Wareysi: Hassan Sheekh Mohamoud

Пікірлер: 100

  • @daahqaadchannel5399
    @daahqaadchannel53992 жыл бұрын

    Really I can say this leader Mr Hassan Is the most leader that we Can believe Our Country.

  • @haniyey1

    @haniyey1

    Жыл бұрын

    Somalia inteey qabiil jecel ku jiraa. Malala kasi karaano ninka fiican iyo ninka xun taas ogoow

  • @shilakhakhan5380
    @shilakhakhan53802 жыл бұрын

    Allow kii wanagsan inoodoor

  • @theeraoffriends2639
    @theeraoffriends26392 жыл бұрын

    Madaxweynahan waxaan jeclahay sida oo fikirkiisu yahay waa nah aamin sanahay inuu yahay midka somali mideen kara sabab too, ah aad ayuu ufah mayaa asiga inee ubahan tahy wacyi gilin dhee raad ah waana uu mudan yahay hogaanka dalka inuu qabto Allah hakuu fududeyo masuuliyada kusaran mudane madax weyne. Hambalyo Hambalyo ayaan ku leyahay 🇸🇴❤️🌹😘🥉

  • @samiramohamed9502
    @samiramohamed95029 ай бұрын

    madaxweyne xasan sheekh maxamuud guul iyo gawanimo dhaman umada somaliyed hal calan haka dhigo iyo hal mamul oo hogasaman dhaman umada somaliyed maxadweyne xasan sheekh maxamuud guul alle haku xifdiyo amiin yarabi amiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤dhaman umada islamka alle hawada xifdiyo amiin Amiin

  • @dabjecaylkariwaa7731
    @dabjecaylkariwaa77312 жыл бұрын

    Garaadzia MD HSM & falastiin Axmed iiman🥰👍 si wanagsan Oo ugu jawabay 👍Waxaan kaloo kutaageraa jawabtii Somaliland

  • @Thekingkillerson
    @Thekingkillerson2 жыл бұрын

    Hon Hassan sheikh is a great leader wonderful smart brave intelligence understanding Man of the people who is very humble friendly trustworthy truthful kind amazing awe-some who deserve to be given a second chance or to be elected again insha'Allah I wish him the best

  • @abusafa5005
    @abusafa50052 жыл бұрын

    Waa hogaamiye qalbi fayow oo garaad sareeya ku shaqaynaya

  • @khelidbikalo8259
    @khelidbikalo82592 жыл бұрын

    Yaana ogayn in hadii 30ka murashax ee sharaxani aysan somalia wax ba ku soo kor dhinayn hadii ay xilka ay qabtaan mid ka mida ilaa ay iyagu wax cunaan ama wax khiyaameyan moye somali aduun ka hadhee ilahayna ha ilaabina xaga. Aakhiro aduuna waa aakhirNa waa 🫣

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv2 жыл бұрын

    HASSAN SH.MOHAMUD GO AHEAD AND TRY TO BRING BACK THE WELLNESS OF THE COUNTRY THAT WILL BE REMEMBRANCE FOR YOU. DONT AFRAID

  • @theeraoffriends2639
    @theeraoffriends26392 жыл бұрын

    اللهم إنا نستودعك أوطاننا فاحفظ أرضها وحكامها وشعبها فإنك لا تضيع عنده الودائع.

  • @abdullahiomar544
    @abdullahiomar5442 жыл бұрын

    Guul ayaan u rajeynaa mudane hasan shiiq maxamuud

  • @lulali6059
    @lulali60592 жыл бұрын

    MaashaAllah MaashaAllah mudane madaxwyne sifiican ayaa u hadashey Allah ku xifdiyo daacadnimada ayaa ku moodeeysaa, Ilaaheey haku barakeeyo xilka na Allah kuu fududeeyo inshaaAllah

  • @axmed9577
    @axmed95772 жыл бұрын

    Xasan shikh waa madaxweynihii ugu waxqabadka badnaa ee soomara dakja burburkii ka dib

  • @abdikarimtiifow4405
    @abdikarimtiifow44052 жыл бұрын

    Great precedent xasan thanks

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Siyasaduna,insha,allah

  • @saciidyare3687
    @saciidyare36872 жыл бұрын

    Falastiin ahamd wirye aan taageero ilaa berigii hon afriig moqdisho kashaqeenjirtay horay usoco wll

  • @abdirahimibrahimhussein4633
    @abdirahimibrahimhussein46332 жыл бұрын

    Insha allah maxamed Abdullahi farmajo ilahey noo soo celi

  • @cadaaweyare9045
    @cadaaweyare9045 Жыл бұрын

    Dalxurey 🥺❤️

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud52612 жыл бұрын

    Soomaaliya hogaanka 4.5 waa ku wareertay. Rag dalkooda aan hogaamin Karan oo Afrika, EU and UN daadihinayaan baa doorasho madadaalo ah noo keenay. Soomaaliya waxaa doorasho u soo istaagay rag Xildhimaanada iyo dalka iibsanaaya. Waa rag dalka Soomaaliya aan Hogaamin Karin.

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b Жыл бұрын

    Idamka allaah xasan sheikhaw udhimo xanuunka lasheegayo , xanuuno aad daawadooda la aqoon rabbi kugu rid , illaa inaad allaah utawbad keento mooyee ooaad dadkii aad dulmisay xuquuq doodii uceliso .

  • @haniyey1

    @haniyey1

    Жыл бұрын

    Illaheey Waxaan ka baryaa inta aad sheegtey inuu adiga kugu rido iyo in ka badan madiino hakugu dhacdee

  • @assadabdi7737
    @assadabdi77372 жыл бұрын

    Ninkan waa caqli bdn yhy wx barashadana weyka muuqataa

  • @abdullaahihassan5156
    @abdullaahihassan51562 жыл бұрын

    Mudane madaxweyne waxaad iska ilaawday 5 maamul calankooda iyo calanka dalka in lamideeyo hadaadan calanka lamideyn umudi lama mideynkaro

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal83272 жыл бұрын

    Very good

  • @mohamed88466
    @mohamed884662 жыл бұрын

    Hayaaay!! Walee hawiyaan shabaab Wax kharibaya soo sheegin ama iska qaban Duligaa la jeclaysiiyay nimankaa

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Qofkan,akhiyaar,iskunid,kuwina,ookala,haduuyahay,shiinile,hortisa,hamarohhhhhhh

  • @hassanhassam222
    @hassanhassam2222 жыл бұрын

    Waa ninkii dadkii iyo dhulkii soomaaliyeed Kala googooyey… haduu kheyr lahaa lama rideen…

  • @smooth2477

    @smooth2477

    2 жыл бұрын

    Wuu soo laabtay guul

  • @abdiqaniahmed9630

    @abdiqaniahmed9630

    2 жыл бұрын

    اللهم احفظ رئيسنا وبلادنا

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv2 жыл бұрын

    MD HASSAN PLEASE TELL TO ALL SOMALI NATION THAT EVERY PROPERTIES ASKED BY ESTRANGERS TO SHARE AND TO DISCUSS WITH ALL SOMALI PEOPLE, NOT TI BE DECISION TAKEN BY ALONE . EVERY JOB AND PROPERTIES WE NEED TO SHARE

  • @quranchannel7583
    @quranchannel7583 Жыл бұрын

    Ilahay qabo wayel been baad shegtay

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Adna,islawadey

  • @farwansowra2137
    @farwansowra21372 жыл бұрын

    Soomaaliya madaxweeyne walbo waxaa doorta İsrail Amerika iyo wadamada kale oo dereska ah, madaxweeyne kama jiro soomaaliya ee keliya waa magac uyeeliyaal.

  • @YOONKA-BUULADATV
    @YOONKA-BUULADATV2 жыл бұрын

    X.SHIIKH jileecaan iga dhaaf iyo iskuul aan furaa iga dhaaf. Dalkaan askar isku dabarido ee ilaa khatumo ku tag maar dalka xureey, 5 m.weyne ma yeelan karno waa waali.

  • @saedmohamed7477
    @saedmohamed74772 жыл бұрын

    Wali Kab

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Siyasadu waxay gadhaysa,meel,horemera

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Muuse,meel,udhigay

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi18722 жыл бұрын

    Alaa wax waliba og wlhi

  • @abdulmoaw7304
    @abdulmoaw73042 жыл бұрын

    Af waakan my lagu aamee xasan sheekh markii aad u celiso umada Somalia (sahal) oo aad umada lee dahay u celi markaa noo sheeg waxaad yabto sxb amniga aag ka hadleyso so adigii yiri farxaan qarooloow (dhiiqo aad lugaha kula jirtaa ma ilowday

  • @isisisraelsecretintelligen6208
    @isisisraelsecretintelligen62082 жыл бұрын

    NINKAANI WAA TUUG WALIBA WAA TUUG AAN XISHOON.WAA NINKA CAQLIGIISU SIIYEY XOOLIHII UMADDA EE UU DHACAY IYADOO LOO JEEDO SARO DHAADHEER KADHISTAY,QAATAY DHULKII DAWLADA AYADOO LOOJEEDO.KIIBAA HADANA LEH IDOORTA AAN IDINKA TABCADEE.

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Haduu cunay ayadoo Loo jeedo waalala xisaab Tami karaa sax, lkn dadka suuq Maddow ku cunay sidee laga yeeli?

  • @ramaas360

    @ramaas360

    2 жыл бұрын

    xasan tuug

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan97222 жыл бұрын

    Lix madaxwayne oo is agfadhiyaa oo sawir ka soo muuqdaa wanaag maaha, adeer adoo kaliya waa inad la kulantaa madaxda caalamka, hal maamul goboleed yaanu ku agfadhiisan.

  • @MM-dj2cv
    @MM-dj2cv2 жыл бұрын

    WAXAA YAAB LEH SU'AASHA AH YAA WAX KA QABTEY DADKAAN DHIBAATADA SAMEEYA IYO SHABAAB MAXAA KA QABATEY? WALAALEY HADDA YAA WAX KA QABTEY

  • @moalinmohamud3682
    @moalinmohamud36822 жыл бұрын

    Falastin xamar ku soo dhawow walaashey

  • @rashidabdi1986
    @rashidabdi19862 жыл бұрын

    Farmajo ayan rabnaa somali boy from kenya farmaajo sonoqo mudane madaxweyne

  • @abdubadida4736

    @abdubadida4736

    2 жыл бұрын

    Marexan le rawo

  • @ramaas360

    @ramaas360

    2 жыл бұрын

    Ano hawiye eh Ayan leyahay viva frmaajo

  • @abdiadan269

    @abdiadan269

    2 жыл бұрын

    @@ramaas360 maxa cadeynaa inaa hawiye tahay

  • @abdmukh1693
    @abdmukh16932 жыл бұрын

    Somaliland waa in loo ogolaado gooni isu taag , laakiin in ayaduna ogolaato in ay ka go'i karaan laascaano iyo ceerigaabo iyo zaylac markii ay u baahdaan in ay gooni isu taagaan..

  • @raashidiinabdullahi5583
    @raashidiinabdullahi55832 жыл бұрын

    Tugi la shegayay wa adi marixan nimda joji dadka caqligoda haku ciyarin wadaninimo ha uguso ganbanina caqligodo ha gadan manta ma isqarxiya miya ledihin

  • @hamzikusy626
    @hamzikusy6262 жыл бұрын

    4 sano ka dib aan wax arkaynaa 🤔

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Sooda,dhaqalihii cafiid,ee,hawada,somalia,ogaden,somaliland

  • @abdijecelow2526
    @abdijecelow25262 жыл бұрын

    Farmaajo ayaan rabnaa walal ❤️

  • @bukharimohamed3828

    @bukharimohamed3828

    2 жыл бұрын

    🤪🤣🤪

  • @user-rt9cd5xi6o
    @user-rt9cd5xi6o10 ай бұрын

    Aduunka,aan,kasoo,dhex,maqlo

  • @ummuayan8227
    @ummuayan82272 жыл бұрын

    ilahaay nagumasocliyo isagaa iyo waxlamidaa ilahaay badal qayrqaaba waydisanaay

  • @abdifatahfarhan611

    @abdifatahfarhan611

    2 жыл бұрын

    Wuu guuleystay ee u hambalyeey

  • @abdisalad6879
    @abdisalad68792 жыл бұрын

    Somaliland waa wadan xor ah, lamid ah Djibouti. Inlays qasbona waa khalad , Somaliland waxay ka mid tahay qoomiyadaha Somalida, mid waliba wadan kiisa gooni buu u haystaa maxaa igu qasbaya in Somaliland oo keliya loogu yeedho nala midooba cajiib!!!!!!! Kuwa kale keen markaa Somaliland aynu aragnee!!! ⚪️🟢🔴🤍💚❤️💪💪💪 Stop ✋️ ✋️. Don't worry about Somaliland. I love my motherland ( Somaliland).

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed48832 жыл бұрын

    illaahay aan ka magan galnay Allow hano so celin ninkaan farmaajo illaahay hano so celiyo inshaa Allaahu

  • @smooth2477

    @smooth2477

    2 жыл бұрын

    😂 waa soo laabtay maxaa qaadee

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Isbitaalka is geey hurdo ayaa u bahan tahay

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 Жыл бұрын

    Urto

  • @cabdisheekhal3246
    @cabdisheekhal32462 жыл бұрын

    Xasan codkaaga farmaajo sii plz waxqabadkaaga horaan u baranee caana hele

  • @pulshodadka3775

    @pulshodadka3775

    2 жыл бұрын

    Mansha Allah

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Wuuba helay caanihii ma is tiri maanta

  • @daacimaahiraden
    @daacimaahiraden Жыл бұрын

    sssss

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain43982 жыл бұрын

    Ilheey farmajo Haa lajiiro yaa allaah ameen ameen ameen yaa RaBbi

  • @smooth2477

    @smooth2477

    2 жыл бұрын

    😂 hada ka waran

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    @@smooth2477hurdo iyo biyo caboow Lee Maxaa Kala hee

  • @khadarabdi761
    @khadarabdi7612 жыл бұрын

    Asc asxabey waan in salamay mida kowwat hoorta aniiga ree Kenya ayan ah.hay wil dhalanyaro ayan ah.hay balse fikirgeyka waxa ila haboon xaga goorsika inu kuu ficnyahay farmajo wayo dhal iyo tibit ba qalbiyadhodha ayu tagay farmajo guuul guuul illahay haa dhooro

  • @yassinadan1455
    @yassinadan14552 жыл бұрын

    Xasan Sheekh masaajidka ciyaarta ka daa

  • @abdifatahmuhumed4593
    @abdifatahmuhumed45932 жыл бұрын

    Farmajo guul

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j2 жыл бұрын

    Ilaahay umada Soomaaliyeed mardambe xujo dultaal kagama dhigo. Xasbunalaah wanicmal wakiil. Damul Faasid, in badan oo lagoogu xasuusto samaysay, Ilaahay u toobad keen. Tuug yahoow

  • @smooth2477

    @smooth2477

    2 жыл бұрын

    Hada ma oyeeysaa 😂

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Towbada adigaa lagaga bahan yahay, qof aan ku aqoonin ayaa caaynooysa, meeshuu wax ku xadaayay ma arkeysay. Biyo badan cab si aad gudaha ugasoo dhaqan tid eedo

  • @ramaas360

    @ramaas360

    2 жыл бұрын

    xasan tuug

  • @bashkahanuuniye2176
    @bashkahanuuniye21762 жыл бұрын

    Daneesto dooni meeyno farmaajo guul

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld1622 жыл бұрын

    Madax waye Xasan kulaha? Hhhhhhhhh 😂

  • @smooth2477

    @smooth2477

    2 жыл бұрын

    Hada ka waran 😂

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    @@smooth2477 wuu noqday

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan79382 жыл бұрын

    SHEYDAAN XASAN MAXAMUUD MEED U SAJUUDE MUSHRIK CID KU DORANEYSA MAJIRTO MURTID QAAIN WADAN LACAGTI SHACABKA WAAD DHACDAY OO TANZANIYA IYO TURKI GURI WAWEYN KU IIBSATAY GURIGII REER BAANAFUS MUQDISHO WAAD DHACDAY YAA DAALIM LAK YOM.

  • @isisisraelsecretintelligen6208
    @isisisraelsecretintelligen62082 жыл бұрын

    CAQLIGA LAGAA QAAD WAA NINKII SAXEEXAY HESHIISKII XALANE QAYBO KA MID AH LAGU DHISAYEY HESHIISKAASOO QORAYEY"HALKAAN KAMA SHAQAYN KARO QOF SOMALI AH AMA ASALKIISU SOMALI YAHAY!!.!. SHAME ON YOU

  • @raashidiinabdullahi5583

    @raashidiinabdullahi5583

    2 жыл бұрын

    Dacayad wabaaaa qabil leee walo hada rabto wa madxwene ka wax qabad badan ka hadal iyo caqli badan iyo aqon

  • @housseinomar4816
    @housseinomar48162 жыл бұрын

    Wade rabta bobki hantida somaliyed inti horeh ba lagaso elinaya dhigo

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Dad caafimaad qabo ayaa lagusoo daadiyay media yaha

  • @kaligiitaliyeabdi5991
    @kaligiitaliyeabdi59912 жыл бұрын

    Lacag ayuu rabaa

  • @muusecaalin8520
    @muusecaalin85202 жыл бұрын

    xasan sheekh iyo damu jadiid ma rabno farmaajo marmaajo ayaa larabaa

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Waxaa rabtiinba Raba Hasan sheeq weey kooyi

  • @housseinomar4816
    @housseinomar48162 жыл бұрын

    Beenaley ninki laha 100dolar ha iskatago

  • @kaligiitaliyeabdi5991
    @kaligiitaliyeabdi59912 жыл бұрын

    Waa beenta xasan sheekh cidna kuma dooran hayso ee ha daalin saxiib farmajo guul

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    Hada xaalka waa sidee kaligii taliye tagyaye

  • @kaligiitaliyeabdi5991

    @kaligiitaliyeabdi5991

    2 жыл бұрын

    Walaal qaali xaalku waa xun yahay xasan sheekh isagon xilkii lawareegin ayuu lacagti fasaxay

  • @magolabdulle5811

    @magolabdulle5811

    2 жыл бұрын

    @@kaligiitaliyeabdi5991 lacagta ma asagaa fasaxay mise maxkamada gobolka ayaa fasaxday, iska hubi kaligii taliye tagyaye

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey2 жыл бұрын

    Worst leader of all time most corrupted parson in Somalia 🇸🇴

Келесі