WAX KA BARO FANAANIINTA IS DHASHAY WAX BADAN OO AADAN OGEYN XOG XAQIIQO AH

WAX KA BARO FANAANIINTA IS DHASHAY WAX BADAN OO AADAN OGEYN XOG XAQIIQO AH

Пікірлер: 281

  • @khadarmediavlogs7321
    @khadarmediavlogs73214 жыл бұрын

    Hooyada haday kaamaqanty ilahay hakuuso dhaweeyo

  • @faaizaluula3670

    @faaizaluula3670

    4 жыл бұрын

    Amiiin

  • @Palestina.576

    @Palestina.576

    4 жыл бұрын

    Ameen

  • @khadarmediavlogs7321

    @khadarmediavlogs7321

    4 жыл бұрын

    @@faaizaluula3670 subscribe dhac iigusi wll

  • @khadarmediavlogs7321

    @khadarmediavlogs7321

    4 жыл бұрын

    @@Palestina.576 subscribe dhac iigusi

  • @hajjzayd3707

    @hajjzayd3707

    4 жыл бұрын

    Aamin

  • @aishayusuf1033
    @aishayusuf10334 жыл бұрын

    horta qof meel heeso lagaqaadayo amaba loogahadlayo muxuu nabiga usoo hadalqaadaa qofka nabiga jecel waa inuu waanadiisa qaa taa nabiga wuxuu yiri music hadhagaysanina waan ku caasinaa waananjeclahay ismagasho

  • @hanadqalbi4685

    @hanadqalbi4685

    4 жыл бұрын

    Wan laa yaby baa wllo

  • @nasteexomahamed4266

    @nasteexomahamed4266

    4 жыл бұрын

    Mala yabtay horta

  • @jiijaahmed1776

    @jiijaahmed1776

    3 жыл бұрын

    Waa tan aan la yaabay

  • @nastedave9842

    @nastedave9842

    3 жыл бұрын

    Sow taan yuumbaday

  • @jamarashiid4060
    @jamarashiid40604 жыл бұрын

    Omar dhuule, ws best somali singer ever Allh ha u naxaristo

  • @nasteexonalkaaduunyada1346

    @nasteexonalkaaduunyada1346

    3 жыл бұрын

    Aamiin ilaahey ha unaxariisto dhamaantood. Ilaahey dartiis Subscribe iigu saara

  • @tawakalteam7788
    @tawakalteam77884 жыл бұрын

    Maanta oo aan muuqaalkan daawanayo daauud cali masxaf iyo cabdi tahliilba wey inaga hooseeyaan allaya raxma

  • @faizam523
    @faizam5232 жыл бұрын

    Hodan Abdirahman iyo Kunciil Ahmed Ali Cigal labadooda waalidba waa fanaaniintii waaberi waliba kuwooda ugu top sanaa.🥰❤❤❤

  • @hanadhari6062
    @hanadhari60624 жыл бұрын

    Qaasin Hiloowle woodhalay Faadumo qasim hilowle Faduma qasimna waxeey siidhashe Warda karaama

  • @nasteexonalkaaduunyada1346

    @nasteexonalkaaduunyada1346

    3 жыл бұрын

    Sax

  • @nasteexonalkaaduunyada1346

    @nasteexonalkaaduunyada1346

    3 жыл бұрын

    Subscribe iisaara ilaahey dartiis wllyaal

  • @nastexosuldaan6093
    @nastexosuldaan60934 жыл бұрын

    Amina cabdulahi iyo cabdirahman dher iyo hodanpa wan isku garab dhalanay isla soo kornay hadana borman wada jogna Gar ahan xfda badacas

  • @alijooker2075

    @alijooker2075

    4 жыл бұрын

    amina cabdilahi miyay noshahay wl

  • @milhanabdi340

    @milhanabdi340

    4 жыл бұрын

    @@alijooker2075 haa way noshahay wllo waliba borama ayay daganthy

  • @maryan1462
    @maryan14624 жыл бұрын

    Nabigaga kusali wll

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye64714 жыл бұрын

    Axmed Naaji wiilkiisa iyo Fadumo qaasim gabadheeda Wada Karaama.

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94814 жыл бұрын

    Fananintii wabari kuwodii is aroo seen ku soo dar ani fikir ahan teyda waayo waa tarikh makuran ah Sida 1maxamed ahmed kuluc iyo 2sahro ahmed 3 khadro dahir iyo ahmed ali cigal iyo maryan mursal 4fudumo cabdulahi kaahin mandeeq iyo cabdulahi diriye soran 5 Amina cabdulahi iyo abdurahman dhere 6 amina cabdulahi iyo cabdi aadan xaad cadi qeys 7 sado ali warsame iyo muse ismacil qalinle 8 Hasan adan samatar iyo shamso bashir 9 xasan cabdulahi xasan ganey iyo cadar ahmed kaahin 10 cabdulahi cisee sangub iyo qadijo dahir boqran Iyo qaar kalloo badan insha allh ku soo dara tarikhda wan u bahanahy❤❤❤

  • @ubahabdirashiid4588
    @ubahabdirashiid45884 жыл бұрын

    Kiin jamac aabahed wa nin yar o aan cadi ahyn Stylkisa khatar o ilen kiin jamac aabbahed waa wx yar

  • @hisssamira8382

    @hisssamira8382

    4 жыл бұрын

    C .

  • @AbdiazizSaidAhmed

    @AbdiazizSaidAhmed

    4 жыл бұрын

    Haahey yaraan buu ku guursadaa laga yaabaa waa is leeg yihiin ilmihiisa iyo isagu waxaanan filayaa in KIIN aysan curad aheyn oo ccarruur ka waaweyn uu leeyahay. Videogaas waa 1998 lkn mid hadda ah 3 sano ka hor sidaan jecelahay waa kane fiirso , weliba waa dhallinyaro , gabdho yar yar oo hablihiisa leeg waa iska celin karaa hadduu arooso kkkkkkkkkkk kzread.info/dash/bejne/ga2JmMhpXbrHYZs.html

  • @sareedoelmi618

    @sareedoelmi618

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @husseinmaggaleofficial4909
    @husseinmaggaleofficial49094 жыл бұрын

    Faadumo qaasim hilowle Iyo Qaasim hilowle

  • @Ayeh_Media
    @Ayeh_Media4 жыл бұрын

    Hodan Abdirahman Boqornimada Maxaa lagu garta Amina iyo Abdirahman baa iska dhalay naag is ag dhigi karta ma jirto

  • @faizamohomed3271

    @faizamohomed3271

    4 жыл бұрын

    Masha Allah hodan iyo waalidkeedba Allah ha xafido🙏🌺🙏❤❤❤

  • @samiirtech1657
    @samiirtech16574 жыл бұрын

    Ifka wax laysku qabtaaye subscribe yar ha igala Bakhaylina 🙏

  • @husseinmaggaleofficial4909

    @husseinmaggaleofficial4909

    4 жыл бұрын

    Waan kuu sarayaa ii saar sxp

  • @samiirtech1657

    @samiirtech1657

    4 жыл бұрын

    @@husseinmaggaleofficial4909 ku saaray boqortoyo adna ha iloobin

  • @husseinmaggaleofficial4909

    @husseinmaggaleofficial4909

    4 жыл бұрын

    @@samiirtech1657 kuu saaray sxp

  • @prettybeautychannel1722

    @prettybeautychannel1722

    4 жыл бұрын

    Iisaar waankuu saray

  • @samiirtech1657

    @samiirtech1657

    4 жыл бұрын

    @@husseinmaggaleofficial4909 thnks boqortoyo

  • @mahadabdullahi1021
    @mahadabdullahi10214 жыл бұрын

    2020 inta ila daawatay like waxa aan kaa filaay in aad muujin dootid maslax cabdi tahliil

  • @ahmedalba7527
    @ahmedalba75273 жыл бұрын

    Intii ila aragtay jaajuumooow oo qayilayo farta taag 🤣🤣

  • @juweeriyahaybe1065
    @juweeriyahaybe10654 жыл бұрын

    Mansha allaah kiin jamac abaheed quruxbadanaa 😂🤣😂

  • @hamsehassan7792

    @hamsehassan7792

    4 жыл бұрын

    Kkkk waa run wllhi

  • @badrudiinnuur1060
    @badrudiinnuur10604 жыл бұрын

    Aun Mamo Fadumo Qasim Hilowle iyo gabadheda warda karaama

  • @luckyh4131
    @luckyh41314 жыл бұрын

    Cabdi tahliil ilaahay ha caafiyo gabadhiisa aad ayay u cod macaantahay

  • @jikadanora4023
    @jikadanora40233 жыл бұрын

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannn

  • @naimabishar9032
    @naimabishar90324 жыл бұрын

    Hodan Abdirahmaan dhere iyo abehed iyo hoyaded❤

  • @caddecade2667
    @caddecade26674 жыл бұрын

    sxb adigo kumahadsan maxaad uso qaadan weyday fanaanka cabdi tahiil warsame xaaladuu maanta kujiro' si umada somaliweyn wax ugu qabato adigoo kumahadsan

  • @suadoabdirizackmayow4113
    @suadoabdirizackmayow41134 жыл бұрын

    Waaw kiin jaamac aabaheed quruxlow ayuu ahaa m.a

  • @alijooker2075

    @alijooker2075

    4 жыл бұрын

    wu nool yahay wl

  • @suadoabdirizackmayow4113

    @suadoabdirizackmayow4113

    4 жыл бұрын

    @@alijooker2075 .Allah ha dhowro

  • @naimabishar9032
    @naimabishar90324 жыл бұрын

    Kiin jamac abehed wu da ayar yahay

  • @AhmedHassan-vl7uc
    @AhmedHassan-vl7uc3 жыл бұрын

    Faadumo qaasim waa kow aabaheed ayey kadhaxashay iyadana ilaa sedex fananaan ayey dhashay

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel86253 жыл бұрын

    Deeqsan hooyadeedna was Faysa oo yaduna fanaanad ah

  • @mohamedesse1929
    @mohamedesse19294 жыл бұрын

    Waa loobaahan yahay inla ogaado Fanaaniinta isdhalay

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed3633 жыл бұрын

    Ikraan maxamed caraale adduunyow waalaley adduunyow waaya badan farta iyo wadnaha isku qabo

  • @khadararzo6840
    @khadararzo68404 жыл бұрын

    Ikran carale abeehed maxamed caraale ayad iwaday thanks bra

  • @salaaniofficial5654
    @salaaniofficial56544 жыл бұрын

    Jaamac yare jiilka dambe ayuu u egyahay dhalinyara nimadiisa

  • @ramlacadeey2328

    @ramlacadeey2328

    4 жыл бұрын

    Ma aragty m.a

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar94814 жыл бұрын

    Maxamed karama oo dhaashy faduma qasim ayadana abaheed uu ahaa qasim hilowle oo fanan kale ah

  • @libaaxbanaandagay7687
    @libaaxbanaandagay76874 жыл бұрын

    Waxad ilowday Shaafici Axmed Caynab oo ay dhashay Aun Saafi Ducaale Shaafici Qandala wuxu ka mid yahay Hoobalada waaberi Puntland

  • @anisayubafnan.squadultimat1716
    @anisayubafnan.squadultimat17164 жыл бұрын

    Waaaw 👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻

  • @mlggaming5575
    @mlggaming55754 жыл бұрын

    Waxad ka tagtay mamo reer qaasin howle iyo reer karama sidi

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed32714 жыл бұрын

    Hodan baan ugu jecley inta hada heesta. Viva hodan cadeey.😍❤👍

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel34184 жыл бұрын

    Daauud Waa dhintay ilaahay ha y naxariisto

  • @halimatameryousseff4529
    @halimatameryousseff45294 жыл бұрын

    Fadumo qassim hilowle caruurteda

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Жыл бұрын

    Axmed shariif wuxuu joogey yemen 🇾🇪

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria35774 жыл бұрын

    keep goin pro

  • @queennaima2109
    @queennaima21094 жыл бұрын

    Masha allh wllo

  • @nasromohamed4905
    @nasromohamed49054 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada13463 жыл бұрын

    Deeqsan like dhac ku siiya

  • @LoveYou-wx2oc
    @LoveYou-wx2oc4 жыл бұрын

    Hodan abdirahman wow

  • @riyaaqcabdulahi2752
    @riyaaqcabdulahi27524 жыл бұрын

    Kiin jamc abahed jamac m.a wa quruxlow

  • @samiirosiman6763

    @samiirosiman6763

    4 жыл бұрын

    Odayga quruxdiisa soo laasay dee baayo kkkkkkkkkkkk

  • @Mubarik-kq1cw
    @Mubarik-kq1cw3 жыл бұрын

    Waa barnamij wacan laakiin waxaan jeclaan lahaa inaad labada qof ee isdhalayba aad mid walba hal hees naga tustaan si aanu isugu garano fanaanka iyo waalidkiiba waad mahadsan tihiin

  • @hayattmohamed122
    @hayattmohamed1224 жыл бұрын

    Wlhy qaar Waan aqaanay iyo qaar aan aqoon oon imika barty sida kiin jmc iyo hodan cabdirixman iyo iidle yare N Deeqsan💙✌

  • @abdisalanmohmed4947

    @abdisalanmohmed4947

    4 жыл бұрын

    Deqasan Hodan cabdirahman Kuwas unban ka aqanay

  • @shaafijeyte9021
    @shaafijeyte90213 жыл бұрын

    Maxamed Carraale Allaha u naxariisto OO dhalay Ikraan Carraale,

  • @Ramdelfalcao2024
    @Ramdelfalcao20244 жыл бұрын

    Najib sxb mudey away waa uxisay wlhi

  • @officialsuhuur9061
    @officialsuhuur90614 жыл бұрын

    Deeqsan c/nasir macalin caydiid hooyadeedna waa fanaanad magacee dununa waa feysa

  • @asmamaxamed9629
    @asmamaxamed96294 жыл бұрын

    Wwwww welcome keep going

  • @maryan1462
    @maryan14624 жыл бұрын

    Najib mansha alah alha kuxafido

  • @adontiallah6637
    @adontiallah66372 жыл бұрын

    waxadka tagtay illahay ha u naxriiste feynusti fanka faduma qasim hilowle hadana gabadhahay dhashay waa fananiin

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander69514 жыл бұрын

    Inta ku haysata #HCRAXMAN inay kaso jedo FANANIIN QALIYA Farta☝️☝️☝️🎺🎸🥁🎹🎹🎹🎸🥁🎺🎸🎸🎺🥁🥁

  • @fatimafarah6431
    @fatimafarah64314 жыл бұрын

    Nadiiro nayruus

  • @maxamednuurcramaan8091
    @maxamednuurcramaan80914 жыл бұрын

    Najiib aadan janiib sxbow bidarta ma beeraty mise ana umaleeyo hh

  • @MohamedAmin-ey2hr

    @MohamedAmin-ey2hr

    4 жыл бұрын

    Anigaaba islahaay wlh wuu abuurtay sxp

  • @maariyaaruun9345
    @maariyaaruun93454 жыл бұрын

    Maan allah

  • @xaajiapple8186
    @xaajiapple81863 жыл бұрын

    Faadumo qaasim iyo gabadheeda

  • @user-pg4wt2xz9o
    @user-pg4wt2xz9o4 жыл бұрын

    Ninyow hees wax xun iney thy wa ogthy maxa hibo ilaah siiyey qofka ugu tilmaame alaah wax xun hibo kuma siinayo adiga ina raadsato mahne ninkan weyn 40sano ku dhow ayaa layaabanhy waxu ku hadlayo

  • @thegalabs
    @thegalabs2 ай бұрын

    Cabdiqadir aj soo qaado walal

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar98453 жыл бұрын

    Keep going bro

  • @mshiineofficial3468
    @mshiineofficial34684 жыл бұрын

    Cumar dhuule heeso dareen leh been kumadan shegin bro

  • @nadiamohamed1282
    @nadiamohamed12823 жыл бұрын

    Aamina cabdi laahi iyo cabdiraxmaan oo dhalay hodan cabdiraxmaan ..iyadu dadka waxeey uga duwan tahay abaheed iyo hooyadeedba waa fanaaniin.. laakiin faniinta kale hooyadood ama aabahood uunbaa fanaan ahaa

  • @nimcodhagjar7007
    @nimcodhagjar70074 жыл бұрын

    Ahmed cali cigaal 1wiil ma ahn ee waa 2wiil oo fannaanin ah waana kun ciil iyo kena diid nh sheeg sxb haa

  • @Abwaan_gentleman

    @Abwaan_gentleman

    3 жыл бұрын

    Keenadiid waa wadaad ee fannaan maaha 1 year ka dib may be you will read my comment

  • @hamdahappy6189

    @hamdahappy6189

    3 жыл бұрын

    @@Abwaan_gentleman kennadid midka USA jooko ma,ahano 🤔 wadaad aa 😂

  • @hibolucky5523
    @hibolucky55234 жыл бұрын

    Adeerkey❤️❤️ahmed ali igal❤️

  • @munamuna4955
    @munamuna49553 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️❤️

  • @hajjiismailyussuf1426
    @hajjiismailyussuf1426 Жыл бұрын

    Qasim hilowle,Fathumo Qasim hilowle,iyoGabadha f Qasim

  • @aminamohamed9220
    @aminamohamed92204 жыл бұрын

    Barbarta media 🥀

  • @FaadumoAbdullaahi-jh8fx
    @FaadumoAbdullaahi-jh8fx4 жыл бұрын

    Wwwwww kunciil axmad oo yar masha alah

  • @luckyh4131
    @luckyh41314 жыл бұрын

    Hodan c/raxman aabaheed ma ogayn inuu heeso waxaan moodi jiray abwaan kaliya

  • @saynabsiman4182

    @saynabsiman4182

    4 жыл бұрын

    Abwan mah e waa fanaan heeso badanle

  • @mohameddeco7788
    @mohameddeco77884 жыл бұрын

    Kiin jaamac, abduqadir aj, sahra Ahmed jaamac gabadheeyda iyadana waa fanaanad, Warda karama fadumo qasina dhashay

  • @maslaxdejong2192
    @maslaxdejong21924 жыл бұрын

    Wow hodan abdiraxman kala kacsan wlhi

  • @ismahaancabdi8637
    @ismahaancabdi86374 жыл бұрын

    Wooooow heestan masagaa Qaaday

  • @hisssamira8382

    @hisssamira8382

    4 жыл бұрын

    .

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur45713 жыл бұрын

    Asalaamu. Calaykum Eedo. Xusuus. Iyo. Waayihii Fiicnaa. Ee. Soomaaliya Ayaan Soo. Xasuutay. Markaan Maqlay Fanaaniintii. Hore Wadankeena Ilaahoow Nabad. Ka Dhig

  • @nasteehamohamed5915
    @nasteehamohamed59154 жыл бұрын

    Wa ku salamey najiim aragtidada wa i faraxad aniga adiga ka heley ee i naxriiao

  • @mirnahaji5240

    @mirnahaji5240

    4 жыл бұрын

    😂😂😂

  • @ruweydaisaaq8053
    @ruweydaisaaq80534 жыл бұрын

    wallo najii waan kusalamy inoo soobadi

  • @riyan2104
    @riyan2104 Жыл бұрын

    Marka lagu leyahay caruurtu wa tahay ayey dhaxlaan wataaa bal haday culuma ahaa lahayen sowmay raacen dii

  • @mukhtardalhikadheere4284
    @mukhtardalhikadheere42843 жыл бұрын

    Kadheeri and Mohamed khadheeri

  • @fjmfjmrvrjrfnc8285
    @fjmfjmrvrjrfnc82853 жыл бұрын

    I liket suldhabale wahadal wayo wayo

  • @shuceybcadow3933
    @shuceybcadow39334 жыл бұрын

    Najiip nin hool kar ah

  • @muwahibaahmed4929
    @muwahibaahmed49294 жыл бұрын

    asc wllo adigo raliya xageen kalasoxidhidha bilisa iso jawaaba si labarkayga kugusodiro

  • @shaakiraali1984
    @shaakiraali19844 жыл бұрын

    Somali copy baan lioga taag helayn bal week gii hore baa cali xaraare bilaabay program kan war makaxda adeegso oo qof ha jeeb siibin.

  • @jawariofficial9569
    @jawariofficial95694 жыл бұрын

    Zxp najiib wnku salamy zxp njiib youtup isamay♥️

  • @beelobeeladaydi3154

    @beelobeeladaydi3154

    4 жыл бұрын

    faadumo qaasin hiliwley feynustii,fanka

  • @Raqiya29
    @Raqiya29 Жыл бұрын

    Kiin jama abaheed ❤

  • @farhiaahmed3621
    @farhiaahmed36214 жыл бұрын

    Nadiira neyruus

  • @haruunbey2203
    @haruunbey22034 жыл бұрын

    Fanan fanandhalya wow

  • @luuljiib977
    @luuljiib9774 жыл бұрын

    Qaasin hiloowle maxamad sulaymaam tubeec

  • @nastedave9842
    @nastedave98423 жыл бұрын

    War heedhe ileen Kiin jaamac iyo aabaheed aad bay iisuga egyiin

  • @sssdddf8508
    @sssdddf85083 жыл бұрын

    Heesta rafiiqaygiiyay waxaa lahaa aun Cabdiraxman xasan

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled22084 жыл бұрын

    Shaqo fican baad noo haysaa mzul najib

  • @siciidciise6139
    @siciidciise61393 жыл бұрын

    Ok

  • @canabciise6593
    @canabciise65934 жыл бұрын

    faadumo qaasin

  • @mohakolkoliyow9973
    @mohakolkoliyow99734 жыл бұрын

    Khadra cumar dhule 😘

  • @cabdijuge1835
    @cabdijuge18354 жыл бұрын

    Waa ayaan kambala

  • @nimcoqaniismacilapdi9725
    @nimcoqaniismacilapdi97254 жыл бұрын

    Nadira nayruun

  • @hawoadan5448
    @hawoadan54483 жыл бұрын

    Heesraa wAxaalaahaa. Maxamad axmad dabarloow

  • @boqoradapuntland1250
    @boqoradapuntland12504 жыл бұрын

    nadiira nayruus

  • @queennaima2109
    @queennaima21094 жыл бұрын

    Waa arin wngsn

  • @axmeddaacad9497
    @axmeddaacad94974 жыл бұрын

    AawY.fadumo.qaasim.ilmaheda.wardo.iyo.casho.karama

  • @zakariyemaxamud3629
    @zakariyemaxamud36294 жыл бұрын

    Didi naji

  • @khadroomar6164
    @khadroomar61643 жыл бұрын

    Ikraan caraale baad iloowdey

Келесі