Weligaa ma aragtay dawaarle ay dhawr kun oo qofi ka shaqaynayaan

Kala Soco Hereri Media Barnaamijo & Warbixino Xiiso badan

Пікірлер: 155

  • @aragwaafi5886
    @aragwaafi5886 Жыл бұрын

    The best journalist ever in Somali communities, he deserve it more than 100 K come on guys

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Жыл бұрын

    Amazing 1200 employees working this plant let's create job's and build Somalia instead of killing each other 🙏

  • @Somali-One

    @Somali-One

    Жыл бұрын

    Xasan sheekh baa jooga, baba.

  • @abdialiyarow

    @abdialiyarow

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad sorry 😭😭😭

  • @maxmin926

    @maxmin926

    Жыл бұрын

    @@Somali-One sxp xasan sheikh bahal maaha ee ka xishoow madaxweynahaga

  • @abdirahmanbitu1767

    @abdirahmanbitu1767

    Жыл бұрын

    Well said brother but it will not happened

  • @Somali-One

    @Somali-One

    Жыл бұрын

    @@maxmin926 adeerkay laxmi oo qaran dumis ah ayaa ka yeeli waayey .adna waxad ileedahay fiiri.

  • @zulthanayoutube357
    @zulthanayoutube357 Жыл бұрын

    Wa wariyee Ku suntaan akhlaaqaad iyo dhaqaan wanagsn qofkii laa dhaqmay unbaa wax ka sheegi karaa wa qof ilahay wanag siyay

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 Жыл бұрын

    Waa company fcn shaqo abuur na u sameeyay bulshada Rwanda sidoo kale dalkani maalgashi yaal badan ayuu soo xerogaliyay sanadahii u dambeeyay Rwanda waxay noqota Singapore🇸🇬 ta Africa

  • @axmedweerar0078
    @axmedweerar0078 Жыл бұрын

    Cabdisalan wa wada xishood masha Allah hadalka ninka Chinese ka ah waxa ka mid aha in xiliga dhiiga ay dumarka siiyan cudbigi ama wixi lagu ilalin jirey 😂 Lkn cabdisalan wu ka bodey inu inta ino turjumo

  • @abdihakimmmohamud7230

    @abdihakimmmohamud7230

    Жыл бұрын

    Sawtii maahmaah soomaaliyeed ahayd nin wayni siduu wax u ogyahay uma wada sheego.

  • @hasmah8018

    @hasmah8018

    Жыл бұрын

    Adiga laftaadu dharka haka saarin caadada markay helaanbaa la dhahaa ama weeka markay galan 🤣

  • @deeqdeeq0
    @deeqdeeq0 Жыл бұрын

    Waxaan bartaa computer sceince waxaan rabaa markaan dhameeyo i.a inaan aas aaso company markaa aan is dhihi karo waa shaqeyn karaa ilaa aan sidaan oo kale shaqaalo bdn aan ku kasbado dalka nabad allaha inooga dhigo i.a.

  • @umaaisha9876

    @umaaisha9876

    Жыл бұрын

    Maasha Allah ilahaay hamigaaga hakurumeeyo walal. Wa feker aad ufican. Hore uso inshaa Allah wad guleysan

  • @mahamedyasiin633

    @mahamedyasiin633

    Жыл бұрын

    Rahmanku riyadada haku rumeyo aamiin

  • @user-mr2ht2zb4e

    @user-mr2ht2zb4e

    Жыл бұрын

    Wll dalkeena qayb kamida nabadbaa ka jirta somaliland kaalay dalkoo dhana u kala rar imikaba harqaan layaasha somaliland kashaqeeyaa waa wada reer koonfur

  • @AZus6pd
    @AZus6pd Жыл бұрын

    Brother hereri. Your doing a marvelous job. unfortunately we are lack of a leadership who has a good background politics and how to govern.

  • @zakarieissemohamud8506
    @zakarieissemohamud8506 Жыл бұрын

    this very impressive as we are Somalis unforgettable lesson should be learned from our Rwandan brothers and sister

  • @hassanabdirahmanabdi2501
    @hassanabdirahmanabdi2501 Жыл бұрын

    This is a good example of a developing country. We need to learn from others and create jobs for the young in the country. Somalia is 100% importer and 0% exporter. This is a tragedy and we should take steps to modernize our skills in production. Thanks @Hereri Medida

  • @cabdirashiidgiire1969
    @cabdirashiidgiire1969 Жыл бұрын

    Mansha Allah tabrakalaha 👍

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Жыл бұрын

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri &Hawl wadeenka Warshada Dharka S.N.D Mr Golden Ee Kigali.

  • @mubarekosman5709
    @mubarekosman5709 Жыл бұрын

    Well done abdisalan hereri Hore usoco insha llah

  • @vidasi7735
    @vidasi7735 Жыл бұрын

    Mansha allah , keep going wariye abdisalaan herrari 🥰🙌 saxafi heer caalami ah.

  • @zeylacibraahim3217
    @zeylacibraahim3217 Жыл бұрын

    Thank u Wariye hareeri

  • @alikaffe1242
    @alikaffe1242 Жыл бұрын

    Masha Allah

  • @safiyaomar6179
    @safiyaomar6179 Жыл бұрын

    Soomaliya hadii la keeni lahaa may heleen dad shaqo u diyaar ah sheeko mooyee

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Жыл бұрын

    Mahadsanid hereri nabad glayo

  • @mohamedibraahim8379
    @mohamedibraahim8379 Жыл бұрын

    masha allah

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Жыл бұрын

    we support you we love you Abdisalan from Hargiesa somaliland♥️📸🔥✋

  • @cabdulahidubad2018

    @cabdulahidubad2018

    Жыл бұрын

    Somalia dheh doqon

  • @mohamuudsubeer5876

    @mohamuudsubeer5876

    Жыл бұрын

    @@cabdulahidubad2018 dhilo Aya Hoyada Dhashay somalia maxay tahay Ana wasa Adiga iyo somalia Guy🔫bax shabaabka iska dhici

  • @gorsefilmsstudio3813

    @gorsefilmsstudio3813

    Жыл бұрын

    @@cabdulahidubad2018 Hhhh muxu ku yahay DOQON dalkisa ayu ku fanayaye

  • @mohamuudsubeer5876

    @mohamuudsubeer5876

    Жыл бұрын

    @@gorsefilmsstudio3813 usheeg mangaabka

  • @bishaarabdi5840
    @bishaarabdi5840 Жыл бұрын

    Herari waa aabaha wariyaasha somaliyadeed wuxuu u qalmaa m1

  • @qadarsaeed
    @qadarsaeed Жыл бұрын

    Hereri waaa suxufi cajiib ah

  • @moe895
    @moe895 Жыл бұрын

    Omg i wished i can sitdown like this wen i was working wherehouses in usa these supervisors and owners so nice is merciful people alot of American people are sick a longtime effect form employments long periods of standing and is unnecessary something they can do while they sitting 10 to 12 hours is long time of standing and it will be un healthy as a American we need more sitting jobs so we can pey the bills and taxes i hope we get that in the future 🤞🥺🥺😩

  • @niyasan5241
    @niyasan5241 Жыл бұрын

    Hereri is a great Journalist. This is a sweatshop operation. Yes, people have jobs however it low paying job for mass production. Not sure how long the work day is.

  • @nuurmowliid9175
    @nuurmowliid9175 Жыл бұрын

    Qof Kigali joga oo somali ah waan rabi lahaa inaan mesha ganacsi ka aburto ayaan rabaa

  • @ayaancnasir5971

    @ayaancnasir5971

    Жыл бұрын

    Walhi anba warabaa ee yaa warbixin naga siiiya

  • @nuurmowliid9175

    @nuurmowliid9175

    Жыл бұрын

    @@ayaancnasir5971 ayaan gbr ayaan ahay hotel waan kacabsana qof aan kawaraysto ma haysto

  • @khadarisman4740

    @khadarisman4740

    Жыл бұрын

    Sideee u helan wala this company

  • @madaalekhadar8126
    @madaalekhadar8126 Жыл бұрын

    Walaahi waa dad shaqaystay oo horumaray

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Жыл бұрын

    Great 👍

  • @osmanmahamudmahamud7469
    @osmanmahamudmahamud7469 Жыл бұрын

    Good job

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Жыл бұрын

    If enough labour laws aren't in place and enforceable, these foreign owned companies can potentially exploit workers rights at any time, without the fear of being persecuted. So, it's important that there should be deterrent in law forms.

  • @mnn5983

    @mnn5983

    Жыл бұрын

    True sxb first we need to have very strong labour laws before we attract foreign investments

  • @Sahal.moktar9308

    @Sahal.moktar9308

    Жыл бұрын

    Very true

  • @AZus6pd

    @AZus6pd

    Жыл бұрын

    I definitely agree in addition to that we have to be very careful the Chinese investors .

  • @HuseinRicemilionair-bt2uv
    @HuseinRicemilionair-bt2uv9 ай бұрын

    Veary job

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 Жыл бұрын

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @mnn5983
    @mnn5983 Жыл бұрын

    Rwanda is best country for foreign investment in Africa thst is why they chose Rwanda out of thr seven countries they studied..I hope one day we will have similar conducive environment for foreign investment 😉

  • @ozzylink
    @ozzylink Жыл бұрын

    Somalia is fighting itself, one people one race and religion eating itself inside out. Let the rest of Africa be an example for us since we couldn’t be an example for ourselves 😭. We failed as a nation walalhi. We should all be feeling sorrow for what our nation is in the eyes of the world 🌎

  • @ResonatingRealms

    @ResonatingRealms

    Жыл бұрын

    I can sense the deep pain and frustration in your words about the current state of Somalia. It's true that Somalia has been through a lot of struggles, but I also believe that our country has the potential to rise up and overcome those challenges. Despite the difficulties that Somalia has faced, it's important to remember that there are always individuals and groups who are working tirelessly to make positive changes. It may not always make the news, but there are people fighting for a better future for Somalia, and their efforts should not be overlooked. In moments of darkness and despair, it can be easy to lose hope and feel like giving up. But I encourage you to hold on to the belief that a better future is possible. It's going to take hard work, dedication, and unity among us, the Somali people, but I have faith that we can overcome the challenges and build a brighter future for our nation. Remember, even in the face of adversity, you are not alone. Let us all work together towards a future where Somalia can be proud of itself once again.

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @abdisuleman1062
    @abdisuleman1062 Жыл бұрын

    We really need this kind of investments in somalia , if only we could stop the violence and unify as one 🇸🇴.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 Жыл бұрын

    Wariyaha ugu Qiimaha badan Salan sare

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Жыл бұрын

    Herari

  • @Somali-One
    @Somali-One Жыл бұрын

    China🇨🇳❤️❤️💯❤️❤️Africa

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Жыл бұрын

    Ruwand waa dagaalamen 1994 ka dibna waa heshiyeen inaga ×aa dagaalanay ilaa 1991 ilma yowma hada waa la heshin la yahay malinba urur cusub aya yimaadan o dowlad nimad caqabad ku ah

  • @suugaan
    @suugaan Жыл бұрын

    cudbiga iyo qasabka sonkortu waa ilaha shaqo abuur ugu balaadhan

  • @sharmanfaysal9763
    @sharmanfaysal9763 Жыл бұрын

    Abdisalan iwran sxb

  • @Somali-One
    @Somali-One Жыл бұрын

    *waar indhayarta China halasoo dhaweeyo waa dawlad horumarisa Africa ee maahan kuwo qoomuluud idiinku baaqaya*

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    Dawladdii dalkeeda u naxaysa baa soo dhawaysa ciddii wax taraysa, kuwa hadda inoo dawladda ahi maxaan cunnaa bay yaqaaniin

  • @Somali-One

    @Somali-One

    Жыл бұрын

    @@takar1095 Allaha na siiyo xukuumad shacabkeeda U damqata

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @nimcaan175
    @nimcaan175 Жыл бұрын

    ASC waxaad ku raali TAHAY in DADKA music ga jecel kudhagaystaan

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Жыл бұрын

    Masha allah rwandha dad kudayasha mudan alaha somaliya dalkooda sas ujeclaysiyo

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 Жыл бұрын

    🤩

  • @faysalmuuse7026
    @faysalmuuse7026 Жыл бұрын

    Rwanda waa dal tusaale mudan , marka somalida wax la gudboon wax wadda qabsi , horumar in lagu fikiro , iyo warshado in la abuuro , beero , isku filaansho

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @abdurezakmuse1963
    @abdurezakmuse1963 Жыл бұрын

    Herrari iyo hawaas

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 Жыл бұрын

    Dawaarle maahee waa warshada dharka

  • @Muzaawi
    @Muzaawi Жыл бұрын

    That what our people need to do

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Жыл бұрын

    Qanacsade biriis,baasto aad ka hesho qarash yar oo dag daga waxa ka wanaagsan warshad kharkaagalo oo qoosas farbadan ku noolaadaan bilyanneerka noqotid

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Жыл бұрын

    Qanacsada soomaaliyeed wadanka ha keenaan worshado yar yar oo shaqo abuursameeya herari br

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    waxay ku mashquulsan yihiin sidii ay u dhisi lahaayeen wadamo shisheeye sida kenya iyo turkiga

  • @xuseenmahdi679
    @xuseenmahdi679 Жыл бұрын

    Meeshu waa warshad dawaar leh maaha

  • @ayaancnasir5971
    @ayaancnasir5971 Жыл бұрын

    Meshas inaa ka ganacsado rabaa ee yaa xog fiican iga siiiya please

  • @huseenhuseenhasan3826
    @huseenhuseenhasan3826 Жыл бұрын

    Goorma ayey somalidu qabyalada iyo jaadka iska deynayan oo shaqeysanyan isha somalida dhaman waxa aan urajeynayaa kheyr

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @asmacali111
    @asmacali111 Жыл бұрын

    wariye qimo badan

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 Жыл бұрын

    Ruwanda waaa dal waxbadan ka barankarto somaldu iyo afrikaba

  • @ahmedyarebille4496
    @ahmedyarebille4496 Жыл бұрын

    Meshas shaqo badan aya ka banan

  • @kassimroble8727
    @kassimroble8727 Жыл бұрын

    4000 shan kun

  • @Gsonswk
    @Gsonswk Жыл бұрын

    مازال وهم العروبه الزائفه قائمآ في الصومال وهو أحد أساسيات الحروب والصراعات وتدمير الصومال الشعب الصومالي الافريقي الأصيل شعب أفريقي اصيل مادخله في العربان والعروبه الزائفه العربان لن يساعدوكم بل سوف يدمرون بلدكم الصومال أكثر ف أكثر

  • @mohamedmohamud3432
    @mohamedmohamud3432 Жыл бұрын

    Muuse biixina 5000 qof ayuu laascaanood geeyey madaafiic ku garaacayo ninkan Chinese Kuna 5000, qof ayuu hawl geliyey oo shaqo abuur u sameeyey oo calaamka oo dhan anfacaya oo wax dadka caalamka oo dhan u ah nolol iyo horumar Halka muuse biixi dad iyo dal iyo hanti burburinaayo bal eeg caqligaasu intuu isu jiro

  • @timeforbinaryoption7715

    @timeforbinaryoption7715

    Жыл бұрын

    Muusabixi dalkiisu difacanya maleeshiyad iyo argigixso ka bad baadinya iyo somali xasida oo qabyald u ordysa 10000 ba lageenaya hdy doonto madaafic na wa lagu garaaci ilaa lama degaan ay noqoto dadka degan kuna fahmayan inay somalilad yohin

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Жыл бұрын

    Herariyoow De kaN Dawaarlle wuu Dhaafey Ee waa warshad

  • @Malik3544
    @Malik3544 Жыл бұрын

    Dawaarle mise Harqaan🤔 ?

  • @yusufahmed-re9vh
    @yusufahmed-re9vh Жыл бұрын

    4000 kun oo jaaked ayuu dhahay ee 5000 kun madhihin mr hereri iska toosi fasiraada

  • @bashiromar6688
    @bashiromar6688 Жыл бұрын

    They produce 4,000 jackets.

  • @abdirahmanmojama7717
    @abdirahmanmojama7717 Жыл бұрын

    Hereri soo kaxee shirkada oo somaliland keen

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Жыл бұрын

    Dawo galiska dumarka marko dhiiga ku dhaco free aya kusinaa ayu yiri shineeska lkn maka hadlin midaas wa qiyaano aad kusameysay waresigaaga ama luqada kugu adag English ka

  • @mohaji5651
    @mohaji5651 Жыл бұрын

    Cabdisalanow,4000 OO ku dhahay 5000 maxa kala donty

  • @abdisalamlibaax802
    @abdisalamlibaax802 Жыл бұрын

    Kkkkkk 4K ayuu kudhahay 5k maaha dhib male hereri waad moodatee 😂😂😂

  • @ibrahimjanagale835
    @ibrahimjanagale835 Жыл бұрын

    warshada cnd waa dadaashay

  • @13ffdddfghhgggjn
    @13ffdddfghhgggjn Жыл бұрын

    Dawrle Maxaa Laga Wadaa

  • @saynabjamac-dq9fk

    @saynabjamac-dq9fk

    Жыл бұрын

    Harqaanle

  • @huseenhuseenhasan3826
    @huseenhuseenhasan3826 Жыл бұрын

    Dumar ayaa ubadan shaqadan Mzha ala africa weyka bixi dhibatada

  • @mohamedelmi9020
    @mohamedelmi9020 Жыл бұрын

    This is what we should do but our leaders are failing us it makes me sick

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @raaggesurad3376
    @raaggesurad3376 Жыл бұрын

    Aduunyada Soomaali cid ka liidata ma jirto waa umad xayawaanku dhaamo ayaad is odhanaysaa marnarka qaar. Rwanda hore usoco Ilaahay Somali oo kale kaama dhigo

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @Akhyaar142

    @Akhyaar142

    Жыл бұрын

    @@LexlutherVII afwayne Regime bakhtibu aha

  • @SANBUS1
    @SANBUS1 Жыл бұрын

    Anagana qabiil baa NAFTA naga qaaday

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @abdiqanimohamedadan3005
    @abdiqanimohamedadan3005 Жыл бұрын

    Not 5000 hareeri it's 4000

  • @dh-gg9js
    @dh-gg9js Жыл бұрын

    LAKIN WELIGA MA ARAG JAKAD AY KU ORANTAAY MADE IN RUWANDA WALI LAMA SUUQGAYN.

  • @MohamedHassan-hl3pp
    @MohamedHassan-hl3pp Жыл бұрын

    Maxay soomaalidu maalgashan waayeen dalkooda iyagoo awoodu yeelankara? Waxan u arkaa in aanay aaminsanagn,ama wax wadaniyad ahiba kuartay waayo xataa waxay kaqayb qqadan Lahayd dadaalka nabadeed Waaguuldarro

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    Awoowe qoxootinimada iyo dawarsiga ayaynu ku fiicannahay

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    waxay ku mashquulsan yihiin sidii ay u dhisi lahaayeen wadamo shisheeye sida kenya iyo turkiga

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    @@LexlutherVII aad iyo aad

  • @jgorgor8604
    @jgorgor8604 Жыл бұрын

    Asc Cabdisalaam Hereri, niyohow program yadaada aad ayaan ula socda sida xalqadan oo kale, waxaan kugula talin lahaa inad xooga saarto waxsoo saarka dalalka soo kobcaya sidan Rwanda oo kale ama warshadaha leh sida Thailand, China, India, Turkey, Brazil, waxsoo saarka yar ama warshadaha yar yar ee ku yaal, si bal umada ugu dayato Somalidu waxbay Copy gareeyan waana wax fiican, oo waliba waxaad xooga saarta sida bal Dalka Somalia ama umada Somaliyeed ay ugu suurto gali karto inay wax soo saaran. Aaad iyo aad u mahadsan tahay. Guulayso.

  • @hodanahmed4188
    @hodanahmed4188 Жыл бұрын

    Hal kanbani ayaa ku islaan lahaa soomaaliland

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 Жыл бұрын

    Soomaliya maxa u diiday iney heerkaan gaaran intey qaxooti u soo carari lahayan ama qabiil iyo is nacayab ku jiri lahayen

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    Qof walbaayi adiguu kula mid yahay, sidaad meel u fadhido ayay u wada fadhiyaan

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    waxay ku mashquulsan yihiin sidii ay u dhisi lahaayeen wadamo shisheeye sida kenya iyo turkiga

  • @DarululomTv
    @DarululomTv Жыл бұрын

    Dowlada Somalia ne ceebteda waxay shegtay inay shaqalo ahan u hestan 5000 haddana ay maqanyihin 😂😂 maxa ceeb Mesha talo

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @khadarxayd3277
    @khadarxayd3277 Жыл бұрын

    Sida coclola,boodhari millis iwm

  • @11naa44
    @11naa44 Жыл бұрын

    Afrikan kii qabyalad wey iska daayeen somalida ayey ka maadsadan sida somalida yeynan noqon bey dhahan anaga na iska deyn kari weyney ciil

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    Weligeen dayn mayno wallee

  • @11naa44

    @11naa44

    Жыл бұрын

    @@takar1095 dhalinyarada wa inan ka fakirna sida qabyalada anu u xarantimeyno

  • @takar1095

    @takar1095

    Жыл бұрын

    @@11naa44 wllo Dawlada hadda dalka kajirta ayaaba dhiiri galinaysa qabyaaladda.

  • @11naa44

    @11naa44

    Жыл бұрын

    @@takar1095 haa dawlad mahe wa makhayada odayasha

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Жыл бұрын

    Hereri waxaad moodaa inaanu waligii maqlin wax la yidhaa Voice over translation ama waxa loo yaqaan Subtitles. waa badownimo qofkii oo ku agtaagan inaad wuxuu kugu yidhi hortiisa ku turjunto.

  • @AZus6pd

    @AZus6pd

    Жыл бұрын

    I disagree respectfully because we have elderly who does not understand English or read and write

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 Жыл бұрын

    Somali waxay aqli ka dhigteen dowlad shaqo dadka ha u abuuran

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    waxay ku mashquulsan yihiin sidii ay u dhisi lahaayeen wadamo shisheeye sida kenya iyo turkiga

  • @iceplay18
    @iceplay18 Жыл бұрын

    aar been badana odeyga 4000 oo jacket ayow dahay adigana waxad tiri 5000

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Жыл бұрын

    Somaliland iyo Somalia iyo jibuuti haaduu shiinuhuu sidaan oo kaaleh kaa saameen lahaay maa dhaacaysoo , shinuhuu wuxu naacaa jaadkaa somalinaa jaad lagaama karayoo .

  • @LexlutherVII

    @LexlutherVII

    Жыл бұрын

    197-kii iyo 80-meeyadii Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalka ugu horumarsan adduunka, Dawladdu waxay abuuraysay shaqooyin badan iyo warshado, laakiin nasiib darro waad garanaysaa wixii dhacay 1991kii