Xassan Nin w.....I.....n

  • @bashirali1128

    @bashirali1128

    5 жыл бұрын

    Maantay.uu.runsheegay

  • @acazaam

    @acazaam

    5 жыл бұрын

    @@bashirabdiweliabdilahi3108 waalaan maa dhahdid fulayohow doqonkaa adaa wx maran ahe

  • @nuhmuse1009
    @nuhmuse10096 жыл бұрын

    nin kaan shiikh nimadiisu madaba galka culimadaa

  • @ibrayare8614
    @ibrayare86147 жыл бұрын

    Wlh wa yab nin kasta wuu iska hadla what is qawrij mise kuwa qaburiyinta umbad ka maqashay miskin baro dinta

  • @abdiwaliomar2285

    @abdiwaliomar2285

    5 жыл бұрын

    Racaka.lah sheykakhana

  • @mohamedomar9726

    @mohamedomar9726

    2 жыл бұрын

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @abdirizackshaqalla6434
    @abdirizackshaqalla64343 жыл бұрын

    Maxaa hadaladiisa meelaha qaar loo qarinayaa!!?

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar97262 жыл бұрын

    Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo

  • @cxuseen8
    @cxuseen85 жыл бұрын

    Wahaabiyadu wax weyn ba iskuma hayaa ee tolow maxay isla kala guraan.

  • @mahadcabdi7638

    @mahadcabdi7638

    4 жыл бұрын

    Cabdikariin Xuseen Waa Wxa an layaabey

  • @khadraawiaxmed7471

    @khadraawiaxmed7471

    2 жыл бұрын

    Qabuuraha aalagaagayeeraayaa suufiyoow

  • @user-gp4fh6kh1z
    @user-gp4fh6kh1z6 жыл бұрын

    ilaahayow xassaan umada ka soo qabo

  • @ahlanmohmuoud3620

    @ahlanmohmuoud3620

    5 жыл бұрын

    Ilaahay umadda ku anfac kana badbaad kayd cadawga iyo isha xaasidka

  • @bishaaraxmed1060

    @bishaaraxmed1060

    5 жыл бұрын

    amiiin yaa allaah

  • @twaahirabdulrahman8809
    @twaahirabdulrahman88098 жыл бұрын

    msha allah shiikhena ilahay anodhowro aaaamiiiiiiin

Келесі