No video

Wareysi - Qoraa Nuruddin Farah - Somalida Wax Ma Akhriyaan Xitaa AF-Somali Haddii Aan Wax Ugu Qoro

Wareysi - Qoraa Sare Nuruddin Farah Somalida Waxba
Ma Aqriyaan Sidaas Darteed Ayaan #English Wax Ugu Qoraa,
Xitaa Af-soomaali hadii Wax Loogu Qoro Ma Dhammeeyaan
Aqrinta Buugaagaata - Midakale Aniga Ceesh ayaa iga Soo Galaa
Soo Saarisat Buugaagta - Marka Yaa iga iibsanayaa
Hadii aan Afsoomali Ku Daabaco.... Saas Waxaa Yiri
Qoraa sare Nurudiin Faarxa
Waryes Farxaan Maxamned Jimcaale BBCSOMALI
................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritu. .
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia .

Пікірлер: 45

  • @abdourahman873
    @abdourahman8737 жыл бұрын

    10.05 I tollaty agree with him , there is a lot of ignorant in somalia now and real educated people are missing .....sad ! We need a new generation of somali !!

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf884311 ай бұрын

    waa asias afwerk aabihis qofkan ayku murmayaan qabiilkisa ertrea waa dowlad afrikan ah wax naga dhexeeya ma jiro sababto ah daris ma nihin afsomaliga qaarku hadlaaya waan arkay o ertreay ah

  • @monajama6946
    @monajama69468 жыл бұрын

    wa sheeko aad qurux badan run ahaantiii kana turjumaysaa wax dhacay

  • @boramarealestate
    @boramarealestate8 жыл бұрын

    thanks nurudin farah

  • @mrali3601
    @mrali36016 жыл бұрын

    Subxana lah Nuradin ya somalinimo ka sheegan kara

  • @marwaa.mohamed5240
    @marwaa.mohamed52403 жыл бұрын

    Qof sida nuruddin farah ufikirayaa soomaali kasoo baxay isma laheyn.. Eray walba uu yiraahdo wexeey aheyd in boor lagu qoro soomaaliya gees ka gees la suro.

  • @comera05
    @comera059 жыл бұрын

    thank you for sharing.

  • @somsaid2116
    @somsaid21163 жыл бұрын

    Nuuradiin waa soomaali dhab ah yaa yiri soomaali maahan

  • @inaahmed2349

    @inaahmed2349

    3 жыл бұрын

    Intan aqaano Aad Bay Soomaalinimadu ugu wayntahay Nuradin 🇸🇴

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed9 жыл бұрын

    waa qiso qurux badan

  • @lunakorme
    @lunakorme7 жыл бұрын

    God bless you my brother nuradin.

  • @ashunihaaji8422
    @ashunihaaji84222 жыл бұрын

    Maasha allaah Waa run waxaa uu ka hadlaayo Lkn yaa ku dhaqmaya hee Allaah hana wada hanuunsho Goor dhow ma arag mana maqlin Qof sida u hadlaa Waad ku mahadsan tahay prof.

  • @abdulljama4591
    @abdulljama45917 жыл бұрын

    adigu ma adaa aaminsan soomalinimo maraykan baa ismooda

  • @filsansheikh5277
    @filsansheikh52774 жыл бұрын

    Qoraago waa wax garad wax yaano taladiissa wacan aan ka qaadano ...

  • @nasirabdi5568
    @nasirabdi55686 жыл бұрын

    Marnaba luuqadada ha ka faanin

  • @ahmedisa9608
    @ahmedisa96086 жыл бұрын

    Wlhi waruntiis dadkena luqadaha qalaad ayey jecelyihin marki wax la aqrinayo

  • @Bwalde

    @Bwalde

    2 жыл бұрын

    Jacaylka waxaa ka horeeya in aan wax akhrino!

  • @maryamomar4978
    @maryamomar49786 жыл бұрын

    Ninkaan waa soomaali u dhashay dalka Ogaadeenya. Sayid Mohamed Abdulle Hasan bay isku jifo yihiin.

  • @hiilbulsho7158

    @hiilbulsho7158

    5 жыл бұрын

    ma cidbaa qabiilkiisa ku waydiisey jaahiladyahay ceeb

  • @abdiladiifayub6726

    @abdiladiifayub6726

    3 жыл бұрын

    Baydhabo ayuu ku dhahshy

  • @mrali3601
    @mrali36016 жыл бұрын

    War ninkan ha la dhegeysto wa yaqan wuxu ka hadlayo

  • @husseencagta2088
    @husseencagta20886 жыл бұрын

    Waa nin carab ah oo soomaaliya qaxootinimo KU yimid.

  • @wadani7373

    @wadani7373

    6 жыл бұрын

    Hoyada miya kushegtay. Aabihis iyo rerkoda aya lagaranaya qabilkisana hadad garanaynin wekipidhiyaha kafiiri..

  • @husseencagta2088

    @husseencagta2088

    6 жыл бұрын

    Wadani walaashaa ayaa noo sheegtay .

  • @ahmedaidid1570

    @ahmedaidid1570

    6 жыл бұрын

    Husseen cagta wll waa ogaden ma aha carab

  • @alhassan477
    @alhassan4772 жыл бұрын

    Waa Oday Jaahil ah waxaan Bidaarta xun

  • @alhassan477

    @alhassan477

    2 жыл бұрын

    @Adoonkii Alle Adoonkii Alle hhhhhh war ninyow waxaan hadda dad baa dhageysanaya oo buugaag xun xun oo uu xar xariiqay akhrisanaya kawaran bal.

  • @alhassan477

    @alhassan477

    2 жыл бұрын

    @Adoonkii Alle Adoonkii Alle kulahaa haddane Hooyadey waligeed way qaawanaan jirtay😂 Gabdhaha in cowradooda la daawado waa Naxariis kuma lahoo waaba Oday Dayuus ah.

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    Жыл бұрын

    @Adoonkii Alle Adoonkii Alle ayeeyooyinkaaga hore xitaa sidaas ayey guntiinada u xiran jireen maxaa ceeb ka dhigay? Inay soomaalida dhaqankeeda aheyd inay guntiina xirtaan iyagoo Muslimiin ahaa wax la isku haysto ma ahan waa xaqiiq jirta ilaa iyo hadda ayaa laga helaa meelaha baadiyaha qaar dhaqamada aadanaha way is badalaan Aniga ma lihi gabdhaha ha xirtaan guntiino qof kasta isagaa xor u ah wuxuu xiranayo

  • @iskahubi3264

    @iskahubi3264

    Жыл бұрын

    @@alhassan477 dadka dhageysanayaa ilaahey sidan ayuu kaa rabaa si kale haddii aad sameyso wuu ku cadaabayaa oo aaminsan inay waxaas run yihiin oo ilaahey la soo hadlay nin aysan waligood arag oo la leeyahay Ilaahey baa god madow kula soo hadlay isagoo kaligiis ah taas ayaa ah wax aan caqli galeen. Diimuhu caqliga ayey dadka ka kufsadaan

  • @abrominmoabdullahi5863
    @abrominmoabdullahi58638 жыл бұрын

    waar ninkani somalinimada ma aamin sana

  • @cuudcuud
    @cuudcuud2 жыл бұрын

    DAKHAAKHUL

  • @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
    @CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY6 жыл бұрын

    any one can helpe how to contact niradin farah i wanna to be writter

  • @maryankuluc2023

    @maryankuluc2023

    6 жыл бұрын

    CABDICASIIS FARXAAN TECHNOLOGY wuxuu ku nool yahay Cape Town South Africa

  • @tesfuweldemikael2902

    @tesfuweldemikael2902

    3 жыл бұрын

    You're lucky you can now write in Somali. I love hearing Somali but I don't understand. I want to learn one day.

  • @tesfuweldemikael2902

    @tesfuweldemikael2902

    3 жыл бұрын

    @@abdisalamciro2521 Hambalyo

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo53712 жыл бұрын

    Waa oday asaasaq ah wixii dhegaystaa ka liita

  • @geosciencesbatchone7237
    @geosciencesbatchone72377 жыл бұрын

    asalkiisu waa reer harar soomaali ma, ahan

  • @abdirizakahmed494

    @abdirizakahmed494

    7 жыл бұрын

    markaad isaga somali nimada udiiday adigu maxaad tahay

  • @aliabdullahi1410

    @aliabdullahi1410

    7 жыл бұрын

    Geosciences Batch one nuruddin waa Ogaadeen weliba Sayid Mohamed Abdulle Hassan ayay isu xigaan. He is from Qalaafe: read his first novel From Crooked Rib. It talks about a girl from Qalaafe and the girl moves to Beledweyn.

  • @wadani7373

    @wadani7373

    6 жыл бұрын

    Nuradin hadi somali ahayn adiguna Oromo ayad tahay ee miyd u qudhi wayday qabilkisa madama uusan rerkaga ahayn.

  • @mahamedcudhi7497

    @mahamedcudhi7497

    6 жыл бұрын

    kumaa reer herar ah somaalidu waxaayna hubin ayaay sheegaan, ninkan baydhabo ayuu ku dhashay Qalaafana wuu ku koray

  • @halimohassan4451

    @halimohassan4451

    5 жыл бұрын

    Ala soomali maxaan layaabay ma nuuradiin faarax herari ah Ilaahay hakaa cafiyo nuuradiin faarax waa ogaadeen wuxuuna ka yahay bahgari layskuma ceebeeyo nuuradiin oo kale

Келесі