WAREYSI PROF AHMED SAMATAR HASHIISKII DP WORLD IYO MOOSHINKA BARALAMANKA IYO DHIBAATIIYINKA HORTAAGIN IN LA AQOOSADO SOMALILAND
Жүктеу.....
Пікірлер: 553
@aduunchannel30086 жыл бұрын
Mashaa Allah somliland goaan way gaadhay guuul Isha allah noolow madaxwyne Axmed ismàcil samatar
@mohamedsamotalis81736 жыл бұрын
Prof. Ahmed well spoken!!!!! Xaqiiqada jirtuu sheegay. Qofkii wuxuu isagu rabo jecel inuu maqlo waa yeelkiis.
@cabdixaafidaxmedhurre11726 жыл бұрын
professor Samatar is the National hero of Republic of Somaliland
@weheliyemohamed29616 жыл бұрын
Our next president professor ahmed Ismael samater
@batmanhassan72416 жыл бұрын
Maasha allah . Runta raga ma disho wayse kanixisa. Xaqiiq da ataa taabatay . Waxaan kugula talinlaha wadanka isasoo sharax waanu ku baahanahay wlhi. Ha odhan halayla yimaado ee adigu dadkaga hogaanka u qabo .
Ahmed Samatar is Somaliland's presidential advisor, while he's still a professor at Macalester. IT that we have at our fingertips, that has made our global village possible, makes that possible. Also as a member of the ruling party, I would propose A. Samatar to be the party's next candidate for president after Muuse Bixi completes his two terms.
@same6001
6 жыл бұрын
Abdulrazak Yussef Haddii aad qayb ka tahay dawlada Muse, maanta waxa lagu arkay Saylac diyaarado joog hoose ku duulaya. Haddii aad damiir leedahay cadowga ugu khatarsani waa kaas. Maxay dawlada Muuse ka odhan doontaa?! Car haka hadasho!
Horaa loo soconayaa qadadweyn ha ku taagnaato Anigoo naag ah balan baan ku qaadey inaan Jeegaanta dadka ku kiciyo hhhhhhh
@abdulwahabaden2116
6 жыл бұрын
Barwaqo kkkkkk waxba qaadimayside ilmaahaga xaafayada ka badalo axsan waa iga talo kkkk
@abdul35096 жыл бұрын
Mr Samater is the next 6th president of Somaliland. God almighty bless Somaliland insha Allah aamiin.
@same6001
6 жыл бұрын
abdul3509 No he wont. Somaliland has become a dictatorship
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
6 жыл бұрын
abdul3509 Yeah wllhi i would luv to
@abdirashidhussein2492
6 жыл бұрын
l found that 98% of people believe that nowadays it is easier for people to get away with saying things that are not truthful.You are a kind of an Ethiopia,Isreal men and does share my feelings so easily.Don't Blame Others becacuse Somaliland is not Palestian their homeland worse more ever in Somaliland and Somalia Ethopian land issues other world security challenges in 54 African countries. I'm sharing information this review because I've never seen this stated in such a lie to lsreal,Ethiopia were not treated nice neighbors countries well by those Somalilanders belong Somalia people's their own land isn't the Palestinians people's who'd fled to Ethiopia for want steeling other somaliand other country during Somalia's Civil War 1991 all anti Somalia and Somaliland government's from Ethiopia government's 1991-2018 today and yesterday leader's different world different,people's different, technology different, ideas different unacceptable2018. Ehtopian are training rebel,tribal different actor's name's terrorists switch other's side,dishonest lie corruption's,self-interest could flee the nation, as in the past Midgaans found success and less discrimination in African nations like Libya,Yemen,Somalia other's neighbors African countries. But instability in the region, and the growing threats of human trafficking terrorists well organized who is makingmoney?(including a severe regional fear of organ harvesting) prevents them from leaving.There is a some Ethiopia, US,European,Uk,Isreal program, recognizing the stay poor international situation of minorities, to give them preferred immigration status and bring over large groups, but all the Midgaan I've encountered have stories of individuals who, in need of immediate cash, Somaliland sell African,Middle East people's their own homeland unacceptable 2018 slave African,Middle East people's their registries to majority Somalis. So for now, aside from a few success stories and the vague potential of a better life somehow in the future (despite massive national unemployment and persistent low- to high-level discrimination African,Middle East countries), these threatened jobs are all the Midgaan have.The problem is that these are also the only jobs the Ethiopian is political dangerous have war III other world leader's are not two year's old. Accounts of the number of Ethiopians in Somaliland and their status vary wildly, as some come for a short time and return, some are just stuck in the nation temporarily, and many are uncounted totally or trying to blend in.The first wave was in the early 90s, just after the de facto Somaliland independent state of Somalis is claimed dreams without goals just are dreams.
@same6001
6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan You hate the thruth. Wallahi Al Cadiim Somaliland became dictatorship and will stay that way unless an other power throw that dictatorship out. Right now , Wallahi the parlamient is out of function. The agreement between DPW and Somaliland was not even brought to the parllamient. Basically Muse can do whatever he wants! and every body knows that. So Samatar is either disingenuine or dreaming. Somaliland became dictatorship the 13th of Nov 2017 and that is sadly a historic date.
@smooth2477
6 жыл бұрын
Barwaqo are you from somaliland because you sound very anti somaliland. Most people who speak like this are qadadwayn and for your information muse is elected and wasn't even a president for a year. So your dictatorship statement doesn't apply. So are you really from somaliland and if it's yes what is your tribe if you are not insecure
@rahimkilimanjaro85186 жыл бұрын
Professor MashAllah for being honest and your excellent answers your are really very intelligent and wise may Allah increase you in knowledge and wisdom

Mashalah Prof. Samatar alle cimriga iyo caafimaadka ha kuu dheereeyo Guul Somaliland.
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo85756 жыл бұрын
The Brave Professor Cabdi Ismaciil ❤ Truth will prevailed and False will perish 👈
@user-bo8jp4mn5d6 жыл бұрын
Professor Axmed waa laasim inaad isusoo sharaxdaa madaxwaynaha 5 sano ee soo socda insha allah
@arashidosmannoorteeri89306 жыл бұрын
WAA GEESI REER SOMALILAND AH ALEAYLEE NOOOOOOOOOOOLOW NOOOOOOOOOOOOOOOLOW
@abdihakimsamriye2975
6 жыл бұрын
Laakiin ninkani maalin cad ayuu riyoonayaa
@jjking4466 жыл бұрын
Geesi aan ku faano, noolow prof. Samatar waxaad ka mid tahay hantida maguuranka ee uu haysto qaranka somaliland, ayaamihiiiii aad dalkaaga iyo dadkaaga hogaamin lahayd ayaa la soo gaadhay. Our next president.
@museibrahim85176 жыл бұрын
Profissor, Axmed Samatar Waa aqoonyahan reer Somaliland ah wuxuuna ka hadlay waqiciga meesha yaala, Ee maaha ciyaar uduga lagu socdaa waa Aqoonsiga Somaliland,," waanaanu ka dhabayn doonaa insha allah Allah keep you Prof' Axmed Samatar, Koofur iyo Midnimo ceel ayey ku dhacday waanay dhimatay,. Ee koonfur dhowlad kale ha samaysato,.
@shakuryasin28346 жыл бұрын
Masha allaah miwadin aanu ku faano illahey cimriga ku dheere amiin
@maryamkafiya60556 жыл бұрын
Manshallah geesi geesi dhalay oo Somalilander dhabaa wu karbashay kii yaraa ee reer konfurkii Somaliland ka dabaa qeilii dhee oo dantiina ku seega wanay idin kala tagay aqoontii iyo dawlaad nimadii ee kalay dagaal bal soo qaada afkanool itaal baraan baaro reer Amisomland Thanks Oe Samaatar
@nicimamuxumed2106 жыл бұрын
porofasor allow Ku daa caqliga guulayso waliga muwadin dhaba
adeer ama cirka dumi, ama raac mowjahada bada, buuhoodle waa somaliland, mara yar ba laga taagay, kaama jarayso somaliland. maxaad kaga duwan tihiin kooxaha falaagada ah ee calankaasi ka taag taaga nfd iyo killinka shanaad? lol kkkkkk adeer maraan yara taagay waxba kama bedelayso xuduudka somaliland. waana sandule weeye, xuduudkii nfd ku daray kenya, kuna daray somali galbeed itoobiya, ayaa adigana kugu daray somaliland, calan ba meelaha laga taagay, dee maxay ka gedisan tahay onlf ba calanka ay ka taag taagto DDSI. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, waxaad tihiin falaago soo af jarmaysa dhawaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@nicimamuxumed210
6 жыл бұрын
Ahmed Duale wllo tala fiican IGA Hoo ado mahad San qabyalad calan lagu raca waxba Ku tari mayso Somaliland isaaq ma le ee ada LA le marka marka Somaliland ba kaa badan oo aad wax Ku tahay ee meel lagu quudhsanayo wax ba kama tihid halkad dagantay nabadeeda Ku dadaal somalilana waa dadlkagi Somalia kuma khusayso Ku Wii jogayba nabadyn waa
@suldanyare94006 жыл бұрын
hhhhh Wariiye Doqona PROFESSOR Dhan oo Heer calami waraysana wanka xumahay Pro Ahmed Ismail Samatar in qof noocana ad wax faahansiiso wuxu doonaya sidi sheeekda maqaxiida inaan been iyo huuha ku doodan
@wiilkajecelsomaliland472
6 жыл бұрын
suldan yare haa sxb kani waa wariye isku sheeg uma qalmo prof ahmed ismail samatar
@mahdiqumane73366 жыл бұрын
We love u professor ❤Samatar❤
@bashiircismaan3333
6 жыл бұрын
Fariid
@coorafkabaan30416 жыл бұрын
Woooow wa profrsserki weyna ee la wayay weyan wa aqonyahnankaygi weyna anu ku daba tukan jirnay nolow profeserka
@nouhahmed77436 жыл бұрын
Wariyihii ugu jaahilsana ee aan waligay daawaday. Lkn waxay cadaynaysaa in dad badan oo reer Somalia ahi saa ku fikirayaan. Waxase aanan garanayn colaadan uu ku baaqaya waxa uu ka helayaa.
@KHALED-zj6jh6 жыл бұрын
masha Allah horaa loo soconayaa
@HajjiWarsamah246 жыл бұрын
Waa madaxweynaha soo socda ee Somaliland Muuse dabadii.
Prof:Ahmed Ismail Samatar Walaahi Waa Rijaal Sifiican Uga Jaahil Saaray Qaddiyada Jamuuriyada Somaliland Waxaan La yaabay Jaahilkan Indhaha Adag Ee Prof:Ahmed Ismail Samatar Weereeriyey Wariyuhu Walaahi Waa Nin Jilicsan Oo Xaasidda Doodna Aan Meesha Ku Hayn Waana Jaahil Dhako Weyn Intuu Joogo Prof:Ahmed Ismail Samatar iyo Ragg Kaloo Lamida Ayaa Maanta U Soo Dhicinaya Xaqay Leedahay Jamuuriyada Somaliland Ee Layska Indho Tirayo Ee Layska Dhago Tirayo Insha Allah Markay Caalamka Lasoo Hor Dhigo Way Helaysaa Somaliland Xaqeedda Insha Allah Horraa Loo Soconayaa Somaliland❤Guul💪💪
@abdiomar82956 жыл бұрын
Somalilanders have struggled for their freedom and sovereignty for many years and paid a huge price in blood and treasure. Freedom is the state of being free, self-determination, liberty, opposite of slavery; and the power of acting in the character of a moral personality. It is the free will of the people that could not be subject to any outside checks, limitations, or prohibition. Free people are those who determine and control their destiny. This is what Somalilanders have achieved following so many years of a bitter struggle, and the sacrifice of countless lives and treasure. The tree of freedom is watered with the blood of gigantic number of martyrs. Somalilanders are ready to defend, preserve and sustain their hard won independence and sovereignty. I would also want to remind you 90% of our struggle for full independence and sovereignty has been achieved, but 10% of that struggle is still left. From that backdrop it is the duty of all Somalilanders where ever they are to keep the struggle until we achieve and realize out full sovereignty and independence. I solute the professor.
@eiddada63776 жыл бұрын
Pro..Ahmed Ismail samter aqoonyahan jira alle cimriga ha ku dheereyo 🏆🏆🏆
@kikokayaahee79516 жыл бұрын
Wlhy profisorka alle cilmi iyo caqlibuu kumanaystay mansha allah waana waayo araga koowaad cilmiyahanka koowaad ee somali laga helo qarnigan wax badana waan ka faaiday wlhy
@hamsefoosi84206 жыл бұрын
Wariyahani wuu cadifad hadlaya waar walalka hadii uu horumarayo maxad ka xaasidi illeen waxna kama joojinkartide
@sacadismail89576 жыл бұрын
Mnsha Allah prof samatar walaahi waa aqoooyahayahn hadii uu isku soo sharaxo madaxweyne waan u codenayaa insha Allah alle ha barakeyo
@puresomalilanderberberawi4946 жыл бұрын
KAN WARANAYSAA MA QADADWEYNBA WLHI WUU BUUFIYEY INTA SOMALILAND JCLLIKEISAR
@walifarah1016 жыл бұрын
HHHHHH,,,,,,,MASHA ALLAH PRO AHMED ISMAEL SAMATAR FADH FADHIISTAY BAA KA DHACDAY....GUUL IYO GOBONIMO VIVA SOMALIND MARKABKEEDU WUU SIISICONAYAA...KAA QUUSAY EE SOMALIYANA ALLOHOODA BAY LEEYIHIIN
@user-xz4zl1qi5d6 жыл бұрын
Mashaallaah wa aqoonyahan rer somalind u dhashay ilaahay haku ilaaliyo runta ayu ka hadlay
@barwakorashid96256 жыл бұрын
Fariid walhi wad nagu banantahay brfsore sax thanks thanks
@arashidosmannoorteeri89306 жыл бұрын
WAAR KAN WARAYSANAAYA PROFFESARKA WAXAAN KU LEEYAHAY HA KUWEREERIN OO HA QASBIN PROFAYSARKA RAYIGAAD ADIGU QABTO.....................................
@arabosman1295
6 жыл бұрын
ASC pro ismail waa waaninwanaagsan fikirkiisa ayuu kahadlay lakiin dowlada makala gu i karto soomaali meelkasta oo ayjoogto taas qafkasta damiir lihi iyo dadnimo leh uu garanayaa inakala qaybiya waa waxa halkaa inadhigay ee aduunka inaga reebay mawaxaaad jeceshihiin in dalkeena qaybna ithopia xukunto qaybna keniya Subxaana allaah Allaahu Akbar
@engmatan13086 жыл бұрын
Masha allah
@user-bo8jp4mn5d6 жыл бұрын
Cimridheer iyo caafimaad waara ayaan kuso rajaynaya professor Axmed
Walahi waa lagugu cadaabaya Somalida walalaha ah oo aad kala fogaynaysid. One day Somali people will unite.
@mahadow16 жыл бұрын
Taariikhdu ma naxariisto ee ha la ogaado. Ruux walba tallaabada uu qaado iyo go,aanka uu gaaro wanaag iyo xumaan, dhamaan waa la qori doonaa !!! DAD iyo DAL iib ah ayaa muuqda!!
@abdiomar82956 жыл бұрын
Kuye hadii Somalia somaliland kusoo duusho yaa kacelinaya, waa yaabe doowladan maka almukarama ka jirta cidanka intaa le eg xageey kakeenaysaa, miyaanuse xasuusneeyn 1988 in somaliland jabisay cidankii ugu weeynaa ee somalia, allah go-uhu been weeynaa oo faan weeynaa, waxaan maqlijiray ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hanjabeeysaaye.
@ishakkutub6 жыл бұрын
prof samatar nooloow waa cilmi socda. qurunka iska dhaafaa aan ka faaideysano maashallah
@mohamedjamma32796 жыл бұрын
Waxaan jooga Badhan sanaag bari waan soo dhoweynyaaa professorka viva Somaliland Guul
@khadarmaano63266 жыл бұрын
Thanks difaaca qarankaaga usheeg somalilan snm xooga qaranka somaliya waatii cuntay hadanay ka awood badan yihiine way fududahay cabo soomaaliya
@user-bo8jp4mn5d6 жыл бұрын
Waanu ku sugayna madaxwaynaha mustaqbalka professor Axmed
@Mr.Nuradin6 жыл бұрын
Waa dad garaad liita oo xaasidnimo iyo munaafaqnimo ku nool weligoodba. Waxa halkaas dhigay waa munaafaqad iyo dhaqanxumo. Waxa loogu yeedho somaliya Kala calaf qaadnee qoomamo la’aada.
@saeedm.ismail78136 жыл бұрын
Mashallh wllee prof ku waa khatar Horaa loo soconayaa
@abdikadarshukri32186 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo somaliland
@kinsirage87936 жыл бұрын
Maanshalla cadaw jaban cimri dheer iyo caafimaad
@kandarabi9276 жыл бұрын
The next president of Somaliland, his excellency Prof Samatar. This qadaadweyn "reporter" was owned lol.
@jamaaldaahir75536 жыл бұрын
Mansha allah illahay ha ku barakeeyo
@xasanibraahim18156 жыл бұрын
Waxan bogaadinayaa Aqoonyahanka sida qijmahabadan usharaxay Arimaha ay garan la dahay Xukuumada taagta daran Ee fila somaliya kukoobani Mahadsanid profasor axmed ismaciil samatar illaahay cilmiga caafimaadka iyo cimrigaba hakuubarakeeyo Madaxweynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland
@abdiomar8295
6 жыл бұрын
xasanoow afkaaga canoe lagu qabay, karbaash qadaad weeyn
@naasirgaas2886 жыл бұрын
Professere keep going and make your dream truth soonly and soonly you will reach
@ladnamohamed87906 жыл бұрын
masha allah nolow prof axmed ismaaciil samater qadaadweynta buufi
@nationalhereo70156 жыл бұрын
horu soco profesorka
@nuuriyenuuriye8956 жыл бұрын
Prof Samatar Muwaadin Somalilander Noolow mudane
@warsameliibaan8676 жыл бұрын
Pro.ahmed i.samater ilaahayaw KU dhawr aqliga kuu daa .aqooni waa iftiin ee wariye aad wax u fahan
@fawziHapiip6 жыл бұрын
Axmad silaanYo 80cod aYuu mar ku tanaasulaY shantiisii sanee danbena wuu ka tanaasulaY markuu tagaYeYna wuxuu qabtaY doorasho aduunkaba sadex meelood oo qudha ka dhacdaY intuu joogaYna wadooYin badan iYo wasaaradihiiba wuu dhisaY wadankana Wuxuu gaadhsiiYeY maalgashi horumar dhamaYs tiran xambaarsan raxmaan kaan ku dhaartee taariikhdiisii horee snm hadii laga sheekeeYana geesinimo dhamaYs tiran aYaad u qireYsaa
@abdirahmandonkal4376 жыл бұрын
Well done profesor ahmed samatar aqoonyahan sare
@sadamyusuf86766 жыл бұрын
Pro samater guul iyo gobonimo guul somaliland
@nimcaan123abdi86 жыл бұрын
Somaliya waa somaliya. Somalliland ma jirto waana gobal Somaliya ka mida
@ayanmohamedyoussoud38026 жыл бұрын
Alla yacisag Guuuul Mr PROFASORE VIVA SOMALILAND
@asiayounis66646 жыл бұрын
Love you prof whllahi
@sadiamohamed156 жыл бұрын
Abdi Omar Turki baa inoo dhisaayo waad aragtaa caruurta Yaman sida Saudi iyo imaaraad u galayaan inagoo madow Arab inoo ma baxayo anagaa wll ah itoobiya yaan luqunta la inoo surin idinkaa rageena ehe caqliga ha taliyo ✌️✌️✌️✌️
@cabdiqafaarwarsame58536 жыл бұрын
Muxuu uga warwareegaya 19 ka Ethiopia ee baada ah. Allaah ba inoo maqan , aqoonyahankayagi oo Ethiopia an Difaacaya.
@alahayowarligeygukiiisraac42256 жыл бұрын
Muqdishuu aadey waxna waa kasoo waayey , markaas ayuu xanaaaey xaarweyne caqligiisuu kahadley, calan blue gaa ayaa dad badan qanciya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@nimojama5816 жыл бұрын
Aad baan u jeclahay prof ahmed he is the best, runtii buu taabtay
@madowlesstv6 жыл бұрын
mashaallah pro samatar allah haku daayo nin qaaliya ayaa tahay
@Drammaboi16 жыл бұрын
WAXAAN JOOGAA CEERIGAABO. PROFESSOR ISKU SHEEGA. WAX UU MEESHA KU HAYO MAJIRTO. ASAGOO DIBADAHA WAREEGAYA AYUU DHIMAN.
@abdikadirnoor50956 жыл бұрын
Wlhi profosoorka xaqiqda ayu yabtay reer Somaliland doorashadooda waa xalal lkn mida Somalia waa allahu sahal
@fadmaahmed50746 жыл бұрын
Somaliland's future President inshallah Professor Ahmed Ismail Samatar❤
Aqoontada iyo waxa aad taqanid waxay ka muuqanaysay fikirkaaga,iyo hankaaga halka uu gaarsii sanyahay. Waxan aad uga xumahay in uu maanta halkii ugu liidatay inu ka fakarayo oo ina hoogoya halak dadka aduunku leeyihiin aynu midawno. Shiikh mustafe xaaji alle ha ku dayo. Walhi markan arko nin prof sheeganaya oo saan u fakaray
@maxamedabdi41616 жыл бұрын
Guul prof samater
@daus43156 жыл бұрын
Reer Somalia markuu profesor ahmed aaminsanaa fikirka somali oo midowda muwaadin buu ka ahaa xaga reer koonfurka,maanta markuu somaliland yimidna maaha wadani somaliyeed. haddaba sidaa aad u garanaysaan inaanu muwadin reer koonfura somalia ahayn u ogaada inaanay somalilandna somalia ka mid ahayn caqliga allah ha idinku so celiyo qalbigaa dhagax idin ahe
@wadefreeman73406 жыл бұрын
hadii jaajuus jiro waa kan magacan sl ee sheegayo ayaa sharaxaad u baahan anigaygan buu i leeyahay somali matihid uraaye garoowe iyo laascaanood buu ileeyhy visa u qaado jaahil bavaria nigeria akhriso walaahay snm waa laxasuuqayaa dalka anagaa leh waana soomaaliya
@abdilahiahmed80316 жыл бұрын
Waajib qaran ayaad gudatay prof mahadsanid
@jamalismail53826 жыл бұрын
what a man ! what a genuis!! vive la Somaliland
@therealkamo25266 жыл бұрын
I like your answer Mr samatar 😂😂😂👍🏼👍🏼👍🏼 geesi ayaa tahay
@madowlesstv6 жыл бұрын
like isaaraa asxpta
@mursalmohamed94876 жыл бұрын
Runtuu kala hadlay miskiinka Somalilaan gul samarar gul shanta danbe samarar iyo Cali Khalif iyo Ciro Ayaaa noo tartamaaya
@ahmetalihagi56116 жыл бұрын
Proff Samater M/xigeenka cusub ee waddani
@user-bo8jp4mn5d6 жыл бұрын
Somalilander xalaala dhibta laguma waroo dhaxal looma yeeshee waa laga dhamaada hala samro waxaynu rabno waynu heliye
@awdalisaylici9256 жыл бұрын
Prof. Nu nus iska aamus cilmi khasaray baa tahay xoolo daaqa seeraha boorama ku dhaama nin 5 waxa ku jeclatay muuse orado la wareeg 5 waxa waxa ka mid ah 1. Qabyalaad 2. Dhagar ama dhiig 3. Aqoon la.aan 4. Jeegaan 5. Been iyo balaayo War reer awdal waa ceebeysay xoolayahow iska aamus cilmi khasaray baa tahaye
@abdumajiidnourali14696 жыл бұрын
Mashaa Allah wlhi maanta uunbaan arkaa xaqiiqda Somaliland government dependence with Somalia waar xaasid nimada hala iska daayo bahashaas inashaa Allah
@mustafeahmed56586 жыл бұрын
wàaaaaaaaw wariyihii Qadaad waynta ahaa waxaa buufiyey professor ka jamhuuriyada barakaysan ee somaliland, axmed ismaciil samatar, viva jamhuuriyada barakaysan ee somaliland 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@somalisomali86526 жыл бұрын
Samatar waa nin waalan Walaalkii ayaa ka roon oo hadal yar
Пікірлер: 553
Mashaa Allah somliland goaan way gaadhay guuul Isha allah noolow madaxwyne Axmed ismàcil samatar
Prof. Ahmed well spoken!!!!! Xaqiiqada jirtuu sheegay. Qofkii wuxuu isagu rabo jecel inuu maqlo waa yeelkiis.
professor Samatar is the National hero of Republic of Somaliland
Our next president professor ahmed Ismael samater
Maasha allah . Runta raga ma disho wayse kanixisa. Xaqiiq da ataa taabatay . Waxaan kugula talinlaha wadanka isasoo sharax waanu ku baahanahay wlhi. Ha odhan halayla yimaado ee adigu dadkaga hogaanka u qabo .
Maaasha allaaah guul iyo gobonimo ALLOW U SIYAADI NABADA IYO HORUMAR
Ahmed Samatar is Somaliland's presidential advisor, while he's still a professor at Macalester. IT that we have at our fingertips, that has made our global village possible, makes that possible. Also as a member of the ruling party, I would propose A. Samatar to be the party's next candidate for president after Muuse Bixi completes his two terms.
@same6001
6 жыл бұрын
Abdulrazak Yussef Haddii aad qayb ka tahay dawlada Muse, maanta waxa lagu arkay Saylac diyaarado joog hoose ku duulaya. Haddii aad damiir leedahay cadowga ugu khatarsani waa kaas. Maxay dawlada Muuse ka odhan doontaa?! Car haka hadasho!
@abdulwahabaden2116
6 жыл бұрын
Barwaqo naagbad tahaye qooshka iska garaaco wll siyaasadna waxba kama garanayside
@saadaomar9457
6 жыл бұрын
Statham waa fataal.
@same6001
6 жыл бұрын
Horaa loo soconayaa qadadweyn ha ku taagnaato Anigoo naag ah balan baan ku qaadey inaan Jeegaanta dadka ku kiciyo hhhhhhh
@abdulwahabaden2116
6 жыл бұрын
Barwaqo kkkkkk waxba qaadimayside ilmaahaga xaafayada ka badalo axsan waa iga talo kkkk
Mr Samater is the next 6th president of Somaliland. God almighty bless Somaliland insha Allah aamiin.
@same6001
6 жыл бұрын
abdul3509 No he wont. Somaliland has become a dictatorship
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
6 жыл бұрын
abdul3509 Yeah wllhi i would luv to
@abdirashidhussein2492
6 жыл бұрын
l found that 98% of people believe that nowadays it is easier for people to get away with saying things that are not truthful.You are a kind of an Ethiopia,Isreal men and does share my feelings so easily.Don't Blame Others becacuse Somaliland is not Palestian their homeland worse more ever in Somaliland and Somalia Ethopian land issues other world security challenges in 54 African countries. I'm sharing information this review because I've never seen this stated in such a lie to lsreal,Ethiopia were not treated nice neighbors countries well by those Somalilanders belong Somalia people's their own land isn't the Palestinians people's who'd fled to Ethiopia for want steeling other somaliand other country during Somalia's Civil War 1991 all anti Somalia and Somaliland government's from Ethiopia government's 1991-2018 today and yesterday leader's different world different,people's different, technology different, ideas different unacceptable2018. Ehtopian are training rebel,tribal different actor's name's terrorists switch other's side,dishonest lie corruption's,self-interest could flee the nation, as in the past Midgaans found success and less discrimination in African nations like Libya,Yemen,Somalia other's neighbors African countries. But instability in the region, and the growing threats of human trafficking terrorists well organized who is makingmoney?(including a severe regional fear of organ harvesting) prevents them from leaving.There is a some Ethiopia, US,European,Uk,Isreal program, recognizing the stay poor international situation of minorities, to give them preferred immigration status and bring over large groups, but all the Midgaan I've encountered have stories of individuals who, in need of immediate cash, Somaliland sell African,Middle East people's their own homeland unacceptable 2018 slave African,Middle East people's their registries to majority Somalis. So for now, aside from a few success stories and the vague potential of a better life somehow in the future (despite massive national unemployment and persistent low- to high-level discrimination African,Middle East countries), these threatened jobs are all the Midgaan have.The problem is that these are also the only jobs the Ethiopian is political dangerous have war III other world leader's are not two year's old. Accounts of the number of Ethiopians in Somaliland and their status vary wildly, as some come for a short time and return, some are just stuck in the nation temporarily, and many are uncounted totally or trying to blend in.The first wave was in the early 90s, just after the de facto Somaliland independent state of Somalis is claimed dreams without goals just are dreams.
@same6001
6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan You hate the thruth. Wallahi Al Cadiim Somaliland became dictatorship and will stay that way unless an other power throw that dictatorship out. Right now , Wallahi the parlamient is out of function. The agreement between DPW and Somaliland was not even brought to the parllamient. Basically Muse can do whatever he wants! and every body knows that. So Samatar is either disingenuine or dreaming. Somaliland became dictatorship the 13th of Nov 2017 and that is sadly a historic date.
@smooth2477
6 жыл бұрын
Barwaqo are you from somaliland because you sound very anti somaliland. Most people who speak like this are qadadwayn and for your information muse is elected and wasn't even a president for a year. So your dictatorship statement doesn't apply. So are you really from somaliland and if it's yes what is your tribe if you are not insecure
Professor MashAllah for being honest and your excellent answers your are really very intelligent and wise may Allah increase you in knowledge and wisdom
@abdirashidhussein2492
6 жыл бұрын
l found that 98% of people believe that nowadays it is easier for people to get away with saying things that are not truthful.You are a kind of an Ethiopia,Isreal men and does share my feelings so easily.Don't Blame Others becacuse Somaliland is not Palestian their homeland worse more ever in Somaliland and Somalia Ethopian land issues other world security challenges in 54 African countries. I'm sharing information this review because I've never seen this stated in such a lie to lsreal,Ethiopia were not treated nice neighbors countries well by those Somalilanders belong Somalia people's their own land isn't the Palestinians people's who'd fled to Ethiopia for want steeling other somaliand other country during Somalia's Civil War 1991 all anti Somalia and Somaliland government's from Ethiopia government's 1991-2018 today and yesterday leader's different world different,people's different, technology different, ideas different unacceptable2018. Ehtopian are training rebel,tribal different actor's name's terrorists switch other's side,dishonest lie corruption's,self-interest could flee the nation, as in the past Midgaans found success and less discrimination in African nations like Libya,Yemen,Somalia other's neighbors African countries. But instability in the region, and the growing threats of human trafficking terrorists well organized who is makingmoney?(including a severe regional fear of organ harvesting) prevents them from leaving.There is a some Ethiopia, US,European,Uk,Isreal program, recognizing the stay poor international situation of minorities, to give them preferred immigration status and bring over large groups, but all the Midgaan I've encountered have stories of individuals who, in need of immediate cash, Somaliland sell African,Middle East people's their own homeland unacceptable 2018 slave African,Middle East people's their registries to majority Somalis. So for now, aside from a few success stories and the vague potential of a better life somehow in the future (despite massive national unemployment and persistent low- to high-level discrimination African,Middle East countries), these threatened jobs are all the Midgaan have.The problem is that these are also the only jobs the Ethiopian is political dangerous have war III other world leader's are not two year's old. Accounts of the number of Ethiopians in Somaliland and their status vary wildly, as some come for a short time and return, some are just stuck in the nation temporarily, and many are uncounted totally or trying to blend in.The first wave was in the early 90s, just after the de facto Somaliland independent state of Somalis is claimed dreams without goals just are dreams.
Noolow. Aqoonyahan. Somaalilandar. Geesiya geesi dhalay. Dagaalka. Maxaakamaqan. Koonfur. Waan. Kaxoogroonahay. Wariye. Nacasa weeye
Mashalah Prof. Samatar alle cimriga iyo caafimaadka ha kuu dheereeyo Guul Somaliland.
The Brave Professor Cabdi Ismaciil ❤ Truth will prevailed and False will perish 👈
Professor Axmed waa laasim inaad isusoo sharaxdaa madaxwaynaha 5 sano ee soo socda insha allah
WAA GEESI REER SOMALILAND AH ALEAYLEE NOOOOOOOOOOOLOW NOOOOOOOOOOOOOOOLOW
@abdihakimsamriye2975
6 жыл бұрын
Laakiin ninkani maalin cad ayuu riyoonayaa
Geesi aan ku faano, noolow prof. Samatar waxaad ka mid tahay hantida maguuranka ee uu haysto qaranka somaliland, ayaamihiiiii aad dalkaaga iyo dadkaaga hogaamin lahayd ayaa la soo gaadhay. Our next president.
Profissor, Axmed Samatar Waa aqoonyahan reer Somaliland ah wuxuuna ka hadlay waqiciga meesha yaala, Ee maaha ciyaar uduga lagu socdaa waa Aqoonsiga Somaliland,," waanaanu ka dhabayn doonaa insha allah Allah keep you Prof' Axmed Samatar, Koofur iyo Midnimo ceel ayey ku dhacday waanay dhimatay,. Ee koonfur dhowlad kale ha samaysato,.
Masha allaah miwadin aanu ku faano illahey cimriga ku dheere amiin
Manshallah geesi geesi dhalay oo Somalilander dhabaa wu karbashay kii yaraa ee reer konfurkii Somaliland ka dabaa qeilii dhee oo dantiina ku seega wanay idin kala tagay aqoontii iyo dawlaad nimadii ee kalay dagaal bal soo qaada afkanool itaal baraan baaro reer Amisomland Thanks Oe Samaatar
porofasor allow Ku daa caqliga guulayso waliga muwadin dhaba
@ahmedduale7495
6 жыл бұрын
Nicima Muxumed walaal buuhoodle somaliland shaqo kumalaha calanka buuluga ayaa kataagan
@raegeomar2123
6 жыл бұрын
Ahmed Duale Buuhoodle waa Somaliland. Calanka buluuga ah waa calaamadda jaha wareerka. Koox yar oo puntland shilimmo siiso ayaa qasaya.
@ahmedduale7495
6 жыл бұрын
raege omar anaa buuhoodle iska leh calanka isaaq leeyahayna makeeni karaan burco iyo hargeysa hakataagaan anaa iska leh buuhoodle
@binaryoperation5560
6 жыл бұрын
adeer ama cirka dumi, ama raac mowjahada bada, buuhoodle waa somaliland, mara yar ba laga taagay, kaama jarayso somaliland. maxaad kaga duwan tihiin kooxaha falaagada ah ee calankaasi ka taag taaga nfd iyo killinka shanaad? lol kkkkkk adeer maraan yara taagay waxba kama bedelayso xuduudka somaliland. waana sandule weeye, xuduudkii nfd ku daray kenya, kuna daray somali galbeed itoobiya, ayaa adigana kugu daray somaliland, calan ba meelaha laga taagay, dee maxay ka gedisan tahay onlf ba calanka ay ka taag taagto DDSI. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, waxaad tihiin falaago soo af jarmaysa dhawaan. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@nicimamuxumed210
6 жыл бұрын
Ahmed Duale wllo tala fiican IGA Hoo ado mahad San qabyalad calan lagu raca waxba Ku tari mayso Somaliland isaaq ma le ee ada LA le marka marka Somaliland ba kaa badan oo aad wax Ku tahay ee meel lagu quudhsanayo wax ba kama tihid halkad dagantay nabadeeda Ku dadaal somalilana waa dadlkagi Somalia kuma khusayso Ku Wii jogayba nabadyn waa
hhhhh Wariiye Doqona PROFESSOR Dhan oo Heer calami waraysana wanka xumahay Pro Ahmed Ismail Samatar in qof noocana ad wax faahansiiso wuxu doonaya sidi sheeekda maqaxiida inaan been iyo huuha ku doodan
@wiilkajecelsomaliland472
6 жыл бұрын
suldan yare haa sxb kani waa wariye isku sheeg uma qalmo prof ahmed ismail samatar
We love u professor ❤Samatar❤
@bashiircismaan3333
6 жыл бұрын
Fariid
Woooow wa profrsserki weyna ee la wayay weyan wa aqonyahnankaygi weyna anu ku daba tukan jirnay nolow profeserka
Wariyihii ugu jaahilsana ee aan waligay daawaday. Lkn waxay cadaynaysaa in dad badan oo reer Somalia ahi saa ku fikirayaan. Waxase aanan garanayn colaadan uu ku baaqaya waxa uu ka helayaa.
masha Allah horaa loo soconayaa
Waa madaxweynaha soo socda ee Somaliland Muuse dabadii.
Masha Allah waa profesoor samatar waa qofka kaliyee soomaaliland usoo geedo gura alow kugarab gal. Waana qofkan kudaydo waayo great professor ayan rabaa inan noqdo waxaan jeclaan lahaa hadaan arko inaan hal suaala waydiiyo, walahi maalinkan arko een salaamo waan ooyi doonaa waayo waa qof igu wayn. Allow ilakaa kulansii aamiin yaa rabii.
Prof:Ahmed Ismail Samatar Walaahi Waa Rijaal Sifiican Uga Jaahil Saaray Qaddiyada Jamuuriyada Somaliland Waxaan La yaabay Jaahilkan Indhaha Adag Ee Prof:Ahmed Ismail Samatar Weereeriyey Wariyuhu Walaahi Waa Nin Jilicsan Oo Xaasidda Doodna Aan Meesha Ku Hayn Waana Jaahil Dhako Weyn Intuu Joogo Prof:Ahmed Ismail Samatar iyo Ragg Kaloo Lamida Ayaa Maanta U Soo Dhicinaya Xaqay Leedahay Jamuuriyada Somaliland Ee Layska Indho Tirayo Ee Layska Dhago Tirayo Insha Allah Markay Caalamka Lasoo Hor Dhigo Way Helaysaa Somaliland Xaqeedda Insha Allah Horraa Loo Soconayaa Somaliland❤Guul💪💪
Somalilanders have struggled for their freedom and sovereignty for many years and paid a huge price in blood and treasure. Freedom is the state of being free, self-determination, liberty, opposite of slavery; and the power of acting in the character of a moral personality. It is the free will of the people that could not be subject to any outside checks, limitations, or prohibition. Free people are those who determine and control their destiny. This is what Somalilanders have achieved following so many years of a bitter struggle, and the sacrifice of countless lives and treasure. The tree of freedom is watered with the blood of gigantic number of martyrs. Somalilanders are ready to defend, preserve and sustain their hard won independence and sovereignty. I would also want to remind you 90% of our struggle for full independence and sovereignty has been achieved, but 10% of that struggle is still left. From that backdrop it is the duty of all Somalilanders where ever they are to keep the struggle until we achieve and realize out full sovereignty and independence. I solute the professor.
Pro..Ahmed Ismail samter aqoonyahan jira alle cimriga ha ku dheereyo 🏆🏆🏆
Wlhy profisorka alle cilmi iyo caqlibuu kumanaystay mansha allah waana waayo araga koowaad cilmiyahanka koowaad ee somali laga helo qarnigan wax badana waan ka faaiday wlhy
Wariyahani wuu cadifad hadlaya waar walalka hadii uu horumarayo maxad ka xaasidi illeen waxna kama joojinkartide
Mnsha Allah prof samatar walaahi waa aqoooyahayahn hadii uu isku soo sharaxo madaxweyne waan u codenayaa insha Allah alle ha barakeyo
KAN WARANAYSAA MA QADADWEYNBA WLHI WUU BUUFIYEY INTA SOMALILAND JCLLIKEISAR
HHHHHH,,,,,,,MASHA ALLAH PRO AHMED ISMAEL SAMATAR FADH FADHIISTAY BAA KA DHACDAY....GUUL IYO GOBONIMO VIVA SOMALIND MARKABKEEDU WUU SIISICONAYAA...KAA QUUSAY EE SOMALIYANA ALLOHOODA BAY LEEYIHIIN
Mashaallaah wa aqoonyahan rer somalind u dhashay ilaahay haku ilaaliyo runta ayu ka hadlay
Fariid walhi wad nagu banantahay brfsore sax thanks thanks
WAAR KAN WARAYSANAAYA PROFFESARKA WAXAAN KU LEEYAHAY HA KUWEREERIN OO HA QASBIN PROFAYSARKA RAYIGAAD ADIGU QABTO.....................................
@arabosman1295
6 жыл бұрын
ASC pro ismail waa waaninwanaagsan fikirkiisa ayuu kahadlay lakiin dowlada makala gu i karto soomaali meelkasta oo ayjoogto taas qafkasta damiir lihi iyo dadnimo leh uu garanayaa inakala qaybiya waa waxa halkaa inadhigay ee aduunka inaga reebay mawaxaaad jeceshihiin in dalkeena qaybna ithopia xukunto qaybna keniya Subxaana allaah Allaahu Akbar
Masha allah
Cimridheer iyo caafimaad waara ayaan kuso rajaynaya professor Axmed
Ninkan weriyaha ah waxaan weydiin rabaa cida uu rabo inuu dagaal ku qaado iyo ciilka haya!
HERO prof.ahmed ismail samatar waad qancisay kooxda xamar fadhida
guul all Somalilanders 💪💪
Walahi waa lagugu cadaabaya Somalida walalaha ah oo aad kala fogaynaysid. One day Somali people will unite.
Taariikhdu ma naxariisto ee ha la ogaado. Ruux walba tallaabada uu qaado iyo go,aanka uu gaaro wanaag iyo xumaan, dhamaan waa la qori doonaa !!! DAD iyo DAL iib ah ayaa muuqda!!
Kuye hadii Somalia somaliland kusoo duusho yaa kacelinaya, waa yaabe doowladan maka almukarama ka jirta cidanka intaa le eg xageey kakeenaysaa, miyaanuse xasuusneeyn 1988 in somaliland jabisay cidankii ugu weeynaa ee somalia, allah go-uhu been weeynaa oo faan weeynaa, waxaan maqlijiray ma afkaad ku ciil bixi cidlaad ka hanjabeeysaaye.
prof samatar nooloow waa cilmi socda. qurunka iska dhaafaa aan ka faaideysano maashallah
Waxaan jooga Badhan sanaag bari waan soo dhoweynyaaa professorka viva Somaliland Guul
Thanks difaaca qarankaaga usheeg somalilan snm xooga qaranka somaliya waatii cuntay hadanay ka awood badan yihiine way fududahay cabo soomaaliya
Waanu ku sugayna madaxwaynaha mustaqbalka professor Axmed
Waa dad garaad liita oo xaasidnimo iyo munaafaqnimo ku nool weligoodba. Waxa halkaas dhigay waa munaafaqad iyo dhaqanxumo. Waxa loogu yeedho somaliya Kala calaf qaadnee qoomamo la’aada.
Mashallh wllee prof ku waa khatar Horaa loo soconayaa
Guul iyo gobonimo somaliland
Maanshalla cadaw jaban cimri dheer iyo caafimaad
The next president of Somaliland, his excellency Prof Samatar. This qadaadweyn "reporter" was owned lol.
Mansha allah illahay ha ku barakeeyo
Waxan bogaadinayaa Aqoonyahanka sida qijmahabadan usharaxay Arimaha ay garan la dahay Xukuumada taagta daran Ee fila somaliya kukoobani Mahadsanid profasor axmed ismaciil samatar illaahay cilmiga caafimaadka iyo cimrigaba hakuubarakeeyo Madaxweynaha mustaqbalka jamhuuriyada somaliland
@abdiomar8295
6 жыл бұрын
xasanoow afkaaga canoe lagu qabay, karbaash qadaad weeyn
Professere keep going and make your dream truth soonly and soonly you will reach
masha allah nolow prof axmed ismaaciil samater qadaadweynta buufi
horu soco profesorka
Prof Samatar Muwaadin Somalilander Noolow mudane
Pro.ahmed i.samater ilaahayaw KU dhawr aqliga kuu daa .aqooni waa iftiin ee wariye aad wax u fahan
Axmad silaanYo 80cod aYuu mar ku tanaasulaY shantiisii sanee danbena wuu ka tanaasulaY markuu tagaYeYna wuxuu qabtaY doorasho aduunkaba sadex meelood oo qudha ka dhacdaY intuu joogaYna wadooYin badan iYo wasaaradihiiba wuu dhisaY wadankana Wuxuu gaadhsiiYeY maalgashi horumar dhamaYs tiran xambaarsan raxmaan kaan ku dhaartee taariikhdiisii horee snm hadii laga sheekeeYana geesinimo dhamaYs tiran aYaad u qireYsaa
Well done profesor ahmed samatar aqoonyahan sare
Pro samater guul iyo gobonimo guul somaliland
Somaliya waa somaliya. Somalliland ma jirto waana gobal Somaliya ka mida
Alla yacisag Guuuul Mr PROFASORE VIVA SOMALILAND
Love you prof whllahi
Abdi Omar Turki baa inoo dhisaayo waad aragtaa caruurta Yaman sida Saudi iyo imaaraad u galayaan inagoo madow Arab inoo ma baxayo anagaa wll ah itoobiya yaan luqunta la inoo surin idinkaa rageena ehe caqliga ha taliyo ✌️✌️✌️✌️
Muxuu uga warwareegaya 19 ka Ethiopia ee baada ah. Allaah ba inoo maqan , aqoonyahankayagi oo Ethiopia an Difaacaya.
Muqdishuu aadey waxna waa kasoo waayey , markaas ayuu xanaaaey xaarweyne caqligiisuu kahadley, calan blue gaa ayaa dad badan qanciya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Aad baan u jeclahay prof ahmed he is the best, runtii buu taabtay
mashaallah pro samatar allah haku daayo nin qaaliya ayaa tahay
WAXAAN JOOGAA CEERIGAABO. PROFESSOR ISKU SHEEGA. WAX UU MEESHA KU HAYO MAJIRTO. ASAGOO DIBADAHA WAREEGAYA AYUU DHIMAN.
Wlhi profosoorka xaqiqda ayu yabtay reer Somaliland doorashadooda waa xalal lkn mida Somalia waa allahu sahal
Somaliland's future President inshallah Professor Ahmed Ismail Samatar❤
gees samaroo kamid maaha Maya ayaay barteene runta inaynunaha midhqudh hadaf mida usheeg
Iinsha alaah waxaan rajaynayaa inuu prof Axmed noqon doono madaxweynaha 6 aad ee Jamhuuriyda Somaliland waxaan leeyay mudane Eebe ha kugu simo inaad noqotid madaxwaynihii dalkiisa horu mar badan gaadhsiin lahaa
Masha allh alle haku daayo aragtidaada dheeer
Adeer hankiisu waa MADAXWEYNE MUSTAQBAL
jareerkan muran badanaa profoseerka dawakhinaayaa
Guul Ethiopia..la aantood waxba ma dhihin..Viva Ethiopia..
@Gudbiyaha34khyrka
6 жыл бұрын
Masha allah siyaaasi xeeldher
Prof Ahmed Samatar inspiring as always...thank you....Guul Somaliland.
Viva Somaliland from borama
Well done prof. ...be ready to be forthcoming leader of somaliland
Odaygaan oqoontiisa waa lagu qasaaray, Wuxoo noqday calooshiis ushaqayste oo aan la'aamini karin, Hadii uudaacad yahay muuse ayaa xil udhiibi lahaa, lkn wuu ogyahay inuu yahay labo wajiileyahay. Hadaa waayay waatagi weeye odaygaan Doqonka ah.