Warbixin Ku Saabsan Damaca Siyaasiyiinta Habarjeclo Xaashi Xirsi & Kaahin Keebaa Hogaaminaya beeshan

Ойын-сауық

Пікірлер: 131

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086Ай бұрын

    Waxa dadka iyo dalka u lexejeclo badan sadexdaa nin waa Wasiir KAAHIN maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah maasha-allaah

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670Ай бұрын

    Maxaad xirsi ka xayaysiinay cidina ma rabtoe

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_ThingsАй бұрын

    Xirsi Khaayin, reer miyi bila naxariiis haa so hordhigin Mujaxiid Maxamad Kaahiin

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Ina kahin waa dog Ina biixi tuugaaha

  • @danabguuled5491

    @danabguuled5491

    Ай бұрын

    ​​@@hassan-mp1pk Maskax yare ugaadh cadow u xidhan maanka laga doorshe, maankiyo qalbigaa kula maqan, wacad alleh in aan ku siinaynin, yuusuf DAAROOD

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6wwАй бұрын

    Mansha Allah tabarkalaha maxamed kaahin ilahay haku sharfo keep going

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Ina kahin dog Ina biixi tuugaha and labeeb tribe ama habar awale

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Xirsi cod uma hayaan deegaankiisu

  • @HardTalk1

    @HardTalk1

    Ай бұрын

    Wakhti hore ayaa la duubay, intaan M Kaahin Gudoomiyaha Kulmiye loo dooran

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Dhadiga isaaq munafaqdiin

  • @axmedcabdi8800

    @axmedcabdi8800

    Ай бұрын

    Nin maxed xaashi nin rageed

  • @asmaabdi7280
    @asmaabdi7280Ай бұрын

    Maxamed kaahin iyo maxamud xashi guulaysta Labada daarodba iyaga Nametela hadnu nahay hayada

  • @user-vl8bg7sr9u
    @user-vl8bg7sr9uАй бұрын

    Xirsi naf looma hayo

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491Ай бұрын

    Waa hayaaankii lagu kala hadayey E allahyoow nin daacad ah haw tiliyo Janhuuriyadda Barkaysan e Somaliland Somaliland guuleystay guuloow adkee 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @shabeel7467
    @shabeel7467Ай бұрын

    Kadaab Xersi iskama casilin gudida doorashooyinka waa la eryey kadibna waa kii baabuurka qoriga saartay waa mujrim Ictisaamiya.

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Malhnuud dhadiga isaaq gatacdii habar awale laa bartay

  • @user-or7jd1my5d
    @user-or7jd1my5dАй бұрын

    MED KAHIN AXMED madaxweynaha ku xiga muuse inchaallah

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaanoАй бұрын

    Guuuuuul somaliland

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Cod mahayo xirsi

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    Ай бұрын

    Adeer kii cune

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Adigu waxa tahay munafaaq habar awale

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Garacbaa tihiin

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    maaxamed kaahin ilahay ha xafido maxamuud xashina ilahay ha xafido xirsina ilahay xafido xinifna ilahay ha xafido ali maleexana ilahay ha xafido xasan gaafaadhi iyo dhaman dadkeena kuli wanu jecel nahaay saleeban guurti rabi ha xafido geesiyadena odhan iyo siyasiyintena Allah ha xafido

  • @BadriDayib-ff7cu
    @BadriDayib-ff7cuАй бұрын

    WASIIR KAAHIN WALAAHI RUN BAAD KA SHEEGTAYE WAA HALYAY QARAN

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fyАй бұрын

    Maashallah mahamed kaahn long life inshallah.

  • @Halgame334
    @Halgame334Ай бұрын

    MAXAMUD XASHI TUUG CAALAMIYA

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Habar awale oo dhanbaa ahaa tuug africa

  • @nuurtocali6033
    @nuurtocali6033Ай бұрын

    Xaashi iyo xirsiba waa tuug tuugi dhashay 😂😂😂😂😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    Mahamed kahin waa hero waa geesi gaaran balse madama aanu xaran jecelayn kurisina ku orodin danta dalka uun u shaqeeyo muuse lugooyo iyo khiyaamo aayuu ku wada sababtoo ah xusbigaa ayuu ka guray dadki tageerayay si uu meel madhaan ugu tartamo maxamed kaahin xaasinimona ma waanagsan dadkiisi musue wa ka u diray wadani ilama suldanki isaga u olalanayay iyo kii raamaxe walana abwaankoodii laabsalax khiyamada muuse hj hada fahmi waydan idinka cirka rooob ku og waxa la wadona aad fahmi waydaan

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Kkkkkkll xirsi buudhi 4000000000 milyan

  • @shabeel7467

    @shabeel7467

    Ай бұрын

    Xersi Xaraami.

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Ina biixi iyo habar awale baa xaday waxa kastaa

  • @farahboss9600
    @farahboss9600Ай бұрын

    Maxamud xaashi waa shaqaale fiican maalin walba nin buu dhisaa

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513Ай бұрын

    SHEYDANKAN CAAGA GAABAN ILLAHEYE BAAYN SHARKISE KAA MAAGAN GAALYE

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018Ай бұрын

    Kala daa waa nin rag meel iska mariyey iyo taageero mahaysto kkk taageero ma haysto ku daa

  • @Halgame334
    @Halgame334Ай бұрын

    MAZAMED KAAHIN ZAAHID COD DHAQALE IYO CUDUDBA WAANU KUU HAYNA NOLASHA RER SL ADA LEH CIMRIGAGA ALLSHA DHEEREYO

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Munafaqdoo sacsac muuse

  • @Halgame334

    @Halgame334

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk Yusra Xaas harti kahin waa boqor sl way kufaantaaa

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    @@Halgame334 ina kahin inside dhadiga isaaq out side waa casha bac kuu xaar

  • @Halgame334

    @Halgame334

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk yusra HARTI MAXAMED KAAHIBA MUUSE NOOGA QIIMO BADAN COD IYO CUDUD WANU KU SOO SAARI

  • @Halgame334

    @Halgame334

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk YUSRA XILO HARTI. M KAHIN WA BOQORKA SL KADURUGG

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798Ай бұрын

    Wasiir kahin aya la xaasil ah

  • @MakoFarax
    @MakoFaraxАй бұрын

    Taar tv waa lagu iibsaday wadanibad u olilaysa

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211Ай бұрын

    Kuwan Hunguri uun baa wada Qaranimo ka dheer. waa ii baan lawayaal

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    siiyaaasiga ugu wayn Somaliland ee ugu wax garadsan wa maxamuud xashi wataa taaladii muuuse soo urtay wadanki waashay xaq bu ka dhawaajiyo ninkan maxamuud ciyaar mooda waa geesi siysada ku koray hidono u laha aqoonta walaakiisi koriyay bbc ragii ugu horeyay ka shaqaaynayay ee safiirka noqday baa soo koriyay isna siyasada wa ku koray ina xashii guuulayso baan leeyahay ilahayna ha ku gaadhsiiyo

  • @user-dl3ny3bl8u
    @user-dl3ny3bl8uАй бұрын

    Ina kahiba madaxwayan ka noqonay muuse Somaliland 2025 insha allah ❤

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018Ай бұрын

    Tuuggii ina xasshi miyaad weli tuurta ku sidataa

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Tuugtaa africa tihiin dhadiga isaaq

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352Ай бұрын

    Maxamad kaahin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MakoFarax
    @MakoFaraxАй бұрын

    MAXAMED XAASHOW 26JUUN SII DAGANANMAYSID DAMEER YAHOW ADIGU KII MUUS3 NOO KEENAY MIYAD AHAYN SIRAANYO OO CAFIMAD QABA AYAAN JOOGIN ADWEROW HABARJECLO GODOB HA U GALININ HABAT AWAL GANACSIGA UGU BADAN WAXAY KU JAYSTAAN DEGAANKA HABARAWALE

  • @faisamnur7706
    @faisamnur7706Ай бұрын

    Viva Hirsi 🎉

  • @user-km7zl5ph9z
    @user-km7zl5ph9zАй бұрын

    Majaahidal akbar waxaan ilaahay kanga bararyayaa in cimrgaagu kugu simo adoo miididA soomaalilaandna ictoraaf haysato maxd kachina baby baaruud muuse diiriye

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Xaashi hawadii waa lasoo celiyay tuuug tuuug

  • @dauuddaaauud8339

    @dauuddaaauud8339

    Ай бұрын

    Muuse cod iyo cudud udaa

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8uАй бұрын

    Maxamed kaahin.waa nin.tiita iyodalkaba daacad uah waan madxweynaha mustaqbalaka Hoggaqminaya oo lakoowsanaya citirraafka Aay maanta kasoo.horjeedaan wadni iyo intuu cagokuqaataba Xaalka wadani wuxuuyahay cadyahow ama.kucunay ama kuciideeyay ??

  • @IbraahimMataan-ih5ph
    @IbraahimMataan-ih5phАй бұрын

    Maxamed Kaahin Axmed

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574Ай бұрын

    Ragga aad soo tirisay waxaa ka mustawi ah oo ugu dhow inuu kursi cusub oo power leh hello xirsi gaab .

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673Ай бұрын

    Wuxuu ogaaday inaanu muuse shilinka helayn

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Ina biixi his wives baa tuugaa oo dhaqan xun ciyaalkiis ahaa tuug reerkiis tuug dhaqan xun wad xaran kuu nool

  • @badrayusuf417
    @badrayusuf417Ай бұрын

    War Dirir maantaad kasoo dartay ma waxd is agdhigtay KAAHIN oo taariikhdiisa layaqaano iyo Xirsi iyo colkiisa oo ku caanbaxay hagardaamo qaran.

  • @abdillahiabdi7211
    @abdillahiabdi7211Ай бұрын

    Afartan jir 40.000 000 oo dollars Hirsi xaraan cuneh

  • @user-vg8pj1hw8r
    @user-vg8pj1hw8rАй бұрын

    Tuug weeye xirsi qaatay lacagtii umadda .tuuuuug weeye

  • @CabdishafiDaahir
    @CabdishafiDaahirАй бұрын

    Cuuuuuuiul somalland❤❤❤

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172Ай бұрын

    Ninka maxamed kaahin ban wataa

  • @dayroday8133
    @dayroday8133Ай бұрын

    WAAR XAARKA ISKA DUW DADKU WUU OGYAHAY WAAD TAHAY.

  • @iftin2024
    @iftin2024Ай бұрын

    Haashi halyey qaran Future president

  • @axmedcabdi8800
    @axmedcabdi8800Ай бұрын

    Xirsi waa wayarag dhamaysetira

  • @cabdilahi-z1z
    @cabdilahi-z1zАй бұрын

    xirsi ilko jicirif midmaha kaasi

  • @cabdiwalihassan3519
    @cabdiwalihassan3519Ай бұрын

    Marka la tixraaco sidda aad u qeexday sadexda masuul ee M.kaahin Maxamuud xaashi Iyo xirsi xaaji Waxa mudan oo dalka lagu aamini karaa oo hogaamin uqalma una mudan jagadaa madaxtinimada waa maxamed kaahin . Lkn yaa tolkiii ka dhaadhicinaaya

  • @gabiley
    @gabileyАй бұрын

    like

  • @faisamnur7706
    @faisamnur7706Ай бұрын

    Nin dhinac ka raran

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Xunbo wayne Hawadii waa lasoo celiyay muuuse hawadii wuu sooceliyay muuse

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Tuugaa ina biixi laa dhigay oromo daa

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718Ай бұрын

    In kaahin loo dhiibo ayaa fiican maanta

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7yАй бұрын

    Maxamud xashi waa tuug bla Sumacd 😂😂😂😂😂😂

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884Ай бұрын

    Xaashi iyo maxamuud xaashi dhib bey ku yahiin kulmiye

  • @dayroday8133
    @dayroday8133Ай бұрын

    XIRSI SHAYDAAN AYAA U CUMAAMADAY IYO WAXOOGA LACAGA OO SHICBKA KA XADAY.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Fulaysana ma Muuse uga cararay Xisbiga uga cararay.

  • @engabdihussein7596
    @engabdihussein7596Ай бұрын

    Oo kalkoodii soo galey, 😂 iyo qaadashada nidaamka xisbiyada badan ( multi party system) bal isqabadsiiya , hadii aan la ilaashan waxa ummadan dhexyaal ee ay ku heshiiyeen , waxay horseed u noqon doontaa burbur dhamemeys tiran, waxaaney noqon doonaan ummad aan taariikhdu jarabarin ,taas oo naadir ku ah sooyaalka aadanaha.

  • @Murtiileqaraamj5798
    @Murtiileqaraamj5798Ай бұрын

    Iyo xaashi

  • @Yasmin-ub2tv
    @Yasmin-ub2tvАй бұрын

    Xirsi iyo ina xaashi waa tuuug Maxamed kaahinwaa halyey jira dalkan iyo dadkan xaq ku leh weeye

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333Ай бұрын

    Xaashi 100❤

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tmАй бұрын

    Xirsow xishoo somaliland ma aabahaaba leh

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Hooydaa hambo ahaa faqash

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @CabdirashiidMaxamed-xc9on
    @CabdirashiidMaxamed-xc9onАй бұрын

    Ruunta. Sheeg

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fyАй бұрын

    No xiiris please

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712Ай бұрын

    😂😢😢😮😅😅😊😊😊

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3syАй бұрын

    Ninkii hawada iibsaday hakiinin inakaahin

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333Ай бұрын

    Xirsi 0000000000000😅😂😢😂😅😊😅😅😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333Ай бұрын

    Kahi ma hee wale

  • @keyseamare8658
    @keyseamare8658Ай бұрын

    Waryaa ina Aadan Dirir ..Barnaamijkan waxaad duubtay intii ka horeysay Shirkii Xoogsatada Kulmiye ku yeelatay Ceelka Burco.....Waayo waxaa hadaladaada ku jiray ( in aan la ogeyn in ina Biixi damac ka hayo gudoomiyaha Xisbiga iyo Musharaxa).. .. Markaas saaxiib waa out of date.. ee bal markale dib usoo duub.

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827Ай бұрын

    Xaashi waa siyaasi Damac leh,laakiin waxa uu arki waayey kuwii macalimiinta u ahaa ee siyaasadaba ku riixay kana dhigay Maayirka uu ku faano,kuwii dhaqaalaha SNM iyo Doqoshay geeyey.

  • @fardowsa6949
    @fardowsa6949Ай бұрын

    Maah maah kasta oo xun dumarka leh subxanalaah dumarka waa kuwii idin dhalay ee qurux daa idin dhigay.

  • @CabdirashiidAxmed-lx3qu
    @CabdirashiidAxmed-lx3quАй бұрын

    Been baad kasheegtay ina kaahin

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018Ай бұрын

    Kkk beesha garxajis oo kalgeedii soo galey waxaasaa sheeko baraley la yidhaahdaa

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333Ай бұрын

    Xirsi 00000😂😮😢😅😊

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vuАй бұрын

    Meesha ma dawlad ku sheegi majeerteeniya ee Maxamuud Saleebaan baad mooday maxaa keenay qolaa kalkeedii galay ma sidaasaad wariye ku noqon! Kkkkkk

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591
    @jamuuriyadasomalilandhanoo4591Ай бұрын

    ADEER MUJAAHID MAXAMED KAAHIN IYO NIMANKAN U HANKOODII NOQDAY HANTI LA BOOBO HA IS BARBAR DHIGIN WAA XAARAANEE.

  • @user-bh7do4fo1q
    @user-bh7do4fo1qАй бұрын

    Qabyaalad xumida kala reerka oo xishood

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Garacba tahay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    mahamud haashi waa somaliland oo la soo gaabiyay wa raga hadanay jirin wadankaba aanu dhismeen wa ardaygi snm galay ninki isago yar dhoqoshay mayer ka noqday sadex iyo labatan jirkiisi wa ninkii maalinti midnimda somaliland ku suntan inta ka horna noqday duqii burco isago sodonki wax ka dhiman yihina ahaa parliaament maasuuliyinti waxwalaba saxayay geesiyada aha wa ninki madarkeena dhisay wa ninki madaxtoooyada ila oodayshii wayna bixi yonir is casilen xirsina odaygi ka kaxaysteen majaraha u qabtay waa nin ino soo dagalamay howshiisi waa gurtay guul iyo gobanimo Allaah ha la jiro mana ilduufine kulmiye iyaga xasidaay oo xumanta ulaa yimi ina xashi iyo xirsi waxay ka dhasheen labada beelood isaaqaba ugu badan kulmiye wa lagu yaaba yes xirski marki hore wa laga xanaqay hadase waxa la ogaday inu saxan inu fahnsana muuse waxa uu yahay iyo wadanka halka uu dhigayo waakas cadow u loogay ee dayacay in kasto la filayo citiraaf hadan wadankii waa dayacay ciidmadi wuu dayacay marka kulmiye ama qof kale kena ama wadada ku qulqula

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3syАй бұрын

    Adigu bal caga meeldhig inta aad rag aadan gaadhikarin afka kucanjarafaynayso

  • @Halgame334
    @Halgame334Ай бұрын

    XIRSI TUUUG TALO LALUSH KAYAQAANN

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Munafaqadii garacdaa habar awale

  • @Halgame334

    @Halgame334

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk Yusra XILO HARTI HUNO IS DEJI MADAXWEYNE MUSE IYO M. KAAHIN ICTIRAAF GADHNAY

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    @@Halgame334 munafaqdii dhadiga isaaq

  • @Halgame334

    @Halgame334

    Ай бұрын

    @@hassan-mp1pk YUSRA XAS HARTI RAXAYSO

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333Ай бұрын

    Xis😂😂

  • @AyanAbdi-hc3re
    @AyanAbdi-hc3reАй бұрын

    Xirsi tuug cidina ma rabto daalinka

  • @hassan-mp1pk

    @hassan-mp1pk

    Ай бұрын

    Habar awale wadaa tuugaa

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    16 waa laka dirayaa

  • @NejlaMohmeth
    @NejlaMohmethАй бұрын

    😂😂😂

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Ай бұрын

    Bal waxd maxamed kahin iyo cali Seegan garab dhigayso day mad Walantahay yaadee Ma xirsi xayawan iyo maxamud nef Ayad xayaysinaysaa o xolihii umade Ay xabsaden kula dagalamaya jsland

  • @myway3801
    @myway3801Ай бұрын

    Musa tuugti albaab bu xidhay waliga so araro tuug

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uhАй бұрын

    Xirsi xaar iyo naxaashiyow yaa munaafiqiin alle idiinma naxariisto imaan laawayaal habarjelo codka waxaad kagadonaysaan sowmaaha aan kudumiyee idoro ??😂😂😂

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673Ай бұрын

    Tuug tuug dhalay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475Ай бұрын

    madaxwayne muuse sirtiisa maydan fahmin hj muuuse sababta uu xusbiga u baabiyaay wa inaan maxamed kaahin ka danbayn sababtaasu dadka u kala diray oo hadhow iska xor keeno maxamed kaahin oo huudhi madhan laga kireeyaay iyo cabdirahaan oo haalasi isku diro sababta uu uga eeryay garaxajiskii iyo hj xusbiga maxaa la yidhahda bal idinku sheega war hj tooos wax fahaan sida wax loo wado fahaan idinka iyo tolkiina garaxajisna yaan la isku kiin dirin iyaga meel idinkula dhimanayay dagaalki snm garaxajisna wa inay wax fahman khiyamadan galabeedna wa in la fahmaa sababta ay xusbiga muuse u kala wada diray waan idin shegay wuxu soo wado iyo buuuuraha kee wayn farta eedaysan maxaa keenay waxan buu doonayay inu sameyo hada saaaladiintii abawanadi iyo suldankoodii h awal sababta ay wadani ugu biireen wa ka mid janbalka la dooonayo in hj cidla la dhigo wa idinka iyo caqligiina guulayst hj

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673Ай бұрын

    Ina kaahin mooyaane waa tuug tuugi dhashay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339Ай бұрын

    Dirir is toosi hhhhh

  • @user-fh3vm4fm8u
    @user-fh3vm4fm8uАй бұрын

    Wadani kursiga inuu helo hadii uu waayana in aanay soomaalilaand burburto ayaad moodaa in uu jecelyahay haduu kugulaysan waayo

  • @mahedismailhassan9724
    @mahedismailhassan9724Ай бұрын

    Beenaale reer yooj8s ah iga dheh

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237Ай бұрын

    Waar beenaalayahaw taariikhda beenta kadaa iyo adigoo dhan uxaqlinaya ayaad iska dhigaysaa wariye had iyo jeer waxaad sicad utaageertaa xukuumada kulmiye iyo xusbigiisa laakiin waxba ukordhin maysid sadar muusaa su aal kadhan bishu hortaaday iman in md xirsi taageero kahaysto tolkii iyo in kale saadanbaad garan inan gumoidaw

  • @asxaabi
    @asxaabiАй бұрын

    Taar tv xirsi ayaad qandaraas kasoo qaadatay waad fashilantay caawa, sidii hore ayaa kuu dhaantay unsubscribe hadday kugu badan wayday oo dib laguu dhagaysto illeyn microphone saaqidiinta ayaad isku bedeshay

  • @bashiirtarabbi

    @bashiirtarabbi

    Ай бұрын

    Siyaasina ha is raacin nici doontaana mooyee 😂

Келесі