No video

WARBIXIN: Qoyska Axmed Doowlo "Farmaajoow is xisaabi intaan lagu xisaabin By Cabdiqaadir Fiidka

Qoyska Axmed Doowlo "Farmaajoow miyaadan Ilaahey ka baqeynin miyaysan wax kula aheyn in wax lagaa weydiinayo Nin nool oo Mindiyo lagu dhaawacay kadibna dhaawaciisa dab lagu dhameystiran oo la gubay Farmaajoow is xisaabi intaan lagu xisaabin.
BY: Cabdiqaadir Cumar Cabdulle Fiidka

Пікірлер: 105

  • @kadradahiir631
    @kadradahiir6315 жыл бұрын

    GABDHAH HALAFUROH DADKII DIILAYNAH HAALODIILOH IINSHAALLAH

  • @suleekhas1112
    @suleekhas11125 жыл бұрын

    walahay waa runtiis ma jsreer ayaa awodaa leh.yaa rabi

  • @kadradahiir631
    @kadradahiir6315 жыл бұрын

    SUUBHAANALLAH ASTQFURULLAH IINALILAHI WAA IINA IILAYHI RAJUCUN AALLEEH HAA UUNAXARISTO MARXUNKAH SAMIIR IYO IIMANAH AALLEEH HAA KASIIYO DADKIISIIH IYO QARABADIISII JANAH FAARDOWSA AALLEEH HAA GEEYOH AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN YAARABII AAMEEEEN AAMEEEEN

  • @qadromuumin4228
    @qadromuumin42285 жыл бұрын

    Walaahi cidaan caloosha ayeey ihurisay ilaahoow uhiili

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh68395 жыл бұрын

    War yaa kuyiri lacarsr gabar yar hooyaded raali ka aheyn in aad soomehersaten odeyga waa jirsnyahay whole family must agree

  • @qaasimmursal9275

    @qaasimmursal9275

    5 жыл бұрын

    Hadii lala cararay yaa kuyiri gup

  • @maxamedmusefaarax5775
    @maxamedmusefaarax57755 жыл бұрын

    Layskama hadlo qof islama aya la gumay dintuna may baneen in la gubo dadkan in wax lo qabto ayey ubahan yihin uma baahna in aynu dhahno waa jareer jareertu miyeey islam ahayn alow unaxariso walalkena muslimka ah iyo inti islama ee dhimatay

  • @madiinoahmed4882
    @madiinoahmed48825 жыл бұрын

    Waaakuguduceeyay mameheraaa subxanalllah huh huh wargabadha iskafura waxiiwaxniiigadilayna dila deee

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi33285 жыл бұрын

    wariyaha, waa inuu magaciisa, sadexan sheegaa, intuuusan warka, bilaabin

  • @quruxzaninaismaan9686

    @quruxzaninaismaan9686

    5 жыл бұрын

    Hodan WAhbi cabduqadir cumar fiidka ladhahaa

  • @safimohamed9136
    @safimohamed91365 жыл бұрын

    Wlh waa yaab ilaahey maslaxad ha keeno been ma ahan aroos waqtigiisa lama joogo geeri xanuun badan ayaa dhacday ilaahey ha u naxariisto qofka dilay ilaahey jasasiisa ha siiyo aduunyo waa wax yar

  • @raysmedia9239
    @raysmedia92395 жыл бұрын

    War walal macn nagfur awal baawaxaalayiray nimaan kurabin lamarabe somalia 🇸🇴 Allah wa iqaabidoon gabigoodab wadabiilayaal all low haqa natus aamin

  • @wilobh1063
    @wilobh10635 жыл бұрын

    waryaa edebyeelo farmaajo iyo qeyrabo shaqo kuma leh dad qooqay

  • @kampalahassan7500
    @kampalahassan75005 жыл бұрын

    Farmaajo ha ku soo yaacinee xafiiska ay quseeyso U La taga xaashada

  • @nicmomohamedaadam8551

    @nicmomohamedaadam8551

    5 жыл бұрын

    farmaajo anigaba dhahyo farmaajo wax walab gacntiisa ayey ku jiran wuu na dayacy insha allah malinta qiyame cadaab aya u yaalo aniga kula hadlaya aya nin walalkeyga ah la dilay qofkii dilayn ladilin xisaab hureyta wana farmajo ayey utala

  • @nicmomohamedaadam8551

    @nicmomohamedaadam8551

    5 жыл бұрын

    farmajo dwlowlada waa silsilad qofki dil ladho way dilaysa wlqofki daay la dhahana way dayneysa see ku dhahay marka anka farmajo lee kaseyna bes

  • @kampalahassan7500

    @kampalahassan7500

    5 жыл бұрын

    @@nicmomohamedaadam8551 wll Farmaajo waa hogaamiyaha 1aad isagaana lagala xisabtami mlinka qiyame lkn Dawladu xafiisyo kala leedahy shaqadana waa la kala leeyhy ta kle wll wxn waa musiibo dhccday oo ay sbb u ahaayeen dumar io dad wx ma garato ah sids darted Dawladu lug kuma lahyn

  • @wanaagjacel8880

    @wanaagjacel8880

    5 жыл бұрын

    @Kampala Hassan Farmaajo asaga ayaa ah xafiiska ay quseeso. Qofka iska leh sixiixa ugu danbeeyo Farmajo. inta aadan difaacin sharciga baro. kiiska noocaan ah waxay ku dhamaan Madaxwaynaha.

  • @adoontiallah5638
    @adoontiallah56385 жыл бұрын

    illahayo so qaboji o xal u ken adiga awod weyne yaa arxama raaxiin faraj calal mislimiin

  • @fartunabdullahi8866
    @fartunabdullahi88665 жыл бұрын

    Yaaaa Allaha Allahu Akbar subxana Allaha Yaaaaaa Allaha 😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭😭 😭

  • @abdirahmancajiib0
    @abdirahmancajiib05 жыл бұрын

    Beesha jareerweyn. War ama reer ka cafiyo oo laheshiiya saasna reerka cusub ha ku degaan ama dee gabadhooda u fura oo qisaas dalbada. Dadkii dadkii gaystay tiirka ha lageeyo. Dad cadow isku ah xariir ma dhexmari karo

  • @littlebeginner885
    @littlebeginner8855 жыл бұрын

    Waxan idinkula talinlahaa jarerweye naagta iska fura markaa qisasa hooyada ama qofkii kale ee diley marxoonka dhintey taladaas haseegina Wax yar ood qadayaan quursi leh haku sirmina

  • @warfaasamatar5185
    @warfaasamatar51855 жыл бұрын

    Subxanallah allow soqabooji arantan dhacday

  • @ilwaadsharaf7231
    @ilwaadsharaf72315 жыл бұрын

    War gabadhoda siiya magabadh jarer oo qurux badan buuwayay wilka anii dad jarer ban dari nahay oo jarer lamodii qurux badan gabadhoda oo warkan so afjar plz 😩😩😩😩😩👂👂👂👀👀👀😳😳😳

  • @haniahmed5547
    @haniahmed55475 жыл бұрын

    Uuuf sheekadaan sidee u sahlantahay iyo sida loo wado isma lahan naagta hala furo ninkii dadkii gubey halagubo shekada waa dhamaatey

  • @daahircalihilolehilole4962

    @daahircalihilolehilole4962

    5 жыл бұрын

    wey naga badatay shekadan

  • @maryamharuunmamazakaria5747

    @maryamharuunmamazakaria5747

    5 жыл бұрын

    Hani Ahmad warunta abayo

  • @saafiladan2573

    @saafiladan2573

    5 жыл бұрын

    Kkkkk wallaahi waad iga qoslisay

  • @somking901

    @somking901

    5 жыл бұрын

    Gabdha hadii lasoo celin dilka waasii soconaa

  • @khadraali3945

    @khadraali3945

    5 жыл бұрын

    Hani Ahmed waa runtaa

  • @ismailali339
    @ismailali3395 жыл бұрын

    war madaxweyne farmaajo hakuwaalaninee ee aad qeebta cadaalada

  • @jafarabdihassan7449
    @jafarabdihassan74495 жыл бұрын

    Gwdha haloo furo ninka la dilay ha loo dilo warka meesha ayuu ku egyahy

  • @mohamedmoneymaker
    @mohamedmoneymaker5 жыл бұрын

    Enjiner yarisow aya losodiiray markasey kuleyihin dowlad banka hadlin. Dadka maxa kaqaldan aniga wanba yabe. Nin dhaqo qaran hayo miya xafad kaste garacikaro yab

  • @maryamharuunmamazakaria5747
    @maryamharuunmamazakaria57475 жыл бұрын

    Gabadha iska fura guur buuq galay maficno gabaryahay reekada haka goin unoqo abaha hoyada wasaq yahay

  • @muqtaromar8581

    @muqtaromar8581

    5 жыл бұрын

    Hooyada iyo dadkeena hala gubo.

  • @mohamedmohamud8459

    @mohamedmohamud8459

    5 жыл бұрын

    @@muqtaromar8581 dadkeda mada gubaya xoolayahow

  • @qadromuumin4228
    @qadromuumin42285 жыл бұрын

    Walaal markaa ledahay majareer ayaa gabar xook kuhaysan karo wan ooyaa wayo majecli inlakala sareeyo wayo musliminta kalama sareeyaan

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan18585 жыл бұрын

    Jarerweynow qaadadweyn iskaga taga dadkan deen ma yacanan wadankina sameysta isko daad ma tihiin

  • @qubqac9913
    @qubqac99135 жыл бұрын

    bes , bes, bes enough is enough, arintaan reer Muqdisho ha xaliyaan JAREER WAYNE waa walalaheen, ceeshoow milix, IN LA DULMIYO RAALI KAMA NIHIN, kistoo waxaan fahmaa inaay jirto cunsuriyad, iyagana waa fududaadeen,

  • @nafisonaftauroon

    @nafisonaftauroon

    5 жыл бұрын

    qub qac walahi waa runta wll

  • @unknownunknown5588
    @unknownunknown55885 жыл бұрын

    ilaahey xaqqina si deg deg ah ha udinku siiyo

  • @farhiyaali724

    @farhiyaali724

    5 жыл бұрын

    Hiig

  • @abdifitahhashi9311
    @abdifitahhashi93115 жыл бұрын

    Farmaajo maxaa ka galay arintaan

  • @naciimashire1633
    @naciimashire16335 жыл бұрын

    war reer soomliyow maxad kurabtaa midnimda kuwee idinla midaysanaab aad cunaysaane

  • @anabmohamed9907
    @anabmohamed99075 жыл бұрын

    Aacuudu bilaah war waxaan fraha kala baxa gabadhaan iska dhaafa kasootaga soomaaliya

  • @axmedmoha9913
    @axmedmoha99135 жыл бұрын

    Subxanalaah hadaa kahadashid arintaan danbi ayaa galee

  • @bellaosman2259
    @bellaosman22595 жыл бұрын

    Waaar umadan naaac iyo nuuc badana shekadan soo afjara dhoocisha iyo dhoocilka ismawa qabaaaan afkode kadhahen gawada waaanlafiray oky ninki wax kubay wali wuuloonyahaay halaqubo siduuu udilay alooodilo wixi kasoo hara waaaa naaaac iyo nuuc micno lahen😵😵😵

  • @umuayman793
    @umuayman7935 жыл бұрын

    Naaa gabdheenay muran baa guurka ka galee ka bax oo iska fur ninkan wlly ma fcna guurka muranka galo

  • @Kqueen_bellla
    @Kqueen_bellla5 жыл бұрын

    shahada zuur....soo kii odagii iska baroortay goormuu ku siyay gabadha

  • @littlebeginner885
    @littlebeginner8855 жыл бұрын

    Reerka kalana waxaan kula talinlahaa isdajiya diig islaam lama qarsado iska soo saara qofkii waxdiley

  • @filsanqali488
    @filsanqali4885 жыл бұрын

    Culumada wey kahadashay wallo Amu mudane farmajo arintan Xali plz qof tacsi Utalo MA Aroos kaqeb galikaro wayabee

  • @hooyomaamo3146
    @hooyomaamo31465 жыл бұрын

    Waarun tiis culumada may ka had laaan qof noolaalagubay wadan kiisa joogo dadka lama ciilo xukumka islaam kaaa lamariyaa anaga islaaam ayaanahay shar ciga waa in lagu dhaqmaa Soomaahan

  • @mahamodabdulaziz3667

    @mahamodabdulaziz3667

    5 жыл бұрын

    wllhi sidani waa dulmi lacadeestay lkn illaahey ayaa idinka jaasinaayo

  • @xawagamele5548
    @xawagamele55485 жыл бұрын

    asc wrb aderow waxan rayi ahanidinku darsanaya gawarta inadraligalisan odsifican waxugushegtan odna iskafurtan mahmaho horay waxalayiri gurkadahore gurkada dambe ayu ubasleyahay gawartan yarmaskinta ah uduceya eiskafura aydo qanacsan ofaraxsan

  • @naciimashire1633
    @naciimashire16335 жыл бұрын

    wallhi waligiin nabad helimaysaan wayo dadkii idinla daganaabad cunaysaane wayo angu reer soomlilnd hadaan nahy qof islaam magubno

  • @abdiwaliali3305
    @abdiwaliali33055 жыл бұрын

    Qof kana waa walin yahay war farmaajo dad wado walin ma ilaalin kara waawareey

  • @user-yv4qc1em7e
    @user-yv4qc1em7e5 жыл бұрын

    Haduu dhalin yaradaas aqibo kaleeyihi dadka howsha faraha kulajira waa iney dadka xididay dib loogu noqdo meel lesasaaraa marxumki dhintay markaasna iyaga dib isku afgartan haday is aroosayan iyo hadey isfurayan

  • @habibaabdi7259
    @habibaabdi72595 жыл бұрын

    wlley farmaja wx arkay yaaaaab

  • @wanaagjacel8880
    @wanaagjacel88805 жыл бұрын

    NABAD & NOLOL WAX WALBA WAXAY KA JECESHAHAY IGU SAWIR !!!! AROOS QARAN SAWIR BAY LA ORDAYAAN. MEESHA ADEER BAA NOLOL LA GUBAY & SODOH & SEEDI LOO HEYSTO INEY DANBIGAA GALEEN. ILAAHOOW UMADA U GARGAAR INTII DHIMITAYNA U NAXARIISO.

  • @ummukhaalid1397

    @ummukhaalid1397

    5 жыл бұрын

    دعوة المظلوم مستجابة Hadii dulmigaa ninka lagu gubay sharci laga qaadi waayo soomaali waa loo yaaba waliba qof kasta wax ka qaban kara وتقوا فتنة لا تصيبن الذين ظلموا منكم خاصة .......

  • @skaaf7781

    @skaaf7781

    5 жыл бұрын

    wana dowlad waxa dadka isu dirayo uf

  • @abdirahmanmohamedqaxiye9292
    @abdirahmanmohamedqaxiye92925 жыл бұрын

    cadaaladu waa inaana shaaqsa axamed dowlo waa inuu cadalada heela

  • @ismailkoos01
    @ismailkoos015 жыл бұрын

    Waxaan ugu baaqayaa reer koonfureed iney wax u qabtaan qouskan lagu shihiidey

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid1145 жыл бұрын

    Arrintaan waxay khusaysaa wasaarada diinta iyo awqaafta ee maxaa farmaajo kagalay isaga arrintaan waa looga faradhuudhuubanyahay

  • @unknownunknown5588
    @unknownunknown55885 жыл бұрын

    abtiga axmed dowlo ha loo doirto gudoomiyaha dulmiga ka hor tago xaafad xaafad ula socda degmoiyinka dadka wacyi gelin u sameeyo dadka

  • @ashaparekh6839
    @ashaparekh68395 жыл бұрын

    Hada waxaad rabtin in wax nilii qabto awal markii hooyaded kubaryeysay waad3xirten

  • @bishamaxamed496
    @bishamaxamed4965 жыл бұрын

    Hala dilo qofkii waxdila

  • @waayahaqasaaray5784
    @waayahaqasaaray57845 жыл бұрын

    Somalia ka jirto dowlad islaam ama madax islaam ah haday ahaan laheed al shabaab Mar hore ayaa lagu fulin lahaa shareecada islamka balse tan ma ahan dowlad islaam ama Naxli iyo nabar aaway khayre laawe iyo fudeed way dhuun teen maxaa yeelay dan tiisa ku ma jirto ileen waa qaraabo wlhi cadaalad xumo ayaa muqato wayna iska cadahay dad somaliyeed oo hadana sidan logalayo waliba wadan koodi dhex diisa

  • @fardowsahaajiahmed5891
    @fardowsahaajiahmed58915 жыл бұрын

    ninka shaarka baluuga xeran jileec ayuu u egyahay

  • @nassrinnur768
    @nassrinnur7685 жыл бұрын

    Yaab oo dadkaan maxeee mar hore u hadli waayeeen in ee gabadho 2bo dalaaaq lagu furay usheegi waayeen hada maxaa ka hadlisiinkaro cidaan awal way aamusnaayeen gabar eefureen lama sheegeen hada mee lasoo xumaatay shegada

  • @ismailmu1816
    @ismailmu18165 жыл бұрын

    Saxaafada ayaa hurinayso dhibka

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid1145 жыл бұрын

    Aniga waxaan khabaa in aan laga hadlin wax aroos ah wiilka iyo gabadha lakala diro waayo colaad xunbaa labada reer kala gashay

  • @abdirahmanesmael9958

    @abdirahmanesmael9958

    5 жыл бұрын

    Tan Waxaa Ka Xun Ta Soo Socota Haddaan Lakala Dirin Labada Yaryar Sidey Macquul ku Tahay ReeroNolosha Isku Gubay Inay Xididaaan? Sonali Mxaa Caqligii Ka Qaaday? Sideebuu Ku Iman Karraa Aroos Qaran Yaase Kasoo Qayb Galaya?

  • @superhusni1028
    @superhusni10285 жыл бұрын

    Farmaajo maxkamada isaga Ma fadhiyo dhanka cadaladana idinka ayuu idin kala siman yahay

  • @boqorkaumada9562
    @boqorkaumada95625 жыл бұрын

    Madiido aa ku heesataan gabadha farmaajo xoo ka qaado idinka lafaa nigula wasaa markii hore waa xadeen nacalaa nigu taalo aroos qaran kulaha dhiig qaran aa dhacaayo

  • @hennaheena3172
    @hennaheena31725 жыл бұрын

    Fuck You Somaliland Leave Khatumo State Leave Awdal State Hargeysa Go a!

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe85915 жыл бұрын

    Waar ileen reer koonfur garna ma gasho garna kama baxo waar dadka maskiin mar si u galeysaan dhinac uun u jiheeya ama inta ka xeysta oo magtooda siiya ama Si xeerka islam ka u kle baxa Ijiid aan ku jiide waa gacmo daalis

  • @aaminomahamed947
    @aaminomahamed9475 жыл бұрын

    doowlad soomaali oo wax saxdaa la arki waayey balse ayadoo dadka isku gubeeysa la arag

  • @israjohn2443
    @israjohn24435 жыл бұрын

    Honey ayaa looga ashahaatay lamagoodle ashahaado Lee illaha ilalaaha waryaa jareer weynow nolosha ayaa lidinku guwoya ee qoryihiina qaata yahuuda madoow iska dhiciya runta idin shegaya idinka iyo reer xamar wallahi hadii kale BQQ ahaan aa lidin duwaaa walahi iska dhiciya kuwan shiiq iyo shariifkoda diin malahan waa woomal israil yahuuda madoow was hawiye iyo darood wallahi been idin shegimaa

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi33285 жыл бұрын

    wiilka, da,dda yar ee wariyahaa, Magacii, ?

  • @hodanwahbi3328

    @hodanwahbi3328

    5 жыл бұрын

    Hani Ahmed, may, ,wuxuu ila ekaaday, wariye geeriyooday,, ilmo uu dhalay mid ka, mida, wiilkaa markaa, wuu yaraa, hade wariye, wuu noqonkaraam"

  • @hodanwahbi3328

    @hodanwahbi3328

    5 жыл бұрын

    waa Ok kaftanka, walaal, , waad mahadsantahay!

  • @quruxzaninaismaan9686

    @quruxzaninaismaan9686

    5 жыл бұрын

    Hodan WAhbi cabduqadir cumar cabdule fiidka ladhahaaa

  • @hodanwahbi3328

    @hodanwahbi3328

    5 жыл бұрын

    Bashiir waad ,mahadsantahay, INDEER, wíilka, wuxuu ila, ekaaday, wariye, geeriyooday wiilkisa, sidaa baan rabay inaan u, ogaado,wariyaasha, somalida inta badan magacyadooda sadexan ma sheegaan, in ay sheegaan baa haboon,

  • @fidofido5090
    @fidofido50905 жыл бұрын

    dadkee dhilay markoomka dowle maa la dhilo

  • @sharfanabdi8098
    @sharfanabdi80985 жыл бұрын

    farmaje afkaaga u raayo ka dug 4qoble baa ku gubay ee iska celi xita abgaal badane ma ahan jareertana waa sixiroolayaal sxb ee kadaga gaariga fadhiidka uf uf uf uf uf uf mxaa idin daba dhigay gbr islaameed maa iska so burisaan hadaadan sixir ku heesan fakin aniga waan aqaanaa jareer wlhi waaa si.xiroolayaal wlhi

  • @user-zi1ef1vq5c

    @user-zi1ef1vq5c

    5 жыл бұрын

    Adiga ayaa sixiireyah oo illh kafurti oo jahilah eyaga naf binadaan magalaan umuuda islaamka hakudambawin ee illh kabakh

  • @sharfanabdi8098

    @sharfanabdi8098

    5 жыл бұрын

    dan la.aan baa ku heeso adigaba yaa kuu shegay inesan aheen sixirolayaal naa yaa aniga waan aqaanaa jareeer gabar hada dhow ay sixradeen baa aqaana.fakimad yahay ma niin jareer ah baa ku qabo uf uf uf uf

  • @amiramohamud3419

    @amiramohamud3419

    5 жыл бұрын

    Sharfan abdi acuudu bilaah aniga bahda jareer ma ihi lkn wa walalaheey muslim Somali ila eh jirkeygaana diidaayo in dulmiloogeeysto wa dad naladhashoo nalasiman oo shiiq iyo shariifba leh ee afkaga ka duw ha gafin qashinyahey wax diin ta iyo alle kaxishoonen ayaatahay qof muslin sax oo abaawsan hadatahay saas umahadasheen qofdhanaa ladilay lagubay dowlad iskusheegyada ayuu xaqa kalahadkay ninkaan markaasaa dulmi iyo eeynimo aalaaq la’aan bani aadan nimo la aan meeshalasii taagantahay iyo jesjees dayuusyahay wax sharci diin iyo dowladed midna ka aqoonoo jaahilaa tahay ee aamus haduu jaahilka aamusilahaa dadku isma qilaafeen ayaa hore looyiri

  • @correspondantsal-rahma1235
    @correspondantsal-rahma12355 жыл бұрын

    CUNSURINIMADU WA FARQIGA U DHEXEYA @SOMALIA IYO SOMALILAND WAYO @formajo 4.5 aya lagu dortay hal @muse bixi jacayl lagu dortay

  • @skaaf7781

    @skaaf7781

    5 жыл бұрын

    waa runta jarer xog kuma haysankaro gabarta ee cayarjeecel aya waalay oo cayer ah marixan noqday yuu in waalin asgan mel haysan

Келесі