No video

WAREYSI KULUL:-Mucaaradkii Koonfur Galbeed iyo Lafta Gareen oo mar kale isu diyaarinayo Kursiga...

WAREYSI KULUL:-Mucaaradkii Koonfur Galbeed iyo Lafta Gareen oo mar kale isu diyaarinayo Kursiga...

Пікірлер: 24

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed3 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Eng_moy
    @Eng_moy2 ай бұрын

    Ninkaa dhalunyarada ahi waa fariid ❤cabdisataar miyuu ahaa magaciisu ,good .

  • @user-fb8hl5xx4d
    @user-fb8hl5xx4d3 ай бұрын

    The legend brother 🙌 abdistar

  • @Moha.BinuMuhya
    @Moha.BinuMuhyaАй бұрын

    Abdi sitar cadi maha walahi wariyaha cadi ugu bashalyo😅😂 karbash free ah

  • @khalidyare5992
    @khalidyare59922 ай бұрын

    Ninkaan legend waye but ha Sugo ila 2030 markaas Xil madax weyne ha raadsado…

  • @mayo3034
    @mayo30343 ай бұрын

    Somali cable qof aad wareesataan miyaa wayseen

  • @jamaabdulkadirmohamed

    @jamaabdulkadirmohamed

    3 ай бұрын

    Somali cable waxaa ka codsana inay kasaran vidoe gaan meesha, waxaan wareeysi lama dhahi karo

  • @kaalaynoo

    @kaalaynoo

    2 ай бұрын

    ​@@jamaabdulkadirmohamedluuqaan maxaa kusoo galiyey, Somali Cable banaankeey joogtaaye, meeshan mayo3034 ay u camirantahaye

  • @mohamedahmedmohamed54

    @mohamedahmedmohamed54

    2 ай бұрын

    Jahil weyn waye

  • @Bashiradanbarre2024
    @Bashiradanbarre20243 ай бұрын

    Cabdisitar waa agon yahan cagligiisu iyo aragiisu sareeyo hore usoco ankuleyahay

  • @kaalaynoo

    @kaalaynoo

    2 ай бұрын

    Agon yar abgaal maa kawadaa?

  • @mohamedahmedmohamed54

    @mohamedahmedmohamed54

    2 ай бұрын

    Waa runtaa walale ​@@kaalaynoo

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya67092 ай бұрын

    Hadaan mudulood nahay waa taageersan nahay siyaasi Abdisitar @@@

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed542 ай бұрын

    Haddii XOOLAN OO KALE OO RABO INU SIYASI NOQDO SOMALI ALLAH U RAXMADO

  • @abdifitahhassanibrahim5907
    @abdifitahhassanibrahim59072 ай бұрын

    AC yoow dadkaa ka waashaa wlh😁

  • @maaw11
    @maaw113 ай бұрын

    Hqhahahahhahah mucaaridoow xaal qaado, siyaasiyow xaal qaado. Hahahaha war kan siyaasi iska dhaafe xamaali xataa ma aha. 😂😂😂😂😂

  • @kaalaynoo

    @kaalaynoo

    2 ай бұрын

    Siyaasi waaba u diidee bal maxaa xamaalinimada ugu bursanee 😮

  • @maaw11

    @maaw11

    2 ай бұрын

    @@kaalaynoo waa ma shaqeyste shaxaad ku nool. Xamaaliga ayaa ka sharaf badan. Hahahahahahah

  • @duranhassan6456
    @duranhassan64562 ай бұрын

    Makaroofanka iska hagaajiya!

  • @garaarwabari1208
    @garaarwabari12082 ай бұрын

    Shaqodoon ayaad eheed intuu xassan munaafiq uu mudolood horjogaha uu u ahaaa wili masidii baaad u radineysaaa

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed542 ай бұрын

    Xoolo

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin71853 ай бұрын

    Kan waa beenaale faan badan uf xamaali xta ma ahan

Келесі