Wiil Mucjiso ah oo Dhawr iyo Toban Sheekh Sidooda Quraanka u Akhrinaya.

Ойын-сауық

Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Dadka Iyo Inay Gaadho In Ka Badan 270 Milyan Oo Qoys Oo Ku Nool 140 Dal Oo Adduunka Ah, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
Find us on Facebook: / saabtv
Follow us on Twitter : / tvsaab
Check our website : www.saabtv.com

Пікірлер: 1 500

  • @shaafialsoomaaliyi1922
    @shaafialsoomaaliyi19224 жыл бұрын

    الشيخ زين محمد 03:18 الشيخ على عبدالله جابر 06:10 الشيخ شريم 07:47 الشيخ الحصرى 11:11 الشيخ عبدالودود الحنفي 12:25 الشيخ محمد أيوب 14:55 الشيخ عبدالله بصفر 16:46 الشيخ صلاح بو خاطر 19:27 الشيخ ماهر المعيقلي 21:03 الشيخ عبدالله مطرود 22:39 الشيخ عبدالولى الأركانى 23:55 الشيخ محمد ادم (إمام مسجد على متان في مدينة هرجيسا) 25:29 دعواتكم 😊

  • @phayzayousouf5290

    @phayzayousouf5290

    4 жыл бұрын

    جزاك الله يا اخي

  • @khaliilismail7195

    @khaliilismail7195

    4 жыл бұрын

    ما شاء اللہ

  • @enghassansiyadhussein2426

    @enghassansiyadhussein2426

    4 жыл бұрын

    Waad ku mahadsan tahay sidaad noogu soo koobtay.

  • @MAHIIGAANCALI

    @MAHIIGAANCALI

    4 жыл бұрын

    ilaah hakaaa abaaliyo

  • @abdiwakiildek8915

    @abdiwakiildek8915

    4 жыл бұрын

    Wad mahadsantahay wllkey جزاكالله

  • @bilaamuraad5616
    @bilaamuraad56164 жыл бұрын

    Mashalaah Naxariis iyo neecaw qabaw ayaan dareemaa markaan qowlka Alle dhegaysto. Ilaahay haku barakeeyo walaal.

  • @xasanaadan1963

    @xasanaadan1963

    4 жыл бұрын

    Mash allh

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@xasanaadan1963 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    4 жыл бұрын

    Wlhi waaa hadal aad u qiimo bdan markaan akhriyay commentigaga waan ilmeeyay❤❤❤

  • @abdimalikaxmed1824

    @abdimalikaxmed1824

    4 жыл бұрын

    Woow shiikh shaacir codkaaga anba wan jeclahy maalintaad diplomatic quraanka aad igu aqrisay

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@abaswarsame sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @abdalledayib1938
    @abdalledayib19384 жыл бұрын

    Umada Somalida waa umada ugu xifdinta badan quranka. Alle hadhworo dalkeena iyo dadkeena ❤️

  • @user-it9nq7qd8y

    @user-it9nq7qd8y

    4 жыл бұрын

    Allaahuma aamiin

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@farxaanfaarax7309 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@user-it9nq7qd8y sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @ahmedibrahim2363
    @ahmedibrahim23633 жыл бұрын

    Mansha Allah inta sheekheena weyn ee shuraim taageerta Like saara

  • @keysaawi9563
    @keysaawi95634 жыл бұрын

    ماشاء الله قارئ علي، فبك فطنة ومثابرة ولن يطول الوقت حتى يكون لك شأن في كتاب الله.

  • @sihaamyousuf2396

    @sihaamyousuf2396

    4 жыл бұрын

    لا شك فيه ولا ريب، لن يطول الوقت حتى يكون له شأن في كتاب الله تعالى.

  • @hamham5865

    @hamham5865

    4 жыл бұрын

    لا شك أن هذا الفتى لم يبلغ عمره ٢٥ كان من أشهر القراء، وهذا من فضل القرءان

  • @keysaawi9563

    @keysaawi9563

    2 жыл бұрын

    @@sihaamyousuf2396 شكرا

  • @abdiabdilahi7919
    @abdiabdilahi79194 жыл бұрын

    Masha alla Mujiso maha ee waa Alxamduliillah qof kuraanka karim ka bar tay wax ka fican ma jiiro ee alle ha ku dhawro insha alla

  • @calisalaad946

    @calisalaad946

    4 жыл бұрын

    Abdi Abdilahi

  • @ubahfarah9289

    @ubahfarah9289

    4 жыл бұрын

    Masha alah wll alaha kuxifdiyo

  • @aminaibrahim9867

    @aminaibrahim9867

    4 жыл бұрын

    Masha allah

  • @abdiabdilahi7919

    @abdiabdilahi7919

    4 жыл бұрын

    @@ubahfarah9289 mhd wll adna sido kale insha alla

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@calisalaad946 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @cabduraxmancally
    @cabduraxmancally4 жыл бұрын

    ولقد يسرنا القرآن للذكر فهل من مدكر

  • @haanitayo9841

    @haanitayo9841

    4 жыл бұрын

    mansha allah

  • @khadijahagi8111

    @khadijahagi8111

    4 жыл бұрын

    Msaahaa akaah alaha kuxafido

  • @sucaadsunduschannel9329
    @sucaadsunduschannel93294 жыл бұрын

    ماشاءالله من يردالله به خيرا يفقة في الدين

  • @user-xm6nz3mg7r
    @user-xm6nz3mg7r5 жыл бұрын

    Ilaahay haku xifdiyo wllkay Cali ilxun rabbi hakaa ilaaliyo

  • @munaofficial1689

    @munaofficial1689

    4 жыл бұрын

    Aaaamiiin yaa alaah

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@munaofficial1689 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @cabdiraxmaanabuuyacquub7833

    @cabdiraxmaanabuuyacquub7833

    4 жыл бұрын

    Asma Salah kkk

  • @cabdiraxmaanabuuyacquub7833

    @cabdiraxmaanabuuyacquub7833

    4 жыл бұрын

    uuiska hadlayaa

  • @isackalbashiir1981
    @isackalbashiir19814 жыл бұрын

    😪😪Mash alalh walhi wuu iga ilimeeyay ilhoow umada somaliyeed kii ugu faaideeyo kadhig

  • @najmanajuu695
    @najmanajuu6954 жыл бұрын

    Aniga wxa kasaya oo sficn oo aqaana 1 sheikh saud al shuraim 2 sheikh maher al meiqly 3 sh Abdalla matruut 4 sh al xusary Intass lee aqaana ilaahey ha siyadiyo

  • @mohameddeeq7167

    @mohameddeeq7167

    4 жыл бұрын

    Maasha Allah wall qaariyad ayaa tahay hambalyo hambalyo hambalyo

  • @yaxyeabdi3130

    @yaxyeabdi3130

    4 жыл бұрын

    Mala hubaaa wll

  • @sadaamfaysalibraahim612

    @sadaamfaysalibraahim612

    4 жыл бұрын

    Masha allah wll qali hadaa soo maha in lagaadubo SAAB tv hakaa zoo dubto sidaan kuu dhagaysano

  • @ramloabdullah8743

    @ramloabdullah8743

    4 жыл бұрын

    Masha Allah, ilahay hakuu siyaadiyo.

  • @faaisogeedi3308

    @faaisogeedi3308

    4 жыл бұрын

    Hampalyo hampalyo ilhay haku siyaadsho

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan25942 жыл бұрын

    Ilaahow malin ramadan waye wiil wilkan cml quranka u xafido igu arsaaq aniga iyo inta jecel aaamiin yaa rabi !!

  • @cabdiqadirmohammed1571

    @cabdiqadirmohammed1571

    Жыл бұрын

    Aamin wllo insha Allah

  • @ninjababa3797

    @ninjababa3797

    Жыл бұрын

    Amin yaa rabi

  • @mohamedidiris9520
    @mohamedidiris95205 жыл бұрын

    Mansha allh sh. ALI MY EX CLASSMATE GO FORWARD . You have a big talent to get of jannah keep on bro

  • @pysuhayb15

    @pysuhayb15

    5 жыл бұрын

    Mohamed Idiris Abu hureira secondary school

  • @wd-iy7sj

    @wd-iy7sj

    4 жыл бұрын

    Mash Allaah

  • @abdalledayib1938
    @abdalledayib19384 жыл бұрын

    Masha Allah walalky alle haku dhworo codkaaga qalbiguu taabtay, gaar ahaan cali jaabir & Muhammad ayyib. Alle gaku dhworo walalky aakhirana hanaga baan kuurajeenyaa aduunyo nimco nimco lagu daray

  • @saciidsuleiman8255

    @saciidsuleiman8255

    4 жыл бұрын

    لماذا لم يسأل المراسل القارئ صومال شيخ عبد الرشيد على صوفي

  • @maxamuudcabdi8873

    @maxamuudcabdi8873

    4 жыл бұрын

    Shiikha alle ha ilaaliyo waa quraan suconaya cadaw badan ayuu leeyahay quranku ee ducadabadi in alle ku ilaaliyo xaas hadii aadan lahayn 4 xaas uguguurso si aad ooga badbaado cawga shaydaanka

  • @HAL-DOOR386
    @HAL-DOOR3864 жыл бұрын

    Inta jecel shiikh sudaniga like

  • @Hamza-kaadsade

    @Hamza-kaadsade

    4 жыл бұрын

    Kkkkkkk

  • @mahamuttislam414
    @mahamuttislam4144 жыл бұрын

    Quranka quluubta ku xazizho mnzh allah اللھم يا مقلب القلوب ثبت قلوبناعلى دينك

  • @xabiiburaxmaan5994

    @xabiiburaxmaan5994

    4 жыл бұрын

    Qoraalka iska sax wll Adoo Raaliya Quraanka Dheh (Qurun) baa tiriye

  • @mahamuttislam414

    @mahamuttislam414

    4 жыл бұрын

    @@xabiiburaxmaan5994 tnx wllo qoralka khaldamy

  • @aamirmatiasofficial5353

    @aamirmatiasofficial5353

    4 жыл бұрын

    Amin

  • @ahmedal-fateh8179
    @ahmedal-fateh81795 жыл бұрын

    Maansha alalh ilaahy shiikha quraanka haku anfaco isaga iyo dhamaan umadaba

  • @abrzhidjamac1365
    @abrzhidjamac13655 жыл бұрын

    Quraanku wuu fududyahee Alle quraaNka ha inoo fududeeYo amieN

  • @didyouknowbefore5485

    @didyouknowbefore5485

    5 жыл бұрын

    Amiin

  • @sakariaabdulahiahmed3247

    @sakariaabdulahiahmed3247

    4 жыл бұрын

    Aamin aamin

  • @ciisecabdi1626

    @ciisecabdi1626

    4 жыл бұрын

    aamiin

  • @Nursalah2

    @Nursalah2

    4 жыл бұрын

    Alhuma amiin amiin yaa allah dhamaanteenuba wlalal..

  • @hanibarqadle6765

    @hanibarqadle6765

    4 жыл бұрын

    Maansha allaah allaha kuusiyadiyo

  • @deeqaluulaaaden3870
    @deeqaluulaaaden38704 жыл бұрын

    Oh my favorite sh sayd ❤️❤️❤️excellent Beautiful Masha’Allaah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @husseintoyo4439
    @husseintoyo44394 жыл бұрын

    Mashallah wll AduuN Iyo aQiRo RaxmaD IYo NaxaRiiS Rabi Ha ku SiiYo

  • @Ururka-SPP
    @Ururka-SPP5 жыл бұрын

    Sheekh cali eebe haku siyaadiyo nimcada quraanka walalkay waxaan kugula talinlahaa inaad samaysato codkuu gaara oo laguu record gareeyo lagayaaba inaad ugu fiicnaato dhamaan qaariyiinta quraanka dhamaantod si adiga laguugu daydo berito magaca islaamka iyo kan umada Somaliland iyo ka reer burcoba kor uqaado.

  • @umuhurayra7377

    @umuhurayra7377

    4 жыл бұрын

    Aad iyo aad wll waa wax fican inu ino dubo khayr alle hasiyee

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@umuhurayra7377 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @adena2210

    @adena2210

    4 жыл бұрын

    Kalamaan News ummadda soomaaliyeed dheh Somaliland af gaar ah kuma hadashee

  • @hamseofficial7116

    @hamseofficial7116

    3 жыл бұрын

    مانشا الله فكر ونجسان عياض لذا انظر ضجتي

  • @siciidibraahin9015
    @siciidibraahin90154 жыл бұрын

    Masha alaah inta fanaan heesay la xayasiinayo maxa loo codmacaan ee quraanka dhaliyaradeen ilaahay sawda iyo suurada quruxda badan ku akhriyaya loo buunbuunin la yahay sida, sheekh cali khayrbaan ku jiree masha alaah ale haku xafido sheekh qaali

  • @rowdadheemanweyrax629
    @rowdadheemanweyrax6294 жыл бұрын

    Masha.allah tabaarakallah waa hibo eebe ku beeray sheekh kastaa meeshiisii buu shigay inta ila aragtay liketa taabta insha.allah

  • @abdis4930
    @abdis49304 жыл бұрын

    ما شا ء الله.الله يحفظك واحفظ والد يك .🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FatmaMohamed-ym1rc
    @FatmaMohamed-ym1rc4 жыл бұрын

    Masha Allah Illahaw naga mid dhig ahlu qur aan ka Jazakallahu qeyr shiiqa iyo walken noso tabiyay barnamijkan qeyrka badan

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate81094 жыл бұрын

    Aad baan u jeclahay cabdala cali jaabir waan iska dhigi jiray markaan yaraa isaga iyo imaam madiina salah albudayr mansha allah

  • @fardoussulieman7813

    @fardoussulieman7813

    4 жыл бұрын

    Mashallahaa mashallahaa mashallahaa illaahay Xafedo

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@fardoussulieman7813 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @kenyakenya5646

    @kenyakenya5646

    4 жыл бұрын

    Amiin

  • @khadarlibaax4403
    @khadarlibaax44034 жыл бұрын

    Hanabalyo sheekh cali allhaku barakeeyo allhaynoo fududeeyo quraanka kariimka ah dhamaanteenba aamiin Yaa allh

  • @faisaali3203
    @faisaali32034 жыл бұрын

    Waa markıı u horeysy aan arko wıılal commentı soo qoray mnzha’Allh wllyal ılaahy dhamntıın haydın xıfdıyo dııntana haydınku hanuunıyo

  • @aziiz94

    @aziiz94

    4 жыл бұрын

    Wiilasha quraanka ma dhagestan miya 😁 , aniga hbnki maba jiifto anigo wacdi dhagesan alx الحمد لله كثيرا وابداً

  • @hiiradmohamedhiiradmohamed200

    @hiiradmohamedhiiradmohamed200

    3 жыл бұрын

    Mansha allah alle haxafido

  • @umuhurayra7377
    @umuhurayra73774 жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakallah wlhy Hadan inan dhalay wankusiin llah alle haku barakeeyo

  • @ABDIRAHIMO2

    @ABDIRAHIMO2

    4 жыл бұрын

    Dee adba isasii mxaa ka wcn gabdh heshay Wadaadkan.

  • @umuhurayra7377

    @umuhurayra7377

    4 жыл бұрын

    Anigu hoyaan ahay ee gabadh ayaanann dhalin

  • @ABDIRAHIMO2

    @ABDIRAHIMO2

    4 жыл бұрын

    @@umuhurayra7377 mahdsnid hooyo eebbe ayaan kuu wydiinayaa in uu kuugu irsaaqo gabdho cafiifaada oo dhowrsoon.

  • @daacidaaciga917
    @daacidaaciga9174 жыл бұрын

    Masha allah Sheikhu wuu wanaagsan yahay. Lkn Sheikh Khaliil Al Xuzari ku adkaaya sidee ila tahay. ❤❤❤❤🙏🙏🙏

  • @Mubaarikhirad
    @Mubaarikhirad4 жыл бұрын

    Masha allh mr ducaysane xiis iyo barnaamijkiisuba mid waxtar iyo hiil u leh bulshada

  • @cabdiwaduud8467
    @cabdiwaduud84674 жыл бұрын

    Maasha'allaah aad baan ugu jariircyooday aad baan Alle u Xasuustay Awoodihiisa Ciduu khayr la Maago Nooc aadan Waligaa Ku fakiriin Ayuu ugu hideeyaaaaa qofkuu la Maago Sida muuminkaan sharafta badan qiimaha Alle gaarsiiyey Ayaa mahad badan

  • @kingfmotivation3048
    @kingfmotivation30484 жыл бұрын

    Ali Mohammed sheikh Ali waa xafdahygga masjidkanna wuu tukiyaa barkallaah sheikh Allah hakaa jazaa'i siiYo wax wngsn ayaad umaddada u haysaaye❤👌

  • @somalillandpure1423

    @somalillandpure1423

    4 жыл бұрын

    King ØF motivation xaafadee bro?

  • @hamham5865

    @hamham5865

    4 жыл бұрын

    Xafadda xiddigta misajid ku yaal oo la dhaho Masjid Al bedr kuna yaal garoonka guryo samo kana soo horjeeda Schoolka Bahrain Schools Jihada hawd.

  • @wh1channel610
    @wh1channel6104 жыл бұрын

    Maasha allah Salah bukhatir my favourite sheikh ❤️❤️💚

  • @abdirizackmohamedibrahim1387

    @abdirizackmohamedibrahim1387

    4 жыл бұрын

    Mansha allah alaha ku barakeya

  • @samiirjama4876
    @samiirjama48764 жыл бұрын

    Maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah maasha Allah

  • @khalidiinofficial8934
    @khalidiinofficial89344 жыл бұрын

    Mansha Allah ilhow dadka ishooda kaa haaay Rabiyow soudkiis inta ka heshay like

  • @jaamacxurbe5728
    @jaamacxurbe57284 жыл бұрын

    ما شاء الله اللهم بارك له لكن اخطأ في قوله تعالى وبنات خالك قال وبنات خالاتك والصواب وبنات خالك وبنات خالاتك ٣:٤٧

  • @abdirahmanismail5581

    @abdirahmanismail5581

    4 жыл бұрын

    Sax waaye wll lkn afka ka xaday

  • @SKSK-gq8xk

    @SKSK-gq8xk

    4 жыл бұрын

    Afka ha xado ama yoosan xadin woo qaldamay walaalkeey

  • @myselfme112

    @myselfme112

    4 жыл бұрын

    Eshmael Mo afkaa ka xaday maxaa laga wadaaa?? ma inuu khaldamay baad diidantahay? yaab dadkiii

  • @jaamacxurbe5728

    @jaamacxurbe5728

    4 жыл бұрын

    قلت أخطأ أي أتى بالغلظ بغير عمد إذا غلظ القاري القرءان عمد أو نسي فكلاهما غلظ وأوصيكم نفسي ونفسكم التشدد عندما غلظ أحد تلاوةالقرءان أما هذا الأخ لا شك أن يرزقه الله هبة من هباته وسترون عجبا سيصبح مشهورا مع كونه شبابا لم يتجاوز ٢٥ من عمره هذا من شأن القرءان يرفع أقواما ويضع به آخرين

  • @armyshelpy3231
    @armyshelpy32315 жыл бұрын

    Maasha allah alle ha ku dhawro hibo alle kuu siiyay habeen lagaama qaado 🙌

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi80704 жыл бұрын

    Mashaa allah tabaarakalah rabi hakaa ajarsiiyo quranka xifdintiisa waa wax alle jecelyahay ana aad u jeclahay iigu soo ducee inaan xifdiyo Somalida xifdinta quranka waa numbarka kowad laakiin siday u xafiden quranka badi uguma dhaqmaan Ilahow dhaqanka quranka nasii kuligen Amiiin yaarabi

  • @muxyadiinxaydar5515
    @muxyadiinxaydar55154 жыл бұрын

    reer maclin shukri waa reer caana uu khayer ku cana masha allah

  • @suldaanwalalbabaa5980
    @suldaanwalalbabaa59805 жыл бұрын

    Masha alla Tabarakalla Jaza akallahu Khayr Dambigaaga iyo kii waalidkaaba alle ha dhaafo

  • @maxamudsahal3998

    @maxamudsahal3998

    4 жыл бұрын

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @abdi1502
    @abdi15025 жыл бұрын

    Maasha allah isha allah swt hakaa xifdiyo, weriyaha waa nin diinta iyo culumada yaqaan

  • @fuad2544

    @fuad2544

    4 жыл бұрын

    Mashallah

  • @shekallowali125
    @shekallowali1254 жыл бұрын

    Masha Allah May Allah be with us

  • @unitedfront5377
    @unitedfront53774 жыл бұрын

    Mashaa alla alle ha xafido walaalken waxa uuw keenay kaliya ma aha qirada culimada ee waa codkii iyo qiradii walaahi alle ayaa heybad siiyey walalkeen masha Allah

  • @omarahmed145
    @omarahmed1454 жыл бұрын

    Borama sh.Afatah zaylici shekhas baa ISNA codad badan keena.

  • @abdirisaqxasan7619
    @abdirisaqxasan76194 жыл бұрын

    Masha Allah Cali waxa aan wada dhigan jirnay madarasada Shaam 2011

  • @aamiinmukhtaar3681
    @aamiinmukhtaar36814 жыл бұрын

    Masha allah Alle ha u *siyaadsho* caafimadka iyo cilmigaba .

  • @siciidibraahin9015
    @siciidibraahin90154 жыл бұрын

    Masha alaah inta fanaan heesay la xayasiinayo maxa loo xayeysiin waayey codkan macaan ee quraanka uu akhriyayoo ilaahay sawdka iyo suurada quruxda badan ha u siyaadiyee loo buunbuunin la yahay sida, sheekh cali khayrbaan ku jiree masha alaah ale haku xafido sheekh qaali

  • @mustafeaxmed8807

    @mustafeaxmed8807

    4 жыл бұрын

    Waa waajib INA wada saaran

  • @user-bc2ir5ix2r
    @user-bc2ir5ix2r5 жыл бұрын

    Musicku waa xaaraan quraankana uma cuntamo in meel lagula duubo marka saabtv idinkoo mahadsan dib u eega arintaad

  • @c.c.y2244

    @c.c.y2244

    4 жыл бұрын

    Run baad sheegtay

  • @daruuryare4977

    @daruuryare4977

    4 жыл бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭👌😍😍😍💓💓💓🤲🤲🤲🤲😘😘🤗🤗🤗

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@c.c.y2244 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@daruuryare4977 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @cutieilhaz9443

    @cutieilhaz9443

    4 жыл бұрын

    ما شاء لله

  • @abdallaomar1434
    @abdallaomar14345 жыл бұрын

    manshaallah.wallahi.wulibane walalken.ilahayo kuxifdi oo kugudil xaladan

  • @abdirisakfarrahnour6246
    @abdirisakfarrahnour62464 жыл бұрын

    Maashalaah barakalaah Sh. Cabdiwaduud oo aan dhageysto yaaba lamooda Alle ha barakeeyo shiikh cali

  • @sahruuja00mohamed61

    @sahruuja00mohamed61

    4 жыл бұрын

    Masha Allah aalaha xifdiyo sheekh walahi say tahay ayu ukenay

  • @abdikade8509
    @abdikade85094 жыл бұрын

    Allhuma amiin elahow ino Inaa wafaji quranka allhuma amiin damnten ❤️❤️❤️❤️

  • @maryanmuqtar7116
    @maryanmuqtar71164 жыл бұрын

    Masha Allah shukran sheikh nolow 🌼 🌼 ya rabi 🙏 🙏😍 😍🕋 ⚖️✔️

  • @burnslowly4465
    @burnslowly44654 жыл бұрын

    ولقد يسرنا القرءان للذكر فهل من مدكر

  • @shanqaleapdiayanle8670
    @shanqaleapdiayanle86704 жыл бұрын

    Masha Allah wll ilahy hku barakeyo

  • @salmaanabdilahi2117
    @salmaanabdilahi21174 жыл бұрын

    Alaw codkaaga kuu barakee Lkn wll samayso cod kuu gaara hadii kale meel laguugu Soo hagaagayaa ma jirto oo lama odhan Karo sheekh Cali waakaa codkiisii fadal samayso mid kuu gaara

  • @Candyg14

    @Candyg14

    4 жыл бұрын

    salmaan Abdilahi mashallah good advice❤️❤️

  • @ayaanaweys4495

    @ayaanaweys4495

    4 жыл бұрын

    ALLAAH

  • @qadaafi123
    @qadaafi1235 жыл бұрын

    Maansha Allah tabaaraka rahman Allah swt ha ku xafido akhii filaah Xayaakallah rahmatulaahi caleykum

  • @muhanadff1024
    @muhanadff10244 жыл бұрын

    mashallaaH Hore usoco Abtiyoh Jazakallahu khayr Alle Haku sharfo

  • @kamaalahmed9988
    @kamaalahmed99884 жыл бұрын

    Maansha allaah markaan duriyada jeclahay waa markan Alaah haydin barakeeyo qabyaalada uun iska dhaafa

  • @aichamoussa4510
    @aichamoussa45104 жыл бұрын

    Masha Allah barakallahu fiik walal Allah haku xafido

  • @akhlaaqsamemustafe6053

    @akhlaaqsamemustafe6053

    4 жыл бұрын

    Ila soo xidhiidh wll astaan aan kugu gartana iisoo sheeg

  • @aichamoussa4510

    @aichamoussa4510

    4 жыл бұрын

    @@akhlaaqsamemustafe6053 marxaba hada mad kujirta fcb ga hn

  • @khadrajamac9585
    @khadrajamac95854 жыл бұрын

    Maashaa allaah walaahi waan ilmeeyay illaahay if iyo aakhiraba haku xifdiyo

  • @abaswarsame

    @abaswarsame

    4 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ferdowsoibrahim4309

    @ferdowsoibrahim4309

    4 жыл бұрын

    Masha alaah ilahay huku xifdiyo janadisana haku giliyo amin amin

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@ferdowsoibrahim4309 sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @DaadaChannelOfficial

    @DaadaChannelOfficial

    4 жыл бұрын

    @@abaswarsame sxb sare subscribe ii saar mahadsanid

  • @kenyakenya5646

    @kenyakenya5646

    4 жыл бұрын

    @@DaadaChannelOfficial website

  • @hindamaxamud3785
    @hindamaxamud37854 жыл бұрын

    maanshalaah waxa aan ka helay alle hunaxariisate Cali cabdale jaabir

  • @adootiiallah5824
    @adootiiallah58244 жыл бұрын

    Maasha Allah wllkey Allah codadkaa kala duwan hakuu barakeeyo anagana Rabigeen hanoo fududeeyo xifdiga quraanka. Wll waalidkii kudhalay Rabigeen haka mid dhigo kuwa taashka loo xiro maalinka qiyaamo

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi80704 жыл бұрын

    🙏💯❤️❤️🌹👍🏽☑️Mashaa allah tabaarakalah rabi haku xafido adun iyo aaqiro Amiiin yaarabi 🤲good 🆔for everyone Muslim really it’s great life

  • @AhmedAli-we2ti

    @AhmedAli-we2ti

    4 жыл бұрын

    mashal allah ilaaheey haku xifdiyo walakay suudani

  • @salebanawil2135

    @salebanawil2135

    4 жыл бұрын

    Alle haku xifdiyo wllal hibo barakaysan Alle ugu deeqay

  • @ubahabdi8070

    @ubahabdi8070

    4 жыл бұрын

    Saleban Awil Amin yaarabi Ilahow Isha iyo afka aadmiga allaha kaa xafido Amin

  • @shugricabdi7574
    @shugricabdi75745 жыл бұрын

    Mansha Allah sheikh Aale haku barakeeyo

  • @mohammedhussein73
    @mohammedhussein734 жыл бұрын

    Mcha Allah Alle Ha Barakeyo Waa Wax ad Loogu Farxo Runtii

  • @salaadcartanali1984

    @salaadcartanali1984

    4 жыл бұрын

    Masha Allah alle ha kuu barakeeyo

  • @anwarmohamed7559

    @anwarmohamed7559

    4 жыл бұрын

    Mnsha allah wll qali allah ha ku xafidho

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia3304 жыл бұрын

    Mnshallah sh Cali Alle ha Ku barakeeyo

  • @aadanjaamac4294
    @aadanjaamac42944 жыл бұрын

    ماشاءالله تبارك💞💞🍓🍓🌴🌴🌴❤️❤️❤️🙏🙏🎁🎁 الله الف مبروك الف مبروك

  • @xasancali8257

    @xasancali8257

    4 жыл бұрын

    ما شا ء الله تعا لي

  • @muxyadiinxaydar5515
    @muxyadiinxaydar55154 жыл бұрын

    قالت لی جدتی ان جده معلم شکری کان لا یاکل الاکل المستورد متلا ارر ومعکرونه کان یاکل قمح ودره وحلیب الجمل خوف من ان یاکل اکل حرام

  • @alyaaabdulkadir1297

    @alyaaabdulkadir1297

    4 жыл бұрын

    مشاء الله ، كان ورعا .

  • @loaykamel1719

    @loaykamel1719

    4 жыл бұрын

    Anigu dadka m. shukri dhalay ayan badh ka aqaaney. marka m. shukri waxa uu ahaa xalaal miirad xataa dawladii tuur ayaa mar is tidhi u magacaw wasiirka diinta iyo awqaafta, Waxa aana u ku yidhi masuliyadii ehelkayga ayan rabbi uga cabsanayaye matkasad igu leedihiin masuuliyad umadeed qabta. Subxanalaah aad buu shekhu u necbaa xilalka.Alle ha u naxariisto

  • @muxyadiinxaydar5515

    @muxyadiinxaydar5515

    4 жыл бұрын

    Loay Kamel امییییین یارب عالمین

  • @khaledomer468

    @khaledomer468

    4 жыл бұрын

    ما شاء الله اتصف بالورع

  • @sihaamyousuf2396

    @sihaamyousuf2396

    4 жыл бұрын

    لا حول ولا قوة إلا بالله العلي العظيم، اللهم اجعل أولادي مثل شيخ معلم شكري Ilahayow ka iiga yeel shekh macalin shukri o kale

  • @ladanqaali4634
    @ladanqaali46344 жыл бұрын

    بارك الله فيك رب يحفظك

  • @sahrasahrasheikh3676
    @sahrasahrasheikh36764 жыл бұрын

    Maaaaashaaaaallllah ilaahay maskaxdaada iyo xikmadaada hakuusaaido waa wiil ilaahay xikmad iyo cilmi siiyay

  • @baariwaalid6050
    @baariwaalid60504 жыл бұрын

    Masha Allah ilaahey ha barakeeyo allaha Ku xafido qalbigisa quranka kariimkaa

  • @musdafjelleofficialchannel8660

    @musdafjelleofficialchannel8660

    4 жыл бұрын

    P

  • @juweyriyaahmed7509
    @juweyriyaahmed75094 жыл бұрын

    Masha allah 🤲🏻الأهم مجعلنا اهلل قران

  • @cabdiraxamaanmashaallah9712
    @cabdiraxamaanmashaallah97124 жыл бұрын

    Maaashaa alaah shiikh ala hakugu xifdiyo quranka nimca haysataye

  • @nedramahamuud2531
    @nedramahamuud25314 жыл бұрын

    Masha.aallah Ilahayoow ku dhoowr oo jannada fardoowsa ku keey oo lui dambi dhaaf Adiga & waalidiintaada ❤

  • @mahadnour7190
    @mahadnour71904 жыл бұрын

    Masha allah masha allah

  • @abdirahmanadan1750
    @abdirahmanadan17505 жыл бұрын

    Maasha Allah

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame62294 жыл бұрын

    Mashaa Allaah Tabarakallah, Allaah ha ku xafido Allaahu Akbar

  • @msomahy9087
    @msomahy90874 жыл бұрын

    Msha allh alaha ku xafido walkey qali ah🤲🌹❤️😍

  • @maazinmuusebadagaxmed5734

    @maazinmuusebadagaxmed5734

    4 жыл бұрын

    Maasha alaaha

  • @maryamaden502
    @maryamaden5024 жыл бұрын

    Allah haku xafido walaal.....God bless you in sha Allah

  • @ajabnino9577
    @ajabnino95775 жыл бұрын

    Masha allah

  • @highlightssports969
    @highlightssports9694 жыл бұрын

    اسمي عيدروس وعلي صديق كان والده متورعا زاهدا معروفا عند الصوماليين ولديه مدينة هرجيسا مركز كبير قد أسس به بعض أولاده كثرالله أمثالك عن الأمه ياشيخ زين الصومالي

  • @ahmedanalyser2114
    @ahmedanalyser21144 жыл бұрын

    Maansha allah ما شاء الله

  • @nimofarah8193
    @nimofarah81935 жыл бұрын

    Manshaa allaah subxaannallaah walaa xawla walaa quwata ilaa billaah allaah haku xafido aduunka aakhirana janatulfardaws hanagu kulmiyo 😍😍😍👍👍👍

  • @mohameddeeq159
    @mohameddeeq1594 жыл бұрын

    Mshaa lllh abidkey ma arkin qof sidaan dhan wx u taqliidin karo , allaha ku barakeeeyo shiiqow

  • @apuucapaaz850
    @apuucapaaz8504 жыл бұрын

    ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ ماشاءاللہ

  • @husseinabdillahi8172
    @husseinabdillahi81723 жыл бұрын

    Mashallah walhi si wacan ayuu ula keenay dhawr iyo tobn kaba ❤

  • @muniircali5838
    @muniircali58385 жыл бұрын

    Masha Allah illahey codka hakuu barakeeyo

  • @cabdibasid5384
    @cabdibasid53844 жыл бұрын

    Mnzhallh mxaaka mcaan qowlka rapi waan jeclhy inaan prto towjiidka qurAn ilhy hey fududeeyo

  • @ahmedfarah6988
    @ahmedfarah69884 жыл бұрын

    Sck,shiikha vs wariyahaba Shiikha ilaahay haku barakeeyo fadliga uu ilaahay kuu hibeeyay Saab TV in kooban waxaan kula wadaagi , jeclahay ama saxaafada af soomaliga ku tabiya barnaamij yada kala duwan 2, Shay barnaamij kasta inay u diyaariyaan wariye ku takha susay oo uu daa dihiyo Ta kale in aad ku qortaan barnaamij kasta cinwaan ku haboon macnaha Eray bixinta waa iga nasteexo vs fikir kayga haduu maqcuul idiinla muuqdo Qaata hadii kale ha qaadanina sck

  • @hanadibnuhusseinfilims2191

    @hanadibnuhusseinfilims2191

    4 жыл бұрын

    ahmed faarah idaajaa

  • @fadumaahmedsheikhhussein5214
    @fadumaahmedsheikhhussein52144 жыл бұрын

    Maasha Allaah, Allah Kuu xafido sidaad u xafiday walaal

  • @kingofthejungle6928
    @kingofthejungle69284 жыл бұрын

    Mansha allah

  • @hindamaxamud3785
    @hindamaxamud37854 жыл бұрын

    maanshalaah sheekha Cali cimiriga iyo caqaligaba alle hakuu dheereyo

  • @AmuunWarsame

    @AmuunWarsame

    4 жыл бұрын

    Mash allah alle ha ku barakeeyo cilmigaagag sh, cali

  • @mohamedsayidhassan4486
    @mohamedsayidhassan44864 жыл бұрын

    مشاء الله Walaalkay kheyr badan buu Allah ku siiyey Alle hkaa dhigo Kuwuu u shafeeco qaado qur'aanku maalinka qiyaame. Maalin uun Waan kugu daba tukan doonaa insha aallh. Hargeisa kaalay masjid Ali mataan iyo masjid nuur mar weliba Waan ku tukadaa.

  • @filmsidefuaad8936

    @filmsidefuaad8936

    4 жыл бұрын

    🇸🇴

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71164 жыл бұрын

    mnzha alH sheekh cali jazaka lah

  • @amaalamaal2620
    @amaalamaal26205 жыл бұрын

    masha aallh masha aallh

  • @hamseahmed362
    @hamseahmed3624 жыл бұрын

    Masha alh Alle Haku anfaco Saaxibayaal masjid keebuu tukiyaa sheekhan Alle ha barakeeyee iyo goobta uu kuyaalo fadlan Waan u baahnaa inaan kudaba tukadee insha alah

  • @user-xm6nz3mg7r

    @user-xm6nz3mg7r

    4 жыл бұрын

    Masjid Bader e kuyaala xaafada guryo samo ama xidigta ama Jamacada Beder thanks

  • @akhlaaqsamemustafe6053

    @akhlaaqsamemustafe6053

    4 жыл бұрын

    Waxa uu tukiyaa sheekhu masjid ku yaala xaafada xidigta schoolka guryo samo garoonka guryamo ku yiil

  • @KobcintaGaraadkaCaruurta
    @KobcintaGaraadkaCaruurta4 жыл бұрын

    mashaallah ilaahay haku barakeeyo

  • @abdirahmanproof9730
    @abdirahmanproof97304 жыл бұрын

    Mashaallaah Alle hakuu siyaadiyo Cilmiga aad baratay. Balse walaal kwrn Abdirashid Suufi Sidee isku tihiin codkiisa

  • @cabdikariinxasancabdikarii7628
    @cabdikariinxasancabdikarii76284 жыл бұрын

    Masha allah ❤❤❤

Келесі