Waxaan kamid ahaa dadki guryaha lagala baxay 1989 - xasuuqii Jazeera

Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato.com/
Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Пікірлер: 811

  • @saynab7503
    @saynab75032 жыл бұрын

    Masham Alah isaaqu waa rag wanaagsan oo aad Isugu dhow yihiin xag dhaqan iyo dabeecada ha hadalka ama xikmadaba ogaadeenka waana isu wada abti aad baan ujeclahay duriyada isaaqa

  • @tanaad4588

    @tanaad4588

    2 жыл бұрын

    Khiyaanooyinka iibka Hubka .... kzread.info/dash/bejne/l2x_t5OtkrK7etI.html

  • @naimam.9551

    @naimam.9551

    2 жыл бұрын

    😂😂😂😂

  • @abdihakiimmohamed2253

    @abdihakiimmohamed2253

    2 жыл бұрын

    Shukran wllshy

  • @abudarda00

    @abudarda00

    2 жыл бұрын

    Been maad sheegin, reer awoowgey weeye

  • @mericanbadass5299

    @mericanbadass5299

    2 жыл бұрын

    Thanks wllo

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 Жыл бұрын

    Arrintan oo kale waan u sootaagnaa oo ka dhacday magaalada Berbera, sida ninkan oo kale ayaan anigu ahaa, hadii uu arintaa xiisaynayo Ayaanle waa uu helikaraa xogtaas. Allaah ha u naxariisto intii dhimatay.

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 Жыл бұрын

    Bisinka caloosha i hurtay😭😭😭 Taariiq madoow baad soo martay Allow dhib dambe ha tusin walaalkeena ❤

  • @engadam7274

    @engadam7274

    Жыл бұрын

    Amiin wallo ❤... ducadada waad ku mahadsantay

  • @MohamedAhmed-mc9ez
    @MohamedAhmed-mc9ez2 жыл бұрын

    Waa wax lagu farxo sida hufan ood dabagalka ugu samaynaysid dowladii naga xumaatay.xog uruurintu waa isi sixid .maahin qabiil beegsi waa taariikh ubaahan in lagu cibra qaato..mahadsanid ayaanle.

  • @marianabokar7809
    @marianabokar78092 жыл бұрын

    Mahadsanid wariyeheena daacadaa ee adaabta iyo xushmada ka muuqata Maansha allah

  • @moomar2300

    @moomar2300

    2 жыл бұрын

    Daaacad ka dheer kan

  • @ahmedgaileh

    @ahmedgaileh

    Жыл бұрын

    @@moomar2300 FAQASH baad tahay adigu

  • @kayseabdilahi3768
    @kayseabdilahi37682 жыл бұрын

    Allah ha u naxariisto dadka gacanta ka xaqdarani dishey. Ayanle mahadsanid inoo soo badi barnamijyda cayn kaloo kale ah

  • @axmedbacoole8423
    @axmedbacoole84232 жыл бұрын

    Ayaanle sxb aad ayaad umahad santahay Hanoolato barnamijd waan ku xidhnahay Iyo wareysiyada xiisaha badan Halkaas kawad wax badana waan ka faiiday

  • @sahalcali4196
    @sahalcali41962 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto janadii fardawsana hageeyo intuu dilay Gaalkii Afweyne iyo ciidankiisii faqashtu

  • @Abby2003-m8f

    @Abby2003-m8f

    2 жыл бұрын

    Beenta mahin ani awal kacaanka IYO waxas markan maqlo wx mcn BA umalen jiry lkn hada markan wxbdan baaray anna dhagesty prof ingriss wxbdan BA I cadaday wllhi

  • @faafintadiintaislaamka2942

    @faafintadiintaislaamka2942

    3 ай бұрын

    Dowladii wax wacan bay ahaydee diidmo iyo qabyaalada baa lagala horyimi​@@Abby2003-m8f

  • @shireshuriye8268
    @shireshuriye82682 жыл бұрын

    Good documentry. Thanks

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan86792 жыл бұрын

    Haddiii Ay kaa Dhasheen Somali Wiilashas iyago Dhawaca , Laa Xasuuqay , Waa iin , Maxkam Laa, Sarra, Meelkasta Ay, Aduunka , kaga , Nolyihiin, Nimankii, Kolay Europe iyo America, Ayey Joogan.

  • @kamg3450
    @kamg34502 жыл бұрын

    JAZAKAL KHAYR WALLO AYAANLE TOP CHANNEL WAXAN AAD II SO JIITAY AKHLAQDA AMA USLUBTA HEERKA SARE AH EE UU DADKA UU WARAYSATO IYO DAGANANSHAHA SABIRKA MASHAA ALLAH HORE U SOCO باتوفيق وسداد

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Жыл бұрын

    Reerkaa Inamada 4 ta ah lagalaayey waxay ahaayeen Ciise Muuse Ilaahay haunaxariisto

  • @abdihakinabdilaahi9347
    @abdihakinabdilaahi93472 жыл бұрын

    ALLAH ha u naxariisto intii dulmi lagu dilay wali way sii socotaa dhiigii bilaashka lagu daadinayey Dadka qaarbaa ku odhonaya siyaad bare wuu tagee maxay qabsadeen ama somalia u dagi wayday Maahmaah ayaa tidhaahda ayax tag Eelna reeb wali waxa jira dad dulmigaa dhacay halka laga raacay somalia waa halkaasi iyo culimadii bilaashka lagu laayey

  • @tusmoaadil1825

    @tusmoaadil1825

    2 жыл бұрын

    Dadka sida caadifadaysan u fakara ma gaaraan wax horumar ah cilmi nafsigu wuxuu qofka ku yiraahdaa hadaad rabto in aad hore u talaabsato waa in aad la heshiiso wixii tagay. Soomaali oo dhan way is dishey Haye maxaa u dan ah maanta ma in ay sidii dhoocilo iska daba niic leeyaan mise in ay wax ka bartaan wixii ku soo wada dhacay oo ay caruurtooda uga tagaan meel ay ku noolaan karaan soomaalidu ciyaalnimadan ay ku jiraan ha ka koreen.

  • @ayanelmi7218

    @ayanelmi7218

    2 жыл бұрын

    Siyaad bare shaar dowladeed buu dadka ku xasuuqay,,cid uu ka xoog badan yihiin ma leh,,asaga iyo reerkiisa,,waa waxa ilaa hada soomaali isu aamini ladahay

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan19602 жыл бұрын

    Shukri Adan Jamac xirsi Adan low waa la ilmaayey sida loo galay yaa Rabb

  • @sahrafarah8834

    @sahrafarah8834

    2 жыл бұрын

    Dee iisku ciid baa aheydan Afweyni Daadkisa siida uu cuunye baa naa daayn laaha Caadabta jaahnimo iyo saan harira Rabi haa kuu daaimeyo

  • @HassanAliHassan1960

    @HassanAliHassan1960

    2 жыл бұрын

    @@sahrafarah8834 Allah aa cafin karo ama ciqaabi karo. Aniga ma habaaraayi

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah88342 жыл бұрын

    Anaga aabtyadye niinki laa baxaaye Waxa uu ahaa niinki maraxaan ee Ibrahim Caanjexa buu ahaa

  • @FAAD21
    @FAAD212 жыл бұрын

    Ayaanle mahadsanid taarikhda dalka soo martay ee foosha xun ayaad umada somaliyed ama dhalinyarada somaliyed aan waxba ka ogeyn ku bararujineysa

  • @mohaabdi9230
    @mohaabdi92302 жыл бұрын

    You have a good job for us. Tnx.

  • @tanaad4588

    @tanaad4588

    2 жыл бұрын

    Khiyaanooyinka iibka Hubka .... kzread.info/dash/bejne/l2x_t5OtkrK7etI.html

  • @nimcocarab4774
    @nimcocarab47742 жыл бұрын

    9 inamood waa nimco ciise muuse oo waliba maxamed xaaji Ibrahim cigaala Allah haw naxariisto intii ku dhimatay adeerkay abkor oo ka badbaadayna Allah haw booga dhayo dhibtii dhacday rabi bay cadaaladu agtaala

  • @abwanmahiigan7666

    @abwanmahiigan7666

    2 жыл бұрын

    Ina cigal mujriim ayuu ahaa afwayne iyo isagu wa isku mid

  • @abdullahahmad5635

    @abdullahahmad5635

    2 жыл бұрын

    @@abwanmahiigan7666 muxu Ku ahaa bal wax nooga sheeg

  • @samsammaxamed2279
    @samsammaxamed2279 Жыл бұрын

    Dadka sidaas loolayey ayaa laleeyahay May Ilaawaan wixii dhacay ma aha waxlailaawi karo Ilaahay haunaxariisto dadkaa xaqdarada lagu laayey

  • @ayanelmi7218
    @ayanelmi72182 жыл бұрын

    Ayaanle mahadsanid dadka xaqiiqaha u soo ban dhig

  • @user-yv8np5el3b
    @user-yv8np5el3b10 ай бұрын

    I personally know the tragedy happened but his story has lots of holes and I’m sure he was too young to understand mostly what was going on. I’m glad he survived though.

  • @Qaali12
    @Qaali122 жыл бұрын

    Ayanle gulayso ayan ku leyahy, waxad tahy wariyaha kaliya ee raadiya/ muhimad siya tariqyadi hore ee wadanka ka dhacay. Aad baan kaga mahad celinaya🙏

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke37972 жыл бұрын

    AYAANLE aHMED JAAMAC MUUSE HABEENKII WIILASHA LA LAAYEY HABEENKII KU XIGAY WUU IS CASILAY TALIYIHII BOOLIISKA AHMED JAAMAC

  • @ashawooo
    @ashawooo2 жыл бұрын

    illahaya ha uu naxariisto dhalina wixii dilaya rabi aya la xisabtamaya

  • @elwa3ad66mohamed8
    @elwa3ad66mohamed82 жыл бұрын

    I’m really sorry abti Adan you had to go through this traumatic experience as teenager. I can see the hurt and pain in your eyes. May Allah rest their souls and grant them all Jaanahtul alfirdousa, and give you and their family patience. Justice will be served in this dunia or akhira each soul will be accountable for they done. Stay blessed abti and I miss you. Xoxo

  • @adanabdi178

    @adanabdi178

    2 жыл бұрын

    Thanks abti

  • @elwa3ad66mohamed8

    @elwa3ad66mohamed8

    2 жыл бұрын

    @@adanabdi178 it’s safi daughter from london xx

  • @adanabdi178

    @adanabdi178

    2 жыл бұрын

    Can't believe is it muna....

  • @elwa3ad66mohamed8

    @elwa3ad66mohamed8

    2 жыл бұрын

    @@adanabdi178 Fozia 😀

  • @adanabdi178

    @adanabdi178

    2 жыл бұрын

    @@elwa3ad66mohamed8 Fowsiya mansha Allah abiyo

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh Жыл бұрын

    Masha Allah walaalkaan runta rabibaa kugu jecel qabiil abaal kuma galayo aakhiro 😢dawladu waxay samaysey arrin arxan darro ah dadka fulinayey dad kuqabiil ah ayaa kujira marka qofkii xun waa un qof xun

  • @mohamedfarah4332
    @mohamedfarah43322 жыл бұрын

    Dowlad nimada Somalia waxaay duntay October 21 1969 kii afgambigii dowladii kacanka dadka qaarbaa yirahdo 1991 kii

  • @user-ds1oe2ei5j

    @user-ds1oe2ei5j

    2 жыл бұрын

    Sah,dowlad,nimoh,waxeey Babadey,1991oo,wadankah wAxa,khabsadey,moryan An,khof,nah,dhafen,oodilaye oo,dhacaye,shacabkah Somaliyeed,

  • @abdiwaliburhan4465
    @abdiwaliburhan44652 жыл бұрын

    Ayaanle Walaal Mahadsanid Sababtoo Ah Wakhti aanan Dhalan Waxii wadankeyga Dhacay ayaa Cadeentooda Keentay Mar kale Mahadsanid Walaal

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    2 жыл бұрын

    Isaga Goob-joog Maaheyn ee Dadka ayuu wareystaa ayaanle waana hiwaayad uu jecelyahay ,ugu Dambeyn Ayaanle Weli waa Ciyaal Ogoow!!..

  • @amaladan5579

    @amaladan5579

    2 жыл бұрын

    @@mohamedmire7660 ciyaal war ninka ha u gafin

  • @mohamedmire7660

    @mohamedmire7660

    2 жыл бұрын

    @@amaladan5579 Walaalle Waxaan Ku leeyahay Kkkkkkkkkkkkk..thanks.

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien37572 жыл бұрын

    Ayaxteg eelna reeb afweyne somali wuxuu ufuray wado aan weligeed hoog looga bexeynin

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim81112 жыл бұрын

    Allow cadow gacaanta hano hayli 🤲🤲🤲 alla ku hafiido wall Ayaanle iyo tv ga ba wasalamaya 💖👍

  • @nasiimcaydaruus1970

    @nasiimcaydaruus1970

    Жыл бұрын

    Ninkan la waraysanayaa waxaan dareemay inuu ka weynaa Da'da uu sheegtay aoo aheyd 13 jir. Waxaan filayaa inuu ahaa ilaa 20 jir.

  • @nasiimcaydaruus1970

    @nasiimcaydaruus1970

    Жыл бұрын

    Sida uu canjeex sheegay wuxuu dhahay Alle ha u naxariistee raggii hayb ahaanta loo laayey waxaa ka xeyey Col. Ahmed Nuur C/salan Hassan (Dhagabacayr). Alle cadaabta ha ku fogeeyee. Kan duliga ah ee Ina wilhadna haddii uu kubnool yahay hadda Buroa in la maxkamadeeyo ayaa haboon. Loona qisaaso dadkii uu dadkooda dhiigooda xalashado

  • @jamabiixibiixi3613
    @jamabiixibiixi36132 жыл бұрын

    Hanoolaato waa isha kaliya ee laga helo xaqiiqooyin dhaba

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash2 жыл бұрын

    Hooyadee baa iga shekeesay sheikh yada la dilay diyarada isku dheceen cirkaa gaduuday bee dhahday aniga tarekhda jeclahay awoowaheey Alle ha u naxariisto talyaaniga oo la tagalay woo iga shekeeyay Allow wadankeena nabad inooga dhig iyo qof walbo oo xuriyadiisa ku noolaan karo asoo wax lagu qasbeenin

  • @abdikayrmohamed4053
    @abdikayrmohamed40532 жыл бұрын

    NINKA KU FEERAY EE GAARIGA KAA SOOTUURAY WUUXUU RABAY INUU KU BADBAADIYO MAADAAMA LAGA SHAKIN LAHAA FEERKA WUUKUGU BADBAADINAYEY WAA RA'YI'GAYGA☆●

  • @abdullahahmad5635

    @abdullahahmad5635

    2 жыл бұрын

    Sidaa ayay u badan thy waayo awood muu lahayn muhimadu was cida masuulka ah ee awooda arinkaaas

  • @moubrekyare1829

    @moubrekyare1829

    2 жыл бұрын

    Hhhhhhhhhhh

  • @naasirkhadar8370
    @naasirkhadar83702 жыл бұрын

    Allah Ha u naxariisto dhamaan inta lagu dilay xaq darada

  • @miskiinilahayjecelyahay5749
    @miskiinilahayjecelyahay57492 жыл бұрын

    Masha allah wllo wan jecalahy inad so gudbisaan arintan

  • @abdu5522
    @abdu55222 жыл бұрын

    Ayanle when will you delete my other comments because you're covering up criminals of Jasiira crime in Mogadishu 1989 , would you be a man who have ability to show my free and fair comments to the public because already two of comments gone

  • @duranabdi4105
    @duranabdi41052 жыл бұрын

    Subxanalah 9 nin walaalo ah . Waa ceyrteen tii ugu xumeed walhi.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Жыл бұрын

    Masha-allah Aayaanle Waxaa Tahay Weriye Xushmad Leh, Yaqaan Sida Dadka Loo Wareyso,

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran2 жыл бұрын

    Intii dhimatay allaha u naxariisto dulmigu waa lagu halaagsamaa 😥

  • @Abshaw6
    @Abshaw62 жыл бұрын

    Burburka maanta aan ku jirno waxaa uu soo bilowda markii siyaad barre uu shirqool ku diley Madaxweynihi dalka si uu dalka madaxweyne uga noqdo waxa uu markii hore dadka ama beelaha qaar iyo dalkaba usameeye hanaan wanaagsan hase yeeshe sidaas si lamida waxaa la laynaye qayb kamida beelaha somaliyed oo xita dumarka iyo caruurta waa la laynaye sikastaba ha ahaate haddii uu wadanka markii uu arkey in ay jiraan jabhado uu si nidaamsan xilka uwareejiyo maadaama dalku burburi lahaa sidii dhacdeyba nasiib daro se ma dhicin ee dagaal uusan itaal uhayn buu galay kuwii wadanka qabsadeyna waxay ahaayeen kuwii 20sano ee hore unacamlaynayey oo rabey inay ayaguna boos banaystaan waayo waxay geysteen xasuuq isla beelihii siyaad barre xasuuqayay oo kale 1978 waxaa la toogtey 17nin oo hal reer kasoo jeeda sidoo kale 1991 waxaa xasuuq ba’an loo geyste isla reerkaas ayado lagu haybinayo siyaadkii laynayay waa nasiib daro dadkii shacabka ahaa ee mareykanku laayay waxay ahayd cuqubo caydiid usoo hoyiyey waxaas oo dhan waa lasoo dhaafay hadda waxan aaminsanahay inta ay nool yihiin dadki regimeka siyaad ushaqaynayay in uusan wadanku hagaagayn Walal waxa qalbigayaga ka buuxa hadaan nahay dhalinta somaliyed xumaanti dawladi siyaad marka marar waxaa soo waraysataa dowladihi ka horeyey AU MD Adam cadde ,AU MD ccsharmake si taariikhdoodii wanaagsanayd wax uun looga deydo

  • @malmo4235
    @malmo4235 Жыл бұрын

    Gaboodfalka iyo tacadiga ka dhacay somalia 81-91 Walahi RUWANDA Kama dhicin 😭😭😭😭😭😭😭Allow adaa umadaada xisaabin doona

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed74592 жыл бұрын

    Ayaanle waa ninka kaliya e utaqan gabodfalkii rajiimka inu kuwa qaafilinta ah u iftimiyo

  • @AhmedHassan-dr2zl
    @AhmedHassan-dr2zl2 жыл бұрын

    Program aad u fiican

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim31732 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك محمد وعلى آل محمد

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien37572 жыл бұрын

    War ayaanloow waxaan kugu abaal marino magaraneyno inaan kuu mahadcelino iyo duco maahane wlh waxaad mudantahay in bilad wadaniyad ah lugu siiyo oo lugugu sharfo sababtoo ah waxaad soogudbisaa gaboodfaladii lugu geystay maga dowladnimada ee hakadaalin waxaad wadaa qadiyad ummadeed

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed50642 жыл бұрын

    Alla maxaa na soo gaadhay ilaahay ha unaxariisto intii dhimatay. Waa maalmihii iigu darnaa ee aanan iloobin taariikhdaa uu ka hadlayaa goob joogna waan ka ahaa.

  • @abdullahimohamedraage500

    @abdullahimohamedraage500

    Жыл бұрын

    Haley maqlo haley arko waxaan rabo ayaan sheegayaa (waa dami weyn) adduun iyo aakhiro

  • @saxarlasamatar2516
    @saxarlasamatar25162 жыл бұрын

    Allaah baa mahad leh kusoo badbaadiyey. Aad baan u xasuustaa xilligaas waana musiibooyonkii nasoo maray mid ka mid ah.

  • @maryamamohammed5048
    @maryamamohammed5048 Жыл бұрын

    إنا لله و انا اليه راجعون اللهم ارحمهم و اغفرلهم واجعل قبرهم روضة من رياض الجنه اللهم اسكنهم الجنة الفردوس الاعلى

  • @godod8
    @godod82 жыл бұрын

    Mahadsanid hanoolaato waa ku taxnnahay barnaamijyadada annagu xatta Chanel keena ayaan goor dhow ku soo baahidoonaa xogaha muhiimka ah

  • @tanaad4588

    @tanaad4588

    2 жыл бұрын

    Khiyaanooyinka iibka Hubka .... kzread.info/dash/bejne/l2x_t5OtkrK7etI.html

  • @warsanismael7739
    @warsanismael77392 жыл бұрын

    Mudaharaadka waan joogey wuxuu la baxey Jumca Jihaad saaxiibtey Farxiya ardeyad quraanka dhigata lana baxdey (AhNX)caa’isha ayaa ka mid aheyd dadkii ku dhintey xabbadii koofiyad casts😭😭😭🥲🥲

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf30032 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto dadkaas. Soomaalidu baadhitaanka faylalka dacwadaha sida loo baadho ma yaqaannaan!

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi83352 жыл бұрын

    Very important news

  • @mahadgoobe7490
    @mahadgoobe74902 жыл бұрын

    Ninkan hadalkiisu isma raacsana Allaha u naxariisto inti dhimatay

  • @nuuraqadan7658

    @nuuraqadan7658

    2 жыл бұрын

    ninkan taariikhdu ka beensheegaya

  • @hereaftergolory9114

    @hereaftergolory9114

    2 жыл бұрын

    Taariikhdu saad u jeceshahay maaha ee ogow

  • @mahadgoobe7490

    @mahadgoobe7490

    2 жыл бұрын

    @@hereaftergolory9114 muhiim ma ahan inan rabitankayga adiga kugu qanciyo masuul

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir62242 жыл бұрын

    Guuleyso Hanoolaato

  • @afitaaxdekadaha4256
    @afitaaxdekadaha42562 жыл бұрын

    Ayaanle Plz Raadi muqdisho 2007 Ciidamadii Ethiopiankii Carafaat iyo Suuqa Xoolaha Wixii Dhacay 😪🏃‍♂️🏃‍♂️ Waxaan Goobjoog U ahaay Hooyo Ri U maleesay Cunugeeda Bmka Iyo Waaqlaha Dhacaaye owgeed 7 saac habeenimo idacaacada horn Afrikna La daaray iska habeenkaaas Xili dambe

  • @daafeedowchannel4056

    @daafeedowchannel4056

    2 жыл бұрын

    🥲🥲🥲🥲 Wlhi wali xasuuqii itoobiya maNkayga kama go,in

  • @qumanhorusocod6177

    @qumanhorusocod6177

    7 ай бұрын

    Anigaa guubjoig u ahaay markuu Fooryaayaha Hawada kusoo jiro Qaarka dambe ayaa naftu igasoo bixijirtey markuu meel ku Habsado ayaa naftu iguso laabajirtey. Allaw itoobiyo dhulku laqaa. Somali hakudilo waxaa kaxun shisheeye halagugusoo hogaamiyo. Alla maxaan wax soo arkey. Exkantarol Balcad qol internet ah dhalinyaro badan oo ku jirtey Sidey itobiyo uxasuuqdey ma ilaabo . Dhalinyarada midkamida oo sidhimanayey ayaa wuxu arkey midkale oo Caloosha kasoo jeedo markaasbo cimamadiisii siiyey wuna dhintey Allaha unaxariisto dhamaan intee Somali dhimatay ee ladhulmiyey

  • @farahqawdhan8679
    @farahqawdhan86792 жыл бұрын

    Innaa Lillaahii Waa innaa iiaahii Raajucun, Waxa iiga Argagaxi yey , Wareydigsn, Wiilasha Uu yidhiii, Dhawac bay Ahayen, oo Dhakhtarka Digfer kasoo, Baxay, Arxan Laantaa, Mujirtimkaa, ahaa, Maa, Islam iyo Xallaal bay, ku Dhasheen. Yuhuud buu Asslkoda yahay, Ee Somalia May ahayn, Nimanka Falkaa Samay matey

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Жыл бұрын

    الحمد لله الذي عافانا مما ابتلى به وفضلنا كثير منمن خلقنا تفضيلا 🤲

  • @farxiyagababa9871
    @farxiyagababa98712 жыл бұрын

    Alla xanuun badanaa maskiin allaha u naxriisto dadkaa xaqdarada lagu diley

  • @mahamoudabdi7426

    @mahamoudabdi7426

    2 жыл бұрын

    ayaanleh wuu kala hadalaya waxaad muuda in oo kala hadlaayo oo uu dardaaran qabo . wayo ma waxaan rumaysana nin qudha aya looga aar goostay 47 quf . ta kale canjeex ayoo ku xigay iyo kama aha masool. sadex waxa ka mooqata xuxudosho mareexaan oo hatan u mooqata farmaajo wax ka tuug. ina wirad dadboo bad baadiyay oo ka mid yahay.

  • @yusufdiriralimd1063
    @yusufdiriralimd10632 жыл бұрын

    Khadra oo halkan comment ku soo qortay waxay sheegtay in ay Burco school ka Mohamoud Ahmed Ali ay wadda dhiganjireen iyadda, Nacima Carab Saqiir iyo ninkan Cumar. Waxa fiiro mudan Cumar marnaba ma sheegin in u Burco ku noola , halka uu inoo sheegay in Cerigabo, Kismayo iyo Xamar ku noola hasa yeeshe muu sheegin in uu Burco dugsigga ka dhiganjirey isaga oo sidda Khadra sheegtay ina ay wadda dhiganjireen Nacima oo walaalkeed Abdirizaq Carab Saqiir ku jirey dadkii lagu xasuuqay Jazeera.

  • @mombasa7
    @mombasa72 жыл бұрын

    I commend this man for telling us about the brutality that took place during the dying days of Barre's regime. I can see from the emotions on his face that he vividly remembers the events of that day. However, two things stand out for me: Firstly, the intervention by his relative who was on the rooftop. This man saved his life, and the beatings he received from the deputy commander (whose name I cannot recall) were a show for the other troops to see. The man, who supposedly resides in Hargeisa, saved him from a more painful end. Secondly, I think he misunderstood the relationship between Mr. Kabir (the deputy commander of the Military police). He did not kill those young men because of an earlier altercation. This deputy commander had befriended those guys to spy on them on behalf of the government. It had nothing to do with a fight. He might have been ordered to finish them off because of their political ties to SNM or other opposition groups. I believe the young men's accident the day before their capture and their subsequent murder was a botched assassination attempt. These are my speculations after listening to the gentleman's conversation.

  • @InfiniteCuriosity1210

    @InfiniteCuriosity1210

    2 жыл бұрын

    They had Zero connection to any political groups or SNM,

  • @rashidabdilahi6293

    @rashidabdilahi6293

    Жыл бұрын

    😊

  • @rashidabdilahi6293

    @rashidabdilahi6293

    Жыл бұрын

    😊

  • @maryanali8196
    @maryanali81962 жыл бұрын

    Axeey ax allaw idiin naxariiso Waraysiyo kale ka samee

  • @farhanhassan3438
    @farhanhassan34382 жыл бұрын

    Caawa ayaa iigu hor ah dhacdadaan xanuunka badan ayaaanle sxb mahadsnid sidaan taariikhda noogu soo tabisay

  • @faatiyasoomaliland8291
    @faatiyasoomaliland82912 жыл бұрын

    subxaanalaa gurigayaga hortiisa waxa taagnaa canjeex ,guriyaga wuxu kala baxay 7 wiil yaa rabi ,ragaasi inamay kala jeclayn waa xasuuq kii xumaa

  • @saladmohamed8894
    @saladmohamed88942 жыл бұрын

    Ayaanle mahadsanid, laakiin halawareesto labada sarkaal Kaabir iyo m.waliid.

  • @apdirashiidhassan2603
    @apdirashiidhassan26032 жыл бұрын

    Aniga walalkay iyo adeerkay oo sarkal ahaa ayaa ku jiray run ahaana anigoo oo snm ah oo ethiopia jooga ayaa la ii sheegay marka sida aan noqday ilaahay ayuun baa i ogaa cadaawada aan beesha mareexan aan u qaaday ilaa imika way igu jirta

  • @pooky1

    @pooky1

    2 жыл бұрын

    Sxb wlhi ina cuqdad ama beel dhan ina sida ugu hadasho wa qalad aniga Ogden aya ahay balse wlhi marka arko qof dhahayo qabiilkaas aya sida u necbahay mxa sababay qofkii dhibka ku keeystay ka jaro balse qof kle eysan isaqoon u nacda wa qalad tan kle qofka qabiilkiisi wa taqanaaye ruuxaas dhibka ku keeystay ka jaro balse qabiil iska dhaaf wa talo

  • @malyunaden8343

    @malyunaden8343

    2 жыл бұрын

    Allah kuguma dilo cuqdadas

  • @pooky1

    @pooky1

    2 жыл бұрын

    @@malyunaden8343 walal habaarka dhaaf ceeb waye qofka si dagan aya wax ugu sheeki kartaa thanks

  • @Moha-mf2sv

    @Moha-mf2sv

    2 жыл бұрын

    hhhhhh cuqdad xun baad weli qabtaa wana waxa halkaa ku dhigay war somali wey is wada dishaye waana la is cafiyaye marexan baad ku walacdaye sheekada si fican u dhageyso sarakisha dadka layse iyo dadka guryaha lagala baxay wa isku hayb dadka so qaqabta o xirxiraa la dhahay markaas bey yadu is ugaarsadeen habaryonis iyo habarjeclo ahaan ba dadka lo diley raga leynayaana wa labada belood

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    2 жыл бұрын

    Apdirashiid adna intee umad laysay

  • @ramla.abdi.5451
    @ramla.abdi.54512 жыл бұрын

    Walalkey wad mahadsan tahey

  • @ismailjama178
    @ismailjama1782 жыл бұрын

    Ninkan waxaad moodaa inuu sheekada weecinayo,dadkana majara habaabinayo. Sheekada dhacday waxay aheyd sheeko ugub ah,dhalinyaro isku hayba caasimada degan,wax denbi ah lagu soo oogin, oo habeen la miray,lana xasuuqay. Ciddii falkaa geysan kareysayna waxay aheyd uun saraakiishii dawlada oo awood isticmaalayey,qof iyo laba macno ma sameysanyso eedoodu dawladii ayaa eedaa leh.

  • @abobasement346

    @abobasement346

    2 жыл бұрын

    Yarkan wuxuu no so Aruriyah war ben Abur ah waxan weydiyay kan wariyah isku shegayah runtah kamah hadloh hadu run shegayoh mu kah hadloh moryantah u kah so jedoh xasuqih ku dhisnah qabilkah weligis wuu kah weregah qabilkisu wuxuu u geystay umadah somaliyed wariyahan waa moryantih xamar bobay

  • @Burcaawi2010

    @Burcaawi2010

    2 жыл бұрын

    Absolutely sababta uu Canjeex ugala baxsanayo ka waran? Nin dhan oo madaxa oo amarka banaanka ka soo bixinaya buu ahaa, teeda kalena Kaasabalbalaare way ku jirtay xaafadaha lagala baxaayey dadka

  • @Mohamedahassana

    @Mohamedahassana

    2 жыл бұрын

    Walaal qaabka sheekada ma sheegto been iyo run, sheeko toosnaantu waa aqoon, hibo iyo xataa xirfad, marka goobjoog ahaan u ixtiraam.

  • @ismailjama178

    @ismailjama178

    2 жыл бұрын

    @@Mohamedahassana Soomaalidau iyagoo reer miyi ah, diinta aan aad u aqoon ayey haddana beenta iyo buunbuuninta ka xashoon jireen. Hadda lama rumeysan karo qof dhacdo ka waramaya xataa hadduu goob joog sheegto, waayo dadkii wax run sheegayaaba wuu tirsan yahay. Siiba marka dhacdada laga hadlayaa naadir tahay, wakhtigey dhacdayna sii fogaado. Laakiin, baytul qasiidka sheekadu waa ciidamo dawladeed oo dad shacab ah, goor habeenimo ah, guryahooda kala baxay, dhegtana dhiiga u daray.

  • @am.b5688

    @am.b5688

    2 жыл бұрын

    Ninkii la sheegay ee Habarjeclo miya ku dhibtay?

  • @aminaabdi5878
    @aminaabdi5878 Жыл бұрын

    Subxan Allah wa tariiq Maduw oo cunsuuriniimo ah subxan Allah

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo2 жыл бұрын

    Wiil yar oo 13 jir ahaa ma cabbiri karo sababta dadka loola baxay ee loo dilay. Arrinta dhan wuxuu ku salaynayaa 9kii qof ee u yaqaanay iyo Kaabir oo guriga kala baxay. Laakiin saraakiishan hoose uu sheegayo waxa soo diray Canjeex, siduu wiilkani marka hore sheegay. Canjeex oo la waraystay wuxuu sheegay in isna amarka uu soo siiyay Maslax Siyaad Barre.

  • @ahmedashour8177

    @ahmedashour8177

    Жыл бұрын

    Xaafadiisa waxa dhacay ayuu ku milay wixii magaalada ka dhacay

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar20042 жыл бұрын

    Ayaanle nin culus aya tahay oo u shaqaynaayo dadkiisa guul iyo gobanimo

  • @abdullahkadar2940
    @abdullahkadar29402 жыл бұрын

    Masha Allah qofki 5aad ahy

  • @tanaad4588

    @tanaad4588

    2 жыл бұрын

    Khiyaanooyinka iibka Hubka .... kzread.info/dash/bejne/l2x_t5OtkrK7etI.html

  • @ahmed.bakool
    @ahmed.bakool2 жыл бұрын

    Adiga Qudhaada Ayaan Xog Badan Ka Hayn Xasuuqii Ugu Xumaa Wuxuu Ka Dhacay Gobolka Mudug Baa Ka Badnaa Magaala 84 Oday Baa Hal Mar Lagu Xasuuqay Degmadaas.

  • @kkin7066
    @kkin70662 жыл бұрын

    Allah ha unaxariisto dhamantood 😢

  • @sangemohammed2057
    @sangemohammed20572 жыл бұрын

    Dhacdadaa aabahay cidi gudkeed ayuu kaga badbaaday waayo xaafada ayuu deganaa laakiin habeen kaa hawshu dhacday galabteedii ayuu aad guryaha daaroodka oo markaa abtina u ahaa dumarna naga qabay halkaas ayuu habeen kaa ku nagaaday . Alx maanta saas baan ku noolahay. Markaas baa maanta dad si fudud isaga dhahayaan aynu midowno 🤢

  • @sahrafarah8834

    @sahrafarah8834

    2 жыл бұрын

    Maxa laagu midobi waakhtigsa waxa dhaacye waxa laa iilaabikaaran waxa naagadhaxaynye Maa jiirto

  • @hafsaali4297

    @hafsaali4297

    2 жыл бұрын

    @Sheekh Sange waa ayaandaro weyn in adigoo ah nin Mutacalim ah oo Sheekh ah oo diini iyo maadiba Allaah uu baray inaad sidaas uhadasho waxaan kawadaa "Midnimadda" runtii midnimadda Soomaali dhammaanteed ayaa Dan kuqabta. Midda kale Midnimadda waa arin diini ah oo Rabbaani ah oo Allaah uu INA faray. Mid kalena Culumadda kaso jeeda Sland kuwooda ugu caansan marna raali kama ahan kala go' mana kahadlaan waayo arintaas meeshay diinta kajoogto wey ogyihiin. Midda kale Siyaad Barre qof walba meeshiisu kucunay Baardheere waxuu kakiciyay Cowlyahan reerkoodi farta kasaaray Kismaayana fartu kasaari lahaa haduu Kursiga kusii fadhin lahaa. Mj baraakadihi biyaha ay kacabayeen waa kaburburiyay. Kabasii daran Culuma layn. Saasey tahay baan lahayn wax isagaas dhaama. Subxaanallaah Allaha naga dhigo umad khayr qabta oo Allaah uu Ku arzuqo Madax khayr qabta. Allaahumma aamiin

  • @sangemohammed2057

    @sangemohammed2057

    2 жыл бұрын

    @@hafsaali4297 wll midnimada maba diidin dadka iyaqaanana way ogyihiin halgan ka aan ugu jiro . Laakiin waxaa muhiima in wixii dhacay la isla qiro la saxo markaas baa midnimo dhalan kartaa . Ninkii aabaha dilay oo maantana ku dafirsan ama rabo in uu adigana ku dilo sideed ula midoobi ??

  • @mustafeindho3813

    @mustafeindho3813

    2 жыл бұрын

    Midnimo hhhhhh Mar idage allaah hadago Marlabaadse idage anaa is dagay Midnimo danbe sacabkaa timo miyey kasoo bixi waa maya Lkn iskaashi kale sidaa jabuuti haa waayo magaca ayaa inaga dhexeeya. Iyo diinta

  • @sahrafarah8834

    @sahrafarah8834

    2 жыл бұрын

    Beelo isdiile midowda maa khasaba Waxa dhiiga ga xaalshada oo kuu daaba socada

  • @chef_ali_dh8744
    @chef_ali_dh8744 Жыл бұрын

    Walahi Somaliya taariiqa xun waa nasoo martay laakiin ilaa runta lasheego oo oo lees raali galiyo oo lees cafiyo heerna lama gaaraayo. Waa hubaa sheekoyin badan oo sidan ah inee kudheceen dad badan oo asxaabo ama deris ah dhib ama dil ugeestay. Waxan rajeynayaa qalbi furan leesku noqdo Soomaaliyeey.peace

  • @ahmedjekey7751
    @ahmedjekey77512 жыл бұрын

    Xasuuqii 1991 dii cid ka hadleyso ma leh dadkeenii aan hubeysneyn waxii ku dhacay waxba la iskama weydiinaayo taas waa ayaan daro No forget Hargeysa iyo Mogadishu Waqtigeeda Hala gaaro 👈👈👈👈

  • @naimam.9551

    @naimam.9551

    2 жыл бұрын

    Waa saas weeye

  • @zubairyawle5059

    @zubairyawle5059

    2 жыл бұрын

    Jabhad iyo dowlad kala saar Dowladu wixii ay dishay lama sina dadkay jabhadu dishhay

  • @abdiabdi7271

    @abdiabdi7271

    2 жыл бұрын

    1991di jabhado qabiiloyin ayay ahayd inaad iska celisaan bay ahyd waxa laga hadlayaa waa xasuuq dowladii wadanka katalinaysay oo qabiil walba lahayd ay gaysatay

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    @@zubairyawle5059 o maxay kukala duwan yihin hadalkadu wa wadax yacni 10kayga baka muhimsan 200 exagaga wali somali dad qalbi fican o wilka hadlaya ba kujira

  • @hodanc6255

    @hodanc6255

    Жыл бұрын

    @@abdiabdi7271 o siden isaga celiya xamer casimad bay ahayd mA degan ban u leyahay wax macqula ku hadal

  • @kamilaalinor7329
    @kamilaalinor73292 жыл бұрын

    Ayaanle Guleeyso walaal wax badan oo aan ogeeyn ayaan halkaan ka ogaanaa Marxaladihii dalka iyo dadku sow mareeen

  • @tanaad4588

    @tanaad4588

    2 жыл бұрын

    Khiyaanooyinka iibka Hubka .... kzread.info/dash/bejne/l2x_t5OtkrK7etI.html

  • @shukrimohamud5596

    @shukrimohamud5596

    2 жыл бұрын

    Masha allaah aboowe ayaanle mahad sanid

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Жыл бұрын

    Asc walaahi marqaati ayaan ka ahaa iyo soomali oo dhan kuwii waxaas Geystay wey ilaabeen walina wax ka Daran ayay Wadaan ee waxaan leeyahay war alaah ka cabsadda qofkasta waxaas wuu samey karaa ee alaah rabilcaalimiin ayuu ka xishoonayaa insha alaah qayr

  • @farxiyaquruxsan9425
    @farxiyaquruxsan9425 Жыл бұрын

    Aduunyo Awood aa loo Sheegtay Raagas 😢😢😢😢😢😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye23322 жыл бұрын

    Wariye Ayaanle waad kumahadsantahay baadigoobka taariikhda Somalia 🇸🇴 Halaagii dhacay looma kala harin

  • @umumucaad4295
    @umumucaad4295 Жыл бұрын

    Alaha unaxariisto intii xaqdaro lagu dilay

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 Жыл бұрын

    Mashaallah

  • @hanadolad2061
    @hanadolad206117 күн бұрын

    Adan waan ku salaamay

  • @musemuse417
    @musemuse4172 жыл бұрын

    Wallaahi. aniga,inaadeerkay iyo laba wiil oo uu dhalay guriga ayaa nalakala baxay weliba dharbaaxo ayey dheceen ina adeerkay iyo wiilasha midwood. Allah ayaa na badbaadoyey habeenkaas. Allah ha u naxariisto dadka masaakiinta ah ee la xasuuqay.

  • @bukharimohamed3828

    @bukharimohamed3828

    2 жыл бұрын

    Intaanad iyaga uducayn fadlan habaar gaalkii afweyne

  • @aa.aftaag3272

    @aa.aftaag3272

    Жыл бұрын

    La xidhiidh ayaanle iyo hanoolaato si aad u siiso wixii xog ah ee aad hayso

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse2 жыл бұрын

    Dhacdadaas wajiyo badan beey leedahay; waxeeyna u baahantahay baaritaan dhab ah.

  • @baraawe2343
    @baraawe23432 жыл бұрын

    Allah unaxariisto dadkaasi

  • @aliadam4810
    @aliadam48102 жыл бұрын

    Waa run waa in lagu cimri qaato

  • @statsm8339
    @statsm83392 жыл бұрын

    Ayaanle aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay. Ummad aan taariikh lahayn waa ummad aan mustaqbal lahayn. Taariikhda waa in wax laga bartaa si aan qalad dhacay loogu noqon mar labaad.

  • @ismailabukarali6457
    @ismailabukarali64572 жыл бұрын

    Ninkaas noool ee lashegayo halku jogaa walee ninki xukun dowladeed igu dhibateyay duqnimo xita kuma dhafen walee🚀

  • @tanaad4588

    @tanaad4588

    2 жыл бұрын

    Khiyaanooyinka iibka Hubka .... kzread.info/dash/bejne/l2x_t5OtkrK7etI.html

  • @warisroobo1759
    @warisroobo17592 жыл бұрын

    Malaagiiftii Afweyne u shaqeynayey ayaa Dadkooda jaajuusay,Afweyne Aafo Allah na dhaafitiyey ayuu ahaa Caruur iyo Ciroole kama badbaadin.Daalimkaas

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt22052 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد

  • @Masago2025
    @Masago2025 Жыл бұрын

    Somalia qof aan dhibaatada qabin majirto hadii qof qof ladhaho haloo wareesto ilaa qayaamaha leysku dhaganaahaa allaha na amaansado

  • @saffahassan1554
    @saffahassan15542 жыл бұрын

    Subxanalah ilhay baa ka xisaabi doona Wixii waxaa geystay

  • @mukhtaryaxya7269
    @mukhtaryaxya7269 Жыл бұрын

    waa runtii ma jirin wax ka dhacay hadii laga reebo masjidka sheekh cali suufi

  • @abdimahamad3197
    @abdimahamad31972 жыл бұрын

    Mr ayanale very good story

  • @aminhashi1333
    @aminhashi13332 жыл бұрын

    Ayan wiil qali ah

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi47362 жыл бұрын

    Ninkani waar nin yar Buu ahaa waagaasi ninkaa habarjeclo ee cimraan waxa ka waramay canjeex oo sheegay in uu isaga laftiisa kasii daayey oo la dili gaadhay isagoo askariya bal waraysiga canjeex dib wariyoow ugu noqo qudhaadu

  • @ruqayahussein8661
    @ruqayahussein8661 Жыл бұрын

    Ninkan 13 sano jirey waagaa iyo taariqda uu ka hadlayo ismaba keeni karto. Allaah ayaa wax og, subhanallaah

  • @sport7873

    @sport7873

    Жыл бұрын

    Hhhh haa waan shakiye

  • @adanakalb8708

    @adanakalb8708

    Жыл бұрын

    Intaas dadku isma waydiinayaan! Dad waala laayay waanan ka xumahay Allena waxaan uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo lakin ninkan warkiisu wuu is burinayaa

  • @ahmedsalaad3013

    @ahmedsalaad3013

    Жыл бұрын

    Ma adeerka ba ama aabaha baa ku jiray kuwa denbiyada galay

  • @omardhaanto4021
    @omardhaanto40212 жыл бұрын

    Liiska Magacyadii iyo Qabiilooyiinkii Lagu Xasuuuqay Xeebta Jazeera.Liiska magacyada , qabiilada iyo shaqooyinkii ay hayeen dadkii lagu xasuuqay Xeebta Aljazeera ee duleedka Muqdisho 17-July-1989 ARAB 1.hassan Abdi Muhumed Businessman. 2.Matan Abdi Habashi Student 3.Fuad Abdillahi Ibrahim GARXAJIS (Habar Yoonis) 1.Ibrahim Hasan Gelle US-OMC somalia 2.Ibrahim H. Abdillahi Dirie Besinessman 3. Mohamed Ismail Ahmed BUSINESSMAN 4.Yusuf Mohame Handulle USAID 5.Abiwahab Farah Ahmed Student 6.Mohamed Mohamud Abdi Businessman 7.Hassan Aw Nur Barud Businessman 8.Abdi Osman Dubad Trader 9.Mohamed Musa Mohamed Trader 10.Mohamoud Bacadle Civil servent 11.Daud SH. Ibrahim 12.Farah Ismail Awale Student 13.Dahir Mohamed Jama Warfaa Trader 14.Dayib Abdi Burale Trader GARXAJIS (Ciidagale) 1.Husein Omar Husein Trader 2.Saeed Mohamed Mumin Ass.pro.Lafole 3.Musa Abdi Gaas Businessman 4.Abdi Barre Osman Graduate 5.Barre Osman Abdi Trader 6.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale) Trader 7.Yusuf Abdillahi Roble Graduate Dr. HABAR JECLO 1.Hussein Ali Aden Businessman 2.Saeed Nur Musa Businesman 3.Abdirahman Mohamed Bihi Businessman 4.Abdifatah Ahmed Jiir Student 5.Ali Mohamed Dirie C.Serv 6.Jama Aden (barosin) Civil servent 7.Hussein Kheyre Abdi HABAR AWAL 1.Ali Mohamed Abdi Student 2.Abdi Mohamed Abdi Technician 3.Ahmed Yassin Omar Jama Businessman 4.Mohamed Abdi Hassan Businessman 5.Ibrahim Hassan Ege Technician 6.Abdi Muhumed Daud Businessman 7.Jama Mohamed Abdi Trader 8.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) Sportsman 9.Rashid Mohamed Osman 10.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan Trader 11.Abdirahman Ahmed Dhimbil Civil servent 12.Hussein Muhumed Farah Civil servent 13.Abdirahman Mohamed Osman (beledi) Trader 14.Abdirizaq Aydiid Mohamed Student 15.Hussein Osman Jama Student 16.Khadar Mohamed Ahmed Student 17.Bihi Ibrahim Ahmed Student 18.Hassan Nur Hersi Student 19.Abokor Mohamed Yousuf Trader 20.Hassan Guure Abdi Trader 21.Khadar nuur Jama Trader 22.Ahmed Yusuf Ibrahim Trader 23.Mohamed Osman Jama Trader GADABUURSI 1.Warsame Dugsiye Reydal Trader MADIGGAN 1.Muhumed Abdillahi Warsame Trader Waxa keliya oo ka badbaaday Cumar Muuse Mirre oo hadda ku nool dalka kuwayt Yuusf Garaad Oo Taxanihiisa Kaga Hadlay

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    2 жыл бұрын

    Dheereeye 2014.kii sawtuu hargaysa ku dhintay maxad ugu dari dadka jasiira lagu laayey

  • @archialleli6516

    @archialleli6516

    2 жыл бұрын

    Midka badbaaday wuxu ahaa isna arab

  • @omardhaanto4021

    @omardhaanto4021

    2 жыл бұрын

    @@gedefletv6049 aduunba war uma haysid

  • @omardhaanto4021

    @omardhaanto4021

    2 жыл бұрын

    @@abham8021 liiska dadka la xasuuqay waa official documentary la baahiyay oo si xaqiiqa loo diiwaan galiyay magacyada ku xusan qoraalka

  • @gedefletv6049

    @gedefletv6049

    2 жыл бұрын

    @@omardhaanto4021 suaal.baan ku waydiiyey magacyaad soo taxday laakiin dheereeye miyuusan hargaysa ku dhiman 2014 kii haa ama may ayaan kaa rabay illaahay haw naxariistè marxuunka

  • @mahmedmuuse3688
    @mahmedmuuse36882 ай бұрын

    Maxamuud Cabdi cawad qoorgaab ILAHAY haw naxariisto Addis-ababa ayaan ku geriyooday

Келесі