Waxbarashada dadka waa wayn ee masar by fardowso iskufilan channel

Пікірлер: 36

  • @fardowsoiskufillan
    @fardowsoiskufillan Жыл бұрын

    Ogaysiis ogaysiis ogaysiis madoonaysaa inad masar wax kabarato wadankii majoogtaa ma ubaahantahay visa dagdaga 15 maalin kuugu soobaxayso laxariir taleefanadaan +20 155 658 3697 00201093958589 waana wax lahubo anigaa kamasuula

  • @siciidxusein1960

    @siciidxusein1960

    9 ай бұрын

    Kee kala soo xiriira

  • @cadayluula7184
    @cadayluula7184 Жыл бұрын

    Ilaahay ajar hakaasiiyo waxaa tahay hooyo karti leh masha allah ayan kuuleeyahay allaha kuu siyaadiyo adigoo kalana allaha noobadiyo

  • @cabdirisaaqcawil3180
    @cabdirisaaqcawil3180 Жыл бұрын

    Mnsh Allah masar waa wadan wacan oo waxbarasho iyo nolol u wanaagsan Waa fursad qliya qofkii waxbaranayaa inuu ka faaiidaysto

  • @idilegal3513
    @idilegal3513 Жыл бұрын

    Masha allaha thank you my sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nura1283
    @nura1283 Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @idil7991
    @idil7991 Жыл бұрын

    Wcs abaayo khayr badan Allah ku siiyo inshaa Allah

  • @iskuroon3574
    @iskuroon3574 Жыл бұрын

    Maasha allah ❤❤

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Жыл бұрын

    Waaley wan ka qadnay salanta

  • @fathiyayusuf9226
    @fathiyayusuf9226 Жыл бұрын

    MashaAllah

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285 Жыл бұрын

    masha Allah illaahey ha ku xafido abaayo

  • @maryamamursl5787
    @maryamamursl5787 Жыл бұрын

    Maan shaAlaah xabibti

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Жыл бұрын

    Masha Allah Masha Allah ❤️❤️❤️🌹🌹🌹

  • @fartuunfilsan4607
    @fartuunfilsan4607 Жыл бұрын

    Masha Allah Maamo aad baad u mahsantahay Alle hakaa abaal mariyo sida fiican aad faafaahinda noo siisay, balse Maamo waxaan ku waydiin Maxuurka ma ohoo iskuul Azhar leedahay oo arday Azhar rabto sii dhigtaan.

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    Жыл бұрын

    Bacuus ayaa ladhahaa waana Azharian 13 sano jir ayuuna kabilawdaa

  • @asiya140

    @asiya140

    4 ай бұрын

    ​@@fardowsoiskufillan qof 17sano jiraa magalikaraana mamo

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Жыл бұрын

    Walashey adi markas gaari lee raacdàa eee gariga ma adaa jecel mise waa lagu qasbanyahay

  • @luul.andabdalla1097
    @luul.andabdalla10978 ай бұрын

    Jissakallah ❤

  • @hibaqhashi4649
    @hibaqhashi4649 Жыл бұрын

    Amiin amiin amiin yarabi

  • @aniisamohamudahmed7305
    @aniisamohamudahmed7305 Жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @ashanur7166
    @ashanur7166 Жыл бұрын

    Macaantoy ani masar waa jeclahay keenya paspod haysataa family na wan ahay 4 caruur 12 jir uwayn yahay 4 jir uyaryahay marka qaxootiga kaar maka qadan karaa si an cawimad u helo lcg siyan maqlay

  • @ayaansiciidayaanle

    @ayaansiciidayaanle

    Жыл бұрын

    Haa waxay Ku siinayaan kaadha aad dalka Ku joogto

  • @xidigmomohamoud3706
    @xidigmomohamoud3706 Жыл бұрын

    Abaayo carurteyda kenya ayey waxkabartan secondry english ayeey waxkubartan masar schoolada english ah kasohadal abaayo

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud417 ай бұрын

    Hapo masar ma cimilada Wadan ka waran ma kuleel baa mase see Caml

  • @siciidxusein1960
    @siciidxusein19609 ай бұрын

    Wllo fardowsa masar visa dalxiis raba ma hysa

  • @user-kf1yz7sj4v
    @user-kf1yz7sj4v2 ай бұрын

    Asc, xabiibti waxbarashada dadka weyn ma carabi kaliya ayay ku baxdaa ? Dugsi sare ayan rabaa inan barto. Qaali isoo jawaab. English mala helayaa

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    2 ай бұрын

    Wcs haa waa carabi kaliyah

  • @abdulkadiranshur6822
    @abdulkadiranshur6822 Жыл бұрын

    Asc Fardowsa, markaan Qaahiro imaanaayo waxaan rabaa inaan Airport ka Sim Card ka gato, Company gee igula talin laheed oo yacni u maleyneysaa inuu heysto best internet coverage or data plan throughout the city or the country, Mahadsanid

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    Жыл бұрын

    Wcs walal Vodafone sooqaado ilaahay hakuusoo fududeeyo

  • @abdulkadiranshur6822

    @abdulkadiranshur6822

    Жыл бұрын

    Mahadsanid walaashey

  • @abdulkadiranshur6822

    @abdulkadiranshur6822

    Жыл бұрын

    Amin,

  • @sheymaaaadam4077
    @sheymaaaadam407711 ай бұрын

    Snap kaga isheg

  • @raxmomuxudiinofficial7285
    @raxmomuxudiinofficial7285 Жыл бұрын

    Abaayo gurigay alaabta taalo garoom ma leehey oo la ka ogaad qiimah lacagta iyo alaabta taalo lamarka what's ayaa rabaa

  • @fardowsoiskufillan

    @fardowsoiskufillan

    Жыл бұрын

    00201093958589

  • @raxmomuxudiinofficial7285

    @raxmomuxudiinofficial7285

    Жыл бұрын

    Shugran

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Жыл бұрын

    Mashaa Allah alxamdulilaah ilaahay haku xafido jazakalaa kheer

Келесі