No video

Weydiimo Xalqada 13-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

Weydiimo Xalqada 13-aad Tartan Aqooneed | Astaan 2023

Пікірлер: 65

  • @leylahussein9758
    @leylahussein9758 Жыл бұрын

    Waaa ugayaaa somaliyey adinkana masugesin ilahey haidin xafido dhamanten ❤

  • @bashkainashofaxx2885
    @bashkainashofaxx2885 Жыл бұрын

    OGEYSIS ASTAN TV barnajimka wa aqoon koorsi fadlan Harry Potter iyo michiel Jackson surwelkisa waxay maxa laga barta oo Micna aah

  • @tahlil2015
    @tahlil2015 Жыл бұрын

    Abdullahi did he's best 👌 Congrats 🎉 my friend..you deserve more

  • @Somali24.
    @Somali24. Жыл бұрын

    Gabadhan suaalihii ugu adkaa ayaa la weydiiyey

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 Жыл бұрын

    Yaa allah they make sure that no one go through all of the three steps because it’s very hard questions 😢

  • @SuperExcuse

    @SuperExcuse

    Жыл бұрын

    Most of the questions are easy 😅

  • @Kamalvlogs10

    @Kamalvlogs10

    Жыл бұрын

    This is easy question I have ever seen but people who participate are not involved

  • @souleimanfarah642

    @souleimanfarah642

    Жыл бұрын

    Salaan sare wllo i agree with you

  • @umumahamudmahamud6285

    @umumahamudmahamud6285

    Жыл бұрын

    Gawadha waala dulmiyey

  • @maxamedaxmed6852
    @maxamedaxmed6852 Жыл бұрын

    Cabdulaahi Maxamed Axmed legend aa School isla So Dhamenay Horey usi soco Sxb💯👍

  • @abdisamad-yare
    @abdisamad-yare Жыл бұрын

    Gabadha 1aad suaalo aad udhib badana laweydiyay waka xumahay Ugu yaraan 200💲 aan urajeynaye lkn meysan noqon

  • @hassanabdirahmanabdi5624

    @hassanabdirahmanabdi5624

    Жыл бұрын

    Caaqil aa tahay.

  • @nasmaandirahim8199
    @nasmaandirahim8199 Жыл бұрын

    Dadka wax macquul hala waydiiiyo , the questions are unbelievably hard 😢

  • @dagandaacad5812

    @dagandaacad5812

    Жыл бұрын

    Mayaabtay

  • @fatumoharuun654
    @fatumoharuun654 Жыл бұрын

    Mashash dadka somaliya jogo dhaman jamcad miyey😂kaso baxen qofka waliba wuxu leyahay jamcad kaso baxay

  • @dahaboibrahim4563

    @dahaboibrahim4563

    Жыл бұрын

    Haa walhi aad aye u yaryaryihiin hadane jamacada waaba dhameyeen laakin they are very smart Masha allah.

  • @hawaosman2457

    @hawaosman2457

    Жыл бұрын

    Waxaa aad u xun in eey dhalinyarteena jaamiciyiin hadana ay shaqo la’aan ay hayso waa wax laga xumaado

  • @souleimanfarah642

    @souleimanfarah642

    Жыл бұрын

    Yes bro Siday ila tahay dadka loogu tala galay parnaamijka in ay qayb qaataan ayaa ah heer jamaacadeed sidaa ayan umalaynayaa

  • @70-jirroowjirroow38
    @70-jirroowjirroow38 Жыл бұрын

    Doqonyahay dadka su’aal macquul ah weydiiye! Maxaa naga galay “haryy potter”oo naga oo nagalay maamulaha google! Astaan waxaan idiin sheegay tartamayaasha weydiiya su’aal ku haboon oo dhaxal gal ah.

  • @maxamedmaye740
    @maxamedmaye740 Жыл бұрын

    Ramadan Mubarak ✋❤

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 Жыл бұрын

    Dadka suaaalo wax tarle waydiiya oo diini u badan oo wax laga faaiido imisa filim baa ku jiray wax la midaaad la timaadeen sanadkan

  • @mahamedfarah5290
    @mahamedfarah5290 Жыл бұрын

    Asc gutale Waxan ku xususina Waxan ku jirna 10 dhexe ramadan

  • @aminohasssan3244
    @aminohasssan3244 Жыл бұрын

    Ani waan yaabe jamacadaha somalida ma filiman ba lagu dhigaa arday badan oo aqoon leh oo ehlu diin ah aya jira filiman iyo afaarahas aan waligod arag ee saan ka daaya narnaamijka hadi kale dadka dhan u fura barnamijka

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. Жыл бұрын

    2000 aala qaatay islahaa barnaamijka saa'id buu u dheeraa su,aalo aan meesha looga baahneen la imaadeen

  • @mohammedafiifsheikh1994
    @mohammedafiifsheikh1994 Жыл бұрын

    The answer of the electron was supposed to be 1897 not 1887

  • @BillowJr
    @BillowJr Жыл бұрын

    Telefoonka 45 ilbiriqsi ka dhigo.

  • @nayramahmed7682
    @nayramahmed7682 Жыл бұрын

    Dadka waa kala nasiib fiican yihiin gabarta suaalo wada adag kuso aaday maskinta wiilkana fuded m a

  • @abdirahmanmohamed1260

    @abdirahmanmohamed1260

    Жыл бұрын

    Gabarta isaga is dhafinaya umalayn xata markay bilabaysay fursadahaga ku xasuusina ma dhahaynin hhhhh

  • @nayramahmed7682

    @nayramahmed7682

    Жыл бұрын

    @@abdirahmanmohamed1260 waa mid aan fahmi waaye mar mar aa is dhahaa tolow dadka nasiibkoda mee suaalaha ugu so aadan mise waa loogu tala galaa Ma aqaan ilahey uun baa og 🥺

  • @farahahmad9476
    @farahahmad9476 Жыл бұрын

    Su ashaasi During the 1880s and '90s scientists searched cathode rays for the carrier of the electrical properties in matter. Their work culminated in the discovery by English physicist J.J. Thomson of the electron in 1897.

  • @horizoncomputer9699

    @horizoncomputer9699

    Жыл бұрын

    VERY CORRECT MY FREIND ITS SUPORTS TO BE LIKE THAT

  • @mohammedabdirashid7053
    @mohammedabdirashid7053 Жыл бұрын

    Electeon wxa la discovory gareyey sanaddi 1897 , i googled- not 1887 😂

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 Жыл бұрын

    ELECTRON Wxaa la daahfuray 1897 iska saxa✋✋✋✋✋✋

  • @naimamohamed1201
    @naimamohamed1201 Жыл бұрын

    Waxaan waa dhiigmiirasho dadkuna way baahanyihiine suaalo Laga jawabikaro waydiiya🥺

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 Жыл бұрын

    Gutaale waqtiga dadka ha ugu dilin xusuusinta fursadaha please

  • @dardaaran
    @dardaaran Жыл бұрын

    Los Angeles

  • @abdillahimahamedmuhumed8543
    @abdillahimahamedmuhumed8543 Жыл бұрын

    ELECTRON was discovered by J. J. Thompson in 1897 and not 1887 Wa

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej Жыл бұрын

    Haddaad i maqashaan su,aalaha ha ubataan somaliya Wax ku saabsan waxaan nahay Somali naga daaya yurub iyo america idinkoo raali ah Harry Potter?

  • @tushinaali2895
    @tushinaali2895 Жыл бұрын

    Sualaha ku dabaqa dadka somaliyed dhaqamadooda yacni qof somali ah side u wediine filim taxane wadamo kala ka ah Bollywood lo qateen madama a hindida aad u fiirsano lkn from Hollywood wa wada ognahay taxane 2001 socday inu wadankena u samixin waqtiga ine fiirsadaan

  • @abduldakane5471
    @abduldakane5471 Жыл бұрын

    It's better they asked science or geography

  • @abdisalamhassanahmed2023
    @abdisalamhassanahmed2023 Жыл бұрын

    Suaal Maalaa yacni ah dadka weydiineysan Hebel jamacdow kabaxay ma aqoon baa !!! Saan wax kabadala barnaamijka nidaam u yeela iyo inaa suaalaha Hal-beeg u yeeshaan!

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Жыл бұрын

    Waa run he studied standford university but the last one is penselvenia university

  • @suleimanmohamed1359
    @suleimanmohamed1359 Жыл бұрын

    Abdirahmaan abdulaahi guutaale wcs Ramadan Kareem taliye suaaalo jeebkaga ku badal kuwa adag hada xariif tahy 😂

  • @kmss757
    @kmss757 Жыл бұрын

    👏👏

  • @Somali24.
    @Somali24. Жыл бұрын

    Stanford university wuu saxna lkn mesha kuma soo darin

  • @zeynababati1939
    @zeynababati1939 Жыл бұрын

    Haduu qofka kuu sharxo jawaabta uma baahno inaad fursada xususiso

  • @user-qj7fk5dn3q
    @user-qj7fk5dn3q Жыл бұрын

    its not 1887 its 1897 astaan make sure your questions next time

  • @AmiinDeeq-fb6eg
    @AmiinDeeq-fb6eg Жыл бұрын

    xabadan wa jifta😂

  • @kmss757
    @kmss757 Жыл бұрын

    Sweden

  • @abdiali3923
    @abdiali3923 Жыл бұрын

    8 films

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 Жыл бұрын

    su,aalaha ciyaaraha caalamka ku bedela taariikhda wadanka gobolada degmooyinka iwm,

  • @ahmedsudeysiyaresaid7905
    @ahmedsudeysiyaresaid7905 Жыл бұрын

    Champion 🏆 2015 kii Barcelona dheh dee 🤣🤣

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 Жыл бұрын

    There is couple of universty u to ku have to mention becholar or master

  • @linhocade1474
    @linhocade1474 Жыл бұрын

    Astaan lacagta ya la qaadanin wye wlhi😂

  • @mmmu9339
    @mmmu9339 Жыл бұрын

    Their answers to questions are wrong. Who is writing these questions and answers?

  • @husseinsalat1083
    @husseinsalat1083 Жыл бұрын

    Guutale waaba xaasid dadka isaga qalqalsiinaayo.

  • @mmmu9339
    @mmmu9339 Жыл бұрын

    Afka dhib ayu nigu yahay. Maad ku adkadan afkeena. Dhib iyo ceeb badana

  • @naciimoqaliif2675
    @naciimoqaliif2675 Жыл бұрын

    Qofka kaqeeb galaa inii jamacad dhameesto ma qasabaa schooleyy lama galo Miyaa

  • @mataanyusuf5975
    @mataanyusuf5975 Жыл бұрын

    😂

  • @adnanmoussa6772
    @adnanmoussa6772 Жыл бұрын

    Électon the answer is 1897 is not 1887😅 astan tv see waax uwadiin 😂

  • @abdiali3923
    @abdiali3923 Жыл бұрын

    Don’t say saybrus say qubrus

  • @sadikhussein8456
    @sadikhussein8456 Жыл бұрын

    2022 host was great! This guy talks too much

  • @Kamalvlogs10
    @Kamalvlogs10 Жыл бұрын

    Fadlan hada cabsaneeso mesha ha imaanin don’t be participating this content

Келесі