Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Oo Digniin Adag Udirey Dawlda Jabuuti

#DEG_DEG_DAAWO
Janalkan Kulmiye Party waxaad si joogto ah ugala socon kartaa ama ka helaysaa Wararka iyo Barnaamjidyada Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE iyo guud ahaan xogaha dalka Somaliland.
Website-ka Xisbiga KULMIYE: www.kulmiyeparty.org
FACEBOOK- KULMIYE PARTY
/ kulmiye
FACEBOOK - Warbaahinta KULMIYE
/ warbahintakulmiye
FACEBOOK- KULMIYE MEDIA
/ kulmiyemedia
TWITTER- KULMIYE PARTY
/ xisbigakulmiye
Baraha Bulshada ee Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE:
FACEBOOK- Muse Bihi Abdi.
/ musebiihi
TWITTER - Muse Bihi Abdi
/ musebiihi
KULMIYE MEDIA OFFICE
Mahadsanid.

Пікірлер: 55

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed24 күн бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil104024 күн бұрын

    Somaaaliland hanolato ìnsha alleh guuuuuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis64223 күн бұрын

    Ganacsade Ahmed Geele SBI manta haka faaiidaysto xidhiidhka xumaday ee somaliland iyo Djibouti

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud422724 күн бұрын

    Guul iyo gobanimo jumhuriyada Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-nh7xe3tb2p
    @user-nh7xe3tb2p21 күн бұрын

    Vive Djibouti et aussi vive Somalie

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he22 күн бұрын

    Guul Jabuuti walaalahayo guul ❤❤❤❤

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali323924 күн бұрын

    Muse waxyeelo...group

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan587523 күн бұрын

    Kaligii taliyaha jabuuti gabalkiisii baa dhacay waalaridayaa

  • @abukyosman-yf2ky
    @abukyosman-yf2ky23 күн бұрын

    Alla mayee

  • @Arligaygoow
    @Arligaygoow23 күн бұрын

    Asc waxaan ku waydiiyay madxafka ma ku dhantahay xarsuuq kasta oo ka dhacay wadanka sida kii Borama aad ka gaysateen Toon iyo kalshaale hadii kuwaasi laga waayo waa wax u gaara beesha dhexe sidii awalba u jirtay.

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin718524 күн бұрын

    War siyaad bare iskadhafaa naarta alle ha idinkufageeyer qof dhintey faraha lagaqadaaa.

  • @MedIsaac

    @MedIsaac

    24 күн бұрын

    Af qadhmuune

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    24 күн бұрын

    Alle naarta haku fogeeyo Afwayne Aflahaar gaalkii waynaa ee quraanka dafiray culimadana laayay

  • @siraajdiin7185

    @siraajdiin7185

    23 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r Siyaasiyadan galada daba ordayaa miyaa quraan og iyo diiin .adi inta ad sheegtey hakugunoqoto

  • @Hawd74.
    @Hawd74.21 күн бұрын

    Geesi qaran

  • @ShugriMaxamed-pr1wi
    @ShugriMaxamed-pr1wi24 күн бұрын

    Aaway aqoon sigii samaroon iyo ciise waa dad is dhalay dhulkoodana xaraash ugama baahno

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    24 күн бұрын

    Isaaq samaroonba waa dad is dhalay ciise iyo isaaqna waa dad isdhalay miyaa iska kaaya xigtaan Anagaaba ciise is xignee

  • @taylorgangabdihakim1187
    @taylorgangabdihakim118721 күн бұрын

    😂😂😂😂

  • @awalehabdiali678
    @awalehabdiali67824 күн бұрын

    HHHHHHHHHHHH FULAY IGA DHE !😂😂😂

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur195019 күн бұрын

    Adeer Soomaali oo dhan ayaa idin soo weerari waana laydiin talin wadankana kalama goyn kartiin falaaga yahay

  • @awiladen7814
    @awiladen781424 күн бұрын

    Caaaaac gun guni dhashay waa lasoo afjarayaa jabhadas yaree snm insha Allah 🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @xundubcade-uq5cw

    @xundubcade-uq5cw

    23 күн бұрын

    Kalay so afjarbal adigu haska riyaqine halkay kudabayn donto kafiiri

  • @Burcawi24

    @Burcawi24

    20 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkk adeer hanagu dawashin badhi culusey

  • @husseincaatoofficial4321
    @husseincaatoofficial432122 күн бұрын

    War dadkaan waalan aaway wixii dhalay Dhulbahante oo qabiil ah ayaa wixii la ogaa idinku dhigay markaasaa jabuuti oo qaran dhan walbo ka diyaarsan ah ayaad afka dheer ee aan tabartiisa la heyn ku taageysaan Waa nala xasuuqay unbaad rabtiin inaa hadane dhahdaan Cawaan mar kasto waa cawaan😂😂😂😂

  • @charkokhadar2558

    @charkokhadar2558

    20 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qardho7720
    @qardho772021 күн бұрын

    Kani sow kii is qawinjiray intuu cawanta u tagay Ri hadii ay dabo ledahay teydey ku qarsanlaheed hadaa caqli ledahy isma qawisen

  • @luizmartel7004
    @luizmartel700417 күн бұрын

    you tripping on Djibouti............

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Ciise Keyd waa sarqaankii Reer Boston USA joogey oo Career Homes ka shaqeynayey Biixi dictatorship maxuu dibjirkasta soo urursadey

  • @guleit89
    @guleit8921 күн бұрын

    Bada Somali aya leh snm maleh tuug itopia ushaqeya aya tahaay ee umada ha lugoon

  • @user-hi8wy7rh3w
    @user-hi8wy7rh3w20 күн бұрын

    Issaqow geelina ibiyaa dhulka ciise iib maha!!!

  • @neimadjama7125
    @neimadjama712523 күн бұрын

    Ala berka 😅😅😅😅😅😅 ya reer qabil Djibouti don't time for you reer qabil no masqhul 🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka262320 күн бұрын

    Muusow ciidanka ku fasax jabuuti musow nucleerka fasax kkkkk

  • @fatimabarre936

    @fatimabarre936

    18 күн бұрын

    Kkk

  • @user-sd2hx2qr9l
    @user-sd2hx2qr9l23 күн бұрын

    33 sanoo Nabad ah kibirka ka daaya. Dhulkaa reer sh isxaaq waa Nabad. [Waaruf tv.] Amxaar waakaa. Arka!!!!

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali323924 күн бұрын

    Ma muusaa dalkan xoreeyay iyo ina kaahin...bàl waxa dadka loogu sheekaynayo eega dalku halkuu marayaa maanta ..inta muse yeelay iyo groupkiisu....cidina may yeelin ...waxyeelo..xukuumadii waxyeelada ..ee qudhmiye.....meeshu makhaayad wumàtay noqotay.nacalaa ku yaal yaal waalidkiin

  • @BbrayanFarsaowsa
    @BbrayanFarsaowsa23 күн бұрын

    Halgankaad Soo gasheen maxay tahay dad aan caqliga ka korin ayaad tihiin wax aad haysaantan ma jirto oon ahayn inaad tihiin dadka sduunks ugu liita cid idiin kala og ma jirto soomaali uun baa la idiin wada waqaanaa waad daasheen intii dadka kale ay hire mar gareen

  • @kedirindhoyare2044
    @kedirindhoyare204423 күн бұрын

    Bacac

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Somaliland waa burburtey beentii dhamaatey 32sano wataa la soo afjarey biixi dictatorship waqtigiisa dhamaa

  • @cabdiqadircali3239
    @cabdiqadircali323924 күн бұрын

    Beenaalayaal ..kadaabiin waa beentiin ..tuug tuugi dhashay

  • @saidmussa6461
    @saidmussa646123 күн бұрын

    Ruufiyaankii Dafle u basaasijirey SNM Ciise Keyd waa sarqaan Saylac dagaal ayey ka xigaan sarqaanyahow daasada qaado

  • @aboubakerhassan2588
    @aboubakerhassan258824 күн бұрын

    Adigu lascanod miyad xukuntaa

  • @ismailadammuse1903

    @ismailadammuse1903

    23 күн бұрын

    Haa

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed363924 күн бұрын

    Wa horta, ya lo hanjabaya? ssc ba iska Dhabi kari weydeen ee jabuti maxa modeen? Reer prank,jabuti wa dowlad buxda

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    24 күн бұрын

    SSC waa hal kee ma sool sanaag caynaba oo isaaq dego kkkkkkkkkkkk adeer Soomaali oodhan baa goojacade nalagula dagaalantay oon midh ka maqnayn iyo isaaq oon u dhamayn dagaalka dawlada xamar iyo inta maamul goboleed iyo soomalida itobiya yaa ka maqnaa dagaalka inta maamul goboleed iyo dawlada dhex way ku jirtay wallahi wixii ciidan gadar turki erteriya lagu soo tababarayna way ku jireen 8 bilood baanu idin xasuuqaynay

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    24 күн бұрын

    Jabuutina waa bad la kebisay hal madfac baa ku filan waana meel kulul awelba Somaliland bay usoo xagaa baxaan hadadan waxay ka buuxaan gabilay hargaysa ,haday farsoo qaadaan waa sul iyo shuf Itobiya waa col erteriya waa col haday somaliland lacoloobaan shuf bay odhanayaan intaasaa la jaara

  • @mahamouddjama7117

    @mahamouddjama7117

    23 күн бұрын

    Hargaysa markaa laguugu yimaado sidaad doontid kayeel wixii kuugu yimaada laakiin dhulka awdal selel iyo gabìlay aayarbaad dharaar cad kalugayn hadaad kabixi waydidna dacar qadhaadh ​baad kaleefi maaweeladii way dhamaatay runtana nin rageed uumbaa aqbali reer war iskuma haye afkiina iyo dhagihiinuba isma maqlaane taxun baad ku alle garanaysii @@user-sz7sn2rv9r

  • @mehdiahmed3639

    @mehdiahmed3639

    23 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r kkkk,madfac ba ma ba haysatid bee,maxa ugu booteyn jabuti?

  • @mehdiahmed3639

    @mehdiahmed3639

    23 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r so daqalee nimey so galliin reer jabuti,ma bilash ba?ader alxamdulilah daha waki daqalihiinu hoos u yaalay ee u duceeya reer jabuti.wala isku bahaan yahay ee ,colaad ka daxaysa shacabka mahee,wa madaxiina unba yara kharibaan,ciiro unba ni baadbadin kara maanta ,wa hada u coodeysan o qaranimo somaliland jeceshihin waaye hadi kalee bixi u ni babIin

  • @Jinikoow
    @Jinikoow20 күн бұрын

    Beentan iyo bootadan 33 sano ma ka caajiseysan miyaa 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅✅✅✅✅✅

  • @user-yc3uy4sg3b
    @user-yc3uy4sg3b23 күн бұрын

    Maxaa meesha beenaale ka buuxa. Wixii goojacade ka dhacay yaa masuuliyadeeda qaadaya la isma waydiin. maantana jabuuti ayaad u hanjabeysaan. muuse juudaan

Келесі